Тёмный

Gabay Sayid Maxamed Cabdule Xassan (Xuseenow Tabtaan Ahay ) 

Sollas Media
Подписаться 73 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Xuseenow tabtaan ahay haddaad, tu iga weydiisay
Tiiraanyadeydaa ku dili, tabada'eediiye
Maandhow wax lama tuubsadee, toosi hadalkayga
Tabaalaha adduun baa ,kabadan timaha xaadeed-e
Toogada dhibaatee laga qabo, tarabka weeyaane
Ragba towsta waa kula qabaa, taaha urugeede
Tixdoo keliya talo looma filo, taawada adduune
Tammadkii wax lagu iibsadaan, taabud noqonayne
Tumun ribixa adigoo helaa, teelku kaa dhiciye
Wax la taabay tacab baaqday waa, tarantar seeraare
Taageerka sicir baa ku iman, teelgaraafyada e
Waxa taarka lagu soo waddayn, wa tis kuu qorone

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 12   
@bulxandahir734
@bulxandahir734 4 года назад
Mansha alah wan kuraxaysta gabayda sayidka hal kalmada kalmadksta oo gabayga bersyadiisa kujirta o anan fahmaynin majirto
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 года назад
IlahaY qaadir sanaaH.... Afsoomaliga wax badan waan ka aqaana... Lkn gabayadan nocan ah markaan dhagaysto qoF sapooL ka ah baan noqonaya afkiisaH.... Darwiish poY....
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 лет назад
Alle Haunaxariisto Hogaamyihii Duubcadii Daraawiisheed☆
@ie3787
@ie3787 4 года назад
Allaah haw naxariisto ha una dambi dhaafo Sayid Maxamed. Wuxuu nin damiir leh oo gumaysi neceb. Afsoomaaligiisu waa cajiib. Intaan kafahmayo way yar tahay laakiin hadana gabaygiisu malanka iiga macaan. Adeerkan ku luuqaynayana isna si heersare ah ugu luuqaynaya
@gamadiid1989
@gamadiid1989 4 года назад
Meeshaan waxaa iiga bacay wax badan erayo badan oon afaoomaali u waayay sida dhirta iyo qeeybaheeda kala duwan carada, miisaanka,cabirka,isgaadhsiinta,xayawaanka walaahay waa badweeyn ninkii gabeygan xifdiyaa isagaaba diiwaan noqon
@amranmohamed377
@amranmohamed377 4 года назад
Waan jeclahahy badanaana mafahmo
@farhanahmednour1370
@farhanahmednour1370 4 года назад
Amran Mohamed waa runtaa fahmi maysid hdee aadan af soomaliga qani ka ahayn
@bulxandahir734
@bulxandahir734 4 года назад
Amran Mohamed wayeelka waydi kalmadad garan waydo dhagaysiga gabayada horana aad u badso xigmadada ayo aqoonta afsomaligaga aya badanaya
@ie3787
@ie3787 4 года назад
Kelmadahan machooda yaa garanaya??? Tabada' Taaqsi Toobso Taawada Tabbad Tumun Tiil Toogo Taabay Tarantar
@mahirdalpoqortooyo5546
@mahirdalpoqortooyo5546 4 года назад
Walhi ma aqaano
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 6 лет назад
kkkkkkkjk
Далее
ФОКУС -СВЕТОФОР
00:32
Просмотров 66 тыс.
Они захватят этот мир🗿
00:48
Просмотров 761 тыс.
Abwaan makeyte gabay
3:45
Просмотров 10 тыс.
ФОКУС -СВЕТОФОР
00:32
Просмотров 66 тыс.