Тёмный

Ha dilin neefka cayilan: Do not kill customers ! 

Somvato Institute
Подписаться 43 тыс.
Просмотров 2,8 тыс.
50% 1

🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
✅ ENGLISH COURSES:
learn.somvato....
✅ BUSINESS COURSES:
learn.somvato....
✅ PERSONAL DEVELOPMENT COURSES:
learn.somvato....
✅ TECHNOLOGY COURSES:
learn.somvato....
BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
🌍. www.somvato.com
🌍. www.bravogroupi.com
Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
+252612253334
+252612253332
Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Nagala soco goor waliba:
FACEBOOK:
/ bravogrouponline
FACEBOOK:
/ @somvato
TIKTOK:
/ somvatoso
WEBSITE: somvato.com/
Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
🚀 learn.somvato....

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 16   
@Falastiinhaxorowdo
@Falastiinhaxorowdo 2 месяца назад
Dhaqamada aan u fiicneeyn Macaamiilka markii larabo in wax laga iibiyo Tix yar ayaan ku cabiray Waliba aan sharaxayo Qofaan ii dadaaleeyn Oon ii diyaar noqon Qorshihiisa igu darin Ninkii day dayaayoow Alla doonis xumidaa Qofaan ii dadaaleeyn =Yacni shirkadiisa ii amaanayo Oon ii diyaar noqon =Yacni mideyda aan ka fikireeyn Qorshihiisa igu darin =Yacni xalkeeygaba aan ku jirin Ninkii day dayaayoow =Ninkii rabo inuu saas wax iiga gado Alla doonis xumidaa =Alla Maangaab maxaa tahay Mahadsanid Macalin cabdu wahaab
@cabdallacaamir1470
@cabdallacaamir1470 2 месяца назад
Mashallah
@cabdallacaamir1470
@cabdallacaamir1470 2 месяца назад
Jazakallahu kheyran.
@IsmaaciilYuusuf-zf7se
@IsmaaciilYuusuf-zf7se 2 месяца назад
جزاك الله خير استاذي 🎉
@AbdurahmanShukri
@AbdurahmanShukri 2 месяца назад
Mahadsanid
@yasinmaxamed4395
@yasinmaxamed4395 2 месяца назад
Waad ku mahadsan tahay sidaad nooga faaiidaysay aqoontaada waxaan kaaga markhaanti ka cayaa in ay jiraan ciladaha aad Sheetay waayo waxaan maamulaa shirkad ganacsi
@engahmedabdiali7917
@engahmedabdiali7917 2 месяца назад
Mahadsanid ustaad c wahaab. Waad noo faa'iideysay. Waxaan u baahnaa haddii ay suuragal tahay cinwaannadan in wax laga yiri iyo in kale. 1- anoo shirkadeyda ammaanaya,shirkada kale dhalleecayntooda ma iga nabad geli karaan?
@muktardiyad93
@muktardiyad93 2 месяца назад
Ostaad marba Hadi ad erey kale u weyday ereyga "neef" for customer , I hope that's the right definition and why Somali Entrepreneurs are bringing home expired and non -quality stuffs like (Food, medicine, clothes, plastic and etc) . But in academic language the word (neef) to define customer is psychologically wrong. I hope you agree that error.
@osmanhusseinabukato
@osmanhusseinabukato 2 месяца назад
I myself thought he meant the Arafo goats!
@Ahmed-bo1zs
@Ahmed-bo1zs 2 месяца назад
​@@osmanhusseinabukato😂😂😂
@cilmiiyoxikmad1406
@cilmiiyoxikmad1406 2 месяца назад
Kaleexda prof. Ka waa runtiise, runta maa ku neceysiin. Acadimic miyaad asaga kabadisiin mise cilmi.
@muktardiyad93
@muktardiyad93 2 месяца назад
@@cilmiiyoxikmad1406 thank you for defending Prof ,Hon.Abdiwahab my mentor but what I firmed about is the word used , is it appropriate to the society? Second thing I stressed out is those merchandised men who import expired goods , by the word ( neef) according to them , yes we are(neef)and they suppose to carefully care us inorder not to loose us because we blindly buy the non quality stuffs they brought the country. I Personally have no ill towards the prof but I claimed the used word .
@osmanhusseinabukato
@osmanhusseinabukato 2 месяца назад
​@cilmiiyoxikmad1406 wll caay igama ahayn ee hordhaca video-ga ayaa sidaas ila noqday habeen Carafana way ahayd, markii dambe ee uu toos u dhex galay ayaan fahmay ulajeeddada, Dr. Cabdiwahaab waa macalinkeyga aan ixtiraamka gaarka u hayo ee yaan qalad la iga fahmin sidaan aniguba markii hore qaladka u fahmay, mahadsaniidin.
Далее
Think Fast, Talk Smart: Communication Techniques
58:20
Philip Kotler: Marketing
57:30
Просмотров 2,3 млн
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Просмотров 89 тыс.
Sheekada Maansada U Dul qaado Caashaqa Abwaan Jiheeye
11:16
ليش مافي علاج للسرطان؟
32:31
Просмотров 1,8 млн