Тёмный
No video :(

Gurigeyga cusub iyo sida an u so gurey before 

Rasmi Rays
Подписаться 392 тыс.
Просмотров 159 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 289   
@apdulrasheideid1794
@apdulrasheideid1794 2 года назад
*The best person ever the* *most knowledgeable and* *the most shine all Allah* *created is Prophet* *Muhammad* *ﷺ ﷺ* ❤❤❤ ❤
@sacdiyocadey5488
@sacdiyocadey5488 2 года назад
صلي الله عليه وسلم ♥️♥️♥️❤❤❤
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 года назад
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💖💝💖💝
@deeqacadaawe8645
@deeqacadaawe8645 2 года назад
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 2 года назад
Salalahu caleyhi wasalim
@fardowsaabdullahi4817
@fardowsaabdullahi4817 2 года назад
❤️💓💓❤️❤️❤️❤️
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 2 года назад
Rasmi gaari dumar walee design iyo caraf iyo qurux laguhuma gaaro mash allaah macney
@maryanmohamed5142
@maryanmohamed5142 2 года назад
Caruurta maadaama gabar iyo wiil kala yihiin in la islaseexiyo waa qalad. Xiligii waxey gaareen mid walbo qolgooniya laseexinaayay.
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 2 года назад
Gabadh yaa dhalay wlll
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 2 года назад
@@hodanmohamed8046 walaashed dhashay
@Kalsonxaji
@Kalsonxaji 2 года назад
Sax waaye walal wa xilika laba qol la kala seexin lahaa gabadhan wa walasheed sidan filaayo wiilkane ayada dhashay
@rahmaosman7374
@rahmaosman7374 2 года назад
Waa runtaa abyo
@shukriinaabdirahmanafjar9646
@shukriinaabdirahmanafjar9646 2 года назад
Ma ayada dhashay gabadha
@asaddiamond4416
@asaddiamond4416 2 года назад
Mansha allah GurigeeNa cusub Inapa caadi ma ahan Rasmi Reysay Keep going Quruxey😍😍😍😍😍😍😍💋💋💋
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 2 года назад
MashaAllah tabarakallah beautiful house, may Allah bring lots of barakah in it.
@muunacumar2735
@muunacumar2735 2 года назад
Masha allaag qaalih ilaahy haku barakeeyo reerkaaga gabadha yar ma mawliid ba dhalay
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 2 года назад
Mashallah sida cururtada isugu faraxsantihin ka helay Masha, Allah Allah haku barakeyo caruurta
@simansimanqaali6971
@simansimanqaali6971 2 года назад
Maasha allaha tabaaraka laah waxaa tahay hooyo aan qiima lih ilmahaaga iyo xaajigaaga iyo adigaba allaha idiin xafdiyo
@nayaa1387
@nayaa1387 2 года назад
Masha Allah abaayo ilahay ha gu siyadiyo, but next time keep your nimca/blessing to yourself dont share the good life Allah has giving. There are too Many xaasid everywhere.✌️❤️
@sadiyomohamed2480
@sadiyomohamed2480 Год назад
I like your name😂”nayaa”
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 года назад
Maanshaa Allah Tabarakalah Habo Gabar Karti Badan bad Tahey Allaha ku Xafido. Guuleyso ❤️👏
@nololwanaagsan2365
@nololwanaagsan2365 2 года назад
Maasha allah qurux weeyaan guriga iyo decorationkaba allah ya baarik
@aaminadaacad3976
@aaminadaacad3976 2 года назад
Masha alaah so beautiful alaah haidin siiyo cimri dher iyo cafimad iyo farxad ku wada nolada horay usoco quruxey ❤
@xaragodheyman5226
@xaragodheyman5226 2 года назад
Mashallah Rasmi waa gari nadiifley ilahay hakubarakeyo rer kada abayo
@warsancadeeymohamed2473
@warsancadeeymohamed2473 2 года назад
Man sh alaaah abaaayo marka alabta dhigato quran is kaga aqri abaayo guriga
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 года назад
Mashalh gaariyad sidada u quruxbadnow gacalo gabar kudayasho mudan 4indhoodo abshir ah
@amaleid6871
@amaleid6871 2 года назад
Naag karti leh baa tahay reerkaaga alle hakuu barakeeyo🥰
@naimoalisiyad1527
@naimoalisiyad1527 3 месяца назад
masha Allaah Rasmi Allaah hakubarakeyo wanjecelhy guryaha saan Ah barakllaah ❤
@ifrahziciid1673
@ifrahziciid1673 2 года назад
Manshalah walshay razmi rays Wan kujeclahay wlhi alleh hakubarakeyo nabadna ku umul umul udgoon inshalah
@mssqosol
@mssqosol 2 года назад
Rasmi waa naag adag oo karti leh meesha tagtaba nuurisa m.a❤
@caishacuud3604
@caishacuud3604 2 года назад
Rasmi wa naag iska adag mgcs iyo hanedka laga garansaa♥️❤️
@asmaomergeele2498
@asmaomergeele2498 2 года назад
Mansha Allah wax NOLA baku noleya xbiti farxad ku nolaw walahi wan ku tagara
@sacdiyomuxudiinaxmed6538
@sacdiyomuxudiinaxmed6538 2 года назад
Masha Allah Allah kubarakeyo ee qarso da daan hesan ayaa jiraan woxo Allah kusiye
@farhiyayuusuf6815
@farhiyayuusuf6815 2 года назад
Masha Allah guri qeer qabo illhay ha kaga dhigo wllshey
@ayaansiciid7656
@ayaansiciid7656 2 года назад
wlshy qali horumar wacan wlhy qof ficanadthy illahay ha ku sharfo 💕💕💕
@shugrimohammed9499
@shugrimohammed9499 2 года назад
Masha Allah illahay ha ku barakeeyo amina yarabi abayo
@ayanmahamuud5664
@ayanmahamuud5664 2 года назад
Wallee inaad daacad illaahey aheyd ka marqaati nahay waakan Adiga Nimco Alle gashey Exkadii tabcaanka ahaay ku dulmiyey wali bartaa laga tagtay taagan inuu ciil iyo ciririiri dareemo maahane Alxamdulillaah dhihin gadaashaa Adigase waa ka reysatay resmi reyseey Alxamdulillaah xbbti Barakallah
@Official70748
@Official70748 2 года назад
Machalah Machalah Machalah rabi ha ku barakeeyo
@deeqaluul2009
@deeqaluul2009 2 года назад
Aqalkaaga wuu qurux badan yahay allah ha kuu siyaadiyo.
@yaasinabdi5977
@yaasinabdi5977 2 года назад
Waa taas soomaali ma shaqeysanayaan wadankoodii waa burbur nin wadankiisa ka dhex shaqeysaaya un bay camarad la hoos ordayaan
@sudimohamed7283
@sudimohamed7283 2 года назад
Saasayba ugusocotaaa shaqada sxb
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 года назад
Wllahi wllo mashallah adigo quruux badan u kuarkayaa iyo guriga ee mashallah allahow isha xaasidka ka ilaali
@aminadaud2557
@aminadaud2557 2 года назад
Mashaa alaah walaashay qali guul guul 🥰🥰🥰💞💋💋🌹🌹🥰🥰❤
@hawaluul5389
@hawaluul5389 2 года назад
Masha allah xbbti guriga qurux cafimad kujoog guriga intuu kuyaal
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 2 года назад
💝🌴 ماشاءالله ☘️ تبارك الرحمن 🌴💝
@fatimahassan6138
@fatimahassan6138 2 года назад
MashallAh Tabarakallah Cadi. Maha Rasmi
@nasiibshuuriye333
@nasiibshuuriye333 2 года назад
Masha allaah kaa kuna kunagaato illaahey hakaga dhigo🥰🥰🥰
@AH-xq8et
@AH-xq8et 2 года назад
Ninkii ku hantaa nasiib leh masha Allah
@ayang9464
@ayang9464 2 года назад
Mash’Allah Allah ku barakeyo guuriga cusub❤️
@MunaAbdinour-ed8up
@MunaAbdinour-ed8up Год назад
Maansha allah zero to hero ❤❤❤ rasmi qurux
@abdalemohamed7342
@abdalemohamed7342 2 года назад
Masha allh quruxeey horay u soco video yada soo badi
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 года назад
Mashallah beautiful house
@faygacadde2982
@faygacadde2982 2 года назад
Rasmi rays masha Allh wll ❤️❤️❤️❤️❤️🥀🥀🥀
@umunihaal
@umunihaal 2 года назад
Masha allh ilahey hakubarakero gurigada quxurda badan
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 2 года назад
Ilaahey haku barkeeyo gurigag cusub abayo🥰
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 2 года назад
Naag nool masha Allah ilhy nabad hakugu kala keeno
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 года назад
Wiilka iyo gabadha isku meel yeesan seexan kursi ama sariir dhibaato badan ayaa baryahaan iska jidha. Ilmaha mar walba isha halagu hayo xataa haday wada dhasheen. Hana loo naxariisto caruurta.
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 года назад
Rasmiyey waan kuu Soo socdaa qubees ayaa rabaa😂😂😂😂😂
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 года назад
Hhhhhh qolkeda ku qawyso hhh
@qamarbarre8715
@qamarbarre8715 2 года назад
Masha Allh abaayo ilah haku barakeyo 🥰🥰
@Thelittlebirdy1
@Thelittlebirdy1 2 года назад
Masha allah quruxey afterkana waka sugay haday macqul tahay qimaha noso sheg iyo company ga alabta rarayo
@Salwa3r
@Salwa3r 2 года назад
1m hadan awoodi laha wan ku siin laha reysey waba is ka ka jecelahay abyo xitaa waa is ku ek tihiin baa ley dhaha malaha saan u dawanaye oo tagero ugu aha aan u ekaday ban is dhhay abyo horey uso idin ka nah gabdha u kala kiciya oo u shida si ee muqalda nogu so badiso❤❤❤🥰🥰
@munaali2388
@munaali2388 2 года назад
Mashaa Allah Allah ku barkeeyo gurigaaga cusub adiga iyo caruurtaada iyo xaajigaada inshaa Allah
@maysunxuseen3056
@maysunxuseen3056 2 года назад
Gaari weeyi gabadhani Wll allaha ku garab galo
@sundusbashiir4075
@sundusbashiir4075 2 года назад
Mash allah allah ha ku xifdiyo xabiibti 🥰🥰🥰❤❤❤
@degmomaxamed6075
@degmomaxamed6075 2 года назад
Masha Allah qurux badan gulayso Edo macan
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 года назад
Masha allaa quruxey il xun kuma aragto sharafey 🥰🥰🥰🌹💖💖💖💖💞💞💞
@ruincabdiaadan9361
@ruincabdiaadan9361 2 года назад
Maasha allah tabarakallah alle hakuu barakeeyo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 года назад
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi alaaah haku barakeyo
@amalabdullahi1148
@amalabdullahi1148 2 года назад
Mansha allah rasmi cadeey kowsar yaa kuu dhalay muzamil waan kaseenaa
@Queen_araweelo
@Queen_araweelo 2 года назад
Marka Kenya jogay alaab reerowba nafta iga qaday I miss Kenya ❤️
@Haffyy
@Haffyy Год назад
😂😂😂😂😂😂
@safiyosharif4724
@safiyosharif4724 2 года назад
Asc rasmi res markaa hore waan kusalaamay makakake ilaah hakuu fududeeyo mardambe heyska dhiib in wiikaga hadii ladhimanaayo. Sabtaan kuu leeyay hay silicii wuuka reytey wiikaga mashaalaah weekuu soo noqdey jirahaan xataat4ryj y op j gdd
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 7 месяцев назад
Adiga inaad alaabta box iyo dharka ku gurtaa la rabay. Iyaga wax yaalaha culus sida sariiraha iyo fadhiga ineey qabtaan
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 года назад
Waclkumasalam mashaalaaah 💯💯💯💯👌👌🇸🇴🇸🇴
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 года назад
Woooow keep going My syster 👍👍👍👍👍👍
@caaasho4369
@caaasho4369 2 года назад
ngtyda kulaha ar rasmiya abyo routine iyo before kisa lso dheree
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 года назад
Maasha Alaah Abaayo
@bidhanchannel
@bidhanchannel 2 года назад
Ilahey haku barakeyo xabiibti
@anabmalin4050
@anabmalin4050 2 года назад
maasha allaah macaanto Rasmiyeey guri ayaan doonayaaye waallaal guri maka banaan yahay xageena ku yaallaa wallaasheyeey UK ayaanka soo guurayaaye pls I caawi xaafadaan waa xagee ma ISLII baa
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 2 года назад
Maashaa allaah illahey hakuu barakeeyo xbbti
@abubakarmohamed6499
@abubakarmohamed6499 2 года назад
Give us their contacts and name of the campany
@shukrihaji3839
@shukrihaji3839 2 года назад
Company ga magacisa noo sheeg abayo
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 2 года назад
MASHA ALLAH ABAYO ALLAH KU BARAKEYO
@marynahmedcabdi3798
@marynahmedcabdi3798 2 года назад
Mnsh Allah alleh ku barkeeyo
@ayanmohamed9275
@ayanmohamed9275 3 месяца назад
Rasmiyeeey abaayo xafadaan magaceeed
@raha8485
@raha8485 2 года назад
maasha allaah.
@xaawoabshir6460
@xaawoabshir6460 2 года назад
M. A pyo mcn allaha ni xafdito😍💋💋❤💉🥰🥰🥰
@hamdaabdi4398
@hamdaabdi4398 2 года назад
Welcome Rasmi for the update
@muhaladanofficial7201
@muhaladanofficial7201 2 года назад
Masha allah wllo rasmiyeey dar alle ayaan kuu jecelhay
@mandeqbishar9909
@mandeqbishar9909 2 года назад
MashaAllah Allah hakuu barakeeyo halkuu kuyalaa abayo
@ayansamatar7151
@ayansamatar7151 2 года назад
Masha Allah Raaxo ku nolow rasmi quruxey
@xamdiabdalla6313
@xamdiabdalla6313 2 года назад
Msha allha habo rasmi gawadheyda kugu samiyay ❤👸
@bidhanchannel
@bidhanchannel 2 года назад
Masha allah
@mulkimohamed8238
@mulkimohamed8238 2 года назад
Raamiyey wlaaal horta mansha alah nolosha iyo farxada ala hakuu siyaadiyo waxaad tahay dumarka guryaha qurxiya naashnaasha disignka iyo dookhaana waad taqaan lkn dumarka noocaana nin fiican mahelaan nimanka ficana naag noocana mahelaaan areebaaa kusoo beegmata marka waxaaan ilaahay kaaga baryey mawliid kaad isku ag gaboobilahydeen isku waari lahydeen ala haaakaga dhigo hurigaaan iyo alaabtaaan qurxda badana kii aan wali lagu kala tagin farxad lagu joogo ala haka dhigo hal talana waan kusinayaaa gurigaga iyo noloshaada ha iska sooo bandhigin dad waxa jira aan haysan kuwaan manaha alah dhahayn intaad veiw ku helayso inta il iyo xanuun kaso gaadhaysaaa kabadane qarso wl dadki daciif bay noqdeen wlhy
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 2 года назад
Golden words 😍
@fatmahassan6808
@fatmahassan6808 2 года назад
Masha allah beautiful
@fadxiyaxasan1806
@fadxiyaxasan1806 2 года назад
Masha allah🥰
@bushromaxamuud1657
@bushromaxamuud1657 2 года назад
Rasmiyey wan ku jeclhy allh ku xafido quruxeeey RU-vidk miya no igu so labatey
@umusidra3776
@umusidra3776 2 года назад
Nagteydhii bnkuqoslay wlhi rasmi 🤣🤣🤣rer Kenya waraxeysten wlhi walaguxamali I miz Kenya wlhi 😢
@nawaalinasooraan2910
@nawaalinasooraan2910 2 года назад
M.a alle ha ku barakeeyo
@ima6291
@ima6291 2 года назад
Wiilka waan ogeyn gbdhana adimaa dhashay rasmi
@nasraabdulkadir186
@nasraabdulkadir186 2 года назад
Walashed waye ayada so wadatay
@svlwvvally4258
@svlwvvally4258 2 года назад
Guriga cusub ee dagte please magacisa iyo meshu kuyalo isosheega nairobi aa jooga
@foos81
@foos81 2 года назад
Masha allah💟
@imafghan6159
@imafghan6159 2 года назад
Masha allaah
@sawdaladan3076
@sawdaladan3076 2 года назад
Allow ogaden barake mel kastoy jogan
@zainabmohamed4481
@zainabmohamed4481 2 года назад
Qabilkii kuqaday Kuma dhigo🙄🙄
@nimcahussein7861
@nimcahussein7861 2 года назад
🤣🤣
@sacdiyaaqib2382
@sacdiyaaqib2382 2 года назад
Mnsha Allah ina adeer karti bdn 🥰🥰🥰🥰🥰
@zakariyeshide6606
@zakariyeshide6606 2 года назад
Rasmi so dhowwo Guriga cusup wlh Gurigan raaxo waa dhafay anaa idin ku hubo qaboowga jiro gurigan mukeyf uma Bahno in kasto rasmi Guriga Kor iga Daktey ana kan ka hoosiyo ayaa Daganhy so Dad somalia gurigan wa ku yar yahiin
@zamzamissadin7969
@zamzamissadin7969 2 года назад
Walal guriga xagey kuyAla office number no soqor plz
@zamzamissadin7969
@zamzamissadin7969 2 года назад
bedroom malagaheli
@najmomohamed5453
@najmomohamed5453 Год назад
Abayo xagu kuyala ado mahadsan
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 года назад
Mshaaalh wa guuri wayn mshaaaalh
@sabirinmohamed3222
@sabirinmohamed3222 2 года назад
Masha alah alaha kubarakeyyo abyo
@zuhuurmohamett5350
@zuhuurmohamett5350 2 года назад
Mnsh allh wlshy Hore u soco
@raxmochanel3921
@raxmochanel3921 2 года назад
Masha allah keep going sis chanel kaga waan soo boqdey aniga chanelkega soo boqo qaali
@amirabeauty345
@amirabeauty345 2 года назад
M.allaj alaha kuubarakeyo
@joeokieh43
@joeokieh43 2 года назад
MASHALLAH
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 2 года назад
Masha Allah xabibti