Тёмный

Gantaalka Hurdada u Diiday Maraykanka ee Ruushka ee S500 | Xulashada Dunida 

Dhacdooyinka Caalamka
Подписаться 630 тыс.
Просмотров 180 тыс.
50% 1

Gantaalaha S500 ee Ruushku oo Dayax Gacmeedka Soo Ridi Kara

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 129   
@cabaasqasim4805
@cabaasqasim4805 4 года назад
Waaa Guuul gaalo gadhy inshlllah islmamkuna wuu gadhi
@sheikabdiwahab7881
@sheikabdiwahab7881 4 года назад
نعم
@sheikabdiwahab7881
@sheikabdiwahab7881 4 года назад
sh cabaas qasim inshaallah way gaari islaamka
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 4 года назад
InshaAlLaah waa hadaanu noqono Mil'latan waaxidah, ijmaac Al'Umah ayaa lagu gaaraa success iyo weliba nasriga ILAAHAY swt
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 года назад
masha allah ing yaasin iyo wariye hashi mahadsanidiin sxbyaal
@outcastking5012
@outcastking5012 4 года назад
Waxaan halkaan uga tahniyad uga gudbinayaa wiilasha aqoonta iyo tiknoolajida usoo bandhigaya dhalinta jiilka cusub ee soomaaliyeed iyagoo afsoomaaliga qaaliga ah ugusoo daadihinaya figradaha cusub ee aduunka kuwaas oo aan marnaba kadaalin ilbixinta dayarta soomaaliyeed guulaysta waanu idinkudiirsanay idinka iyo naxwaha fudud ee afkeena ilaah haydin xafido adeeroyaal dhamaantiin
@indhobalac9773
@indhobalac9773 4 года назад
guul
@yussufali1290
@yussufali1290 4 года назад
Sidii bunka camal ayuu ee qabtaa aqbaratkiina hurfadhe media keep it up the hard work thanks
@marwodumar
@marwodumar 4 года назад
Walaaal albab kasta oo ka xiiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️
@sadiiqmohamoud9122
@sadiiqmohamoud9122 4 года назад
iiso ducey anaa ku saarey
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Год назад
I am butin somalia
@faadumaaadam4720
@faadumaaadam4720 4 года назад
alle haguuleeyo turkiga iyo rajab dayib guul guul
@aayatullahmohamedhussein8671
@aayatullahmohamedhussein8671 4 года назад
somliad turkiga maxay ugu indha beeleen hhhh
@maxamadfaarax8805
@maxamadfaarax8805 4 года назад
Turkish ayay Ku waashteen hada qaar kood waxay marayaan in ay dhahaan hubkaan uu Russia samaysatay waxaa samaysay shirkada Turkish ah waligay ma arag dadka ka been badan
@saacidomar8752
@saacidomar8752 4 года назад
@@maxamadfaarax8805 doqon aan waxba fahmi karin baaa tahay war hubkan aduu kuu samaysanayaa Ruushku inuu kugu gumaysto lkn Turki haduu horumar gaaro aduu kugu difaacayaa ee adi khatar kuguma aha Inaad walaalkaa horumarkisa ku faraxdo aday dan Kuugu jirtaa hadii kale labadiinaba cidluu dhurwaa idinku cuni
@mukulaawimukulaawi7393
@mukulaawimukulaawi7393 4 года назад
Sxbyaal aad ayaad ugu mahadsantihiin sida wadanimada leh oo aad dadkiina udareen siinaysaan waxa aduunka ka socda iyo siday umudantahay inaanu aduunka lajaan qaadno horufadhi group halgankiina haka daalina
@salmaanmohamed1852
@salmaanmohamed1852 4 года назад
Horufadhi media allaha inoodaayo SI wacan baan ula mabsuuday SIDA SIDA ayuu iiqantaa
@riyoxidhohawdgunti3179
@riyoxidhohawdgunti3179 4 года назад
Ninkani walahay hore fadhi isaga hormood u ah balaaqad ayuu leyahay mashalah
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 4 года назад
Absolutely! Wuu ku'fiican yahey sida loo soo'gudbiyo documentary'ga MaashaAlLaah isha baxarka.
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 4 года назад
👉Russia 🇷🇺waaqatar kusoo wajahan caalamka🤲alaha naqga qabtee🤲lkn🇹🇷turkiga ayaa noqon doonadalka uhoreeya ee sameeysta hubka ugu casrisan ee dunida insha alaah🤲
@a.m.k9976
@a.m.k9976 4 года назад
Sidaa ayaan RAJEYNAYNAA ALLAHA U RUMEEYO hadafkooda balaayadana Allaha ka xifdiyo
@xamseibraahim6366
@xamseibraahim6366 3 года назад
Isha allaah awooda ugu danbaysa waxaaa yeelan doona muslimka waana la hayaa hada waxaan haya turkiga
@munaabdinaasir7588
@munaabdinaasir7588 3 года назад
@@xamseibraahim6366 yes maansha alaah waa isbadal muslimiinta ayaa qaba aysa hogaanka aduunka insha alaah🤲🤲
@fowzifowzi2149
@fowzifowzi2149 2 года назад
Soomaaliyana way noqon doomtaa Inshaa'Allaah and it will be a shocking surprise to the world. Muslims in general will be the leaders of the world and Somalia will be the headquarter. Inshaa'Allaah
@fowzifowzi2149
@fowzifowzi2149 2 года назад
@@xamseibraahim6366 well said.
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 Месяц назад
Ruushaka waa mahadsan yahay labajeer mid waa is garab taagga iiraan midna tan hurdada u diidey Mareykanka❤❤❤
@baroonyare2
@baroonyare2 4 года назад
Barnaamijkaan waa ku haastaa waana ku tashtaa
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 года назад
Mudhira mudhira salamana haaashi ✌✌✌✌✌✌✌🖒🖒🖒
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 4 года назад
Nooso gudbiya hormarka iyo hal abuurka dadka tashaday oo is aaminay anaguna waanu dhagaysan uun
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 4 года назад
🤣🤣😂 dhageystayaasha wacan sax! Walaahi beentaa ma'aha ILAAHAY swt ha'naga dhigo kuwa kheyrka ka'qaata waxey maqlaan Aamiin InshaAlLaah.
@adanbile4237
@adanbile4237 4 года назад
Horufadhi hore u soco👍
@abdifatahkaluni1268
@abdifatahkaluni1268 4 года назад
Barnamishka xulashada dunida wan jeclahay si hormariya
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 3 года назад
Ruush aanuhayo Turkish waaka hurdayaa inbadan insha alh ee faataxada umara in turkiga carab dhabar jabinteda ilaahay kabadbadiyo insha alh horeyba ayagaa ujabiyey gaaladee
@waafistoido
@waafistoido 4 года назад
Horfadhi media barnamijka xulasha da dunida noo soo badiaya waa barnaaj ka ugu fiin sida fican aan ugu tax nahay
@qamarcali974
@qamarcali974 4 года назад
khayr alle haku siiyee ruushaa horumar gaaray iyo hub cusub ayuu soo saaray naga daa niyad jabkeeda inta badana waaba been
@dulqaadnews3607
@dulqaadnews3607 4 года назад
Asc horfadhi media waad mahadsantihiin marka hore tan xigta nidaaamka difaaac a hawada ee ruushka waa in laga faa'ideesto si hawada dalka loo ilaaaaliyo
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 4 года назад
Barnaamijkan minute kiisa soo badiya waayo maalin walba wuu nagu badh.go.aa
@baroonyare2
@baroonyare2 4 года назад
lkin isbarbardhig mareekan iyo ruushka
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 года назад
Mudhira mudhira salamana haaashi 😘😗😘😗😘😗
@abdillahiabdi4075
@abdillahiabdi4075 4 года назад
Goorma ayaan utartamaynaa quwadaha uduunka? Marka aan qabyaalada iskadayno😭😭
@mohamedjamaomar3597
@mohamedjamaomar3597 4 года назад
Taasi waa xaqiiq walal Somaliyeey hankeenu hadhaafo reer hebel
@naasirjamac1999
@naasirjamac1999 4 года назад
@@mohamedjamaomar3597 somali ha isku wada darine jeegan dheh
@cabdicasiisboqortooyo9834
@cabdicasiisboqortooyo9834 4 года назад
Waa run
@hamsemuhumet
@hamsemuhumet 4 года назад
@@naasirjamac1999 waar adigaba jeegantiiyeh
@abdiamericoameriko9435
@abdiamericoameriko9435 4 года назад
Abdillahi Abdi sxb ka samir somali cuno ayey ka fakerta & Africa intaas waala isla dhafay caalamka technology ma sahlana wllo
@axmedfaarax1128
@axmedfaarax1128 4 года назад
Ruushku dab yar mashidayo
@garaareofficial7129
@garaareofficial7129 4 года назад
Viva ruushka
@mymesqad9819
@mymesqad9819 4 года назад
Duni maalin walba lagu buufinayo waxaan Sun ah miyaa laga sugaya fayoobi
@saadiqwarsame5168
@saadiqwarsame5168 4 года назад
waan ku saalmay eng yasinn waxaad ku jirtaa dad aan aadka u doowado barnaamijka H M
@abdigoole7854
@abdigoole7854 4 года назад
Thankssss eng yaasiin
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 4 года назад
ASC HORFADHI MEDIA BARNAMIJKA XULASHADA ADUUNKA MAHADSANIDIN ING YASIN IYO INTA KU XIRAN BARNAMIJKAN
@djmaamis3167
@djmaamis3167 4 года назад
Ruushku waa Quwad soo socota Oo aan lajoojin karin Dunidana kala wareegi doona Reer galbeedka
@osmanfanah7850
@osmanfanah7850 4 года назад
Thanks horfadhi media
@saeedrooble8701
@saeedrooble8701 4 года назад
🎏🎏 go horufadhi media thanks you guys
@mymesqad9819
@mymesqad9819 4 года назад
Ilaahay ha naga qabto waxaa lagu loola mayo waa Xasuuqa Islaamka iyo Cunida khetraadkooda.
@saacidomar8752
@saacidomar8752 4 года назад
Absolutely right walaan cid kale loo adeegsanayn hubkaas aan muslim ahayn
@indhobalac9773
@indhobalac9773 4 года назад
haa qabyaladu waa waxa mesha nadhigay haladhaafo qabyaalada
@indhobalac9773
@indhobalac9773 4 года назад
isaar
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
La kala teg orodna maaha
@ahmedibrahim4392
@ahmedibrahim4392 4 года назад
Dolada turkigu waxeey sheegen ama. Hourfadhi média ay Ka warante ineey soowada sarayaan rushka s500 arntaas maxaa kasoo kordhey waxeeynu lawada soconaa in turkiga iyo rushku hada xirirkodu anu sidii horey uwangsanen Oo ay libia isku heestaa
@QABIIRKAOFFICIALIT
@QABIIRKAOFFICIALIT 4 года назад
Asxaabta HORUFADHI media subscribe hala isaaro please
@owmahamedosman7801
@owmahamedosman7801 4 года назад
Barnaamijkaan wa ka helaa
@adenlaad485
@adenlaad485 4 года назад
Waaw
@nasirnuur3362
@nasirnuur3362 4 года назад
Dunida weeyhormarti lakin Somalia lida weydambesay qawiil koxeysi
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 4 года назад
Weey horumartay Laakiin Soomaaliya Iyada Weey dambeeysaa Qabiil Kooxeysi Iska sax qoraalka. Mahadsanid
@hamsemuhumet
@hamsemuhumet 4 года назад
@@c.m.a.1937 somaliland ahan hadaad nafasaxdaan wanu idin horumarin lahayn jamacadahaygana bilaash baydun ku dhigan lahaydeen xaga hubkana walano ogalanlaha xaga somaliya waxaba aan lo oglanayn hub danbe oo laga iibiyo
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 4 года назад
@@hamsemuhumet Adiga ubaahan in lagu baro sida afka soomaaliga loo qoro. Soomaali land anigu kamaan hadlin. Mahadsanid
@abdirhamanabdifatah7043
@abdirhamanabdifatah7043 4 года назад
Mashallah
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 года назад
Saxibka haaashi 🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@mohamedhassanqeyru852
@mohamedhassanqeyru852 4 года назад
Ruushka wakadhanyahay rasasti Aya inagagoday majirto
@MohamedAhmed-kf9oc
@MohamedAhmed-kf9oc 4 года назад
Waan soo dhaweynayaa in Russia ay soosaarto nidaam difaac oo ka khal-khaliyey maraykanka.
@gardenpitch8961
@gardenpitch8961 4 года назад
Inagana qabiilkaan kusii takhalussaynaa iyo isdilka aantiriyo cadadlahayn
@manafrombeydhabo5817
@manafrombeydhabo5817 4 года назад
Waa yaab lkn dhibmalahan aduunya leewaaye
@axmadcali950
@axmadcali950 11 месяцев назад
Yes or write
@gaagaale71
@gaagaale71 4 года назад
Gaalo munaafiqeyn waxaa loo heshiin dhaqaalaha Islam rush waxaa adun Islam waxay hub feeg ah kagato rush iyo ameikan rush suuq waxaa in badan sheegaa waxaa ahayaa gantal s300 hadana s400 hadana s500 bari waxaa hayaa gantaal ficn s600 marakin waxaa ahayaa diyAdro f 16 fiig ah f35 feeg barina f55 xukumada islaam ee munaafiqeyta jooga looma ogolo inay soo injenero hubka u saaro injiner Islam oo wax fahmo waxaa lugu hukumaa dil taasoo dowladaha Islam loo ogaleyn inay soo hub wax tar hub dowladaha lagadey kuli feeg
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 года назад
اسكتي اسكتي😲😲😲😲😲🙄
@msalad6532
@msalad6532 4 года назад
Deni zanzibaar ur free now go back ur home
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 года назад
Yassin you can 😂😂😂😃😃😃😃😃😃😃😄😄😄😄😅😅😅😆
@dayibxasan
@dayibxasan 4 года назад
Diyaaradii B52 waa loo soo galay taa xaladeedu kuma jirin ama laguma soo hadal qaadin
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 года назад
🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈
@axmadmaxamed1678
@axmadmaxamed1678 3 года назад
Rikodhk.Ayujabiyay
@Awesome-ww7zj
@Awesome-ww7zj 4 года назад
Fast view
@ibraahimmaxamed4093
@ibraahimmaxamed4093 4 года назад
S300 waxba katari waaye ee maxay katari doonan kuwadanbe
@zakicarab5729
@zakicarab5729 4 года назад
Horufadhi waxn kdwdaa xulashda aadbn uxiisyaa
@nuurcadowabdullahinuurcado9681
@nuurcadowabdullahinuurcado9681 4 года назад
Hajabada rushku hubka wey sameysa habarsa Kuma disho
@ahmedqasim460
@ahmedqasim460 4 года назад
hubka wa la isku ilaliya cidna kuma so xad gudbi karto rushka
@daaciilalkhayr5605
@daaciilalkhayr5605 4 года назад
[ ] Waa Barashada Quranka Karimka ah Hab Online ah adiga oo gurigaga ana Goobtaada shaqo Jooga Dad Waawayn Iyo Caruurba. [ ] Waxyabaha Aan Dhigno Waxa kow ka ah 1.Barashada Quranka Karimka 2.Tajweedka 3.Siirada Rasuulka 4.Axaadista Nabiga 5.Barashada luuqda Somaliga Caruurta yar yar Ee Qurbaha ku Dhalaty 6.Caqiidada 7.Ducooyinka Iyo Dhamaan Culuumta Islasmka oo Dhan. [ ] Qofkasta Waxa loo Galaya Xiisadisa Xiliga Uu isagu Codsado ama Uu Caruurtisa U Dooro Maalmaha Waxbarashadu waa 4 cisho [ ] Sabti ilaa Salaasa. Ku Biir Groupkan si aad isku diwaan Galiso. 👇👇 chat.whatsapp.com/Ev90wCOLKtyHpq198o4JXT
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 года назад
SHAQO WACAN BAHWEYNTA HORUFADHI MEDIA TV
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 4 года назад
Masha Allan horfadhi media guul
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 4 года назад
S 700 and s 600 ay wadan sida u iibinayan s 500 s 400 like samsung wana gantalo aannlaga fakan karin
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 4 года назад
Hubkaa.waxaa qayb ka ah turkiga shirkad turki ah iyo shirkad rusia Isla soo saara
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 4 года назад
Ar been badnida ya ogow teknoligi in shirkad kale la wadago
@maxamadfaarax8805
@maxamadfaarax8805 4 года назад
Turkish Ku waashta waxay umalayeeyaan in wax kasta oo aduunka la samaysto in uu sameeyay Turkish been badanaa Turkish hada ayuu soo caan baxayaa lakiin Russia waa wadan hormarsan oo hub badan soo saaro Russia nuclear ka aya haysto ma turkey ayaa usameeyay beenta iska dhaaf haduu Turkish wax samaysan karo hasamaysto nuclear ee war ka beenta iska dhaaf taageero nimo yay Ku maskax Marin Turkish ayaa Ku waalatay
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 4 года назад
@@maxamadfaarax8805 waxaan kuugu jawaabo ma garanayo sababtoo ah jaahil baad tahay ma ogtahay in qaarada yurub turkigu u talin jiray 800 oo sano markaasaad leedahay turki haduu soo caan baxay soo baro taariikhda intaad gaalo guusha siinayso I think adigaaba gaala ah ama waxay kugu sameeyeen brain wash you are so stupid
@abdrmngm7524
@abdrmngm7524 4 года назад
@@abdihayehashi769 war turki eutope uma talin taarikhda baro isaga ba la tumu jiray russia empire meeqo jeer tumeen turkiga austeria hungeria empire meeqo jeer turki tumeen ma dhafin serbiana iyo bosnia any how turki wadan adag waye wana geesiyal dagal yahano can ah lakiin ha ka bad badinin
@abdihayehashi769
@abdihayehashi769 4 года назад
@@abdrmngm7524 waxba ma taqaanid dowladii cusmaaniyiintu miyeynan qabsan yurubta bari oo dhan dhamaan balkanka ilaa wadamada kowkaska ee ka goay soviyeed miyaanay carab oo dhan qabsan ilaa hindiya stanbuul yaa iska lahaan jiray giriig sow lagama qabsan adigu waxaad tahay gaal xaasida xataa waxay gaadheen liibiya suudaan ilaa berbera. Soo baro taariikhda
@sanahsanah4544
@sanahsanah4544 4 года назад
😎😎😎😎😎😎😎😎😀😎😀😎
@fadumahasan5573
@fadumahasan5573 4 года назад
Gib guwingi
@d-mansikawa3302
@d-mansikawa3302 4 года назад
Waxaa ficnan laheed in aad ka hadasho turkega.. Iyo yurub maxaa FAA ito ah uku jiro turkega NATO .. Muxuu uku bixilayahay Nato
@maxamadfaarax8805
@maxamadfaarax8805 4 года назад
Maalinkasta ma turkey ayaa laga hadlayaa ,wadankii wax soo saaro ayaa la sheegayaa
@maxamadfaarax8805
@maxamadfaarax8805 4 года назад
@@d-mansikawa3302 yaa kuu dirsaday ma ahnee Turkish ayaa Ku waalatay wax kasta Turkish Turkish Ku waalo
@shaaficiber7619
@shaaficiber7619 4 года назад
Nio wararka adigu soodaa zxp waayo beedeegii kale ee s/lilaan nacaybku ku jiray afka lagasoobax waa beenaale
@c.m.a.1937
@c.m.a.1937 4 года назад
Ninyohoow Saaxiib Afka soomaaliga hab qoraalkiisa sax. Mahadsanid
@Adnomo1234
@Adnomo1234 4 года назад
Cayda kadAa dadka Nio
@maxamedhagar2052
@maxamedhagar2052 4 года назад
Wr xishood nio wxn wxba fahmayn badthye
@أبوأيمن-ق8ط
@أبوأيمن-ق8ط 4 года назад
Waa been iyo barobagando
@Cumarcilmimaxamud
@Cumarcilmimaxamud 4 года назад
Hoyada silket wecel wecel dhalay Hub le kahadasha Somali wax e u tareso malahan ey yahow eyga dhalay marekan iyo rush haku wasan
@mohamedalichannel1452
@mohamedalichannel1452 4 года назад
Maxaa kaaqaldan dhimirka maa la dahay
@Amir-Muse
@Amir-Muse 4 года назад
Haa waa cunug waalan oo dhimirka la sabato ah haduu dhimirka la een ma uusan caayi lahee hooyo macan teeda kala maxaa kagale haduu kahadley quwada calamka ku tartamaya hubabka iyo technology casriga ah ma wuxu kahadli lahaa Somalida qabyaladiste yaasha cunfiga isku mashquulsan oo qabyaalad kadhigtey diin cunug yahow xaanuunsan kaxishoo uma ismlaamed ha xagxagan iyo hooyo macan waxaan kudhi lahaa neefso naf aa leedahey?
@mohamedalichannel1452
@mohamedalichannel1452 4 года назад
@@Amir-Muse waa sidaa walaal Mahadsanid
@abdirahmanahmed1850
@abdirahmanahmed1850 4 года назад
Bilaa rabbaaayad baad thy ka xishoo hooyo wasakhyahaw
@AliomarAbukar
@AliomarAbukar Месяц назад
😢R 😂😂😂😂
@waafistoido
@waafistoido 4 года назад
Horfadhi media barnamijka xulasha da dunida noo soo badiaya waa barnaaj ka ugu fiin sida fican aan ugu tax nahay
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 4 года назад
Nooso gudbiya hormarka iyo hal abuurka dadka tashaday oo is aaminay anaguna waanu dhagaysan uun
@msalad6532
@msalad6532 4 года назад
Deni zanzibaar ur free now Go back ur home
@gaagaale71
@gaagaale71 4 года назад
Gaalo munaafiqeyn waxaa loo heshiin dhaqaalaha Islam rush waxaa adun Islam waxay hub feeg ah kagato rush iyo ameikan rush suuq waxaa in badan sheegaa waxaa ahayaa gantal s300 hadana s400 hadana s500 bari waxaa hayaa gantaal ficn s600 marakin waxaa ahayaa diyAdro f 16 fiig ah f35 feeg barina f55 xukumada islaam ee munaafiqeyta jooga looma ogolo inay soo injenero hubka u saaro injiner Islam oo wax fahmo waxaa lugu hukumaa dil taasoo dowladaha Islam loo ogaleyn inay soo hub wax tar hub dowladaha lagadey kuli feeg
Далее
Песня РАСПУТИН на русском!🔥
00:56
LOLLIPOP-SCHUTZ-GADGET 🍭 DAS BRAUCHST DU!
00:28
Просмотров 10 млн