Тёмный

GABDH AAN İ JECLAYN MAKU BEERİ KARAA JACAYL? SU'AALAHA 

ANNAGA PRODUCTİON
Подписаться 387 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; Arimahasayni...

Опубликовано:

 

13 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 90   
4 месяца назад
Si aad uga qayb qaadato barnaamijka xigga halkaan su'aalaha kusoo dir ''instagram.com/abdirashid_ahmed_sheikh/?hl=tr'' Ama Commentiga halkaan xitaa waad kusoo qori kartaa?
@Aries22391
@Aries22391 4 месяца назад
Abdirashid wad mahadsanthay bulshadena somalida calamka ugu danbysa kanalada ladawado 99% waxa leh rag super beta simps iyo dumar, iyado markeni hore bulsho ahan an utaba barneyn in guurka, xirirka iyo haasawaha ay yihin sida gabadhu dooneyso, markan eegno xita gurka ama xirirada social media lagu fafiyo inta badana gabadha ninka nacda ama ka tagta mala dhihi karaa dumarka iyo raga waxa xaqiiqada tajribey og dumarka xiligan la joogo, ragase maxad kula talin leheed si ay xaqiiqada u arkaan
@hamsemuhumed1680
@hamsemuhumed1680 4 месяца назад
Alpha legend
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 4 месяца назад
Muqal noga so same raga alpha beta and omega iyo shqsiyadodi
@Umulkhayr419
@Umulkhayr419 4 месяца назад
Maxay tay sababta ay ragu marka ay la aqalgalaan gabadha Ee hawshoda ugadhameestan ay unacaan marka ay uur uyeelato
@Iliasmohamedhassen
@Iliasmohamedhassen 4 месяца назад
Soomaaliyeey kanalkaan 6M subscribers ayuu u qalmaa wlhi ❤
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 4 месяца назад
Somalida youtube isticmasha horta 6m ma gaadhan
@Iliasmohamedhassen
@Iliasmohamedhassen 4 месяца назад
@@yaxyecali5232 wayba kabadanyihiin lipaax kuwa daawada sharma boy 6 milyan wax dhaaxaa kama yara sxb
@user-jl1pn6pc8r
@user-jl1pn6pc8r 4 месяца назад
Alpha legend like me
@MALIBOY-wl1yq
@MALIBOY-wl1yq 4 месяца назад
😂😂😂😂
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad anaa ila hadlaysaa malaha hhhh naftaada dhis oo iyada ku mashquul wax dhaama ma leh dadka tooda u daa weeye dumarku waa balaayo loo baahan yahay aragtidayda naftaada dhis oo heer inaa gaarto keliya awoodaada saar muhiim maahan inaad xiriir samaysato intaa heer ka gaareyso waqti dhalinyarnimada haku lumin dadka qaar waa xaqiiqa jidha.
@JilleyAliIbrahim
@JilleyAliIbrahim 4 месяца назад
Thanks our great teacher
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 4 месяца назад
Jazakallah kheyr siddah ugu quruxdda badan ayad u falanqeysay ustad mahadsanid su all muqaladda ustad inoo guu so dhaqso ad ayan ku xiiseya golden voice
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 4 месяца назад
Noo soo badi ustaadi ❤❤
@abdulaahimustaf2779
@abdulaahimustaf2779 4 месяца назад
Ustaadi taasi waa kaa diidey aniga ahaan meeqa gabdhood oo jecayl ku abuurey.....oo hadana kuguuleystey
@yacinhassanbouh1358
@yacinhassanbouh1358 4 месяца назад
Thanks ustaad
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 4 месяца назад
Mahadsanid ustaad
@yacquubowwww
@yacquubowwww 4 месяца назад
thanks cashar aan mudo dheer an. sugaynay ❤
@Iliasmohamedhassen
@Iliasmohamedhassen 4 месяца назад
Macalin cabdi rashiid
@HussenMohamed-ls1ju
@HussenMohamed-ls1ju 4 месяца назад
Mowduuc muhiim ah waaye wll
@sacadhanad6465
@sacadhanad6465 4 месяца назад
شكرا
@user-ub3mw5nd8p
@user-ub3mw5nd8p 4 месяца назад
Thanks ❤
@korneylabdimalik419
@korneylabdimalik419 4 месяца назад
War nio warkaan Soo Badi ragii nagahii wayku wada adkeeyeene😂
@user-jx8xo4zi4g
@user-jx8xo4zi4g 4 месяца назад
Thank you 🎉🎉
@MahadMuhammed-mb3fc
@MahadMuhammed-mb3fc 7 дней назад
Masha alah borofasor cabdi rashid Wax badan ayan kaa faa iiday wana kugu xera nahay
@baaba.rashka
@baaba.rashka 4 месяца назад
Aad iyo aad gudomiye annaga production
@user-oz1em7ox4m
@user-oz1em7ox4m 2 месяца назад
Masha Allah walale
@abdirisakomar1925
@abdirisakomar1925 4 месяца назад
tank you😊
@user-de8yl3lw3r
@user-de8yl3lw3r 4 месяца назад
Big teacher
@MohamedHassan-ko3mv
@MohamedHassan-ko3mv 4 месяца назад
MAHADSAMID USTAD
@user-zh7fj2pp9g
@user-zh7fj2pp9g 4 месяца назад
Bugaag dhaxal ah ka qor Ugaaz annaga media
@user-ss6tw1bf2c
@user-ss6tw1bf2c 4 месяца назад
aad ayan ku dhagesta wllky macn❤😊😊
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 4 месяца назад
❤❤ustaad cabdi rashiid shugran zxb
@aidurusalarmaan3368
@aidurusalarmaan3368 2 месяца назад
Muqalkan okale inbadan raadinayey wlhi ❤
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 месяца назад
Ustaad alpha and beta maxay kala yihiin
@user-fg4cf3zv3y17
@user-fg4cf3zv3y17 4 месяца назад
Legend
@Durun14
@Durun14 4 месяца назад
Ustaad abdirashiid
@abdallakuusoow2811
@abdallakuusoow2811 4 месяца назад
In ayku socsiyaan Laxanka Waa Cajiib wllhi
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 4 месяца назад
Usdaad waan ku waayaye xageed aaday
@user-nm4kn8hm5h
@user-nm4kn8hm5h 4 месяца назад
Nooso Badi qisooyinka😊
@ZAKI988
@ZAKI988 4 месяца назад
Teacher Wku Taagera❤
@hamsemuhumed1680
@hamsemuhumed1680 4 месяца назад
Alpha legend
@Kalmaalov
@Kalmaalov 3 месяца назад
Gabadh haku Qasbin inay ku daneyso sababto ah Karaamada ayaa hoos u dhacaysa, Karaamada iyo Jacaylka Karaamada muhiimsan marwalba
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 4 месяца назад
Ustaad whatsap lambar usamee su’aalaha mahadsanid.
@Maidaxuseen
@Maidaxuseen 4 месяца назад
Lkn ani raga betterka ka helaa oo aadka iidaneya aana ad adkeyn astamo dumar yar ku jirto😮 dooqada maxa uheli la, dahay islahaay ileen raga waxana laguso aqriya iskibri ladhaha 😂 dumarka dhan isku nuuc maa umaleesin sida raga ukala duwan yihiin aye iyagana ukala duwan yihiin qofwalba sidiisa ha ahaado dabeecado lahen yo isku yelin qofwalba qof dooqisa uyahay ayu helaya🫡
@zakariyemohamed4100
@zakariyemohamed4100 4 месяца назад
Sii guud baa loo hadlay waa xaqiiqo qaraar ee liq midaa tan na kudaryo dumarka waxay waa rabaa ama kahelaa afka katiraahdo waxba kama jiran ayuu abadanyahay😎
@Rohitt_21
@Rohitt_21 4 месяца назад
✋🏻 Jooji waxaad wado waa ku keligaa qof yhe🙄 xulashada waqti geda lagu kala yahy📲😃 iLaa aan ka arko iLmaheyga barbarintoda xaaskaa meel sreh kaga qeyb qaadan kareydo💭 #Alpha👓🔕
@Maidaxuseen
@Maidaxuseen 4 месяца назад
Siguud loma hadlin maku xisaabtamin miya sida raga ukala duwan yihiin ine dumarka ukala duwan yihiin qofwalbana dabeecada lo abuuray wa mid logu talagalay tankale hda dabeecada leheen isku yeeshid xaragaa Lodhalan lex magaarte so dabeecada runta so bixi meyso marki lis guursado side kusi socone marka isla noolanshaha labo qofood oo been isku so sheegay. Ubadantahayna iska dhaaf dumarka isku mid maahan
@Maidaxuseen
@Maidaxuseen 4 месяца назад
@@Rohitt_21 dabeecada leheen hda isku yeeshid marka guursatid midada saxda so baxeyso😁ee dad sida tahay kugu rabo buux waaye nuuc kale ha iska dhigin dumarka qaar waxa jira dabeecad adadag leh ee alpha rabin
@Barre66
@Barre66 Месяц назад
Sida badan ayaa laga hadlaa gabdhaha ma jecla raga kadaba yuusa ee isku dhul dhiga raga isla weyn ayay raadiyaan Xitaa ninka lacagta siiya ma jecla ee waxa ay jecelyihiin kan ayaga lacagta ka qaada
@user-ud6mo9et5h
@user-ud6mo9et5h 4 месяца назад
🎉🎉❤
@YarisowYarisow
@YarisowYarisow 4 месяца назад
😮😮😮
@user-bm4sr8cc3d
@user-bm4sr8cc3d 4 месяца назад
Macalin ku da yasho mudan
@Ymc.harwayne
@Ymc.harwayne 3 месяца назад
Walhi muuqalkaan waa faa ido soconaysa
@abdi85237
@abdi85237 4 месяца назад
Walahi alfa ahay hadey ila hadlan xataa waa isla weynahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Sofiaabdi-mm9bu
@Sofiaabdi-mm9bu 4 месяца назад
Alfa maxa laga wadaa Sxb 😂
@Zayynab236
@Zayynab236 4 месяца назад
😭💀
@abuushlove7098
@abuushlove7098 4 месяца назад
​@@Sofiaabdi-mm9buGoogle weydii😂😂
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 4 месяца назад
Sidaasoo kale ahay, dumarka ma wada daneeyo 20 sano jiraa gabadhna wali jacayl caadi ah uma qaadin
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 3 месяца назад
Ignore gree bes yadaa ku imanysaa ha siin wax dareen zaaid ah ula macaamil si di casdi oo kle balamaha igu horeeya baaji marka watigs isu imaatiga wsx yar ka hor ugu yaraan 2 jeer, bes intaas keliya samee bal arag waxa dhaca markaa, waa qaacidadayda tan kamaso akhron buug kana dhegeusan sheeko ee noloshaa i barty jady qaldsnty iyo hady ssxantyba,
@Liliskoj
@Liliskoj 4 месяца назад
Alpha like me
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka 4 месяца назад
Ustaad ntee Suasha lagugu Sodiri Karaa?
@hamsemuhumed1680
@hamsemuhumed1680 4 месяца назад
Abdirashid zxp arimaha jacaylka soobadi
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 4 месяца назад
Jacayl maxaya 😅 legenoow
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 4 месяца назад
War dumarku hoolo badanaa iaamin
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 4 месяца назад
Ustad muql.noga same raga alpha beta and mega iyo shqsiyadodi
@jurganklopp9755
@jurganklopp9755 3 месяца назад
Muqaalka ka horeeya soo daawo markaasad ogaanaysaa
@mohamudiidle7436
@mohamudiidle7436 4 месяца назад
Omega beta maxaad ka kala wadaa
@AbdiqafarFanax77
@AbdiqafarFanax77 4 месяца назад
Raga ayaa sadax loqeybiyaaa Alpha Better Omega.
@ConfusedBlueMackerel-wk5cn
@ConfusedBlueMackerel-wk5cn 4 месяца назад
​@@AbdiqafarFanax77noosharax wll mxy kala yhin 3daaan
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 4 месяца назад
Alpha waa majixaanjixe oo eey gabadha doonato lkn hadu jeclaado waa jcyl dhab ah
@macaanichannel6740
@macaanichannel6740 4 месяца назад
Thanks 😊 🫂
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 месяца назад
Raga iyagaa waligood dumarka xulan hiraye sidee wax u wadaa warun in qofna qof an rabin daba ordo
@Rohitt_21
@Rohitt_21 4 месяца назад
Xulashada lagu kala yahy dumar kaa seh ma tahy tu carurtey tarbiyadoda meel sreh kaga so baxaysoh xaas an lee yahayna ku dareemayo?! Mey tahy🤔#Alpha💭👓👋🏻
@Ibrahimmaxamuud-yv3nk
@Ibrahimmaxamuud-yv3nk 4 месяца назад
Mahad sanid ustaad
@wilwaal545
@wilwaal545 4 месяца назад
Asc mr Abdirashid Nosobthy su alaxa . Mahd sand sudio
@jamarti348
@jamarti348 4 месяца назад
Soobadi bal barnaamijkan
@amaaljanno7157
@amaaljanno7157 4 месяца назад
Ustaad gabar ban qabaa mudo 10beri ahna ma wada kulmin dhanka sariirta xaalado ka dhashey lacag la,an iheysa iyo dhanka bilka qoftaas 10 cudur daar bey ila timi kamana bixi karo inan caadi ka dhigtaa rabaaye o an farxad ku wada noolaano mxa xal ah ustaad
@ashrafalihassan3551
@ashrafalihassan3551 4 месяца назад
Sxb markaa shiidka kabaxdo Lee gabadha lakulmi kartaa mahadsanid
@hmedmohamed07
@hmedmohamed07 4 месяца назад
Abdirashiid waa aqoon yahan dhinac walba ka dhisan
@maxamedwadani4908
@maxamedwadani4908 4 месяца назад
Alfa micnahiisa waa lacagta hhh yaa lis daalinin
@LearnTop10thingsTV
@LearnTop10thingsTV 4 месяца назад
waa foolxumahay, shiid ayaan ahay, xaliimoyinkana uma jilcani. sideen ku heli doona naag an gursado?😂
@geeddheere5985
@geeddheere5985 4 месяца назад
Kuwo aan ogahay dhafaraa diley xidhiidho dhaadheer ayay ku jiraan wakhti lumis 😅
@dekeofficial8817
@dekeofficial8817 4 месяца назад
Waqti lumisa wen waliba lkn anig ,wanba jifa xiligas dhafra iskum rabo
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 4 месяца назад
alfha waaba show waaa cilad aad u qaab daran waayo dumar xitaa hadii ay saxan yahii kii qilaafa ayaan ahay lagama yaabo in anan wax anan rabin la igu dirqiyo waxaa u arkaa dabeecadeyda qalafsan markaa arkay alfha in aad ahay goaan aan qato maba ka laaban karo
@canabiinadia
@canabiinadia 4 месяца назад
Gabadha dooq bay leedahay isku kalsoonow
@user-gp8lm8xv5h
@user-gp8lm8xv5h 4 месяца назад
Beta dhib haysto 😂😂😂😂
@MaryamoYacquub-zk1yi
@MaryamoYacquub-zk1yi 3 месяца назад
Hade waa yaab gawar nin aan qiimahega gaaraneynin in aay dab cararta😂😂😂😂😂😂 taa waa been nin kibir badan maa fcna waxa jira gabadha kaa sii kibir badan baa jira
@Musfira3100
@Musfira3100 4 месяца назад
Add I add ❤
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 4 месяца назад
Alpha legend like me
Далее
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
Просмотров 436 тыс.
7 Haddiyadood sii Carruurtaada I - Mubarak Hadi
14:14
054 | 14 | Saaxiib isaga dhig ka dib basaas xogohooda!
17:30