Тёмный

Guryo Raqiis Ah | ka iibso Nairobi Kenya | Beec Jaban Turkey Style 

Sheikh Liban Ali
Подписаться 19 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Guryaha waxey ku kala yaalaan xafadaha kala ah sida,,
South C,,
parkland,,
Westland,,
Sikamow,,
Kalalesho,,
hurlingham office ka,,
Tell.+254724741851,,
subscriber nosaar Channelka,,
share karey muqalka,,
like sar muqalka,,
comment ka bixi muqalka,,
lawadaag asxabtada muqalka,,
Ku xirnow markasta KANAALKA,,
#Guryo_iib_ah
#subscribersheikhlibanali

Опубликовано:

 

9 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@salary1tx
@salary1tx 2 года назад
Plz don't encourage people to buy property from a rigme that hates somalia and is willing to distroy somalia and Somali people. You and your other associates are distroying somalia because of greediness. Tell the people to love their country and invest.
@greatspead1363
@greatspead1363 2 года назад
Kenya is safe place that's the reason people buy properties. If Somalia was secure and safe place then people would have invested and live there. Kenya is also beautiful country in terms of weather and landscape.
@Tuuneey7011
@Tuuneey7011 Год назад
Rigme waa halkee wll Nairobi miyey ku taal
@maymuunamohamud7625
@maymuunamohamud7625 2 года назад
Guri ugu dambeyn layga bililiqeysanaayo diyaar uma ihi. inaan wadankale ka dhiso. Tuuladaan kasoojeedo e somaliya o layga dhaxlikaro baa ka gadanaa insha allaah.
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 года назад
Inta aan lagaa dhaxlin bay lacagtii iyo wax ka badan ku soo noqonayan
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b 2 года назад
Masha Allah guri 4bedroom parkland wa imisa
@wadaniga
@wadaniga 2 года назад
Sheekh liibaan caruur ayaan wataa waxbarasho ayaan u rabaa guri ayaan urabaa south c
@flighthub4305
@flighthub4305 Год назад
South C waa meesha I gaa fiicaan
@hibaqhashi8584
@hibaqhashi8584 2 года назад
Masha Allah masha Allah masha Allah
@shukrihusseen8825
@shukrihusseen8825 2 года назад
Asc walal hadii an kaash to ka waran
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Год назад
ANIIGA WALAL KA. SAHAL ABDI BOUULALE. KU.NOL CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯
@abdiazizhassan4522
@abdiazizhassan4522 2 года назад
Masha allah ❤
@kamilaali3324
@kamilaali3324 2 года назад
Markan Kenya guri kagadanayo Maan somalia aan kagato wadankeyga anigo u jedo maxaa Kenya igeyay
@abdirazackmohamed6169
@abdirazackmohamed6169 2 года назад
Manshallah 🥰❤️❤️
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 года назад
Kenya ha ka iibsanina dhulkiina dhista Waayo beri waa lagaa qaadi kara. Hadaanad keenyan aheeyn
@nasraabdullahiahmed5351
@nasraabdullahiahmed5351 Год назад
Dhulkeeni hawiye ayaan ooga soocarar nay nabad. Noodiiday qarax iyo dil boob. Bahane 😂😂bahane rooble
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Год назад
WAN KU SALAAMEY . MAR KA HORE. WALAL. LIIBAN CALI
@sheikhlibanali
@sheikhlibanali Год назад
Sahal waan ka qadey wall
@abdirazackmohamed6169
@abdirazackmohamed6169 2 года назад
Asc Ramadan Mubarak
@dekomohamed9139
@dekomohamed9139 2 года назад
doollar nogu sheeg
@garaadzuhaib4671
@garaadzuhaib4671 Год назад
guriga 3 qol ah imisa aya laygu dhisi raba inshalah iga so jawab wll
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Год назад
WAXAAN KU NOL AHEEY. CASIIMADA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯. GUR YAHA. UGUU. RAQIISAN. WA.IMIISA
@sheikhlibanali
@sheikhlibanali Год назад
Wall nakala soo xariir WhatsApp ka
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 года назад
Sheekh waad mahadsantahay qof walba lacagtiisa isagaa xor u ah, kenya nairobo ayaan kan iibsan doonaa insha allah
@sheikhlibanali
@sheikhlibanali 2 года назад
Adaa mudan wall mahadsanid Inshallah
@Liiloowe
@Liiloowe Год назад
Dhulkeenna ayaanu dhisaneynaa. Fadlan umadda yaan la wareerin
@suadmohamud4633
@suadmohamud4633 2 года назад
Maad wadankina maal gashatan ?
@libanyusuf4278
@libanyusuf4278 2 года назад
US Dollar noogu sheeg
@fatmasaciidxuseen6821
@fatmasaciidxuseen6821 2 года назад
Waaxaan uu fahamayaa abaayo 10,000 $ilaaa 18,000 tobaan Kuna oo dollar ilaa sideeda iyo tabaankuna oo dollar
@suadmohamud4633
@suadmohamud4633 2 года назад
Somali gorme aqli yelan donta kenya guri ka gado miya tiri sheq allow ku xafid .
@aminaadan7247
@aminaadan7247 2 года назад
Walaal lacagta maad dolar ku shegtan ileen kenyan idinka gadan mayane
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge Год назад
Raqiis iyo 10mksh+ waa yaab
@ubahguled96
@ubahguled96 Год назад
Hada mahaysaan guuarayo lagadayo
@sheikhlibanali
@sheikhlibanali Год назад
Haà south C ayaa diyaar ah
@ubahguled96
@ubahguled96 Год назад
@@sheikhlibanali number tekaga meeqa waaye guuryaha ayaan arkaya taan kale meeqa ayaad ku ibiineysan sadex qool.
@kabarotv8104
@kabarotv8104 Год назад
PLEASE TELL US TOTAL PRICE THANKS
@sheikhlibanali
@sheikhlibanali Год назад
Which project you went
@qaalidcumar1759
@qaalidcumar1759 2 года назад
100 kun$ maraqis ah
@haboonali3643
@haboonali3643 2 года назад
KENYA DAMBE HANTI SOMLYED GALIN MAYNO DAL BAAN LEENAHAY SOMALIA LA DHAHO KA QANI SAN KENYA ALXAMDULILLAH
@dekomohamed9139
@dekomohamed9139 2 года назад
4 qol
@casayrtaibnucasayrta1707
@casayrtaibnucasayrta1707 2 года назад
15 milion o dolar miyaa
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 Год назад
1k dollar
@sheikhlibanali
@sheikhlibanali Год назад
Maya
@sheikhlibanali
@sheikhlibanali Год назад
Maya
@alisalah3768
@alisalah3768 2 года назад
Shikhow xagen kala so xirira telka mesha ku qoran ma shaqeynaya
@sheikhlibanali
@sheikhlibanali 2 года назад
Wuu shaqeynayaa wall number ka mesha ku qoran sifiican ufiiri
Далее
GURI IIB AH OO AAD U QURXOON XAFADA NASRA GARDEN.
22:22
Sabab Ayaan Nairobi Ugu Soo Guuray?
8:42
Просмотров 18 тыс.
Bacon на громкость
00:47
Просмотров 74 тыс.
sh siciid yaxye
6:02
Просмотров 2,8 тыс.
Meqo Waye Xafada Aan Daganahy & Meqo Waye kiradeda…
12:48