Тёмный

GUUL MUSTAFE CAGJAR KA GOOSANAYO ITOOBIYA TUUTE XIRTAY ABY AHMED DAGAAL CULUS KADHEX QARXAY 

Darwiish Tv
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

GUUL MUSTAFE CAGJAR KA GOOSANAYO ITOOBIYA TUUTE XIRTAY ABY AHMED DAGAAL CULUS KADHEX QARXAY

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 55   
@sho3330
@sho3330 3 часа назад
Allow ka xoree Soomaalideena Oromka Urka badan
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 3 часа назад
Somali Galbeed wa inay kudhaqdo goni❤ isutag ka madax banane Ethiopiya iyo Somaliya
@CaliNuur-pq2hp
@CaliNuur-pq2hp Час назад
Weriyesheegdayswarkag
@MaxamadwaliBashiir
@MaxamadwaliBashiir 3 часа назад
mash alh guul guuul somali galbeed waa farxad wayn oo kadhan ah odayaashii laa luushka qaatay
@lulm6983
@lulm6983 2 часа назад
Guul guul iyo Gobanimo. Somali Galbeed ha xoroodo ha noolaato.
@Kitten4you
@Kitten4you 3 часа назад
Masha Allah
@hawoali120
@hawoali120 2 часа назад
Mashaa Allah guul guul Somali galbeed ❤❤❤
@hawonassir6663
@hawonassir6663 Час назад
Anagu Soomaali 🇸🇴baan nahay qofkii Etiopia waa cadawga koobaad ee kunool Soomaaligalbeed iyo jiiritaanka qaranka Soomaaliya 🇬🇶🇸🇴🇸🇴🇬🇶👍👍
@MichelÉdredon
@MichelÉdredon Час назад
Mustapha Cajgar ouxuu noqdhee willson Mandela afrikada baree...
@IbrahimAbdirahman-r1q
@IbrahimAbdirahman-r1q Час назад
Guuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴
@saladabdille7278
@saladabdille7278 Минуту назад
Maashaa Allah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 25 минут назад
Allow xaqa adaa u hiiliya yaraball caallamiin 🤲🇬🇶❤️🕋💎❤️🌴🌴🌴🌴🌺😭🚁🚁
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 3 часа назад
MAASHALLAH GUUUUUL OGDEN ❤
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 21 минуту назад
Guul somaliweyn
@HalimaIbrahim-p6n
@HalimaIbrahim-p6n Час назад
Guuuuuuul geesiga Ogaden guuleyso
@FarhiaAdan-lz3yu
@FarhiaAdan-lz3yu 26 минут назад
Guul guul somli galbeed hanbalyo hanbalyo ❤❤❤❤❤
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 2 часа назад
Masha Allah Masha Allah Lamadhanbedeli karo. Soomaalinimo hawarto Guuleysa ardayday halkas jogay.
@IbrahimMuqtaarSalaad
@IbrahimMuqtaarSalaad 2 часа назад
Guuuuuuul soomaali galbeed guuuuul iyo gobonimo masha allah dhiga dhiga dhiga waa soomaali guuuul guuuul sharaf iyo karaaamo
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 2 часа назад
Waaaa jaaanis walalayaal hala garab istaago soomaali galbeed soomaali hanoolaato
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 40 минут назад
Nothing new we the people of Ogadeen-somali we are always ready to protect our family somali even if we will be the once suffering as long as the family is together but as always our family will shot us on the back soon as we chase Ethiopia back to the mountains so this time young somali generation please understand that we are you family and freeing us is freeing your self
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад
maashaa allaah
@UpdiNajiib-q9g
@UpdiNajiib-q9g 18 минут назад
Guul guul
@MrGEEDI-y5q
@MrGEEDI-y5q 2 часа назад
Waa rt 39
@TmmmChcc
@TmmmChcc 2 часа назад
M.shaa.alaah guulayso mudane mustafe cadawgaagu cagta hoosteeda ilaahay ha,idin guuleeyo oo garabkiina ahaa.reer DDs waa inaad midoowdaan oo ku mintidaan mustafe waa madaxweeyne wadaniyee
@NajiibAlfa-fp4om
@NajiibAlfa-fp4om 3 часа назад
Soomaali oo dhan ayaa ucodaynaya inay itoobiya ka goayno 1960 kii ayaan dib ugu noqonaynaa waxaanu lamidnahay soomaalida kale ee geeska afrika xorta ah ee madaxbanaan
@احمدسعيدعثمانعبدي
Qofka aabbihii dafira waa ehelu naar
@mulkixoriyo
@mulkixoriyo Час назад
Waan ogaa in Mustafe inuu dhiig leeyahay oo uuna yeeli doonin waxbadan oo Abiy damacsanyahay.
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 19 минут назад
Guul somaligalbed 🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@JuleeydJuleeyd
@JuleeydJuleeyd 3 часа назад
guul
@ahmedhirsi281
@ahmedhirsi281 35 минут назад
Itobiya waxay Diiday heshiskii Wabiga niilka Somaliduna way Diidi kartaa Heshiskii ahaa Xaaraanta
@kaafikaafi
@kaafikaafi Час назад
CIIDAMADA XABASHIDA IYO MAREEYKAN, DALKA HA ISAGABAXAAN. ... GARDARO IYO AFDUUB AYAY KUJOOGAAN DALKA SOOMAALIYA. ... MAREEYKAN IYO XABASHI, DALKOODA ...CIIDAMO, SOOMAALIYEED, XOOG IYO DUULAAN, KUMAJOOGAAN MAREEYKAN IYO XABASHI, DALALKOODA.
@calixasanxuseen5198
@calixasanxuseen5198 Час назад
Waa ku mahad sanyihiin ree jigjiga
@sho3330
@sho3330 3 часа назад
Dowlad iskeed u taagan noqda heeryada gumeysiga iska dul qaada Allena ha idinku guuleeyo anagana Garabkiina ayaan nahay
@Ismaaciil-b7p
@Ismaaciil-b7p 48 минут назад
Guul soomaali.galbeed
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 Час назад
500 ciidan halagu ilaaliyo cagjar si loo badbaadiyo si aysan itobiya gacanta ugu gelin ama la xiro ama la dilo hala badbaadiyo geesiga cagjar xasan sheekhna hala xiro .
@saynab7503
@saynab7503 3 часа назад
Adiga kuma fahmin maxaa ku eedayne mustafe somaa lo dhan baa uriyaaqdaye adoliga ceebaha aad uraadinayso waa maxay wararkaaga ma fadhiyaan mustafe hada wuxu kafiican yahay ma arkin cambaaraynta dhaaf
@AxmadShariif-j5c
@AxmadShariif-j5c 24 минуты назад
Su aashuu waydiiyay ayaa waxay ahad inuu itoobiya ogaysiiyo inuu yahay soomaali
@adanabdullah-yf3qj
@adanabdullah-yf3qj 49 минут назад
soomaliya ha noolato cadowgeedu hajabo
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 часа назад
Béenta dhaaf mustafa wuxuu yiri sidii aan idiin jebiyay 77 ayaan haddana idiin jebineeynaa.ha la fasiro warkaas.markuu sidaas dhahayay birhaano jula ayeey isla taagnaayeen.
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 2 часа назад
Ma ithopia ayaa jebisey mise rushka iyo kuba waxaadan ogeyn ha iska soo qaadan😮
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 2 часа назад
@@ShirkaaraXuseen jaahilyahow warka meeshuu u socdo ogoow ha iska soo boodine.
@abdimuse6945
@abdimuse6945 3 часа назад
Qof waalan baa itoobiya Qabsaday caqligii tiplf Buu layimi laakiin xigmad Baan lasocon iyadoo 4ta Baeenijaho kaxidhantahay Buu meel walba bad Kagalay laakiin soomali Faraha haduu lasoo galo Wuu eedayaa
@Sarta100
@Sarta100 Час назад
31 disember waa in la bixitaa xabashida dalja joogto sgacab iyo ciidan kadibna laga qeyb qaataa xoteyta soomasli galbeed hub iyo saanad iyo tababar ciidan loo fidiyaa garbagoodz la buuxiyaa laga xoreeyaa orromads iyo xabashida joigto soomasli galbeed.
@JuleeydJuleeyd
@JuleeydJuleeyd 3 часа назад
marun taaba
@HawaA-w9g
@HawaA-w9g Час назад
Musse bixi cashar ha ka barto somali galbeed Mussow filin dhamaad ah ayaad tigidkiisa soo goosatay Abiy gabalkiisa waa dhacay
@AbdullahiSheba
@AbdullahiSheba 31 минуту назад
Niyow beenta jooji waxay hurdo u diiday waa mustafa cagjar isagaa wuxuu damcay inuu dhalinyarada ka dhaadhiciyo inay Ethiopian yihiin dhalinta ayaa ka diiday
@aboubaker-y1g
@aboubaker-y1g 2 часа назад
Bal na maqashii xaday runtaa tahay
@abdikhaliqjibril7726
@abdikhaliqjibril7726 2 часа назад
Ciyaarta naga daa kuwaas weligood ka hoos bixi maayaan xabashi.
@CabdiqaniAxmed-r5e
@CabdiqaniAxmed-r5e 55 минут назад
SomaliGALBEED FREE GUUUUUUL ITOBIA SOMALIGALBEED KOOFEDRALISM GUUUUUUL IYO GOBANIMO 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉CANFAR STATES GUUUUUUL MUSLM STATES GUUUUUUL GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL IYO NABAD IYO NOLOL GUUUUL IYO GOBANIMO GUUUUUUL GUUUUUUL OROMIA STATES GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE IYO PUNTLAND STATE GUUUL IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO NABAD GUUUUUUL NABAD IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE IYO PUNTLAND STATE GUUUL IYO NABAD SUDAN STATES JABUUTI STATE AFRICAN COUNTRIES UNATE IGAD COUNTRIES GUUUUUUL AWDAL STATES JABUUTI GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND STATE GUUUL GUUUL MIDHISHI GUUUUUUL MAKHIR GOBANIMO GUUUUL ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢I IYO YEMEN AFRICA STATES UNITED OAU GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL 🇾🇪 GUUUUUUL NATYAHU ZIONISM DOWN NOLOL IYO NABAD SUDAN STATES GUUUUUUL NABAD IYO NOLOL GUUUUL IYO YEMEN AFRICA STATES UNITED OAU GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL STATE GUUUUUUL SITTI STATE GOBANIMO GUUUUL GARBACIISE SITTI STATE CAFAR STATES GUUUUUUL MAKHIR STATE OGADENIA STATE GUUUUUUL MAKHIR MUSLIM STATE SITTI STATE AWDAL STATE GOBANIMO SANAG CERIGAVO GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL SITI GARBACIISE SITTI STATE GUUUUUUL PUNTLAND STATE AWDAL GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA UNITED AFRICA IGAD STATES GUUUUUUL GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH STATES UNITED AFRICA UNITED AFRICA IGAD STATES UNITED OAU STATES UNATE PAN AFRICA GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL STATE GUUUUUUL IYO YEMEN 🇾🇪 HAWASH STATE CAFAR STATES JABUUTI STATE AWDAL STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO PUNTLAND STATE GUUUUUUL IYO 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
@farduusGuray
@farduusGuray 2 часа назад
Iska hadle waligeed ogaadeen kama goosan karo Etopia
@FutoXar
@FutoXar 3 часа назад
Xaniinyaha kuma ogi nin Somaliya inuu goosan karo Raga somalidu waa daciif dumarka ka ad adag
@Gadaaislaamaa-sl8nk
@Gadaaislaamaa-sl8nk Час назад
Abii Ahmad issaga ayaa Farta isgeliye marka uu xor siiye dadka aan u qalmin xornimo, kuwaan oo Abdi iiley ilaahey oo kale is caabudsiin jire ayaa Abii Ahmad Nafta ku celiye hadda waa kaas way qooqan yihiin marka Abii Ahmad war baa u yaala.
@AbdirahmankalifBurgal
@AbdirahmankalifBurgal 2 часа назад
Beenaala ayaa tahay ee dadka beenta ka daa
@MichelÉdredon
@MichelÉdredon Час назад
Mustapha Cajgar ouxuu noqdhee willson Mandela afrikada baree...
Далее
Неплохое начало лекции
00:51
Просмотров 98 тыс.