Тёмный

Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay 

Dhakhtarrr
Подписаться 238 тыс.
Просмотров 826 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

20 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 880   
@updymado
@updymado Год назад
Wll hadaad u jeedo magaca allah like saar mahadsanidiin 🎉
@nasteexobintush2996
@nasteexobintush2996 Год назад
Anigu dhakktar iyo qays waxaan ku jeclahay sidey nabi amaanka iyo sitaatka say u shamiraan 👏👏
@kingsiyoh2828
@kingsiyoh2828 Год назад
Aad iyo aad ana kulamid baan ahyn ma dhaafan 2Legends❤😊😊
@FarhiaFaysal-el5fd
@FarhiaFaysal-el5fd 10 месяцев назад
❤❤❤
@zameHD15
@zameHD15 Год назад
Allaha isku barakeeyo qoyska cusub waa qoys umada islaamka iyo soomaliba kuso kordhay allaha barakeeyo
@cawoayaan9445
@cawoayaan9445 Год назад
Waalid xoor waxan ka shaqeynayay 2yr ku dhawaad hooyoyinka dhamantood waxay ahayen kuwii aan wacyi galin jiray ee aadka iiga warami jiray xaalkoda alha daayo markan arkay aad ban ugu farxay hooyo maryan oo nasaba halka iga muuqata ❤❤❤❤❤❤
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 Год назад
cawo ayaan wll waalid xoor maqadowgaa
@amaldahir405
@amaldahir405 Год назад
Hooyooyinku waa qurux miidhan hadana design ay sameyeena waa qurux ❤❤❤
@munamuse8188
@munamuse8188 Год назад
Mnsha allah qurux badana dhaqankeenu sidas ayey ayeeyoyinken iyo awoowayshen kuso koren illahy reerkas haysku barakeeyo🤲❤️
@Ubah-ph7wp
@Ubah-ph7wp Год назад
Markan wadankii jogay wlhi baadiyha waxn kajclaaa malahn marksta waan aadi jiray alla maxan xiisay lkn wiilkan yubtkiisa iyo asxaaabtiisan aaad udawadaaa wana kuxiranahay waku mahdsantihin wiilsheena qrxbada badan sidaad noogu sogudbidan barnajmishdiina qurxda badan🥰🥰🥰❤❤👌🙏
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Год назад
MAQURBAHA TAGTAY 😂😊
@aminaabdullahi3636
@aminaabdullahi3636 Год назад
Masha Allah dhaqankeenu qurux weye hablaha soomaliyed Waa injineero cajiib ah Mahadsanid dhakhatar sidad noola wadaagtay
@moabdihafid3677
@moabdihafid3677 Год назад
Importance clip, aqoon Fara badan ayaan ka faa'iidnay inta yadda dab-joogta ah MANSHALLAH mahadsanid saaxiib @Dhakhtar
@anabetaabukar185
@anabetaabukar185 Год назад
Wiilshan wax qurxoon bay so gudbiyan somliawardna laguma so daro horay usocda ❤
@Moabdi35
@Moabdi35 2 месяца назад
Waa la gataa abaalmarinta sida saxda ah looma bixiyo
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Год назад
Masha Allah ❤ I felt like we are a little bit in a wrong generation They are helping in to each other without paying them any money just to make this wedding night to look Good ❤😢
@abdiazizmohamud-wv5xh
@abdiazizmohamud-wv5xh Год назад
Money is not first priority but it helps, if not humanity is everything and helping one another, that's how humans generate and wealthy cames after.
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Год назад
@@abdiazizmohamud-wv5xh ✋️🌹
@tamaanshire9989
@tamaanshire9989 Год назад
That's how we wer brought up sister ❤ we hold and help each others in every aspect of life 🎉we are somali for that 😊rich and beautiful culture
@aminyuusuf127
@aminyuusuf127 Год назад
Good my sister
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Год назад
@@aminyuusuf127 thanks 😘
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Год назад
noloshii dhabtaya ahayd waxad u qalanta inaan ku dhiirigelino hoyooyinka ilahay ha xifdiyo ❤
@isxaaqahmed9590
@isxaaqahmed9590 Год назад
Cows maaha ee waxa loo yaqaana kabada waxa ku xiga alool waliba waa aloolka noociisa loo yaqaano shanle ❤🎉
@Naimanian3
@Naimanian3 10 месяцев назад
MashaAllah TabaraakAllah, great video, watching from New Zealand :)
@ayaandhol3738
@ayaandhol3738 Год назад
Sitaarka Allah mxa uxiisay noloshan dhabta waatan ayeyashena iyo awoowyashena kusoo korem❤🎉 hambalyo reerkas alkumay
@elmowarsame8883
@elmowarsame8883 Год назад
Things are changing so fast I remember that my grandparent were settled in waledhor with sheep and that area with thick forest today no trees
@dekacizman4024
@dekacizman4024 Год назад
Alla heesta kabada ugu jeclahy🥺masha allah alle ha dayo mamoyinka🥰anna wan rajeyn inan so arko miga iyo aroosyada💯❤
@abdicasiismustafe4456
@abdicasiismustafe4456 Год назад
Masha allah Caruuska iyo caruusada alle ha isku barakeeyo wan jeclay aroos miga Wli ma tagin❤😊
@lailaaden6385
@lailaaden6385 Год назад
Loved the video on of my favourite Somali wedding 👏👏
@Ina.a86
@Ina.a86 Год назад
Masha Allah amazing ❤
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 Год назад
i was remembering 7 years ago when i attending wedding like this 🎉
@rumanadan869
@rumanadan869 Год назад
I remember 7 years ago when I attended a wedding like this*
@KINGMOHA5388
@KINGMOHA5388 11 месяцев назад
ingiriiskii sidaad feer iyo haraanti ugu waday ayaad qac kaga yeersiisay wlh, balo ku dagtay, war bahalku yuusan ku habaarin.
@amalismail7772
@amalismail7772 Год назад
Wow beautiful culture wedding ❤
@mareexan
@mareexan 9 месяцев назад
Wow I didn't know Somali culture still existed 👏👏 Thanks education you are showing us ❤️❤️👏👏
@hafsanorelmi3994
@hafsanorelmi3994 11 месяцев назад
Masha allah ma arkin ado wax xun samenayo tan kale dabcigaga iyo sida dadka udhiragalinesa wa wax kudayasho mudan dhaqanka iyo dad jaceylka wa wax an qofkaste lahen tan kale hadalka wanagsan waxo ka ficanyhy qof lacag kusiye ❤hadalkaga wanagsan iyo dad jaceylkaga Ilah sad dadka ula dhaqmeso hakugu badalo wanag wax ku dhibana ilah maku tuso❤️🥰wllkei
@xadiis24
@xadiis24 Год назад
Dhakhtar is back 🤴
@maryammustafe5802
@maryammustafe5802 Год назад
Mansha allah hambalyo❤❤ ilaahay ubad khayr qaba hakala siiyo amiin 🎉
@anebabuker2302
@anebabuker2302 Год назад
Masha Allah arooska barwaaqo iyo guul insha Allah ubad khayrqaba allow sii aamiin
@cabdiqaniaadan6211
@cabdiqaniaadan6211 Год назад
the best wedding ever🥰
@ismahaanjama7502
@ismahaanjama7502 Год назад
I love it our beautiful culture ❤️
@halimahassan1523
@halimahassan1523 Год назад
Maa,shaa'allaah, aad iyo aad baan uga helay sida aad maamooyinka ugu mahad celinaysid, alla yaa cizak.
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 Год назад
Mashallah I enjoyed 😊this wedding Thanks for this episode
@RoobleJama12
@RoobleJama12 6 месяцев назад
خ٦٦٦ ،وتإ. . .خ ح٠
@Gory-ali
@Gory-ali Год назад
Maasha allaah. Allaha. Barakeeyo. Wiilkiyo. Gabadhaba. Duriyad. Saalaxa. Allaha siiyo
@Landers2024
@Landers2024 Год назад
Beautiful depiction of Somaliland. Pure and Rich culture of original Somalis.
@falischika6221
@falischika6221 6 месяцев назад
Ma Isaaq ba dadkan?
@Intelgenzverweigerer
@Intelgenzverweigerer Месяц назад
@@falischika6221haa waa isaaq
@munahassan4153
@munahassan4153 Год назад
ilaahay ha barakeyo hooyoyinka wa injineeri wlhi designer❤ muqaal qrux bdn masha allah❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Год назад
Allaah barekeyo ubad khayr qabna allaah ka laa siiyo amiin
@caaliyagoobaad1914
@caaliyagoobaad1914 Год назад
ماشاء الله تبارك الله ♥️🥰♥️
@Happ147
@Happ147 Год назад
Jaceyl mug iyo miisan leh ban ku mansuuhayaa Markaan ku eegaba muxubadu way igu maa xataa Kuma ogide indhuhuna marwooy muuqaga waysii milicsadaan Kuma ogide indhuhuna ugbaad muqaaga waysii milicsadan ❤️❤️
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 Год назад
Maansha Allah rabi haka dhigo guri lagu nasto oo lagunagaado wiilyo caano gabadh iyo caano iyo cibaado suuban adigana dhaktar adiga iyo saxiibadaada dhaqanka qiimeeyaba rabi ha idin xafido
@dahabo319
@dahabo319 Год назад
Masha allah allahuma baarik🥰👏 wa aroos qurux badan geele iyo hodan kuwi isku nagaado allah haka yeelo❤❤
@cashacali517
@cashacali517 Год назад
Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@bashirbasports9808
@bashirbasports9808 Год назад
I like the way the have used the attributes of Allah. Mashaallah
@kaaho_haji5712
@kaaho_haji5712 Год назад
MashAllah...waa ba aqal lala cajabay. Allaha neerka isku barakeeyo...
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Год назад
Wow masha allah waa aroos qurux badan ❤❤ dhamaan aroosyada somalida mii iyo magaalo maa saan laga dhigo
@dheereyechannel
@dheereyechannel Год назад
Big legend always dhakhtarka another's levels beautiful 💯☝️😍😄❤💪👍🥀♥️
@gouledxidig32
@gouledxidig32 Год назад
Wlhi wa dad aad uqalbi fican waad qiiroon hadaad dadka reer miyiga ah week lajoogto waliba wa qani wa dad qalbiga ka ah tujaar sifiican eyey usooryeeyaan Martida wa nasab wlhi summer keyga halkaas ayn kusooqaata anigu isha Allah wan soosocda 😊😊
@UgbadAdan-nk1zm
@UgbadAdan-nk1zm 2 месяца назад
Exactly 💯
@gouledxidig32
@gouledxidig32 2 месяца назад
@@UgbadAdan-nk1zm marwo xusuus ayad dib iigalisey mudo badan ayaa kasoowareegtey faaladan aan qorey imika markaan dib udaawadey waan miraaqoodey
@ubahabubakar63
@ubahabubakar63 Год назад
ما شاء الله تبارك الرحمن الله يبارك في عريس ولاعروسه يا ربي العالمين
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
Masha allah kuwii isku waara ubad kher qabo kala hela amiin amiin
@FaadumoDaahir-wt5op
@FaadumoDaahir-wt5op Год назад
Mansha alah guri labadaryaale ah harar kabad cawsalool allaha isku barakeeyo reerka
@cabdiraxmaankhaliif6825
@cabdiraxmaankhaliif6825 Год назад
Deegaankii iyo dhaqankii soomalidu weli wuu sii nool yahay aqal laba daryaale ah baan maqli jirey_ waa deegan qurxoon iyo aroos cajiiba wlhi alle ha barakeeyo qoyskaa iyo deegankaaba.
@roodayusuf8456
@roodayusuf8456 Год назад
Masha alh waa muu waal ad u quruxbadan Magacaygiina waan ka dhex maqlaa Rooda🥰😁
@ifraaxcumar2352
@ifraaxcumar2352 Год назад
Masha alah beautiful wedding 💍💍💍💍💍❤❤❤
@sumayoabdi2671
@sumayoabdi2671 Год назад
My one and only crush dhatar 😢✨❤️❤️
@abdullahijeyjey91
@abdullahijeyjey91 Год назад
Manshaalah daqtar wad mahadsanthy gorma igu dambeisi ceankan camal❤❤❤
@baasheawil3874
@baasheawil3874 Год назад
Mazha allaH wa Muqal cajiiba iyo dhaqankeni wacna wad mahadsantin dhalinta noso Tabisay Dakhtar iyo Teamki saba
@fatmahussain3509
@fatmahussain3509 Год назад
Todobada ha layga yeedho imikaba Aroos miigu asalsanaa dhaqan keenuna wacanaa بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير😍😘
@kimjanno358
@kimjanno358 Год назад
The one and only RU-vidr that my day isn't complete without watching his videos ❤🎉
@SamiraHussien-nt4jj
@SamiraHussien-nt4jj 11 месяцев назад
Bless the tradtional country home,culture and newly weds
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 Год назад
Mashallah loved 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊 beautiful 😍 beautiful mashallah. The bride 👰‍♀ looks so beautiful and natural❤
@user-hj7fe8ri1c
@user-hj7fe8ri1c 9 месяцев назад
Somali culture 🧫 MashaAllha ❤❤
@ayaanolow8972
@ayaanolow8972 Год назад
Wow beautiful ❤️ Alle gamcihiina haydiin barakeyo Ana aroos kayga miyibaan Ka dhiganaya maxamed dhakhtar na waa u sodubidona insha allaah soduceya gordhow aya dawandontan
@hodanmoha2306
@hodanmoha2306 Год назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 Год назад
Maa sha llh qurux wlhi😭❤️🥰 waba jeclhy video yada noocan ah Qeys io dhaqtar io maa wele vedio yashoda maa sha llh❤️👏 qosysan quruxda badan allh isku barakeyo🤲❤️🥰👏 mamoyinka qurux maa sha llh cimri dher cafimad🥰
@RamloMustafa33
@RamloMustafa33 Год назад
M.a waa aroos qurux badan wll dhakhtar wanku salaamay🥰🥰
@maxamuuddaad4549
@maxamuuddaad4549 Год назад
Masha Allah one of the best aroos oo aan wayadaan arko
@salahudinsayre6686
@salahudinsayre6686 Год назад
I subscribed your channel because of this vedio. Amazing. Keep going brother
@arabe9921
@arabe9921 Год назад
mshllh tabarakallah illaah habarakeeyo iyago iyo walidintoda iyo walahoda oo dhan ubad fiican illaaheey hakala siiyo💚
@fathiya5106
@fathiya5106 Год назад
MashaAllah ❤❤❤
@ashahaji7968
@ashahaji7968 Год назад
Thanks wllh wanka hely waxyabo bdn baa nabarten🤴👍
@ayouch322
@ayouch322 Год назад
Mansh allha ka ku xiga qan isracyna inash allha three-day 200k subscribers hala garsiyo wlalakeen
@muniraahmed7031
@muniraahmed7031 Год назад
Masha allaha beautiful wedding day❤❤
@rahimadiria6111
@rahimadiria6111 Год назад
Mansha allah allah ha barakeeyo reerka barwaaqada ku aroostay❤
@fardawsogurayofficial8261
@fardawsogurayofficial8261 Год назад
بارك الله الكما وبارك علي كما وجمع بينكما في خير ❤❤🎉🎉
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Год назад
Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
@cabdiqaasim1466
@cabdiqaasim1466 Год назад
Mnshalh dhakhtar + mawel+ qeys qaysar+ mowlid 4 legend aan muqaladoda aad uxiiseyo hore usocda zxpyl❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@guutojr612
@guutojr612 Год назад
Mawelo ilawday 😂😂
@rooble1857
@rooble1857 Год назад
Dhaqtar 😂 thank you for your time❤ waligey mii ma aadin but hadda wax badan baad naga fahamsiisay
@cabduulkahiim1694
@cabduulkahiim1694 Год назад
Bentaa daaf😂😂
@rooble1857
@rooble1857 Год назад
@@cabduulkahiim1694 maxaa been ah xmartaan ku koray waligey ma dhaafin😂
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Год назад
Allahumma barik. The ladies are so talented how they reused the plastic.
@deganguray48
@deganguray48 Год назад
Mn shallh tabarkallaah qurux weynaa ❤❤❤👏🏻👏🏻
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 Год назад
MashaAllah nooloshay badiyaha waa mcn wankusalame wlkey mcn dhakhtar
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 Год назад
ما شاء الله تبارك الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما بخير للعروسين ؤالااسرة وان شاء الله موافقين دائما وان شاء الله بيت المال والعيال ان شاء الله بإذن الله الكريم اللهم آمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@AsiyaNoor-qd7jt
@AsiyaNoor-qd7jt 11 месяцев назад
I would have loved to watch a little longer masha Allah we have a rich culture
@najmasalepan312
@najmasalepan312 Год назад
Masha allh ❤aroos miyiba I dhiman
@maryamawil9305
@maryamawil9305 Год назад
Masha allaah hambalyo arooskii raagoo rismiya alle hakadhigo ❤❤❤
@maryanahmed2760
@maryanahmed2760 Год назад
Hanbalyo Allaah ha isku barakeeyo. Maashaa Allaah tabaaraka Laah.
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 Год назад
Mashaa allaah beautiful aqal illaahow hooyoyinken janada jazahoda kayeel
@user-oy7mb4rc3b
@user-oy7mb4rc3b Год назад
mansha allah meeshu quruxbadan guriga gudihisa sida lodhisay quru wayna manto dhanbaan celcelinay
@barwaqoisse6115
@barwaqoisse6115 Год назад
Xiishooodka ka muuqda carusada mansha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉 beautiful bride 👰‍♀ 💖 💖
@quruxoday533
@quruxoday533 Год назад
Maasha Allah waa aqal laba daryaale hurdo iyo fadhi laakiin musqushii ma arko i love it hidaheena iyo dhaqankeena❤
@RiyaaqcaLi
@RiyaaqcaLi 11 месяцев назад
Ma miyi baa suuli leh mxaa Isla yeelyeelin wllo😂😂
@ismacilabdirashid3243
@ismacilabdirashid3243 Год назад
Masha Allah rerka Allaha barakeyo
@yaamahassum5434
@yaamahassum5434 Год назад
They are so innocent 🥰
@mohamedabdi7406
@mohamedabdi7406 Год назад
Maansha alaah waxan xasuustay 2020kii oo aan ka qayb kaley dhacey tuulada geed balaadh oo ka sokaysa waadil xoor ❤❤❤
@ahmeddhamac3288
@ahmeddhamac3288 5 месяцев назад
Ana waxa ka qeyb galey aroos ka dhacey isla geed balaadh 2017 kii 🤩😱
@nashaadismciil1552
@nashaadismciil1552 Год назад
Mash allh ❤
@Moha.Official
@Moha.Official Год назад
mn sh alllah allle ha isku barakeyo🥰
@hamdimustafe1664
@hamdimustafe1664 Год назад
Dhakhtaroow waan sugnaa muuqaaladaadee update garee channelkeena❤
@bardaaleabdi285
@bardaaleabdi285 Год назад
Woow woow mashaallah the si super vidéo bro fourn Djibouti 🇩🇯
@user-ew9vq7cn6w
@user-ew9vq7cn6w Год назад
Mashaa Allah nosobadi aboowa
@ayaanjama2661
@ayaanjama2661 Год назад
Mashalah tabarakalah
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Год назад
Mnsha Allah keep going bro
@niniabdi6675
@niniabdi6675 Год назад
Machallah le mariage plui heureux que Allah protéger et que du bonheur ❤️🤲🏻
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Год назад
Mashaallaah maxamad dhaqtar illahey hakubarakeyo walal allaha kucafido aamiinyarabi
@doolcaadey5723
@doolcaadey5723 Год назад
Mash Allah Hambalyo reer Aroska
@cabdicasiismaxamed-lj9ie
@cabdicasiismaxamed-lj9ie Год назад
Masha alah ❤❤❤❤🎉
Далее
Somali Wedding
20:24
Просмотров 438 тыс.
GAAF AROOS BAADIYE ( MII )
14:40
Просмотров 457 тыс.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Просмотров 3,7 млн
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Waxaan noqday beeroole maalin dhan
15:48
Просмотров 81 тыс.
BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA
13:00
Просмотров 128 тыс.
Qurbojoog baadiyaha aroos kooda kudhigtay
21:48
Просмотров 945 тыс.
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Просмотров 252 тыс.