Тёмный

Guurka Iyo Furiinkaba Dumarka Uun Baa Dani Ugu Jirtaa Oo Iyaka Qiima Jaba🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 130 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Ubah Birmingham
+44 7463 135964
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
00251992926216
MLANGO KUBWA JUA KALI
OPPOSITE WIN WIN TOWER
TEL +254799668069
TEL +254722176062
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778

Опубликовано:

 

17 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 160   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 месяцев назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Timaha Xabashida 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Ubah Birmingham +44 7463 135964 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778
@aminasuleiman5183
@aminasuleiman5183 10 месяцев назад
Asc Fatxiya Finland suurtogal matahay in lakeeno
@Supr93
@Supr93 10 месяцев назад
I’m I so😢😮 So you what are all about these now that and you the other ones still in the mix and are in a new home in the same city as workers in which they you know what they say please 🙏 please help them to come to your senses please 🙏 I understand all to be safer and in more ways places in this region of India and they have wanted us all there for them for a very arduous 😰 time in their careers but I don't have think 🤔 😅
@_Koto
@_Koto 10 месяцев назад
Habo farxiya that’s true, one day my tire became flat and when I needed help no Somali help me instead a white man quickly changed my tire and even told his wife to wait until he was done.
@SAJamar
@SAJamar 10 месяцев назад
SubhaAllah
@Joyqouting
@Joyqouting 10 месяцев назад
Maashalah fatxiya, i am mesmerised by your talk here, you are the definition of a strong and beautiful woman who empowers her follow sisters, if all the women support each other like this, then the world would be a better a place❤keep up the wonderful work❤😊
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 месяцев назад
Thank you, gacalo❤️😍💯
@amalismail7772
@amalismail7772 10 месяцев назад
Dumarka way ku noolaan Karan kaligood xata waligood iyagoon guursan, lakin nimanka daqiiqad maba noolan karaan gabadh la, aan, iyagay ugu jirtaa dan guurka
@Liyan710
@Liyan710 10 месяцев назад
My husband does the same and I was thinking he is Baqiil now i know he is not lazy Alhamdulilah I am not married to a Somali
@Farxiya-z6g
@Farxiya-z6g 4 месяца назад
Hhhhh wlhi waaruntaa anba sidadan moodi jiray inuu baqiil yhy odaygaygu markuu wxkasta sameeyo ama bedelo
@foziasalad1152
@foziasalad1152 10 месяцев назад
Fariid baad tahay dumarka u hadad ash Inadeer Run taad sheegta I support you ❤
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 10 месяцев назад
Gabadha soomaliyed guurka dhib mahane wax dan ugu Ma jirto oo waa Sidii inay adult daycare ka shaqeeynayso waxay maantoodhan asaga iyo familkiisa ayey u adeegaysa
@nimoali9900
@nimoali9900 10 месяцев назад
Asc habo waxad diragalisa weyn utahay gabdo bdn oo somaliyed on aniga kamid ahay waxa tahy qof kaliya runta kagaban mar waliba wan kuduceya Illah hakuxafido cimri deer iyo cibado saan Allaha kusiyo habo mcn Allah dartis ayan kujacllahy ❤
@sweetlife2327
@sweetlife2327 10 месяцев назад
Hawo was Adam companion, they create humanity with the blessings of Allah. They needed each other. If Adam was sufficient then humanity wouldn’t exist.
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 10 месяцев назад
Horta Wax lama dhalee❤ ubad aya ladhalaa war iska aamus waxba Lagaa Faaiidimayee Amu Aamusnida ku Fiicnaa Kani 2 Baduba Faiidey ku Qabaan Rqga soomaalida Hadal wanaaga maxa u diidey Ishhhhiish ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 10 месяцев назад
Can u please show us how to make yr special banana bread ??? ❤❤❤
@rodaismail8151
@rodaismail8151 10 месяцев назад
You know what they say, the beauty of the woman is her hair. Masha Allah
@selflove1623
@selflove1623 10 месяцев назад
Alaa farhiya absie allow hanaga qaadin, you are amazing, alow codkarnimadaada iyo caqliga kuu daà farhiya mashalh
@fertunali1007
@fertunali1007 10 месяцев назад
Masha alaah naag nool batahay hadii aad taqano waxad dooneyso oo aad sameysatay alahuma barik
@faisakasim2138
@faisakasim2138 10 месяцев назад
True walaahi. Caqliga ayey curyaan ka yihiin.
@nasragulled2811
@nasragulled2811 10 месяцев назад
Marka doobka uu yahay Waxaa la yiraahdaa Maad iskaabulnimada ka baxdid oo mid bariis kuu karisa raadsatid
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 10 месяцев назад
Subxanallaah waa inuu diinta bartaa qofkaa duleystey dumer badan Boqor kuye
@magicspell7940
@magicspell7940 10 месяцев назад
Freedom over everything❤
@asiilmahir6072
@asiilmahir6072 10 месяцев назад
Istaqfurulah balayo faido idinku qabtay kadabiin😢😢😢
@samiiro18
@samiiro18 10 месяцев назад
Abaayo nimanka nacnac bey meesha ku hayaan❤ Allah haku raajiyo abaayo❤❤❤
@ashaomar6719
@ashaomar6719 10 месяцев назад
Maasha Allah be shifaa waa caafiya. Wax kasto waa ceeb ey ku dhahayaan freedom ka yeey ka qaadin.❤❤❤
@amirah_ash6346
@amirah_ash6346 10 месяцев назад
Fathiyaay I love you walahi. Your words made me emotional please noosoo Badi Dulayste ma yaqaan Ilaahay Islamnimo akhlaaq laguma korin. Waa ina cabdi khasaaro oo Hooyo ciilan baa korsatay.
@Ahmedj48
@Ahmedj48 10 месяцев назад
Hebel cali dacar meel walbo kuu ku dayacanyahy dulayste dheh kusoco mom I love you
@Mind-youbusiness
@Mind-youbusiness 10 месяцев назад
Habo I’m happy you was hard to get the second time! can you please make a video of tips how to make it hard for these men because they really like it🤣
@fathiyayusuf2655
@fathiyayusuf2655 10 месяцев назад
Asc fatxiya nimaku inaga ubahan dumarka sababtuna isaga oo iskavylo ah oo hadad gadhigisa ad gasho dharka wasqdu ka buxdo ayu gabadh gursada markasu nin noqda nadif badan
@jamilojama6323
@jamilojama6323 3 месяца назад
Asc, Ilaahey ha laga nabad galo Waa jaahil nino waayo illahey SWT baa quranka nooga sheegay. Kala dadaalaa naftiina iyo ahelkiina cadaabta. we gave you this worldly life to get tested and everyone is shepherds to what has being given tho will be asked how you dealt with. Qua anfusakum wa ahlikum Nara. May alaah save save us from depth of hellfire. Amin
@rodaismail8151
@rodaismail8151 10 месяцев назад
Look at the way he is dressed..
@SamraaOmar
@SamraaOmar 10 месяцев назад
Subhaanalaah Walee waa cajiib nin sidaas uhadlaya oo meel soo fariistay waa wax laga xumaado, gabadha iyo wiilkaba waa ufaaiido guurka welibana gabadha ilmihu kuma abtirsado marka ayada iyo asagase waxaa xaq badan ka hooyo ahaan waa gabadha intaas waa inuu gartaa Ninka caqliga usaaxiibka .. wbt
@maryambrahim82
@maryambrahim82 10 месяцев назад
Fathie is right these fellas are lost ....they will be history if they dont change themselves
@nimosuleiman
@nimosuleiman 10 месяцев назад
Masha allah wll allah haku xafido lamanahaaga farxad ku waara
@faisakasim2138
@faisakasim2138 10 месяцев назад
Fathia abaayo kaliya hasheega danta gabadha kaliya ey ku qabta?
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 10 месяцев назад
Masha Allah 💖💖💖
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 10 месяцев назад
Raagu masuliyadii ilaahay saray inbaadan ayaa ilowday oo an dintaba baran markaa ragu masuliyada saran inay gartan ayaa roon ee ilaahay dushooda saray ayna noqdan dad guuriga ilaa dowalda cadalad ku dhaqa ilaahay xaqa haa garan siiyo Amiin Amiin
@fatimajama5169
@fatimajama5169 10 месяцев назад
‏سبحان الله ذو القوة المتين العليم ما في السطور
@nimosuleiman
@nimosuleiman 10 месяцев назад
Gabadhu iyada dan ku qabta ku laha yaab bal dee iska.daaya dheh waxani waa bilaa caqli subxaanallah bal waxay ku hadlayan
@shay2022
@shay2022 10 месяцев назад
My Allah bless you
@aminamahmoud4382
@aminamahmoud4382 10 месяцев назад
DULEYSTE CAN not afford me I am single with a good job
@Umu548
@Umu548 10 месяцев назад
Sheik mustafe ayaa horey u sheegey somaida waxey wareeystaaan dadkooda waalwaalan wlhy been maaha ninkaan lawareysanayo waa nin dhawac qaba san is leeyahay guurka rag faida kuma qabo hadal qof caqli leh ka yeelaya maaha guurka waa wax illahey subxnlhuu watacalaa baneyey lakin raga ayaa waxey noqdaan kuwo aad ugu bahan ah madama howlaha qaar eeysan ku fiicneeyn🥰
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 10 месяцев назад
Nimankan leh dumarka ayaa ka faaiida guurka anigu dalkii ayaan teg somaliya meelo badan ayaan maray nimanku waxay raadinayaa hablaa yaryar midba Tayka shaqo badantahay waxaa soo basaasaya islaamo basaaasina oo dulayste uraadinaysa gabadhyar oo wax guur kusheega lagu kaxaysto ileen islaantani faaraxbay ka daashay oo meela udhaafi waayey siday maryaa ugu dhaqaysay markaa culayska farax waa inay guurka jaariyada u masaafurisaa .markaa nimanka caynkaasa ayaa leh aan keligood noolankarin kama faa iidni guurka .kuwa qurbaa joogani waa irmaaye keliya caruurtuunbuu dhalaa welfare ka ayaa ka masuula rerkiisa
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana 10 месяцев назад
Good job fathie
@nasragulled2811
@nasragulled2811 10 месяцев назад
Inaad guursato danteenaa ku jirta Jazakallah khair
@Haboon_deqa
@Haboon_deqa 10 месяцев назад
Mansha allah runta raga usheg runta weeye dhibta ❤
@caishocawil1806
@caishocawil1806 10 месяцев назад
Kaliya wexey uguursadaan nimanka soomaliyeed in ey helaan naag shaqaalo unoqota oo ey bahdilaan
@nimosuleiman
@nimosuleiman 10 месяцев назад
Kali bayna jogaan gabdhaha somaliyed haduu jogana faiido maleh badan kodu
@shay2022
@shay2022 10 месяцев назад
Xoriyad ❤
@shay2022
@shay2022 10 месяцев назад
Gabadhaa kaligeed Nolan karta
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 10 месяцев назад
Masha Allah keep going abaayo
@Chollwere8520
@Chollwere8520 10 месяцев назад
Somali men the have to build the own country
@raysQowow
@raysQowow 10 месяцев назад
Mash Allah farhiya
@habonsudi3399
@habonsudi3399 10 месяцев назад
Noolow Fatxiya Cabsiye ❤️❤️❤️
@AninaHareed
@AninaHareed 10 месяцев назад
Absolutely free i'm free❤
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 9 месяцев назад
Raga caalmku intay dayaxa hiigsanayan qarna gaadheen nin soomali dumarka ayay faraqa haystaan subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 10 месяцев назад
Xayati qaali waxad lahadleysaa Dad maskaxdodii Dhimatey 1000 Sano kahor 😅😅😅
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 10 месяцев назад
Kkk gabadha somaliyed ajinabiga dani ugu jirtaa aduunyo. Ku yaaca Garoob nimo waxad ka faaidaan wala arkiye. Waxa ku xiga gabadhii waxa uso fadhiistay hee oday laandheere ah oo cad ama madaw
@rodaismail8151
@rodaismail8151 10 месяцев назад
Fathia, my sister, I love banana bread. Can you send me the recipe 😂😂😂😂 I promise i won't sell it.😂😂😂
@waynakaa2156
@waynakaa2156 10 месяцев назад
Habo aniga waxa xoog iga caraysiya markay ujeedada fahmi waaayan oof😡 imika bal sheekada ninkan markaad soo dhigtey Facebook ayay adiga dib ku cayayan Somalidu masgax ay wax ku fahman malaha .Habo ilaahy haku daayo qimaha iyo ujeedaada inta fahmaysa iska yar
@aminamahmoud4382
@aminamahmoud4382 10 месяцев назад
Keep up the good work
@shugrimohamed7357
@shugrimohamed7357 10 месяцев назад
Waa nin caqli badan lahayn gabadhaa faaiida badan ku qabta? Ma fahmin maskaxdiisa sidey u shaqeyso
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤ maashaalaa
@muudahir7081
@muudahir7081 10 месяцев назад
Maila aragten dumarka midii ayaha dumarka ka hadasho waa feminist lkn ninka wuxu rabo hadu iska sheego waa libaax losowada qora😂😂😂😂😂😂
@SoznJmc
@SoznJmc 10 месяцев назад
Horta waxaan kayaabay soomalidu maxay usoo dhaweeyaan kooga maan gaabka ah ama ay aqoon diineed iyo tu maadi ay ku yartahay. Cajiib. Taa waxa kasiidareen jaahiliinta dhag weyntaa ee aan hadalada dhuuxin ee qaata jaahilkoodu marku wax sheego. Ilaahaw naga qabo.
@SoznJmc
@SoznJmc 10 месяцев назад
Dee waa rag hadh iyo haben ka fikiraya hawalaha waa weeyn . Qasab markaa dumarkii ayaa raqiis u noqdey. Ileen ninku haduu xoog maal, dantiisa yaqaan yahay xabada uu helo qiime ayey u leedahay. Taa ogaada
@batman17849
@batman17849 10 месяцев назад
That's call a life skills.
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 10 месяцев назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi waan qosley ❤ farxiya waxatahey fariid
@hodanahmed1380
@hodanahmed1380 10 месяцев назад
Naagaha soomalida dhibahaysta Dulayste odhan bainta kaladlada
@fahmamahamed7181
@fahmamahamed7181 10 месяцев назад
War anaga yab aragney 😂😂😂😂
@FaadumoMohamud-eq3de
@FaadumoMohamud-eq3de 10 месяцев назад
Ala farxiya kujecliyaa sidaa runta oga hadashid
@sahrahassan4535
@sahrahassan4535 10 месяцев назад
Isku mid maaha qarban kaatagayn nimanka soomaliyed
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 10 месяцев назад
Ilove yuo too ❤❤❤
@halimaosman5686
@halimaosman5686 10 месяцев назад
Alla maxaad run sheegtay
@fousiaibrahim4711
@fousiaibrahim4711 3 месяца назад
😢Laacdudiidayiyi somli ukusoo ibiilhaa wafxalo
@ilhansalah6329
@ilhansalah6329 10 месяцев назад
Asc walal fathia mahad sanid walalo waxaad tahay suitable fiican ayaad utahay somalida
@Umu548
@Umu548 10 месяцев назад
Guurka raga san uguma jirto 💁🏽‍♀️💁🏽‍♀️💁🏽‍♀️ hadaa xagee la aadi laheyd baahida ilahey kugu abuurey wuxuu sheegayo xataa mayaqaan xataa asaga oo og wax uu sheegayo aan ogeyn
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 10 месяцев назад
Fatxiyey hana qamaamin masaakiin baan nahay
@khadrasalax9738
@khadrasalax9738 10 месяцев назад
😂😂😂 waa yaab
@najma649
@najma649 10 месяцев назад
iyadaba wey guursan
@najma649
@najma649 10 месяцев назад
wuu iskudayey
@samirr546
@samirr546 10 месяцев назад
Waxay si fiican u yaqaanaan in ay dadka ehelka ah isku diraan si ay meel uun jago ama boos uga soo baxo!!!!!!!
@AninaHareed
@AninaHareed 10 месяцев назад
Marshala
@saboismail4776
@saboismail4776 9 месяцев назад
😂😂😂 farxiya waxan ku qoslay inan aan walaalo nahay aya waxay ahayd birthday geedi waxay noqotay 32 years, ninkeedi yada qabay baa ku yidhi oh 32 baad noqotay walee gabawday oo waxba kuguma hadhin hadi 2 laga helo ayaabad nasib ledahy , 20 jir bay ahyd marku gursanayay ,6 caruurna way udhashay 11 sanay isqaban,isagana waa 36 isagaba kawayn hadi age la eego. Arinta bal kawarama gabdho. Thanks.
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 8 месяцев назад
iyaka ma gaboobaan miyaa😆 marka 32 waa gaboow 😆 dee u sheeg da'da uuw allaah u dooray ehlu janah oo ah da' mida u wanaagsan waa 33 waana dhalin yaro mida uku wanaagsan
@SamraaOmar
@SamraaOmar 10 месяцев назад
Nin kaligiis manoolaankaro sidaas darteed yaa feertiisa meesha jilicsan looga abuuray Umuhaatul Xawaa marka maskiinkan wuu iska hadlay uun wbt
@letsplay8629
@letsplay8629 10 месяцев назад
Labaduba way isku qabaan not only gabarta
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 10 месяцев назад
Farxiyo.. Su'aal Ilaah meeqa dumara ah buu u baneeyey in ninka raga Aha inuu Guursado?😊
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 10 месяцев назад
Somaliga 1, badankoodana zero
@abdulkadirdirie6146
@abdulkadirdirie6146 10 месяцев назад
Abti Farxiyo, raga Muslimka ah 4 naag baa loo, baneeyeyee maxaa zero ka dhigay, Xaruriciintii bigroohinka ahaana xaga jannadana way su'gayaanee!!!
@samirr546
@samirr546 10 месяцев назад
Afar ugu badnaan xasuusnow waa Ninka raga ah !!!!!
@AsMo8888
@AsMo8888 10 месяцев назад
@@abdulkadirdirie6146jannada dumarka ayaa ugu badan. 1 nin 2 xaas oo beni aadam ayuu qabi doonaa marka ragga badankooda jannada maba tagayaan
@aminayusuf517
@aminayusuf517 10 месяцев назад
@@abdulkadirdirie6146ninka ragga ah weeyan ka loo baneeyay adeer not somali dulayste, isagu xataa 1 ma awoodu somaligu 😂
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 10 месяцев назад
Kani waa mid cawaan ah, gabadhaa survive ta nimanku wayba luuf-luufaan markay kelyoobaan. Miskiin kani waxba ma oga. Kkkkk
@najma649
@najma649 10 месяцев назад
ninkan wuu qaldan yahay
@sahraonline
@sahraonline 10 месяцев назад
Caruurta caanaha ka cabbaan😂😂 ma nooli @fathia caadi ma tihid
@KadroDirshe
@KadroDirshe 9 месяцев назад
❤❤❤❤
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 10 месяцев назад
GABADHAA DAN KU QABTA WAXUU KA WADAA ARAGTIDEYDA IYADAA CARUURTA LOOGA TAGI OOYI CULEYS WADI WAYNA SAMEEYAAN
@najma649
@najma649 10 месяцев назад
gurigeeda jaariyad ayey katahay sidaasay kugaboo day
@rodaismail8151
@rodaismail8151 10 месяцев назад
I think he needs to focus on getting himself in shape. Look at his life, on a truck with no place to take a shower and eating fast food. So, how dare he is going to say that the value of the woman goes down after she gets divorced. Is that includes all his females in his life?
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 10 месяцев назад
Noo soo qor aan samaysanee bi shifo
@nima3696
@nima3696 10 месяцев назад
Naagti uu guursaday aya dhiban ....😅
@amalali450
@amalali450 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mounahassan8637
@mounahassan8637 10 месяцев назад
SAX SAX SAX SAX SAX ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@leylaa3666
@leylaa3666 10 месяцев назад
Saxaw hana
@filsouna.5970
@filsouna.5970 10 месяцев назад
Talow ragga somalida yaa ugu sheekeyay dumarka fa’iido ku qaba guurka!! Waar labada qofbaa wa isku bahanyihiin mideeda kale habluhu guurka ragga somalida hawl mooye waxba la idinkama fa’iido.
@AninaHareed
@AninaHareed 10 месяцев назад
Sax❤
@najma649
@najma649 10 месяцев назад
gabadha
@AninaHareed
@AninaHareed 10 месяцев назад
Oooooooh
@mklsl3663
@mklsl3663 10 месяцев назад
War hadii dan ugu jirin maxaa ku geeyay meesha 😂😂😂😂wax been ah ayuu ka dhaadhiciyay
Далее
ОТПРАВЬ СВОЕЙ ЛП/ЛД
00:10
Просмотров 250 тыс.
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
Naagta 4 Jeer Waa In La Garaaco 🤔☹️😡
27:33
Просмотров 12 тыс.
GUURKA Fathxiya Cabsiiye
14:31
Просмотров 46 тыс.