Тёмный

GABAR CAQLI BADAN OO 3 DUMAR LALA GUURSADAY!*JIMCA WALBA IYO QISO CUSUB*:::Dr Ahmed Al-Yamaani 

Dr Ahmed Al-Yamaani
Подписаться 290 тыс.
Просмотров 96 тыс.
50% 1

Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Опубликовано:

 

24 сен 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 448   
@amatullah3491
@amatullah3491 3 года назад
Qisadan yaa wax kafaide oo anigo kale ah🥰❤️❤️❤️😍😍
@marwomandeq804
@marwomandeq804 3 года назад
Maasha alaah inta badan gabadha ugu horeeso ee la guursado intooda badan way caqli badan yihiin wayna samir badan yihiin 🥰😍❤️😍
3 года назад
جزاك الله خيرا يا شيخ بارك الله فيك 🌹🌹
@mumtazcadey3433
@mumtazcadey3433 3 года назад
Maasha allah shiiqow aad ayaa umahad san tahay faaidada aad noo faa ideeysay ajar iyo xasanaad alle hakaa siiyo aamin
@mdmashalaah1305
@mdmashalaah1305 3 года назад
Masha allaa qeer allaaha kusiiyo iyo caafimad tam eh ilaahey idinkiis wallaahi wan jec lahay qisooyin kada lakn ayamahan wan kamashquulay wan kaxumahay sheekh ahmad
@aaminadaacad3976
@aaminadaacad3976 Год назад
Qisadaan wan ka helay runtii 👌 wax baan ka bartay yaa rabi zowj saalix ah 🤲shukran shekh axmed jazakalahu kheyran 🤲
@kheyruddiinbarbarossa3958
@kheyruddiinbarbarossa3958 3 года назад
الشيخ الدكتور أحمد اليماني حفظه الله ورعاه ماشاء الله تبارك
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 года назад
KHADAR INA TALAASOOW الله يحفظك
@maariyadaahir1887
@maariyadaahir1887 3 года назад
Maashaa allaah waaqiso cajiib ah waxay ahayd gabad aad uaqli badan sificn ayaaa loosootarabiyay Sheekh jazaa akalaahu khayr
@fardowsaabdullaahi3222
@fardowsaabdullaahi3222 3 года назад
جزاك الله خيرا الشيخ اللهم مبارك الشيخ اللهم ويحفظك
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله Allaha ku Xafido Jizakallahu Qer sheeq Sabarka waye waxay ehed qof Sabar badan Masha Allah fiican waye qisadan Sabar Allaha nasiiyo Dhamanteen
@asliaxmedmaxamed620
@asliaxmedmaxamed620 2 года назад
Asc Masha Allah 🌹 ilahey qerhakoseyo sheq Axmed 🥰🥰🥰❤️❤️❤️🌹🌹🌹💝💝💝
@kheyruddiinbarbarossa3958
@kheyruddiinbarbarossa3958 3 года назад
الشيخ الدكتور أحمد اليماني حفظه الله ورعاه ماشاء الله تبارك الله فيك
@kheyruddiinbarbarossa3958
@kheyruddiinbarbarossa3958 3 года назад
اللهم آمين يارب العالمين يا أرحم الراحمين
@user-ne6ut7ut1m
@user-ne6ut7ut1m 2 года назад
Faiidada ugu weyn ......gabdhahey ku socota . Gabareey conto kariska baro , nadaafadana ilaali, ilmahaga adoo dilin edebta bar ❤🥰
@fadtima3141
@fadtima3141 3 года назад
Asc walidkeena allaah janatulfardowso ha geeyo aamiin
@khadradahir1318
@khadradahir1318 3 года назад
msha alllh waaa qiso aad u qiimo badan waxeyna cdey neysaaa waalidka waxey ku doran in mar walba xuman [hadal walid hadi laqadan laha warabe dadna ma cuneen] ILLAHOW ADUUN IYO AAQIRO WALIDINTENA NOO DHOWR insha allh waxan rajeyna oon ku dadalaa sida gabadhaas ooo kle noqdo INSHA ALLH
@sadiyalul6020
@sadiyalul6020 3 года назад
Masha Allah sh. Barakallah Runti qisoyinkada wey noaqliyeyan.......learnt much from it Shukran
@aaminomohamedaaminadaacad8595
@aaminomohamedaaminadaacad8595 3 года назад
Masha Allah wa gawar kudayasho mudan alow gabdhaha muslimadko wanagsn naga mid dhig sheikh axmed jazaa kalahu kheyran jazaa alaah haku xifdiyo🤲 keep going 👏
@faadumamuuse6531
@faadumamuuse6531 3 года назад
masha alaah sheekh ilaah ha ku xafdiyo aduun iyo akhiro qisoyinka arima badan ayaa laga faidesanayaa sidaas ku soco anagana kuwii ku anfaco ilaah ha naga dhigo
3 года назад
ماشاء الله تبارك الله 🌹🌹
@calicabdi384
@calicabdi384 3 года назад
Masha allaah allaah ku xifdiyo sheekh walahi waa gabar ku dayasho mudan
@naziimmoha5544
@naziimmoha5544 3 года назад
ماشاءاللہ شیخنا ا حمد جزاك اللهُ‎ خیرا
@sahrahassansahruja3092
@sahrahassansahruja3092 3 года назад
Masha allah shekhow adbaa qisoyinkaga wanjclhy wax yalo badan kafaiidy oo marwalbo fursad.helo dhagestaa ilaah hakuxafido. Aaamiinn
@nasrabadal472
@nasrabadal472 3 года назад
Jazakallahu qayr sheikh waa qisa aad muhiim ah oo cashar wanaagsan xambaarsan
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 3 года назад
maashaa Allah amazing story 🙏 ❤ jzk walaahi dumarka ha ku quuse qaaran maashaa Allah absolutely 💯
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله قصة جميلة جدا والله
@hamuodirich7244
@hamuodirich7244 3 года назад
Waalidka iney qayb weyn ay kaqaatan awlaadooda noloshoods guuur inta walidkey ay nooolyihiin wa ina ka faaideysta shukran
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 3 года назад
maashsa Allah jzk khader waan kaa faaiiday absolutely 💯 🙏 thanks you Allah ku xafido amiin
@adennuur2769
@adennuur2769 2 года назад
wllhi waa wax jirah oo u baahan fahan allaha ha noo fahan siiyo gabdhaha masha allaah shiikh baraka laah
@fadumobintaadamaliuae872
@fadumobintaadamaliuae872 3 года назад
ماشاء الله جزاك الله خير شيخنا
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
جزاك الله خير الجزاء
@farxiyasuldaanadan8125
@farxiyasuldaanadan8125 3 года назад
jazakalah sheikh Ahmed ilahay haa kubarakeeyo isoo ducee sheikh
@umuzeynab2744
@umuzeynab2744 2 года назад
Masha allah cajiib qisadan waxyaaba badan aakafaidey illahay haku xifdiyo sheikh
@saramahamed1901
@saramahamed1901 3 года назад
Jazaakallaahu kheyr sheekh axmed allaah yaxfadak 🤲🏽👍🏾
@ubahnoor2383
@ubahnoor2383 3 года назад
Masha allah ilahey haku xifdiyo sheikh adigaa iyo reerkaga dhamantiin insha allah
@ayanabdi7097
@ayanabdi7097 3 года назад
Masha Allah sheekh Ahmed illhay haku xafido waa qiso qofkii wax fahmaayo uu fahmi karo uun waad mahadsantahay
@queenema216
@queenema216 3 года назад
Maasha allaah sheeq axmad allahakuxifdiyo aaaaamiin
@mawlidmuxamed5051
@mawlidmuxamed5051 3 года назад
جزاک اللہ خیرا
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 3 года назад
Masha.Allah Dr Axmed Al yamani jazaakallaahu kheyr Alle jisadaada jano fardowsa haka yeeelo
@izoohassn6994
@izoohassn6994 3 года назад
Masha Allah waa qiso asal ah wxa ugu horeyo aan ka faidey waxa wye marka aad qofka barto wey fiicanthy Shukran sh jazakaAllh kheir juma Mubarak too my pple muzlimiin💗💗💗🙏🙏
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 года назад
Izoo Hassn Allah Ku Xifdiyo
@yasmiindhowrsan
@yasmiindhowrsan 3 года назад
Asc Masha Allah ,qiso cajiib ah waaye waxbadan kaafaiday,7 gabadha qisada kahadlayso knew herself so well in that she knew what she was looking for in a relationship, she had discipline to control herself whenever necessary in order to keep up with her married life ,Only someone with emotional intelligence can know and understand how to behave and handle situations based on different circumstances .8 The other most important thing which made this lady succeed is positivity ,how we think and evaluate things people situations is from our thoughts,Thoughts have the greatest impacts in our lives,people should work on their thoughts and be positive in every situation, Our is divided into the conscious mind and the subconscious mind,when we learn how two work and put our trust onto Allah everyone can succeed in their lives as they wish,Negative thoughts attracts negativity ,positiveness attracts positivity into our lives, 10 We should make habit of making dikr ,and high level of connection with ILAAHI,Finally we are great full on how you shared this amazing romantic story,by the way life is how everyone see it depending dimension they look at things.Ajar iyo hasanaad ILahay hakasiiyo sheikh
@faadumishcumar2537
@faadumishcumar2537 Год назад
Wcs 🥰
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 года назад
JazakAllah khayr Shk Axmed
@sumeyohassan1609
@sumeyohassan1609 3 года назад
Mashallah 💖❣️ jazakallah kheyr walalkey qalig baraka Allah 🤲
@lulaothman
@lulaothman 3 года назад
wcs sheekh jazakalah khyr
@teeyimiyahmahamed8237
@teeyimiyahmahamed8237 3 года назад
Masha Allah sh Ahmed al yamani Ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aqiro
@hawahassan3858
@hawahassan3858 3 года назад
Masha Allah 💓💓💓🤲👏💯👏
@ahmedjamacaadam6871
@ahmedjamacaadam6871 3 года назад
Mansha allah jasakaal khayr shikh
@isramahamoud5442
@isramahamoud5442 3 года назад
جزاك الله خيرا يا شيخنا
@habiibahassan8142
@habiibahassan8142 3 года назад
Jzakallhu khayran fidunyaa wal akhirah
@FaadumoSaed-en8ve
@FaadumoSaed-en8ve 8 месяцев назад
ماشاء الله خيرا فضلة شيخ احمد
@user-cb9nh6ky4k
@user-cb9nh6ky4k 3 года назад
Mashaallh Alle Haku Xafido Sheikh Axmed Al Yamainy
@bintuxalal3778
@bintuxalal3778 3 года назад
mashaa allaah tabarakalaah aan leyahay gabadhas & saydkeda adiga noo soo gudbiyayne shukran ku dayashane wey mudantahay
@elhanxamdi10
@elhanxamdi10 3 года назад
Jazaakallaahu khyran Allh danbigaaga dhaafo
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 Год назад
Shukran sheikh, aad baana nooga qoslisa.
@asmacllaahi8142
@asmacllaahi8142 3 года назад
Masha allaah sheikh ilaahey kheyr ha ku siiyo
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 3 года назад
Masha Allah shiikh Allah hakuxiftiyo
@maimun6551
@maimun6551 3 года назад
Mahadsanid shiiq wax badanaa kaa bartay
@asiyaasiyatwins2532
@asiyaasiyatwins2532 3 года назад
Mashallh gabar ku dayasho wacan ayay ahayd mahadsanid
@salmaabdi8991
@salmaabdi8991 3 года назад
جزاك الله خيرا يا شيخ
@faadumomuuse341
@faadumomuuse341 3 года назад
Masha Allah wlhi waa qiso I cajabgalisay Jazaakallahu kheyr jazaa sheekh
@sumayocali1908
@sumayocali1908 2 года назад
Masha alaah alh ku barakeyo shiiq
@fadmachannel1298
@fadmachannel1298 3 года назад
Shukran sh ahmed al yamani
@nadaahmed6908
@nadaahmed6908 3 года назад
Shukran jiskalah qeer wax badan ayaan ka faa idni qeer Allaha ku siiyo
@qaalidumar741
@qaalidumar741 3 года назад
Msha allah shiikh allaha ku barakeeyo wax badan aya ka faaiday
@aminismail6362
@aminismail6362 3 года назад
Wow wow wow wow wow mashaAllah tabarakallah shukran sheikh
@kheyruddiinbarbarossa3958
@kheyruddiinbarbarossa3958 3 года назад
Sheekh axmed al yamaani qisadaan aad iyo aad ayey uqurux badan tahay oo u qiima badan tahay aniga khadar adaan ii Soo ducee in tan hada aad sheegeyso camal in ilaahey subxaanahu watacaalaa ii sahlo waa codsi qasab maahan sheekh axmed al yamaani alle haku xafido alle haku barakeeyo dambigaaga iyo dambiga waalidiintaada alle hadhaafo
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 года назад
KHADAR INA TALAASOOW Allah Ku Xifdiyo Allah Kugu Arzaaqo Qof Wanaagsan
@kheyruddiinbarbarossa3958
@kheyruddiinbarbarossa3958 3 года назад
اللهم آمين يارب العالمين يا أرحم الراحمين يا حنان يا منان يا واسع الغفران
@jijahaji4640
@jijahaji4640 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha Allah waarun jasakallaalahu qeer sheeq
@anabmohamed927
@anabmohamed927 3 года назад
JazakaAllahu kheir....
@amiishaali8680
@amiishaali8680 3 года назад
Masha allah sheikh alle ajar iyo xasanad haka siiyo qeeyrka iyo qisoyinka caajibka ah oo aad noso galiso
@raxmoruun8123
@raxmoruun8123 3 года назад
Masha alah jazakalahu qeyr sheikhana wa arinti u kulatalin jiray dadka sheekh abu dalxa in la is weydiiy waxa ad necebtahay iyo waxa aad jecelyahay
@jawahirabdi9063
@jawahirabdi9063 3 года назад
Shiikh axmed khayr alle haku siiyo wallahi qalbigaa kaga duceyaa
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 года назад
Jawahir Abdi Allah Ku Xifdiyo
@foosiyomahamud7270
@foosiyomahamud7270 3 года назад
Masha allah tabaraka raxman Sheekh jazakalahu khayran
@fadumomohamed9615
@fadumomohamed9615 3 года назад
7: degaananta guriga iyo xasiloonidu waxay ka qayb qaadataa inuu ninku xaafadiisa jeclaado qalbiguna ugu dego. 8: in lays barto ka hor intaan reero laysu noqon waxay tiir muhiima utahay jiritaanka dabee qoyska. 9: adeecida ninka waxay badbaado utahay qoyska. 10: in hadalka la kala sugo oo qofka aad ucaraysana carada kadib wax loo sheego dhibtii dhici lhyd bay ka hortagtaa.
@simanabdullahi1931
@simanabdullahi1931 3 года назад
Masha allah waa gabar caqli badan oo samir badan illahey ha badiyo ayadoo kale jasaaka allah sheikh
@bisharaabdullahi3871
@bisharaabdullahi3871 3 года назад
Mash Allah Shiekh jazakallahu khayr Waa qiso faido badan leh Faidada 8 habenka 1 inla is wareesto oo qofwalbo waxa dhibayo la ogaado wa muhiim Maxaayeeelay gurigaas xasilooni buu sugnadaa. ❤️👍
@rmc9069
@rmc9069 3 года назад
Jazaakalaahu khayr sh axmed ilaahay ha nagu anfaco qisaskan qiimaha badane eed noo soo diyaariso
@zamuuinamohaaa1705
@zamuuinamohaaa1705 3 года назад
Jasaka Allah sheikh Allah haku xifdiyo 💓💓
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 3 года назад
Shekh Ahmed Allah ha ku xafido.
@atika5785
@atika5785 3 года назад
cimiri dherer ayaan allah swt kagaga barayaay sheikh jazaaklaah khayr sheikh
@naleyosmaanyare6176
@naleyosmaanyare6176 3 года назад
ماشاءالله شيخ الله يحفطك
@saiidadaryel2982
@saiidadaryel2982 3 года назад
Mashallh sheikh Ahmad ilahay khayr ha ku siyo
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 3 года назад
Masha allah thank you sheikh
@nimcoyhillow3919
@nimcoyhillow3919 2 года назад
Jazakalah sheikh 👏
@umucabdullaahi2386
@umucabdullaahi2386 3 года назад
Illaah haku xafido wax badan ayaa kaa faaidnay sheikh .
@kowsarluqman3404
@kowsarluqman3404 3 года назад
M. a sheekh jazaakallah kheeran
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 года назад
Tnkz sheikh mntn kugu so piiRaY 👏👏
@sacdiaabdalla9415
@sacdiaabdalla9415 3 года назад
Jasakallaah khayr kasaa shaykh xabbii
@farhiyaosman1138
@farhiyaosman1138 3 года назад
Masha Allah God bless you
@Susu1234
@Susu1234 3 года назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اللهم اجعل في قلوبنا الرحمة جزاك الله خيرا يا استاذي الفاضل
@fardowsoabshir5009
@fardowsoabshir5009 3 года назад
Asc axmad yamani waad kamahadsan tahay qisooyin kaaga quruxda badan baarakalaahu laka
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 года назад
Fardowso Abshir Allah Ku Xifdiyo
@fardowsaabdullaahi3222
@fardowsaabdullaahi3222 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله يا اختي الكريمة
@dahaboahmad659
@dahaboahmad659 3 года назад
Maasha allh waa qiso faaiido leh shekh ilaahey haku barakeyo
@kifaayohussein7232
@kifaayohussein7232 2 года назад
Masha allah anagana ilaha dartisa ku jclnahay ilaha haku barakey adiga iyo family dhamantina sheikh
@fatumaabdirahman3676
@fatumaabdirahman3676 3 года назад
Masha allah allah hakuxafido sheikh
@munabazhe6427
@munabazhe6427 3 года назад
Mansha allh tabarakallh sheekh alle hakuxifidyo aduun iyo aakhiraba
@hamdaibrahim5282
@hamdaibrahim5282 3 года назад
Waa really shugrkn sh.aahmde
@anabmohammed445
@anabmohammed445 3 года назад
Masha Allah Marka kobad wad mahadsanthy Marka 2bad na gabadha qisada ku socoto masha Allah waa gabar ku dayasho mudan qisadan na ad iyo ayey ii an faceysa wxn daremay iney aniga igu socoto Gabadhan ilahey waxn ugu baryaya an ilahey weydisanayaa sidey inuu janadisa nagu kulmiyo markan qisadan dhageystay ad iyo ad ayan ugu farxay
@ayanahmed7160
@ayanahmed7160 3 года назад
Masha Allah waaye qisada lakiin ilmaha soo asga ma dhalin miyaa maxaa looga ilalinaa
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 3 года назад
Anab Mohammed Allah Ku Xifdiyo
@sabiriniisesabirinquen2837
@sabiriniisesabirinquen2837 3 года назад
@@AhmedAlYamaani Masha alah sheyq alahakuxifdiyo
@drssaaficadey6633
@drssaaficadey6633 3 года назад
Sido kle wlshy sh qeyr alle ha siiyo wlshyna wa gbr ku dayasho mudan
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 3 года назад
Masha allh iso duceya ani shekha iyo dhamaan asxabta anigu waan murma wlh waliba si aad ah waxbaba layma shegi karo
@shugricabdi8450
@shugricabdi8450 3 года назад
Sheekh ilhy haku barkeeyo waxyaabo badan ka fayiday jasaka allah
@arwaquruxey944
@arwaquruxey944 Год назад
Masha Allah Allaha barakeeyo
@nasraali2952
@nasraali2952 3 года назад
sidoo kale ani waxaan ka faaiidey in haweeneyda lagula qabo hadii ay kaaga baahato in aad latalido aadan xaasidin m. allah sheikh allaha ku xafido❤
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 года назад
Hhhh jahada ii jeedi hdy dhahdo naftaa ihaysee uma jeediyo
@najaxyousuf6813
@najaxyousuf6813 3 года назад
Ninku waaa bilaaa Adam maha intiiza lags wayneeyo Wyo gabadhu waaa bilaa adam
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 года назад
@@najaxyousuf6813 sax
@samiraige4360
@samiraige4360 Год назад
@@najaxyousuf6813 waa sidaas. Qof maantoo dhan inuu raali noqdo ka shaqee adiguna naftaada dulmi xagay diinta kaga taalaa?
Далее
Macaanka iimaanka ᴴᴰ┇ Sh cabdirisaaq xaashi
21:42