Тёмный

Sh Xasaan oo ka bari noqday dilka Culumo Horay Loo dilay & kuwa lamidka ah Sida dilka sh c/naasir. 

Daarul Xadiith
Подписаться 94 тыс.
Просмотров 116 тыс.
50% 1

BOOQO daarulxadiith​​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​​​

Опубликовано:

 

3 мар 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 243   
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 2 года назад
Asagoo shabaab ah ayuu kenya joogaa,meshaas waxaa ka cad shabaab reer galbeed iyo dariska in ay la shaqaystaan
@mohammedalihashi2626
@mohammedalihashi2626 2 года назад
Ma diintiisu Shabaab ku yahy. War Ictisaam iyadan meel haysan...
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 Год назад
Wax duli ah baa tahay ee sheekha afkaaga kalabax
@fadumomohamed8284
@fadumomohamed8284 2 года назад
Allahu akbar allah ha inoo xafido sheekheena xaqiiqdii sida runta ah kama gabado shiekh xasaan oo diinta islaamka ay ay u cadeysay xaqa iyo baadilka sheikh xasaan wuxuu allah ugu deeqay sheywalbo waa uu bayaaniyay oo xaqa kama gabado allah yaxfidahuallah
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 года назад
Diinta been haka sheegin mujrimkaan cayaalka ilaa maanta isku qarxinaya dadka shacabka wa ninka fikirkaas ku shubay lkn ku bisharayso umadu dowlad ayey helin waana lala xisabtan qashinkaan oo kale
@fasaaxa_media
@fasaaxa_media 2 года назад
Masha allah, Allaha ku xifdiyo sheekhanaa
@iqramaxamed7971
@iqramaxamed7971 2 года назад
🤣🤣 Adiga Wadaadkaan muuqaaladiisa waa Laguu Diiday Maku Cibro Qaadaneysid Miyaa Waa Adiga Ilaa hada dawa taagan 🤣
@MohamedHassan-oi1yi
@MohamedHassan-oi1yi 2 года назад
@@iqramaxamed7971 waa kuma kaas
@iqramaxamed7971
@iqramaxamed7971 2 года назад
@@MohamedHassan-oi1yi Midkaan Atawxiid Oogu Qornaan Jirtay Sh Xasaan soo Dhigi jiray hadana Badazhtay magaca si loo fahmin 🤣
@munira005
@munira005 2 года назад
Masha”Allah sheikh Xassan Guul Iyo Raganimo 👍
@abusalahudin426
@abusalahudin426 2 года назад
MashaAllah Allah xafidaka
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 года назад
Sheekh xasan xuseen waan kula qabnaa qofkii somali qeybinayo in ladilo waana diin jasaa kumu allahu kheyr jasaa sheekh xasan xuseen xafida hulaah
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Aad iyo aad jazaka Allah, xarakada iyo sheekhaba illahay hano dhaafo murtadiinta wey jabeen
@IB_Adam
@IB_Adam 2 года назад
@@American_patriot110 Jaahil khawaarij ah ayaa sidaada oo kale u hadla!
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
@@IB_Adam akhi adba khawarij baa tahay, diinta kali ee saxda ah waa Tena ee dhakhso u towbad keen intaan lagu shaafin
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
@@abdiwadudmaalim38 musliminta dhintay aakhiro niyadoda ayey laso baxayaan awalba wey dhiman lahaayeen ma been ba sxib?
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 2 года назад
@@American_patriot110 hasan hada fatwadisa asaga ayey heysata.wuxu kawada cida musliminta qabiso hala dilo yacni muslimka wa shabab cid ala cidi shabab qeybisa ama cid aan shabab ahayn tagerta hala dilo weyan warkisa. Wagas alshabab ayu tagera u aha. Hada alshabab wa badhil ayu dahay dacish ayu garab siiyay . Alshabab iyo dacishna dagal aya ka dhaxeya. Sidas darten alshabab hada dil ayu ugu xukumanye xassan. Habarki culumada aya ku dacay asna wala dili dona
@caawecusman297
@caawecusman297 2 года назад
sheekh maha waa nin ay qabyaalad dilootay
@mohammedalihashi2626
@mohammedalihashi2626 2 года назад
Umadda afkaga ka jeedi ku dhamaa adiyr
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 2 года назад
War ictisaamoow sheeqa waxwa hakudhagdhigino dadka diinta dumiyay baatihiin ilaahi umada ha idinkaqabto
@abwaanshardiidofficial4356
@abwaanshardiidofficial4356 2 года назад
Sh xassaan abuu salmaan wllhi waa sheekha kaliya ee ilaahay diintiisa sideeda umada ugaadhsiiya xaqana aan qarin umadana kala dagaalama baadida iyo shirkiga waa sheekha kaliya ee kaga qaylsiiyay ictisaamka baadidoodana banaanka keenay umadana baray hagardaamada ay lamaagan yihiin xaqa markaad ku taagan tahay si kastoo laguula dagaalamo marnaba majabaysid ilaahay hanoo xafido sh xassaan cilmigiisa iyo cimrigiisana allaha noo barakeeyo
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Marki ragga kugu fikirka ah ku qarxiyaan ado waxkale shegaya yaan lagu maqlin , hadana sheekha usi raaxe jazaka Allah
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 года назад
Mar dhow baa is qarxin rabtaaye wa in wixi ku dhalay laguu sheego cunugyahow😂😂😂😂😂😂😂
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
@@lacag-lacag siil aakhiro yaala bu usocdaa ee buuqa ka dhaaf sxib 😊😂 77 siil baa kaligiis lo xiray dorasho xita maleh
@abdullahimahamed1988
@abdullahimahamed1988 2 года назад
Shiqa wuxu caqaba kuyahay isu imadka umma somaliyeed kala irdin iyo kala fuquq ayu umada geli.. fikirkisa wa qalad wana nin ummada islamka dib ku ah. Shiq xasan galada yahuuda oo kenya haysta waxba mayelayan taso sabab utahay inu musliminta faquqeeda un kashaqeeya tasna aay ufaideysi galada iyo wixi gal lajir ah
@MohamedHassan-oi1yi
@MohamedHassan-oi1yi 2 года назад
@@abdullahimahamed1988 waa runtaa
@Zuhayb924
@Zuhayb924 2 года назад
حفظك الله شيخنا
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 года назад
Waraysigani waa bari hore Maha imika lkn sh xassan isagaa wll yidhi waan inlaga faraxasha jamacada ictisaamka
@thepathtopeace7833
@thepathtopeace7833 2 года назад
Salam from Morocco to all Ummah
@drsasmahappy5162
@drsasmahappy5162 2 года назад
Inuu alshabaab yahey qiraye waxey kala hadlida uu ku diidey dilka culumada ilaahey inta lunsan ha hanuuniyo 🤲
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Ma sha Allah Jazakumu Allahu kheyra, Ilaahy haku barakeeyo Sheekh, Ummadana haku anfaco dhamaantood
@xamsemaxamuud3504
@xamsemaxamuud3504 2 года назад
Inuu ALSHABAAB YAHAY UU CADAYSTAY HADANA DILALKOODA UU ISKA BARI YEELAYAA BAL WAALLIDAN FIIRSADA
@MohamedHassan-oi1yi
@MohamedHassan-oi1yi 2 года назад
Waa runtaa kakakak
@AhmedMohamed-tv4zt
@AhmedMohamed-tv4zt 2 года назад
Khawaarij Culumadeena kadaaya laynta , saas xaq laguma aamusiyee .
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 года назад
Shiikh Hassan is Honesty, Wax shaqa Ahna kuma laha Dilkii Sh A/Qaadir Gacmeey ee Garoowe, Ninka Dilay Sh Gacmeey Wax Caqiido Diineed ah Raadkeed Ma lahayn, Gacmo Shisheeye Ayaa ka Danbeey, Ujeedaduna Aheeyd in Dabka Baxaya La gaarsiiyo Meel aan laga Soo Celin Karin
@xassanbile1338
@xassanbile1338 2 года назад
Innaa lillaah dalka ma wuxuu marayaa in culamada laysku qataara walee dalkaan wuxuu uruqaan sanayaa aakhira balse aakhira qof kasta aakhira wuxuu kala kulma ayuu leyahay
@mohamudyakubabdirahman
@mohamudyakubabdirahman Год назад
alaha ku xifdiyo
@user-zk6mq8tx6k
@user-zk6mq8tx6k 2 года назад
بقية السلف جزاك الله خيرا❤🌷
@macrufjaamac7853
@macrufjaamac7853 2 года назад
Asc
@deeqocabdi9016
@deeqocabdi9016 2 года назад
Xafida kallaah yaa fadiilatu shiq
@ismaciilmaxamuud4528
@ismaciilmaxamuud4528 2 года назад
Masha,allah sh xassan xuseen allaha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro
@abobasement346
@abobasement346 2 года назад
Kuwas haku shegin wadadoh waa wasakh lagah kenay sacudigah waxaa umadah dhameyay waxay nogah yimaden wadamadah carbtah
@jamaalahmed363
@jamaalahmed363 2 года назад
@@abobasement346 hush qurunyohow bilaa ixtiramkii soo cadayo horta markasaad nala hadliye
@fowziaschannel1202
@fowziaschannel1202 2 года назад
Sh xasan wax lagu haysto waa xaqiiqda iyo hadalka cad
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 года назад
lshabaab waa shiekh khooda,car wakaase haka tacsiyeeyo shiekh hadda ladilay , hadalkana waa waahore
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 2 года назад
Maashaa Allah
@shukricali9065
@shukricali9065 2 года назад
Shekha Allaha ka qabto sharkooda amiinictisàm waa labo wajiilayaal nimankey sheley takfiirinayeen bey la socdaan
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 года назад
Sister adoo raaliya Ictisaam Sheekh Xasaan uma soo socdaan welina ma arag iyagoo leh groupka Sheekha hala laayo,balse waxaa duuban Sheekh Xasaan oo fadwoonaya in la laayo Cullimada Ictisaam ,taasoo waxyar ka horeysay xilligii la dilay Sheekh Cabdulqaadir Faarax (AUN). Horta clipkan waa mar hore oo hada maaha iwm.Sister waxaad kaloo ogaataa arimahan hore ee Sheekhu Ictisaam ku eedaynayo ee Itoobiya ka dhacay ama meelo kale inuu xilligaa iyaga ka mid ahaa oo markaa laysku odhan jiray Itixaad ee uu mar dambe ka baxay oo welibaa xilligaa u dhowaa Alshabaab una fadwoon jiray uuna amaani jiray,aadna ogeyd in xitaa loo xidhay walow lasoo daayey iwm. Markaa sister Sheekhu isagaaba cadeynaya inuu qolyahaa markii hore ka tirsanaa balse sidaan kor ku xusay mar dambe la kala leexday iwm.markaa ogow waxaa jiraa waxyaabo self interest ah oo laysku hayo oo aan diin shaqo ku laheyn macnaheeduna yahay; ninba tamartii ha talaabsado ( let me test my muscles or I don’t wanting stay under your shadows and dominance).Anigu Sheekh Xasaan beryahan dambe Sheekha waan shegaystaa oo waa shakhsi funny ah,hadana nin rageeda iyo isagoo faraha kala baxay kooxdii Shayaadiinta ama khawaariijta aheyd.ugu dambeyn qoladiina Xerta Sheekhu dee ka dhima Cullimada Ictisaam oo weliba macalimiin idiin soo ahaa,aana ogahay inuusan jirin kala duwanaansho badan oo xaga caqiidada ah iwm.thanks sister,Allah ayaa mahad leh.
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 года назад
Adeer hana wareeririna waxba isma dhaantan adinka iyo ictisaam dameer iyo labadis dhagod ba tihiin wadaadasna waxaa dilay ardaydooo, ee hadii dhalin yar tahay fakar oo waxan ka dhex bax nabadeey
@mohamedaweys2630
@mohamedaweys2630 2 года назад
Jazaa aka Allah kheyr sheekhunaa
@fanaxmedia7335
@fanaxmedia7335 2 года назад
War waxaan iska daaya adinka ayaaba sheekada sii kicinaya ma mudna ciyaal ictisaam ah oo facebook wax soo dhigay in meelaha looga jawaabo
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 года назад
W.c.s sheekh xasan xuseen xafida hulaah waracaahu yaarabi abuu towxiidka qarnigan sheekha dhagarta eey uwadaan allaha kaqabto
@FarahFarah-vx7ng
@FarahFarah-vx7ng 2 года назад
Hhhhhhhhh soomali kolba way jabtaye dhib kuma yaroo argagixisaa buuxdee iraan halaynoo doono si aynu uga badbaadno sharka sacuudigu aduunka iyo gayiga soomali uu lasoo doontay
@ileeyska
@ileeyska 2 года назад
Adaba malayacniga inkaga batay abu salman waad bahdisheen Cararaqdii ictisaamka idin samaysay baan filayaa
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 2 года назад
Su aashii ahayd xageed ku kala baydheen ictisaam sheikhu wuxuu uga jawaabay meeshii ay nooga tageen ayaan joognaa,sheikhoow ma layntii dadka ayay idiinka tageen ood sii wadaan wali?
@sinaanyare3318
@sinaanyare3318 2 года назад
Ictisaam waxa ay diinta kaga baxeen in ka badan 5 baab urur ka gaalsanna soomaali kuma ogi
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 2 года назад
inuu fidyooday leynta culumada waxaa jooga oo marqaati nool aha xassan daahir aweys
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 года назад
Xassan daahir Aweys Waa dilaaga oogu weyn ee Dadka xasuuqay ilaa maantana la taagan Lamadii Khayaano Ku heshiiso xaqay ku diriraan.
@issanixussein4099
@issanixussein4099 2 года назад
2019/2
@muxsinali5566
@muxsinali5566 2 года назад
Hadii uu yahy dhigii la dhahay hala daadiyo waa la daadinaa hadii kale waa laga jogsanaa
@itistrueitisafact5432
@itistrueitisafact5432 2 года назад
Shartiina dhamaantiina Ilaahay umada haka qabto aamiin.Dowladaha Somaliya iyo Kenya waa munaafuqiin, nin Al shido ah ayaa Nairobi iska fadhiya oo qiranaya ayaga waxay leeyihiin qoladaa baan dagaal kula jirnaa. cajiib
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад
Sheekh cabdi qaadir koley arinkiisa maxkamda rabaaa sugaysa Ee iska aamus
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад
Waxaan arkay saalxu fawsaan oo arinkaa Diiey inuu qof muslim ah qof kale oo muslim ah Gaalo ku sheego Ani salefi baan ahay laa kiin culumada somaliyeed Ma raaco waxaan adaa culumad carBta sida fowzaan, cusaymiin, ibnu baaz Laakiin somaliya qolo kasta ha sheekteen Waa lausku salidey
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 года назад
Nimankani wax aay leeyihiin dhaqan mafiyiizim ah oo waxa aay u dhaqmaan si munaafaqnimo ka buuxdo waa niman xarfaan ah oo hadba shaati badalashada iyo gariin tirashada ku dheereeya
@mohammedalihashi2626
@mohammedalihashi2626 2 года назад
Adna mxd ku dheereysaa
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 года назад
war waxan khawarijka ah waa in umada laga qabto, haloo aheego dhalinta hada iney ka kortay nacayb ku salaysan kooxeysi diineed u sheeega xawayankan
@mohammedalihashi2626
@mohammedalihashi2626 2 года назад
Ayeydaa u sheeg tasss
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 года назад
@@mohammedalihashi2626 hye a byo
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 года назад
Kani caqiidadiisu waa nooc kale,subxaanallaah
@AHMAD-sn2vr
@AHMAD-sn2vr Год назад
Msh
@xamsemaxamuud3504
@xamsemaxamuud3504 2 года назад
Astaanta ugu muhiimsan e Khawaarijtu leedahay waa GAALAYSIINTA MUSLIMIINTA IYO MADAXDOODA IYO BANAYSIGA DHIIGGOODA. astaatamaha kale ee Khawaarijta waxaa kamid ah in ay AFTAHAMIIN yihiin laftooduna is gaalaysiiyaan. ILAAHAYOOW SHARKA KHAWAARIJTAN NAGA BADBAADI
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 года назад
Waa runtaa
@ogeeysfaarax1508
@ogeeysfaarax1508 2 года назад
Waaasaxan yahy sh xassaan
@ABUCABDALLA23
@ABUCABDALLA23 Год назад
M.a
@samatarsaid9809
@samatarsaid9809 2 года назад
Reer daarulxadith sheekha hadaladiisa ma ganacsi bay kadhikteen Xaguu sheekhu kagahadlay dilka sh cabdinasir ? Mida kale hada ma waqti munaasibaa in lasoo dhigo maqdacan horee? War islaxishooda oo sheekha dadka hakudirina.
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
Gacan ku dhiiglaha haddii aad u fadwooto, waxaba ma dhaanto inaad toos u dirtay.
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 Год назад
Waa ku jeclay laakiin qabiiliiste ayaa tahay alle ha kaa daweeyo
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 года назад
Ilayn waxa umada dhameyay waa culumo is haysata
@sinaanyare3318
@sinaanyare3318 2 года назад
Ictisaam in loo jawaabo ma mudna waa zanaadiqo safka gaalada ku jira waana la leynaya meeshi lagu arko sh xassaan waqti yuusan isaga lumin daacayada raqiiska ah ee ay faafinayaan ictisaamka
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Tani waa muxaadaro horey oo 2013
@abubakarrooble2408
@abubakarrooble2408 2 года назад
Hadalkaas Allah baa kaa xisaabinaya nacasyahow jaahilka ah
@sinaanyare3318
@sinaanyare3318 2 года назад
@@abubakarrooble2408 oo ma adaa awal xisaabin lahaa caaq yahow gaalnimada difaacaya
@abubakarrooble2408
@abubakarrooble2408 2 года назад
Hadaad nin raga tahay suasha aan ku weydiinayo ka jawaab! Xassaan wuxuu joogaa wadan gaalo sharcigoodana wuu wataa waxma garatadana wuxuu u fadwoodaa ineey wadanka ka dagaalamaan oo dadka soomaliyeed qaxiyaan markaa maxay tahay sababta isagu haduu run sheegayo u diiday inuu dagaalka galo? Car suasha ka jawaab hadaad tahay qof caqligiisu caadi yahay oo xora
@sinaanyare3318
@sinaanyare3318 2 года назад
@@abubakarrooble2408 adiinka wadaadadiinna ictisaam ka ee zanaadiqada ah maalinkasta waxa ay fatwoodaan in nimankaa la laayo ee iyagu mey dagaalka galaan maxey dhalinyarta u aafeynayaan
@jaamacsaleebaan9322
@jaamacsaleebaan9322 Год назад
Alshabaabtu waa khawaarij banaystay dhiiga umadda soomaaliyeed ee lagu qarxinayo masaajidda suuqyada malcaamadaha iskuulada macaahida allaha wayn ee waaxidka ah umadda haka qabto ee
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 2 года назад
Waa islaweynyahay, sheekhna manoqon karo nin qabiili ah.oo hadana islaweyn.
@somagril-care
@somagril-care 2 года назад
Sii wad Soo wad DAAROOD & HAWIYE ummadda waad kharribteen waxaad tihiin khaainiin.
@American_patriot110
@American_patriot110 2 года назад
Sheekha mardhow baan nairobi kaga dhuusin doona
@igsomalia1537
@igsomalia1537 2 года назад
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
@maxamuudrashiid6007
@maxamuudrashiid6007 2 года назад
Sawka qaatay danbiga fatwada ee ku xidhay inay ictisaam qaataan danbigooda haday qaataan isaguna wuu qaadanayaa
@amalaralle2407
@amalaralle2407 2 года назад
Geesi geesi dhalay ayeeynu dhihikarnaa sh xassaan xafidahullaahu Allaah hakaa xifdiyo dabadhilif yAda
@calimaxamed2913
@calimaxamed2913 8 месяцев назад
شيخ الإسلام حسان حسين اءدم أبو سلمان حفظه الله
@omararte8342
@omararte8342 2 года назад
Sh dil oodhan nama anfacee naga dhaaf aan kuu duceynee
@mohammedalihashi2626
@mohammedalihashi2626 2 года назад
Dil ku diintui qayb ka yahay
@abdulsuleiman4530
@abdulsuleiman4530 2 года назад
Sheikh meel la yidha ogadeniya ma jiro. Gobalka Somalia ee hoos taga gumeysiga Amxarada
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Год назад
Ilaahay adoomadiisa qoloba meek buy Ku abuuray Ogadenya soomaalida ubadane dega waa Absame Ogaadeena way Ibadan yihiin marka Absame kala baxo Soomaalida kale degtana waa qolyo kala duwano gadaal kasoo dagay. Dhulka Allaah baa lehe Mutaqiina wuuu dhaxashiin. Ee adiga kudadaal Taqigii dhaxli lahaa inaad noqoto
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 2 года назад
Ilaaahay hanoo kaa xafido sheekh xasaan
@iqramaxamed7971
@iqramaxamed7971 2 года назад
Cabsi Daraadeed Ayaad usoo Dhigteen Miyaa Waa Adinkii Wadaadada Ictisaam Dhihi Jiray Wadaad Xume Hada Maxaa Sababy Wadaadkii Cabdinaasir Inaad Dhahdaan Sh C.naasir
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 2 года назад
Miskiin xiiqsan oo cuqdadaysan daawo looma haayo ee Allaah libaaxaas Sheekh Xassaan haka xifdiyo fulayada dabadhoonka ah ishooda iyo xaasaskooda. Midse aan kuugu daree qofka title-ka uu sheegto hadii loogu yeero maxay tahay dhibka kujira 😂 ? Qof Professor ama Dr. ah hadaan ugu yeero maxaan bi’iyay? Hadaanse ugu yeerin iyadana mala igu aflagaadayn? Caqligu waa inuusan foorarin.
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Maalaea Maalayacni baad meesha lafadhidaaye, qofyahay sheekha afkaaga kalabax
@abdikadiralimohamed8187
@abdikadiralimohamed8187 2 года назад
Waa jaajuus Kenya u jooga
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 2 года назад
Wadna gooyaha ehlu baadilka iyo dawaaqiida ay taageeraan. Geesi Allaah mooyee aan cid kale ka haybaysan. Yaa Allaah ka xifdi mid kastoo makri iyo xasad badan makrigiisa iyo xasadkiisa. Kuwa necebna intaad hanuun uqortay hanuuni, kuwaadan hanuun uqorina nacaybkooda ciil iyo caro ugu dil.
@ahmedabdulle1688
@ahmedabdulle1688 2 года назад
War ninyohow al shabaab baa tahay baa layiri ee maxaa ka jira inaad shabaab adigu u fadwootid waxaa ka jira???????
@user-xz7qt6bc4m
@user-xz7qt6bc4m 6 месяцев назад
M❤❤❤❤❤ 14:36
@saeedq2349
@saeedq2349 2 года назад
Sidaa darteed ugu danbayn sheekh Xasaan iyo Alshabaab waa isku fikir.
@38abdi54
@38abdi54 2 года назад
Ilaahow kuxafid sh.xasaan
@ahmedjees2320
@ahmedjees2320 2 года назад
Hhhh Maxaad ugu soo qorteen xassan wuxuu kabari noqday dilkii sh c/naasir? Maysaga wax laga waydiiyeyba Ma qaybka ayuu ogaa wayo?waraysigi waa bari hore
@Youtbechannel2022somaliyoutube
@Youtbechannel2022somaliyoutube 2 года назад
Waa run xasaan waa nin dadka iyo dintaba cadaw ku ah Soomaalidu waxay tidhaah wadar iyo waaxid keba waalan
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 2 года назад
Kkkkk orod socail media soo eeg eeg si aad u ogaato dalabatul cilmiga iyo culumada ku xiran markaas brother hadal. Markuu dabadhoonimada jadiidiyo & ictisaam diiday bay caraatameen. Marka yaysan kuwaas ku lugoyn
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 2 года назад
Adigaa cadow isku ah ee orad diinta soo baro
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 года назад
@@mohamohamed1190 miskiin dad badan baa kuxidhan daliilmaha. ee wadadkani waa khalkhalay
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 2 года назад
@@abdirisaqyusuf6839 kkkk wadaadkee saxsan bal sheeg oo fooda gelin kara libaaxaas banaankiis jiifa. War numan yahow cadaalad sameeyaa. Bal keena wadaad Soomaaliyeed oo intuu leeyahay isku darsaday. 1. Geesinimo uusan ka cabsan gaalo iyo munaafiqiin meesha wadaadada soomaaliyeed dawladii gaalo wadataba amiirul mu’miniin uyaqaanaan gacantaa ka dhunkadaan 2. Qabyaalad uusan shuqul ku lahayn. 3. Dawaaqiid uusan uqiil dayin iyo kuwo kaloo badan.
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 года назад
@@mohamohamed1190 haduu geesi yahay khaladaadka Shabaab mu kahadlo mida kale sheekh buu ku xiran marba kiiba shekhiisa lataabtaba so boodaayo war diinta barta xasaan iyo ictisaam iyo jadiidiyo ma ahan diin keli inay iskuhayaan wuuna fahmi karaa ruuxa aqli iyo diin leh ba
@hiboahmed4372
@hiboahmed4372 2 года назад
Waxas waxaa kadanbeyso dowlada farmaajo maxow c/raxmam c/shakur ugu hiliyey c.b.b warkooda daaqada katuur
@abdifarah9078
@abdifarah9078 2 года назад
Maansha allah sheikh xasaan allah haku xafido, geesi illaahay mooyee aan nina ka biqin, wey cabsadeen badanaba ragii kale, waxay ka baqaana waala tusay! hase yeeshee mawqif geesinimo leh iyo kalsooni rabigey ayaad kaga gudubtey Maansha allah illaahay xaqa hayna waafajiyo.
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 года назад
شجاع شجاع أسأل الله أن يحفظك كفار كينيا
@ciisemahamud7890
@ciisemahamud7890 2 года назад
Ninkaan ayaa wada dilay
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 Год назад
Shikhaaaan waaa isaga dhegan yihin Runtay ku neceb yihiiin
@halawi9252
@halawi9252 2 года назад
Waadaadku ma waalanyahey Arrinta shabaab ma fikirbaa mise waa diin? Ninkaan waaba shabaabe ,ma la Iska qabto waxaa ay ummadda Somaliyeed ku dhameeyeen ma saasa,subxanalaah.
@TheQuranExplainsItself
@TheQuranExplainsItself 2 года назад
Dambigiisa wuu qaatey wadaadada kale un buu yiri ha la qabsado ayaguna
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 года назад
Waar kani diinti8su waa nooc kale
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 года назад
Muuqaalkaan hada ma ahan
@omarmohamed6701
@omarmohamed6701 2 года назад
Waxaa isu kay qaban la' sida ninkani isula weyn yahay iyo doqonimada ku jirta, xikmad yaridiisa iyo kibirka uu cid walba kula durdurinayo, kuna gardareysanayo. Illaaheey Islaamka kaa qabay, shaydaan yahoo. Weliba mararka qaarkeed afhayeenka reerka Ugaadeen ayuu iska dhigayaa, arrintuna qaladaat hor leh ayeey la gelaysaa. Waa daalin anbaday oo isla saxan.
@Amiir013
@Amiir013 2 года назад
Adiga daalima ya kuyidhi ama kuu ogolaaday inaad culumada caydo ilaahay habaq cayda culumada wa xaraan ee da
@bulxandahir734
@bulxandahir734 2 года назад
Sh xassan hadad kusheegtay xigmad ayari Adiga nosheegi xigmadu halkay taalo shekhani wa cabqari gabya ah cilmi Iyo dhaqan yaqaana
@abdullahimahamed1988
@abdullahimahamed1988 2 года назад
@@bulxandahir734 saxib tas meshan matala.. shikha anigaba tagersana lakin wlhi somali kala jibinteda ayu kashaqey. Marar badan waxad arki asago kali iskarix rag leh ayu asagi wuxu aminsana caynaya… cabsida ilehey wa inay kadigta midka aan dinac u ilan ila xita haday asaga kuforarta. Isburiskis badan waxa sababa rag iska dicis… dinta xamasad maha wa tixraca cilmi iyo kusaleyn fikir.. waxa yaab waxa somali kasocda inay tahay jihad… jihad wa inu muslimka sacideya balse hadu qasaraha ugu badan muslimka ukenayo muxu yahay jihad nocas. Galada waxay hir iyo haben ugusojedan muslimta inay fursad uhelin inan dibkay nagu hayan aragna markas ayay hub qeybineysa si iskugu ba’na.. yaa faiday… raga dinta usaxibka wa inu matada badbadiya dadkana isukena.. muslimta oo lisukena hal dinac galada logosojesta aya guul lagu gara… hadad tiri aniga muslim maye aniga muslim… oo xabada socota wa guldara aan cirib wanagsan lahen… jabkana wuxu ahadi xaga musliminta… shiqa Allaha noso hanuniya wan ubahanay lakin fowda ayu hada wada
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 года назад
Araar dheer baad soo martey Hadadan dhigaas shekh gelin Shuqul kuma lihid walow alshabaab lagu tiro xasaan xuseen
@masoudabdi5679
@masoudabdi5679 2 года назад
Rabow sahal Erayadan asi inuu qiraal yahay ay u muuqataa Inta gadaaleed ee cajalka ...... ani waa yaabsanahay
@TheDayib
@TheDayib 2 года назад
Dinti (Islamka )waxa Qaribay ragaan Afkoda Dil binu Adam banaynaiyo.
@user-ih8tk7xi5z
@user-ih8tk7xi5z 2 года назад
Diin binu adan la dhaho ma jirto oo xaramesay dilka bini adanka. Mey ku dhaqmaan ruushka iyo mareekanka..
@dagansh5606
@dagansh5606 2 года назад
Dawlada c/laahi Yusuf iyo tii malasanawi dadkii dabasocday AL idixaad way is difaacayeen
@amrnxasan1666
@amrnxasan1666 2 года назад
Ninkaan wa cadeystey
@fayzahaxmett8493
@fayzahaxmett8493 2 года назад
Sheikh xasaan waa Runtii, Itixaad waxay xalaal kadhigeen laynta muslimiinta , xasaan waa sheikh xaqiiqada u soonoqday, inaadeero halaga hadho, gaalbay kusheegeen sheikhan
@Somalitravel
@Somalitravel 2 года назад
7:25 Too wrongs don’t not make it right. You’ll have blood in your hands but the difference between you and Al-Itixaad/Ictisaa is that you’re a loner in this fikr
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 2 года назад
Shiikha asagu khaldkiisa muu qirto oo ummada somaliyeed u cududaarto ina uusan saxiibadiisi hore u tilmaamin cududaarka🤔🤔
@jamaalahmed363
@jamaalahmed363 2 года назад
qaar aan waxba garaneyn oon waxba qiimeyn karaneyn ayaa xiriir ka dhaxeysiinaya meesha uu sheekhu joogo ah kenya iyo fal damiyeedyada waar faldambiyeedka kasta meel kasta wuu ka dhacaa oo meel ugaara male sidaas ha u fahmaan dadka isku xiraya faldambiyed iyo goob gaar ah
@adanadi1135
@adanadi1135 2 года назад
Qof aan qaldameeynin Malaha ee sheekhow Wax yaabaha aas ku qaldantahay ka Soo laabo sida takfiirinta Dadka .ycni qof in lagaa leysiiyo masah Lana iskana hubi waxaas ku Hadli.
@abdirashidhassan332
@abdirashidhassan332 2 года назад
Wahaabiyo falaaashkoodu wuu batey
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 года назад
Soomaali haday wadaadadii sidaa isu dulmayaan caamadiina maxaad u malaynaysaa
@arooryo7463
@arooryo7463 2 года назад
Danbigaaga si loo oofiyo maaha in dadkale la-maxkamadeeyo
@abdiali3204
@abdiali3204 2 года назад
Tuugadii ogaaden oo jihaadka faalsiga ah istacmaa layeen kana dhaxaleen ninkii dameerka saaranayey ayaa wada xadleysaa
@inaali8054
@inaali8054 2 года назад
Horta bal waa suaale sheekhani ma al shabaabaa
@sheekhmawliid6979
@sheekhmawliid6979 2 года назад
Shekha wuu dhax fadhiya su aashaa hadanu arinku ahayn lajifiyaana banan lajojiyaana banaan
@mohamohamed1190
@mohamohamed1190 2 года назад
Mr SHEEKHOW bal cadeey Wuxuu dhex fadhiyo ummada akhrisanaysa ha aragtee adigoo cadaawada aad uqabto meel iska dhigaaya
@abdirhmangurhan1763
@abdirhmangurhan1763 2 года назад
.
@adoontiialle1602
@adoontiialle1602 2 года назад
Tuuug isnacay
@khalidmohamed260
@khalidmohamed260 2 года назад
Walahi ninkaan waa libaax ma baqayo asgoo kenay dhex fadhiya buu lee yahay aniga yo ragaas aan isku fikirna nahay kenay cyaarta ha naga dayaan dee marka lol
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 2 года назад
Waxaan wa waraysi hore oo la soo farsameeyay ee hada kamuu hadlin arinta sheekh naasir waa lawada ogyahay inuu ka dambeeyo
@sayidka6911
@sayidka6911 2 года назад
Cabdulaahi yuusuf gaalo ayaa la socotay iyo munaafiqiin. Ee culumo lama socon
@afassehussein4779
@afassehussein4779 2 года назад
Kuwa hada jooga gaal lama socodo miya lajoogiya banan la jifiya banan weeye kuwa aya ahayn wadada ah iyaga ugu hore gaaleysinta iska dhaman kuli
@ibrahim614
@ibrahim614 2 года назад
Kkkkkkk ma iska hor imaatey
Далее
8 Qiso oo Cajiib ah || Sh Xassaan
47:54
Просмотров 197 тыс.
Wixii Na Dhex Maray Sh. Cukaasha ~ Sh. Xassaan Xuseen
1:06:51
ЮТУБ ТОЧНО ВСЕ!
11:23
Просмотров 602 тыс.
24 su aalood oo wada furriin ah || Sh Maxamed Cabdi Umal
1:25:06
Q9-Dhacdooyinkii Noolashii Cumar Binu Khadhab Sh Xassaan
2:00:33
Sh Xassaan Oo ka hadlay @abdilmaalik iyo Daalibaan.
15:53
ЮТУБ ТОЧНО ВСЕ!
11:23
Просмотров 602 тыс.