Тёмный
No video :(

GUDOOMIYE CINRO OO SOO BANDHIGGAY FOOLXUMIDA DOORASHOOYINKA DADBAN EE KA DHACA DALKA. 

Abdijaliil Show
Подписаться 87 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

GUDOOMIYE CINRO OO SOO BANDHIGGAY FOOLXUMIDA DOORASHOOYINKA DADBAN EE KA DHACA DALKA.
©copyrighted material Used.
©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RU-vid
Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
Who I am:
~Former Producer at BBC News
~STN TV Head of Programs.
~Horn Cable TV cameraman
BACKGROUND:
~Mult-Skilled Journalist
~Video Editor
~Photographer+Videographer
~Storyteller
~Camera Operator
WHAT I DO:
🌍 Event video and photography
📰 News and Documentaries:
🎬 Entertainment:
🎙️ Interviews:
📺 Subscribe and Join the Community:
By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
Stay connected beyond RU-vid!
~abdijalilosman@gmail.com
+447368981541
#subscribe
#share
#like
#comments

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 39   
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Mashaa Allaah Gudoomiye Ciro waa nin Aqoon iyo Daganaan Isku dirsaday.
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Месяц назад
Guuul N&N, Farmajo nosoo celiya, Insha'Allaah ❤❤️‍🩹🙌🇸🇴💟👍
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Месяц назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Месяц назад
Mahadsanid Wariye abdijaliil osman ❤❤
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 Месяц назад
Shukran mudane
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Dadka soomaaliyeed waa loo diidayday inay wax doortaan Allaha na tuso maalin shacabku codkooda ku ciil baxann karo.
@keyfmahmud5291
@keyfmahmud5291 Месяц назад
Masha Allah Ciro❤❤❤❤❤❤❤
@raageegal7691
@raageegal7691 Месяц назад
asc adeer wax ku dhihi maayo...adaa masuulka ah .dameer iyo labadiisa dhagood in aad noo soo xusho...buugaadana qiima maleh..waayo aabihii doorasha dadban baa tahay....
@guure
@guure Месяц назад
maashaalah
@AbddiUhu
@AbddiUhu Месяц назад
Gudoomiye ciro waxaan soo ogaaday in 1960 laga leexiyay in umada somaliyeed soo doortaan qofka maamulaya oo xitaa barlamanteri laga dhigay oo hadana si tuugnimo ah lagu soo xulo ama qabiil oo barlamaanka somaliya ay soo xulaan rag ibnul sharmuudiinta somaliya ah sida raga maamul beeleedyada xoog ku haysta... walaahi waxaan soo ogaaday in somalida loo qoday god dheer oo siday uga baxaan ay adagtahay...xitaa waxaan soo ogaaday in xitaa caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 ay tahay sababta mahad kawaanle rabo inuu ka dhigo caasimada beelaha hawiye....
@mohamedabdillahi7664
@mohamedabdillahi7664 Месяц назад
Kani waa laxay, waanu soo wada shaqaynay oo waxa ku shaqaysan jiray Fahad Yaasiin iyo Farmaajo. Waxa looga qaaday xilka wuu og yahay, oo waxa ku shaqaysanaayay labadaas nin. Yaa isaga ka dhegaysanaaya waxan u shubaayo. Wallaahi waxan ku dhaaranayaa inu kani nin liita yahay.
@abdullrahmanjoseph6930
@abdullrahmanjoseph6930 Месяц назад
Waa tuugo haduu ilahey kuu idamyo somalia maba lahadileysid ajanabi tahay maxaa kaa gala foolxumadda dalka taal dalka anaga leh hore usoco
@fadumosheekh3193
@fadumosheekh3193 Месяц назад
Ciro geesi ayuu ahaa
@caliyuusuf8278
@caliyuusuf8278 Месяц назад
calacalki fahad
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Месяц назад
Kani sow maahan kii isagoo gudoomiye lagu kor magacaabay mid kale iyadoon xilkii laga qaadin isaguna is casilin ee xafiiskiisi ka qaadan waayey alaabti u tiiilay. Kaas miyaad warkiisa la xiisaynayaa oh
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Месяц назад
ROOBLE BAAHANE IYO FARMAAJO WAA MAREEXAAN IYO XAMAR UNUKAA LEH
@ahmedomaribraahim
@ahmedomaribraahim Месяц назад
🤣🤣 cay cid wax. Looga qaadayo ma jirto roble waa midkii 2 bil raadineeseen Farmaajo in uu mareexan yhy canga hada dhasha og Xmr unukaa leh calaacal hee 🤣🤣
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
​@ahmedomaribrhaahim xaqdarro maficna lkn insha allaah Allaha Waad eedeysan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Aduunku waa Iska sidaan ninkii ay maamulayeen wadamo shisheye oo baaba manta wax dhalilayo yaab
@Adam-y3x
@Adam-y3x Месяц назад
Madaxwayne Farmajo miyaa tanaasulay ayuu leeyahay Gudoomiyihu mise anaa sikale u qaatay?
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад
Xilibankii aad sosaratey oo ay malgelisey sirdoon shisheye oo dalkele kalalushey iyo kii lareebey 2badaas nin oo isla 1beel ah 2badiiba hada nool baa markhaatiga furayo inad cadaalad tahey iyo inaad tahey dayuus cada qaate tahey ba aa aniga ima taalo
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 Месяц назад
Guddoomiye Cirro ma soomaali buu la hadlayaa mise ajnabi?
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah Месяц назад
Ilaahey baanagakiin qabtay hadda kadibna naguma sookiin celiyo.
@Bagagac
@Bagagac Месяц назад
qof lagu Soo anqariyey qabyaalada iyo musuq masuq hadii u arko qofkii cadaalad kahadlayo uu ku xanunsada
@omar-farouqabu-muctasim7865
@omar-farouqabu-muctasim7865 Месяц назад
​@@Bagagacxaaa lagugu soo canqariyay marka...kkkk adwr somali way is fahmeen ee naga ilaali..qabyakada ad wadaniyada noga dh8gi rapto😂
@Bagagac
@Bagagac Месяц назад
@@omar-farouqabu-muctasim7865 walahi aniga waxaa ila dhashay xassn ayax ilkn akteyda wuxuu kayahay munaafaq farmajo guuuuul
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Месяц назад
​@@Bagagachaku waso ninka aad jeceshay
@Bagagac
@Bagagac Месяц назад
@@axmedsixteen8509 caafimaad maqabtaa koleey waad xanuunsan tahay sariirta gurigayga daawo ayaad kaheli kartaa e sodono wadkuboksoni
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 Месяц назад
Nin aan is casilin markay foolxumadu socotay hada muhiim maaha inuu wax ka qoro !
@abubakarabdullahimohamed6157
@abubakarabdullahimohamed6157 Месяц назад
Cirro miyaa maanta qof fiican iska dhigaya dhaadhaan qofka aad tahay aragnay 100 book qor hadii aad doontid
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Месяц назад
Adiga iyo farmaajo yaa rabay in somaliya burburto balse waa badbaadnay alxamdulilaah
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he Месяц назад
Hada ayey bur burteee
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Adoo miiraan Alshabaab Somalia walaga tirtiira
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 Месяц назад
Barbados mxad utaqana wa inan anaga xog ku mamulno qabyaladi kuqadey kuma dhigtey
Далее
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Просмотров 1,1 млн
Мама приболела😂@kak__oska
00:16
Просмотров 655 тыс.