Тёмный

Gabar muslimada oo reer Falastiin ah iyo Ciyaalkeda oo lagu weeraray USA 

Kow Somali Media
Подписаться 589 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Gabar muslimada oo reer Falastiin ah iyo Ciyaalkeda oo lagu weeraray USA.
#quranrecitation #dagaalka#gaza #somalia

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@HodanAhmed-rw4ye
@HodanAhmed-rw4ye 3 месяца назад
Mashaalah
@z-1il
@z-1il 3 месяца назад
Subhanallah 😢
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 месяца назад
Subxana allah. Illahow cunsuriyiinta shartooda inaga badbaadi. Illahow u gargaar walaleheen reer Falastiin iyo muslimiinta oo dhan.
@fahmahassen5429
@fahmahassen5429 3 месяца назад
Ilaahey ha caawiyo reer Falastiin iyo inta dhibaateysan
@haa8793
@haa8793 3 месяца назад
Xasbunalahu wanimal wakiil
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 месяца назад
Shiiqaeena Aftahanka ah Masha'Allaah Noloow brother fillaah❤🇸🇴🤍❤️‍🩹🥰🇸🇴👍
@fathiya5106
@fathiya5106 3 месяца назад
MashaAllah ❤👏👏🇵🇸👏
@lulmohamed181
@lulmohamed181 3 месяца назад
Allah ha ugargaaro walaaleheen reer falastiin aamiin yaa rabi ❤
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 3 месяца назад
Alle haku barakeeyo sheekh mustafa
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
Subxaaana Allah
@AhmedAdheys
@AhmedAdheys 3 месяца назад
Maasha Allah waa gabadh geesiyada ilahay ha xifdiyo Ilahay ha guuleeyo reer falastiin
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 3 месяца назад
Maansha allaah sheekh mustafa hadhay ayey odhanayaan way xanuunsanayd oo maalin ayey dhakhayer la kulantay
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
Allahu Akbar
@HusseinMaange
@HusseinMaange 3 месяца назад
mareykan iyo yahuud maxaay is dhaamaan masiibo iyo burbur allah kurido kufaarta aamiin illaahow ugargaar islaamka aamiin
@Umofficial3191
@Umofficial3191 3 месяца назад
ilaahow u gargaar walaalahen rer falastiine cadowga ka qabo melwal bey joogaan Ameen yarabi 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib 3 месяца назад
WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
wcs wlc Brother 👍
@maryanahmed4477
@maryanahmed4477 3 месяца назад
Subxanallah😭😭
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 3 месяца назад
Very sad walhay imaanka laga qada ilmaha yaryar Allah ka xiftiyo shayaadiintan
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
@ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 3 месяца назад
Ilaahay ha u gargaaro reer gasa
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 месяца назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa
@zakiali2236
@zakiali2236 3 месяца назад
JANNADA ALLE HAKU GEEYO BRO ADIGA IYO WAALIDKAADABO, IYO ISLAAMKA DHAN, RAG RAG DHALAY, AYAA TAHAY, AKHUYAA SIDAA WALAALA HEENA DHIBAATEESAN UUGU DANQANEESID.
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
Sax
@JamiiloOrey
@JamiiloOrey 3 месяца назад
WAA CAWAAN AAD IYO AAD AYEEY UXUNTAY HA LA XIRO EEYDA
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 3 месяца назад
Xildhiban somali saas ma dhihi kartaa😮
@AbdulqadirAdan-d4m
@AbdulqadirAdan-d4m 3 месяца назад
Shiikh mustafa kow somali media waku so biiray
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 месяца назад
Waa hadal weyn!!soomaalida UK codkiina Ilaahay uga cabsada oo iska hubiya cidaad codka siinaysaan!! Una codeeya kuwa ku baaqay in xabada shacabka qasa laga joojiyo.
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
Mustafa waba ka Muqtaa wa Xasiid😢
@Ciiltire572
@Ciiltire572 3 месяца назад
Kuli good wax loo coden karo ma ahan waa isku wada mid
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
Miskiiin
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 3 месяца назад
آللـــھمِے👑🥀صَّلِ🏵️🥀وَسُـُلْـم🌺🥀وبارك 🙏🥀عَلے💥🥀سَيدنِـــا🌹🌹 محمد🤍🌹عَدد🤍🏵️🥀مَا ذگرهُ🏵️🥀 ألذَاكِرونّ🏵️🥀وغَفِلَ🏵️🥀عن👑🥀 ذِكِرهِ🍀🥀ألغَافِلونّ⭐🤍🤍 🏵️🥀💮تسليما🏵️💮كثيرا🏵️🥀اللهم صل على سيدنا 🌹🥀وعدد الذاكرين🌷🥀والذاكرآت❤️🥀وذرآت وآلرمال🏵️🥀ف لأرض والبحار⁦🤍🥀🙏جبال🌻ولانهار🤍🤍وعدد مالا يحص عدده🌷🥀و على اله⁦و🤍صحبه💥🥀أجمعين 💚اللهم آمين 🤍🏵️🥀يارب العالمين🌷🥀استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه 🌼اللهم صل وسلم🏵️ وبارك 🌷على سيدنا ونبينا محمد🌷 وعلى اله وصحبه اجمعين👑💥🏵️
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 3 месяца назад
Xaasidsanaa naagtu😮
@haa8793
@haa8793 3 месяца назад
Mahada ayad layabi ilahay horay yu nogashegay
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 3 месяца назад
Naagtaan ilaahey igama soo adeejiyo cijiyahaa ku cuni lahaaaa nacalada
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 3 месяца назад
Waa yahuudiyad naagtaan ilmaha Rabtay inay Disho wiil madow ah baa ka qabtay 😳
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 3 месяца назад
Reer falastiin nin cadow kuah soomaaliyeey yaan loo codayn
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 месяца назад
Waa arinta sugaysa waayeelka wakhtigiisii dhamaaday ee Biden!!
@kadroable
@kadroable 3 месяца назад
Cidna haw codayn gurigaaga seexo, gidigoood waa Yuhuud lugaynaysee!!!
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 3 месяца назад
Asc, waqtigan ma ah kaliya reer falastin ee waa digniin u taal dadka musliminta
@adarhassan2389
@adarhassan2389 3 месяца назад
Shiek yaan u codeeyaa
@kahaomar1829
@kahaomar1829 3 месяца назад
Iyo farda fuulka
@Khadijo60
@Khadijo60 3 месяца назад
Sannadan musliminta USA meel ma u socono walaa D walaa R wexey is dhaamaan ma jirto
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 3 месяца назад
Ilmaha hooyadood maxay ugu shahiidi weysay naagtan cunsuriga ah
@MRGABOWAbdi
@MRGABOWAbdi 3 месяца назад
Maxay Sacudiga u aadi weeyay ay u so aaday Mareykanka?😂😂😂😂😂😂😂
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 месяца назад
Naagtani ajaanib bay u eg tahay sankeeda,timaheeda,waana arin uurkutaale leh iyadoon ahayn cadaanka asalkooda kasoo qaxay yurub inay gashato gabo aan jinkeeda ahayn.
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 3 месяца назад
Kuwaan aa aduunka la adeegsadaa Kuwait shacabka falastiin leynaayo waa ayada caml
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms 3 месяца назад
Tanu waaba indha yar malaha dhalashey qaadatay
@Khadijo60
@Khadijo60 3 месяца назад
Waa dhow nahay ilahow cadowga naga qabo
@jembaadaye6403
@jembaadaye6403 3 месяца назад
Lakin anaga carab ma nihin ee ninkan ilmaha afsomali makula hadli karaa somali carab ma.ahan maxa noqon doono afkeyga afsomaliga ayan raba in aan quranka ku barto mahadsanid
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 3 месяца назад
Carab iyo cajab. Quraanka sidoo allah usoo dajiye ayaa loo aqriyaa walaal sidaa ula soco carabi ayuuna ku qoran yahay quraanka hadii aad dano kale u socoto ilaah haku soo hanuuniyo
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 3 месяца назад
U sheeg gebedhaas inay soomaaliya aado
@sumayaayub421
@sumayaayub421 3 месяца назад
Imamka islam nimada RABI hanagu sugo
@haa8793
@haa8793 3 месяца назад
Kir io kut deh mel ey aado meywaysay
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
Sax
Далее
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 12 млн
Шоколад приходит на Землю.
00:23
Просмотров 160 тыс.
aespa 에스파 'Whiplash' MV
03:11
Просмотров 12 млн