Тёмный

Gullled Ahmed ft Fartun Omar 

Gulled Ahmed
Подписаться 68 тыс.
Просмотров 7 млн
50% 1

Gulled ft Fartun Omar - Samir - Directed By AHMED HEYKAL

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,9 тыс.   
@hothanmohamett3201
@hothanmohamett3201 2 года назад
HooyodaY ayaa aaad u dhageesan jirty abhaYan uu necbaa heestan ana wXan ka barty afka io idoo ku hysa mnta wXan dib usoo radiyey hooyody heesty aduunka u jecleed❤abahaY wan tusy oo iriihi waa tan heestihii abow barigiih hda isgab jeclaaday ka dib fogaantihi ay geeredu abahay ka fogysy hooyday 💔 hooyo qabirgaag allh hku nuuriyo😭✊ abbo wali uu ku jecL yhy uNa na ilaaliYa sidiihi adaa noo ilaalin jirty oo laabtadah noo galin jirty uu no heesa isgoo heesaha necab✊abbo cimri dheer ayaan ilhaY kagag baryaa❤
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 2 года назад
Alle hooyo haunaxatiisto saaxiib. Aabina hadii daayo. Idinkana kuwo aduun iyo aakhiroba ku anfaca haidinkayeelo
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn 2 года назад
bayo rabi ha unxristo mamo qabriganh ha uqabojiyo😥🤲
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 Год назад
Aniga 2022 5 October ayaan so radiyay
@iimaandyk5445
@iimaandyk5445 Год назад
Allah ha u naxariisto hooyo
@shariifmaxamd8735
@shariifmaxamd8735 Год назад
Hooyo allaha u naxariisto wllshey Amin
@suleimanteddy5199
@suleimanteddy5199 4 года назад
Anoo yar oo ciyaal school Ah baan jeclaa Heeska idaacada ka dhagaysan jirey 2021 hadaa cafimad kuso Gaadhay Like dhac kusii😭😂☝👍
@hodancabdirisaaq3230
@hodancabdirisaaq3230 3 года назад
Haa walhi ilaa hada wan dhagaystaa 2021❤❤❤❤❤
@cabdiqadarmaxamedmaxamuud6523
@cabdiqadarmaxamedmaxamuud6523 3 года назад
Heestan way iga gadan tahay ani koley dadku inay ila qaban ma ogi
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 3 года назад
@@cabdiqadarmaxamedmaxamuud6523 anA kula qaba waa hees shidan🥰
@laylolakiaxmed2522
@laylolakiaxmed2522 3 года назад
Kkkk
@halimashaqo4621
@halimashaqo4621 3 года назад
@@hodancabdirisaaq3230 12q22²qqqqqqaaàaqAAAAAAAAAaaààaaaàz--zzAaq⁹
@Xaabzade
@Xaabzade 4 года назад
2020 Ya ila joga Heestan❤️
@muhanadcade8580
@muhanadcade8580 4 года назад
Aadan Faroole libaax hadan ba daawanoowa like ta 8 ani waye ogoow
@khadrahassan3758
@khadrahassan3758 4 года назад
me
@Daar04
@Daar04 4 года назад
aniga
@amalmohamud9210
@amalmohamud9210 3 года назад
Aniga 😂😂😂😂
@fy9393
@fy9393 5 месяцев назад
2024 🎉🎉
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 года назад
Old Is Gold😓, 12 Dec 2021 Still Iam🎧, One Of The Most Hearable Song That I Was Hear In My Childhood Life😓, Either The Television Or Radio, And Also Missed Those Days😓, Those Are The True LeGends In The Somali Artists🙏👏💖.
@nimcoaden4215
@nimcoaden4215 2 года назад
Me too wlhi 😭😭😭💞
@hanaabukar7422
@hanaabukar7422 2 года назад
Me too walaahi😚😙😗
@shugriabdi8888
@shugriabdi8888 2 года назад
Yes🔥
@cilowcali4537
@cilowcali4537 2 года назад
heesta aad io aat U jeclhy wlhi me too
@lailaahmed4226
@lailaahmed4226 2 года назад
Me😍
@user-nk7ok9mi2x
@user-nk7ok9mi2x Год назад
MAALINTU KHAMIIS 31 August 2023. Waa maalintii Africa iigu danbaysay 1 saac kadib ka baxayaa. Kampala. To Canada . Garoonka dhexdiisa ku dhagaysanaya heestaan Mar aan cidlo dareemay Inta iga danbaysa isoo duceeya In ilahay igu guuleeyo socdaalkeyka nololeed. Halkaasna ilahay nolol qurux badan iga siiyo . Love you All my people Somali 😢❤❤❤❤
@RIDWAANBURCO
@RIDWAANBURCO Год назад
Ma gashay
@Haldoorka-18
@Haldoorka-18 Год назад
M.allah ma nabad tagtay wll
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 года назад
2010 xataa mobile ma lahayn Heesta lyrics keeda class dhan ayan kaligay ka aqaanay misan ku gumaysan jifay inan uqoro waqti 2019-11-26 waxyar ayaa ka hadhay 2020 cafimad hadad kuso gadhay like ta dhac sii
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 4 года назад
wan diidney anaguna hadad dadka ku gumaysan jirtay kuu saari mayno like
@yassernasser1748
@yassernasser1748 4 года назад
10 jiray markaan dhagaysan jiray
@GulledMusic
@GulledMusic 4 года назад
😂😂😂
@yassernasser1748
@yassernasser1748 4 года назад
@@GulledMusic hada hees maad soo qaadid walal walaahi anigoo 8 ayaan kudhagaysan jiray😍😍❤❤
@updisamedupdisamed4206
@updisamedupdisamed4206 4 года назад
@@GulledMusic sxp xgd ka dhcdy horta miyd gabowdy
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 года назад
Tolow yaa dhagaysanaya 2020?
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 года назад
😅😪😪😪😪✋✋✋😂😂😏
@Mynameissabiir
@Mynameissabiir 4 года назад
Haha
@yusufyare607
@yusufyare607 4 года назад
shucayb mohamed beerka iga xanuujisay qaado like and shere
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 года назад
AnigA guuled ahmed irAadiyA😭
@fahiimaabdi4063
@fahiimaabdi4063 4 года назад
😁😁😍❤
@abdirahmaneko8419
@abdirahmaneko8419 4 года назад
Hestan Markan dhagesto wan Iska qiirooda 2010 ilaa 2020 Somalia Ayan ku dhagesanoya Lkn waxan Rajeenayaa inaa Aan wadan Kle ku dhageesto Allow Cafimad Igu gaarsii I.a❣😍🤲🇺🇸🇸🇴
@maslahbarkhadle952
@maslahbarkhadle952 3 года назад
haye wll halkee hada ku dhgeysneysa heest
@cilowcali4537
@cilowcali4537 2 года назад
@@maslahbarkhadle952 xasuus wlhi sxb from Sweden 🇸🇪😭😭🥀❤
@kozhinbazhir
@kozhinbazhir 2 года назад
hda ila dhaheezo ayeeyo🎸🥁🎉🎊
@waryaacable8718
@waryaacable8718 2 года назад
Maxaa walal wadankaaga kugu diray wada kale hadii aad aado waxaad ka noqon qaxoonti aan sharaf ku lahyn walal kaaga ayaad hadii aad dadaasho aad ka samaynkartaaa wixii aad isleedahy wadan qalaad ayaad ka helaysaaa
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 2 года назад
@Abdirahman Eko hye pro America matagtay 😆
@KhadijaOsman-ds3zy
@KhadijaOsman-ds3zy 2 месяца назад
Who still waching 2024😂🎉
@Chuunde
@Chuunde 2 месяца назад
Me, this song reminds me alot of my childhood waxan dhageysan jiray anoo 13 jir ah
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 2 месяца назад
Tan hees way dhaaftay anago yar yar ba la dhageysan jiray❤😂
@hanibby4274
@hanibby4274 2 месяца назад
Waa nakan❤
@user-iq1xz2by6r
@user-iq1xz2by6r 2 месяца назад
😂❤
@khadiirmohamadmohamad5226
@khadiirmohamadmohamad5226 2 месяца назад
No watching only lasting ❤
@Farayare451
@Farayare451 2 месяца назад
Waxaan hubaa inaa heestan miraha iyo laxanka macaan aad dib ugusoo booqatay hddaa iga danbeeso like iisaar goat 😂😊
@MohamedkeyMohamedkey
@MohamedkeyMohamedkey 4 года назад
I Remember when I was in boarding school listening this song with my friend every Sunday , now I'm a doctor, still listening ....
@anisaabdullahi2941
@anisaabdullahi2941 4 года назад
Mohamedkey22 Mohamedkey22 congrats 🎉
@rumancabdi5334
@rumancabdi5334 4 года назад
💞💞😘👑
@verygoodboy5724
@verygoodboy5724 4 года назад
Congrats my bro happy to see Somali successful
@hamdiqurux1731
@hamdiqurux1731 4 года назад
Woow hambalyo walal
@calimaxamad8973
@calimaxamad8973 4 года назад
Sxb sidokale form 1 ayan ahay hadna doctor ayan ahay alx
@JJ-bt8kv
@JJ-bt8kv 5 лет назад
4/8/2019 xili haben ah isniina soo glyso dawnaya walina wan jclhy in an dhgysto hestan sameen bey nolsheydah ku ledahy wllhi Fdln like sar si an marksta u soo xasusto halkn 🇸🇴
@maxamedaadan447
@maxamedaadan447 5 лет назад
2019 ninkay wali heesta sanadka u tahy like ii saar
@aarkakampala205
@aarkakampala205 5 лет назад
Maxamed Aadan 🤣🤣 ma huruday cml
@Ayaat-22342
@Ayaat-22342 5 лет назад
2019
@HappyCentaur-gy8tf
@HappyCentaur-gy8tf 3 месяца назад
2p24 😂
@Sharma_cade
@Sharma_cade 7 месяцев назад
Heestaan yaa ila dhageysanoya 2024😂😂😂😂
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 6 месяцев назад
Me:😂🤟🏻🔥
@AnisoAniso-fk3jz
@AnisoAniso-fk3jz 3 месяца назад
Me 😂😂❤
@xiisali
@xiisali 3 месяца назад
me😂❤​@@AnisoAniso-fk3jz
@saciidocabdimaxamed2230
@saciidocabdimaxamed2230 3 месяца назад
Aniga xitaa soma dajin marwalba you tube ka dhagesta😂
@MumtazMohamedAli
@MumtazMohamedAli 3 месяца назад
😂😂me
@suleekhaawale1981
@suleekhaawale1981 2 месяца назад
REWATCHING NOW 2024 TO REMEMBER GOOD,GOLD,OLD DAYS. DAYUMMMMM THE SONGS OF THAT ERA (2010 or before) IS EPIC, IT JUST BUILT DIFFERENT🎉🎉❤❤🔥💥🙆‍♀️🙆‍♀️🙆‍♀️
@amaalmohamed1152
@amaalmohamed1152 4 года назад
Fanankan guleed ahmed fanaaninta waa iga duwanyahay sababto ah wan xasuusta hees aan dhagesto markii igu horeesay asiga ayaan ku bilaabay waliba heestii hooyo markaa hoyaa naga maqneed 😭😭😭 guleed ahmed fanaanita ilama sinid nolow walal 💓
@the_kaarto
@the_kaarto 2 года назад
🥺Hooyo Magan Ilaah Markastaba ahow iconic song weeye
@pubgsomgamer5102
@pubgsomgamer5102 2 года назад
Heestaa hooyo 2007 dhageysan jirey hadana 2022
@sakarienoor472
@sakarienoor472 3 года назад
Heestan qiimaha badan maalmihii ay cusbayd 2010 baan dugsiga sare ee Qalax fasalka ku dhex dhagaysan jirnay aniga iyo asxaabtu, marka macallinku soo galo waan damin jirnay annaga oo ka xun waanse ku qasbanayn. Sannado badan ka dib baan caawa dib u dhagaystay, durba waaniga dib u raacay tareenka xasuusta ee fasalkii 2D safka dambe fadhiya. Life goes on...)
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 года назад
Xasuus qaaliya iga dheh
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 3 года назад
Safka danba mad ahad kkkkkkkk halka waxba ka cad kkkkk fktn sbx
@MZRUSCKUTA
@MZRUSCKUTA 3 года назад
Me too bro waayo waayo alhamdullilahi we still alive..
@mohaahmet7235
@mohaahmet7235 2 года назад
From reer gabiley nolow zhp
@parkhadmahamed9590
@parkhadmahamed9590 2 года назад
Hada ayaan dhigtaa qalax 🌹 gabiley form 3 ahay
@ugaasadii
@ugaasadii 3 года назад
2010 heestaan waxay ii ahayd hestii igu cajiibsanayd ee an abid dhagaysto runtiii, waxan ka dhagaysan jiray telefoon ay lahayd walashay iga wayno la oran jiray 310, ma garan karin macneheeda balse musiga intiisa horaa aaad ugu so ceshan jiray! 2021 anoo og micnaha ay xambaarsantahay ayaan dhagaystaa haben walba, wllkeey guleed ahmed iyo fartun omer legends wa idin salamayaa.😊😍
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 Год назад
12 sano kadib like back aan ka danbeya
@anassalah1707
@anassalah1707 2 года назад
Markii waxyaabo Xusuuso Ah Laga Hadlayo Ama Lovely Momery Somalida Inta Badan Waxe Adeegsadaan Luqada English ka Ma Aqaan Sababta Balse Heestan iyo Heeso Kaloo Gold Ah wax Lagu Masaalo Ma Aqaan Runtii Hestan Waxa Dhagesan Jiray Anigo 9 Jir Ah Hadana 18 Sano jir Alxm Waliba Ayado Sanado Mareyso 2022 Heeskanina Nus Qarni Hees badasha in Somaliya Laga Waayo Ayaan Filaa... Best,Beautiful And Lovely Memories🥰😍 Ma Aaminsani inu Somaliya kaso bixi doono fanaan lamida Gulled Ahmed wallah I Love Him so much😩🥰 And This Song never get old😻❤❤❤
@parkhadmahamed9590
@parkhadmahamed9590 2 года назад
Ma ila aragtay englishkaasi
@jimalbarreh2708
@jimalbarreh2708 3 года назад
I can remember listening to this song back in the days when I was in primary school and still listening to it in 2021. Surely time flies am an Engineer (civil) after 11 years alhamdullillah for everything.
@bashiiradeinahmed389
@bashiiradeinahmed389 2 года назад
Legendre i am also listening 🎶 still 😌 in 2021
@zilla-editzx7
@zilla-editzx7 Год назад
​❤❤💗🌹🌺💕💝😘😂🤣🤣
@owenako6ak156
@owenako6ak156 Год назад
Treeierrss3dtFizzorrrrr33rdddfdfvxxxc
@NajaxLove123
@NajaxLove123 10 месяцев назад
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 10 месяцев назад
Hesstan & civil engineerka maxa ka dhexeeya,waxan dhagaysanayay anigu 2009 oo an aha secondary school ilaa imika oo an ahay civil engineer. Wan ku salamay sxbka anu isku mihnada nahayow.
@Blacktolite
@Blacktolite 3 года назад
Gulled was the first to remix Somali songs with real beats
@halabuurcaadilhanad5415
@halabuurcaadilhanad5415 2 года назад
Old is Gold Boqorkii codka iyo style-ka Gulleed Ahmed iyo Queen fartuun Omar waxaan aa fan iyo heeso ka ahaa hada waxa jiro waa dhiiqo waleey 2022 still listening this beautiful song 😍 🎧
@fadumiinaabdilahi2982
@fadumiinaabdilahi2982 2 года назад
Wlle been madan ku shegin fanki bey na nacsiyen kuwa hada joga
@hindi3522
@hindi3522 4 года назад
2020 hdaa dhaawaneso like👍❤👀
@thehunterlgnd948
@thehunterlgnd948 4 года назад
♥️♥️
@footballmedia5546
@footballmedia5546 4 года назад
Kkk....ano dugsi dhigta maqli jiray hestan
@hindi3522
@hindi3522 4 года назад
@@footballmedia5546 cashrka ado kabaxysd mka soo fakty kuu samri wayde naftana kaa samri wayse kdbna mclinka sixun mku garacy😂🤣🤣
@ayyubupdy3867
@ayyubupdy3867 4 года назад
18th April 2020
@tooshle3695
@tooshle3695 4 года назад
🤣🤣🤣😂😂
@shaafikaahiye9893
@shaafikaahiye9893 2 года назад
Legendary Gulled Ahmed 12 years ago now I've been listening to you so far We missed you !!
@xhukriabdi8908
@xhukriabdi8908 2 года назад
I used to listen this song while I was in primary school 2011 class 8, still listening 2022,and now am deputy head teacher,Alhamdulilah
@abdalajamaal
@abdalajamaal 5 лет назад
yaa daawanaya 2019
@Dr.Zeello
@Dr.Zeello 4 года назад
Hadaan socdaa abdlow anigu blse ano yar maqlay🤣
@marianruun1157
@marianruun1157 3 года назад
Alla maxa Fartuun omar iska dhig dhigi jiray heestan xasuus caruurnimo ❤❤
@hehehehe7104
@hehehehe7104 4 года назад
2020 hadaa daawaneyso like *Legend Gulled Ahmed*
@muhanadcade8580
@muhanadcade8580 4 года назад
KaL-Deeq Cadde ebow hadaan caafimaad ku daawanoowaa ilahay haku sharfo
@burcaawichannel273
@burcaawichannel273 4 года назад
Nice song 👌
@anasahmed9311
@anasahmed9311 4 года назад
waan nool nahay alxm waana dawaneynaa 😂
@muhanadcade8580
@muhanadcade8580 4 года назад
Anas Ahmed 😂😂😂😂
@muhanadcade8580
@muhanadcade8580 4 года назад
Anas Ahmed ilahay hakuu siyaadiyo
@user-bw2bp4gr2l
@user-bw2bp4gr2l 10 месяцев назад
Back to 2011 while I was form 2 of th3 secondary school, and I used to watch this song with my ex girlfriend Nastaeha. We used to listen together from her mobile phone and once she told me that she liked the fingers of Gulet a moment his fingers appeared in the video while wearing a ring and I got jealous 😂. Obviously his fingers were very cute with the 💍 Now Oct. 2023, my Ex girlfriend has already married to another man and has 5 children. The same I married to other woman and I have 2 daughters but still we are connected through the Facebook and communicate to each other ❤❤ Love memories never die😊
@urlostmama
@urlostmama 10 месяцев назад
Damn 😂 Soo wali maxa iskaga keen hadhay And cute story😂😂
@dontryme
@dontryme 10 месяцев назад
​@@urlostmamaMy Aaq5, guy is ttt is mirrored ayy I can't y Go jg by hgygggh.fvffds ft 😢r pp😊😊 0:22 0:22 0:22 0:22 IVF FF FF FF FF FF rt rrrlqàk sweet I'll love looking in😁😁😄😙😗😍🙃😊😊 me😊😚😙 to Aa😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@safahomer.
@safahomer. 8 месяцев назад
Communicate aaa?sidee ma friends baad tiin😭😂😂
@Oscar-nk7wh
@Oscar-nk7wh 9 месяцев назад
Old is Gold💎 Still listening 2023 Dec 12 and still masterpiece❤ One of the songs that i love to listen more than 5 times a day💯
@BHMPictures
@BHMPictures 3 года назад
Music they say is the “universal language “. Love from Nobekaw, Ghana
@honorabledanjire8035
@honorabledanjire8035 2 года назад
Welcome to Somali music
@adnaanali6284
@adnaanali6284 7 месяцев назад
Hdaaad 2024 zooo booqathyy like isaaar 😂😂😂
@RaxmoXuseen-te7co
@RaxmoXuseen-te7co 4 месяца назад
ok 😂
@CabdiXafiidCali
@CabdiXafiidCali 4 месяца назад
13years ago still hits
@faisaljimale3143
@faisaljimale3143 Год назад
I heard this song while I was doing my final exam kcse at Garissa high school 2010,,,old memories,,now am married and working at defence department
@aniizahassan6787
@aniizahassan6787 Год назад
🎉good job pro
@zamiinhabdi6647
@zamiinhabdi6647 2 года назад
Old is Gold😪 25/june/2022 ban dhagaysanaya hadada cafimad ku so gaadhey like dhac ku siiii👍😂
@khadarcade9910
@khadarcade9910 5 лет назад
Heestan waxan dhagysan jiray ano dugsi sare'ah xiligaas degmada madiina oo kamida muqdisho aya qax ku aha, ila hada heestan wa iska jeclahy wlhi❤
@abdikhaaliq3587
@abdikhaaliq3587 5 лет назад
Hadana xaged jogteaa
@ayaanaadan5060
@ayaanaadan5060 5 лет назад
dugsi aya dhiganeyse yaku fasxay yaah
@najaxcali3342
@najaxcali3342 5 лет назад
Waaw mailaa wakhatigaa
@falisigal579
@falisigal579 5 лет назад
Hhhhh aniga xataa ano madina qax ku ah oo dugsi sare ah aanndhageysan jiray ama isky school le ahen
@abaadircali6029
@abaadircali6029 4 года назад
Heesaha is kadaa Allah kaboqo
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Год назад
Ninkan walee Fanan aan u dhigo waan waayey Ciyaalka hada jooga oo fanan isku sheega ninkan 2010 labisku xiran jirey hada xirtaan😂Codkiisuna waa🔥🔥Guuledow Heesahagu waa ii wada xusuus anoo Dugsi dhigta ban Tv ka dawan jirey ama Radio ka dhageysan jirey anoo intan Memory gashto oo La dhuunta si hooyo ii arag hadii kale macalinka ayey igu dirin kkkk😂😂 OLD IS GOLD.
@aniizahassan6787
@aniizahassan6787 Год назад
Big legend tahy hhh😂
@manyeknam7892
@manyeknam7892 Год назад
​@@aniizahassan6787abaayo ana legend ma ihi miyaa😅😊
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 10 месяцев назад
​@@manyeknam7892😂😂😂
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 7 месяцев назад
​@@manyeknam7892😂😂😂😂
@user-jb9wh6gt6q
@user-jb9wh6gt6q 2 месяца назад
Heestan markay cusbeed 2010ki anigo 6 jir ah ayaan tvga ka dawan jireY weliba channelka Horncable School xita ma dhigan jirin Keliya malcamad ayaan subaxi iyo casarkiba aadi jirey Hooyo iyo habaryarty o nala joktyba wan wada dawan jirney anigana Curad u aha xfda imka waa 2024 aya lamaraya Schoolna f4 wakhtiyow maxad qurux badnayd❤
@istahilfaysal9327
@istahilfaysal9327 3 года назад
after 11 years am watching this song💖beautiful memorise💕🥀
@hibaaqnuur9783
@hibaaqnuur9783 3 года назад
🥰🥰🥰🥰💋❤
@fy9393
@fy9393 5 месяцев назад
13 years ago 🎉🎉
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 2 года назад
Heestan waxa iigu horeesay anoo joogo mataban bartamaha Somalia 2013 balse hada wxan jooga America🙃🙃
@abdultimooz7699
@abdultimooz7699 4 года назад
Heestan markay soo baxeysay yaa Kenya jogay like ha ila dhaafin hadad kenya jogtay isku xaquuq baynu nahay
@Abdikadar.
@Abdikadar. 2 года назад
HEESAHA aan ka xiiso dhicin bey ka mid tahy heestan iyo heestii hooyo mcn Gulled Ahmed sxp cimri dheer baa kuu rajeynaa 🙏❤ After 12 years Still I'm listening 🎶😌 😪 29 August 2022❤🙋‍♂️
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 Год назад
2022 October
@bobbyhuska6758
@bobbyhuska6758 Год назад
Sido kale sxp anigaba hesihiisa tan iyo Hooyo ogu jeclhy
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Год назад
Runtii sido kale Qaasatan Heesta Hooyo ayaa jacelahay Rabbiyow Hooyade mcn ha iga qaadin❤❤🤲🤲
@namcoxassan8651
@namcoxassan8651 5 лет назад
Heestan anoo 11 years jira tell ka hooyo kadawan jiree hadana 20 years jirnoqde😂🤣🤣👈ee gada dawaneyso 2019 like ta haiga baqilina🤣🤣🤣💓
@abdirahimashuur1496
@abdirahimashuur1496 5 лет назад
Waagad wad horaysay
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 5 лет назад
oo hooyo madhegaysata lol
@LuqmaanaliBulshaawi
@LuqmaanaliBulshaawi 5 лет назад
zxp waynu isku dhawyn dadaaa
@aaj2656
@aaj2656 5 лет назад
😂👌
@ridwansaleban6328
@ridwansaleban6328 5 лет назад
Me too
@karamoige5268
@karamoige5268 5 месяцев назад
What a amazing song.!😮 After 7years ago still listining 04/04/2024.!
@esmahan143
@esmahan143 3 года назад
Heestan markee soo baxaysa waxn ahaa arday dhigta dugsi dhexe waqti dheer kadib waxn dawanaa anigoo jamacad ka qalin jabiyay 2020 now after 11 years waxn ka dawanaya Ethiopia adis ababa🤗😘 allow amuuraha sahal🤲
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 Год назад
12 sano kadib ❤️alla waqtigi orod badana heskan wllhey dharka ku dhaqi jire 2010 anago xamar inta dagal ka dhacay celasha uqaxnay ❤️wllhey manta midba wadan uu joga uk turki xamar uganda kenya 😭😭tolow dib malo arki dona rerki o 1 guri kuwada nolada gurigi 15 qof kabadan jogi jirte manta 4 qof ban ku jogna😭😭wa idin xiisay wllhy 😭😭
@Blac4hunnid
@Blac4hunnid Год назад
wan ku dareemaya huno, wakhtigu wuu ordaya aad ..😞
@user-np4br1it6h
@user-np4br1it6h 11 месяцев назад
Apayo calosha I xanunisay bas😢
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 11 месяцев назад
@@Blac4hunnid haa wllhi 😢
@gabadhugaradkudhalay4387
@gabadhugaradkudhalay4387 11 месяцев назад
@@user-np4br1it6h 😂🥰
@ahmedbisharmohamed5171
@ahmedbisharmohamed5171 2 месяца назад
I was 12 years old when this video was posted on RU-vid, now 26 years
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 4 года назад
Aduunyo wlhi heeskaN ma dhawa 2020 10sano kadib ban dawanayaa cawa 2021 3bil baa ka dimaN alloW caafimad nagu gaarsiii
@douhadam
@douhadam 2 месяца назад
Old is gold ❤
@deckdalfure3663
@deckdalfure3663 2 года назад
Xasuus markaan arko heestaan maiska ooysaa iqabani Gabar aan jeclaa baa iisooo duubi jirte Hadda iyida america 🇺🇸beey joogtaa anigana Dhuulkeennii hooyo Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴love 💘
@safamuuse2120
@safamuuse2120 Год назад
Wakhtii tagay wllhi markad xasuusado caloosha ku xanuunaysa 😢
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Год назад
😢😢
@fareiy222
@fareiy222 2 года назад
Wxaan dib Uso Booqday Caruurnimadeydii Adgan Arkayana Inad Ila Mid Tahy Rajeynaa *LEGENDARY*🥰🤟🏼
@richpoy259
@richpoy259 2 года назад
waan kula socdaa legendow ✌️😍
@fareiy222
@fareiy222 2 года назад
@@richpoy259 Legend
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 года назад
Haa kula mid 2010 🥰
@fareiy222
@fareiy222 2 года назад
@@AyaanAbdirashiid4631 🔥
@Khaalid_mohamett
@Khaalid_mohamett Год назад
manooshahay zhp😂
@AliAdam894
@AliAdam894 Год назад
Dib ayaan fariintayda iyo heestanba usoo raadin doona haday nolohay Adiga qoraalka aqrinayana dhib allah kuma tuso wll 10:16 8 april 2023
@RadwanFuiaadBarqad
@RadwanFuiaadBarqad Год назад
🎉
@Sahel.
@Sahel. 3 года назад
In fact, this song is so romantic feeling that you can't stop listening to and takes me back to my previous childhood days in 2012... Miss those days wlhie.
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 2 года назад
Nostalgia❣️🤞 We might get older but this song ain't gonna get old💯I remember when I used to listen with my cousin brother almost all the time as if I didn't had any other song in my little phone(Nokia 6300)🤗😂It's lyrics, melody, the voice of its artists, it's music and its whole rhythm was pure class❣️ hats off to Gulled and Fartun for this legendary masterpiece👏
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 года назад
Hhhh seems we had the same phone 😂
@fardowsoxassan2019
@fardowsoxassan2019 Год назад
@@musayourson-in-law3104 ww wwqqw the same is w qq hi all tsT
@fardowsoxassan2019
@fardowsoxassan2019 Год назад
Ee warreerwrraawraeaaerr er email regarding reference to the seesESEEis required emailReRAe research eeeEA eeAASsES
@Mohamett-143
@Mohamett-143 2 месяца назад
Damn 🎉🎉 hees iyo badh 2024 saqdhexe baan kutuurtay safar anigoo ah
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 3 года назад
2021 hadaad dawanyso like ta igu sharfa allah ha idinsharfee wxu waa aduunyee
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 года назад
2020 baan dhageysanoyaa 😂😂😂 jaceyl aan guleed axmed u qaba le waa🙄 😍😍
@khanexjunior5724
@khanexjunior5724 2 года назад
11 years ago, and it is still a hit!
@fy9393
@fy9393 5 месяцев назад
13 years ago 🎉🎉😂😂
@aichadarar678
@aichadarar678 9 месяцев назад
I used to listen this song when I was in high school and I can't get tired playing it now that I'm an engineer/maintenance supervisor👩‍🔧 #الحمد_لله 🙏…
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 года назад
Waan soo noqon doona hadaan noolahay sanado ka bacdi saan u arko message kaygan❤🙏 Mustaqbal wacan idiin rajaynaya 7/3/2022 5:46 galabnimo salaasa ah
@zaki__91
@zaki__91 Год назад
TaliyeH nabad ku soo noqo 2023/10/April 5:40 supax hore isniin ah
@weheliyenuur
@weheliyenuur Год назад
Walàal manooshahay
@nimcosiyat1470
@nimcosiyat1470 Год назад
Solabo walal sanado badan ana saka soboqday hastan kulan damba❤❤❤❤
@RadwanFuiaadBarqad
@RadwanFuiaadBarqad Год назад
Ma nooshahay wllo tolow , manta waa 10-09-2023
@walalmaajid7304
@walalmaajid7304 11 месяцев назад
sanad kadib ma nooshahay walal
@abdikadirshaxshaxlow4981
@abdikadirshaxshaxlow4981 Год назад
Listening 28/04/2023
@katarinafaysal9380
@katarinafaysal9380 4 года назад
Anoo An xata mobil lahayn ayan heestan Dhegaysan jiray manta 2020 wan dhegysana❤like isara cidi ila dawanysa 2020
@nasrocumar1668
@nasrocumar1668 4 года назад
Anaa kula mida midaan isku school nahane kadhagensanjiray hestaan ala jeclaya
@yacqub_ilkacse8772
@yacqub_ilkacse8772 3 года назад
Wkhtiga Dahgeysan jirey iyoh wakhtiga Aaan hada Dhgeysanayo Kaaf kala dheeri Aduunyo 22 june 2021 Guled Ahmed Fartun omar Legends
@abdiwick567
@abdiwick567 Год назад
My fav jam back in 2011/2012 remember listening in hadaftimo while in secondary school. Man time flies😢
@alii7792
@alii7792 4 месяца назад
Cajiib, May 4 2024, galab sabti ah shaqadana ay igu badanthy, oo bonoyin badan aan saxayo, baan heskan dhageysanayaa. Bkro, Somalia. Like iireeb, si aan dib ugu soo booqdo qoralkan hadii sanado laga joogo, Oo aan noolahay.
@niyaalsalaxwehliye7004
@niyaalsalaxwehliye7004 3 года назад
Wednesday, July 21th 2021. Time 4:55 pm gabal dhac jawigu qabow yahay roobna da,aayo Mugadisho gaar ahaan stadium 🏟 mugadisho xafad ku taal baan ku dhageysanayaa waliba anigoo kaligey ah xasuuso hore ayaa igu soo maaxanaayo waqtiga tagayow Salaama iyo inta iga danbeysa ee fariinteyda arki doonta ❤✋
@apdiazizmaarka3423
@apdiazizmaarka3423 2 года назад
After 12 years I saw this masterpiece song ❤and I remembered memorable days .15/09/2022 hargeisa 2:01 habeenimo.
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 Год назад
5/10/2022 Muqdisho 10 .1 subaxnimo ❣
@kingriyadze3996
@kingriyadze3996 Год назад
@@jibriilcabdikaafi5335 2023 suabaxnimo Nairobi kenya ❣️❣️🙌
@rajosamme3744
@rajosamme3744 2 года назад
xasuus gaara bay igu leedahay heestan markay soo baxday ano safar ab ban ku dhagaystay dawga shiikh to hargaysa legend guuleed cimri dheer ban ku rajayn🥰🙏
@juujuu8169
@juujuu8169 Год назад
Xasuus xiligii dugsi quraanka aan dhigan jiray wlhi waan uxiisay xiligaas 😢😢
@zeytuun3275
@zeytuun3275 6 месяцев назад
Anigoo schooley ah dhagesan jiray heestaan hadaa 2024 nabad cafimad kusoogartay like ha iladhafin
@farahhussein1681
@farahhussein1681 6 месяцев назад
Zeytuuuun
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 года назад
10 years ago 2020 may 5....... gulled ahmed siduu uu labisanyhy 100%... 10 sano ka hor ayuu youtube chanel lahaa isagoo fanan ah.. kuwa mantana gulled simba kaliyaa kaleh... salan gobeed.. gulled and furton... ilbaxnimada waa loo dhasha.. been mha
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 5 лет назад
Caawo 2019ka ayaa lagalayaaa wali waan daawanaya yaaa igula jira🤣
@canuudbeabea3693
@canuudbeabea3693 5 лет назад
Aniga wayo wayo heestan
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 5 лет назад
sahaaar cadey isoo booqo wll plz subscribe
@haldhafarxan9458
@haldhafarxan9458 5 лет назад
Me sidookle 2019 kmadaalo daawashadeeda heestan
@faaruuqdabaq3883
@faaruuqdabaq3883 4 года назад
After 10year😔☹😮 2020 ya ila dawnaya😋🙄
@ZaxardiidFlogs
@ZaxardiidFlogs 4 года назад
Xasuus qaaliya ah
@shafieahmed3113
@shafieahmed3113 4 года назад
Waa inkan 2020
@Ratildadirdadir
@Ratildadirdadir 4 года назад
Aniga
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 4 года назад
☝️
@amalmohamud9210
@amalmohamud9210 3 года назад
Aniga
@BashirAhmed-nm5lu
@BashirAhmed-nm5lu Год назад
Waanu weynaanay lkn heestan weli way cusubtahay oo sideedi weli u macantahay🎉 Back to 13yrs ago
@user-iu6bp1bj7g
@user-iu6bp1bj7g 7 месяцев назад
13 years ago 😢
@GaaShAaNLe12
@GaaShAaNLe12 2 года назад
Guled ahmed is unforgettable singer of somali people.
@abdullahiyassin5539
@abdullahiyassin5539 2 года назад
Guled he is really a legend, the most amazing hi class singer. Well done mr Gulled
@maryanabdiali1979
@maryanabdiali1979 3 года назад
After 11 years now I’m watching this golden 🎵 🎶 song🥺🥰 25/8/2021
@WACAYS_PRO
@WACAYS_PRO 2 года назад
🥰📍🇧🇪
@jibriilcabdikaafi5335
@jibriilcabdikaafi5335 Год назад
Aniga ka danbeyo 5/10/2022
@jalaalapdirizak5379
@jalaalapdirizak5379 Год назад
@@jibriilcabdikaafi5335 adina anaa ka dambeyay 11/11 2022
@user-le6kw2ic2c
@user-le6kw2ic2c 6 месяцев назад
still listening upto 2024 from 2011 NOV i can just recall it when i was primary clz 8 now am doing medicz ALXM
@Muzamil_gamer_yt
@Muzamil_gamer_yt 2 года назад
2010 waxan joga jirey somalia 🇸🇴 hada kenya neyrobi 2022 inshallah 2023 USA🇺🇸🇺🇲🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇲🇺🇸🇺🇲✅✅✅✅
@xamdimusee6398
@xamdimusee6398 2 года назад
I.a sxp
@Muzamil_gamer_yt
@Muzamil_gamer_yt 2 года назад
Thank you so much ✅
@zakariafauzi2096
@zakariafauzi2096 Месяц назад
MA tagtyna
@nourjustin8498
@nourjustin8498 3 года назад
after 11 years still hit this song❤️🔥
@goated4108
@goated4108 3 года назад
Ong
@heegomuuqdheer944
@heegomuuqdheer944 2 года назад
🥲🥲🥲😩
@deeqacabdirixmaa
@deeqacabdirixmaa Год назад
🥰💖
@Nimco_dhamays
@Nimco_dhamays Год назад
Ma nooshahay taloow🥺😂 walal
@huseinahmed4452
@huseinahmed4452 3 года назад
From Watford With Love💙 10 years letter i'm watching this
@mohamedadan4914
@mohamedadan4914 4 года назад
ciyaalka hadda fanka barty ee Guled simba iyo Ahmed Zaki le arky stylkooda, waxba kama yaqaanaan waagii ninkaan fanka u shidnaa oo labiskiisa la copy yeen jiry👌✌
@suhaybsiciid1105
@suhaybsiciid1105 2 года назад
Aad io aad sxp waagan YaryarKu MaY aqoon ninkan inu Style ka Uhoreeyay
@user-iu6bp1bj7g
@user-iu6bp1bj7g 7 месяцев назад
Remember this song
@beabdirahman4815
@beabdirahman4815 Месяц назад
Heeskan Ninki Duubista Iskalahaa Legend bu ahaa !
@abdirahmanyusuf8896
@abdirahmanyusuf8896 3 года назад
From secondary memory to senior graduate university alx still my best song
@abdifatahhashi2408
@abdifatahhashi2408 3 года назад
2021 Hadad Dawanayso Hala Dhafina Like Samir kusar 👍💔💝🥀🎷🎺🎤👀🌍
@najibph208
@najibph208 3 года назад
🤚💔📈
@Safa-po3fy
@Safa-po3fy 11 месяцев назад
Still yaa ila dhgeesanaya 2023❤️😘
@user-kd8vq3sk3f
@user-kd8vq3sk3f 2 часа назад
14 years ago what a moment ❤
@wlldiazOffecial
@wlldiazOffecial Год назад
2023 hadii aad dhageesanesid legand thy😂😂😂
@abdishakurissa4841
@abdishakurissa4841 2 года назад
Back 2010 when I was at class 4 back in primary school, so excited to be promoted to a level where students use biro pen over pencil Alhmadullilah I'm now a third university student Time really fly Let me tag my love 💓 Hakima G Doli
@youngmufassa9232
@youngmufassa9232 3 года назад
When this song came life was much better 😂 No tiktok and corona.. anyway Alhamdullih 🙏
@munoahmett7565
@munoahmett7565 3 года назад
Heesta wxn dhagaysan jireY anigo gbdh ah cawana wxn dhagaysanayaaa anigoo xaas ah i like hestan💑❤⚘🥀😪
@ilyashassanabdirahman7177
@ilyashassanabdirahman7177 2 года назад
11 sano kahor sidii uu Guled wax u jilayey maanta oo 21st Feb 2022 tahy cid u jili karta way yartahy❤️❤️
@CalmBlackKitten-wq2rs
@CalmBlackKitten-wq2rs 6 месяцев назад
3 2024 still listening 🎧 rise up ur hand ✋🏻
@Sooyaal252
@Sooyaal252 2 года назад
Aduuun 2010 to 2022 12 yeas ago 😪😪😪😪 Yaa u xiisay malmahaas wacnaa io xasuusahas quruxda badnaa jeclaan lhaana in loo celiyo
@mfarah07
@mfarah07 4 года назад
Fartuun Omar Bari ban dugsiley isla so marnay sandihi 2000 ila iyo meelahas Xasuus Waqtigu wa cajiib Talow hadda halkay joogto ya isheega Marki igu danbasay Afrikay joogtay.. Aduun wa tagay hadana 2020 ba la si cagacagaynayaa😱 STILL 2020❤🔥❤
@user-wh4xj2xj3v
@user-wh4xj2xj3v 4 года назад
Maraykanka ayay joogtaa sxb, xagee dugsiga ka wada dhigtay sxb qali
@Alone-fc6cs
@Alone-fc6cs 4 года назад
Galkio miyaa dugsi kawda dhigteen
@aaminaabdi9088
@aaminaabdi9088 3 года назад
Wll waxay jogtaa America wayna kabaxday fanka
@Kabtan.
@Kabtan. 7 месяцев назад
2010 ilaa 2024 Hadaa dhagaysanaysay Heestan Legend baa tahay 👍👍👍🤞
@asaltaaj867
@asaltaaj867 3 дня назад
Hadaa arkooyaa RU-vid iska wareegaa 😂😂😂😢😢😢
@Blue_oblivion
@Blue_oblivion 8 месяцев назад
This song is admired for its sweet vocals and beat, yet I appreciate it as a rare gem with a visually stunning video. In today's music scene, the directing quality often falls short compared to this masterpiece. Guuleed was a remarkably talented artist, and I believe he could have excelled as an actor in his prime.
@hoodoali4116
@hoodoali4116 2 года назад
Qurux iyo codbaa ilaahay siiyay gulled ahmed fankaa kuubahan ee kusoo noqo adigoo kale ma ahayn inaad fanka katagto
Далее
Dhahar-Gulled Ahmed
5:51
Просмотров 7 млн
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 7 млн
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Просмотров 21 млн
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Просмотров 9 млн
Aaliya
6:01
Просмотров 37 тыс.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Просмотров 2,6 млн
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Просмотров 13 млн
Hooyo - Gulled Ahmed
5:01
Просмотров 2,2 млн
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Просмотров 6 млн
Safiya
6:39
Просмотров 38 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 7 млн