Тёмный

GANACSI LACAGO YAR KU BILOW - STREET FOOD BUSINESS 

Zakariye Abdullahi Ali
Подписаться 169 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

Muuqaalkan waxaan idinkula wadaagayaa 4 figrad Ganacsi oo ku saabsan cunooyinka fudud gaar ahaan kuwa banaanka lagu gado ee Street food business caalamka looga yaqaano.

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 65   
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 месяцев назад
Fadlan Like and Subscribe 👍🏽
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 11 месяцев назад
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته زكريا اعطي رقمك عشان اتواصل معك
@HajiHiish
@HajiHiish 11 месяцев назад
Bro Bob cafe maxa ugusoo hadli weeysay
@muhanadfarah1553
@muhanadfarah1553 11 месяцев назад
Mesha maal gashiga ugu fcn waa magaalooyinka hada soo kacayo ama soo kabanayo sida lascanood oo wiliba degan yihiin 270 kun oo qof.
@amiin3805
@amiin3805 11 месяцев назад
Mahad sanid walal aad ayaa indhaha noogu furtey
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 11 месяцев назад
Ustaadi wax badan ayaaa ka faa'idey mahadsanid🎉🙋🏻‍♂️
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 месяцев назад
Adaa mudan walal soo dhowow
@waheliye44
@waheliye44 11 месяцев назад
Keep going bro from Cardiff🎉
@cismangurey5733
@cismangurey5733 11 месяцев назад
Zakariye ilaahay haku sharfo walaal qaali cimri dheer cafimaad iyo cibaado suuban ku noolow
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 месяцев назад
Aamiin walal Alle haku barakeeyo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 месяцев назад
Dhalinyaroy waqtigaaga wax faa'iido leh ku vizi ganacsi ama wax kale
@Gmaaad
@Gmaaad 11 месяцев назад
Somali waxan ma cunayaan bariis iyo baasta usheeg😅😅😅😅😅😅😅
@AhmedHared-c4d
@AhmedHared-c4d 8 месяцев назад
Verid gii somaleyed
@HafzaMuuse
@HafzaMuuse 9 месяцев назад
Wall mushiinka barafka dalka ma yaalo😢
@kadiyekadiye9531
@kadiyekadiye9531 7 месяцев назад
Yaa igu caawin kara ganacsi haduu Socon waayo aan lacagtayda iga Qasaarayn?
@Qorshe30
@Qorshe30 11 месяцев назад
Sakariyow kasoo hadal qalabka maktabadaha buugaagta iyo daa bacaadiisa qarashka kubaxayo walal
@abdirahmanceenaanshe338
@abdirahmanceenaanshe338 11 месяцев назад
Popcorn xamar meelkasta ayu yala
@Amran819
@Amran819 8 месяцев назад
Magac noshega
@abdihakimmohamed5897
@abdihakimmohamed5897 11 месяцев назад
It Course kaso hadal online business , it
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 месяцев назад
Waan soo wadaa walal InshaAllah
@abdihakimmohamed5897
@abdihakimmohamed5897 11 месяцев назад
@@ZakariyeCaawiye shukran ustaad
@MOHAMED-n7n2j
@MOHAMED-n7n2j 5 месяцев назад
​@@ZakariyeCaawiye please Train yourself about facing the camera lens.
@fowsiyaisack7375
@fowsiyaisack7375 11 месяцев назад
Masha Allaah ❤
@deeqam.o6749
@deeqam.o6749 9 месяцев назад
Maashaa allaah khayr allaha ku siiyo wax wanaagsan ayaad noo sheegtay laakiin maamo wadankii malaga heli karaa mliki sheeg iyonocyada cabitaanada kala duwan oo kulayl iyo qabow leh lagu sameeyo
@axmedmuuse9128
@axmedmuuse9128 11 месяцев назад
Asc sxp mashruuc digaaga baan bilaabaya buug
@umumeysara223
@umumeysara223 11 месяцев назад
Machine dharka lagu kariyo mala helaa wllo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 месяцев назад
Mahadsanid Zakaria
@nimcofaacul2638
@nimcofaacul2638 11 месяцев назад
walaalow waxa jira ganacsi aad hada kahor ka hadashay oo aad ii soo jiitay ee mar kale muqal kasoo samee waana shirkada bixisa service qalin jabinta iyo wixii lamid ah mahadsanid wll sakariye
@Horkac3322
@Horkac3322 11 месяцев назад
Waa mahadsan tahay ustaad lkn warbixinada waa qabyo Meel kaala soo xariiro ila wadaag
@khalifajamal6075
@khalifajamal6075 11 месяцев назад
ماشاء الله تبارك الرحمن احسنت اخي العزيز ❤🎉👍🌹
@ShukriYusuf-y8x
@ShukriYusuf-y8x 8 месяцев назад
Wall adigo mahadsan milk shake machine imisa la gadaa turkey muxu puntland ku iman karaa aad ayaan ugu xiranahay barnamijyadaada
@aminabilow8803
@aminabilow8803 11 месяцев назад
Thank you 😊😊❤
@naimaabdirashiddahir2212
@naimaabdirashiddahir2212 11 месяцев назад
Inta Anam muqalka furin ayaan like sara wll
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 11 месяцев назад
Mashkuur 👏
@mohamedabdi4293
@mohamedabdi4293 11 месяцев назад
Thank you ❤
@hassanamin5900
@hassanamin5900 11 месяцев назад
Asc zakaria sxb jabutu kahadal business kaa
@mudalibhaarin5542
@mudalibhaarin5542 11 месяцев назад
Sakariyaw wll kugu maalnay ❤ ale haku sharfo
@dahirabdikhadir2912
@dahirabdikhadir2912 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@ayaanduran7854
@ayaanduran7854 9 месяцев назад
Sekerye wllkyi waxan raba mashinka seen udalbda
@carabyare4407
@carabyare4407 11 месяцев назад
Mida dangada meeqo ayaa lagadaa wll jwp biliz
@zamzamahmet1401
@zamzamahmet1401 11 месяцев назад
Ustaad waxad kasoo hadashaa Italian gegolato ice cream qalabkisaa
@MaxamedMaxamed-mo4bt
@MaxamedMaxamed-mo4bt 10 месяцев назад
Wad mahad santahay waxan Rabaa in ad iga cawisid Si an uso kor disto dhaqaalaheyga igu cawi Ina sodir cinwankaga Mahad said.
@zeinababdijamac349
@zeinababdijamac349 10 месяцев назад
Wallkey mashiinka xagee ka heli karaa qiimaha ma ogan karaa
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 11 месяцев назад
Walal dhibka wuxu ka jira dhanka korontada waa qaali soonali
@madeyabass5198
@madeyabass5198 11 месяцев назад
Course cilmiga beeraha kaso hadal walal Zakariye
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 11 месяцев назад
Sakariye abdalhi Madax sare tay Alle haku barakeeyo Wll big respect my brother 😊
@Mohamednuur-r
@Mohamednuur-r 11 месяцев назад
Ustaad wad mahadsantahy lkn waxaad kasohaasha daropshiping?
@nimo1055
@nimo1055 11 месяцев назад
Mahadsanid sakaria wll waxaan aad u xiisaynaya ganacsigan street food ka waannad ku mahadsantahay sidda wacan ee aad halkan noogula wadaagto fursaddaha iyo agabka shaqada lagu qabanayo, lkn qalabka qaarkood ayaan dalka laga helin kuwaaso kale maxaad igula talin lahayd siddii aan ku helaayo? mahadsanid walala
@ducaaleali3762
@ducaaleali3762 11 месяцев назад
Jazzakallah
@naamichannel7003
@naamichannel7003 11 месяцев назад
Countertop waa imisa
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 11 месяцев назад
Machine saloolka waalshay u raabay waan wayay iyaad garowe joogta waay ka wayday meel laga heelo ha laa is oo sheego
@xadeedchannel4589
@xadeedchannel4589 10 месяцев назад
Xamar ba Laga hela bro
@deeqoali7949
@deeqoali7949 11 месяцев назад
Thank you so much
@xabiibomaxamed4833
@xabiibomaxamed4833 11 месяцев назад
Magaciisa soo qor fadlan
@SultanahB.sultanah-my2fc
@SultanahB.sultanah-my2fc 11 месяцев назад
Thank you
@sacdiyahusseinmohamed
@sacdiyahusseinmohamed 11 месяцев назад
Somalia jogaa
@adnaabdii9209
@adnaabdii9209 11 месяцев назад
Jazkllahu qeyr wll
@RaahulAley
@RaahulAley 11 месяцев назад
Thank you
@Cadceed23
@Cadceed23 11 месяцев назад
Thanks zekeriye
@axmedmuuse9128
@axmedmuuse9128 11 месяцев назад
Asc sxp mashruuc digaag qalabkiisa afka lagaga jaro digaaga iyo buugii baan ubaahanahay
@Ahmedalbani
@Ahmedalbani 11 месяцев назад
Aad ayaa u mahadsan tahay walaal Sakariye wax badan oo muhiim ah ayaa noo soo gudbisay Allaha ku dhowro. Waxaan jeclaa lahaa in aad warbixin ka soo diyaariso hadii ay suurti gal tahay mashiinada yaryar ee sameeya (tooth picks, paper cup, nabkin iyo nails)
@sacdiyahusseinmohamed
@sacdiyahusseinmohamed 11 месяцев назад
Makiinada saliida ooyar anrabaa makahelikara
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 11 месяцев назад
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته زكريا اعطي رقمك عشان اتواصل معك
Далее
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Просмотров 34 тыс.