Тёмный

Riwaaydii Jinka Part 2 2020 

HOB FILMS
Подписаться 336 тыс.
Просмотров 1,4 млн
50% 1

Director & Camera
Hamze Kalinle Osmaan
Editor Of The Film
Mawliid Hargeisawi
Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

Опубликовано:

 

8 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 705   
@sacadmuuse4190
@sacadmuuse4190 4 года назад
Inaanta jinka jilaysa jiliinkeedu caadi maha si fiican ayay u jilaysaa waa qof talent ah......
@saaamiyomohamed5866
@saaamiyomohamed5866 4 года назад
Wlhi Waan Jeclhy luuqadaani Somalilanderka aH💗💗💖💋
@puntishboy1028
@puntishboy1028 4 года назад
Lahjadda dheh zxp luuqadi meesha ma taallee
@racwixasan4675
@racwixasan4675 4 года назад
☺😂😂😅😁😢😃
@sacdiyacabdirisaaq2996
@sacdiyacabdirisaaq2996 4 года назад
Kkkkkkkl riwaayad iga dheh
@ubaxali5859
@ubaxali5859 4 года назад
Hush
@sahramuuse2479
@sahramuuse2479 4 года назад
Yaanjeclayn💔💔💔💔❤❤❤♥️♥️♥️🥰🥰🤩🤩🤩
@nasracadey2168
@nasracadey2168 3 года назад
Wlhi wan jeclahay luqadan somalilandar ka ah inan barto 😍😍🎤🎇🎁😀
@naciimo9879
@naciimo9879 3 года назад
Wllo welcome qli
@hamdaomar6020
@hamdaomar6020 Год назад
❤❤❤🎉
@LuulaShawa
@LuulaShawa 6 месяцев назад
Kkjj99
@samosamo1030
@samosamo1030 3 года назад
Intii taageerta muna faysal iyo madar like dhackusiiya
@zuhaylazalah6777
@zuhaylazalah6777 4 года назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 alla beerka Qaylayba naf tii kaga saartay inkii Wr inta ruwayadan ka heshy like ta dhac igu siiya
@mariyahirzi1517
@mariyahirzi1517 4 года назад
Nasiteexu idho
@mohamedyuusuf4569
@mohamedyuusuf4569 4 года назад
Halkaa ka wada
@kawsarawed6839
@kawsarawed6839 4 года назад
waxa ka ma hElo
@bilaladamyousuf6607
@bilaladamyousuf6607 4 года назад
Yous0
@amiinmahamed6473
@amiinmahamed6473 4 года назад
@@mohamedyuusuf4569 s
@xamdixanaano4424
@xamdixanaano4424 4 года назад
Wow jilitanka editingka iyo waxkasta waaka top kooxdan hadii la tabaabusheeyo lana dhiiri galiyo wxy noqonayan jilayal aad u heersareeya Hore u socda dhamaantin taageero buuxda idin ahay guul insha allah
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 4 года назад
masha allah wlhi inanta film-ka ku metalaysa deeqa waan ka helay waa quruxleey qalbigaan kaa caashaqay Huuno💋💋💋💋😍😍👍👍👍✔✔✔
@sudeessuber4984
@sudeessuber4984 2 года назад
❤❤❤❤❤❤❤
@abdiazizcarlos4192
@abdiazizcarlos4192 4 года назад
Filmkan Director top ah aya sameeyay 👏👏👏👏
@amalitofunnykittensvlogs647
@amalitofunnykittensvlogs647 4 года назад
Haa Mr Hamse ayaa sameeyay
@luulbashiir6781
@luulbashiir6781 4 года назад
Maskiin dheh dayax bay ad udhibeen maskiin dayax adbn oga helaaa♥️♥️
@mustafeaxmed9555
@mustafeaxmed9555 4 года назад
Zxp Xamse qalinle hore u soco keep going bro
@nimcoqanieid421
@nimcoqanieid421 4 года назад
inankam jinka la saxiipka iyo inantan jiniyada ku matalaya wlhi waan ka helay siday wx udhigayan wa laba qof oo oo halkeeda dhigay hore usocda 😍😍😍 waa ruwayad qurux badan sameyaha filinka ma ruup calek noso badiya uun
@Taaxo-i7o
@Taaxo-i7o 2 месяца назад
Walahi oo billahi wa qosol😂😂😂
@koralive7949
@koralive7949 4 года назад
Kooxda hop films dad aan tageero buuxda uhaYo inta ila tageerta like zara❤👏👏
@sidiiqxasan1981
@sidiiqxasan1981 4 года назад
Hhhh Ku laha miyaad ihishi shan
@mmggaboose6575
@mmggaboose6575 4 года назад
Cabdicasiis Mahrez Subscribe isaar sxb
@xaliimodegan609
@xaliimodegan609 4 года назад
Hhhhh waa riwaayad aad uqosol badan horay usoco walaal💋💋❤❤❤
@AmiinYare-eo9rs
@AmiinYare-eo9rs 6 месяцев назад
Hhhhhh😅😅
@ilwaadqurux9099
@ilwaadqurux9099 4 года назад
Naaa wall iga hadh so funy wlh 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@mmggaboose6575
@mmggaboose6575 4 года назад
ilwaad qurux subscribe isaar ilwaad
@salmaanibrahim8052
@salmaanibrahim8052 2 года назад
Ddd
@mahomedcali4358
@mahomedcali4358 4 года назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 anigu gabadh ninka ayaa iga qoslisy wllhi cidi ila aragta like ha iisaarto
@khadrajama8356
@khadrajama8356 4 года назад
opipooo
@nimcoqanieid421
@nimcoqanieid421 4 года назад
gabadha jiniyada matalaysa wñhi halkeedii bay dhigtahy waan ku hausta shaxshaxleydaaa😍😍
@reenabintuabdirahmanreenab4346
@reenabintuabdirahmanreenab4346 4 года назад
Mashaalh halkeedii baad dhigteen iga wallee hore usocda
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 4 года назад
Yaasalaam,, waar kooxdan ayaa jilayaal ah hadaba. Top top top
@sayidibrahim2056
@sayidibrahim2056 4 года назад
Ytgfghgu
@ahmedhaibe3377
@ahmedhaibe3377 4 года назад
Waar walal Deeqi Daadaxsana😘😘😘😘xppi deeqa camerada iskaga bax yaan la iga kaa jeclaane😭😭😭😭🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munahahmett6196
@munahahmett6196 4 года назад
Manta igu horeso youtubekan an kuso biray ruwayadan wn ka helay wll qaladadka nosoo dhigaa wa film funny ah from muqdisho👏👏👏👌
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 4 года назад
m.a akhyaarta wllhy waan ka hely top bro go forwrd
@hudagobsan2407
@hudagobsan2407 4 года назад
waaw mazha Alaah Soowada💋💋👏
@casuurafilms2441
@casuurafilms2441 4 года назад
Asc
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 4 года назад
Jilayaal cusub oo talented ah runtii fadlan moviegan qofka sheekadiisa qoray waan u hambalyaynayaa
@khadargr1652
@khadargr1652 3 года назад
Ma zha allah wll madar yare 💁🖐️💁🖐️☁️🙆☁️🔩😒🔩😒
@umalqudhac4530
@umalqudhac4530 4 года назад
Wiilkah dayax la dhaho hadalkiizan ku hyztah wadsh naxariiz 😍😍😍🥰
@selmahajiyousuph3397
@selmahajiyousuph3397 4 года назад
Alla wll zaladii ba lagu jiraa eee mad tagtaan wllhi qof idin jecel ayaaa idin la talinayeee salaadu waa shayga qudhee kla zaara muslimka io gaalka plz ilaahy ka cabzada plz plz
@shukrifayzal2770
@shukrifayzal2770 4 года назад
waa runta wll
@muunaciisediin9038
@muunaciisediin9038 4 года назад
Hyeh wllo
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed 4 года назад
Aad bad u mahdsan thy wllo , in aynu khyrka isu sheegno waa waajib ina saaran
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 года назад
Runta wll Qali
@11farahmohamed
@11farahmohamed 4 года назад
waan kaa qatay wanada lkn waxay isoogaday 3 wiig kadib salaadna way iitagatahay waad mahad santahay
@boqoradatogdheer8604
@boqoradatogdheer8604 4 года назад
alla beerka manoli wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 nosoo badiya
@sukhracali3207
@sukhracali3207 2 года назад
alla beerka manoli wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 nosoo
@naaficakhadaraxmed8558
@naaficakhadaraxmed8558 4 года назад
Man isla baxzanaaa😂😂😂😂😂
@khadramaxamed7374
@khadramaxamed7374 2 года назад
Marwa
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 года назад
Miskiin caawiye 😂 intii duriyadaa uunbaa fahmaysa kollay
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 года назад
Been maha viv duriyada
@zhakipzultan7784
@zhakipzultan7784 4 года назад
Anuu ma jecliye malaha izaga i jecel 😂😂
@najmacabdisalaamcali2187
@najmacabdisalaamcali2187 4 года назад
hob films masha alah waad fiicantihiin aad waliba lkn khaladaad yaryar baa jira iska yara ilaaliya sida marka gabadha jinka ay isa soo saarayso kursiga inay kusoo fadhiisanayso waa ladareemayaa marka idinkama xumi wll lkm wllahay baad tihiin inta iniga dhiman ayuunban inii sheegyaa gabadha deeqa markay katayso madar jinka part twoo inta udanbaysa way qosli gaaadhay markaa si ay aad ugu macaanaato inaga saaara qaladadka waa ameen from borama
@SleepyCheese-mt8bx
@SleepyCheese-mt8bx 6 месяцев назад
❤ha socoto wa saxdi
@mohamedabdid7325
@mohamedabdid7325 4 года назад
"Anna ma ka fahmaayoo garamadda ma u saaraa" 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Abti wlhi Waa Group aan la dhacay Xertani
@mumtazomar2587
@mumtazomar2587 4 года назад
Hob filims keep going dhamantiin❤❤❤
@siciidibraahin5318
@siciidibraahin5318 4 года назад
Hob films keep going dhamantiin
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 4 года назад
Dayax markuu yidhi garanka ma saara iga walee waan raftey
@Caplageenyo4
@Caplageenyo4 4 года назад
Hob films dadkaygiiiiiiii🤩💥🥰💋❤♥️
@roodajamac215
@roodajamac215 4 года назад
👍👍👍👍👍
@mustaphamahamed5276
@mustaphamahamed5276 4 года назад
Hadalka so noqnoqonya ka daaya sida kale riwayadu waa Top wn qaaty anuu 👐👐👐
@naruurocabdi7423
@naruurocabdi7423 4 года назад
Qaladaadka soo daaya wale waa qosol😂😂
@abdilaahielmi-oi5su
@abdilaahielmi-oi5su Год назад
Gaanuimsianrri beeinam
@hodancilmi634
@hodancilmi634 4 года назад
Deeqa wlhi waada iga qoslisy
@maamuushotel6378
@maamuushotel6378 4 года назад
Haddaan is weydiinayee inantani ma Deeqa Nuurbaaa??
@safiaomarhasan5107
@safiaomarhasan5107 4 года назад
Masha allah waa ribaayad loo fiirsaday keep going
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Qaladaadki soo daaya plz😢 Axlaa riwaayd wale😗😗😗
@qu__salmo7693
@qu__salmo7693 4 года назад
Waa film macaan noo soo badiya
@appasnimaanmuhumed3841
@appasnimaanmuhumed3841 4 года назад
Masha allah My Tiime aan tageero Hore utalaap sadaa
@zahramohamed5173
@zahramohamed5173 4 года назад
P
@zahramohamed5173
@zahramohamed5173 4 года назад
1
@duvacandy5673
@duvacandy5673 4 года назад
Dadkan salada lagu jiro iyagana film dubayo 😢
@naasiraadanabokor5843
@naasiraadanabokor5843 4 года назад
Film qurux badan sameyseen lkn salaadiinu yaanay idinku dhaafin film iyo waxaan micno lahayn misaajidka oo lagu tukanayo ayaan maqlayaa ee
@mmggaboose6575
@mmggaboose6575 4 года назад
Naasir Abokor Subscribe isaar sxb
@siciidfahmisom7950
@siciidfahmisom7950 4 года назад
Salad maha muxadiraa socota
@ubaxali5859
@ubaxali5859 4 года назад
Masha allh
@naasiraadanabokor5843
@naasiraadanabokor5843 4 года назад
MMG Official RU-vid haye bro waan kuu saaray
@maliifigure7616
@maliifigure7616 4 года назад
Ar gabadhaanaan caashaqay ❤😍😁
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 4 года назад
deeqa gabadha magaca ku matalaysa iyo dayax ka ku madalaya waa rer magal wlhi😀😀😀😀😀😀😀
@abdirashiidcaano8565
@abdirashiidcaano8565 4 года назад
Waa Reer Hargeiza DhaLad aH pro Reer MagaaLnimoH XaggaasaY ka wattaa DaYax And DeeQa❤
@abdirhmnismail6831
@abdirhmnismail6831 4 года назад
🥰🥰🥰🥰
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 4 года назад
@@abdirashiidcaano8565 wa rer baadiye kwaad rer magal kushegeyso
@64yearsago59
@64yearsago59 4 года назад
Ma saasaad u taqaan ilbaxnimada 😂😂😂😂
@mohakiim6718
@mohakiim6718 4 года назад
Kkkkkkk Ilaa qaybtii 1aad qosol ayaanba u dhiman rabaa
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 4 года назад
Flimka sheekadiisa iyo jilayaashu waa top wlhi aad baan idiinku hambalyaynayaa wllo
@saarahsomali5284
@saarahsomali5284 4 года назад
Mnsha allh jiliiiin waad dhamyseeen wlhy
@Saarasiisay
@Saarasiisay Год назад
😂😂😂😂walaahi waa qosla
@adelali4210
@adelali4210 4 года назад
Wallhy Waa Akhyaar isku soo baxaysa Be go with us(Nala Meeraysta)
@sahracali8523
@sahracali8523 3 года назад
💛💞🧡🧡🧡💓💓💛💕💕💟💕💕💕💞💞💞
@sihaamaliaadan1272
@sihaamaliaadan1272 4 года назад
Remember to keep comments respect full 🙏and to follow our🙏🙏🙏
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 4 года назад
Dadka filmka ka soo shaqeeyay wlhi top Madar salaan sare boqor
@fuaadabdilahimuhumed5082
@fuaadabdilahimuhumed5082 4 года назад
Qaladaadkii maad kusoo dartaan Keep going my p $ sis
@mmggaboose6575
@mmggaboose6575 4 года назад
cayto ahmed Subscribe isaar sxb
@jennyfromtheblock5564
@jennyfromtheblock5564 4 года назад
*ACUUUDU BILAAHI MINA SHAYDAANI RAJIIM*
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
🤣🤣🤣🤣
@mustaf3hassan981
@mustaf3hassan981 4 года назад
açúdú bílahi míñâ shay dani rajin
@africanstarchennalmusicvid6407
@africanstarchennalmusicvid6407 4 года назад
Uxirrj
@raaqiyayaasiin4693
@raaqiyayaasiin4693 4 года назад
Qosol wlhi funny😂♥️
@aishaoctober1857
@aishaoctober1857 4 года назад
Ar qoftas muna daris ahyen 😂
@xaliyeelectric1243
@xaliyeelectric1243 2 года назад
walahay way qosol badantahy
@faraxnur1966
@faraxnur1966 4 года назад
Waa top riwaayadan wn kahely runtii
@dequ6576
@dequ6576 4 года назад
jinniyadaa ugu qurux badan.
@cabdidayax6300
@cabdidayax6300 4 года назад
Braw braw.axyaa riwaayad
@zakiozman6604
@zakiozman6604 4 года назад
Nagadaaya copica tayrarna la saara filmka waa tayari jinka
@Muxiyadiin12
@Muxiyadiin12 3 года назад
Wwww riwaayad iyo badh
@SulekhaCali-qy3sf
@SulekhaCali-qy3sf 8 месяцев назад
Qaylo medhan
@UbaxMaxamed-j7j
@UbaxMaxamed-j7j 9 месяцев назад
Qosilkii aduunka😂😂😂😂
@mukhtarwarsameyare3799
@mukhtarwarsameyare3799 4 года назад
Gabadha shaydamada matalaysa waa top style wacan leh group kan halkeedi bay dhigeen
@mmggaboose6575
@mmggaboose6575 4 года назад
mukhtar warsame yare subscribe isar sxb
@nimcodaahir1182
@nimcodaahir1182 4 года назад
hhhhhh 😆😆qosol iyo xaraabe 💖💖 waan u xiis nay
@khadramaxamed7374
@khadramaxamed7374 2 года назад
Cmarwa
@sakariaali6930
@sakariaali6930 4 года назад
Naa wllo iga hadh 😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣😂🤣🤣😂🤣🤣😂😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤦‍♂️😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣
@suleekhabaaruud6755
@suleekhabaaruud6755 4 года назад
Qurux ba and
@ayancadey5020
@ayancadey5020 3 года назад
Wee
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 года назад
Part 1 fb kaso daawadey maanta dhameysan doona qeebaha kalana msha alh tilent baa leedihiin horey uscda❤🙏
@ayaanmaxamed1034
@ayaanmaxamed1034 4 года назад
isku mid baa nahay
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 года назад
@@ayaanmaxamed1034 wyhy mhdsanid wlal qaybta ugu dambeysa aaad umcn
@hanitaqaali746
@hanitaqaali746 4 года назад
Samiir abdi isku mid banu nahy
@hafssahanni2819
@hafssahanni2819 4 года назад
Group kan wa wada waalanyihiin wlh 😂😂
@cqaadirmaxamedmaxamuudcqaa2519
@cqaadirmaxamedmaxamuudcqaa2519 3 года назад
Zxb3
@cqaadirmaxamedmaxamuudcqaa2519
@cqaadirmaxamedmaxamuudcqaa2519 3 года назад
Dhxha
@MaryanHassanBixi
@MaryanHassanBixi Год назад
Love u ❤ madar dayax werar and muna feysal🥰
@cccarab8496
@cccarab8496 4 года назад
wallhy bilahy habeenkan dawanayay iztarays ihayay lkn markan dawaday qosol ku washay parta inugu wada wll plz
@cccarab8496
@cccarab8496 4 года назад
ma idin la xidhidhi kara
@cccarab8496
@cccarab8496 4 года назад
zigaara idiin rabaye
@mmggaboose6575
@mmggaboose6575 4 года назад
Carab Ibraahim subscribe isaar sxb
@muniraquruxofficial2237
@muniraquruxofficial2237 3 года назад
MY PEOPLE 🌈🥺🦋🥀🖤🤗
@anasomermoh2870
@anasomermoh2870 4 года назад
Keep Going team HF💖
@nicimahassan1970
@nicimahassan1970 2 года назад
Probably the best thing for what you think 🤔 like that I have a lot to think 💭
@Oroginal.Store87
@Oroginal.Store87 4 года назад
hore uso gali mawlid maxamed sicidaw zhp
@calicadbi5047
@calicadbi5047 4 года назад
SFsambncyipurdsa. Ryikmnbsaf
@xasanmaxamed4454
@xasanmaxamed4454 4 года назад
Wllyl waan ii salaamay reer burcaay kuligiin
@damiissong3733
@damiissong3733 4 года назад
Hhhh kulahaa madigii dhirbaaxda ila dhacayay hhhhhh walaahi i like filmkaan
@fikirdhaliyestudio605
@fikirdhaliyestudio605 4 года назад
Muna faysal cise diin inanta cod macanida ugu haysata tagero buuxda wllo
@musebille3608
@musebille3608 4 года назад
Gabarta aan jeclahay in u jinn igu dirayo hadan ogaade Marki aan jaceylka aan uqabo usheegto reject igu qabani marki katago xafada iskaado she is like maxa igu imaani waase waan kusugaye hhhhhh Hada markaan utago in aan acuudu billahi dhaho waaye hhhhhhh
@CAWOCabdisalaan-d9o
@CAWOCabdisalaan-d9o 7 месяцев назад
Seywu❤
@CRAXMAANCOLAAD
@CRAXMAANCOLAAD 8 месяцев назад
keep going team
@TasniimBashiir
@TasniimBashiir Год назад
Mash allah
@caashaahmed4577
@caashaahmed4577 4 года назад
Wlhi wn Qoslayah Madrow😅😅
@saynabahmed9821
@saynabahmed9821 Год назад
Hhhhhhhhh walaahay dhiikhda iiyga dhamaaday
@Realxamse
@Realxamse 3 года назад
Ahead seating
@CashaCaasha-wn8bb
@CashaCaasha-wn8bb Год назад
Keep Going team hop films😂
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 года назад
Walalyalo 40 supscribers uun ii gadhsiya wad mahadsantihine
@welcomechannel7502
@welcomechannel7502 4 года назад
فأما اليتيم فلا تقهر
@damiissong3733
@damiissong3733 4 года назад
Mnzha allah wlaaladay hore usocada waan idinku vaanaa
@shakarlove5397
@shakarlove5397 4 года назад
Ooh i like it bro 👌👌
@umalkhyryasin6879
@umalkhyryasin6879 4 года назад
Ma sha allah
@hodanabdirizak53
@hodanabdirizak53 4 года назад
Waxa iigu darneyd mrku madar class -ka ka soo baxayo inta uu muna dib u eego oo uu waayo kadibna uu odhanaya waar waata tagtee.... Kadibna yadii oo ka sii horeysa uu arko xata aniga mrka wllhy wn ka naxay wn qayliyey xata Flim xarabo ah iga dheh 😂😂
@mukhtaarchannel5110
@mukhtaarchannel5110 4 года назад
66
@sakariaali6930
@sakariaali6930 4 года назад
Madaroow wlhi waad iga qoslisay Miskiin cawiyay Kula dul taagan tahy
@clraxmanali2303
@clraxmanali2303 3 года назад
kkkk jinka iyo isn siga mal ayad wada dagtan xad sextaan hhhhh warki hare war soo dhafa
@qadanlipaaxo3255
@qadanlipaaxo3255 4 года назад
Miskin cawiye yaanan idinle dul istaagine kusoo dhkh SDA qaybta xigta 🙀
@cabdicasiisofficial9251
@cabdicasiisofficial9251 4 года назад
Mansha allha madar❤️❤️❤️❤️
@mohameddahirabdullahi1352
@mohameddahirabdullahi1352 4 года назад
Naagtu ayadaba jin u eg wlhi 😂😂😂
@ishwaaqarab9085
@ishwaaqarab9085 4 года назад
Kkkkk riwayada jinka ad bn uga helay qaybteeda klena wn sugin insha allah
Далее
Riwaayadii Jinka Part 3 2020
17:04
Просмотров 1 млн
Riwaayadii Jinka Part 1 2020
23:19
Просмотров 2,2 млн
PUBG MOBILE | Metro Royale: Fun Moments #4
00:16
Просмотров 386 тыс.
Riwayaadi Ruuxaan Cod Lahayni Naftiisu Cadibaa
26:25
Riwaayadii Jinka Season 2 episode 2 hd 2020
22:23
Просмотров 1,3 млн
seedi sariig  laawe short film  by qabyo films
16:25
Просмотров 615 тыс.
Nasriin, Marwadii dulmanayd! | Xalqadda ugu dambaysa.
12:14
Ruwayad cusub WAALI jeceyl part '1'
20:01
Просмотров 580 тыс.
Short | Film | AXMED SAXIIB KII | 2023
24:55
Просмотров 358 тыс.
KU CELIS XALQADDA 5AAD EE MUSALSAL KA WACDI IYO WAANO
33:14