Тёмный

Gurigii ugu quruxda badnaa Taariikhda oo Muqdisho laga dhisay. Nala daawo Naqshidda loo dhisay.... 

Подписаться
Просмотров 15 тыс.
% 398

Gurigii ugu quruxda badnaa Taariikhda oo Muqdisho laga dhisay. Nala daawo Naqshidda loo dhisay, Shirkadda dhistay iyo lacagta ku baxday

Опубликовано:

 

8 апр 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@engineeraymankw9989
@engineeraymankw9989 2 месяца назад
Waan idin jecelnahay ree Muqdisho iyo re Somalia 🇸🇴 dhamaantiin. Muwaadin ku dadaal nabadgalyada shaqsiyan. Somalia oo horumartaa waa Afrika oo horumartay ❤ loves you from jabuuti 🇩🇯
@RNN1234
@RNN1234 2 месяца назад
Haye Walaal, Adinkuna dariiqyadda Iska Nadiifiya, Afsoomaligana Ku Hadla Oo 🇫🇷 iska Daaya😂
@engineeraymankw9989
@engineeraymankw9989 15 дней назад
@@RNN1234 Waxaan hoy unahay Somali pen(Qalinleyda somaliyed) iyo Somali heritage site marka Afsomali ku hadal la inaguma gaadho balse luuqado badan baan ku hadalnaa oo France ka midka yahay. Ereyo asal ah raac ah ama dhaqan ah ugu Imo jabuti.
@user-lm9ct4wx3e
@user-lm9ct4wx3e 4 дня назад
wad mahadsantahay xamar wa magaladada adiga leh wa magalo qof walba o somaliyed uu leeyahay oromada af somaliga baratay ha u jawaabin viva Djibouti
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 3 месяца назад
Mashaa allah muqdisho nabada oyo horumarka allah ha usiyaadiyo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 3 месяца назад
Masha-allah Muqdisho Guul Iyo Gobanimo Nabada Allaha U Kordhiyo
@abcbc4008
@abcbc4008 2 месяца назад
Asc masha Allah dheh walaal❤guul iyo gobonimo Allah ha siiyo Reer muqdisho Amiin yaa Rabi.xaasidka umada ku nool muqdisho cagta ka hoos Amiin yaa Rabi
@mohacade8773
@mohacade8773 3 месяца назад
Sxb xusein cabdulle guri aduun waxba ma aha guri wa kii aakhiro alle daarihii forsowza degma ha inoga yeelo Insha allah dhmm inta Muslim ah aan ku salino suubanaha swc scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 3 месяца назад
Qoraxda dalka waa wax fiican lkin sxb Guriga Rasmiga ah waa aakhiro....الدنيا مزرعة الاخرة
@HASHIYHASHI
@HASHIYHASHI 2 месяца назад
Nabada ayaa ka horeysa, Alle nabad dhamaystiran Muqdisho ha ugu deeqo.
@qaliabdi290
@qaliabdi290 12 дней назад
Waa xoolihii dad weynaha
@jamilanor653
@jamilanor653 3 месяца назад
Masha Allah tabaaraka raxmaan, allow u barakee il jinni io mid insina ka haay amiin❤❤❤🎉🎉🎉
@user-lm9ct4wx3e
@user-lm9ct4wx3e 4 дня назад
wa white house design.
@abdiabassi8857
@abdiabassi8857 2 месяца назад
Ceebtisa wa guri Aduun.
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 3 месяца назад
Horumar wacan 👍
@aboubakerilyasokiyeh8537
@aboubakerilyasokiyeh8537 2 месяца назад
Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh. Soomaali ayaan ahay , Soomaaliya oo horumarta waa soomaali oo dhan oo hora marta, iyo africoo talaabsatta. Jabuuti ayaan idinka soo salaamayyaa.
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 3 месяца назад
Ma sha allh very beautiful house 🇸🇴👍
@udbiabdi742
@udbiabdi742 3 месяца назад
Masha Allah Allaha u barakeyo ciida dhisatay gurigaan .
@fosiyai5422
@fosiyai5422 2 месяца назад
Mashaa Allah Xamar waa Nabada ❤❤
@abdullahisaffa3375
@abdullahisaffa3375 2 месяца назад
Guriga hortiisa fiiri waa dhaawac
@abdiraxmanderow6351
@abdiraxmanderow6351 3 месяца назад
Masha Allah Sx aqiro ushaqeso adunyo kaliya maya!
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 3 месяца назад
Mashalaah.nabad.io.salaama alaha nasiiyo
@geediali437
@geediali437 3 месяца назад
Horta maansha Allaah lacagi way gashay laakiin waa dhisme qadiim ah
@MrAadanyare
@MrAadanyare 3 месяца назад
Mashallah mashallah 👍
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 2 месяца назад
HAYE II WAD SHEEKADA.
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 3 месяца назад
Mashalaah tabarakalaah
@user-dk8yp6kx4n
@user-dk8yp6kx4n 2 месяца назад
Darishado badanaa ma ilbaxàan soomalida qolbaa waxaa loo sameynayaa 5 darishad,
@saidali1361
@saidali1361 2 месяца назад
Maasha allah
@sahruja5777
@sahruja5777 3 месяца назад
Maasha Allah ❤❤❤❤
@I.A.IBRAHIM
@I.A.IBRAHIM 2 месяца назад
Mansha allaah
@cabdiqadircabdilahi8846
@cabdiqadircabdilahi8846 2 месяца назад
Saaxiib.duubistu.kaamafadhido.sifiican.uduub
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 3 месяца назад
Aduunka meesha kaliya ee lagu faano in alaabta lagu dhiso guryahooda in dibada laga keenay waa Somali.
@munoqali826
@munoqali826 3 месяца назад
Masha Allaah
@aweyskoofi8887
@aweyskoofi8887 3 месяца назад
Xyseyn cabdulle legend
@traderhassan5304
@traderhassan5304 3 месяца назад
Guri bilaaa Wado ah, Wado Fiican Mahaysto Ciriiri wye wadoyinka Xamar wlahi, Cajiib
@user-tw3tx6dw6m
@user-tw3tx6dw6m 2 месяца назад
Mashaalah u dhah maxaayeelay isha biliaadmka waa xaq
@mohamednur8904
@mohamednur8904 Месяц назад
Why maatoo dhan aa war u haysaa subhanallah waxan umalaynaa inaa adiga lagu fiirsado ayaad rabtaa markale sidaan oo kale video hausoo duubin fadlan
@abbasabdi1987
@abbasabdi1987 2 месяца назад
M.a lkin reer muqdisho dad nabada ilaashan karo maahan
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 3 месяца назад
Xafada nabad ma ahan
@ShukriMM-tp3uo
@ShukriMM-tp3uo 3 месяца назад
ASALAM CALEYKUM CADE WAKU MAHAT SANTAHAY SOBAN DHIGIDA BILICIDA CAMAR❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕👍👍👍👍👍👍👍👍.
@halimahussein9060
@halimahussein9060 3 месяца назад
Waa adunyo mid aqiiro alllah siiyo amiin
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 3 месяца назад
Luxery house
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 2 месяца назад
❤❤❤
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n 2 месяца назад
Subxanallah! Wll waxba Madan ureban suligi somaha halka saxarada qurux.ama qurux daro najas dugal malahe iska da badawnimada waxad tahay Aya kugu filan Sali Maha mel xayeysin losameyo
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 2 месяца назад
Maashallaah lkn waxad naga dhigtay dad badow ah gurigan oo kale arkin wa caadi walal waxa jira kuwa kaloo ka qurux badan
@abdirahmanahmed7627
@abdirahmanahmed7627 2 месяца назад
War ma guri ayaa wax ka badala nabadgalayada janjan
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 3 месяца назад
9 sano kahorbaan magaalada hargaysa tagay waanay isticmaalayeen remoteka
@Shamuuri_official393
@Shamuuri_official393 2 месяца назад
Kan waxbo ma oga hormuud aya isticmaasho kuwaad 20 sano wariyaha hadu ilbixi Rabaa yaana loo qaban 😂😂
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 месяца назад
Dee qaraxa ka dhaafa plze
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 2 месяца назад
Magaalada haceebayn dadku way kayaaciye
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 3 месяца назад
dalkasta oo qurxoon waxaa qurxistay dadkiisa
@dr-mahad_rashiid_barre
@dr-mahad_rashiid_barre 3 месяца назад
Dhul bililiqo ah
@sofieguleed2447
@sofieguleed2447 2 месяца назад
adi maa laahay?
@xalanefarah5901
@xalanefarah5901 3 месяца назад
Marka muqaaladan oo kale aad so badhigeysan maahan faaleyha barnamijka kaliya in aad kamarada ku heeysid ee waa waxa uu sharxaayo aad Tusisid daawadaha daawanaya barnaamijka
@ilyaas2000
@ilyaas2000 2 месяца назад
Gurigii rooble baahane uu ka dhacay ciidamada badda miyaa ee lacagta xaaraanta lagu dhisay yaahu kkkk
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 3 дня назад
KKKKKKKKKK MAXA TIRI AFRIKA????? XAMAR TOWN PLANKEEDA HAKU CIYARINE REER GOBOL XAMAR WAA KUU CIYAREN
@yarka4574
@yarka4574 3 месяца назад
Barakacayaasha Xamar dee ayagana meel Roobka kagalan haloodhiso. Maaha dadka Dowlada ka'agdhoow inaay Lacagta oodhan qaatan. 😆
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 месяца назад
Taariikhda????? What a joke Wax nin u qurux badan baa nin la foolxun
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 2 месяца назад
Muqdisjo ayaa qurxoon ha iga hadho marb haddii gurigaadi ugu qurxoon yahay kaalsy hargeisa boqolaal guri oo ka qurxoon baa jira
@degan4
@degan4 2 месяца назад
Biyo la’aan Kama jirto