Тёмный
No video :(

GULLED SIMBA HEES CUSUB SIHAAM OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020 

Balanbaalis Studio
Подписаться 980 тыс.
Просмотров 4,9 млн
50% 1

Erayada Saami Cadde
Laxanka Nabiil Bulle
Music Mustafa Karaama
Video Ayaanle Billboard
Heestaan Waxaa Loogu Talagalay
Sihaam Mahad Aden

Опубликовано:

 

5 сен 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 754   
@shankaron4736
@shankaron4736 4 года назад
Gabar walba wxe jeceshahy in Arooskeeda uu noqdo💯👌 Arooskii ugu shidnaa Abid💋 Allow gabar walbo sidee Rabto farxadeedana ah u yeel👸🏻💋♥️
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875
@sacdiyaismailsacdiyaismail2875 4 года назад
Amiin
@aaminaqalanjo1985
@aaminaqalanjo1985 4 года назад
Amiin yarabi wll
@ruuzaeyaa9501
@ruuzaeyaa9501 4 года назад
Aamin abyo🤲🙏🏻
@sihamsharaf6386
@sihamsharaf6386 4 года назад
Ameen
@hibohussein7557
@hibohussein7557 4 года назад
Ameeen Ameeen qali idilkeenpa
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
Hdd ogtay in *Heesuhu qalpigay dilaan* *Quraankana quluubtaa ku xasisha* like saAr 👇🙏
@keekee1306
@keekee1306 4 года назад
Inta Quran maa lagu aqrinooyaa saxibow
@najmafarah6696
@najmafarah6696 4 года назад
Kalaamka rabi iyo hees maxaa isku meel ukeenee Walalo qali
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 3 года назад
NAJMA Farah ## like radhis waye Abayo
@najmafarah6696
@najmafarah6696 3 года назад
Zuheyba Abdirahman Ahmed kuwan intay isleeyihiin like hela inay dunuub kasbadan ubadi😅
@zuheybaabdirahmanahmed5992
@zuheybaabdirahmanahmed5992 3 года назад
NAJMA Farah ## haa wlhi malmahan intas ayaba like laguradsadha xbbty
@nuurdeeqsi4112
@nuurdeeqsi4112 4 года назад
Nabiga hadii aad jeceshahay Aan kuwada salino scw
@xaakimmohamud7311
@xaakimmohamud7311 4 года назад
Subxaanallaah
@apdizalaanlyricz8279
@apdizalaanlyricz8279 4 года назад
Scw
@samiirchowker3887
@samiirchowker3887 4 года назад
Scw
@natureandfilm342
@natureandfilm342 4 года назад
SCW SCW SCW SCW
@wiilkayoutube1752
@wiilkayoutube1752 3 года назад
sce
@queennafta_uroonali8722
@queennafta_uroonali8722 4 года назад
Gulled simba inta ila taageerto liketa🥰❤🥰
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 4 года назад
Inta heestan ka heshay like isku.muujiya bilaa calayk🤣
@raabiofficialchanel9685
@raabiofficialchanel9685 4 года назад
Gulled simba nin inaba caadi ahyen extraordinary 😍😍😍 inta igu racsan like dhac kusiya
@yuusufmohamedabdi4780
@yuusufmohamedabdi4780 4 года назад
Legend Gulled Simba io Walalkiis Nabiil Bulle io Bilboard io Saami Cade inta Taageersan Like ka kaga ilmeesiiya❤️🙏
@ikrammed9278
@ikrammed9278 4 года назад
GULLED SIMBA 😊😊😊😊
@r.depauljackson7142
@r.depauljackson7142 7 месяцев назад
Who is listening 2024😍.
@abdihakimali326
@abdihakimali326 6 месяцев назад
Here 😂
@ashasahara149
@ashasahara149 6 месяцев назад
😢😢
@user-ky2rc1ml8p
@user-ky2rc1ml8p 5 месяцев назад
Meeee😂😂
@Xawadleboy
@Xawadleboy 5 месяцев назад
I'm here
@khadroabdulle7662
@khadroabdulle7662 5 месяцев назад
Me😂
@zuuzuu4072
@zuuzuu4072 4 года назад
Ayyy magaceyga ahaa aawi team sihaam farta soo tagta hadda nhy team sihaam hees kala kacsan manta nala soo qady🤩🤩😍✔✅
@sihamali1636
@sihamali1636 3 года назад
Heesta sihaam maba dhahayo ee maxaa sihaam looks bixiyey heesta. Team sihaam hanoladan
@drssihamsamara3225
@drssihamsamara3225 3 года назад
Team sihaam 🥰🥰🥰
@Baydanqurux
@Baydanqurux 2 года назад
Waanakan walhi niyada kudhisanynaa arooskeena My name sihaam markan fiiriyo dadku kuma badno maglda joogo qof ile'g maba jiro waa ilmo igawada yar yar😂
@sahraabdiqadir6705
@sahraabdiqadir6705 4 года назад
gulled simba libaax aragaaga u xiisnay the best fanaan in the world 💋💋💋🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@apo4417
@apo4417 4 года назад
Hdad kamid thay ardayda manta natiijada lozo dhajinayo ani cml ilhay wx qeyr qaban ku waydizanay amiinta raciya 🤲💕🤲
@sacduushyusuf3248
@sacduushyusuf3248 4 года назад
Aaamin aamin
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 4 года назад
Wll Amka Damiinoow waa kuu saaray😂😂😂
@apo4417
@apo4417 3 года назад
Boqoradda Boqorku dhalay kkkkk byo 85% hayztaa Alx 😂😂😂😂😂🙏🙏🙏💪🏻💪🏻💪🏻
@nimcoabdirashid4620
@nimcoabdirashid4620 3 года назад
Amiin
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 3 года назад
Wll Amka Waad roontahay wallahi
@guuleedcabdiciise541
@guuleedcabdiciise541 3 года назад
Inta ila Aragtay inay Caruusada ka muuqato inay maalinteedi tahay like hablaha somaliyeed farxada haloo sameeyo dhamantood waxay jecel yihiin Arooskii qarniga inaa loo dhigo viva hablaheena
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 4 года назад
Abwaanka sanadka Saami cade nin Hal abuur leh 👏👏👏👏😻👊 📸📸
@Balanbaalis
@Balanbaalis 3 года назад
waad mahadsan tahay walal macaan
@caaliyoali4098
@caaliyoali4098 3 года назад
M.n
@fatouali9279
@fatouali9279 3 года назад
ali aààààa
@habibaahmed6234
@habibaahmed6234 3 года назад
However
@iqroahmed882
@iqroahmed882 3 года назад
@@Balanbaalis olpppppòòiuiiuùù⁸78
@naimabarre8370
@naimabarre8370 4 года назад
Viva GULED SIMBA MY LEGEND Waan joogay Habeenkan Finland in Helsinki Falaminga Hotel 😘😘😘
@naimabarre8370
@naimabarre8370 3 года назад
@@anaskajr4971 walal aad buu U qurux badan yahay runtii MAXAA KA RABTAY ADIGA QURUXDISA gabdhihiiba ima weydiine !!!!??????
@anaskajr4971
@anaskajr4971 3 года назад
@@naimabarre8370 hhhhh maya wlley gabdaha asxpta nahy iguwaalen ninkaan waa sidaas waa kan marka ninkey kadaba daceen ayan iri gabdan baa aragtaye iskaweydi
@jamilahassan107
@jamilahassan107 3 года назад
@@anaskajr4971 anaga isku xaafad degan waa wiil iska caadiya oo somalidisa lamid ah shashada sida hada u egyahy uma eko aboowe
@clareberrykatedonotletjiny7626
@clareberrykatedonotletjiny7626 3 года назад
@@anaskajr4971 waa yar caadi ah oo duluf miiran dad baa is labisa asi asoo duluf miiran buu meelahaas wareegaa. Sidaan iyo si udhaw ba uma eka
@laylacali9447
@laylacali9447 2 года назад
Intee arooskan ka dhacay fanankanse xagee joogaa anigaa raadinaayr
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 года назад
Gobtii Hawiye baa is helay Maanshaa Allaah! Allaah ya Baarik 👸🏽🤴🏾 Finland 🇫🇮 beautiful place 🇸🇴🇫🇮🇸🇴🇫🇮🇸🇴🇫🇮🇸🇴🇸🇴🇫🇮
@hassanmohamedahmed3785
@hassanmohamedahmed3785 3 года назад
Oo wlle waa kuwee kuwaaz 😄
@mohamet__siraaj
@mohamet__siraaj 2 года назад
Lagnedry ga waba darode dhaa dhan🤣
@sumayoahmed5960
@sumayoahmed5960 4 года назад
I need GULLEDSIMBA to my wedding inshallah I love his energy 😂❤️❤️
@tayga_bytayga1174
@tayga_bytayga1174 3 года назад
When is your wedding
@naomimbesa7856
@naomimbesa7856 2 года назад
I i in i
@naomimbesa7856
@naomimbesa7856 2 года назад
@@tayga_bytayga1174 I kii inn I
@maryancali9552
@maryancali9552 2 года назад
And me Insha allah
@saidabdi41
@saidabdi41 2 года назад
Yes my name
@shinecade1145
@shinecade1145 4 года назад
Simba Waa horseedka Fankeena hadaa Aaminsanthy Like👌
@yuukeylyrics3622
@yuukeylyrics3622 4 года назад
Farxada halkaan ka jirta waa 100 % Allow uga dhig farxadood mid aan dhamaan weligeedna jirta FG: 2020 dhamaan intii is guursatay dhamaan lamaanayaasha soomaaliyeed hambalyo farxad ku noolaada FG : ifku waa ayaamee anagana naziibkeen...
@sihaammohamet4543
@sihaammohamet4543 4 года назад
My name love dhac kusii sihaam 🔥❣👈
@MAAMEOFFICIALCHANNEL
@MAAMEOFFICIALCHANNEL 4 года назад
Wll qali adoo mahadsan subscribe isaar
@Ahmeddhahar
@Ahmeddhahar 4 года назад
Qofki ugu horeyay e dawada ayaan ahay, liketa ha ila dhafin.
@cawilkoyla
@cawilkoyla 4 года назад
M.a erayada saami cade laxanka nabiil bule music mustaf krama waaw rag baa ishelay guuled simba 🙏🙏🙏
@abdifatahsamatar
@abdifatahsamatar 4 года назад
Erayada 100=100 Laxaanka 100=100 Music 100=100 Simba Codkisa 100=100 heesta waxa iskugu Tagey Dad Legend Ah Legend Sami Cadde Fanki moqdisho waxbadan bakabadshey Keep Going Balanbalis Studio
@fahimaahmed8505
@fahimaahmed8505 4 года назад
Heesaha guuled u qaado aroosyada kama helo ku kale uu qaado aya igala mcn oon ku haysata inta ilamida plz liketa igu qabo👍
@MAAMEOFFICIALCHANNEL
@MAAMEOFFICIALCHANNEL 4 года назад
Wll qali adoo mahadsan subscribe isaar
@maureenatieno007
@maureenatieno007 3 года назад
I'm obsessed with this song so much,I just wish I understood the lyrics. Beautiful song.
@thewajirnomad3746
@thewajirnomad3746 3 года назад
Kuja inbox dada
@deeqelmo5558
@deeqelmo5558 3 года назад
From wich country u from then sis
@mascudofficial2822
@mascudofficial2822 3 года назад
@@thewajirnomad3746 unasema injoo inbox ase inbox wapi? Maanake humu hatuna inbox kka frexh😂😂
@cabdixiishmahamud5201
@cabdixiishmahamud5201 2 года назад
@@mascudofficial2822 n
@paradiseexpress5189
@paradiseexpress5189 2 года назад
@@mascudofficial2822 7>,88(99@
@yoonismohamoud6749
@yoonismohamoud6749 3 года назад
Two years ago , I was achristian and now I'm a Muslim
@MohamedAhmed-zu3fe
@MohamedAhmed-zu3fe 3 года назад
May Allah bless uh akhi
@sanyarechanel390
@sanyarechanel390 3 года назад
And then what u need ????
@filashotube7623
@filashotube7623 4 года назад
Gulled simba Fan nooleeyaha somaliyee is back ❤❤❤
@abdikadirsahal7786
@abdikadirsahal7786 5 месяцев назад
Who is listening 2025😂😂
@muniraabdi8609
@muniraabdi8609 4 года назад
The BEST Somali Singer🥰😍👌🏾✊🏾♥️🇸🇴🇸🇴🥇
@cashanani29
@cashanani29 Год назад
O88o9⁰0
@zahraabdallas1090
@zahraabdallas1090 Год назад
Frrr😭
@sadiahussein1090
@sadiahussein1090 4 года назад
Boqorki codka mcana dashi sade marexan inolow ader lakin hesaha Alaha kamadobeyo hees wax fcn maehee amen🥰🥰🥰🥰👌
@apdizalaanlyricz8279
@apdizalaanlyricz8279 4 года назад
1wllshay siham iyo sidigay simba army fanankina Nabiil bulle laxamistaha sanadka Billboard cameranmanka sanadka HAMBALYO GARA IGA GODOMA
@mdirie1874
@mdirie1874 3 года назад
Heestan qaabka u u ciyaarayo waxaa mooda victoria secret cold play hablaha modelka sida ula ciyaarayo waa isku mid ..waa fanaan kalsooni iyo heeso laxankoodu aad u sareeyo .keep it up the funk bro wish you more success.
@abdiqanijama6448
@abdiqanijama6448 4 года назад
Gulleed simba waa fanaan aad loojecelyahay hadana ma arag isagoo show qabsanaya sida fanaaniinta kle sameeyaan kaliya aroosyadu ayuunbuu kaheesa
@AA-kd1um
@AA-kd1um 4 года назад
Paspoor maheesto 🤣🤣
@anaskajr4971
@anaskajr4971 4 года назад
War ninka sharci laan waaya bro Finland jaq ayeey oogadigen
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 года назад
Alla hogey Simba o aroos kayga yimid horaan isga ka raaci laha 😲 Uff he is so so handsome 🥵🥰♥️🕺 Qalbi jaab ba kadhici laha halka💔😭 Love you simba🦁🥰😂 Ninka kaliye somaali Mohamed aan bila shuruda lagu raaci lha war wa nimankina sidisa iska noqda illhy ka yaabo🙄🥺😂😂
@AdnaAsad-kg8sq
@AdnaAsad-kg8sq 5 месяцев назад
Guuled simba ❤❤❤😢Ana heesuu iiqada inshalh 😊😊❤❤😂
@user-bd9sy1vj9q
@user-bd9sy1vj9q 5 месяцев назад
From Canada I love Somali music , also I love my Somali brothers and sister ❤
@abdulahimohamed7471
@abdulahimohamed7471 4 года назад
ninkan waxba lagama qaban karo dadka taageero u ah gulled simba like
@hamdahoussein4667
@hamdahoussein4667 3 года назад
Gouled, I am big fan of you, you are my favourite Somali singer keep going man.
@Supr93
@Supr93 11 месяцев назад
There aren't nice guess win 🏆 in the world 🌎 thats you wana switch🗺️return
@Malloofficial1
@Malloofficial1 4 месяца назад
Still watching 2024 simba in the building ❤
@mohanlp3960
@mohanlp3960 3 года назад
GULLED SIMBA LEGENDRY OF SOMALI MUSIC TO THE WORLD
@xamdixarago7442
@xamdixarago7442 3 года назад
9996
@hamdaabdirashiid1101
@hamdaabdirashiid1101 4 года назад
Hore u soco prothers gulleid zimpa and Nabiil mahamed bulle
@fairuznahar7928
@fairuznahar7928 4 года назад
My brother Gulled Simba fanaan tagay 🔥🔥
@nasramuse905
@nasramuse905 4 года назад
Damn simba 🔥🔥❤️❤️ Allahuma bariik to the bride ❤️❤️❤️
@MAAMEOFFICIALCHANNEL
@MAAMEOFFICIALCHANNEL 4 года назад
Wll qali adoo mahadsan subscribe isaar
@umoumokhyr6103
@umoumokhyr6103 3 года назад
Rabbi ban idinku dharshee Hablaha Somaliyeed o saa u qaqwan miyeysan islaam ahyn miyeysan Rag u Dhixin miyeysan dad dhalin
@zuheybtayoZ.T
@zuheybtayoZ.T 3 года назад
Hees dad waweyn iskugu tageen ineey tahay caad inagama sarno legend sami cade bro salan sare🤚🙏
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 3 года назад
Guuleed Simba fanaanka keliya Aaan Tageero Hadaan helayo Arooskayga ayaan Keensanlahaa oo dhacaya Bisha November 2020 insh Allah
@anaskajr4971
@anaskajr4971 3 года назад
Allaha kuubarakeeyo abaayo wlh gabdaha ineey farxan ayaan jeclahy marwaliba...Waxaan Allah kaagabaryay inuusan noqon mid kaa ilmeeesiya ee Allaha kaagadigo mid kukolkooliyo 🥰✌
@marwaaadan9122
@marwaaadan9122 4 года назад
Allhayw guri xalaala ku waydiistay😭😭🤲🤲
@abdixibil6668
@abdixibil6668 4 года назад
Aamin huno maaad aniga lambarkaaga isiisid waxaa laga yaaba inaan aniga noqde midka ilhay kuqpray
@ashacuud4201
@ashacuud4201 4 года назад
@@abdixibil6668 🤣🤣🤣🤣🙌wale cadhi matixid
@marwaaadan9122
@marwaaadan9122 3 года назад
@@abdixibil6668 😂😂waar kii Alle ii qoray ii dhaafi mayee😂😂
@anfacilwaad2056
@anfacilwaad2056 3 года назад
AAAMIN ya rapi🤲🤲❤
@teamiskufilan5896
@teamiskufilan5896 2 года назад
Guulled simba wlhy wa fanan fanku ubaahanyahay axyaa hormar❣
@natureandfilm342
@natureandfilm342 4 года назад
Inta aragtay in guleed Simba heestiisa Inan la fahmeynin oo aay heesihiisa Ku macaan yihiin musikada cadceed like ha Ila dhafin
@sahraabdiqadir6705
@sahraabdiqadir6705 4 года назад
mshllh quruxlow cod hallaasi ah leh simba army ❤ laxamiiste khatara nabiil bulle and billboard 🙏🙏😘
@sumayoabdiqadir9128
@sumayoabdiqadir9128 3 года назад
Masha Allah quruxlo cod hallaasi ahsimmba 💋💋💗💗💗
@saadaqaduunka1454
@saadaqaduunka1454 4 года назад
Inta guuleed simba taagerto like iisaara plz🙏🙏
@amalisse7652
@amalisse7652 4 года назад
Scw
@sihaamibrahim9458
@sihaamibrahim9458 4 года назад
Guuleed zimpa wow hees sihaam soo qaad ♥️♥️
@cabdulaahi1235
@cabdulaahi1235 4 года назад
Walakey keen go
@hamdi592
@hamdi592 4 года назад
Masha Allah aroos qurux reer finland salaan sare 👏 guled simba ❤
@mlggaming5575
@mlggaming5575 3 года назад
Mansha alah tabarakalah arosada caadi maaha alaha xafido alif mabruk walashey qaali arosad uur leh alah kaa dhigo
@cabdicasiis2903
@cabdicasiis2903 4 года назад
Army is pack his voice never change🤴🌼🔥🔥🔥
@hiboxasan
@hiboxasan 3 года назад
Guuled siiba nolol wcn waxan u qiray fananka sanadka ♥️♥️♥️💕💕💕💕💕
@masbalahmed3304
@masbalahmed3304 3 года назад
Ww legend gulled simba fanka ada nagu haayo keep going ♥️🔥
@Baydanqurux
@Baydanqurux 2 года назад
Magacayga ujeeda ManshaAllah heestan arooskayga wan kuciyaari Karaa Insha Allah 🥰
@user-jj3cr6fq4p
@user-jj3cr6fq4p Год назад
Zami
@maxameddeeqbeeley7848
@maxameddeeqbeeley7848 2 года назад
Malaga yaaba in guuled simba xaaskeyga mustaqbalka insha Allah uu sidan cml hees mcaan uga qaado
@KhaledAli-vy7le
@KhaledAli-vy7le 4 года назад
GULED LEGEND NINKAN AROOSKAYGA UGU WACA AROSYADU SHIDAYE👉💙
@jeeylakiaj1012
@jeeylakiaj1012 4 года назад
M.a legend guuleed simba keep going
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 4 года назад
Asc Walal Subscribe ii saar 10 Qof
@axmadrashid3678
@axmadrashid3678 4 года назад
00
@bashirmohamed3343
@bashirmohamed3343 4 года назад
@@abdikafiahmed9832 99999
@bashirmohamed3343
@bashirmohamed3343 4 года назад
@@abdikafiahmed9832 99
@bashirmohamed3343
@bashirmohamed3343 4 года назад
@@abdikafiahmed9832 99
@nidolzack7052
@nidolzack7052 4 года назад
Ninka watigaan la joogo fanka awoood ku heysto hdad aminsantahay like dhac ku sii
@saraagire2455
@saraagire2455 3 года назад
Gulet simba ( lion) I love ur song specialy ur voice 🔥
@YahyeSalebanmuse
@YahyeSalebanmuse 3 года назад
Markay hal milyan gaadho like isaara
@mimogo5535
@mimogo5535 3 года назад
Xidga fananita gulled simba uma qalmo inu aros kaheso
@afnaanadam6423
@afnaanadam6423 4 года назад
Aroosyo badan ayey heestani qabsan doontaa😂♥️
@sagalqaliok3025
@sagalqaliok3025 3 года назад
Kayga kamida 😂😂😂
@sahriinahassan2746
@sahriinahassan2746 3 года назад
Waaaw diraca aroosada qurux badanaa Maashaven allah
@khaalidcasanyo6875
@khaalidcasanyo6875 4 года назад
GuLLed simba saami cadde Team balan baalis studio hore usocda
@zaadiqhussein5671
@zaadiqhussein5671 4 года назад
Super Star Guled Simba 🥰🙏
@anas__akash6225
@anas__akash6225 Год назад
Hobey Hobey Sidhig Sidhig Dheh Hobolow waa ♥
@arfiiman6643
@arfiiman6643 3 года назад
M.a keep going brother gullet simba am proud of uu legend is alegend 😘😍😍🥰
@asmamaxmuud9475
@asmamaxmuud9475 3 года назад
Siy wacan ayad uso hagajisay guled simba waa can waad mahadsantahay
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 3 года назад
Saami Cadde Abwaan Noo dhuuntey kkk Kiip going pro ♥
@philipilamo7255
@philipilamo7255 3 года назад
SOMALI Wedding is lit🔥🔥🔥
@noorbale4038
@noorbale4038 3 года назад
Mashaalla Guled simba wan Ku wata bro
@batrandahir4841
@batrandahir4841 3 года назад
Gulled simba ayaa waan u codeyey waana taageera sinpa
@asmasicid740
@asmasicid740 3 года назад
Ninkani ereyada uu iibsada ee abwaaaan ma aha lacagtu wax yaaabo badan fudadisa Hibo an eeebe ku dhalin lama raaadiyo eee wll waxyaaabahaga kale iska wado saaaami cade 🙌🙌🙌🙌🙌🙌
@saliminho76
@saliminho76 2 года назад
Guledka legend 📸🙌
@user-tc6jy7qs5b
@user-tc6jy7qs5b Год назад
❤❤❤❤❤❤❤guuleed simba wan ku salamy saxb sarre yarta saxiib kadaa amaanta farha badan
@awilabass4471
@awilabass4471 4 года назад
gulled Simba thanks bro 👏💯👑 mashallah 👑💯
@MAAMEOFFICIALCHANNEL
@MAAMEOFFICIALCHANNEL 4 года назад
Wll qali adoo mahadsan subscribe isaar
@maahirgacaliye6040
@maahirgacaliye6040 4 года назад
Woow Mesha wa lashiday gobtii ba is Heshay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@saidhassan8244
@saidhassan8244 3 года назад
😳Waxad naag Finland miyey jogaan mabarag Intee isku qarshaan 😋
@kiindhaladabdulla444
@kiindhaladabdulla444 4 года назад
Masha alaah fankan wajeclaja ina aroska katuma allow Ana nabada itus❤️❤️🙏🏽💋🌹
@djnaji1156
@djnaji1156 3 года назад
I can't wait to listen my wedding
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 4 года назад
Hada tageero u tahay guleed simba like hayla dhaafina somlinimo🇸🇴
@MAAMEOFFICIALCHANNEL
@MAAMEOFFICIALCHANNEL 4 года назад
Wll qali adoo mahadsan subscribe isaar
@habiibmahamedahmed718
@habiibmahamedahmed718 4 года назад
SAYDIIN OFFICIAL LYRICS waku saray sxb
@hafsahussein4719
@hafsahussein4719 4 года назад
Legend is back ❤️🙋🏻‍♂️
@MAAMEOFFICIALCHANNEL
@MAAMEOFFICIALCHANNEL 4 года назад
Wll qali adoo mahadsan subscribe isaar
@xalimoibrahim4661
@xalimoibrahim4661 4 года назад
Masha allh legend gulled simba keep going ❤❤❤👌👌👌👌👌
@MAAMEOFFICIALCHANNEL
@MAAMEOFFICIALCHANNEL 4 года назад
Wll subscribe ta isaar adoo mahadsan
@ubahtohob5448
@ubahtohob5448 4 года назад
Fananka fananinta guuleed simpa hadiiba aroos dhiganoyso in laguu heeso jeclaato ninka ha kuu heeso hadii kale iskadaa
@MAAMEOFFICIALCHANNEL
@MAAMEOFFICIALCHANNEL 4 года назад
Wll qali adoo mahadsan subscribe isaar
@farhan5914
@farhan5914 3 года назад
Wooow amazing ka sheekeeee best wedding song I have ever seen wishing you all the best Siham mahad Aden
@ahmedaybaraf8559
@ahmedaybaraf8559 3 года назад
Fananka an ka helo hesahiisa gulled simba 🤞
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 3 года назад
That kind wedding 💛
@MaxamedxasanMaxamedxasan-cr5wb
@MaxamedxasanMaxamedxasan-cr5wb 10 месяцев назад
Qq.qÀ
@nuurahmed8888
@nuurahmed8888 4 года назад
Waw qofkii ugu horeyay ayn ahay mnta
@pearlali5897
@pearlali5897 3 года назад
If you've grownup,dancing to helatha,this is avibe
@SuubanMuxumud-r8s
@SuubanMuxumud-r8s Месяц назад
hee maxam mcnwo and the family are all well ❤❤❤❤❤❤
@SuubanMuxumud-r8s
@SuubanMuxumud-r8s Месяц назад
eaeHdfjsf
@sihaamahmed9628
@sihaamahmed9628 4 года назад
Legend Guleed zimba 😍 waa marki kobaad ee aan magacayga labaad maqlayo 😂 idil horan u maqlee
@ashuupea8080
@ashuupea8080 3 года назад
Ninkeyga mustaqbalka saana 😂😂😂😂 wlhi waan ooynooya
@shukrimacalin348
@shukrimacalin348 4 года назад
Aniga uku horeyay aboweh
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 года назад
Legend guuled simba wxba lagaama qaban karo broh
@WarbaahintaIslaamka
@WarbaahintaIslaamka 3 года назад
Legend Guuleed Simba Is Back 👎🙏🙏🙏
@fardowsoahmad7929
@fardowsoahmad7929 4 года назад
Awoowo my fav singer magacygaa kusohesee
Далее
Nafiisaay Dumashi (OFFICIAL WEDDING VIDEO)
4:55
Просмотров 10 млн
Ismail Dannan Saylici 2020
5:44
Просмотров 8 млн
Х..евый доктор 😂
00:15
Просмотров 177 тыс.
SHAADIYO SHARAF HEESTA UGU SHIDAN SANADKA 2021
5:36
Taj Mahal (OFFICIAL VIDEO )2022
4:17
Просмотров 11 млн
Mar La’arag (OFFICIAL VIDEO )2021
4:22
Просмотров 24 млн
GULLED SIMBA | Muna | (official video) 2017
5:53
Просмотров 14 млн