Тёмный

GABDHA UUR KA SODAHAY UGXANTA DACIIFKA AH AH KA FAAIDEYSO DAWADAAN XAJIIBKA AH 

Marwa Star Cooking
Подписаться 89 тыс.
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 127   
@zamzamlastqueen6476
@zamzamlastqueen6476 2 года назад
Qofka ugu horeyo ahay like ii saara asxpey🥰🥰🥰🥰
@nasteexocabdullahi74
@nasteexocabdullahi74 2 года назад
Waad mahadsan tahay abaayo waxaan aad uga FAA,iday sajabeel iyo qarfe iyo malab angoi ilmo iga dilmeen wlhi aad ayaan uga faiday Masha Allah
@ugbaadargasan5435
@ugbaadargasan5435 2 года назад
Abayo sidee u istcimaashay
@nsm7833
@nsm7833 2 года назад
Sided isugu dartay maxad ka faaiday caadada maqan masoo celiyaan
@asadcali4036
@asadcali4036 2 года назад
Masha allah
@natramohamed8233
@natramohamed8233 2 года назад
Shukran jazakallah kheer abayo allah kuxifdiyo
@asliali7269
@asliali7269 2 года назад
Mahadsanid abaayo kheer ilaahey haku siiyo Amiin 🤲 muraadkaaga ilaahey haku sahlo Amiin🤲🤲🤲
@Katikika148
@Katikika148 Год назад
Mashallah ilahay ha ku xafido jazakilah keyrr waxtar badannn bad so dhigtey kuma ku bilaba , 2 sano ilma maleho wxa sabb fix ban leyahay iyo 2 buro
@asmageedi8011
@asmageedi8011 8 месяцев назад
😢 wll buro bilaa kugu taal
@ifrahali5667
@ifrahali5667 2 года назад
😂 sisin nadiif ah ayaa ii yaalay wlhi waa kacay waan soo kululeyay waa runteed jiiditaanba uma baahna iyadoo qandac ah hadaad afka ku shubatid kaalay iska arag caraf waana macaan masha allah
@diriehyoussoufroukiya
@diriehyoussoufroukiya 7 месяцев назад
Sisin maxa la dhaha qali réer Djibouti ayan ahey
@saiddeka8742
@saiddeka8742 2 года назад
m,n sha Allah 💗 keep going wll aamiin 🤲🤲
@XidigahaOfficial
@XidigahaOfficial 2 года назад
Jazakallah qeyr
@fatuushacadey7062
@fatuushacadey7062 2 года назад
Abayo dukan organic noo fur bal oon mudawadka iyo malabka dabiciga ah xbbti
@umusihamali2846
@umusihamali2846 2 года назад
ASC Abayo nabarkaa isoo dir please
@ifrahali5667
@ifrahali5667 2 года назад
Marwa abaayo walaalaha ku jira IVF process yada waxey aad uga cawdaan uterine lining oo daciif ka ha fadlan soo geli video ka hadlaya arrinka sida loo adkeeyo uterine Lining jazkallah abaayo
@rodaahmed86
@rodaahmed86 2 года назад
Ascww abayo nairobi baan kula joigaa maraamiyaan rabaa lanbarkaaga isoodir
@katrinaothman549
@katrinaothman549 2 года назад
Jazkallahu kheir hbbte 🥰
@ayanahmed6193
@ayanahmed6193 2 года назад
Asc jz kheir daa in wa abid xabiibty khayr an dhaman aan kuu rajaynayaa aamiin
@deqoxasanluula7823
@deqoxasanluula7823 2 года назад
Marwo aniga wa weeray boqol wax aad soogalisey mid aaan iticmaalo bn garan la ahay
@dr.sukeenaabdullahi7888
@dr.sukeenaabdullahi7888 2 года назад
Wll qeyb kamida joogteey kadib fiiri wxi is bedelly kadib hadana kuwa kle tijaabi allah na weydiiso waxa rabto asgaa bixiyee
@H-Abdull
@H-Abdull 2 года назад
Manshallah tabarakaAllh Amiin ya rabi
@faadumoabdiofficially7771
@faadumoabdiofficially7771 2 года назад
Asc walalahay please lambarka marwada ayaan rabaa walalahay qofkii haayo
@qadroqaali7436
@qadroqaali7436 2 года назад
Mash allah ilahay haku xafido aa way wax calosha jaraye hee
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
Manta sogalinaa
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 2 года назад
Masha Allah tabaraka raxman, abaayo Mahadsanid
@fadumosaid5170
@fadumosaid5170 2 года назад
jasa kumullah
@fatumaliban576
@fatumaliban576 2 года назад
Mashaa alah xafidulah shugrsn 🙏🙏👌❤️❤️👍
@rahmoruun7850
@rahmoruun7850 2 года назад
Ilaahoow nagu guuleey
@ayaanfiican1202
@ayaanfiican1202 2 года назад
Amiin
@samira2061
@samira2061 2 года назад
Amiiiin
@caaliyoadoontaallekusoow2872
@caaliyoadoontaallekusoow2872 2 года назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋اللهم امين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 2 года назад
Jzklah qeyr xabbti
@fatimaduale4393
@fatimaduale4393 2 года назад
asc.ciid.mubaara.marwa.waxaan.rabaa.inaan.kulasooxidhiidh.adooraali.ah.allah.akaaraali.noqo.wabsaad.kaakaag
@khatramohamud5617
@khatramohamud5617 2 года назад
Abayo sinsinta iyo caleenta hal mar miyaa la isticmaali midkale raga mala siin karaa caleenta
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 2 года назад
Mansha allah tabarakalah wllo qaali
@abdullahideeq5533
@abdullahideeq5533 7 месяцев назад
Amiin abayo Inshaa alaah
@ibrahimalta141
@ibrahimalta141 2 года назад
Asc Abaayo maxaa ladhahaa maraamiye af soomali noogu sheeg alaha kuxifdiyee
@farxiinaofficial217
@farxiinaofficial217 2 года назад
Ameen abaayo
@anasmaxamed5841
@anasmaxamed5841 2 года назад
Abayo waa umu anas dhiigi wa iga wareray maxan ku sameya dhaQtiirti waxey i dheheen hormunka waa dhac san yahay isoo jwb abayo
@fhfhgfhfug9430
@fhfhgfhfug9430 2 года назад
Mahadsanid qaali
@kawtharadam9634
@kawtharadam9634 2 года назад
Assalamu aleikum abayo qaali sualaha kajawab marki laguweydiyo fadlan….dad kuguxiran ayan nahay 🙏🙏🙏
@xxreaper8593
@xxreaper8593 2 года назад
asc abayo waxan ku weydina qof ladhahay uxantada wey dhamaden maxa uron abayo mara walibane laba bilod kadib waxa kudhaca cadad abayo qeer aha hakusiya ee iso jawab
@faisadahir4686
@faisadahir4686 2 года назад
Ugxaanta hadeey dhamaato waaba dhibe wixii soo sheegay daawo malahan miyeey dheheen
@sacdiyoshirwac4106
@sacdiyoshirwac4106 2 года назад
Aniga waxaan uheystay carabaha in aat joogto
@Lulu-114
@Lulu-114 2 года назад
Ajar allaha kaasiiyo abaayo noosoo gali waxa burada minka lagu nadiifiyo buro biyood ma aha abaayo burada minka kusameysmata shukran qaali
@saafinuur2074
@saafinuur2074 2 года назад
kaninka falaarta cun qali
@Lulu-114
@Lulu-114 Год назад
​@@saafinuur2074 kaniinka falaarta bis miyaa magaciisa abaayo mhdsnid
@Lulu-114
@Lulu-114 Год назад
Iisoo sheeg hadaa magac kle uheyso abaayo
@gjgjghghgjgjgg7071
@gjgjghghgjgjgg7071 2 года назад
Asc abayo mahadsanid waxaad no shekta waxa akyalo sisinta maxey yihiin ma fahmine magacoda naso sheek mcnto adigo mahadsan
@iqracadeey2603
@iqracadeey2603 2 года назад
Asc xabibti cuntada udran thyroid gland iyo kuwa u ficanba
@fihiimalaki6555
@fihiimalaki6555 2 года назад
Abayo mcn wax laygu yidhi qofka qaba beerxanuunka ma isticmalikaro run miyaa abayo mcn
@H-Abdull
@H-Abdull 2 года назад
Ilahy cafimd nogu dar
@Shakra23
@Shakra23 Год назад
M.a Inte kga so xiriraaa
@halimarage7385
@halimarage7385 2 года назад
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yarabi
@maankachannel6003
@maankachannel6003 2 года назад
Abaaayo dhiiga Markaan ka dhaqdo maan bilaabaaa ilaa intee wadaaa
@munaahmed6270
@munaahmed6270 2 года назад
Asc abayo please pcos kaa ka soo hadal alaha ku barakeeyo abayo please pcos baa ii dhibay hormonka raga igu badan waan la dhibanay ina soo duceya
@nimcoabdirahman6040
@nimcoabdirahman6040 2 года назад
Wllo marwo geed kana maraamiyahay hargaysa ma ka heli karnaa wllo
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
+252 61 5595456 numberkaas ka wac
@Cadnan-wt9ms
@Cadnan-wt9ms 2 года назад
Asc setahy marwo sharaf ugxanta
@munacawilabdi502
@munacawilabdi502 2 года назад
Wll waxaad ii sheegtana shaha magacisa cadiga ah isheegna wll ma fahmine adigo raliya
@sawdaamirofficial1884
@sawdaamirofficial1884 2 года назад
Jazakallah fadlan channel kaygaa isoobooqda more subscribe
@ملكةالحياء-و2ز
@ملكةالحياء-و2ز Год назад
Sinsinta finan badan iga so saartay xasaasiyada may kicisa yaa arkay oo ila mida
@Amran218
@Amran218 7 месяцев назад
Marwo inte kabaxday abayo.solaabo abayo
@mulkinuure1728
@mulkinuure1728 2 года назад
abayo 3 bil cadadi waa wayay maxaa sameyaa tan hada asoo calentan iyo sisintan ma iga cawin karaan
@faidochannel7486
@faidochannel7486 2 года назад
Biyokulel malab subxhore
@sacdiyoqurux3292
@sacdiyoqurux3292 2 года назад
Abayo caa dada waa iga tagtay waqtigedane magarin MA cuni Kara sisintan
@akariimsalma224
@akariimsalma224 2 года назад
Asc Abayo sisinta kaliya marka cadada ku imado bas maad 10 malmod ka isticmaleysa iso jawab
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 2 года назад
Jzkllh qaaliyey🥰
@nadiramohamud4910
@nadiramohamud4910 2 года назад
Xagee kala so xiriira abayo plz
@SacdiyoSiman-m6i
@SacdiyoSiman-m6i 6 месяцев назад
Abayo xage lagala soxiririkara
@umunashaadumunashaad7741
@umunashaadumunashaad7741 2 года назад
qaali telkaaga ii sheeg caleynta ayaan rabee
@nimconoor6266
@nimconoor6266 Год назад
Abayo telkaga ispkor wankulasoxirerw rabayee
@maryamamaxamed611
@maryamamaxamed611 Год назад
Aabyo xagen kaahela marmiyda iyan raba 😢😢😢😢
@zamzamlastqueen6476
@zamzamlastqueen6476 2 года назад
Abyo inuu qabo noqdo miyaa mise🥰🥰
@halimarage7385
@halimarage7385 2 года назад
Asc huno
@mursalmohamed5556
@mursalmohamed5556 2 года назад
Wll xagee kaala soo xiriiraa wll
@luulmumin9157
@luulmumin9157 2 года назад
Shugra,xabiibtii, waan kaqqabaa
@luuulhassan3767
@luuulhassan3767 2 года назад
Abaayo balis telkag iso qor calenta u bahanahy walashey
@aminamohamud6955
@aminamohamud6955 2 года назад
Abyo inten kala soo xiriraaa maramiyaha rpaaa
@caaliyoadoontaallekusoow2872
@caaliyoadoontaallekusoow2872 2 года назад
Marwo salida macsarada kawaran
@mandeeqmursal8298
@mandeeqmursal8298 Год назад
Nameber kaga no reeb abayo xagee ka jogta Nairobi
@assiaali2371
@assiaali2371 2 года назад
Magaca shahaa plz
@dahrandagan6915
@dahrandagan6915 2 года назад
Abyo mcn lanbarkaga isii ama gurubka igu dar
@ubaxsheekhxassan1506
@ubaxsheekhxassan1506 Год назад
Qq
@basramaxamadnuur8251
@basramaxamadnuur8251 2 года назад
wcs
@monahaji1907
@monahaji1907 2 года назад
👍
@kinmohamed5710
@kinmohamed5710 2 года назад
ASC abaayo, intee Nairobi ka joogtaa, contact gaa away
@ikranapdihashi2347
@ikranapdihashi2347 2 года назад
Abyo somaliyo inte laha hela wan ubahanahe
@rahmasami4272
@rahmasami4272 2 года назад
Maramiyo maxa waye
@ifraaxali8623
@ifraaxali8623 2 года назад
Asc abaayo mcn numberkaga isodir waxabaan kula wadaagi rabaa
@Queeen123
@Queeen123 2 года назад
Nimanka mala siin kara?
@munamohamed1678
@munamohamed1678 2 года назад
haa gabadha shegeso video ga dhameso please 🥺
@Queeen123
@Queeen123 2 года назад
@@munamohamed1678 mahadsanid abyo
@mulkij961
@mulkij961 2 года назад
asc walashey jazakallah maramiya english a han maxa lagu dhaha?
@zamzamabdi1106
@zamzamabdi1106 2 года назад
Abyo sage leaves ladhah
@mulkij961
@mulkij961 2 года назад
manshallah walashey
@mulkij961
@mulkij961 2 года назад
@@zamzamabdi1106 jazakallah
@zeytunadan7132
@zeytunadan7132 Год назад
Maramiya maxaladaha
@hodanhodan2887
@hodanhodan2887 Год назад
Calenta. Abyo wa raba side kuhela
@wardaaden9764
@wardaaden9764 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 2 года назад
Sesame seed laa dhah english
@fatumahaji7346
@fatumahaji7346 2 года назад
Sisinta maahane the other one is what mi dear
@saharahussein1756
@saharahussein1756 Год назад
Nambarke lagaso xarir
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 года назад
Abyo maramiyo maxaa ladhahaa abyo
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 2 года назад
Asc sister aniga7 sano ma dhalin waxan qabaa pcos or buro biyid wandan jooga waxay igu dhahen hormalin imbalances kugu dhacay dawad sokorta cun la gu dhahay 3 sano qabaye kadib waan iska dhafay. Cado qal qal qaba mukaa icanunayo iyk dhavar xanun badan pcos iyo edomaritios waxa la dhahy gabsha madwo ga kudhac la dhahy kaso hadahadl abayo iyo kadida dhig uga jira ilaa iyo covid kiu 2sano iy bar
@DumarBilla
@DumarBilla 7 месяцев назад
Ilhy hku cfiyo byo
@hawaluul1649
@hawaluul1649 2 года назад
Maraa miyo maxa ladhahaa
@fatumahaji7346
@fatumahaji7346 2 года назад
Nairobi hagelagahela Abayo macan Pliz your phone
@aminahussein7194
@aminahussein7194 2 года назад
Aboyo numberkage isodir
@baboyarow1128
@baboyarow1128 2 года назад
Shaha English kusosheg
@sacdiyoshirwac4106
@sacdiyoshirwac4106 2 года назад
Abaayo manooroobi ayaaa joogtaa
@leilaaliosman327
@leilaaliosman327 2 года назад
Asc
@ubahmohamud5202
@ubahmohamud5202 2 года назад
Walalayaal yaa yaqaano calinta gabadha ay no sheegeyso iso sheega
@maryanabuukar7409
@maryanabuukar7409 2 года назад
Af carabi maxa lagu dhaha
@XidigahaOfficial
@XidigahaOfficial 2 года назад
Abayo number numberka Somalia no so sheeg
@marwastarcooking
@marwastarcooking 2 года назад
+252 61 5595456
@fadumahajiabdimohamed1306
@fadumahajiabdimohamed1306 2 года назад
@@marwastarcooking p
@abukarqalinle9845
@abukarqalinle9845 2 года назад
P
@nasramuusesaciid6141
@nasramuusesaciid6141 2 года назад
Asc wll
@nasramuusesaciid6141
@nasramuusesaciid6141 2 года назад
Wll labarka whatsapp isheeg
@luulmumin9157
@luulmumin9157 2 года назад
Abaayo raqamkaada ayaan rabaaa Waxaan kulajoogaa nairobi Please send me your number
@hafsamohamed8528
@hafsamohamed8528 2 года назад
Masha. Allhaa. Abayo. Jazaakallah. Khayr.
@luulmumin9157
@luulmumin9157 2 года назад
Nabarkaa isoo dir
@nadifagele8088
@nadifagele8088 2 года назад
Abaayo videoyada kale ka dhex radi nambarkeda waad ka heleysaa inshaa Allah
@wardaaden9764
@wardaaden9764 9 месяцев назад
❤❤❤❤
Далее
SIDEE LOO BADIYAAA TAYADA UGXAANTA DUMARKA?
4:35
Просмотров 95 тыс.
ВЫЖИЛ В ДРЕВНЕМ ЕГИПТЕ!
13:09
Просмотров 276 тыс.
POLI и Маша - Сигма бой
00:20
Просмотров 329 тыс.
Women’s Celebrations + Men’s 😮‍💨
00:20
MADOONEYSAA SI SAHLAN IN AAD UUR U YEELATID?!
23:09
Просмотров 80 тыс.
saliida timaha ku Dheerey neeyso si dag dag ah
38:04
Просмотров 334 тыс.
Sabca  mudaawaad  sameeyso
10:53
Просмотров 6 тыс.
QISADII GABADHII LACIILAY KAFAIDEYSI WACAN
16:26
Просмотров 116 тыс.
ВЫЖИЛ В ДРЕВНЕМ ЕГИПТЕ!
13:09
Просмотров 276 тыс.