Тёмный

Guri,Barwaaqo Riwaayad Hinaasa Caan Caan Dhalay Qosolka Aduunka 2019 

Guri Barwaaqo
Подписаться 545 тыс.
Просмотров 725 тыс.
50% 1

Guri,BarwaaqoTv Kuxidhnaaw Subscirbe Saar Hadaad Ku Cusubtahay
Hadiikalana lika Kuqabo Waad Mahad Santahay

Приколы

Опубликовано:

 

7 дек 2018

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed 5 лет назад
Duriyadi rer burco hadad thy liketa hala dhafin
@hudeifisuleiman9170
@hudeifisuleiman9170 5 лет назад
Intii reer burco ah like😂😘
@ahmedgaas575
@ahmedgaas575 5 лет назад
,
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 лет назад
Inta reer hargaysana
@suldansamir7787
@suldansamir7787 5 лет назад
lkn carabkan inaka saar cikaalka xidhan
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
Straight from burco💯my hometown.
@dhifiq
@dhifiq 5 лет назад
Hadii aad jiifka ku dawanayso liketa igu qabo
@abdidhiblawe1528
@abdidhiblawe1528 5 лет назад
t
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 5 лет назад
Dhamaan wllday waxan idin shegaya adunka lagu waari maaye salada tukada illahay raali haydin ka ahaade
@axmedkhader8404
@axmedkhader8404 4 года назад
xamse mohamed saalax siciid waan ku salaamay sxb
@minamohamed5039
@minamohamed5039 4 года назад
Macha allah wll الله يعزك ويحفظك شكرا جزاءك الله خير
@farxiyaofficial1232
@farxiyaofficial1232 4 года назад
Mina Mohame brrsooraan
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 4 года назад
@@axmedkhader8404 magaca ha jiro bro
@researchdep8268
@researchdep8268 4 года назад
tisama madaryele tada ka adkow zxp
@xassanmaxamed9155
@xassanmaxamed9155 5 лет назад
Qofkasta oo alkhrista Rabbi Raali ha ka AHaado qofkasta Oo qoraalkan Akhrista... 👂🖑🖑🖑🖑
@maxamedaadan7046
@maxamedaadan7046 5 лет назад
sal +bandol
@amalali7104
@amalali7104 4 года назад
Hablihii reer burco ee qalanjoyinka ahaaba halkas iga muqda ❤️❤️ masha allah tabaraka Allah
@kaahanuura6261
@kaahanuura6261 5 лет назад
Gobtii rer togdher hada tahy int iga danbaysa like ta isaaar
@mizmustafe9549
@mizmustafe9549 5 лет назад
Asma Saleban
@kaahanuura6261
@kaahanuura6261 5 лет назад
@@mizmustafe9549 ❤😍
@sohaipabdirahman667
@sohaipabdirahman667 5 лет назад
kow
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
Your profile picture is so true💯never stop dreaming✌
@Ayaan-vu1ys
@Ayaan-vu1ys 5 лет назад
Alle dabigeena iyo ka walindeenba ha dhaafo aaaamiin aaaamiin yaa rabi
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 5 лет назад
Amen
@abdishirdon5243
@abdishirdon5243 5 лет назад
Aamiin
@jalaaludiinaadan5778
@jalaaludiinaadan5778 5 лет назад
S iil
@hanadmohmed3525
@hanadmohmed3525 4 года назад
Kkkkkkkk
@abdikhalaqibrahim7980
@abdikhalaqibrahim7980 5 лет назад
Duriyadii rer burco hadad tahay like igu kasbee
@khadarsomaaliya1208
@khadarsomaaliya1208 5 лет назад
From Somalia, i Love Somaliland;
@kokebrb4878
@kokebrb4878 5 лет назад
Hoyadaba love kaga bahan uskag yahaw
@zaajin6ix9ine77
@zaajin6ix9ine77 5 лет назад
Orod kuwa ku Qarxiya Afkaa Macaan ugu sheekee
@zakariamowlid
@zakariamowlid 5 лет назад
Reer xamar wxn ku leeyahy Fuck off 🖕
@user-bh7pc6eq2i
@user-bh7pc6eq2i 5 лет назад
Waar ninku wax xun muu odhane maxydun ku cuneysaan
@burhanabdirahman6838
@burhanabdirahman6838 5 лет назад
Khadar Somaaliya jawabyaadii waad heshay 😂😂😂😂
@duranabdo90
@duranabdo90 5 лет назад
Koob shaaha ii dhiib caan caan dhalay wuu fadhiyaaye hhhhhh Guri barwaaqo waa laguu abuuray baan is idhi inaad dadka ka qosliso.
@asmaabdirahmaan8097
@asmaabdirahmaan8097 5 лет назад
hhhh wlahi beer casaaad
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 5 лет назад
hadad tahay somalilander anaa u horeeye like iigu hiili👉🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🥵
@amiiraofficial7745
@amiiraofficial7745 5 лет назад
❤❤❤❤
@Mohahsn5769
@Mohahsn5769 5 лет назад
♥️♥️♥️♥️♥️
@adalealale5192
@adalealale5192 5 лет назад
❤❤❤❤❤
@jamacalijamac9886
@jamacalijamac9886 5 лет назад
💚💚💚💙💙💗💗💖💖❤❤❤❤❤
@aminomohamed81
@aminomohamed81 5 лет назад
You guys are funny
@hasanahmed531
@hasanahmed531 5 лет назад
beelo caan caan dhalay 😱😂 😂👈⬅👀 hhh inta reer ceerigaab0h like iisaara ..
@sayidqani3095
@sayidqani3095 5 лет назад
Anoo dawan Ayaan si qoslay wlhi hhhhh go forward house barwaaqo
@khadarlaab3996
@khadarlaab3996 5 лет назад
Y
@najahhassan7716
@najahhassan7716 5 лет назад
Allah inanta dalada madow waaa inantii dhibto soo asiibtey qurux soorey😓😓😓
@apdiladiifhassan2977
@apdiladiifhassan2977 5 лет назад
Inta somalilander ah liketa Ii gu qaptah
@fanaxleychannel5066
@fanaxleychannel5066 5 лет назад
hori usoco guri barwaqo Intii ila tagerto like isara
@mohamedgaboose8571
@mohamedgaboose8571 5 лет назад
Ana ugu horeya qofkaan like isaarin gurey barwaaqo van usheegaya ogaada
@henokmedia4944
@henokmedia4944 5 лет назад
yaa dawanaya ayagO Commentiga Akhrinya 😉
@xamseismaaciil8920
@xamseismaaciil8920 4 года назад
Gurbarwaaqo my team horey soco
@nimcohussein4828
@nimcohussein4828 4 года назад
Aniga dee
@ziciidfantastic608
@ziciidfantastic608 5 лет назад
Kabo wayne caan caan dhalay wuu fadhiyaaye😂😂 like ila daba yaacaH😂😢
@maxamedzhimpir2610
@maxamedzhimpir2610 5 лет назад
Guray hore usoco wan ku tageraa paapa yee ciyalyo ciyalku dhalay kkk
@shaaficicali2974
@shaaficicali2974 5 лет назад
Inta rer burco ah liketa💯✔
@ayaansanahmed1463
@ayaansanahmed1463 5 лет назад
caan caan dhalay ruwaayadii sanadka 2018 waliba dabayaqadiisi runtii way i qancisay hore u socod ismaciil guray barwaaqo
@ahmedcadarre9600
@ahmedcadarre9600 5 лет назад
Caan caan dhalay inta wax ka fahantay like ta hayla dhafina😅😅
@nimcohussein4828
@nimcohussein4828 4 года назад
Aniga maafahmiin
@nimcoahmed9809
@nimcoahmed9809 3 года назад
Hinaase
@mubarigmaxamed8208
@mubarigmaxamed8208 5 лет назад
Ana u horeeya wlhi 😍😍
@yaaniempire408
@yaaniempire408 5 лет назад
duriyadii rer Hargysa hadad thy like ila boob 💙
@somalilanderdhaladah4064
@somalilanderdhaladah4064 5 лет назад
Scm wn ku slmey
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
Bal wayhy Inder😊
@khalidfaysal18
@khalidfaysal18 5 лет назад
Bilan moh wanu ku sarny wllo dhashii hargeisa
@abdiqani50
@abdiqani50 5 лет назад
Iii
@shucaybmohamed9452
@shucaybmohamed9452 5 лет назад
😋👌
@abdijibarguleid7873
@abdijibarguleid7873 5 лет назад
gurayaaw ama hogayay dhe ama ba”ayay dhahoo ka yeli mayee sudh liketa
@garaadlipan2316
@garaadlipan2316 5 лет назад
cabdi jibaar
@salmaibromoh9401
@salmaibromoh9401 5 лет назад
Cabdi Jibaar 🌹
@maxamedmaxamed-xt2td
@maxamedmaxamed-xt2td 4 года назад
Guraw xaga sheekooyinka noogu dadaal
@xamdafaysal1200
@xamdafaysal1200 5 лет назад
*Rer burco* 🤘🤘❤❤❤ love love dadkaygi
@sahraabdulahi6371
@sahraabdulahi6371 3 года назад
I'm⁰
@saedguuxaaye3291
@saedguuxaaye3291 3 года назад
Kkkkkkkkkkkkk
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 лет назад
inanta yar aabaha muu isku dhuftay ku lahaaa 😂😂😂 ina caaaan hhhhhhhhhh ma nooli
@ahmedapdilahi1264
@ahmedapdilahi1264 5 лет назад
Intanayba legte mxa baray dhufashadana kkk
@cashuurcisman7603
@cashuurcisman7603 5 лет назад
@@ahmedapdilahi1264 hhhhhh Waa Rer burco wixii walba way fahmayaan 😃😃😃😃😃
@saedahmed4178
@saedahmed4178 5 лет назад
inta caan caan dhalay ku qososhay like saara
@mustafesanburo1695
@mustafesanburo1695 5 лет назад
Hablaha somaliyeed iyo hinaasuhu waa isla dhasheen 😂
@boqortoyogscumar2933
@boqortoyogscumar2933 5 лет назад
Inta guri barwaqo tagera uah lke haiga bakheylina❤💋💋💋
@habibayusuf8585
@habibayusuf8585 8 месяцев назад
💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🤏💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🤏🤏🤏🤏🤏
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 5 лет назад
naayaheh maxadka zhaqaysa kulaha wng farista iyo xuman karebista😂😂😂😂😂
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
They are funny😂caan caan dhalay kula ha😂they made me laugh😂💯
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 лет назад
Ninka qayilaya kulahaa waar dhegaha cida noogadaa😂😂😂😂😂😂😂😂
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
They are funny AF😂caan caan dhalay😂 kula ha😂famous of a famouser🤔
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 3 года назад
War naagtaa codka wayni qurux badanaa oo xaasidsanaa 😆😁
@Kaysecali
@Kaysecali 5 лет назад
Wuu dhanteeyay e qolka eyga gee 😂
@ayatollahcalisomali3832
@ayatollahcalisomali3832 5 лет назад
From Somali I love somaliland
@surad685
@surad685 5 лет назад
Wx macne ah masookordhin doocilaha yaryar ee Somali diidka ah baad iskumacaanaynaysaa doqonyahy liidatah
@fihimabey4908
@fihimabey4908 5 лет назад
Hinaasuhu waa waali
@khadarlaab3996
@khadarlaab3996 5 лет назад
Riyo ayaan ku qalin jabiyey
@deeqaadam4188
@deeqaadam4188 5 лет назад
Waar soomali maryooleyeey comment ka waxaa loo sameeyay in aad rayi celintaada kaga hadsho maaha like ii saar iyo wax la mida toona😡😡😡😡😡😡😡
@cabdirisaaqmaxamed5099
@cabdirisaaqmaxamed5099 5 лет назад
Kkkkķkkk wa sidaa
@janaale7872
@janaale7872 5 лет назад
Xaqiiq walal taas baa ah, lkn somalida like lacag miyaa lagu siinaya
@xasanboss5803
@xasanboss5803 5 лет назад
Intii magacayga taqaaana like
@guledjulio4905
@guledjulio4905 4 года назад
hhhhhhhh
@dhinbiilxood85
@dhinbiilxood85 3 года назад
U1hreyu9o
@naasitapdi4643
@naasitapdi4643 3 года назад
Caan caan dhalay wlle qosolban uqaba guri wanku wata keep giong pro😆🤣😂
@maqbuulafuuad5065
@maqbuulafuuad5065 5 лет назад
Haay guuri baarwaaqo waad laasim taay caan caandhaalay 😘😘😘😘😘😘
@cigaalyare953
@cigaalyare953 5 лет назад
guri barwaaqo inta taageersan like saar
@naimaabdilahi7228
@naimaabdilahi7228 5 лет назад
Kuyt
@khadarlaab3996
@khadarlaab3996 5 лет назад
Duriydii reeer burco like isaara
@somalijacaylgenel3217
@somalijacaylgenel3217 5 лет назад
Inta imika dawanay sa gacan ya Hataagto Like
@cabdiraxmaansalebanwayrah4658
@cabdiraxmaansalebanwayrah4658 5 лет назад
💚kabo wayne💚caan caan dhalay💛walee wuu fadhiyaa💗💗kkkkk guray imtixaan💞💞
@macaankanoolasha5784
@macaankanoolasha5784 5 лет назад
Inaba caadi mahan
@shaakiresmail9175
@shaakiresmail9175 5 лет назад
Inta guri barwaqo tagerta like isa
@geesiboy9288
@geesiboy9288 5 лет назад
Hoyadiin baaa dhila ahayde nabiga ha ku shaqaysanina Hadii aad doonaso like badan soo gudbi aragti fcn oo dadka soo jiidan karta !!
@xasanxarago2150
@xasanxarago2150 5 лет назад
like ii saar soomalinder inta ah siiba reer burco
@axmednasir60
@axmednasir60 5 лет назад
Ismaciil c/laahi cali (GURI BARWAAQO) keep going pro
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 5 лет назад
Waaan soolabatay mudo kadib ano uxiisay guray sow wxad garatahay maha😂😂😂pain guri barwaqo
@cadiraxmaanbaandheye9962
@cadiraxmaanbaandheye9962 3 года назад
Woooow hoore usoco
@mursalabdiismail998
@mursalabdiismail998 5 лет назад
Guri barwaaqo Labarkii xunaa iireeb
@hazanzaki1172
@hazanzaki1172 5 лет назад
boqor tag bax khaakh tufuu channel haaa soo maaha
@jammamartilaaq7433
@jammamartilaaq7433 5 лет назад
Caan Caan Dhalay 😂😂😂 Like Igula So Gariira Walalyal😁
@abumazlaxnk9211
@abumazlaxnk9211 3 года назад
Yaaa dawanaya 2021 ninkiii ugu danbeeyay 💪💪💪💪💪💪 kMa Xiiiso dhaco amarka ilahay Guray dadkaaa iska JCL Kuwataaa Bro🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@user-ew8di8op3d
@user-ew8di8op3d 9 месяцев назад
2023 dawanaya😂🎉
@abdallainbnumaryan9699
@abdallainbnumaryan9699 5 лет назад
naagta kale waa mudule gubtay mudule gubtay Kama naxo intii igu raacsan like ila ogaada
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 5 лет назад
Inta ree burco jecel like ta igu qabta🤣😆🤣😁
@user-hw1dy9jy2l
@user-hw1dy9jy2l 5 лет назад
Guri barwaaqo tageero ku hayaa wlhi qosol weye tageero inta u ah Like saar bila hadala💫🤑🤕
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 5 лет назад
Xgad ka Dagaalan snthy Intad Weliba Xafdaha Dadka Tagto . 😂 CAAN CAAN DHALEY.
@mukhtaardhuux6300
@mukhtaardhuux6300 5 лет назад
Guri barwaaqo hore uu soco szb qaali like isaara inta tageerta guribarwaqo
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 лет назад
MukhTaar Dhuux Nin Qlia Alle Hku zhrVo wLal
@mahamedm518
@mahamedm518 5 лет назад
Editing ka inaga hagaajiya🙂. Sida kale waa Top😍
@sagalyeah2638
@sagalyeah2638 5 лет назад
Guray barwaaqo wlhi zidan ugu qslaY Keep Going wll
@zubeerabdirahman4597
@zubeerabdirahman4597 5 лет назад
Caan caan dhaley ujeedo weyn ba ku jirta inta ila fahantey like
@mujaahidmohamethargaisawi6103
@mujaahidmohamethargaisawi6103 5 лет назад
Guri Barwaaqo wan ka dambeeya Libax salaan sare Waa Mujaahidkiye 🤚🤚
@ikraandegan319
@ikraandegan319 5 лет назад
Kkkkkkkkkkkkkk
@MohamedANour-pg5fh
@MohamedANour-pg5fh 5 лет назад
Ala tani manayn ahayn mid duncarbeed waraysanayey oo tidhi dhul baam iibsaday ahahah
@nisriinmoe3620
@nisriinmoe3620 5 лет назад
Haa kolay wa iyadi codkeeda ayaan ka shakisnaa ba
@zainababdi2604
@zainababdi2604 5 лет назад
Waa iyadii
@naeemajama267
@naeemajama267 5 лет назад
Hhh waayadii
@cabdiqanixasan1399
@cabdiqanixasan1399 5 лет назад
Haa waa iyadi
@abdidhamac6848
@abdidhamac6848 5 лет назад
Mohamed A. Nour waa qudheediii wlee
@Daadap
@Daadap 5 лет назад
Guri barwaaqo waa majaajiliste dhamaystiran dhinaca suugaanta dhinaca qosolka iyo dhinaca lahjadaha uu yaqaano wllhi waxan kusoo xasuusta sareeye iyo boon xirsi Allah idin dhowro reer burco
@abdirizakzak3650
@abdirizakzak3650 5 лет назад
Gurey barwaaqo keep going bro
@OGelkaso
@OGelkaso 5 лет назад
Muxuuyidhy bilbay naleedahy caano caano dhalay😂😂
@ismo_official
@ismo_official 5 лет назад
Asxaabta nabiga ku saliya Scw
@abdiwarsame6229
@abdiwarsame6229 5 лет назад
Guri barwaaqo sxb mahadsanid, soo badi sxb ayaantan waad nagu raagtey
@daarulaakhiro210
@daarulaakhiro210 5 лет назад
Inantii hibaaaq heego mnshllh wllo
@kailpaxayjacaylkihothangar6503
Guri BarWaqoY👌👏❤
@salebanismail537
@salebanismail537 5 лет назад
noceee sowadaa
@mraxmedcabdijaamac2057
@mraxmedcabdijaamac2057 5 лет назад
ku sali nabiga (scw)
@nuraabdi9623
@nuraabdi9623 5 лет назад
haaa Guri barwaaqo waan xiiseyaa walhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedmkmohamedmk623
@mohamedmkmohamedmk623 5 лет назад
Mash allah sii wad hor marka ruyadaxa
@naasirmacruuf1224
@naasirmacruuf1224 5 лет назад
Commentiga mrkan so galo ilaa gadaaal ban taga qof waliba like ban u sara so @Daacad mahi 👍
@munaali1537
@munaali1537 5 лет назад
Naasir Macruuf hehehehe
@musajamal3779
@musajamal3779 3 года назад
Maku wasaa
@x-tttabdi50cent62
@x-tttabdi50cent62 5 лет назад
aaahiye aaahiye Guri barwaaqo 👍🏾🤫
@hoodoilkacase9127
@hoodoilkacase9127 5 лет назад
Hhhhh Caan Caan dhalay Guri Barwaaqo waa imtixaan wlhi😂😂😂
@khalid.heartbreakkid634
@khalid.heartbreakkid634 5 лет назад
Hargeisa aya iska le caan caan dhalay😂it's funny.
@waheliye44
@waheliye44 5 лет назад
Keep going hh
@abdiazezahmed1495
@abdiazezahmed1495 5 лет назад
inta reer Somaliland like sar
@djmaamifilms5642
@djmaamifilms5642 5 лет назад
Romatic Ma ahaa Cokiisu 😂😂
@crisaaqriizo2442
@crisaaqriizo2442 5 лет назад
waar meesha maxa ku keenay dj mami
@djmaamifilms5642
@djmaamifilms5642 5 лет назад
Noi mar hore arkee Riize
@hwaraarofficalmg1000
@hwaraarofficalmg1000 4 года назад
alla aduuyadu waa layz wada walaya 😮😮
@nasserio1045
@nasserio1045 5 лет назад
Markasta oo aan is idhaahdo comment ka akhrisoo waxan arkaa dad like baryaya. Bal hadaad ila aragtay love iisar like ta ba iyagaan u nacee.
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 лет назад
Saacad buu wareegayo san madaxa qabtay😂😂😂😂 su halkuu u socday qabtay
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 5 лет назад
Walahi inta marku yidhi waan raftay 😂😂😂😂😂😂
@khadarlaab3996
@khadarlaab3996 5 лет назад
Caaan caan dhaly
@Maida12-j2v
@Maida12-j2v 5 лет назад
wixii rer lasacaanood lik ii saar
@abdihakinmohamedyusuf5632
@abdihakinmohamedyusuf5632 5 лет назад
😂
@suldansamir7787
@suldansamir7787 5 лет назад
burco ahyaa kusisay like da
@cqanisergio6578
@cqanisergio6578 5 лет назад
Viva laascanod
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 5 лет назад
Viva laascaanood from Hargeisa
@bedraaden2839
@bedraaden2839 5 лет назад
hmm 😂Viva reer laascanod 👍
@XalwoIbrahim-pj5jc
@XalwoIbrahim-pj5jc Месяц назад
Duriyadii reer somaliland hadad tahay like ta hayla dhaafin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@arizak9524
@arizak9524 5 лет назад
Waan uga mahad cellinaya dhaman jilayasha riwayadan la magac baxdey cancan dhalley Oo u ugu horeyo gurey barwaqo iyo inta kalaba runti billaw illa dhamad qosol ban ku qatey riwayadan😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdirazak2399
@abdirazak2399 5 лет назад
Puntilander Dhalada Hdda Thy like Ta igu caawi
@abdiazezahmed1495
@abdiazezahmed1495 5 лет назад
Asc wll maislasheekaysan karna waainaan
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 лет назад
Guri Barwaaqo zhp Pin i dheh anaa number one views like iyo comment ahe 😂
@xamdahyar9984
@xamdahyar9984 3 года назад
Pg Ghb n nn
@Kingnasser7
@Kingnasser7 5 лет назад
Allla gawadha yar wa mujajilistaha saxda Wish u good luck😀
@hamzehaabzade453
@hamzehaabzade453 5 лет назад
Hamze HAABZADE hamze pirez Somalilander hargaiswi Car yaa dhiigleh Give me like plz 😍✋
@ridwaupdikarem664
@ridwaupdikarem664 5 лет назад
Guri barwaqo nin nool😘
@saladshiremohamud3231
@saladshiremohamud3231 5 лет назад
hhhhhh Caaeo Tagi maayo . wallee naag waa balaayo . yaa igu raacsan
@Eng.Qorrane
@Eng.Qorrane 5 лет назад
Guri barwaqo shekoyinki soo badi
@Carlos-mt1np
@Carlos-mt1np 5 лет назад
Waankaa haynaa bro hore usoco 💿
@samiirbiixi1100
@samiirbiixi1100 5 лет назад
Ninkii laydhka xidhayey. Intii ila mashay like😂
@cabdistudio424
@cabdistudio424 5 лет назад
Hala gursan gurayaaw zxp
@abdulkadiraialithanks1304
@abdulkadiraialithanks1304 5 лет назад
waa riwaayad macaan, dad qatar ah baa jilaya
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 5 лет назад
Waar horta dhaqankan Like i saaradu xaguu ka yimi. Waar wax la idinka faa'iido noo sheegga.ama firkir kiisa sheega ama amussa.
@hamsemahmoud5727
@hamsemahmoud5727 5 лет назад
Welcome guray
@abdirahmaanariqa2739
@abdirahmaanariqa2739 5 лет назад
Asc Somaliland www 👌👮
@ahmedalibullaale1468
@ahmedalibullaale1468 5 лет назад
Ninkan Tuuga Guri BarwaaqO Walaalki Weeye Yaa Ila Arkay😂😂
@abdirazhiidxidig6523
@abdirazhiidxidig6523 5 лет назад
Ahmed Ali Bullaale wa runtaa wuu u eg yahy hadii kale na
@ibroosabdi9944
@ibroosabdi9944 5 лет назад
Suniyu ku cirobi gadheen
@jacopabdurahmanali4408
@jacopabdurahmanali4408 5 лет назад
Guri barwaaqo best comedian i like u man
@cadnaandhucdachannel4172
@cadnaandhucdachannel4172 5 лет назад
hibaaq my qof igu qliya wax nol caan caan dhaly ❤💗💜💙💖 (daysa 💖 cawli 💚shide)
@iqbalabdi
@iqbalabdi 5 лет назад
Inta qalbigooda cuqdad ku jirin mac isiiya liketa iga daaya 😘
Далее
Guri Barwaaqo Riwaayadii Caan Caan Dhalay 2
34:34
Просмотров 276 тыс.
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Qosolkii Aduunka
35:16
Просмотров 604 тыс.
🎸РОК-СТРИМ без ФАНЕРЫ🤘
3:12:10
Просмотров 1,4 млн
RTD: TELE FILM SOMALI  16 / 05 / 2021
1:16:52
Просмотров 836 тыс.
QOOTO QOOTO PART 42 FULL  HARGEISA
39:53
Просмотров 3,5 млн
Flimkii Halgan Jacayl
2:13:11
Просмотров 1,2 млн
#фильм #кино #фильмы
0:58
Просмотров 3,7 млн
телега - hahalivars
0:58
Просмотров 1,9 млн
Шоу СЛАБОЕ ЗВЕНО! 😂 | ExileShow
0:58