Тёмный

Gabiilay"Deg Deg Qiso Layb leh, Libaax Marti Galiyay Nin 2 Habeen,caruutisna 

Bulsho News
Подписаться 377 тыс.
Просмотров 193 тыс.
50% 1

Gabiilay"Deg Deg Qiso Layb leh, Libaax Marti Galiyay Nin 2 Habeen,caruutisna
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv - bit.ly/3OtZlnj
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Опубликовано:

 

29 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 102   
@jamaisse9852
@jamaisse9852 Год назад
asc wax walba waqtigaa waa wanaagsanaayeen dad wacan iyo xayawaan wacan oo xishoonaya ayaa jirey. maanta waxaa jira wadaad iyo siyaasi iyo garaad aan waxba xeerinayn oo fidmo oo dhan furahoodii loo dhibay.
@zainabmohamed4922
@zainabmohamed4922 Год назад
Aad iyo aad wxa laga yabaa inay gooshaasu Magan teedaa la kaxaysty ku dagaalamysay😎😎😎
@LFC4life99
@LFC4life99 Год назад
Beenta Maja xitaa xayaawanka walan hada
@istaahilcabdi8516
@istaahilcabdi8516 Год назад
2
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Год назад
REER Gabley waan idin Salamay salaan aad u qiimo badan I love Gabiley
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 5 месяцев назад
Wankaa qaadnaY wll mcn
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Год назад
Waa qiso cajiiba qofkii ilaahay bad baadinayo cidna madilikarto
@abdikadirabdullahi7148
@abdikadirabdullahi7148 Год назад
Wlh aniga ninkan warkisa ma beninkaro
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 Год назад
سبحان الله
@kalabaidhospital6019
@kalabaidhospital6019 Год назад
Ree gabilay wan idin salaamay
@saynabxuseen627
@saynabxuseen627 Год назад
Layaab badana ❤
@AxmedCali-le1iz
@AxmedCali-le1iz 4 месяца назад
Waa cajiib❤❤
@jaamacsaleban8412
@jaamacsaleban8412 Год назад
Mshllh waa oday wax garad ah.
@wahgarad
@wahgarad Год назад
Runtii waxa ay ahayd dhacdo aad u xanuun iyo yaab badan
@jaamacsaleban8412
@jaamacsaleban8412 Год назад
Nabaddoon cabdi inshllh khyr baynu isku ognahay.
@mohanmahamed7486
@mohanmahamed7486 Год назад
apdi daahir puuh🥰🥰
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 5 месяцев назад
Soo baro sida Af Soomaaliga loo qoro Nadal yahoow oromka ahi oo hanooga ciyaarin luuqadayada.
@abokaraadan2506
@abokaraadan2506 Год назад
Ala dilaa dhinta waa amar ilahay
@Goojacade143
@Goojacade143 4 месяца назад
Viva ugaadhyahan my tolkay
@bashirabdi2692
@bashirabdi2692 Год назад
Kkkkk wlhi duqan qosol bu igu dilay🤣🤣🤣
@Zamzam.044
@Zamzam.044 Год назад
Libaaxa iyo bahalaha hoose macunaan ilmaha aan caqliga lahayn
@user-zx2uf1jb5h
@user-zx2uf1jb5h 4 месяца назад
Hfhffkfjhh
@user-id1mw8ck4u
@user-id1mw8ck4u 4 месяца назад
Libaax 2024😢😢❤❤❤😢😢😢😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤😢😢😮😮😮
@cabdiraxmaanmaxamed2288
@cabdiraxmaanmaxamed2288 Год назад
waa runtiih oo libaaxu dadka wacad ayuu la dhigtaah
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 5 месяцев назад
Subxanallah
@Amiin.jaamac-bw6fo
@Amiin.jaamac-bw6fo Год назад
Layaab
@khadardayib4836
@khadardayib4836 Год назад
Ilahay Calool yaxaasna waxwuku badbadiya
@user-cp9wk7xf9m
@user-cp9wk7xf9m 2 месяца назад
❤😢😢
@xasancabdilahi415
@xasancabdilahi415 Год назад
Asc
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Год назад
Mirqaanka soo kan libaaxu ku martigeliyey.
@godisgreat7041
@godisgreat7041 Год назад
War indho adkaaa odaga kulahaa faras ayaa mooday iyo wuu i casuumay cabsi cabsi waaye shekadaan
@axmedweerar0078
@axmedweerar0078 Год назад
Walahey aad aya u qosley waxa ku qoslayaa dadka comment kooda iyo marka odeygan lo akhriyo 🤣🤣🤣🤣 adkaatey adkaatey
@kassimosmanainan
@kassimosmanainan 3 месяца назад
Aar ku dhasha lamajoogo gooshaa korisa magoolbay ahayd
@axmedxidigaale5767
@axmedxidigaale5767 Год назад
Hye shan jirna waad ahayd
@maryammb7064
@maryammb7064 5 месяцев назад
Hala yaabin masha Allah xasuusta dadka qaar 4 Sano 3sano wey xusuustaan
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 5 месяцев назад
​@@maryammb7064sax angbo aad bn uxasusta 6 jirkeyga waxan dar cidan jiray xitaa iyo malinki alifka ibaray wax walbo qabnnjiray
@cabdulahiaxmed4987
@cabdulahiaxmed4987 Год назад
Hhhhh legend dhor hamayn baan lajoogy
@aminasaid1843
@aminasaid1843 Год назад
Waa caab cabriolet
@sharifaaali8300
@sharifaaali8300 4 месяца назад
😢😢😢😢😢
@yusufmahamedomar8011
@yusufmahamedomar8011 Год назад
Adeerow reerka ugaadhyahan waysii bateen ee ma baa,bi in Sheekadaaduna waa sax (xaqiiq)
@zaedinaoomaar4104
@zaedinaoomaar4104 Год назад
Asc sxp heerka ugaadh yahanku qabiilkay ka tirsan yihiin ado raliya ii fansi
@yusufmahamedomar8011
@yusufmahamedomar8011 Год назад
@@zaedinaoomaar4104 Wcs sxb waa ugaadh abokor
@user-jf4mv6zq4h
@user-jf4mv6zq4h 3 месяца назад
Wixi 5 jir kisi miyu xasusta cano kel is not esay😂
@inantaSomalilandkufanta7766
Libaax xayawan ka wanagsan ma jiro🦁
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t 5 месяцев назад
Oo adiga mala kulantay libaaxaas aniga waaba suuxi lahaa😂😂
@albaaniali7387
@albaaniali7387 Год назад
Cabdi hirad
@adancabaas8584
@adancabaas8584 Год назад
Alaqmay maxaalaga wadaaa
@mariamabokor5071
@mariamabokor5071 Год назад
kkkkkk adeer malaha libaax muusan ahayne dibi buu ahaa waxan aadla huruday cajiib
@ahmedyasin7838
@ahmedyasin7838 Год назад
Dibigu ma hilibkuu cunaa???
@gigachad9879
@gigachad9879 3 месяца назад
Alla odaygu been badanaa faras iyo libaax buu kala garan la,yahay haddana libaaxa Araggiisana ma garanayo cidiisana wuu yaqaannaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 месяцев назад
Jibril abokor baha adan geeleh
@mohamedbarreh4143
@mohamedbarreh4143 4 месяца назад
REER Gabiiley sheekadan way ogyihiin oo waxay ku dhacday inan yar oo Gadabuursi ah (bahabar Aaden ah) ? Mudo shan (5) sano ah ayuu libaaxa la noolaa ama la socday. Odaygu da'daa uu yahay ayuu been lasoo fadhiistay? Xaqiiqada sheekadana wuu ogyahay, waa wax lala yaabo?
@MaxmudHole
@MaxmudHole 5 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkk
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 месяцев назад
Waamaya, murwodumaroo tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo dumaar haween waan uwataa bahbahbah bahyareey minyarooy bahbahbah shahshahleey QEyrtoooy dagan fariidad qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu boqorad princseseseses caday yareey
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 5 месяцев назад
Wale comentkaga ruxas aqriya kawala bismilaah
@maxameddalab7301
@maxameddalab7301 Год назад
Gabiiley iyo libaax ma is arkaan waxa mati galliyey dhuwaa
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 месяцев назад
Kkk wad xanusanyah tahay
@abdi-risakmahamoud9940
@abdi-risakmahamoud9940 4 месяца назад
Adeer lo'dii baad libaax moodeye libaaxba ma joogo gebiley
@aminasaid1843
@aminasaid1843 Год назад
Waan baqayeba
@MaxmudHole
@MaxmudHole 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@dekosharaf6823
@dekosharaf6823 Год назад
Alaqan maxa loga jeda asxabey wan alaqmay bu yiri awoowahuye
@Young-Mo
@Young-Mo Год назад
Hahaha 😂😂
@Young-Mo
@Young-Mo Год назад
Iska Sheeko marqaan
@axmedsaleeban9404
@axmedsaleeban9404 Год назад
Hhhhh War odaygu been badanaa xaguu ka yimi ilaa anigu yaabaye
@Amiin.jaamac-bw6fo
@Amiin.jaamac-bw6fo Год назад
🙄🙄🙄🙄🙄🙄 Yaa libaxninmardigaliyaylayaab
@aminasouleiman1763
@aminasouleiman1763 Год назад
Oday gu wuxuu akhriyay buugii Weris Diiriye
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f 4 месяца назад
Ader ninkana maha ssomali ader ninkana waa nin orooma waa taarakh bana iyo warata banalaha ader oroomada ukashaka
@afrahap4406
@afrahap4406 Год назад
Kkkkkkkk
@roodanuur461
@roodanuur461 Год назад
Engelska dhaamiistay
@abwaanmacaaneeye9273
@abwaanmacaaneeye9273 Год назад
Bisinka🤣🤣🤣
@user-zx2uf1jb5h
@user-zx2uf1jb5h 4 месяца назад
naga aamusa
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 5 месяцев назад
Ku tidhi ku teen. Libaax dhalay ayaa i marti galiyey. Nin weyn waa beenaale ma odhan karo, wax aan arko in ay xaqiiqda ka fog tahayna wuu sheegey. Goosha libaax, Waxay dhasheeda cagabuurka ah kala dhuumataa oo kala carartaa libaaxyada kale in badan. Sidee ayeey dad/qof ugu ogolaaneysaa. Waa wax aan hore u dhicin.
@user-qy1wr7eq2m
@user-qy1wr7eq2m 5 месяцев назад
In dadka labeniyo rasulka udiday salawatu rabi salaamun calay
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 5 месяцев назад
@@user-qy1wr7eq2m In dadka been loo sheego 33 sano Allaaah ayaa u diiday. In dhulka qawmuluuuuddd la keeno Allaaah ayaaa diiiday. Hala burburiyo abaaarso iyo halka halaaagga.
@Hanuumuxummed2738
@Hanuumuxummed2738 Год назад
🤪🤪🤪😵
@Jamuux
@Jamuux Год назад
Odayga sheekadiisu waa run, libaaxaas marti galiyay Wiil uu awoowe uyahay baa iiga sheekeeyay shalay, sawir baan wada galnay, awoowgiis sawirkiisana Wuu itusay 😂 adeerow hadii aad tiraahdid sheekadaada waa been hade si aan kugu rumaysan karo ma aqaan.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 месяцев назад
Reeraanahay familyyy .cantrobaqash nonseseseseseses blokedbloked
@cabaascabdi6725
@cabaascabdi6725 4 месяца назад
See libax faras loo modikaraana😂
@abdifatahbarre849
@abdifatahbarre849 4 месяца назад
5 jir maxaa ukala soocan Xiligaa 5 jir inuu ahaa ayuu sheehay
@makomahado
@makomahado Год назад
hhahs
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 Год назад
Makaahiil 20 jir ah ayaa ka baqay wiil yar oo 5 jir ah iyo Jibriil abokor oo 5 jir ah ayaa libaax god la galay isku kay qaban wayday!!!!!!!!!!!!! Cajiib aynu kala xishoono ilmo-adeerayaal
@zaedinaoomaar4104
@zaedinaoomaar4104 Год назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 Год назад
War beenta dadka ka daa, mlyaadan illaahay ka baqayn.
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Год назад
Been badanaa odaygu ??? Allaah baa kaa xisaabin doona arinkaas ?
@ibraahimomar9979
@ibraahimomar9979 Год назад
Kkkk waa reer gabiilay oo libaax ka sheekaynaya caawa🤪🤪
@zainabmohamed4922
@zainabmohamed4922 Год назад
Wxd waddaa sheekadii ahayd, waar sheekha u soo dhiib ee logu jwby wx kale may hadhin Maskii moyee waar maskaba u soo dhiib,hhhhhhhh imika libaaxu maadu geed kuugu xidhnaa iyaba waa qisseee? kkkkkk
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA Год назад
Odayga waa beenaale cigaal shidaad wax ma dhaamo
@hamarimohamed1068
@hamarimohamed1068 Год назад
War odaygu been badanaa. Waxaan filayaay inuu maraq u yeelo sheekada.
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 Год назад
Asigu waxaad tahay qof iska xoola ah oo aa caqliba ilaahay u samay. Hadaba aan wax kuu sheegee kani maaha kii koowaad ee uu lobaax badbaadiyay ee bal dadka warayso neefoow. Waa dhaqan uu libaaxu leeyahay oo Allaah uu ku abuuray
@omarfarah2229
@omarfarah2229 5 месяцев назад
belo idin dhufsatay war isaaqo maahan dad xishooda ciroole caamo waaba dad beentu ay u tahay normal . hollywood may aadaan kkkkkk
@jaamacsaleban8412
@jaamacsaleban8412 Год назад
Waaryaa iska hadle/feejignoow/qac kusii maanta cid ka itaal yari majirto (majidho).
@shukrifeysal6752
@shukrifeysal6752 Год назад
Sheeko xariiro ban ku maqli walle
@jamacmaxamed8651
@jamacmaxamed8651 Год назад
Been cad
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 4 месяца назад
11:47 Dahab Shiil, Gumaadka SSC buu ku lug lahaa, Oo uu Muuse-Biixi lacag ugu deeqay. Si uu SSC u gumaado. Caruurta iyo Maalka SSC na, Caawin Walaal? Umuusan Gudbin. Ee Ganacsi Qaran ma aha. Waa Ganacsi Qabiil. Say No to DAHAB-SHIIL.
@inaadamturab3195
@inaadamturab3195 Год назад
Sheeko murqaan iga dheh
@abdulkadirmohamud4627
@abdulkadirmohamud4627 Год назад
Dry gin talk 😂😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Subxaanlaha ninka waa nin weyn mida akle illahey qofka badbaadniyo 1000 libaax ban cuneyn
@user-fc9kb9hq9c
@user-fc9kb9hq9c 4 месяца назад
🎉🎉😢😢😮😮😮😊 1:52
Далее
Наше обычное утро 💕
00:42
Просмотров 190 тыс.
ПОДВОДНЫЙ ГЕЙМИНГ #shorts
00:22
Просмотров 1,3 млн
2DROTS vs RISENHAHA! КУБОК ФИФЕРОВ 2 ТУР
11:31
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Просмотров 547 тыс.
SHUTTER IYO SHUKAANSI MIYI VS ABWAANKA MANDERA
8:34
Просмотров 797 тыс.