Тёмный

"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye" 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 42 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 487   
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 2 месяца назад
Inaad sidayada guumaysiga ethiopia ku jirtaan ayaa wacnayd waxaad ogaan lahaydeen amxaaradu inay yihiin dadka aduunka ugu xun Hadaad se sidaa ku socotaan waydin ogaan doontaan oo aad ka shalayn doontaan wlhi 💯
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Haday xunyi hiin maxay uga soo bixi waayeen cagdheer,oo isaaq uun ugu maqan yihiin oo xaasid ugu yihiin
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3p cagdheer kaliya ma degana deegaanka qabiilo badan ayaa degan Mana awoodayno inaan ka hoos baxno dagaalo badan oo aanu qaadnayna waanu ku fashilanay Lakin hadaad ethiopia xiiso u qabto waad ogaan doontaa waxay yihiin ee kusoo dhawaada guumeysiga gaamuray ee ethiopia
@waxkorodhso
@waxkorodhso 2 месяца назад
Zxp gumaysiga ma rabto wax magaratadaa nagu badatay sanadahan zxp wanaagsan ka xunahay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Anagana dadka aduunka ugu xun xaarood ayaanu u naqaana haday xun yihiin iska xoree intaad anaga nagu oo kala qabanay sid
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
waxba hanoo digin waanu rabnaaye
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 месяца назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimahussein3911
@naimahussein3911 2 месяца назад
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
@Midhogob
@Midhogob Месяц назад
Dhibti uu ino gaystay Siad Bare, inaguna wxaan u gaysanay reer laascanood.. madaxdeenu isma dhamaan ee haku danbabina walaalayaal
@1Horyaal
@1Horyaal 2 месяца назад
Hadan nahay awdal statt.Somaliland waxa noo dhanta Somali wayn.wanan u dhimanayna hadan nahay dhalinta Awdal
@yasinismail2733
@yasinismail2733 2 месяца назад
Wax awdal state la yidhaa ma jiro taa Ku seexo
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 2 месяца назад
​@@yasinismail2733 adigoo taagan ayaa hortada lagu dhisaa sidi khatumo State taas ku jiifo kuna soo toos 😎
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 2 месяца назад
Guul I.a
@prosl11
@prosl11 2 месяца назад
Laangaab baad kaa tahay somaliweyn ,weliga kusriga madaxweyne, raysal wasaare iyo ku xigeenkagab iyo taliyaha cidamada police iyo ciidanba iyo wasiirka arimaha gudaha iyo dibeda kama noqon karteed miskiin hawiye iyo darood hoos tagaan uunba noqon xataa isaaq ayaa idin dhama oo raysalwasaare kaa noqday somalia
@1Horyaal
@1Horyaal 2 месяца назад
@@prosl11 cidi langaba waa la ogan doona.oromo adigo ah aniga laangaab igu sheegi maysid.ano Adal Empire ka soo jeeda oo calamka oo dhani og yahay.anigu waxan ahay askari joga saylac.walahi haday bilabanto dhiiga waan huraya.ama hortededba ana bilabaya
@ZainabGuleid-c4b
@ZainabGuleid-c4b 2 месяца назад
Allah axmaar ehel iyo qaraabo nooga ma dhigo soomaali ayaa ehel ah iyo jaar
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Anagaa la qaraabo ah adigun adaa iska hadlay
@FrankManAllday
@FrankManAllday 2 месяца назад
​@@TogdheerBurco-x3pAmxaar xaarkiisa ur urso. Amxaaryahow af soomaaliga bartay
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
@@FrankManAllday ka amxaarka kaagaa kaaga dhaw wax xaar ursada maanu arage xaar ursadoow
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 месяца назад
Amxaar baa nooga dhow
@FrankManAllday
@FrankManAllday 2 месяца назад
@@Between-earth-and-sky Marka qofka uusan waxba ka aqoon diinteena macaan amaba uu amxaar injirle af soomaali bartay yahay, kalmadaha lagu gaaloobo iyo kuwa kale ma kala yaqaan
@nadiifoxuseen7151
@nadiifoxuseen7151 2 месяца назад
Hadaan nahay reer awdal dadkan madaxa ka xanuunsan waanu ka goeynaa maalin dhow wa qabiil qaran noqon maayo waligii amxaarana wa cadowgeena ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@slandprince7210
@slandprince7210 2 месяца назад
Haye orad u tag aad soo argtid wuxuu Adeer kaa uga soo noqodaye.
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 2 месяца назад
Hadi amxaar naga kiin xigo dhulka AAD degtin Ku warejiya somalida galbeedka idinkuna u guura dhulka Somali galbeed amxaar waxa u yahana so barta halkasna Kala dersa oromadi AAD qarabada eheyden Hana Ina so wicina😄
@slandprince7210
@slandprince7210 2 месяца назад
Dhulka anagaa degan kana taliya Axmaaraduna waata meel kasta kula joogta ee iska xoree adigu Amisom.
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 месяца назад
Adero ruunta haa diidina
@abdifarah5875
@abdifarah5875 2 месяца назад
Is this isaaqland , hal qabiil qaran ma noqda
@slandprince7210
@slandprince7210 2 месяца назад
Qabyaalad baad ku diiday adoo weli ba ku jira Amisom hoostooda
@AyanleAbdulqadir
@AyanleAbdulqadir 2 месяца назад
Boqolkiiba 10 percentage aa cuqdadeesan waxase usii dheer jaahilnimo Iyo aqoon yari ugu sii dheer
@abdulahiweylaq3509
@abdulahiweylaq3509 2 месяца назад
Awdal state waxan uu rajaynaya guul wacaan somalia 🇸🇴 waa mid umadda somaliyeed
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Awdal waa reer Somaliland Soomaaliyana dameera hoodu isma gaadhaan
@dayaxaduula
@dayaxaduula 2 месяца назад
Iwasaaa
@Innamadar
@Innamadar 2 месяца назад
Awdal iyadaa somaliland dhistay hadii ay maslaxad u argto inay kabaxado Awdal ayay u taala. Reer qaxaaye reer amison hadii aad gubanaysaan dadka nabada ku seexda ilahay caabuda dab ha ku shidina.
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 месяца назад
Awdal stete guuL ​@@TogdheerBurco-x3p
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 месяца назад
Xanuun baa haya reerka allah haka caafiyo oohin badanaa waanala xasuusaqay ba ku Hanan 24/7 imisa sanaa soomali is dilaysay
@mubarakxasan9136
@mubarakxasan9136 2 месяца назад
Inbadan bay somali is dilasay wll run weeyi ilaa hadana wa is dishaa taasi waa goni. Lkn maantadan la joogo waxaan ahay dawlad gaara oo somaliland la yidhaah guradana somali baanu ka nahay tii iimansada oo somalinindaad ku xoqonasaan daaya anaga taayada noogu duceeye wll
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 2 месяца назад
@@mubarakxasan9136dameer qadaadwayn ah adeer xasuuq ka so waadnay oo ku taranay kana so gudubney wax xumaana idiinma hayno lkn inaanu kala tagno waa wax diin ah xadiis baa ahaa qof muumuna god labo jeer luguma qaniiino adeer wax ma wada yeelan karno e samir qaata jacaylkaa aad ii qabto maxaad jabuti ugu qaadi waydey waa somali e? Maxaad somalinimada hadii ay kaa dhab tahay daroodka adoonta kinya iyo gafuur culusta itobia dalkiisi iyo dadkiidoba rarteen udooni waydey? Ma samayn kartid waayo munaafiq munaafiq dhalay aya tahy Sida aanaad kuwa uso celin karin Ayaan sl uso noqonayn Walhi itobia ma necbid oo gobol aney koonfur joogini ma jirto o cashuurta ayaad siisa lkn waa uun ka munaafaqad waxa aad wadaa Wax ka soconyaa ma jiro qarax quutow
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Idinkaa naga xanuun bada hadaydaan xanuusanayn soomaali oo dhami reer isaaq laidhaahdo cadw kumay noqdeen nacayb kaanu idiin haynana Alle nagama cafiyo ee hanoo siyaadiyo nacayb kan idiin hayno Amxaar kaan kaa jeclahay
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 месяца назад
@@mubarakxasan9136 dhulka anigu intaan ku leenahay ma go ayno intiina iimaansada marka
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3p dee dadka dhulkan dagan marabaan inay soomali ka goaan xanuuna ma qabaan
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад
Markuu muuse reer laascaano gumaadayey soo idinkii dabaaldegayey ee lahaa waa inoo garoowe iyo gowrac
@Saafi2
@Saafi2 2 месяца назад
Kabaxaday xaji xashi raxman sayid maxamed iyo xafsa xashi
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
ilaahay baad ben usheegtay hal qori laascaanood laguma dhufan ciidaan soomaaliya oo dhan ka soo gurmadaa ciidanka oo xerya hooda fadhiya soo weeraraayay muuse iyo taanina Marka faqshta layar iryaaba kasoo hadha ay lahaayeen yaan magaaladu dumini
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 2 месяца назад
Dadkan xanuunsanaya yaa wareystay?
@nadiifoxuseen7151
@nadiifoxuseen7151 2 месяца назад
Tey dadka ku dhigeen wey ilaaween tusale reer awdal wey xasuqeen reer lascaansood sidoo kale Waligood ooyin iyo cuqdad kama dhamaadaan isaaqu
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3p been iyo munafiqnimo ayad isku darsateen, dhulbahante 9 bilood baa madaafiic la dhaceeyseen waxa idin la dagaalamay na waa dhalinyartii dhulbahante/warsangeli dulmigii aad shalay diiday ayad umada kale ku sameeyseen ee ilahay ka baqa Isaaqoow
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 месяца назад
doodaha madhalyskaa dhibaato uunbay sii hurinayaan ee dood qadyad markaad qabanaysiin perfosoro ama dad wax bartay oo caadifada ka fog meesha keena
@abdifarah5875
@abdifarah5875 2 месяца назад
Dee siyaad bare u qabsada, mida kale imisa reer waqooyi yan ka qarin jirnay ( HANGSSHTAZ) please stop miss leading the youngesters’ open your eyes my brothers and sisters
@FrankManAllday
@FrankManAllday 2 месяца назад
War dawlad been ah baad dad ku leeyseeyn 8 bilood laascaanood. Markaa Siyaad Barre inuu dawlad jirta idinka difaaco maxaad ku diideeysaan
@FrankManAllday
@FrankManAllday 2 месяца назад
Idaacadan khayr maba soo bandhigto. Mashruuc soomaali kala fogeen ah beey soo qaadatay
@eymanelmi7523
@eymanelmi7523 2 месяца назад
Wuxu dhahay Somalida koofur waxan ma qori jirin anagaa u geeynay aqoon malaah qaruuma aan la aqoon ayaa wax u sheega wiilkan yar please wax baar in taadan melahan imaan waxad tahay dhalankii walidkood baray foosha.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Dhalaankii hooyadood dhal bada baray dadku way qaawanayee 77 marka reer waqooyigu baasaboorka ka doontaan way yaabi jireer wallahi sida afrikanta ayay waxyar gumaarka ku xidhan jireen markay fadhiis taana qoodhuu dabeduu ooli jiray markaasay odhan jireen ma halbaa maqaar keeda laga qariyaa
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 месяца назад
Bal Iskuulka idiin furnaa noo soo sheega?
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 2 месяца назад
Allahayoow Ummadda Soomaaliyeed IIMaanka U Siyaadi Taqwana Sii Risiq Xalaal ahna Ku Arsaaq Nabad Iyo Barwaaqona Ugu Dar . ( امين يا الله) =Mahadsanidin=
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 2 месяца назад
Shalay Rajiimka Muuse biihi markuu lascano Maatada kulaynayay Soo Hargaysa iyo Gibilay lagama dabaal dageen Hadana Reerkasi Way iska ilaawen 30 sano kahor wax dhacay baa illaaa hadda wadaan Isaaqow Isku tashada oo hormar gaara lakin Cuqdadan meel iska dhiga.
@NimcoFf
@NimcoFf 2 месяца назад
Alxm waan tashaday wx iga maqana ma jiro adigu tasho kala naxnaye
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Ilahay baad been u sheegtay muuse maati muu layn dagaalkuba intaa nala muu gaadheen ciidan ka yaga Muusaa gacanta haya oo hada gaalamina lahaa laas caanood waa somaliland dadkuna waa reer somalinad rag qoryo sita uunbaa ciidanka soo weerarayay ciidankuna xerya hooday degenayeen war laqabaa xiiso maleh kkkkkkkkkkkkk
@Khalidwaliid3286
@Khalidwaliid3286 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3p😂😂😂😂
@Innamadar
@Innamadar 2 месяца назад
Reer laascaanod iygaa guryahooda dube u qaatay oo dumiayy, gala daalkan iygaa laga hayaa. Rag hubaysan ayaa magalad so galay oo dagaal ku dhaqaaqay. Dadkii lascaanod lagu dilijirayan kuwaas ayaa afka u so duuban jiray uuna
@bigie2264
@bigie2264 2 месяца назад
Adoon sangudhuudhi iyo kukuyo anaga dadkayagi sabablaanta iyo sida bahalnimada xarood u xasuuqay ma iloobayo ila yawmulsaac wan xusaya raxmaanku jano fardowsa dhamaan ha ugu deeqo amiin haday adi kuwaagu yihiin adhi cidi loo qalay oo lama oyana
@muhuboadan331
@muhuboadan331 2 месяца назад
Cuqdi aan daawo lahayn ayaad qabtaan Markaad qaxdeen dhul somali ayaad tagteen Caadi iska dhiga
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 месяца назад
Benaleh dul kii dowlada Éthiopie aya tagnaye oo amxaar aya naasodhaweyaye haaka somali kalbeed jabhadahoki aya snm laa dagaàijiiraye
@Max20600
@Max20600 2 месяца назад
Inanka dhalinyarada ah cali maxamud layirahda caqliga allah kuu ziyadiyo maskaxda cafimad qabta ayaa sidaa u fakarta war ninyahow macalin mad iinoqon
@amiinaali779
@amiinaali779 2 месяца назад
Jaahilnimo iyo cuqdad is waraysanaysa 😂😂😂
@mohamedsaidmohamud5920
@mohamedsaidmohamud5920 2 месяца назад
Awdal state guuleyso inshallh
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Rer Awdak waa Somailand wakii Ina Abiib ku celceliyan nabada inoo ilaaliya Somaliland hanoolaato faqash iyo cadawgii Somaliland waa u tacsi kkkkkkkkkkkkkk
@sagalabdulahi7967
@sagalabdulahi7967 2 месяца назад
Inta doodey qofkasta intaanu hadlinba wejigiisay ka muuqataa aqoontu ,, inta caadifadaysan ala ha caafiyo
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 2 месяца назад
Ilahay umada somaliyed ha ugargaro
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 2 месяца назад
Jamhuriyada soomaaliyeed waa mid inta xanuunsana Allaha caafiyo
@AbdullahixusenAbdullahixusen
@AbdullahixusenAbdullahixusen 2 месяца назад
Alla dadka qaar jaahilsanaa oo caqli iyo aqoon xumaa allow caqliga iyo iimaanka noo barakeeyoo noo siyaadi
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад
xasuuqi lascaanod kawarama 8 bilood idoor duqeynayey ???????
@NiciimaHassan-fh7wp
@NiciimaHassan-fh7wp 2 месяца назад
Waalaga gulaystay .alhm ma iyagaaba ka hadli kara khyaali Bay ku hadaaqaane
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
ilaahay baad been u sheegtay inaan laas caanood la duqan
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
@@NiciimaHassan-fh7wp waa nala xasuuqay iyo waan guulaysanay kala daaya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@fadumomohamud2922
@fadumomohamud2922 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3padigana lagu duqayn marka simple
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 месяца назад
Benaleh adero lascaanod maalintii somaliland kka baxday waay guruxbad naye siidi hargeisa iyo burco lakalaye loomakaliin
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 месяца назад
Shalay hadaad reer laascaano difaaci lahaydeen reer koofur waad eedayn lahaydeen 2 face
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 месяца назад
Laascaanood waa qabyaalad iyo argagixiso waanan soo afjaraynaa
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
@@Between-earth-and-sky yaan la idin ka maqlin Siyaad Barre aya ina xasuuqay dulmigaad shalay diiday aya manta umad ku sameeyneysa oo waliba iska saxan tihiin yaab
@fartunismail5546
@fartunismail5546 2 месяца назад
Hadhihin Rajiim , waxad tiraahdaa AABO SIYAD BARE, Allaa ha u naxariisto. Hanoqonina Jizaaro.
@Fays2010
@Fays2010 2 месяца назад
Somalida waxaa mideeya diin, mad'hab, af, dhaqan, dhalasho, & midab. Waxaa inakala saaraa waa qabiilka, lahjadda & deegaanka.
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 2 месяца назад
Raga aqoonyahanka ahi runbay ku hadlayaan laakiin dumarka iyo xildhibaanku waa caadifad uun
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Waa badh faqash ka cirada leh baan granayaa waxa qabta naag majeerteena
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Nin naagi wado iyo Awr awr wadaa mid naama baydho naag majeerteena ayaa qabta kaad aqoonyah ku sheegayso
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 2 месяца назад
@user-sz7sn2rv9r wuxuu ku hadlayaa waa wax waafaqsan caqliga iyo damiirka saxda ah.
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3p snm iyo faqash waqti hore ayey ina soo mareen maanta 2024 baa lamarayaa
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
@@ArahmanHasan32-ub9jw Mihiibadu waa inay jiritaanka Somaaliland wada difaaceen way sii kal xagjir yihiine isku meel uun bay uwada socdaan SOmaliland difaaceeda
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 2 месяца назад
Shacbaan waa beenalay Lascanood xasuuq ayaa lagu sameeyey ayey dafiraysa.
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 месяца назад
Somali wa umma ku nool geeska afrika .❤❤❤waana wallalo dadka ku nool geeska.sida.oromo.xabashi iwm
@isseyare837
@isseyare837 2 месяца назад
Dawlad somaliland la yidhaahdaa ma jirto oo wlhy bilhy tolhy ah There's nothing call somaliland There's Somalia 🇸🇴 Hal qabiil qaran ma noqdo Maskaxda ka shaqeeya Waxa aad haysaan waa reer qoys qolo qabiil la yidhaahdo ISAAQ KHATUMO STATE OF SOMALIA 🇸🇴 AWDAL STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ISAAQ STATE OF SOMALIA 🇸🇴
@Midhogob
@Midhogob Месяц назад
Ma edada bay ahayd fananadi ka heestay hargaysa dhiiga ka daadanayay ..... ilahay haw naxariiste ....xasusnow oo ha dafirin .....
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 2 месяца назад
Dhulka somali la kala jari maayo. Midnimo ayeey somali wax ku tahay. Hadii wax la kala tabanayo hala isu geed fariisto lkn somali la kala gooni maayo. Dhibaato dhibaato ku xali shaqayn mayso
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 месяца назад
Reer abtigeey Isaaq hadii xataa laga jaro Soomaali oo dawlad gaara noqdan cuqdad ka bixi meeyso
@slandprince7210
@slandprince7210 2 месяца назад
Cuqdadu waa ta aad u diidantay hori markooda
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 2 месяца назад
@@slandprince7210 qadaad wayn munaafiq acmaarku saw maaha kaad cashuurta siiso
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
Allow hanaga saarin cuqdada aan uqabno faqash Allow noo siyaadi cuqdada kkkkkkkkk
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 месяца назад
@@slandprince7210 hooyaday Macaan baaba ah Isaaq oo Anigaaba haaf Isaaq ah saan horumar kooda u diidaa ma nin baa dadkiisa neceb
@KhayrekeynaanHirzi
@KhayrekeynaanHirzi 2 месяца назад
Muuse bixi Allaha soo celiyo❤😂😂 markaas baa is wareysanynaaye😅 Teedakle yaa dumar la doodi jiray✅️ kulahaa lasacanood waa Somliland 😂 oo walashy baa u dhashay inaalilaah 😂
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 2 месяца назад
Cidamadii Somaliland waxaa lagu jabiyey Goojacade iyo Lascanood.
@ZaaliAli-ie3ku
@ZaaliAli-ie3ku 2 месяца назад
HADAAD MUSLIM RUN AH TAHAY WAA INAAD KU DHAQANTAA QURAANKA ALLE , ALLE WUXUU YIRI : واعتصموا بحبل الله جميعا ولا تفرقوا OO MACNAHEEDU YAHAY : WAXAAD QABSATAAN XARIGA ALLE SI WADA JIR AH HANA KALA TAGINA , HA MIDOWDO SOOMAALI WEYN QABYAALADA IYO QABIILKA HA KA TAGAAN .
@Abdullahgii
@Abdullahgii Месяц назад
Is-qab-qab-siga Siyaasadeed ee Soomaalida Wexe dhali doonta in dhulkeena Ethopia iyo Kenya ay kala qeybsadaan, Weliba indhheena Shanta, haddi sidan aan wax laga badalin. 26/08/24 Nairobi🇰🇪
@kamilobarre9118
@kamilobarre9118 2 месяца назад
Caqli cumaa maba aaminsana in laascaano ladumiyay
@rocky4066
@rocky4066 2 месяца назад
Waa suaalee MA shacabka koonfurta miyaa wax idin yeela mise rajiim waagaas jiray Kala saara siyaasadda iyo jiritaanka soomaalinimada
@ydhhggg2792
@ydhhggg2792 2 месяца назад
Kuwan soo qoraya afweyne waa ku saxsanaa xasuuqii isaaq ka waran adeer faqashtii weli may dhiman🔥
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
@@ydhhggg2792 kuwa shalay u sacab tumaya ee hargeysa burco iyo gabileey ka niikinayay oo ku farxayay madafiicda laascanood lala dhacayay ma malaaik baa??
@ydhhggg2792
@ydhhggg2792 2 месяца назад
@@wondroussoul5414 Laascaanood waa loo tudhay ciidanku magaalada waa ka bexeen keliya hadii wax lagusoo tuuro bay dib ugu celin jireen bes
@mamamacaan1526
@mamamacaan1526 2 месяца назад
Walee Soomaaliyeey wa aad Noqondoontaan sida falastiin ay u gumeysato y cadowgae sumeysan waa dad dhiban ilahay ha kadulqaado dhibka haysta aamiin Somalia naga daaya xabashidan aad rabtan in aad noowsoo dheweysaan please joojiya faquuqidq dhaxdiina
@Shan-Shabeel
@Shan-Shabeel 2 месяца назад
Meeshaan waxaa isku helay CILMI Iyo CAADIFAD. Caadifadna waa waxa ugu wacan in Somali ay gacmahooda ay ku qodanayaan godkii cadowgu nagu aasi lahaa.
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 2 месяца назад
Diifacda qadiiyadina oofura iindhihiina Somaliland guul guul insha Allah ❤❤❤❤❤
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 2 месяца назад
Ma xurmiyaad tahiin basaboorka soomaali ayaad ku safartaan hadana calanka waad gubeysaan.hadana waxaad tiraahdeen amxaaro ayaa na xigto.waan ogaanaeye in aad tahiin al shaab waad qarsooneydeen.
@FARXAANIITO
@FARXAANIITO 2 месяца назад
Macalin maxamed waad dawakhday walaahi😂😂 Wax somaliland la yidhaa ma jirto ee waxaa jira wax la yidhaa ummad soomaaliyeed 😂😂
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 месяца назад
Wax ummad Soomaaliyeed la yidhaa ma jiraan ee Somaliland uun baa anagu naqaan oo jirta
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
@@Between-earth-and-sky Yaan la idin ka maqlin Siyaad barre aya ina xasuuqay mar dambe
@fmmm8607
@fmmm8607 2 месяца назад
Alle ha idin caafiyo waa jiranyihiine
@abdifarah5875
@abdifarah5875 2 месяца назад
My people our elders definitely have to go therapy big time besides luck of education
@suadfarah5701
@suadfarah5701 2 месяца назад
Naagtan ku celcelinaysa garaadada ee cabsan muuse juudaan. Naa qlofyahay madhani garaadada dhul kooday ka diaacayaan cayayaan marmadaxa u duubanatey marna cashuur tooda guranayey. Allah mahadleh na dhaafiyey qoom ku nool been , khiyaali iyo qaadiro qaad. Kii hadlaana ka kale kadaran, waa 0 xigmad, waa baa naldilay baykaga dhegtay.
@suadfarah5701
@suadfarah5701 2 месяца назад
Laascaanood waa soomaaliland bay ku ceceliyaan duulkan dawakhsani.Runbaan idiin sheegayaa never again inay laascaanood idinku soo noqoto. Mabatijin dad wax lagu darsankaro oo caafimaad qaba. Marna ooya 33 marna xabashi tuuga!
@mohamedgutaale9139
@mohamedgutaale9139 2 месяца назад
War ilaahay kabaqa isaaq waxaa laayay dowladii siyaad bare oo qabiil walba ku jiray. Siyaad qabiil Usan laayn ma jiro siiba qabiilada gobalada dhaxe,mida kale habar gidir 50.000 Ethiopian ah ayaa xamar ku xasuuqay 2006 somali ka hadshey iska dhaafee way ku faraxayeen in habar gidir la laayo.
@ydhhggg2792
@ydhhggg2792 2 месяца назад
Kuwaasi waa faqashta anagu hadaan reer Somaliland nhy waan wadanaa hawiye in kastoo xassan shiikh na xumeeyay
@DekoMohamud-x8i
@DekoMohamud-x8i 2 месяца назад
Hada ma waxbaad sax da mise laba qabiil isku sii dir baad istiri adoo qabiil u cuqdad qaba
@Jamac163
@Jamac163 2 месяца назад
Rajiimkii siyaad iyo Kan muse waa isku xukun halka dhibatada ay gaysteen,xagga waxwaqabadkana siyaad ayaaba dalka dhisay.
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 2 месяца назад
Iyaga wixi 40 sano ka hor loo geeystay wey xasuustaan lkn sanad ka hor dulmigii iyo xasuuqi 9 bilood Sool madaafiic la dhacayeen ma xasuustaan
@GoojacadeThuggaz
@GoojacadeThuggaz 2 месяца назад
Amxaar Xabashi iyo nabad ba Wu iga geeya ti u Ila yimaadana waan u haya lkn Somali isagi midh isu ahayn tan ogNa iga galay I hope you know I’m your biggest enemy. 💪🏾
@cawilmacaalincaabdi9651
@cawilmacaalincaabdi9651 2 месяца назад
Asc saaxiibayaal kala daaya somali land iyo waan goaynaa dhulkii soomaalida magac ahaan soomaali kama goaysaan magac cusub labaxa oo aad ku godaan asc
@Saafi2
@Saafi2 2 месяца назад
Xashi xaji iyo Haliimo iyo rahma iyo xafsa wa doqonima iyo walaalo
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 месяца назад
Xayaysiis maaha ee Waa muxaadaro . Universal ma sidanuu ku dambeeyey markii reer Somaliland ka baxeen.
@caanoos
@caanoos 2 месяца назад
Asc: Isaaqow wax isula hara walaalayaal….. Niman xidid iyo xigaal baa la yahay. Dowladnimo waa la helidoonaa Inshaa’allah
@870mx
@870mx 2 месяца назад
Xasuuqa hargeysa yuuna muuqan inagoo og dhiig iyo dheecaankii maatida laasicaanood
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
ilaahay baad been u sheegtay halqof oo maatiya lama dilin
@Midhogob
@Midhogob Месяц назад
​@@TogdheerBurco-x3phadad hubto oon dhibi helin wall wxi dadka helay Allah haku siiyo. Wa hadi aad u jeedo sidan u fahmay oo ah cid ba lagama layn aan danbi lahayn.
@AA-sc6iw
@AA-sc6iw 2 месяца назад
Munafiqiin celebrating the bombing of LaasCaanod
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 2 месяца назад
Awal State of Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴is coming soon, willy-nilly 👍
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE 2 месяца назад
Universal waa cadawga somaliya ma aha in aad waxaan iyo wax la mid ah bulshada uga hadashaan waxaa jira waxyaabo badan oo ka ka manfac fiican oo laga waramo dislike hadii aad somali wadani tahay
@somaliyouthmedia1235
@somaliyouthmedia1235 2 месяца назад
Mashallah in fursad la siiyo ku doodaan lkn waxaad xaq u leedihiin in calanka aad ogaataan meesha uu ka yimid , oo intiina badan ogayn. Waa suaal ummadda soomaalida u taal dhamaantood?
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 2 месяца назад
Qof kula dhashay,kula diin ah, kula af ah, kula dhaqan ah, kula midab ah, kula dal ah... Inad tiraahdo waxa iga xiga Amxaaro, waxay ila tahay waa qof waalli hayso. Dhanka Diinta dhaqanka noocaasi waa dunuubta kabairta ah ama wa weyn.
@baariyoo
@baariyoo 2 месяца назад
subxaana Allaah dad waa weyn oo waxaa jira dhalinyaradu ka wanaagsan yihiin maamada weyn, ilahay baa weyne, ee amxaaraa iga xigta Soomaali iga xigta leh ka waran allah ha siiyo garasho hooyadaa
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 месяца назад
Maamadu xaqiiqday ogtahay adna inaad ciyaalka rigaysataa rabtaa.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
wa runteed wallee Amxaar baa iga kaa xiga
@baariyoo
@baariyoo 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3p aniga xigaal kumaan weydiisan adiga. Raali iga noqo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад
@@baariyoo Miyaad igeftay waadiga iraali geliyaye kkkkkkkkkkkk
@baariyoo
@baariyoo 2 месяца назад
@@TogdheerBurco-x3p inaan xigaal adiga kaaga baahneyn uun baan kuu sheegay marka haddaad is leedahay wuu ku xigsanayaa doqon xigto ma galo
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 2 месяца назад
REER SOOMALILAND OGOOW INAY WAX DILAYAY LAASCAANOOD DAD KA LAGU LAAYAY?
@khadarmohamed7906
@khadarmohamed7906 2 месяца назад
Qolo walab alle ha u barkeeyo reer somaliland dhulkeeda
@abdifatahali4733
@abdifatahali4733 2 месяца назад
Islaanta tidhi Somalia waxba iskuma nihin oo waa nala xasuuqay ogow qabiilkasta dadba laga laayay si xaq dara ah. Borama 1500 Qof bay ku laayeen SNM maalinkay so galeen, Dilla na inta in leeg lkn ma dhahayno marnaba isaaq waxba iskuma nihin. Wa’ayo waxaasi wax dhacay oo dadkiisameeyey ay xata badankoodu noolayn… reer kii nalaayayna cuqdad uma qabno waa waalaalahay.
@suadfarah5701
@suadfarah5701 2 месяца назад
Doodii waxaa xumaysay naagtan jaajilada ah, islamarkaana cuqdadaysan, doqona ha laascaanood ooshaly ahay itus iyo taab sii ah bay in kiraysaa.
@ahaiban1
@ahaiban1 2 месяца назад
Xamar 1905 ayaa loo bixiyey Somalia, Somaliland 1884 waxaa lagu odhan jiray Somaliland...
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 2 месяца назад
Ninkaa siyaasi madax banaan lagu sheegayo waaka ugu faaruqsan ee aan abid arko Caloolxunadiiyoo qofa.
@mkhalif6834
@mkhalif6834 2 месяца назад
Viva Khaatumo and Awdal state - xasuuqa laascaanood ma ilowdeen
@degaghedi1738
@degaghedi1738 2 месяца назад
Smli kuli waa dad an qaymo lahayn wadani ahayn meel dheer wax kafiirin waa dad xoolo jecel xumaantu kubadan tahay waa dad aan figradaha inta wax tarkaa isku meel dhigi karin waa dad qabiilkastaa rabo in kal gaaro kuwa kale dhamaadan waa dad kuli wada qaldan inyar oo illaahay kabaqaya mooyee rer isaaqna waali bayba ubadan yihiin allaahu aclam
@adanbile4237
@adanbile4237 2 месяца назад
Reer ayaa tihiin, reerna dawlad noqonmaayo. Soomaali idinkaa u baahan, Soomaali ka cararku meeshuu Idin geeyo ayaan arkaynaa. Hargeysa iyo Burco ha ku deeqdo.
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g 2 месяца назад
iidoor khamro iyo gaal jecayl iyo khiyaali iyo qomuluudnimo iyo fulaynimo ayaa qayrkood ka reebay
@leymoonl4297
@leymoonl4297 2 месяца назад
Habrahan Isaaq Amxaarka caashaqey ha iska raacaan dee. Raga Awdal iyo SSC wey ka goayaane
@abdoulkadermohamed307
@abdoulkadermohamed307 2 месяца назад
Somali cidii dawladii soomaaliya ay wax yeeshay waxay ahayd Majeerteen oo barkadaha loo sumeeyay lkn waa goboo ma yidhaahdaan baribaa nala laayay, markaa Gobtii oo Umada iyo Guntii oo hadlaysa
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад
Cajib sheko hadaa ma waxaa laka dodoayaa axmaaaar subxannallah ma sidan ayan dullka u lidanaaa 😢😢😢
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 2 месяца назад
Why this program only somaliland not somalia
@IfraxAbib
@IfraxAbib 2 месяца назад
Soomaali oo dhan Allah isjeclaysiiyo dawlado wllala ah iyo midnimo istii is ogol intakalana citiraaf dagdaga sii yaa rabi anagana Ethiopia rabiyoow nabad nagukala saar
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 2 месяца назад
Ilaahay Soomaali nama jeclaysiiyo
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 месяца назад
Asalamu caleykum wr wb Soomaaliyeey dhalin yaradaan dadka ay leeyihiin wey nacebyihiin maba noolo waxa leydinku shubtey maba yaqaanaan ee waqtiga yanan leydinka luminin cuqdada aad qabtaan reer kofurka maqabaan waa dad horey usocd ah Dadka aad ka hadleysaan aduunka kuma noolo danteen raacdo
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 2 месяца назад
Asc reer hargeysoow wax reebta somali waa walaalo ninkii diida iyo kaan diidin aniga shaqsi ahaan reer koonfur baan ahey walaasheey macaane NIMCA X M waa reer waqooyi .jizakalah .
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 месяца назад
Isaaqaw amxaarku kuma jecla waryaa bay kuu yaqaaniin kuunfur iyaduba waa is dhamaysay hada waligood may soo fariisan oo ma oran reerkaas way nadhameeyeen see wax u wadiin?
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 2 месяца назад
Waa caye Somali Galbeed in lagu yeedho Somalida Ethiopia.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 месяца назад
Ninkii amxaar jecel ha guuro dhulka soomaali ayaa leh
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 месяца назад
Wax meesha la doodaa ma yaalo . Somali weynu nahay lakiin heestu garnaqsi ayey aheyd oo waxay lahayd waxa ay amxaaro ii qabatey ayey walaaladeyda Somali ila sheegataa ii qaban weydey. Somaliland Allah aqoonsi Kheyr leh dhakhso ha u siiyo 💚🤍❤️
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 2 месяца назад
Talahayd calankan ayaan kuhoos dhashay kuna dhalay daqiiqada21:31 ala yaa hoos geeya dadka ay leedahay horumarkayga ayay ogol yihiin. Waar heedhaha dadku goormay sidan u ba,een una caqi liitaan ma basashii Itoobiya ayaa wax loogu soo daray?
@xerogeelmedia6230
@xerogeelmedia6230 2 месяца назад
Wale Anaga waxa aragnay kulaha extremes tahy 😅😅😅😅
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 2 месяца назад
Waaryadha maanaqan Somaliya Somaliya Layinee diifacada Dalkiina Somaliland dhaliinyaroy feekera Somaliland guul guul insha Allah ♥️ ❤️ 👌 ✨️ 💖 😍
@zakariyajama9195
@zakariyajama9195 2 месяца назад
Aniga maahi nin ka soo jeedo isaq ama darod intaba lkn gabadha marka aay eeda dusha u saartay shacab hargeisa shacabkeeda waxa aay usoo joogeen muuse oo garaacaayo shacabka laascaanood oo hadana xasan garguurte ka aamusay asaga oo isleh yeey markale dhihin waana lagu goobtay lkn reer laascaanood ayaa meel iskaga xiray marka gabadha ayada ha below bilowdo aqoonsiga ssc
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 2 месяца назад
Walaalahanaga rer waqoyey nama necbee ee siyaasi waalaan oon caqli laaheen ayaa nakala geyey
@Khalduna
@Khalduna 2 месяца назад
Dunida waxaa ka jira gaar ahaan reer galbeedka dad badan oo madow ah oo ay ku adagtahay inay dhahaan waxaan nahay madow, aamiinsan inay cadaan yihiin Yaa sheegi kara waxa sidaa ka dhigay? Waa suaal weyn
@farhiyaabdirahman5146
@farhiyaabdirahman5146 2 месяца назад
Idinka ayaa soo weeraray ciidankii soomaalyeed
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 2 месяца назад
Horta Dib ugu noqda taariqda Somali waa mid Gumeystaha u qeybsaday 1884ti Dad wada dhhasjey waana Doogsanayaa ee yaan la dacaroon???
@abdiisseahmed4188
@abdiisseahmed4188 2 месяца назад
Ninkan Maxamed layidhaa Somali Galbeed gumaysiga ku jira ayuu dafiraya in la gumaysto.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 месяца назад
Wakhtigii siyaad bare iyo siilaanyo iyo ina biixi somaliya xukumeen. Waxaa heesaha cadaawada la iskaga soo diri jiray adis ababa iyo muqdisho. Maanta waxa badalay hargaysa iyo xamar
@mraazaa
@mraazaa 2 месяца назад
Nin hadalkiisa wanaagsan yahay damiir leh maasha allah daawo 47:41
@asha3777
@asha3777 2 месяца назад
Allaha naga qabto kuwa dulinimada u haqltaagay
@SICIIDHassan-hl9hp
@SICIIDHassan-hl9hp 2 месяца назад
Muuse Biixi Wuxuu Ahaa Askari Ushaqeeya Siyaad Bare Maad Runta Kasheegtaan
@fadumamohamed4872
@fadumamohamed4872 2 месяца назад
Oo u sababay inuu dalka ka qaxo, maad runta ka sheegtaan? 😂
@bazeera5520
@bazeera5520 2 месяца назад
Dhalinyarada maskaxda haka wasaaqynina waa somali waligoodna ahaan doonan Somali waa is wada laasyeen cid cuqdad qabta maleh koox Kursigooda ku xagsana Maxaad ku jeclaatay amxaar oo anigo walaalka ah igu nacday war aniga kula dhashay ku difaa CV in kulana diririn caqligu huusan meel xun lkaa galin
@abdirazakmohamoud7297
@abdirazakmohamoud7297 2 месяца назад
Waxaa muuqata dhalinyarta landerska qaarkood inay si ugu fak fakanayaan inay suuro xumeeyaan DDS (Nafis siyaadadeed cml)😢
Далее
ОНА БЫЛА ПЕВИЦЕЙ🤪
3:13:12
Просмотров 1,1 млн
Это было очень близко...
00:10
Просмотров 919 тыс.
Dooda Universal TV |  Oromadu ma Soomaali ba?
1:20:19
Просмотров 302 тыс.
Kaftanka Siyaasada 530 oo aad u xiisa badan
37:18
Просмотров 46 тыс.
Keynote Address: H.E. Kashim Shettima
12:44
Просмотров 13 тыс.