Тёмный

Habaar waalid ⚠️ || Qiso Cajiib ah 

ILEYS
Подписаться 156 тыс.
Просмотров 37 тыс.
50% 1

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
...
For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Опубликовано:

 

7 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 177   
@salmaharet9595
@salmaharet9595 8 месяцев назад
Nio wlhi malin kheer qabto bad RU-vid kuso birtey oo wxn ka raystey hesihii. Thanks sxp ❤ hormar wacan ban ku rajayna I.a ❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 8 месяцев назад
Markaa illaahy awlaad weydisnyso ku dar kuwaa saalixina in illaahy ku siiyo
@adamabby2248
@adamabby2248 8 месяцев назад
Waa qiso xanuun badan Allah kheyrka haina waafajiyo .Allah khatumada kheyr ha inoga khatimo.
@suldaanka7
@suldaanka7 6 месяцев назад
Nuux anaa lay dhahaa subxanlh😂
@Zafiyaqaali
@Zafiyaqaali 8 месяцев назад
I love you ileys 😂aad baan kugu xiranhy naag waxaan ahy ariga raaci taqaano😅mdama nagaha ariga raaco jeceshhy😢😂
@Muhiim619
@Muhiim619 7 месяцев назад
😅😅
@SaaraAakil
@SaaraAakil 6 месяцев назад
Inkaar baad qabtaa waa iga qoslisay walhi 😂😂😊
@mahadshucayb2662
@mahadshucayb2662 6 месяцев назад
​@@Muhiim619❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sumayojama413
@sumayojama413 5 месяцев назад
@@SaaraAakill
@ismahankassim5390
@ismahankassim5390 8 месяцев назад
Ilaah ayaa og waxaan aan ogeen waa iladhaho ilahow owlad salixa nasii haduu kusinina asiga ayaa og sababta 😮 subhanalah
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 8 месяцев назад
Mlmhan duco qaba thy everyday wad so dhigta lkn qosoyinka so dhigto wlhy wan la oya😢😢😢😢😢😢
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@muna607
@muna607 8 месяцев назад
Scw scw❤❤
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 8 месяцев назад
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@nadiiranadiiracllaahi6263
@nadiiranadiiracllaahi6263 8 месяцев назад
Scw Scw ❤
@amranomar3972
@amranomar3972 8 месяцев назад
S.A.W.S ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@manoyarow
@manoyarow Месяц назад
Scw scw scw❤❤
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 8 месяцев назад
Ifiyow waan seexanaya beri insha allah liketa marhoraan.saaray❤❤
@Cadnaan19
@Cadnaan19 8 месяцев назад
Qisadaa sxp waan ka naxaa 😢 marna waan ku farxaa😮 alle caqligaaga iyo maskaxdaada ha dhowro❤❤
@ClmaalikClfataax
@ClmaalikClfataax 8 месяцев назад
Mashaa allaah wilkeena dalka ayan nuurisay jazaaka allaahu qeer qiso kasta sidan dalka noogu nuuri inshaa allaah
@abdiawed7724
@abdiawed7724 8 месяцев назад
Sxb hore u soco waad sheeka fiican tahay muhiimadaad ka racdaa si qurux badAn
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 месяцев назад
Kanal keygi wan u xisay 😢thank u bro for kutuchanua indha furida 😢
@Xaliish
@Xaliish 8 месяцев назад
Ani qisada hada like lee saarikara le bari ayaa howl kuqabana😂❤❤
@cashoahmed21
@cashoahmed21 8 месяцев назад
Naa isku midaa nahay wllhi😂
@Xaliish
@Xaliish 8 месяцев назад
@@cashoahmed21 Saas waa 😂
@alfanaancowke
@alfanaancowke 2 месяца назад
😢 hye ma daawaday naxariis laawihi saalim ahaay
@hafsaxubi7827
@hafsaxubi7827 8 месяцев назад
Asxaabta wll ifiye iso duceeya maalmo waan caajisanahay inuu illaahay icaafiyo insha allaah
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 8 месяцев назад
Rabi haku cafiyo mcny
@karinaali63
@karinaali63 8 месяцев назад
Horey u soco brother doing great job I like your story always
@JimcaalCabdicilmi
@JimcaalCabdicilmi 8 месяцев назад
Asc walaashay iyo walaalkay
@Amandacadey
@Amandacadey 8 месяцев назад
Wcs
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 8 месяцев назад
Wcs ❤
@xamda1795
@xamda1795 8 месяцев назад
Yeeeees caawa anaa u horeeya ifiyow waan kusalaamay wll 😂❤😊
@MaxamedXusen-cn6dc
@MaxamedXusen-cn6dc 2 месяца назад
Aamiin yaa Alaah
@asiayusufhaji9055
@asiayusufhaji9055 8 месяцев назад
Ameeen ya Allah
@Ubax-Yousuf7wb6l
@Ubax-Yousuf7wb6l 6 месяцев назад
Aniga wxa ila dhashay wiil kaas Oo hooyadey sida kan Oo kle u dhipay markasta wax ayuu samey markasta qof ayuu wax u gesta just wuu xiran yahay Oo waxa loga shakiyey Nin la dilay labo beri ka hor in uu lug ku leyhy marka igu soo duceya wllyal in alle kaso hanuuniyo xumaanta 😭🤲🏽
@Dancingpizza2015
@Dancingpizza2015 6 месяцев назад
Allah soo hadeeyo hoyana u ducey dheh marwalba
@marizhalpi
@marizhalpi 8 месяцев назад
Waxan ahay qofkii uhoreyey oo comment sooqora cawa qisadan like sarayaa bari barqadii dhagaysanayaa insha Allah
@dayless_funs
@dayless_funs 8 месяцев назад
inshallah anigaba beri un daawan Raba 😂
@Cadnaan19
@Cadnaan19 8 месяцев назад
Waa soo dejisataa miyaa anoo kle tahay😂😂
@marizhalpi
@marizhalpi 7 месяцев назад
@@Cadnaan19 Maye masoo dagsado like saraa subixii dawadaa
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 8 месяцев назад
IFIYE SXB SARE RUNTI SHACAB WEYNAHA KUGU XIRAN WAY KUGU FAANAAN RUNTI SXB QISOYINKA AD NOSO GUDBIDISID WAXANKA HELNAA KHIBRADO IYO WAAYO ARAGNIMO AAD U WEYIN RUNTI HABENKA AY XISADA NAGA BAAQATO WAX DHACAYSA HURDO LA.AAN SXB HORAY SOCO❤❤❤❤❤❤❤❤
@JuweyriyoJuweyriyo
@JuweyriyoJuweyriyo 8 месяцев назад
Asc ifiyow❤😊
@ILEYSS
@ILEYSS 8 месяцев назад
Wcs wll
@ibrahimmahmoud114
@ibrahimmahmoud114 8 месяцев назад
ءاميين يا الله
@SaynabAhmed-fn6jj
@SaynabAhmed-fn6jj 3 месяца назад
Kkk anigana magacaygu makujiraa inta taqano
@Cfitaax-kc4xw
@Cfitaax-kc4xw 5 месяцев назад
Inta ilmaysey😭😭😭😭
@cashiryusuf6645
@cashiryusuf6645 3 месяца назад
Adigane ifiyow cod cajiib aya Allah kusiiyey ee is kaga qanac sanow oo na maqalshii malin walpa 😅
@Nazii-z7r
@Nazii-z7r 5 месяцев назад
Qisadan hadda dhageysanayaa😂😂😂❤xanun badnaa😢😢
@CumarCabdiraxman-u6w
@CumarCabdiraxman-u6w 8 месяцев назад
Jasakallaj khayr bro so qisoyinki hackerska ma ilawdy
@CabdicaziizMohamed-ep2rk
@CabdicaziizMohamed-ep2rk 7 месяцев назад
دليل انما أموالكم واولادكم فتنة والله عنده اجر عظيم دليل اخر وعسى أن تكرهوا شيئا وهو خير لكم وعسى أن تحبو شيئا وهو شر لكم
@Darinelamar22
@Darinelamar22 7 месяцев назад
Story teller baa tahay masha allah ❤
@Caasho-d5l
@Caasho-d5l 8 месяцев назад
Subahanallah
@XamdiShiqcali-b7q
@XamdiShiqcali-b7q 7 месяцев назад
Aboowe Ilyas ihey hakuxafdo❤
@Laaki-ny4xh
@Laaki-ny4xh 7 месяцев назад
سبحان الله 😢😢😢😢😢😢😢
@HanaanMuhammadadan
@HanaanMuhammadadan 8 месяцев назад
Golden voice Qisoyinkaga imaba dhaafan
@naimaabdullahi7984
@naimaabdullahi7984 8 месяцев назад
Subxanallh waalidka waa cajib habaarkisa 😢
@housseinali4145
@housseinali4145 8 месяцев назад
Kulanti wacan walalkey mahadsanid ⭐️ 🫡 👑
@FarhiyoFahimo-kx8mk
@FarhiyoFahimo-kx8mk 8 месяцев назад
Qisadada ifiyow wanku seexdaa😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 8 месяцев назад
😭😭 Allah ha una xariisto dadka uu diley wiilkaas🤲
@SafiyoQaali-p5l
@SafiyoQaali-p5l 8 месяцев назад
Ifiye soo dadaal walaalkey habeen walbo nosoo gali qiso dheer👍
@SumayoFarah-rg4de
@SumayoFarah-rg4de 7 месяцев назад
ILOVE ILAYS
@canabcali9777
@canabcali9777 8 месяцев назад
Wcs wr wb Ana uhoreeya ifiyaw kujeclahay huuno wlhi alle Haku dhawro aduun iyo aqiraba😊❤❤🎉
@deeqamohamed7314
@deeqamohamed7314 8 месяцев назад
Shukran ifiye
@AnFacMaxaMud-j9g
@AnFacMaxaMud-j9g 7 месяцев назад
Ifiyaw aad baad u mahadsanthy ninyahaw
@MaryamaCabdinaasir
@MaryamaCabdinaasir 8 месяцев назад
Ileysoow ilaaheey haku barakeeyo ❤
@NimcoCbdiqader
@NimcoCbdiqader 8 месяцев назад
Ifiye abowe alle alle haku barakeyo janada usku arki doonnaa dhamanten insha allah💚💙💜❤
@fartuunabdiraxmaan244
@fartuunabdiraxmaan244 8 месяцев назад
Waad mahadsan tahay wll
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 8 месяцев назад
Wlhi wn qisaaya gabadhii uu dilay saalim wn iska qiyaasay iney wax qortay
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 8 месяцев назад
Ilahayo awlada qeerqabta na sii oo baari ah kuwaan hesanana baari noga dhig 🤲🤲🤲😥😥😥thank you bro ❤❤❤
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 8 месяцев назад
Mr jana ulipotea wapi, am addicted to your stories wana dont want to miss one night
@FarhiyoFahimo-kx8mk
@FarhiyoFahimo-kx8mk 8 месяцев назад
Waa kuwataa pwe ifiye😂😂😂❤❤❤
@SumayoFarah-rg4de
@SumayoFarah-rg4de 7 месяцев назад
Wlh waa murug iyo tiiraanyo
@faargaar1243
@faargaar1243 8 месяцев назад
Ma sxb waa qiso aad u wanaagsan
@AbdiwarsameAfrah
@AbdiwarsameAfrah 6 месяцев назад
Horta soomaaliya qiso ma kadhacdo miyaaa😂😂😂😂
@kinsiosman1063
@kinsiosman1063 8 месяцев назад
❤️❤️❤️
@Abdinajiib-kq7dv
@Abdinajiib-kq7dv 8 месяцев назад
Masha allah tabaarakalaah wll
@AhmedAbdullahiomar
@AhmedAbdullahiomar 3 месяца назад
🥰
@watchchannelone6970
@watchchannelone6970 8 месяцев назад
Tan adigaa nagu dull sameeyay ifiyow ee shekoyinkaagii hore khatarta ahaa ku noqo
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 8 месяцев назад
Wcs 🤝 ifiye
@sumayojama413
@sumayojama413 5 месяцев назад
WayahayWayahay😂😂
@miskishaafici
@miskishaafici 8 месяцев назад
Wxan qisadada kucirnadaba manta xafadyda meshan ka arkaa woow ❤
@_Khaalid
@_Khaalid 8 месяцев назад
Waanu saarey sxb
@Ur_fvv_Hina
@Ur_fvv_Hina 8 месяцев назад
Ileyskii RU-vid ❤️
@miimoabdule
@miimoabdule 8 месяцев назад
Ifiye wllo se ku heli kraaa😢❤
@queenmunera8415
@queenmunera8415 8 месяцев назад
Wlhi qisooyinka wax bdn ka baranaysaa❤😢
@quenoflucky3953
@quenoflucky3953 8 месяцев назад
Waligayba duhur ma soo jeedin 😄😂😅
@AzmaaapdirihmaanMahamed
@AzmaaapdirihmaanMahamed 8 месяцев назад
Waaw❤❤❤soo badi wl
@HiboGuray
@HiboGuray 8 месяцев назад
شكرا لك ❤
@raxmoaxmed8561
@raxmoaxmed8561 8 месяцев назад
Wcs wll ❤❤ sodhawow ifiyahenee❤😊❤😊❤😊😊❤
@absithech329
@absithech329 8 месяцев назад
Ani haan waxn Ka fahmy in Mukhadaraadku Wax kasta kuu gaynyaan sabb oo dhana tahay mu khadaraadkii uu isticmali jiray
@yaxyemaxamed252
@yaxyemaxamed252 8 месяцев назад
Aad iyo aad sxp ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanadali
@hanadali 8 месяцев назад
Wcs IFIIYE wad Ku mahadsan tahay sida quruxda badan aad qisooyinka NOLA wadagtid wan saara like ta muuqaal kasta aad soo galiso wad mudan tahay sxp🎉👍
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
@ShaaficiMaxamed-ub1wx 8 месяцев назад
Sheekooyinkii raga weli kama hayno sida hackeriska😏
@manoyarow
@manoyarow Месяц назад
Subxanallahu allahu akbar❤
@saalimadan8219
@saalimadan8219 8 месяцев назад
War ilaysaw anaalay idhahahda salim waxn ahay 😂14
@AyuubYuusuf-w5w
@AyuubYuusuf-w5w 8 месяцев назад
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 8 месяцев назад
Wlhyi waan ka naxay ilahay ayaan ka maqan galay awalad casii ah😢
@idirisabdiyousuf7946
@idirisabdiyousuf7946 8 месяцев назад
Sheekh mala qayluuladu maha duhur ka dib ee waa barqada
@BahjaHassan-r2f
@BahjaHassan-r2f 8 месяцев назад
Wlhiu wa qiso xanun bdn 😢😭
@muna607
@muna607 8 месяцев назад
Anigu waxan ahay taageerah kowad 200 kun waad gaadhin inashallah goor aan fogen wllkey ifiye qisooyinka qeyb habenkii dhageystaa bar bulshad kale ee waqti lumiskaa qisadan o kale ka jecelhy qeybna subixii markan shaqo hayo dhameysirta maadam ey dheer thy💯🥰
@sahrashinni4895
@sahrashinni4895 8 месяцев назад
Cawa wxn ahay qofkii kowaad oo love Sara commentna ka bixiya.. midkle xly xgge naga aadey ifiiyoow ina adeero😊
@Maxamedyare-s4m
@Maxamedyare-s4m 8 месяцев назад
Ma somali jooktaa iley soo
@abdiawed7724
@abdiawed7724 8 месяцев назад
Nin culus baad tahay
@ibraahimabdullahi5306
@ibraahimabdullahi5306 8 месяцев назад
Zxb qali wku salamay hawada kala saxibay talie
@SahroMacalin-f3b
@SahroMacalin-f3b 8 месяцев назад
Ani walahi duhurki ila casirki Wan jifa Hal malin xata igama baqado alx❤😊
@AbdullahiXaajiAadan
@AbdullahiXaajiAadan 8 месяцев назад
waxan ahay qofkii uhoreeye 35 oo comment soqora😂
@saidabdi73
@saidabdi73 8 месяцев назад
Good job 👏 👏
@Faisal_cade
@Faisal_cade 2 месяца назад
Ileys legenka
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro 8 месяцев назад
Asc asxaabta nasoo booqda waxaad naga helaysan sheekooyin qurux badan
@salmaanosmaan1240
@salmaanosmaan1240 8 месяцев назад
is ku magac ban nahay habar qabaha😂😂😂😂
@Hamda7156
@Hamda7156 8 месяцев назад
😂😭😂
@Hamda7156
@Hamda7156 8 месяцев назад
😂😂😂
@CaaishaMacalin-v6f
@CaaishaMacalin-v6f 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mudane-
@Mudane- 8 месяцев назад
ASC dhamaan ileys channel bar yahan waxaad bilowdeen inaad geela uu sahmisaan dhul qaniinka kuu badan yahay takar tana sidii xoonka uu guuxeeso iwm jwb ifiye gabayadii wey soo socdan geeljire
@ILEYSS
@ILEYSS 8 месяцев назад
Yaa sidaas sameyey wlllow 😀
@Mudane-
@Mudane- 8 месяцев назад
@@ILEYSS waa kaftan geel jire badan ayaa ileys channel kugula sugan geelii wuu daaqayaa mag alle keenay awr 6jir ah baadiyaa iga maqan raadkiina daruur hoortay baa raadkii iga ilduufisay kheyr badan
@fatimaduale7068
@fatimaduale7068 8 месяцев назад
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin Allah hana waafajiyo khayr dhamaantii waxaa laga yaabaa inaysan dhihin allow walad khayr qaba nasii sababtoo ah waxaa fiican markasta inaad dhohdo awlaad khayr qabta isii ama irsiq khayr qaba isii laakiin hadii aad dhahdo allow awlaad isii ama irsiq isii waxaa laga yaabaa mid aad kufidnowdo inaad hesho markasta oo aad Allah wax waydii sanayso khayr kudara Insha Allah alle ayaa og wixii khayr inoo ah
@Asab-jg8ey
@Asab-jg8ey 8 месяцев назад
See you ileys
@SumayoFarah-rg4de
@SumayoFarah-rg4de 7 месяцев назад
Ninkaani waxa qabsaday waa wax uqoron marka halaga digtoonaado walaalayaal
@DARWIISHAD
@DARWIISHAD 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Kingnasser7
@Kingnasser7 Месяц назад
Salim qisadisa realy wa qosal😅😂😂😂
@cabdiraxmaangeediaadangaca8915
@cabdiraxmaangeediaadangaca8915 8 месяцев назад
Sxb codsigayga maa ii tixgelisid qisooyinka hakarada soo badi❤❤😢😢
@jawibila3005
@jawibila3005 8 месяцев назад
Xalay hagee aday bowe
Далее
Jidka safarka ! || Qiso layaab leh
1:06:51
Просмотров 18 тыс.
Muhanad? || Qiso cajiib ah
47:57
Просмотров 29 тыс.
Harley Quinn is amazing.  #cosplay #joker#Harriet Quinn
00:11
Qorshe ! || Qiso layaab leh
59:06
Просмотров 46 тыс.
Qufraan 😲 || Qiso cajiib ah
1:12:29
Просмотров 41 тыс.