HORUFADHI MEDIA GROUP i is an outstanding media outlet with a robust digital presence, extensive global readership, and viewership. We cover the entire globe news and stories. We analyze diplomatic stories and news of the world.
marki wadanka farmajo madax ka aha wadan ayad eheyd lakin xasan shiq marku madax kanoqday maxa kubadalay ma qabil ayad kuheysata labo wijile aya tahay cidi kufirsato ayaba kadaran qabiliste atahay inta hawiye ama isaq waxan ugu baqa in dis Laki lagu dhoho kala labta fallow ka kiye dad weyne
Maamulka JUBALAND waagii la aas aasay ilaa hada axmed madoobe ayaa xukumo ma boqortooyo aabihiis oo uu ka dhaxlay Miyaa JUBALAND waxaa is ka leh beelaha kala ah ogaadeen raxanweyn iyo mareexaan ayagaa xaq uleh cida ay madaxweynahooda kadhiga nayaan
Gadar iyo imaratku iiraan hanaga qalayso hadhaw marka dagaalku bilaabmo miyaa lacag lagu dhiibay. Waxaasu ma shaqaynayaan xarumaha yuhuuda meel walba waa lagu gubi doonaa