Тёмный

Galka Baarista: Soomaaliya diyaar ma u tahay in ciidamada ATMIS ay dalka ka baxaan? 

VOA Somali
Подписаться 522 тыс.
Просмотров 43 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

30 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 31   
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Год назад
Waxaa ii muuqdo in aan waxba laga wareeysan "Heyratej" ciidamadeen waaku filan yihiin Amniga dal.
@maria34550
@maria34550 Месяц назад
😂❤❤❤❤❤❤❤❤😊🎉😮🎉 2:49 😮 2:49
@zahraashkir2731
@zahraashkir2731 Год назад
Waa Laba, Tuug & Tuug Kal-kaal ah.
@Hashi88.
@Hashi88. Год назад
Khaa'inul wadan oromada ah maxaa Soomaaliya dabadhigay harun macruf, adiga jaajustiintada waxaad rabtaan inaad udheeratsaan AU, qiilbaa uraadinaysaan, duliyahow Oromia aad maxaa ka quseeya ciidamada Soomaaliya iyo siyaasada dalka Soomaaliya. Cadow shisheeyaha ushaqeeya. Allah ku soo qabay harun oromo..
@cabdiraxmaanxasan257
@cabdiraxmaanxasan257 Год назад
Goormow oromo noqday
@3rdworld368
@3rdworld368 Год назад
Oroma maxaa kuhaysataa maa Somali duleysan caaysid sxbw ma cid naga xun aduunkan kunool waqtigan
@Hashi88.
@Hashi88. Год назад
@@cabdiraxmaanxasan257 sidaasan maqlay Soomaaliya ayadoo fiican ayuu sxb warar xun xun ka gudbiyaa. Ee ninku dadkii 1977 la Soomaaliyeeyey waaye. Akishe ayuu sheegtaa hadda.
@Hashi88.
@Hashi88. Год назад
@@3rdworld368 walaahi inaadan been sheegin walaale 👏🙏
@abdirahinabdiwahid7007
@abdirahinabdiwahid7007 Год назад
Galka baarista io heritej labada maku faraxsano ciidamada somaliyey wey ku naxsan yihin qasatan heritej waxeeda wey cadeysatey cadowga somaliya thy mar walbo lkn ilahey ma oran sidey la jecel yihin mar waliba guusha waxaa lehan donta somaliya shiishey kalkaal aduun io aqiro qasaaro aya u sugnaneyso ciribtooda shalaay ayey ahan donta insha allah
@abdirisaqahmed6517
@abdirisaqahmed6517 Год назад
Ciidamada Somalia hadey xoog badan leeyihin maxaa sarakiisha ugu sareeeya loo laaya oo xerooyinka loogu soo gala . Diyaarada turkey iyo markeykan laantood magaaloyinka ma qabsan karaan ciidanka Somalia ? Runta Iyo xaqiiq in la abaaro waa muhiim
@maxamedsiyaadnuur9130
@maxamedsiyaadnuur9130 Год назад
Wa sheeko lee ciidnk Somalia iskum aadan sii dhaba AAH
@khalifissa1804
@khalifissa1804 2 месяца назад
Meeqa ku baxnay safaro aan dalka FAA'iido ugu jirin dalka
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 Год назад
👍👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamedhashi193
@mohamedhashi193 Год назад
Heritage iyo VOA Waxey ka xunyihiin in Ciidanka Shisheeye ka baxaan Dalka Somalia 🇸🇴.
@Hashi88.
@Hashi88. Год назад
Dalka Soomaaliya dadka Soomaaliyeed baa leh reer galbeed maleh, Askarta Soomaaliyeed ayaa la wareegaya Amniga dalka, Al Khawaarij na waa laga guuleysanayaa, maxaa ka baddeli kartaa Haruun oromo warbixin dhinac kararan oo extension lagu doonaya waan diiday.
@abasomar7983
@abasomar7983 Год назад
❤e 😅578,😅
@HassanAli-ud9yg
@HassanAli-ud9yg Год назад
Haa waa rajaynayaa
@khalifissa1804
@khalifissa1804 2 месяца назад
Waa la idin la qoraya Haddii ay dhicweyso talada dalka DHULKA ma dhigaysaan?
@bashiirjama7715
@bashiirjama7715 Год назад
Pre
@halyeeyada7812
@halyeeyada7812 Год назад
Xalda dhabta ah e Somalia atmis waxba maqabtan an ka ahayn shaqadoda 2024 ma umaleynayo iney bahidoda si jiridonta hada ninkan hadlaya eleh dhaqaale la an ba jirta waxa hubanti ah in Hadi somalida lagu taageero dhaqaalaha atmis kubaxa somali army will come back I. A
@abdullahifarah5619
@abdullahifarah5619 2 месяца назад
Mr fahad wali sidu wax u ogyahay umuna shagin dowlad iyo nidam kama damban intii aad oka taktana cadawgii ba cidla ka halay HSM dantii Emirates kalaha wa ka dhamestay wana laga tagay cawa hadu damir layahay ciilbu cidla la fadhiya HSM
@DhehGamad-vt9kt
@DhehGamad-vt9kt 3 месяца назад
🎉😂😮🎉
@kawsarsalaad
@kawsarsalaad Год назад
Asc
@suleimanabdi132
@suleimanabdi132 Год назад
Waan kaxumaxay in lataliyuhu uuu bixiyo siirta ciidanka iyo tiriida
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 10 дней назад
Wixii ba waa fashil maanta
@cabdiraxmaanxasan257
@cabdiraxmaanxasan257 Год назад
Eheey yaa u dheereysayaa waqtigaas beri ha baxaan waayo qallaaso dhamaantiis waa iyaga hanaga baxaan Isku habar ma unukaa ah Dadka qaar hooyadood waa xabishi dadka qaarna waa horgal xabashi dhashay aqrisku waa adiga anigana waa rayigeyga
@ilyasmohamed8010
@ilyasmohamed8010 Год назад
Umada somaliyeed ani waxaan usoo jeedin laha inay waxa amisom loogu yeero iyo reer galbeed lyo dawlad kusheegaan gacan ku rimiska ah iska xoreeyaan o ay iyaga katashtaan aayahooda haddii kale saan lee kusii jiraynaa waligeeen!!
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 10 дней назад
Kkkkkkk maanta 2024 July inti laga qabsaday dibay uqabsaden, qabuuro fagato
@bossman1024
@bossman1024 Год назад
Maxay ku taran dalka inay mushar KU qatan moye dhibku waa Hera tiij halkay dagal ka galen Atmis dhibka jira waa cuna qabataynta heratiij weeye Iyo hay ado lacag qaata somaliya
@abuusudeyseabuusudeyse9869
@abuusudeyseabuusudeyse9869 Год назад
War bixinta cadawka dheh ader 😂
Далее
готовка с Даней🥹
00:59
Просмотров 345 тыс.
Wareysiga Mukhtaar Roobow oo dhameystiran.
32:22
Просмотров 893 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 363 тыс.