Тёмный

5 Mashruuc oo aad samayn karto | Shaqadii waa laga cayriyay si aadan u maqal | 

OGAANSHO
Подписаться 1 млн
Просмотров 132 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

25 июл 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 589   
@mohamedamin2232
@mohamedamin2232 4 года назад
Waa sir , Hadii aad doonayso inaad mashruuc kuu gaaar ah sameysato kuna guulaysato. Adiga iyo Rabigaada haku ekaado, intaas waa furaha guusha inasha ALLAH.
@ismaelsomali4926
@ismaelsomali4926 4 года назад
Mashruuca koowaad ee coffee shop ayaan ku gudo jiraa walaalaha ogaansho iyo cumar inshaar ii soo duceeya in ilaah igu guuleeyo shaqaalnimo wax fcn maaha in qof isku filan Alle iga dhigo mahadsanidiin
@Sheekoyinka_nolosha
@Sheekoyinka_nolosha 2 года назад
Alle ku fududeyo bro aniga hada ayaan ku gudo jira
@mohameddahir6798
@mohameddahir6798 Год назад
Wxbow Busineskii Ka wrn Ma kuu shaqeeyaa?.
@SAMATARE
@SAMATARE Год назад
Allaha ku guuleysiiyo
@xaajimaquste
@xaajimaquste 4 года назад
*Mashruuc* i gaar ah baan raba inaan dhowaan ku dhaqaqo iso duceya walalayaal?
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 4 года назад
Ila wadaag wll
@xaajimaquste
@xaajimaquste 4 года назад
@@engapdirahman6079 wa arin iqas ah walal thanks for you feedback👍
@nuurdinmxamad910
@nuurdinmxamad910 4 года назад
Guul kuu rajaynayaa wllke haka niyad qapin ❤👍
@xaajimaquste
@xaajimaquste 4 года назад
@@nuurdinmxamad910 ok bro👍
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
Ilaahey ha kuu fududeeyo
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan 4 года назад
2 bilood ka hor waxaan furay mashruuca shanaad oo ah tukaan iyo boshari...waxaan ku bilaaabay 800$ Malinkasta waxa kordhay dakhliga...maalintii waxaan helaa 90dollar oo profit ah marka laga jaro lacagta aan u celiyo alaabta iyo khudaarta...alhamdulilaah im free walahi..plzzzz take the risk and start from zero...thank u bro
@dmohamed
@dmohamed 2 года назад
Waxaan rajaynayaa in ganacsigaas aad bilowday guulaystay wll.
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 года назад
Beletwein ayaan doonayaa inaa ka fuliyo beerta nabadda oo kale innsha Allah.
@dhicisow5177
@dhicisow5177 4 года назад
Wlhi aad baa looga baahan yahay meel beerta nabada oo kale ah aadbeey ugu baahan tahay b/weyne ardaydu markeey jaamacada dhameeyan oo sawiro soo galayaan iyo aroosyada iyo meel dalxiis dago oo sidaas u qurxan b/weyne aadbeey ugu baahan tahay
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 4 года назад
Haiska sheegsheegin bro just do it! Waxyaalo badan oon jeclaa inaan sameeyo ayaan markaan dadka usheegay kadib igaburburay
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 года назад
@@aamirmatiasofficial5353 haaa waa jirtaa sxb oo Somalia waa la kala xadaa qorshaha lkn hormarka waa u wada baahanahay Ninkii hormarinaayo dhib uma arko.
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 4 года назад
Haa bro isha xaasidka ayaa ugu daran ilaahay hainaga hayee wl
@mohamedsalaadomar528
@mohamedsalaadomar528 4 года назад
Waxaa gordhaw geeri ku timid Allah unaxariiste Dr Qulaaba masaari mutadawac ahaa ee soonki ogaansho so galiyay Allah Unaxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 4 года назад
Wn ku xiisnay Ustaad Omer❤our motivation 💯
@aminaadan4815
@aminaadan4815 4 года назад
ManshaAllah, waxad tahay wiil wadani ah oo rabo dadkisa iyo dalkisa in ay horumar garan Allaha ku barakeyo akhiro iyo adunyo Aamin Aamin Aamin
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 года назад
REER MOGADISHU LIKE IISAARA 👍👍👍✅
@zeinabibrahim5043
@zeinabibrahim5043 3 года назад
Mahadsanid cumar
@abdulmoaw6333
@abdulmoaw6333 4 года назад
Thanks 🙏🏾 cumar jizaaka laah qeyr
@omaralimohammed3068
@omaralimohammed3068 4 года назад
mashallah wad ku mahadsanthy furssadahan aad na xassusinaysid mar walba hore u soco o.inzhar
@abdinasiryusuf7743
@abdinasiryusuf7743 4 года назад
Jazakallaahu kheyr yaa ustaad cumar
@cabdirashidm.guleed7065
@cabdirashidm.guleed7065 4 года назад
Mahdsanid akhii ustaad cumar ,wxn rajaynaayaa inaan maalin uun aan khiso kula wadaagi doono insha allah keep going
@omargarad6774
@omargarad6774 4 года назад
Barakallaahu fiik akhi soomali hadaanu nahay waxaa nagu yar dulqaadka, aqoonta , isla shaqeynta, iyo is’aaminaanta. Lakin waa laga baxaaya Inshaa Allaah oo dhalinyara isla jaanqaadi karto ayaan wadanka kuso celineynaa Inshaa Allaah
@cabdishakuur5249
@cabdishakuur5249 4 года назад
Mahadsanid ustaad
@Hosnitair3
@Hosnitair3 4 года назад
mahadsanid macalin
@badrudinofficial1826
@badrudinofficial1826 4 года назад
شكرا استاذ كثرالله امثالك طبت ❤
@agriculturistliban9652
@agriculturistliban9652 4 года назад
Mahadsanid omar ishaar
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 4 года назад
Dadka somalida intooda badan gacan farsamo way iskala waynyihin balse waa jahilnmo
@abdiwahidhassan7947
@abdiwahidhassan7947 4 года назад
Gobolka aan ka dhashay lasanod waba lagula yaabaya wlhi yaab
@elyazelyaz1347
@elyazelyaz1347 4 года назад
hasshassan nasib xumo hoogamin weyi somalida waxa halkas garsiyay
@sadioabdurahman426
@sadioabdurahman426 4 года назад
Ajaanibta weyba ka taajiren anagana kibir iyi isla weynin aa gadaal noo dhigay
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 4 года назад
@@abdiwahidhassan7947 reer laascaanood hadeyba kafaanaan shaqo xalaal ah oo illaahey baneeyey waa jaahiliin aan waxba garaneyn nabi daauud wuxuu sameyn jirey dharka biraha ah oo lagu jihaado asagoo nabi ah nabi nuux wuxuu sameyn jirey doomaha waxaas oo kale waa kibir iyo islaweyni illaaheyna majecla ummad islaweyni kabadatey
@ruunmacalin6565
@ruunmacalin6565 4 года назад
Sax
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 года назад
Mahadsanid cumar inshaar
@mariyaaadan1460
@mariyaaadan1460 3 года назад
Thanks ustad omar masha Allah
@abdidaahirofficiall6916
@abdidaahirofficiall6916 4 года назад
Masha allh Wax Badan Ayaan Kaa Faaiday Mahadsanid Ustaad
@safiyaseydomar3914
@safiyaseydomar3914 4 года назад
Mahdsanid ustade Omar
@yaremaxamed1930
@yaremaxamed1930 4 года назад
Masha allah omar sfcn ayan fikir ugala baxey mowduucan adigana allaha kaa abaal mariyo. Mahdsanid👍
@hamzedaacad8428
@hamzedaacad8428 3 года назад
Aad baan uga helayna Fikado badan na uga helnay waad Mahadsantad Ustadanaa🙌🙏✊🏾Jasaaka laahu khayr sida Quruxda badan ee aad noogu soo gudbsisay
@abdiqadirmahdi8858
@abdiqadirmahdi8858 4 года назад
Mahadsanid ustaad Omar
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 4 года назад
Mahadsanid wll
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 года назад
shukran wll cumar
@garaadahmed3411
@garaadahmed3411 Год назад
Mahadsanid
@captainshakiib103
@captainshakiib103 4 года назад
Masha allah keep going sxb
@cabdimohamed543
@cabdimohamed543 3 года назад
Sax brother somalida shaqada ay si wanagsan u taqaan faaido muuqato sharafna Leh ka sameso waa dukamada Grocery ah laguna gado alaabta quutul duruuga ah aniga kula hadlayo ayaa leh dukamo Ku yaal south Africa alxm dhaqaalo fiican waliba macquul ahen ayaa iga soo galo bishii illaah baa Ku mahad leh bro marwalbo Neh wan Ku dhagesta I thank you,,🙏💯✔️✔️✔️
@hasankaafi340
@hasankaafi340 2 года назад
Masha allah aniga 10 sano baan shaqale ahay maalin qurana la igu dhahay shaqadi way Soo xermatay macsalamo wlhi aad bana uga naxay hada taladeyda waa inaan south Africa u shaqa tagaa 1 sano ilaa 2 sano inaan shaqale ahada ka dibna aan aniga la Ii shaqeyaan rabaa sxbow adiga talo iga sii adigaa south Africa jooga abdi Mohamed
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад
I love greenhouse... insha Allah waan samynayaa
@syl618
@syl618 4 года назад
Ma wada sameysana
@khayrhalane9422
@khayrhalane9422 2 года назад
5 Mashruuc samayso 1.Maqaayad shaah ama coffee meel soo jiidasho leh 2.Xoolaha , xanaanaynta geela,ariga,digaaga iyo lo,da 3.Qubus,ama sabaayad laga sameeyo qamadida 4.Dukaanada lagu gado waxa dadku u baahan yihiin . 5.Adeega beeraha ama beerashada.
@dr.shideyare6924
@dr.shideyare6924 4 года назад
Thanks ustaad omer inshaar
@abdallaadam5456
@abdallaadam5456 3 года назад
M.a waad fikrad aad u wangsan mhdsanid omr inshr
@jamaabdille4215
@jamaabdille4215 4 года назад
Jazakallah bro
@saidahmed2544
@saidahmed2544 4 года назад
Thank u walaal omer
@maimun6551
@maimun6551 4 года назад
mahadsanid walal
@ririnshamakumaku
@ririnshamakumaku 4 года назад
Thanks Omar Ogaansho for the epic video and amazing ideas! 🇸🇴💙🙏🏻
@alayuubi9489
@alayuubi9489 4 года назад
M.a Ustaad mhdsanid
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 4 года назад
Mahadsanid sxb sare... Adigaa mudan
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 года назад
mahadsanid wll omer inshar
@Tiktokers10
@Tiktokers10 4 года назад
waa Fikrad fiican Ustaad Omar inshaar
@yuusufaalagurey3282
@yuusufaalagurey3282 4 года назад
mashalh marwalba wax badan ayan kaa faa ideyaya mahadsanid ustad cumar
@salmaankucka3544
@salmaankucka3544 4 года назад
Masha allah ustad omar inshar Allah ku xifdiyo
@dunidaislaamka1594
@dunidaislaamka1594 4 года назад
Omar inshar masha Allah bro جزاك الله خيرا
@Dhamays_cosmatic
@Dhamays_cosmatic 4 года назад
m.a omar inshar waa mowduuc aad u wangsan jazakalah wllo
@maafaraxnaa5665
@maafaraxnaa5665 4 года назад
mahadsanid
@abdiraxmanalasow414
@abdiraxmanalasow414 4 года назад
Masha Allah jazakallah qer
@maydal6037
@maydal6037 3 года назад
Maashallah, mahadsanid
@khaalidamadou3789
@khaalidamadou3789 4 года назад
Shukran
@mahadhassan2341
@mahadhassan2341 4 года назад
Masha allah Mahadsanid cumar inshaar runtii waa fiidiyowgii ugu muhiimsanaa aan waligayga ku riyoojiyey in arimahaaan aan faa faahin ka maqlo waxaan arkay dad badan oo ubaaahan fiidiyowgaan ookale waan gaar siin doonaa insha allah waa fiidiyowgii ugu ficnaa aan abid kanaalkaaga ka arko oo naqon doona haduu ilaahay yirahdo midkii noloshayda wax badan buu kabadali doonaa insha allah.
@user-gs6df7jx2w
@user-gs6df7jx2w 4 года назад
شكرا لك
@betterdaysarecoming1881
@betterdaysarecoming1881 4 года назад
Manzhallah alxamdulilah waaban ku gudajiraa mid kamida mashariicdan . Shukran wll aadbaad umahadsantahy
@ashoahmed1482
@ashoahmed1482 4 года назад
Golden voice 🔥🔥
@faysalabdi4445
@faysalabdi4445 4 года назад
Mahadsanid ogaansho
@abdisamedjama4113
@abdisamedjama4113 4 года назад
Thaknz brother allh keep U
@kamaldiinyusuf6228
@kamaldiinyusuf6228 4 года назад
Tnx pro mashruuca bilicda iyo nasashada dhirta carfoon oodogah maalmaha safaxa magala walba oo adame joogoh waa mid ay ubaahantahay inshallah ogaadaye ogada
@cadceedstudio891
@cadceedstudio891 4 года назад
Keeb goin pri inshar
@said77-i5
@said77-i5 4 года назад
Keep going ustaad omer inshar❤🙏
@othmanali4142
@othmanali4142 3 года назад
Shukran wall
@abdulahihussein35
@abdulahihussein35 4 года назад
Masha Allaah waa mashruucyo aad u fican qofkii bilaabana wax fican ka helaayo aad ayaa u mahadsantahay ustad omar Alle haka abal mariyo
@moustaphasaad6931
@moustaphasaad6931 3 года назад
Thanks you ogaansho ❤🙌
@apdirasakmahamud7801
@apdirasakmahamud7801 4 года назад
Mnzha Allah bless you
@cabdiqaniismaaciil35
@cabdiqaniismaaciil35 4 года назад
m.allh
@omermohmet5039
@omermohmet5039 4 года назад
Masha allah Allaha ku barakeyo rayigaaga wng sn
@mohamedHassan-lz4uw
@mohamedHassan-lz4uw 4 года назад
Mahadsanid omar, wax badan baan video'gan ka faa'iday.
@adilabdullahi5613
@adilabdullahi5613 3 года назад
Mahadsanid brother fikradaha aad inoo Soo jeedisay
@liibansane235
@liibansane235 4 года назад
Masha'allah wll Omar inshar wx badan bn wax ka ogaady
@sakariyeahmed6779
@sakariyeahmed6779 4 года назад
Shukran wll Wad ku mahadsanty soo gudbinta waxyaabaha danta u ah umada somaliyeed
@hanadmohamed7989
@hanadmohamed7989 3 года назад
Masha alah wll noo soo badi
@salmaanabdirahman3930
@salmaanabdirahman3930 4 года назад
Wa mawduc muhiim ah horay u soco sxb
@Muhammed_Abdirizak_Hussein
@Muhammed_Abdirizak_Hussein 4 года назад
Alla haku xafido wllo Waxbadan ayaan kaa faa fiida Bal waxn odhan karaa macalin kayga tahay Alle swt labada daaroodba hakugu guuleeyo😍❤
@said77-i5
@said77-i5 4 года назад
Ustaad frox barnaamij ka soo samee mahdsanid ustaad ❤❤🙏💞💟
@nuurkeyccm
@nuurkeyccm 4 года назад
أخي جزاك الله خيرا كثيرا
@walalshaafka9463
@walalshaafka9463 4 года назад
Thanks mucalimuu
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 4 года назад
Mahadsanid ustaad cumar Inshaar RU-vidr dadka ku xidhan horumarkooda ka shaqaynaya adigoo qudha ayaan ku arkay.
@abdisalam679
@abdisalam679 4 года назад
Masha,allaah wll ilhay dardii ujeclahay cumar inshar
@ahmedwarsame1550
@ahmedwarsame1550 4 года назад
Thanks bro
@guuledcadde8670
@guuledcadde8670 4 года назад
Wllhy .ogaansho jasaakallaahu khayr
@anasmacalibashiir5656
@anasmacalibashiir5656 4 года назад
Masha'allah waxbadan ayaa Ka faa'iday mahadsanid
@mustafaadanali1279
@mustafaadanali1279 4 года назад
Wll cumar adigoo mahadsan soo badi mowduucyadaan cml ugu yaraan weyna dhiirigelinayaan
@ALI-ep4kk
@ALI-ep4kk 4 года назад
Thankz walal
@rudwanmohamedelmiwabar5855
@rudwanmohamedelmiwabar5855 4 года назад
Masha Allah
@LIBAN128
@LIBAN128 4 года назад
Jazakallah
@mohamedsalaadomar528
@mohamedsalaadomar528 4 года назад
Beeraha is the key of life ✌🏼👍🏽
@fadumomohamed7024
@fadumomohamed7024 4 года назад
MashaAllah Omar inshar runti waxa tahay dhirigaliyahay naftada inshaAllah wanku haminay Incan samesta maashruc igaraha walow eyjiran caqabado igu horgudban mahadsanid wll kheryi Allah ku siya
@nimcomaxamed9221
@nimcomaxamed9221 4 года назад
khayr badan Alle ha ku siiyo
@ahmedfarah3232
@ahmedfarah3232 4 года назад
Waad mahadsantahay macalin Cumar
@sabirasarcad7920
@sabirasarcad7920 3 года назад
tnx
@faraahnuurwacayskamohamed2284
@faraahnuurwacayskamohamed2284 4 года назад
I AM THE ONE
@Orangexchange
@Orangexchange 4 года назад
*Iso booqda saaxiibayaal*
@libanmoalim6575
@libanmoalim6575 3 года назад
@@Orangexchange 7
@libanmoalim6575
@libanmoalim6575 3 года назад
@@Orangexchange 77
@safiyaxassan5826
@safiyaxassan5826 2 года назад
I am only one
@khalidhusseinadem6323
@khalidhusseinadem6323 4 года назад
Manshalah Omer Alle Ha Ku Xifdiyo
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 4 года назад
Waad mahadsantahay mr omar
@ibraahiimxunduble3985
@ibraahiimxunduble3985 4 года назад
Msnshalaha mahadsanid maclin inshalaha hamiyga alle Ha ino fudideyo
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 4 года назад
Waa arin wanagsan walal thanks
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 4 года назад
Walal omar aad baad u mahadsan tahay muqaalkani dhiiri galin badan ayaan ka helay waliba aniga waxa aan si khaasa u rabo ayuuba ka hadlayay oo ah beeraha alle haku xifdiyo walal
@Istiqaamomedia9690
@Istiqaamomedia9690 4 года назад
Iam the second bro thanks
@dailycontent3955
@dailycontent3955 4 года назад
walahi soo gudbinta barnaamijkaan aad ugu qaboobe wax badan ka faaiday alah kaa abaal mariyo wll
@bosteyoahmedali3142
@bosteyoahmedali3142 4 года назад
Thanks masul muqaladan soo badi
Далее
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Просмотров 52 тыс.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Sidee baad u abuuri kartaa ganacsi guuleysta
33:11
Просмотров 18 тыс.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27