Тёмный
No video :(

GURI KU BURBURAY 3 MAALMOOD GUDAHOODA!!! (SIDEY KU DHACDAY?) QISO CAJIIB AH!::Dr Ahmed Al-Yamaani 

Dr Ahmed Al-Yamaani
Подписаться 294 тыс.
Просмотров 34 тыс.
50% 1

#QISO_CAJIIB_AH
#JIMCO_WALBA
#MUSLIM
Please: Subscribe, Like, comment and Share
/ @ahmedalyamaani
follow us on
/ ahmedalyamaani
/ yamani1979
/ ahmed_alyamaani

Опубликовано:

 

21 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 124   
@abdirahmanibrahim7013
@abdirahmanibrahim7013 2 года назад
Asc horta marka kowaad wan ku salamay sh Ahmed marka labaad waxad moodaaa maalmahan inay qisooyinkii u bateen gabadh iyadu sabab u noqotay burburka guriga laakiin way yartahay in laga sheekeeyo nin sabab u noqday burburka guriga runtii dumarku khaasatan haweenkeena somaaliyeed wanaagooda wllhi ummad kale oo lala simi karaayi ma jirto ilaa way yaryihiin Markaa anigu hadaan odhaahdayda ka dhiibto dumarka waa in gar iyo gardarraba loogu naxariistaa maadaama oo dhibaato oo dhan ay maraan iyo xanuun oo dhan ay maraan
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 2 года назад
wcs maashaa allaah fikir kaaga saliiymkaa allaah ku xifdiyo
@queenema216
@queenema216 2 года назад
maasha allaah sheq axmad alyamaani allaha kuxifdiyo
@asmoasmo686
@asmoasmo686 2 года назад
Asc waalidka waaye
@umurufayda5234
@umurufayda5234 2 года назад
جزاك الله خيرا الجزاء
@dhaymanabdi5268
@dhaymanabdi5268 2 года назад
Qa
@ridwaahmed4977
@ridwaahmed4977 2 года назад
Allah hayna hagaaajiyo Qofwangsana haynoo dooro Allah isagaa yaqaan sida noowanagsan🤲
@AyanAli-kf8hn
@AyanAli-kf8hn 2 года назад
Subxanaallah Shukaansiga dheer waye dhibka dhan. 6 bil kabadan fodo waye.
@fahmokaahiye2372
@fahmokaahiye2372 2 года назад
waxan ka faaidaystay qisadaan waalid ahaan u diyaari awlaadada mustabalkooda dambe Jazaka Allaahu khayr sh Ahmed Al yamani🇨🇦
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 2 года назад
Allah Ku Barakeeyo
@jamilahahmed3652
@jamilahahmed3652 2 года назад
@@AhmedAlYamaani asw ahmed waa run gabdhahaan waqtigaan waa go aan adag yihin wiilkaya sheekh ahmed 2 jeer ayuu guursaday labadii jeerba furiin ayuu ku dhamaaday mudo yar ayeey is qabeen aad Ayaan uga naxaa gabdho yar yar oo furiin ku jira wiilasha iyo gabdhah allaha noo xifdiyo waan u sheegaa caruurteyda mauuliyada guurka
@wardaabasheikh8079
@wardaabasheikh8079 2 года назад
Jazakalaahu kheyran taas hadan wax kadhoho marka kowaat waa inaa ka tagnay diinteena suban dhaqankeeda kama hadlaayo inaa baranay lkin dhaqan ayey ubahantahay hadii dhaqan ay leheen mahan wax lasheegto kaliyah waxaan ognahay inu allaah noshegay inaa isku nahay dhar ninka iyo naagta an iskaga dhawnahay walidiintena waxan ognahay lawada ruux isdhaqi kartaa ee meydkoda iney yihiin nin iyo naagta is qaba subanahena wuxuu nosheegay hadii an saldena tkano sonkena sono adecno sowjeena inaa galeno janada marka waxaan leyahay xaqa kuwo ku dhaqmo allaha naga dhigo taas waxaa kalo mesha iga baxday rabigeen inuu caadil yahay naftiisanaa ka xarimay dulmiga oo rabi tusay nicmada rabi markey ku shukrin weyday rabi kaceshaday maxaa yelay nin rabi kabaqayo wuu yar yahay in lahelaa samankaan khiyanadi iyo dulmigaa nagu batay sheikh jazakallahu kheyran
@farxiyohuseen9622
@farxiyohuseen9622 2 года назад
Subhanallah😢😧😔ilahow na astur Oo wadada toosan nagu dil🥲
@wadanisomaliyed3267
@wadanisomaliyed3267 2 года назад
Jazaakumalah Qeyran sheikh Allaha ku xafido sheikh hadii aan fikirkeyga ka dhiibto aniga waxaan dhihi lahaa gabadha ayaa qaldan wayo ayada oo diinta baratay oo ah qof ehlu diin ayay kibir iyo islaweyni ninkeeda ula tagtay hoyadedna hadal way ka maqli waysay Alle ayaan ka magan galnay taas oo kale.
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 года назад
Sheekh Alle haku barakeeyo waalidka gabadha wey iney baraan xaqa ninkeeda uu ku leeyahay mideeda kale xijaabkana wey ceebeysay wadamadaan joogno gabdhaha ku dhashay dhaqankaas ayay lee yahiin hada ka hor sheekadaan oo kale maqlay
@hodanali7453
@hodanali7453 2 года назад
Wcs shekh masha allah Alle ha ku xafido Aamiin yaa rabi 😍😍😍😍😍🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤❤
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 2 года назад
Sheeqow kheer allah kusuuyee tababar waan siinaaye Ilaahay kheerka hanawaafajiyo
@naimanaima9148
@naimanaima9148 2 года назад
jazakallah sheikh
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 2 года назад
Alhu akbar
@ubahshyusuf1741
@ubahshyusuf1741 2 года назад
khayr allaha ku siiyo
@aminocumar6614
@aminocumar6614 2 года назад
Sheekh khayr ale haku siiyo dhibkoodhan waxawaaye caasi waalidayn ayuu guursaday miskiinka marka hore waalidkeed qof aan wax kamaqleeyn abracadabra sida looga qaadayo ayaan qisadan kafaa iidaysnay
@maryanmacalin6175
@maryanmacalin6175 2 года назад
Masha allah shiiq allaha ku Xafido Aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲
@shugrishuceybe1918
@shugrishuceybe1918 2 года назад
Mash allah shiikh jazakallahu khayr
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 года назад
Mnsh Allah
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 2 года назад
Maschallah sheikh axmad alyamani allaha ku xidhiwoo
@mariamafarah3410
@mariamafarah3410 2 года назад
MashaAllaah jasakallaahu khayr sheikh
@shukrinur8628
@shukrinur8628 2 года назад
subaxnaalla wa quso aad uxbuun badan walhi😅😅😅 waalidka eed kuma lahan eed 2badoodaba way ku lug leeyihin maaxaa yelay markeey xriirka lahaa inay kawada hadalaan aye aheed guriga iyo sida ay udhaqmayaan quf walba masuuliyada ka saaran guriga iyo inuu inta awooda ah guto
@rodamahamed7388
@rodamahamed7388 2 года назад
waa cajiib sheekh khayr aalle ha ku siiyo insha allah
@aaminoburahn1144
@aaminoburahn1144 2 года назад
‏جزاكم الله خيرا يا شيخ شكرا الله يحفظك دنيا والآخرة وفقك الله الله معاك يا شيخنا Waa qiiso Xanun Bdn Lkn Aniga Waxey ila thy Dhanka Ka gabadha iyo in Ay Walidka Usheegin Marki Hore U Halkas Qaladka Ka yimid
@farhiyoabdilaahi3001
@farhiyoabdilaahi3001 2 года назад
masha alalah shiiq alle ha ku xafido waa ku Mahadsantahay please waxan raba inan kula hadlo wax Muhim ah oo an meshan an ka shigi karin
@askabella8166
@askabella8166 2 года назад
Gabdho Ilaah sw wuuna sharfay gaalada yaa lagu dayan qurux waa diin iyo akhlaaq
@farxiyamaxamed1111
@farxiyamaxamed1111 Год назад
Subxanallah
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 года назад
I think both of them are wrong because he doesn’t have to ask his new wife to make him food at first time. The problem is that most of our brothers get married for a reason, and that is to have someone to cook for them and clean after them and that is not a real marriage .
@amalsheikh8697
@amalsheikh8697 2 года назад
I totally agree with you! What is wrong with cooking together?? Why does it always have to be the woman cooking and not vice-versa?? Is their any where in the Quran that says the woman is required to do the house chores??? They are both wrong 😑 😑
@ismahan6642
@ismahan6642 2 года назад
@@amalsheikh8697 marriage comes with package and cooking and cleaning is one of them
@Ahmed-xb3wl
@Ahmed-xb3wl 2 года назад
I divorced you thre times please understand the sheikh indefinitely you will be single mother for ever
@jamilahahmed3652
@jamilahahmed3652 2 года назад
@@Ahmed-xb3wl inshallah allaha make you ease my son devorsed two time and no one known what is the promolem
@caaqilka9446
@caaqilka9446 Год назад
@@amalsheikh8697 we cook together alse you have to pay bills 50% come on.
@qaliabdi290
@qaliabdi290 2 года назад
Alle hanoo ceeb asturo
@somaliahanoolato349
@somaliahanoolato349 2 года назад
Masha allah
@rahmocabdullemahamud4806
@rahmocabdullemahamud4806 2 года назад
Allah so hadeyo in sha Allah
@hawocardaf9149
@hawocardaf9149 2 года назад
Codka ad uhoseyaa usad insha so dhere magarafon mahaystid miyaa ilhy haku xifdiyo ustad
@aminocumar6614
@aminocumar6614 2 года назад
Barakada
@makosheeq2888
@makosheeq2888 2 года назад
Tarbiyada kowaad qaldan
@hodenfamily746
@hodenfamily746 2 года назад
subxana allah waa cajiib
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 года назад
masha Allah shiikh
@ayaanibarahim2385
@ayaanibarahim2385 Год назад
Dr shiq Axmad All yamani Quesada xage kadhacday
@sulekhaisse5759
@sulekhaisse5759 2 года назад
Gabadha ayaa qaldan o xataa hadi tarabiyadi hore aan loogu diyaarin guurka iyo hawlihisa waxay ahayd inay sharciga ka barato maxa yelay sharciga wax way ka taqaanay sida ka muuqatay shekh khayr allaha ku siiye su aal an qabaa hada muqal kaso samaynkartid wan rabay waxaa aad ubatay hadii labo qof isqabay isku dhacaan in ilmaha laisku qabsado anaa haynaya hooyadi dhahdo aabihina dhoho maya anaa wadanaya ilmihi oo aad u yaryar o qaarkood naaski nuugaan marka shekh allaha ku barakeyo sharciga arintaas ka ogaado rabay mawduucaas wali ma arkin mel ku qoranyahy iyo cid aad u faahfaahinaso
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 года назад
Subxaanlaah subxaanlaah so sad why she is wife then subxaanlaah subxaanlaah
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 2 года назад
Asc sheikhuna waan ku salamay. Gabdha ayaa leh qaladka waayo waa in ay maqashaa ninkeeda. Waajib ayaa saaran, shukaanigi dheera waa u sabab. 13.sano maa inta ka dhow bismillah waa cajim.
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 2 года назад
Asaga banay rabin
@Queenkiin1234
@Queenkiin1234 2 года назад
Dr inte diinta ugu qorantahay inan cuta Ukraine? Lakiin nimanka wa bima anfaquu aala dhahay nafaqada wajib wayo lkin anaga ninka markow now bahanyahay xaga gogasha wa inay diidin balase waxa kalawanak Lee wayo inan uqabano sax ma ahow dr?
@faadumomohamed3019
@faadumomohamed3019 2 года назад
I am first
@AhmedAlYamaani
@AhmedAlYamaani 2 года назад
MashaAllah May Allah bless you
@axmedkhadar2874
@axmedkhadar2874 2 года назад
Waalidka ayaan caruurtoda u diyaarin gur
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 2 года назад
Intee su,aalaha laga weydiyaa
@queenqueen5947
@queenqueen5947 2 года назад
Qaladka ugu weyn waa tarbiyada hore gabadha looma diyaarin guur ama waajibaadka lagu leeyahay loomasheegin
@aishaabubakar2779
@aishaabubakar2779 2 года назад
subxana allah waa cajiib wlhi
@khaalidmohamed6133
@khaalidmohamed6133 2 года назад
Subxanallaah
@barwaqoawilbarqaaqoawil6522
@barwaqoawilbarqaaqoawil6522 2 года назад
Mar waalidiinTa qaldan o waxaY aHYd inay Horey wax usoo FahansiiYan Marka 2aad gabdhaa khaldan oo Reerka burburkiisa sabab u Ah
@Janno190
@Janno190 2 года назад
SU,aasha jawaabteedu waxa weeye hooyadeed ayaan barin macnaha guurku leeyahay iyo dhaqanka Somali da
@kaltumguhad960
@kaltumguhad960 2 года назад
Asc alaha kubarakeyo sh alyamani waanlasocdaa qisoyinkaaga waxankacodsanlahaa inaad microphone 🎤 qaadatid codkaaga wuu hooseeyaa anoojikada kujiran rabaa inandhagayso inan talefanka dhagta saarto moye waxba kamamaqlo
@Janno190
@Janno190 2 года назад
ASC sheet Ahmed illahay khayr ha Ku siiyo Kow aniga rayigayga dhaqan iyo diin ayaynu leenahay dhaqanka iyo diinta ayaanay wax Ka fahan sanayn Guurku waxa uu u baahan yahay dulqaad ,Kala danbayn ,xishood iyo in laysku mid ahaado talo wadaag ,iyo is aamin hadii intaa la help farxad ayaa reerku Ku dhaqmayaa laakiin hada casrigan danbe waxad moodaa in rag iyo dumarba la raacay dhaqankii western Ka oo la hilmaamay dhaqankii Somali iyo diintii islaamka qoyasadka burburaya badankooda waxa u sabab ah labada qof ee marka hire is guursanaya oo jacayl sokeeto matalaya laakiin aan Ka wada sheekaysan xaqiiqda meesha Taal ama Iman doonta illahay ha barakeeyo oo guryo khayr qaba Alle ha siiyo dhalinyarada somaliyeed xaqa Alle ha fahan siiyo aamiin aamiin
@hibonuro3167
@hibonuro3167 2 года назад
Lkn ninka xaaka qaldan gabadha maxu dadabada xataa ugu dulqaadan waayay
@NaleBS1870
@NaleBS1870 2 года назад
Runtii dhibka jira yaa ah in Marka horeba aan runta la isu sheegin Wax walba waa fudeed Marka jacayl naxariis iyo isu dulqaadasho jirto
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 2 года назад
Subxallah
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 года назад
Marmar way dhicikarta in gabdhaha ay dhaqan kale up jiito lakin haween keenu aad Bay u qiimo badan yihiin hooyoyin Somalia liyed ayay guryuhu ku dhisanyiin 95% marka inta inaga lusan rag iyo dumar ilahay ha inoo soo hadeeyo.
@queenema216
@queenema216 2 года назад
wcs
@haniabdulahiali291
@haniabdulahiali291 2 года назад
1.Gabdhaa qaldan 2. Diin sidey rapto ayey ka dhigdey markey dhahey Ninka Masuuliyada leh aawi masuuliyadeda aawi raaliyo nimadeda diintena waxey sheegdey wixii macasii ehen waa in lagu adeeca Zowjka 3. Hoyo iyo aydna xariir fiican malehen oo baarinimo ah because saas ulma hadli lehen Dadka hortoda
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 2 года назад
Wa tarbiyada wlidka waxasi
@Janno190
@Janno190 2 года назад
Kunquusta dumarka u hanqal taagaya ajaanibka illahayoow somlai nimaan ahayn kaama baryin
@rahmocabdullemahamud4806
@rahmocabdullemahamud4806 2 года назад
Tarbiyada aya qadan
@aminocumar6614
@aminocumar6614 2 года назад
A s c
@samiiromohamed9224
@samiiromohamed9224 2 года назад
asc ustad book gaa xagee kahelaa waxaan joogaa Africa
@inawadaad7000
@inawadaad7000 2 года назад
Wlhi cuquubo baa Ku dhacday gabadhaas ,
@fahmotahliil253
@fahmotahliil253 2 года назад
Midi waa nasib daro waqti badan bay soo wada socdeen hadana guuldaro xaga gabarta ah waaye dhibatada kowaad Tan labaad waxaa weeye calaf baa meesha kashaqenayay oo ninka dambe ilmihiisa bay waday alle maqadarin inay kan kowad wax isu dhalaaan Tan sadaxad nabsigi ay guratay bay mirihisa heshay wayna kucashar qaadanesa alaha garab galo
@jamilahahmed3652
@jamilahahmed3652 2 года назад
Allaha waa run gabdhahan yar yar hada maba fahmaayaan guurka macnihiisa allaha noo dejiyo dhalin waqitaagan
@sagalahmed7246
@sagalahmed7246 2 года назад
Masha Allah
@sulekhaisse5759
@sulekhaisse5759 2 года назад
Midakale si hadii loo fiiriyo labadaba way qaldanaayeen maxa yeelay waqti dheern way wada socdeen waxa larabay inay wax badan iska waraystaan
@maanali8868
@maanali8868 2 года назад
Shiqow waxanraba inan kulaso xariiro xagen kalasoxarira
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 года назад
Gabdhaha qurbaha 80/%dhaqankas bay heystan marka waa wixii laga dhexllay burburkii🥺
@19-20-w7h
@19-20-w7h 2 года назад
Waxay ahayd Guurka kahor inay So barato Xuquuqu zowjayn. Wajibka Ayda saaran iyo kan ninka saaran. Feminism iyo nolol Qiyaali bay ku indho saabtay lkn ayda ka warkeeni doonta waxy la kulanto iyo nolasha dhabta waxay thy.
@khadrahassan2041
@khadrahassan2041 2 года назад
Sheikh lambarka furihiisa away
@nadifodirir2016
@nadifodirir2016 2 года назад
Iyadaa qadanayd nabsigiina waa hesshy
@kulowk592
@kulowk592 2 года назад
Isn’t this confidential even if it happened.. even though it looks very fake and falsified story from fiction books or Tv series.. till next week and another interesting story ..
@aysnbashir1654
@aysnbashir1654 2 года назад
Nabsigee wiilkii somaali ahaaa baa hayee
@rayanadey857
@rayanadey857 2 года назад
Gaabadha qaldan guur horay xaqa ninkii horay ayaa kasoo baxay
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 года назад
Asc
@maryanaxmed2852
@maryanaxmed2852 2 года назад
Mash Allaha sheikh Ahmed yamani Allaha ku xafido Akhiro Aduun adiyo ciyaalka sxbka
@rodamahamed7388
@rodamahamed7388 2 года назад
waa gabadha ayaa kaldan
@halimoadanadan6954
@halimoadanadan6954 2 года назад
Waxaaa. Fiicned intay isla socdan in laga wada hadlo siday raban. Qof walba waa. Dad aaan. Runta ka so wada halin. Lakin waxa. Ii muqato inay ajaa ay ajaa nibka jeclend. Saaa waxso dhiba uma dulqadaten wiilka somalli rabotan tan badan ma jirin ban u malenaya siday u dhaqanttay. Ayada qaldaned
@aishaahmed3185
@aishaahmed3185 2 года назад
Shukaansiga dheeraada inta badan wuu burburaa
@aasiyaqurux5733
@aasiyaqurux5733 2 года назад
Xasbunalah walhi caajib waye
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 2 года назад
Plz codkaka kor u qad mar waliba waa daciif
@aishaguure9942
@aishaguure9942 2 года назад
Nabsiga waso dahira
@Janno190
@Janno190 2 года назад
Nabsi lama.dareersado isagoo dibadahaa yaale dukaan lagama iibsado sidii Shay markaa dihine waalaga danbeeyaa intaanu daaqad kaa furane
@sacdiyomaxamed7847
@sacdiyomaxamed7847 2 года назад
Gabadh aanan labarin masuuliyada walidiinta AYAANA, looga baana in ay udiyariyan ayadane way qaltanthy hadaba way ka ongaatay ninka cadaanka
@askabella8166
@askabella8166 2 года назад
Walahi waxa la rabaaa in diinta la Barto laguna dhaqmo aqoon kasta lahaaw lin hadadan diintada aqoon you re nothing
@asmaaden2142
@asmaaden2142 2 года назад
Asx
@Hayatshali
@Hayatshali 2 года назад
Waa qiso cajiiba lkn waxan is waydiiyay miyaanay arag hooyadeed oo aabahed cunto ukarinaysa so guri dhaqan muslin leh kumay noolayn se hooyaded maxay u xasuusin wayday siday aabahed u xanaanayso waxan xasuusta bari inan hooyaded ku tidhi hooyo ninkaygu dhar inu ii iibiyo marabo biilkunban ka iibsada wan iskaga tagaya markasay hooyaded tidhi anba aabaha waligay maro iima gadin way aamustay inantii imika ninki waxay isqaban 10 years marka inay waalidku badbaadiyanbay ahayd inkasto calafku dhamaday
@fardowscumarmahamed5523
@fardowscumarmahamed5523 2 года назад
Tarbiyadaa xumayd oo ahayd in wax loo sheego
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 2 года назад
1nabsiga marnaba ma qarsomo waa kii so dahira wlhi gawadhan cuno karis lee ka carartey waxa u imade biilka ila bixi kkk naag go'an leh meysan aheen walba inee teda ku adkeysate u fcned ee iskaga so baxdo kk 2 meysan wax ka baran guurki horey oo waxe aheed ninka inee dhahdo aniga sidan iyo sidan ayaa ahe oo sharuuc yadan wata ma igu qadanee yes or no inee hesho befor marriage 3Mase qiyaano ee ka aheed oo marku ku gursado kitabkaga lakalbax is laheed
@elias12384
@elias12384 2 года назад
m a
@saynabnur2539
@saynabnur2539 2 года назад
Waxaa keenaya aqoon la aan aanay garanaynin xaquuqda guurka
@mulkiismaacil8261
@mulkiismaacil8261 2 года назад
Qalat ka gawadha ayee kasoca taa
@sahracarab4220
@sahracarab4220 2 года назад
Waadka ayaakhal dam maxayeelay hooyooyinka qurbaha gabar shan iyo bontita ayan shaakarsankin hadhoona nin ayay kudarin waxaydhin waxbay barataa
@zaharalimuktar2662
@zaharalimuktar2662 2 года назад
Waalidiinta qaldan runti sababto ah gabadha caqlaaq iyo diin xadey ku barbaar waanada way qadane
@libanmohammed6760
@libanmohammed6760 2 года назад
1.Wa tarbiyada sii xun lo so koriye.; 2. Gabadha aqoonta iyo imaanka aya ku yaraa; 3. Marka horay ba iyalasuqnimo aya 13 sano diibada lagu so dhmeyey; 4. Wiilku gabadha 13 sano laso sheekestay ayu dabeededa garan wayay taas na wa shey lele yaabo: 5. Isku so wada dudubo arrintu wa y ka wentahay "cook, biyo ayay keni weyday iyo iwm.. wixi le mida" ee dhibata weyn oo la sheegi karayn aya jiirta.... walahu yaclaam!!! 6. Gabdhi ninka ajnabiga maxa ku kalifay ee halkaas ha le baadhoo!!
@kulowk592
@kulowk592 2 года назад
Waxaan ayaa umaddii culumo u ah ..waa been abuur laga soo miinguuririrsy movie iyo biuug
@umukahindaggen3398
@umukahindaggen3398 2 года назад
Waxaan is dhihi karaa waa hooyada gabartadhashay waayo gabari waa hooyadeed ALLAAHU YACLAM
@mumtazmohamad356
@mumtazmohamad356 2 года назад
Walidka so koriyey ayaa qaldan
@omerabdikadir9084
@omerabdikadir9084 2 года назад
horta gabadha way ku khaldan tahay inay arintaa samayso. Laakiin ninkana waa inuu bartaa xaaskiisa dabeecadeeda dumarkana sasabaad ayaa lagu dhaqdaa markasta ood xaaskaaga tusto adadayg waa markasta oo ay kaa sii fogaato kuna maqli waydo
@lightlight5706
@lightlight5706 2 года назад
Sax wAAYE wll omer.
@aaminomohamed8037
@aaminomohamed8037 2 года назад
3 guri kudumay waa sixir lee
@muhubohussein
@muhubohussein 2 года назад
subxanalaah
@GaajoDiid
@GaajoDiid 2 года назад
Sixiir hita way noqon karta ....ani waxa aminsan ahay siyabo badan aya loo gala taga ... maxan leh nin xun iyo naag xun ....is fahami wayay
Далее
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
3 Qiso oon usoo joogay ★Dr Ahmed Al-yamaani
51:35
Просмотров 199 тыс.