Тёмный

WAA SIDEE NOLOSHA SOMALIDA KU NOOL DALKA IRELAND 🇮🇪 IYO WAX YAABIHII LA YAABKA LAHAA AAN KU ARKEY 

Qurux Ku Dhiigle
Подписаться 952 тыс.
Просмотров 64 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 141   
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 3 месяца назад
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍❤️
@muqtaarcali7155
@muqtaarcali7155 2 месяца назад
Scw scw
@daarulcilm7575
@daarulcilm7575 2 месяца назад
Scw scw scw scw
@bashirxirsi7247
@bashirxirsi7247 2 месяца назад
A​@@muqtaarcali7155
@raghedanan3959
@raghedanan3959 2 месяца назад
Walaahi Magaca Alle baan ku Dhaartaye Been maadan sheegin. Kalimad Run ah ayaad ku hadashay. Ku saliya Nabigeena Naxariis iyo Nabad kor kiisa ha ahaatee ( SCW )
@RTZack-y6f
@RTZack-y6f 2 месяца назад
40 Qof ducadooda ilahay wuu aqbala ee ii duceeya inuu alle visaha hore ugu siiyo 😢🤲
@iconicon3381
@iconicon3381 2 месяца назад
Salada haka tagin
@malikadararosman4861
@malikadararosman4861 2 месяца назад
Illahay ka ku fududeyo wll 🇩🇯❤
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 3 месяца назад
Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku xafido 🎉Uwlcom to lreland 🎉bro
@XuseenIbraahim-b4c
@XuseenIbraahim-b4c 3 месяца назад
The legend qurux kudhiigle 🫡
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 месяца назад
Manshaallah qurux ku dhigle coming soon million big thanks kulaha somali waa lumay 😍🤣 Jack
@OmarionJunior83
@OmarionJunior83 3 месяца назад
Soon route to success 1M inshallah.👊🤩👍
@supptv8851
@supptv8851 2 месяца назад
Noole bar
@abdikhalidbilal8399
@abdikhalidbilal8399 3 месяца назад
legend jack 1m coming 🎉❤
@cabdifataax3739
@cabdifataax3739 3 месяца назад
Maansha Allah waa muuqal qiimo badan wax badana aan ka oganay irland
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 месяца назад
Mashaa allaah 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 rbi haguleyo
@AbdirisaqXafid
@AbdirisaqXafid 3 месяца назад
Wow Jack keep going
@CabdicasiizbashiirJogar-qz8hq
@CabdicasiizbashiirJogar-qz8hq 3 месяца назад
Ninkaa labtoonka horyaala waa abtigay walaahi❤🎉
@zamiiraxmed
@zamiiraxmed 2 месяца назад
Muu ku dhoofiyo 😂
@ismailhussein9886
@ismailhussein9886 2 месяца назад
Abtigaa contact kisaa isodiir. Arinbaan wareysan rabaa
@shiin7483
@shiin7483 2 месяца назад
@@ismailhussein9886 hoyada maa arab ah
@Imanfotball..1999
@Imanfotball..1999 2 месяца назад
qurux ku dhiigle walaal barnaamijyada noocana aad bay dhalinta somaliyed u anfacayaan nooso gudbi wll alle haku dhib yareeye
@kaawaJr8
@kaawaJr8 3 месяца назад
You are my role model jack😢
@Maxamedxasancusmaan-wc6kv
@Maxamedxasancusmaan-wc6kv 3 месяца назад
Are you girl😂
@Abuukarabdullahi-y8h
@Abuukarabdullahi-y8h 2 месяца назад
Dhanka jacelka role model hakadhigan mufashil ween waaye….. 😂😂
@ABUKE8
@ABUKE8 2 месяца назад
Muxuu role model kuugu noqdey
@kaawaJr8
@kaawaJr8 2 месяца назад
Yaraanteyda tageri jirey
@dheereyechannel
@dheereyechannel 3 месяца назад
Big legend always qurux ku dhiigle another's levels street's life 💯💑😀😀❤😊
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 2 месяца назад
Dublin is best place to live they are good people they are people of justice all muslim must move to Ireland I recommend I don't know how .muslim live where their book burn or where support Netanyahu Viva Ireland you stood with justice Ans you support Gaza pilestine may Allah support Ireland and may Allah guide you aamiin❤
@MohaApdiyare
@MohaApdiyare 10 дней назад
@kowsarmuuse2302
@kowsarmuuse2302 3 месяца назад
Mansh Allah walaal khayr badan 1sano Ayaan sugayaa su”aasha caruurta aad waydisay aad bn ugu farxay guri la”aantas baa dhib ah lakiin alle ha nosoo dadajiyo
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 2 месяца назад
Xagee joogta ade😊
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 месяца назад
Coming soon one million
@Hamse813
@Hamse813 3 месяца назад
Hal video kuma filna soobadi
@BarwaqoAbdulahi
@BarwaqoAbdulahi 2 месяца назад
xagee jogta 😮😅😅❤❤❤❤❤
@idildayniileofficial130
@idildayniileofficial130 3 месяца назад
Meeqaa lagu tagaa tolow Airland
@AffectionateBoomBox-ko1sg
@AffectionateBoomBox-ko1sg 3 месяца назад
230 dollars 😂😂😂
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 2 месяца назад
sxp talo kusinaa nin safraa ah oo dalxisa noqo si muqala qurxon udaaawano
@mohacade8773
@mohacade8773 2 месяца назад
Masha Allah sxb alle haku xafido
@NimcoLaki-en7qh
@NimcoLaki-en7qh 3 месяца назад
Waxd weydisa sidee lo imada iyo kharashka
@YahyaOsman-d7q
@YahyaOsman-d7q 3 месяца назад
Success 🎉🎉 1M inshallah 😅😅
@BarwaqoAbdulahi
@BarwaqoAbdulahi 2 месяца назад
Asc
@omofadum5893
@omofadum5893 2 месяца назад
Allah waa siciid Dubai buu ka tagay ❤❤❤❤
@mreagleman2201
@mreagleman2201 3 месяца назад
Passport Kenyan anigo haysto oo visa Ireland helo ma’iska dhibi kara Ireland…? Su’ashas iweydii sxb…
@edilhussein9967
@edilhussein9967 2 месяца назад
Ku saliya nabigena scw
@AbdullahiIsmail-e8p
@AbdullahiIsmail-e8p 3 месяца назад
Suldaan fataale caadi waye su'aal walba la weydiiyo waa muhiim kulahaa😂
@Free_Man143
@Free_Man143 2 месяца назад
Garac 😂
@ismaaciilaxmed3518
@ismaaciilaxmed3518 2 месяца назад
Thanks jack
@ZaliimMaxmuud
@ZaliimMaxmuud 2 месяца назад
Jack zxp 5year aa ku tageera❤❤
@casalasal6466
@casalasal6466 3 месяца назад
Asc wlle nolosha Irland guryo la,aan iyo qaali nolosha yurubta kale aa ka raqiisan darbi jiif maxaa ka xun
@xasancade6671
@xasancade6671 2 месяца назад
1 million maxa ka heysto sxbken
@Fariihachannel1
@Fariihachannel1 3 месяца назад
iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉❤
@KhaalidAmirka
@KhaalidAmirka Месяц назад
my romodel qurux ku dhiigle😂
@BarwaqoAbdulahi
@BarwaqoAbdulahi 2 месяца назад
Mashaallah 😮😅😅❤❤❤
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 3 месяца назад
Haye Jack qoxoooti maaa tahay😂❤😂
@edilhussein9967
@edilhussein9967 2 месяца назад
Keep going
@JamaalcusmaanJamaalcusmaan
@JamaalcusmaanJamaalcusmaan Месяц назад
Asxabey qaabka ama baleenka yurobta laku,gaaro habkee uku,fodod
@HAMDAMUHUMED-ey9hr
@HAMDAMUHUMED-ey9hr 2 месяца назад
Mashalah wn u socda arealan
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 3 месяца назад
Maqribka kusugayy😂caaw cishaha intaan tukan kudawanayaa😊😂 jack asagoo wax dubaya dadkisa salamaya wiil ixtiraam badan Nolow walalka qalbiga❤️☺️☺️ Sultaan From snbcht salama✊️😂
@abdullahiismailahmed9198
@abdullahiismailahmed9198 3 месяца назад
Noo soo badi arimahan oo kale wali dhanka waxbarashada
@abdihafitalimumin7138
@abdihafitalimumin7138 Месяц назад
I am from Kenya how can I got to Ireland
@akramhp
@akramhp 2 месяца назад
Beeen ku xoog weynaa😅
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 месяца назад
Italy. Barigan soo galnay. Hotel qaaliya. 3dexda waqti.
@MohamettAhmett-lc3zz
@MohamettAhmett-lc3zz 2 месяца назад
Sxb Sweziland kasoo duub video
@omarayaanlemahamet36
@omarayaanlemahamet36 2 месяца назад
Meshas sharci ma bixiso pro
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 3 месяца назад
Wiilka fadhi ma ku wareeysatid yaabaye mise sheekada fadhiga somalia looga taga oo dibada waa orod uun iyo iga daba geey😂😂😂
@Abdelrahimmohamed-jy7lp
@Abdelrahimmohamed-jy7lp 3 месяца назад
Wereeysi dheer waa lugu caajisa ayu isdhahy odiga 10 daqiiqo kabadan qof daawanayo malahn sheekada aya lugu macaanena wax fahan 😷😷😷😜😜😜
@General_4101
@General_4101 3 месяца назад
Kuu sali nabiga scw
@attitalaofficial5987
@attitalaofficial5987 2 месяца назад
Keeping pro
@KheirRahow
@KheirRahow 3 месяца назад
Legend jack
@MonaAbdirahman
@MonaAbdirahman 2 месяца назад
Halkaa kulasoo shahee saxibkagii USA joogay weeyiba😂
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 3 месяца назад
Barigii hore yurub hotelbaa nala tajin jiray ee qoxootigii baa la nacay
@mohamedmohamudmustafa4887
@mohamedmohamudmustafa4887 3 месяца назад
Legend ❤
@Mohammet24
@Mohammet24 Месяц назад
🎉🎉🎉
@adandiiriye4333
@adandiiriye4333 3 месяца назад
😂dhaqan celin Somalia
@bintialichannel3770
@bintialichannel3770 3 месяца назад
Abow ma iska dhiborabta qurux kudhiigle Aniga wan uso socda de 😂😂❤
@CabdulaahiCali-hk7ex
@CabdulaahiCali-hk7ex 3 месяца назад
The cabtain is back😮
@mohamedmohamudmustafa4887
@mohamedmohamudmustafa4887 3 месяца назад
Sidhee kuguimani kara legend meshaa Ireland
@KhassimHussein-t3i
@KhassimHussein-t3i 3 месяца назад
Shatiga see camaal
@LiibaanMahad-k3w
@LiibaanMahad-k3w 3 месяца назад
hhhhh sxp qurux ku dhiiglow jermanh tag
@QaasimiNuurMaxamed
@QaasimiNuurMaxamed 3 месяца назад
Wadankee wye
@haboonadan
@haboonadan 3 месяца назад
Ireland
@XamseSiciid-e8e
@XamseSiciid-e8e 2 месяца назад
❤❤❤❤
@QaasimiNuurMaxamed
@QaasimiNuurMaxamed 3 месяца назад
Maariish caaw zx wadankee joogtaa
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 месяца назад
Telefonka xafiiska soo qor
@DEQAARABHUSSEIN
@DEQAARABHUSSEIN 2 месяца назад
Italia ano joga suku iman kara marka
@mahadyare5318
@mahadyare5318 3 месяца назад
Ilkaha dooli makaxaday see cml 😅😂😂😂😂😂
@faizaadanibrahim
@faizaadanibrahim 3 месяца назад
My favorite country Ireland 🇮🇪 meeel aan u maro ayaan garan la'ahay
@mohametmustavi
@mohametmustavi 3 месяца назад
Ma is raacnaa de 😂
@faizaadanibrahim
@faizaadanibrahim 3 месяца назад
@@mohametmustavi ina mari lacag xadigeedu badanyahayna nooso qaaad 🤣😂
@mohametmustavi
@mohametmustavi 3 месяца назад
@@faizaadanibrahim lacagi ma taale maxn samayna
@faizaadanibrahim
@faizaadanibrahim 3 месяца назад
@@mohametmustavi bartaada iga jooog he 😁☝️
@mohametmustavi
@mohametmustavi 3 месяца назад
@@faizaadanibrahim hadan diido ka waran
@musfiralhasan9774
@musfiralhasan9774 Месяц назад
What’s the office name bro ?
@samirahassan2023
@samirahassan2023 2 месяца назад
Mahadsanid walaal xaga caafimaad ka kawaran free miyaa?
@QaasimiNuurMaxamed
@QaasimiNuurMaxamed 3 месяца назад
Maariish caawe
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 3 месяца назад
Qurux ku dhiigle aboowe hal su aal ika so jwb qufka intu sugaayo sharciga ma shaqaysan kara ruxaan sharci yaro ku shaqaysto malsiina jwb isii plz plz wllkay❤
@quruxkudhiigle
@quruxkudhiigle 3 месяца назад
Sharci dhalasho waa 3 years 👁️
@ibraahinAadan2024
@ibraahinAadan2024 3 месяца назад
​@@quruxkudhiiglefadlan isku day inaad fahanto su aasha shaqsigani kùwwaydiiyay .....mashaqayn karaa intaanan welli helli sharciga????
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz 3 месяца назад
@@quruxkudhiigle waan ogahay inaadan sugaao sharcigaas ma shaqayn San kara warqad fasxa aan ku shaqaysan karo maliisiina intaas ayan ku waydiiyay wallkay
@mohahmed6423
@mohahmed6423 2 месяца назад
6 bilood ka diib qofka qaxootiga aah warqaad shaaqo ayaa la siinayaa, 6 months waad inaad sugtaa
@ClraxmaanSaleebaan
@ClraxmaanSaleebaan 3 месяца назад
Su aal qurux badan iwaydiisay😅
@amiinofficial4
@amiinofficial4 2 месяца назад
Baba jey maad doni rabta
@abdiazizhussein696
@abdiazizhussein696 2 месяца назад
Waar waa ninkii suldaan waa kusalamaya sxb
@ShatiWeyne-jd8xg
@ShatiWeyne-jd8xg 2 месяца назад
Runtii suaal fcn iweydiisay
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 месяца назад
Waa isku. Miduun. lkn. Yrubtu. Tii shalay maaha
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 месяца назад
Omo. iibiye. Duplin. Wax kale haka dhigin
@mohamedmohamudmustafa4887
@mohamedmohamudmustafa4887 3 месяца назад
Sidhaa shaqaa logaheli karo
@Dalkanuuriye
@Dalkanuuriye 3 месяца назад
Aniguna aan su'aal fiican ku waydiiyee, 12.5 Euro wax ka badan laguma shaqeeyo miyaa Ireland?? The goat of Europe, Deutschland🐐 ka badan baa lagu shaqeeyaa
@LiibaanMahad-k3w
@LiibaanMahad-k3w 3 месяца назад
hhhhh sxp qurux ku dhiiglow jermanh tag 😅
@ZakariyaAbdille
@ZakariyaAbdille 3 месяца назад
Soomaliyay u eegtahaye
@KhaalidAmirka
@KhaalidAmirka Месяц назад
😂😂😂
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 3 месяца назад
Ar socod foolxumidaa 😂😂😂
@ClaahiCilmi
@ClaahiCilmi 3 месяца назад
tlye MBM soo qabo❤
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk Месяц назад
Hhhhh
@IstaahilMohamud
@IstaahilMohamud 3 месяца назад
Qurux ku dhigle qolkaga jirka o so dub
@abdifatahabdulqadir2559
@abdifatahabdulqadir2559 2 месяца назад
Ninkaa sultan runta kama uusan ka hadlin markey imaato ,, homeless ,, racist,,and many more he completely ignore the reality
@abdifitah.huriye.57
@abdifitah.huriye.57 3 месяца назад
War wa ku salmaaay nio
@QaasimiNuurMaxamed
@QaasimiNuurMaxamed 3 месяца назад
🎉🎉🎉🎉🎉
@nasrinlovely6699
@nasrinlovely6699 3 месяца назад
Waa ka yaabay somalida waxa Palestine ka socda iyo xasuuqa lagu hayo oo weliba hubka maraykan lagu xasuuqayo manay ogayn way iska hurdaan waayo arinta Palestine ka socota waa arin qofkasta oo muslim ah khusaysaa ina tahay inay xanun ku hayso markasuu we love new York ku fanayaa we hate new York iyoa all gaalo raacaba
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 месяца назад
Kkkkkkk
@agugaks
@agugaks 3 месяца назад
bro
@xasancade6671
@xasancade6671 2 месяца назад
Faciisa halaga daba geeyo hana la dhaafiyo maxa idin haysto
@SaidoMohamed-u3e
@SaidoMohamed-u3e 3 месяца назад
Kkkkkk
@FaizaFaizaabdull-bv7wg
@FaizaFaizaabdull-bv7wg 3 месяца назад
Ireland uk mekutala
@deeqaibraahim1989
@deeqaibraahim1989 2 месяца назад
kuma taal se waa la jaar
@MohamedAadanAbokor-qh8xv
@MohamedAadanAbokor-qh8xv 2 месяца назад
Beenta dadka kadaa Irland meel la seexdo malaha
@Edbashir
@Edbashir 3 месяца назад
😂😂❤❤
@SahalabdiBulale
@SahalabdiBulale 3 месяца назад
WAR . QURUUX KU DHIIGLE OW.WA.ZAHAL ABDI. OO.JOOGA. DJIBOUTI 🇩🇯. OO.MAR KUGUU SOO BOOQDEY. BHANGAANII. NAIROBI
@iqroxasanjirid
@iqroxasanjirid 3 месяца назад
Suladan ninkan la dhahayo asiga ayaa u eg dadka kunool dalkan marka cusuriyad ma arkayo
@mariawasuge3323
@mariawasuge3323 Месяц назад
😅😅😅markaa anaga daanyer u ekaan leyn miya
@agugaks
@agugaks 3 месяца назад
❤1😅
Далее
Women’s Celebrations + Men’s 😮‍💨
00:20
How Many Twins Can You Spot?
00:17
Просмотров 23 млн
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Просмотров 96 тыс.
WAA MAXEY SABABTA AAN U IMID IRELAND 🇮🇪
13:01
Просмотров 155 тыс.
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Просмотров 74 тыс.