Тёмный

Galmudug Wa Duni Kale 

Najma Nashaad Official
Подписаться 400 тыс.
Просмотров 77 тыс.
50% 1

Galmudug Wa Duni Kale
Melody&Lyrics: Sakariye Kobciye
Music: Ahmed wali Furinle

Опубликовано:

 

27 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r 10 месяцев назад
Salalahu calayhi waslim ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@shaaficimoha7614
@shaaficimoha7614 11 месяцев назад
Markey iska kaa dhaleen sacada iyo ceyr dhalasho cil Uma qabo ❤ Najma Nashaad wan ku wadanaa farm galmudug ❤Najma nolowa inteya nolola jirato walasedi mcn ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@almas8915
@almas8915 Год назад
Mansha Allah baga wu so hestay libaaxyadi ina dhalshey Hg waa dhiigeni❤❤❤ viva galmudug geesiyo from issaq
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Год назад
Gobteena ❤
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 Год назад
Gobta anu jecelahay isaaq beerka idinka ogin
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Год назад
gobteydii duriyada💚🤍❤️ from hg
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 Год назад
Ayy🔥Thanks Najma quruxeey🥰Duriyada baa u tahay Gobanimaadas Galmudug Dadkeeda Allah Dhowro💚💙🤍
@msssamaromar9064
@msssamaromar9064 Год назад
Waa kaa heeyna hesta galmudug boqorada codka iyo qurxinta❤
@abdiqaninuur1143
@abdiqaninuur1143 9 месяцев назад
Galmudugnimo 💙💚🤍mhdsnid boqorada codka Najma Nashad❤️
@mahadsheekhahmadsheekhahma3923
Masha allah najmo walalshey qaaliya allaha noo dhowro marwalba iyo meelkastaa oo aad joogto
@muhubobulhan6318
@muhubobulhan6318 Год назад
Waa kaa heynaa the best heer for GM. Thank you xabiibti Nashaad
@jddih3134
@jddih3134 Год назад
Mash Allah najma nashad Allah ha kuxafido cadawga uusarey xabiidti ❤❤❤❤
@nazeem-px6le
@nazeem-px6le Год назад
Galmudugteena❤ hambalyo wllayal from duriyada🎉
@abdulahiamati4091
@abdulahiamati4091 Год назад
Mesha waxas uga jeede Abwankena,fanankena,mulaxankena zakariye kobciye la'antis ma macana dabaldaga galmudug❤💯
@DHALINYAR
@DHALINYAR Год назад
Galmudug waa dad Goba inader Gacalisoy ❤
@MaryannuurMaryanruun12
@MaryannuurMaryanruun12 Год назад
Ayyy mhdsni boqorada codka🥰🙏❤️ team Gm ismujiye💙🤍💚💪🫡
@ZamranAbdalle
@ZamranAbdalle Год назад
Jah wan kahenaa paayo qali from cadaado❤❤❤❤❤❤
@abdilaahicaska389
@abdilaahicaska389 Год назад
Najma nashaad fire 🔥 Abwanka sandka zakariye kobciye 🎉macalin axmed wali furinle 🎹 🎸 🎶
@MaxamedAmiinMahad-w3d
@MaxamedAmiinMahad-w3d 8 месяцев назад
Waan kaa qabnaa Hampalyada Najmaay Thanks❤❤❤❤❤❤
@najmamohamednor44
@najmamohamednor44 Год назад
Najma qurux 😍
@Amalquen
@Amalquen Год назад
Wwwwww masha allah ❤❤❤ najmo nashad thanks qali
@faisalahmed3958
@faisalahmed3958 Год назад
Waaaw najmo nashaad thanks waan ka heyna dhashi duriyada från GM 🦁♥️♥️🦁
@Msunga_channel
@Msunga_channel Год назад
Najma is not easy waa durayadii jamuhuruyadiii barakeysneed ee somaliland codkar najma nashaad 💕💕💕
@CaliAbdideeq-hb4cu
@CaliAbdideeq-hb4cu 7 месяцев назад
Waw m.a wlshy Najma nashad horay usoco abidkaa ❤❤❤
@hawomohamed8216
@hawomohamed8216 Год назад
❤❤❤❤ thank you sister 💖 😘 Duriyadii Isaq
@nimcaabdikarin2213
@nimcaabdikarin2213 11 месяцев назад
Ayyyy Mahadsan Nashaadey dhashii GM ❤🎉
@Sabirinmaxamed-zx7vr
@Sabirinmaxamed-zx7vr Год назад
Ayyy thanks wan ma wanna mcnry❤❤❤
@shaakircaliibraahim3809
@shaakircaliibraahim3809 Год назад
Heeestan Si Toos ah Ayey Uga Hadleesa Galmudug nimado macana❤
@Saabirinmohamed-q1f
@Saabirinmohamed-q1f Год назад
Waaw inaba caadi maaha heesta najmaay mahdsanid Xupiyeyy ❤❤cod dahabeyy
@hodanahmedhodanahmed2275
@hodanahmedhodanahmed2275 Год назад
Ayy thnks mlapoh fananadydi kujcliya from galmudug
@sunnibarre33
@sunnibarre33 Год назад
Guuleyso walal waan idin jecelnahay isaaqow
@faadumoshire8644
@faadumoshire8644 7 месяцев назад
Najmadeen poqordeen❤
@FarhiawarsameOmar-rm2oq
@FarhiawarsameOmar-rm2oq 9 месяцев назад
Thank u walashay Najmo Duriyadiiiiiii🙏🏽🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@IlhaM_651
@IlhaM_651 Год назад
Thank you nasabey ❤
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox Год назад
Abtiyaasha puntland maxaad Hees igu soo qaadi waysay inabti Hambalyo galmudug
@alexiscarog6969
@alexiscarog6969 Год назад
Hes nga sodahday 🥺❤
@sihaaamcabdi7160
@sihaaamcabdi7160 9 месяцев назад
❤❤❤❤🎉🎉wan ka hayna boqordoyo nashad
@BaashiAbdi-pl9oz
@BaashiAbdi-pl9oz 4 месяца назад
Aabow wax udaran wax duriyo waxii kaladadsha Galmudug kaduwo coladna kaduwoo Nabadna kudabal kaduceynaye
@Ilkacas_qays_222
@Ilkacas_qays_222 Год назад
Waan kaahaynaa mi sister ❤
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 3 месяца назад
Galmudug qofa ka dhalan siduu unoolyahay
@kowsarkaafiso7148
@kowsarkaafiso7148 9 месяцев назад
Jah dhiiga Galmudug ❤🎉
@aishamire4894
@aishamire4894 Год назад
Ayyy thank you ina ader🩸❤️
@nasteexonalka5337
@nasteexonalka5337 Год назад
Way mahad sanid wanaa naad anjeclahy ❤❤❤❤❤❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Год назад
❤❤❤❤
@Barakale12
@Barakale12 Год назад
Waa kaaheynaaa najmaay❤
@lifestyle9575
@lifestyle9575 Год назад
Najma ❤ Thnks duriyada 🤴🤴🤴❤️🦁
@nasramoha185
@nasramoha185 Год назад
Daganaa galmudug Markay tahay dulqaad Diiranaa galmudug Markay tahay dagaal Qalbi dabacsanaa Necebaa dulmiga Iyo duudsigaba Qalbi dabacsanaa Waa dayax gayiga Galmudug ka dhex daaran Marna waa dad guba Cadow soo damciyo Nacab daalimaba Markaan dabagaleen Fiirshey reer galmudug Waa duni kalaba Haa haaa waa duni kalaba Dadka reer galmudug Waa duni kalaba Eebow wax u daran Wax duleeya wixii kala daadsha Galmudug ka duwoo Colaad ka dulqaad Nabadna ku dabaal Ka duceynayee Eebow ka duwoo Galmudug ka duwoo Nabad ku dabaal Aaamiiin Aaamiin Galmudug💙💚🤍
@saidhirsi4083
@saidhirsi4083 Год назад
Quruxeey horay USOCO IINOOLOOW
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 8 месяцев назад
Najma nashaad👆👆👆👆💕💕💕💕👍👍👍👍👍 gm
@anisodahir7015
@anisodahir7015 Год назад
thanks qali from Hg🦁
@waqiyaahmed53
@waqiyaahmed53 Год назад
WAA DUNI KLE GALMUDUG❤❤❤❤❤
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 10 месяцев назад
Wow dhiiga thank you 😂❤❤🎉
@A.A.E93
@A.A.E93 Год назад
Najmo heeso kale noo soo qaad baqoroda codkeey.
@ayuumifarax2397
@ayuumifarax2397 Год назад
Wwwww my home 🏡 Galmudug ❤❤❤❤
@anisoahmed-hv9sn
@anisoahmed-hv9sn 8 месяцев назад
Thanks sister 😘 Galmudug nimo ❤
@ubahafrah9784
@ubahafrah9784 Год назад
Thnks ina adeeer najmay adaaa naga dhinaaa wan kahaynaaa❤❤❤❤❤❤🩸🩸🩸🩸🩸🔥🙌
@Mahdi-yl4dw
@Mahdi-yl4dw 11 месяцев назад
❤❤❤❤ najma nalka aduunkay mahad sanid
@ikrahassanahmedikrahassana5738
Thanks boqorada codka reer galmudug intaa indinka badan 💙🤍💚
@amalmohamed0604
@amalmohamed0604 Год назад
Boqortooyo aan jeclahay Najma Qurux ❤️❤️👏👏🌹🌹👑🙌🙌🙌💙🤍💚
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 Год назад
❤❤❤❤❤❤🎉Wad kumahad santahay fananteyna❤
@luulabdulahi7617
@luulabdulahi7617 Год назад
❤❤ ❤❤❤Thank you ina abti
@bilenuur5608
@bilenuur5608 Год назад
Sanad guuro wacan
@sulthansuhith
@sulthansuhith Год назад
Wow nashaad sowtu rahma
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r 10 месяцев назад
Wow boradayda ❤❤❤❤❤❤❤
@xananmohamed1905
@xananmohamed1905 Год назад
Wanka hyna habo mcn najma the best song 🎧 wow from galmudug nimo jah💙🤍💚
@abdulahiak2114
@abdulahiak2114 Год назад
Wow thank goodness
@YuusufMustafe-w8j
@YuusufMustafe-w8j Год назад
❤❤❤❤abtiyashay ree GALMUDUG
@simbayare1441
@simbayare1441 Год назад
Najma muuqaal ma u sameyn kartaaaa
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Год назад
Geedlabki arab iyo habargidir oo isku heesaya❤❤
@Mohan_Ahmett
@Mohan_Ahmett Год назад
From snap kaaga ❤🎉🎉
@ilkacaseheybad290
@ilkacaseheybad290 9 месяцев назад
Inta Dhawan so boqotay heestan
@HagbadMedia
@HagbadMedia Год назад
Thank u nashaaadey❤
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Год назад
Ay thanks xabibti
@saidhirsi4083
@saidhirsi4083 Год назад
Abayadiis live kasoodhig heesta
@maxamadqadar9606
@maxamadqadar9606 Год назад
Waa kabax satay boqorada codka❤❤❤❤❤🎆😂💯💝💥
@nuurqalbi
@nuurqalbi Год назад
Dhiga gabar isaaq Arab ah🎉
@AminoAlisiyad
@AminoAlisiyad 3 месяца назад
Ameen ❤
@ummuanas8873
@ummuanas8873 Год назад
Saas waaye ❤❤
@DayaxIsseDahir
@DayaxIsseDahir Год назад
Waa kaa qabanaa najmaa hees banaanka ku dhacday lkns waa nagala dahday❤😂
@deeqohassan5160
@deeqohassan5160 Год назад
najmaay xagardhere❌ xaradhere✅
@AhmedKross-uu1cx
@AhmedKross-uu1cx Год назад
Thanks poqorada poqortoyada ❤❤❤❤❤❤
@mukhtaarxaaji993
@mukhtaarxaaji993 Год назад
Thanks Nashaad😇😇🤩
@abdifitaaxyare8569
@abdifitaaxyare8569 Год назад
Waxa kale galmudugnimo ❤️❤️
@caliyarebajamas9505
@caliyarebajamas9505 Год назад
Inaba caadi ma ahan boqorada codka nashaad
@NimoJama-s8f
@NimoJama-s8f Год назад
Than you so much Nashaadey❤❤❤🙏🙏💙🤍💚🩸❤️❤️❤️❤️
@NasroCabdullaahi-p3c
@NasroCabdullaahi-p3c 2 месяца назад
Amiin
@ahmeddahir2365
@ahmeddahir2365 Год назад
Boqorad waankaa heynaa mahadsanid❤
@QaxotiQaxooti
@QaxotiQaxooti Год назад
Another level 💯👌
@suldaanqaasim5370
@suldaanqaasim5370 8 месяцев назад
Najma the best ❤🎉
@cabdinuuryaasiingeelle2396
@cabdinuuryaasiingeelle2396 9 месяцев назад
Thank you najma.❤
@mariadahir9178
@mariadahir9178 Год назад
Ayyy ❤❤❤❤❤❤
@mohamednuurahmed9136
@mohamednuurahmed9136 Год назад
Galmudugnimo 💙 🤍 💚
@ExcitedBreadLoaf-fk1rb
@ExcitedBreadLoaf-fk1rb 9 месяцев назад
Caadi maaha
@sowdadahir4473
@sowdadahir4473 Год назад
we love you najmay
@safiyoahmed9881
@safiyoahmed9881 Год назад
Thsnks queen
@MohamedOmar-wx3yt
@MohamedOmar-wx3yt Год назад
Wax kala najmaay mahadsanid
@sharmaakeabshir9008
@sharmaakeabshir9008 Год назад
Thanks poqorada fanka ❤❤❤❤
@phathiaabdullahi5462
@phathiaabdullahi5462 9 месяцев назад
Cajiib 💙🤍💚
@asmaabdikarin4976
@asmaabdikarin4976 5 месяцев назад
❤❤❤
@Nnnaaakkij
@Nnnaaakkij 9 месяцев назад
@IbraahimFantastik-mn6zg
@IbraahimFantastik-mn6zg Год назад
Best zone. ❤❤❤
@AbdirahmanMoussaali
@AbdirahmanMoussaali 11 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@nafisomaxamed1848
@nafisomaxamed1848 Год назад
Galmudug ❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc Год назад
Galmudug nimo ❤❤❤
Далее
ИСТОРИЯ ПРО ШТАНЫ #shorts
00:32
Просмотров 300 тыс.
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Просмотров 683 тыс.
KULMIYE OO WADANI KA SAARAY SOMALILAND MAANTA GUUL
12:13
Gaarbey u leeyihiin (Galmudug).mp4
10:27
Просмотров 332 тыс.
ИСТОРИЯ ПРО ШТАНЫ #shorts
00:32
Просмотров 300 тыс.