Тёмный

GABSHIHII IS JECLAA EE DHAXDA UXIRNEYD KAFAIDEYSTA 

Marwa Star Cooking
Подписаться 88 тыс.
Просмотров 4 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

12 сен 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@hibo6578
@hibo6578 Год назад
Shukran xbbtii wan kurabee xagee kaa helaa
@amiiraahmed8403
@amiiraahmed8403 Год назад
Mashalah xabibti marwa Allah yajziki kulul kher yarabbi
@idilshiilow350
@idilshiilow350 Год назад
Masha allh
@keyfmohamed873
@keyfmohamed873 Год назад
Abayo mcney nosobadi pls 🙏 thanks
@aminaadan8558
@aminaadan8558 Год назад
Xbbti ado raaliya inan Kula soo xidhiidho o aad i caawiso ayaan rabaa xbbti meel Kala soo xidhiidho iisheeg ado raaliya marwo
@naturebeauty1616
@naturebeauty1616 Год назад
Shukran marwo uktii,wa laguvwaayey xabiibti
@zuheylomohaa1078
@zuheylomohaa1078 Год назад
Mashalaah marwo qaali thanks
@anabadan610
@anabadan610 Год назад
Aamiin yaarabi
@miskiabdi6594
@miskiabdi6594 Год назад
Mahadsanid abaayo allaha ku xafido adi iyo awladada dhaman familkaga
@queensaafi
@queensaafi Год назад
Mashaa alllah tabarakallah caaadi mahana ino sobadi gacanta alllah ku barakeyo shukaran abayo
@B-Abdull
@B-Abdull Год назад
Manshallah tabarakaAllh
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Masha Allah abaayo ❤
@umumohamed5686
@umumohamed5686 Год назад
Abaayo muruq dhinac gala kasoo hadal hooyoyinka nuujiyo
@munomaxamed3718
@munomaxamed3718 Год назад
Maashaa allaah ajir allaha kaasiiyo
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 Год назад
Masha Allah tabaraka raxman kale wuu bixi lahaa somalida lkn maba beeraan
@ridwaanmuxumad2970
@ridwaanmuxumad2970 Год назад
Waan kusalamay Marwo khasmiyaa Caleenta afcarabi weeye khasku
@Shankaroon877
@Shankaroon877 Год назад
Masha alh marwo
@marwo228
@marwo228 Год назад
شكرن حبيبتي 🥰
@lailaismail1317
@lailaismail1317 Год назад
Xbbti geedkaas koosta la dhaha wa la kariyaa ama suqarka lagula baxa somalia waxana umalaynaa english aha spinach in la dhoho adna magac kale no sheegtay marka wa macquul inay isku egyihiin
@maryamacabdinaasr2303
@maryamacabdinaasr2303 Год назад
Mashaa Allah bayo qeyr Allah hakusiiyo
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 Год назад
Aaaaamin abayo mcn wan kugu xiranahay wlasha somaliyed ayan ahay hal waxbanka codsana waqti badan waxan arkay adoo dhahayo salatu leel dukada masha allah oo ale barya wasax waxatahay qof lagu daysan karo ale haku sharfo hal codsi waxan ahay hoyo an 9 ssno dhalin ilmo welina waxaanku jiraa waqtigii an dhalin lahay weligey halmar an dhaqtar tegey wuxu idhahay tuboyinka ayaka xiran mashegin karo inuu sax yahay iyo in kale aybayo waxanka codsanaa si wlalnimo leh bani adam nimo leh markad salatu lelka tukanesid isoo ducey si qas ah allh tartiis qof qalbi wangsan bad ila ekatay maarkan mudo kugu xirnaaaa abayo allh. Darrtiis igusoo duceeey allh inuu igu arsaqo awlad bari ah qadartane wan aqoonsanahay oo allh inuu bixiyo wax walibo waan ogahay inan ani ducesan karane waan yaqiinsanahahy shukran
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 Год назад
Ilahay haku siiyo a abyo owlaad bariyala oo salixiina 🤲🏽adiga Iyo intii Islam ah ah amen ya rab qoralkaga wu itaabtay 🥹
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 Год назад
@@sumayazuzu5486 shukran walal qali ah allh ha ii aqbalo ducdada
@yaskagacaal9715
@yaskagacaal9715 Год назад
Abaayo macaantoo alle haku siyo inshallah waad heli doonta😓
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 Год назад
@@yaskagacaal9715 shukran xabbty albi allh ha ii aqbalo ducadad
@iqraabdullahielmi8783
@iqraabdullahielmi8783 Год назад
Alle awlaad saalixiina oo baariyaal ah alle hakuugu arsaaqo
@musbaxmoalimomar8242
@musbaxmoalimomar8242 Год назад
Mansha allaah Marwa qurux Alle haku sharfo xbbti
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
😘
@musbaxmoalimomar8242
@musbaxmoalimomar8242 Год назад
@@marwastarcooking 💋💋💋🥰🥰🥰
@idilshiilow350
@idilshiilow350 Год назад
What’s up ka group aan rabaa abyo
@xuriyosharaf7227
@xuriyosharaf7227 Год назад
aaamin xabti ahugran
@faatumahassannur108
@faatumahassannur108 Год назад
Dadkaa naga daaye ducada noo badi ha dheeraado haduu rabo
@fartunmusdaf726
@fartunmusdaf726 Год назад
❤️❤️❤️👍👍👍
@sulekhoali1266
@sulekhoali1266 Год назад
Lanbarkaga isii abyo
@ladanhasan127
@ladanhasan127 Год назад
abaayo sukumada badalkeda spinach maisticmaali karaa
@qadrocismaan3840
@qadrocismaan3840 Год назад
Saadal wanagsan waaye
@qadrocismaan3840
@qadrocismaan3840 Год назад
Marwo wan kugu cusbahay ee teeka see ku helaa mcnto
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 Год назад
Plse abayo kininiga spirulina natus aan sawir ka qadabee muqdisho mid china ah aya yaalo qaaliyey allaha noo kaa daayo xabiibtii
@anabadan610
@anabadan610 Год назад
Jidka kusoo jiraan
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 Год назад
Seen usoo galaa groupka what's up ka wll
@anabadan610
@anabadan610 Год назад
Kkkkkkkkk
@ifrahmohamedibrahim6136
@ifrahmohamedibrahim6136 Год назад
Hadalka soo gaabi xayati
@nadiiramaxamed9569
@nadiiramaxamed9569 Год назад
Somaliya koosto aya ladhaha way fcnthy
@fatimacxakiim6119
@fatimacxakiim6119 Год назад
Xbtii koosto miyaaaa
@marwastarcooking
@marwastarcooking Год назад
My waa kale
@falisibrahim2174
@falisibrahim2174 Год назад
Abayo numberkaga whatsApka iso dir wa iga codsi mcnto
Далее
Я читаю переписки сына
00:18
Просмотров 348 тыс.
Elden Ring DLC - ПОДОЖГЛО ПОПУ!
07:26
Просмотров 492 тыс.
GABDHAHA CADADA KAFAIDEYSTA CADADA  DAREENKA
8:14
Просмотров 15 тыс.
MiSS 27 GABDHAHA TEAM27 MIDEE UGU QURUX BADAN
25:01
Просмотров 583 тыс.
Я читаю переписки сына
00:18
Просмотров 348 тыс.