Тёмный
No video :(

Garyaqan Mubarik Lataliyaha Sharciga Ee G Wakiilada Somaliland O Fahfahiyay Arinka Xl Maxamed abiib 

Hamze Hariir
Подписаться 33 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

28 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 Месяц назад
Garyaqan Mubaarik xeerka ha ka baydhin qofkasta sharciga ayaa ka sareeya
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Месяц назад
@@yusufdalalabdi4694 huuno waa xanuunsantahay xoogaaga dhagarta ah ee aabahooda jirani soo maleegay ee lawda arko baay isku qancinayaan sharciga hadii sharci shaqeynayo ma heego iyo dameerka dalka fadhataysan lahaa oo dhaqan dooris ku ridi lahaa
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Месяц назад
ILhaan Cumar waa xildhibaan maraykanad ah hadana iyadoo mudaharaad dad dhigaya la socota ayaa police ka USA xidheen, SomLiln miyey ka duwan thy USA 👈👈👈👈👈
@JamalNoor-yb6sh
@JamalNoor-yb6sh Месяц назад
Ilhaaan Cumar gabadha😂ay dhashay weeye waxba😂ma akhrisid waxna maqortide maxa waxa ogayn kugeeyey badowyahaw wax akhri horta
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 Месяц назад
Ma kanaa garyaqaan ah weliba xildhibaano lataliye u ah kolkaa bulshoweynta somaliland waa iney dhamaan ba ka soo dareeriyaan golaha abuu jaahiladan meesha jooga
@kaltunhrg-zm6wt
@kaltunhrg-zm6wt Месяц назад
Waxa umada kasaarey ayuu qabaa.
@user-hv6wg5ge6x
@user-hv6wg5ge6x Месяц назад
Sifiican ayuu wax inoogu sheegay lakiin muuse iyo heego waxay doonayaan shaqayn mayso
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Garyaqaan horta aad baad ugu mahadsan tahay tafaasiishan aad bixisay laakiin gar yaqaan fal danbiyeedka Xildh baan Kuwayi karo xasaanadiisa fara badan yihiin laakiin qodobo keliya Ayaad ka soo qaadatay.xildh ina Abiib fal danbiyeedyo uu xasaanad ku waayo way ku jiraa mida kale xildhibaanku waa in uu xasaanadiisa ku ilaaliyaa qaranka waa in.aanu fara gelin Arimaha masiiriga ah
@MoAar-o5z
@MoAar-o5z Месяц назад
Hada bal nala wadag hal faldambiyed o M Abib xasanada lagaga qadi karo
@aminamusa5517
@aminamusa5517 Месяц назад
Adeer xildhibaank dadka doortay miyay qabtaan ku wal oo waalan ma loo soo dirayaa dadka dalka matalaya maxay intii wanaagsanayd ee goloha fadhiday yeelayaan markay ka shaqaysan kari laayihiin
@ibrahimismail1113
@ibrahimismail1113 Месяц назад
Mr. Abiib do not represent the community that sent him to the parliament to represent them. He do not bring any Issues that benfits the commuinties that elected him to reprsent their interest. He is either criticizing the President or conmdming the Somaliland government. He uses tribaalism and threaten everyone, he gets a salary of $4000.00 a month without doing nothing for the community that elected or for Somalilanders. He is not fit to be in parliament.
@aminamusa5517
@aminamusa5517 Месяц назад
Faaladii runta agayd ee lascanood iyo wixii dhacay saani loogama hawaabin waayo kuligeen waan la,soconay oo wada lawyer bay nu ahayn waxaa lagu sugayaa garyaqaankan I waa daacad oo warkiisu wu saxe inu ku so noqdo golaha suaalaha iyo jawaabaha min fadlak waxay nu u baahanahay qof sidan oo kale ah oo runta sharciga ina bara waayo nin wal oo khaldan wuxu idu haystaa inu saxan yahay inagu sonaliland hayday nu nahay dad Muslims ayay nu nahay waan shar ciga ciqaabta la sameeya o qif walba shaqadiisa wax dhaafsan anu qaban cay iyo edab Dari iyo shaftio dadka laga qaado bilaash wa mamnuuc islaamiyan wa billaahi tawfiiq
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Месяц назад
IMIINKE WAXU KUU HAADLYO AAYE LAAGA QAADYE WAXANEDABTE DARYAN WAASKHA MAA XILDHIBAN BAA MIISE WAA CEEYLE WEERO
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran
@Malihin_cadow_Xamar_kadaran Месяц назад
Kani waa shaqaale ay suuqa ka soo qorteen, hadduu ka horyimaad danaha xildhibaanada waxay ka eryi shaqada. Markaa wuxuu had iyo jeer la jiraa kooxda aqlibiyadda ku leh golaha.
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 Месяц назад
Garyaqaan mubarik waxa hadal kaaga ka muquuda difaaca danbiyada xildhibaan
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Месяц назад
Garyaqan mubarik ilahay ka baqo qofna qabriga kula galimayee ilahay kabaqo
@warfaaden6369
@warfaaden6369 Месяц назад
Meesha ma garxagis ayaa isugu yimid
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Месяц назад
Suaashaa jawaabteeda bal eega aryaqaan ku sheegani ku jawaabay, xildhobaanku haddii uu qarannimadiiba ka soo horjeedsadey ama uu hay'adihii qaranka ka hor yimaado sidee bay na u ahayn in uu ka hor yimid dhaartiisii. Kan waa huwantii oo halkaa taagan.
@user-sq4ll1xd1t
@user-sq4ll1xd1t Месяц назад
Qof leh Somaliland ma aminsani aya waraysanaya hor dhigayana su aalaha lidiga ku ah sharcigeena, kani wa zero ee maha garyaqaan, Abdirizaq khalif imagacabay kukahaa , wa wax marki horeba sabab lo kensaday meeaha
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 Месяц назад
Waxa nuxurka hadalkaga waxu daaran yahay in xeer ilaalintu guud aanay ahayn hay'ad sharci ah
@AGuled-z5h
@AGuled-z5h Месяц назад
Ragan qaran dumiska ee cadowga somaliland adeegsado, waxey somaliland ka qaataan lacag ku dhow $100 kun oo doolar sanadkii calaa qof. canshuurtii masaakiinta iyo Dan yarta reer somaliland laga qaadey. Waxaan qarash,cadow kalkaalnimo, hoosaaso, qaran dumis iyo qeylo iyo booto aan aheyn kala tegimaayaan somaliland.
@MaxamudGeelle-rr5bo
@MaxamudGeelle-rr5bo Месяц назад
Miyu u doodaya xildh mise sharciyad buu noobifinayaa ninkan garya sheegtay
@gureyhassan4448
@gureyhassan4448 Месяц назад
😊
@ismailmuhamed2370
@ismailmuhamed2370 Месяц назад
Garyaqaan Mubarik horta isagu Somaliland ma aaminsanyahay. Ninkii(Abdirasaaq Khalif) ee isaga la taliyaha golaha umagacaabay waa kii yidhi waligayba Somaliland maan aaminsanayn.
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Месяц назад
Ciyaalkan ciyaalo gaajada ahaa ee 4kun ku kibrey waa in la waabiyaa!!!. Xitaa in la ganaaxo ayey ahayd si ay u miyirsadaan. Dadka meesha ku jiraa dhamaan dhinac bay wada jiraan. Garyaqaankan waxa uu inoo sheegay in oday dhaartiisii baal maray meesha kaga tagay. Xildhibaan ooyaaye dambiga qaranka uu ka galay bal miyey 1 ama laba ka sheegaan.
@user-sq4ll1xd1t
@user-sq4ll1xd1t Месяц назад
Iminka ninkani ma waxbu reebay waxban qarinaya o talan bixiyay bu leyahye, xata wuxu xukumay in kiska lo haysto ina abiib u yahay uun mid siyasi ah, ma waxbu reebay ninkani hhhh
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
Waxani xildhibaan maaha waa dibjir aan xishoon oo habeen iyo dharaar madaxwaynaha si bilaa sharaf ah u caaya waxani abihii muu soo korin miyaa ma suuqa ayuu ku koray
@JamalNoor-yb6sh
@JamalNoor-yb6sh Месяц назад
Muuse watuug ehlunaara diide adigu
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
Waar isaga ayaad la jirtaa ilhan sawta lagu xidhay maraykan iyadoo xildhibaan ah Ooyaaye maaha xildhibaan waa cadawga soomaaliland adiga iyo isaguba balaayo ku daawatay
@JamalNoor-yb6sh
@JamalNoor-yb6sh Месяц назад
Illahaan gabadha😂aydhashay weeye muuse juidan sidiisa ookale waxba ma akhrisid waxna ma ogid we seexo
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 Месяц назад
Waxba islama haysid iskuul ku noqo
@user-nh1vj8bd5b
@user-nh1vj8bd5b Месяц назад
Oyaaye nacalad ay ku talaa
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 Месяц назад
Maxkamada sare ee cadaaladu mucuu ka qabaa jiritaanka maxkamada sare ee cadaalada JSL
@user-tv1gx4gm4d
@user-tv1gx4gm4d Месяц назад
M abiib dila bal
@RUGTATV
@RUGTATV Месяц назад
Xildhibaanadu Sharciga kama sareeyaan, talooyinka aad siinayso xildhibaanada bedel ama meesha iskaga tag.
@RUGTATV
@RUGTATV Месяц назад
Garyaqaan kani uma muuqdo nin aqoontiisu aad u sarayso waxaad moodaa in uu dhan u janjeedo. Sidee buu u odhan karaa tan waxay u egtahay mid siyaasadaysan.
@warfaaden6369
@warfaaden6369 Месяц назад
Kuuma aqoonsani garyaqaan waayo dambiilaha ayaad difacaysaa
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 Месяц назад
Ninkaan hadlaayo meeqo guri ayuuu lee yahay meeqo gaari baa u socda iyo meherado
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 Месяц назад
Adeer abiib waa ninka kaliyaha aan guryo laheyn lakiin golaha wasirada corruption ka
@RUGTATV
@RUGTATV Месяц назад
Its unfortunate in la siiyo qadarin sidaa u weyn dad aan u bislaan sida loo dejiyo sharciyada, kuwa ka shaqaynaya burburka dalka.
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p Месяц назад
Garsoor cadaalad ah ma jiraa somaliland
@AsadAbdirizak-jn4su
@AsadAbdirizak-jn4su Месяц назад
Guuul awdal state somalia ❤❤❤
@aminaomer6330
@aminaomer6330 Месяц назад
Kanwaa duqon sidan ayad kutahay garyaqaan beenale
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Месяц назад
Muuse biixi wuxu doonayaa in uu awdal dagaal geliyo si uu doorashada meesha uga samaroon waayo soil iyo sanaag dagaal uga dhoco waayey
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
Waar muuse ma gelinaayee xildhibaana daan dooranay ayaa laa taag waayay muuse wadan kiisa oo nabaduu jecel yahay
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Месяц назад
Shaciga musa dameer iyo reekiisu gavanta ugu jirta cidi ma aamini karto ee denbi jiro waa in fadhiga golaha oo wada jir ah la horkeena dacwada dhuumashada iyo reernimada ku socota oo la arko xaq darada reerka gaarka ihi maleegayo
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 Месяц назад
@@yasinmohamed8311 kkkk adigu ma dameer baad tahay markaa
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Месяц назад
Faqasheey futawayn xaar cesho
@aminamusa5517
@aminamusa5517 Месяц назад
Adigu ma ina abiib oo kale ayaad tahay muse waa arka wuxu yahaye
@aminamusa5517
@aminamusa5517 Месяц назад
Huwan meel ku gayn mayso e u diyaar garow isbadal oo meel aad gasho diyaarso muse iyo mar labaad amiiiiin
Далее
НЕ ИГРАЙ В ЭТУ ИГРУ! 😂 #Shorts
00:28
Просмотров 194 тыс.
😭Телеграм УДАЛЯЮТ❌
00:50
Просмотров 130 тыс.
DHOOF PART 21
23:07
Просмотров 3,1 тыс.
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
НЕ ИГРАЙ В ЭТУ ИГРУ! 😂 #Shorts
00:28
Просмотров 194 тыс.