Тёмный

HABBOON S2 XALQADA 1-AAD | " HABBOON MAA HESHAY" 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 1,7 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 2,6 тыс.   
@ismaelcawil
@ismaelcawil Год назад
Hal sano ka dib anagoo nool oo caafimaad qabna ayaan daawaneynaa filimka haboon qof kasta waxaan u rajeynaa caafimaad iyo wax San insha Allaah 2023
@leyloxusen3809
@leyloxusen3809 Год назад
M.a alxmdulilh walhi waarun alla ayaa mahad iskale
@fatema29000
@fatema29000 Год назад
Insha allaah walal waqti dheer ka dib cawa nabad iyo caafimaad ku daawanyna
@ifrahibrahim9641
@ifrahibrahim9641 Год назад
Allah aya mahad leeh
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 Год назад
Sidokle wll❤
@inamohamoud5058
@inamohamoud5058 Год назад
Alhamdulilaaah Adigana sdkle walalkeey ❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Haddii aad u jeeddo Magaca Allah love الله💗 ha igala bakhaylin ilaahay dartiis Mahadsanid SAXIIBaYaal ♤♤♤♤♡♡♡●
@suusuukeerowcali6799
@suusuukeerowcali6799 Год назад
I love you allaah and muhamed Sallallahu Alaihi Wasallam
@ubahmohamed8108
@ubahmohamed8108 Год назад
Alahu akbar
@ilhaanmohamed2544
@ilhaanmohamed2544 Год назад
@ruquyoabiikar4612
@ruquyoabiikar4612 Год назад
❣❣❣❣
@ayupomar4053
@ayupomar4053 Год назад
Macquul maaha 🙊🙊sxbkaa ha aaminin oo cad waaye sheekada
@amaarmohamed3666
@amaarmohamed3666 Год назад
S1 Ilaa S2 dadka lasocdo Filimka waa idin salamay 🖐😂😭❤
@hodanisha4621
@hodanisha4621 Год назад
Ka qadnay ❤
@mulkishiiq3710
@mulkishiiq3710 Год назад
Waan kaaqadny
@fartuuncumar4704
@fartuuncumar4704 Год назад
Ka qadnay
@saabiriinsiciid9505
@saabiriinsiciid9505 Год назад
Kaqaday🤝😂
@birqaayeofficial5019
@birqaayeofficial5019 Год назад
Lagaa qaad qrxei
@walalkashacabka
@walalkashacabka Год назад
Qofwalbo oo daawanaayo xalqadaan koowaad waxaan u rajeenayaa caafimaad iyo cimri dheer✌️❤
@Girl_1n
@Girl_1n Год назад
Ameeen abowe sidkle❤🥰
@akramamaxamed
@akramamaxamed Год назад
Aamiin wllky
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Год назад
Kuligeen allah nasiiyo
@Maryaneey-l4h
@Maryaneey-l4h Год назад
Aamiin ya Rabi
@sheynazhamud6806
@sheynazhamud6806 Год назад
Amen skle
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 Год назад
Waxaa jira dad badan oo season 1 inala daawatay aan season 2 inala daawaneen oo alleg inaga jeclaaday alleh ha uwada naxariisto dhamaantood🙏
@xafsaabdi4394
@xafsaabdi4394 Год назад
Ax ax😢 😭😭😭waa runta wlhi ilahow sanadkan sanadkisa kalena cafimad iyo cmri dheer nagu garsi😭😭😭
@polltable82
@polltable82 Год назад
@@xafsaabdi4394 alahuma amin
@zaraquen130
@zaraquen130 Год назад
Wlhy waa xaqiiq aadban unaxay runtii Alle haw naxariisto Ameen
@hannimohamedqeex287
@hannimohamedqeex287 Год назад
Allahuma aaamiin Aaamiin yaa rabil caalamiin 🤲🤲🤲🤲
@princessamalinda5617
@princessamalinda5617 Год назад
sax 😢 hoyadey baa kamida dadkas qabriga alle waasac ha uga dhigo
@ahmednur506
@ahmednur506 Год назад
S1 dad nala daawaday oo aan S2 nala daawan ayaa jiree aan u wada ducayno intuu ilaahay naga jeclaaday😢😢 Allaha u wada naxariisto dhamaantood.
@mohamedabdullahi6893
@mohamedabdullahi6893 Год назад
Alla ha u nxristo inta dhimaty inta kalana alla ha boog dhayo
@barwaqoahmed5859
@barwaqoahmed5859 Год назад
Allah ha u naxariisto wlo dhamaantiid
@xaawosiciid4783
@xaawosiciid4783 Год назад
Alle haunaxariisto inti dhimatay
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Год назад
Dhab ahaan haa Inta dhimatay Rabbi ha u naxariisto inta dhaawaca ahna Allahaa u boogo dhay.
@nimcoabdalla942
@nimcoabdalla942 Год назад
Wlhi ben maha waxa ka mid aheyd walshey aan isla dawan jirnay Ilaahow kunaxariso abyo mcn Janadaa kugeey😭😭
@aichadarar678
@aichadarar678 Год назад
Allah ayaa mahad leh intii iyago caafimad qaba Season 2 u bilowdey intii inaga dhimateyna Allah ha u naxaaristo amiiin 🙏
@sahracabdisamed3928
@sahracabdisamed3928 Год назад
Aamiin yaa rabi
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 Год назад
Amiin yaarabi
@sayfudiinabdiqadir1669
@sayfudiinabdiqadir1669 Год назад
Alle ha caafiyo aaa 😹
@munamuse8188
@munamuse8188 Год назад
Amin yaa allah
@aichadarar678
@aichadarar678 Год назад
@@sayfudiinabdiqadir1669 Allah ha u naxaaristo ayaan ka wadey wll ee wad fahantey u jeedkeyga sow maahin 😏
@mahdra-
@mahdra- Год назад
Dadka 9ka bilood sugayey habboon season two wan idin salaamay😂😅🖐
@ilwaadupdi1155
@ilwaadupdi1155 Год назад
Wka usnay😂🖐
@pretty5027
@pretty5027 Год назад
Wankaa qaadnay 👋😁
@nasriabdirixmaan5210
@nasriabdirixmaan5210 Год назад
Waa kaaqaaday
@sacdiyoxasan6212
@sacdiyoxasan6212 Год назад
Waa kaa qaadney
@Omar-z2d
@Omar-z2d Год назад
Dadka haboon seezon 2 sugayy caafimaad qabtana alx sooqora
@Kaka-g5j
@Kaka-g5j Год назад
Aduun xalkii Season 1 waxan kadawanayay musalsalkan dalka turkiga tahriib iyo dhibato badan kadib season 2 waxan ku dawanaya Finland ano cafimad qaba alhamdulillah
@hamdamuusa5448
@hamdamuusa5448 Год назад
Msha allh wll
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 Год назад
abwe meeshaas seeloomaraa anaa rabeee
@mohzenn77
@mohzenn77 Год назад
Anagaba season 1 puntlnd ku dawady hadana englnd kadawanaya
@Sihaameyy_
@Sihaameyy_ Год назад
Alxamdullilaah noloshu ha kuu wacnaato walal
@queenhooda6476
@queenhooda6476 Год назад
Xafadayda baa wali ku dhax dawanaa 9 bilood kadip 😂😂😂 muqdishoo😫
@ur_ronaldo7-v1d
@ur_ronaldo7-v1d Год назад
HADII AD JECESHAXAY NABII MUHAMMED SCW LIKE SAR 🙏
@Cadceed72
@Cadceed72 Год назад
SCW Scw scwscw Scw scwscw
@rashlulu5791
@rashlulu5791 Год назад
Scwz
@luul-cabdi-xirsi-1560
@luul-cabdi-xirsi-1560 Год назад
Scw
@abdulahiaxmed3944
@abdulahiaxmed3944 Год назад
Scw scw scw scw
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Год назад
sᴄᴡ
@ckhaliqmohamed2814
@ckhaliqmohamed2814 Год назад
Yarabi 2023 sanadkan cusub nabad nogu garsiyo yaa rabi qof kasta hamiga iyo riyooyinka leyahay ilahayow u romeey Ilahow qofkazta hamiga leyahay sii amiin 😍😍😍
@queen-najwa
@queen-najwa Год назад
Aamiin shukran
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 Год назад
Aaamin
@khadarjamac4327
@khadarjamac4327 Год назад
Aamiin yaa rabi
@ckhaliqmohamed2814
@ckhaliqmohamed2814 Год назад
@@queen-najwa 🤲
@hanifariida3003
@hanifariida3003 Год назад
amiin dhamanten walal
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Год назад
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin👍👈
@maryn.humble
@maryn.humble Год назад
😅
@alfanaandhoolayare4457
@alfanaandhoolayare4457 Год назад
Ma ifiirinsysay
@raxmacaday727
@raxmacaday727 Год назад
Yaa na kaa tusay macnaha 🤣🤣
@shukridini7667
@shukridini7667 Год назад
Alxamdulilaaah illaahii nabad iyo caafimaad badan nagu so gaadhsiiyay inta bugta Rabbiyoow no caafi inta caafimaadka qabtana Rabiyoow no siyaadi😍
@maryanabdiyusuf8686
@maryanabdiyusuf8686 Год назад
Aniga ma daawan qaybti kowaad hada rabaa ina la qabsado inta ila mid like isaar😂😂😂😂😂
@ishwaaqhussein8883
@ishwaaqhussein8883 Год назад
Hadan didana 😂
@maryanabdiyusuf8686
@maryanabdiyusuf8686 Год назад
@@ishwaaqhussein8883 ku tuuga😂😂
@mowlidcabduwali7839
@mowlidcabduwali7839 Год назад
Yareey shaah ii keen ❌ Adeer shaah ii keen ✅ Respect
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Wll please subscribe isar
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 Год назад
Yes ani xataa intaas wa diiday
@hassansaacid8412
@hassansaacid8412 Год назад
Inti kufaraxday iney aragto haboon muqalka daxdisa like isar😉
@mahdiahmed538
@mahdiahmed538 Год назад
Lkn meshaan aan ka arkey 🔥
@drswiishmahamed7563
@drswiishmahamed7563 Год назад
Alla habon suber maa qaranaya♥🥺
@fartuunnuur3914
@fartuunnuur3914 Год назад
Lkn suber in ay lajogto ayan kanaxay 🤗🤗
@hassansaacid8412
@hassansaacid8412 Год назад
@@drswiishmahamed7563 asaga qarinate sxp magalo ninkan
@hassansaacid8412
@hassansaacid8412 Год назад
@@fartuunnuur3914 laqabso jawiga😂😂
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Год назад
Shalay le soo xasuustay wlh🥺 Inta ila sugysay is muujiya😁❤
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Год назад
Waa buuxnaaa sxb
@nasriabdirixmaan5210
@nasriabdirixmaan5210 Год назад
Waa nakan
@inamaxamuud4339
@inamaxamuud4339 Год назад
Seson 1 dad Nala daawaday cawana sesan 2 nalama jogan wlee ilahow unaxariiso dhamamtood inaga Khatumo fiican nagu dil 🙏🤲🤲🙏
@nasrinashad3007
@nasrinashad3007 Год назад
Aminn
@nasriabdirixmaan5210
@nasriabdirixmaan5210 Год назад
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@ayaandahir4186
@ayaandahir4186 Год назад
Oo uuwllkey kamidyahay😭😭
@fadumocabdijibar3307
@fadumocabdijibar3307 Год назад
@@ayaandahir4186 ilhy ha unaxariiso
@maryanosopow4717
@maryanosopow4717 Год назад
Aamiin yaa rabi
@HanaadAli
@HanaadAli Год назад
Directed 100% Acting 100% Editing 100% Idea 100% Atitude 100% 👌💯 We can wait Part 2🥰
@aliyahassan6905
@aliyahassan6905 Год назад
M.a it is the very good so nec det oky
@AlhamdulillAh_247
@AlhamdulillAh_247 Год назад
MashAllah raacsii 😅
@cabdishukri5759
@cabdishukri5759 Год назад
@@aliyahassan6905 p0
@farahali5475
@farahali5475 Год назад
Ssd
@ابوانسالصومالي
Waawhabooqadarikadheh
@maxamedosmail9172
@maxamedosmail9172 Год назад
Season 1 school ley baan ahaa Hadana Jaamacad isbadala dareemooyaa😂😂😂😂
@user-vz5sw9kn7j
@user-vz5sw9kn7j Год назад
same😂😂
@falastiinkamaal6141
@falastiinkamaal6141 Год назад
Hhh
@zamzammohamed8998
@zamzammohamed8998 Год назад
Same
@Bilaa_music
@Bilaa_music Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@iloveyouallahalhamdulillah4742
SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amrilabdirizack5508
@amrilabdirizack5508 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️
@isramahamud6551
@isramahamud6551 Год назад
Scw scw
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 Год назад
Salalahu caleihi wasalam
@khalidabdi1956
@khalidabdi1956 Год назад
Scw
@haboniitaabdulaahi332
@haboniitaabdulaahi332 Год назад
Season two Allah cfmda hanuga bilaawo Hana nagu dhmyo insha Allah 😥🤲🤲
@shekh.musdhafaa9557
@shekh.musdhafaa9557 Год назад
i.a
@faizaahmad4466
@faizaahmad4466 Год назад
Aamin inshaAllah sidan filimada u jecelnahay qeyrka allaha no jecelesiyo
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad Год назад
Ameen wll
@raizaqurux3707
@raizaqurux3707 Год назад
Amiin
@mahamoodhoodan2281
@mahamoodhoodan2281 Год назад
Amiiiiin macnto
@caziizaahmed5606
@caziizaahmed5606 Год назад
Imisa qof ayaa bilw ila dhamd season one la socday ☝️
@aaminomaxamed226
@aaminomaxamed226 Год назад
Ani☝
@rakiyahazzanmouse
@rakiyahazzanmouse Год назад
Aniga
@farduusmubarik4915
@farduusmubarik4915 Год назад
Alxamdulilah sanad kadib mantanu cafimad Qab ku dawanayna ilahay cimriga iyo cafimaadkaba hayno siyadiyo sanadka cusubna nabad Qab haynagu gadhsiiyo😍
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please subscribe isar
@nasriali6733
@nasriali6733 Год назад
Hal fikrad ayan ku darsan Subtitle English aha u waayo dhalinta qurbaha ku dhashay ayaa ka faa”iidaysa arinkaaz xata dad shisheeye aya dawan kara MHD ZNIDIIN 😊
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please wll subscribe isar
@naimahassan3107
@naimahassan3107 Год назад
Anigo single ah igu dambysay hda ano family dhamaystiran ah dawana cwo alhamdullilh ilhy cimriga hano barakeyo🥳🥰
@nasteexomaxamed8278
@nasteexomaxamed8278 Год назад
Mnsh Allah rerkii isku badhaadho rayn rayn bdn kunolaada alleh ha idinka dhigo
@fahiimamohamed3559
@fahiimamohamed3559 Год назад
M.a isku waara
@naimahassan3107
@naimahassan3107 Год назад
@@nasteexomaxamed8278 aamen abyo
@abdinasirsiraat8314
@abdinasirsiraat8314 Год назад
Mashallh that's great 😍 congratulations 🎉
@farahquruxifrahapdi6472
@farahquruxifrahapdi6472 Год назад
M.a allh iskukin barkeyo
@ayanahassan2432
@ayanahassan2432 Год назад
Cwa wa jumce an u duceyno dadkii sanad ka hor haboon nala dawady lkn cwa aan adunka nagula noleyn ingana cfimadka allaha no siyadiyo🤲🤲
@habiibahersi3358
@habiibahersi3358 Год назад
Ilhay ha unaxriisto dhaman inta xanuun sane ilhay ha cavio
@ansalhaaji4200
@ansalhaaji4200 Год назад
Ilaahey ha unaxariisto inta xanuunsan ilaahey ha caafiyo
@iskufilanahmed2572
@iskufilanahmed2572 Год назад
Ilahey ha unaxariisto 😭
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Allaah haw naxaristo aamin yaa rabi inga allaah hna siiyo.caafimaad aan mudo bdan kuwada jogno dadkygi
@salmocqaadiraadencadde2174
@salmocqaadiraadencadde2174 Год назад
I am one of those people who was interested in watching a proper movie. Alhamdulillah, we found health and peace in the second part🤲
@itz-salma9094
@itz-salma9094 Год назад
Abaayo aadan cadee wiilkiisa maa ku dhalay😂
@ismadhibto8172
@ismadhibto8172 Год назад
@@itz-salma9094 dhib badnida adi😭😂
@coolvids5549
@coolvids5549 Год назад
@@ismadhibto8172 🤣🤣🤣
@haniahmedwarsame9951
@haniahmedwarsame9951 Год назад
Alx illah aya mahad leh anigo walac ah aya firsan jiray mantanay anigo dhabtay isaran nunaheyga firsanaya ❤
@raxmoabdi7550
@raxmoabdi7550 Год назад
Masha allh hamplyo pyo❤
@almaascdey3211
@almaascdey3211 Год назад
Sido kale kula mid ahy abaayo anigoo walaca manta gabadheyda wada jognaa alxmd
@faliscabdullahi8023
@faliscabdullahi8023 Год назад
Masha allah hambalyo abyo❤Anina allaha isiiyo awlad baariya I.a😍
@sacdiyaabdigeddi6351
@sacdiyaabdigeddi6351 Год назад
Masha allah kula mid ahay
@fardowsofilsan4191
@fardowsofilsan4191 Год назад
كلمتان خفيفتان على اللسان ثقيلتا في الميزان حبيبتان إلا الرحمة سبحان الله العظيم سبحان الله و بحمده ♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please subscribe isar
@_qumanaha
@_qumanaha Год назад
Fimilka kaliya ee somalida iga cajabiyey Mahadsanidiin Astaan, Wxn idinka soo Salamaya Hargeisa Hadh Wanaag👐
@shuaibhussein56
@shuaibhussein56 Год назад
Great film. Kalya wax yra ayaad mooda melaha qaar lamida in ay u bahanthy Editing sida wiilka yra cuntada uu cunayay oo ahy rodhi kaliya oo bilaydhka qayb ka saran
@ladanizhabdinasir2132
@ladanizhabdinasir2132 Год назад
Gobtii reer hargesa masha allH❤️
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 Год назад
Zubeer xaasid Sanaa saaxib fiican ma aha asagaana haboon isla rabo I can't wait next one 😄 😆 Thanks team astaan tv 📺 💙
@youngkillermb7422
@youngkillermb7422 Год назад
Subtitles English ah usameya wxa laga yaba dad ajnabi ah oo jecel aflaamta ama wax ku saabsan somalida iney daawadaan 🇸🇴👑🥰
@mohamedweli9338
@mohamedweli9338 Год назад
I agree with u💯
@ahmedaddow4008
@ahmedaddow4008 Год назад
Xirsi is always my man he switches around the hat once situation seemed serious..
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please subscribe isar
@maryamoabdullahi9094
@maryamoabdullahi9094 Год назад
Nabiga SCW wuxu yiri qofki igu saliya maalin 1000jeer madhimanayo ilaa aan janada ugu bishareyo اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعل ال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد
@suadadan3157
@suadadan3157 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@fardawsamohamud2809
@fardawsamohamud2809 Год назад
Asxaaptii qaybtii hore nala daawaday ee aan nasiib u helin inay season two nala daawadan aan uduceeno in allah unaxRiisto
@faizaahmad4466
@faizaahmad4466 Год назад
Aamin
@munabakal6973
@munabakal6973 Год назад
Amen😢
@hodanisha4621
@hodanisha4621 Год назад
Aamiin ya rabi
@nuurahassankuluc5616
@nuurahassankuluc5616 Год назад
Illhy hau naxariisto wllkey xamuudi kamikaze ah😭
@sumayosusu
@sumayosusu Год назад
Ana ka mida iso duce🥺
@hawakuria3961
@hawakuria3961 Год назад
يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ، ويا مُصَرِّفَ القُلُوبِ صَرِّفْ قُلُوْبَنَا على طَاعَتِك ..♥
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
M a
@nadarmohan5957
@nadarmohan5957 Год назад
Omg after one year we're watching our habonn😭♥️ Thank you astaan♥️😭
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please wll subscribe isar
@kaysexayte1094
@kaysexayte1094 Год назад
Habboon hadaad commentigayga aragto like isaar 😂😂❤
@ishwaaqhussein8883
@ishwaaqhussein8883 Год назад
Hye 😂
@maryanabshirow5467
@maryanabshirow5467 Год назад
Hye🤣
@UmaAsma-z4f
@UmaAsma-z4f Год назад
Haboon ahay
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Allhamdulilaah inago nool o.caafimad qabna inan isu so labany intena xnunsan e muslima allaah ha caafiyo inta dhimatyna allaah how naxaristo aamin yaa rabi
@Mayd_uleye21
@Mayd_uleye21 Год назад
Nabiga ku salli scw ❤️❤️❤️🙏🙏
@sudeysinor7363
@sudeysinor7363 Год назад
Salalahu calyhi wasalam ❤️
@bluenight3007
@bluenight3007 Год назад
Long time we are more missed wlhi welcome back our team haboon season two 🥺❤🔥
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Wll please subscribe isar
@shukrixuseen506
@shukrixuseen506 Год назад
allah allah naga dhigo kuwii nabad kudaawada astaan idinkana bar,go,a naga daaya soomaliyeey idinkana waqtiyada salaada hala ilaaliyo salaamaad asc ❤
@namelos2963
@namelos2963 Год назад
Dad badaan baa jira oo qabtii koowad dawaday oo aan imika nooleen ilaahay ha u naxariisto dhamaan inagana ilaahay caafimaad ha ina wada siiyo🤲amiiin🤲
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Allaah haw naxaristo aamin yaa rabi inana allhamdulilaah inan isu so nabad nqony
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 Год назад
Allaahna hnga dhigo kuwa nabad kusi wada jooga inshlh waayo badan
@namelos2963
@namelos2963 Год назад
@@roodacrixmanmaxamuud6924 Amiin wllo
@MrMudane11
@MrMudane11 Год назад
Astaan tv aad iyo aad ayad u mahadsantihiin. This is an absolute masterpiece. Shaqo qaran ayad qabateen. Your professionalism wa wax aan lagu ogeen dadkena. Dawashada musalsalkan aad ban u jeclahay wan ku enjoy gareya. Thanks again for all the hard work you put in in making this masterpiece.
@darishore814
@darishore814 Год назад
Afsomali kaliya hadaad hadalkaaga ka dhigto maxa ba,aya mise heesti ahed af qalaad aqoonta miya muhiimada wa in lagu fahmo naga badan afsomaliga English ain’t shit wll ugooy marka dadkaaga la hadleyso
@MrMudane11
@MrMudane11 Год назад
@@darishore814 haye wll. Mahadsanid
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 Год назад
Dad badan o xalqadi kowaad inala dhameytay aya hada noleyn ilahay ha unaxaristo wa haben jimcaha ah😭😰😥
@QueenHennaarts12
@QueenHennaarts12 Год назад
Aamin yarabi
@yaasmiinclaahi321
@yaasmiinclaahi321 Год назад
Aamiin yarbi 🥺🤲🤲
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 Год назад
Amiin walhi wallshay way jeclaY wan wada dawan jirnay mnta ilhyba iga jeclday😭💔😭
@nuurahassankuluc5616
@nuurahassankuluc5616 Год назад
Wllkey xamuudi kuluc kamid ah filimkan xasuus waan ooya
@ansalhaaji4200
@ansalhaaji4200 Год назад
Ilaahey ha unaxariisto
@kiinsufian
@kiinsufian Год назад
ku saliya xabibkeeni subanaa scw wcs wcs ❤
@hawosugule5982
@hawosugule5982 Год назад
Hal sano ka dib waxaan daawanayna season two anago Cafimaad qabna Axl Rabow ada mahada leh🥰❤
@rushiippe35
@rushiippe35 Год назад
Alx
@shankaroonal1732
@shankaroonal1732 Год назад
Alxmdulilah
@fartuunozman8495
@fartuunozman8495 Год назад
Alxamdullilah cimriga allah hanogu dhereyo wanag iyo caafimad
@fartuunozman8495
@fartuunozman8495 Год назад
Waan lasocday hadane wan lasocda
@jihanjeylani3976
@jihanjeylani3976 Год назад
Aamiin yarbi aamiin
@umiirafeisal8685
@umiirafeisal8685 Год назад
Who was shocked in the end, I did not expect what Super did 😂
@zadamaadan9142
@zadamaadan9142 Год назад
serious shock too😂
@mohamedhassanosman1476
@mohamedhassanosman1476 Год назад
Me OMG Subeer WTF😂😳
@amiracadey9703
@amiracadey9703 Год назад
I tan season 1 fiirsan 2 kaso bilabey ✌🏻🤣 like dhac igu si mida kle 2iyo 1 ke shidan 😢
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please subscribe isar
@ilhamhared
@ilhamhared Год назад
Wax kaliya musalsalkan u jecelahay waa bilcada wadankeen Masha Allah meelaha quruxoon 🥰
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please subscribe isar wll
@queenrahma8858
@queenrahma8858 Год назад
Sanad ku dhawaad ban sugaynay alla maxaynu dulqaad badanahay😂🙌
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 Год назад
kkkkkk wa ruun dulqad wa nagu dhamaday
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 Год назад
Ilaahay nAbad iyo caafimaadkaba hanagu gaadhsiiyo bisha barakaysan rabadaan inshallah 🤲 aamin aamin 😥
@hafsomohamed8705
@hafsomohamed8705 Год назад
Amiin Amiin insha allah 🙏
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 Год назад
Allahuma amiin yaarabi calamiin
@maryn.humble
@maryn.humble Год назад
Aamin ya Allah
@najraannalka
@najraannalka Год назад
Aamin
@bisharohassanabdikani6660
@bisharohassanabdikani6660 Год назад
Aaamiin 🤲🏻
@zadiikgahayr453
@zadiikgahayr453 Год назад
Musasalka kaliya ee ay raga soomaliyeed xiiseyan🎉 We miss ❤
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please subscribe isar wllo
@sundusahmedmaxamuud1187
@sundusahmedmaxamuud1187 Год назад
Inta nabiga jecel like hasaarto🥺🙈🌸
@kawsarducaale6628
@kawsarducaale6628 Год назад
I can't wait season 2😢❤
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 Год назад
We are here 🔥👏
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 Год назад
Alxmdlh hal sano ka dib waxaan dawanaynaaa anoo cafimaad qabna allaw waa mahadaaa, Allaw muqdisho nabad waarta sii quruxdeedu waaa iifarxad wllhy🌺❤
@sicidabdullahi9037
@sicidabdullahi9037 Год назад
Ma halzano mize dhawr biLood baa kazoo wareegTy waqTigii season one ku uu bilaw ahaa zaMaaraay iNaapTi
@itsbariyow
@itsbariyow Год назад
Kulankeena 2aad inaan wada daawado ayaan nasiib uyeelanay sanad kale walaleheey somaliyeed 🇺🇳🇺🇳
@sundusmaxamad1280
@sundusmaxamad1280 Год назад
M.a ilahey nabad hana siiyo
@liamsijr1487
@liamsijr1487 Год назад
Best Somali series....... Welcome back with open hand's
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please wll subscribe isar
@abdukaadirarte2703
@abdukaadirarte2703 Год назад
Finally I got Alx
@deeqamaxamuud9861
@deeqamaxamuud9861 Год назад
Halsano kadib waan joogna anaga oo caafimaad qabna alxamdulilaahi Intii dhimatay ilaahay ha u naxariisto
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Год назад
Aamiin wll aniga xitaa waa musalsalkii ugu horeyay aan si dhab ah u jeclaado
@caishaoglecaishaogle39
@caishaoglecaishaogle39 Год назад
Welcome back haboon filmkaan wa muslsalka ugu khatarsan somali jilintaanka wa top 🥰
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 Год назад
Saan RU-vid indhaha ugu haayey waa daaley soo fasaxa yaaqow😢😂Aniga dhan waa is cuncunaaya ❤😂
@sacidbowy5436
@sacidbowy5436 6 месяцев назад
Ani hdaa iska dawanayaa kwrn jawi dagan❤😂
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 6 месяцев назад
@@sacidbowy5436 Ma xiligan ayaad bilowdey 💔😭😭😂
@fartuunmohamed3775
@fartuunmohamed3775 Год назад
Msha allah after one year alxamdulilah wanso labanay anago cafimad qabna ❤
@caalin2529
@caalin2529 Год назад
Cida samirka badan ee sanad ku dhawaadka sugaysay haboon S2 waan salaamay jamaahirta🙏
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Год назад
Waaaw inta sugaysan 1sano sidayda cafimad idin rajaynaya 🤗🤲
@samiyaroble4192
@samiyaroble4192 Год назад
Because of this film inaa wadanka dib ugu soo laabto ayee iga heysaa wadankii ayuu na jeclesiyay thanks a lot ❤
@okiisajiisi7476
@okiisajiisi7476 Год назад
Qeyb kamida hadii laguudhiibo mKa soo bixi kartaa oo soo laabo lagu dhaho kk
@guletjoseph8430
@guletjoseph8430 Год назад
Inta ilowdey film ku season 1 halku ku dhamaadey like ✌️😅
@Doodo492
@Doodo492 Год назад
No wlhi laptop ku shubtay ka dawada yaa iloobi karo madama reer bile media nahay youtube ka sugoona 😒
@safiyakhaliif7718
@safiyakhaliif7718 Год назад
Farx kubada kubahan😅😏
@Mohazmuraad
@Mohazmuraad Год назад
@@safiyakhaliif7718 xaliimo kano kale lagama maqnan karo ee daa haka daawade 😅😅
@sumayosusu
@sumayosusu Год назад
@@Mohazmuraad farax fowdo ha bilabin filinka si tartiba nola daawo😅
@sumayaabdiraahi1817
@sumayaabdiraahi1817 Год назад
Ma durbaa ilawday
@ayaanxusen7994
@ayaanxusen7994 Год назад
Haa wll ma,hadsanidiin
@zalmaahmet565
@zalmaahmet565 Год назад
Season2 anigoo caafimad qaba ayn daawanaya sanad kadib wxn rajeynayaa inad dhamaantin caafimaad qabtaan
@queenhood6827
@queenhood6827 Год назад
Hi ASTAAN , can you please put English subtitles for this series please 🙏. because I like this series and don’t understand somali . Thank you
@muniirosman6389
@muniirosman6389 Год назад
Where do you live and I agree with you on that!
@queenhood6827
@queenhood6827 Год назад
@@muniirosman6389 Switzerland
@muniirosman6389
@muniirosman6389 Год назад
@@queenhood6827 Oh Thank you Sis 🙏
@dekdhubow4357
@dekdhubow4357 Год назад
@@muniirosman6389 and you hno
@queenhood6827
@queenhood6827 Год назад
@im__abxss6610 lol 😂 is that you who decide what I can watch and what not LMAO ! Mind your business brother .
@ladaniishosmanmohaz8681
@ladaniishosmanmohaz8681 Год назад
alx season two Allha nawd hanugu gaarsiiyo angoo cafimd qabna Allhana hanugu dhameeyo🥺🤲
@haniqueen7523
@haniqueen7523 Год назад
اللهم اكفني بحلالك عن حرامك و اغنني بفضلك عمن سواك 😍😍
@daadir3042
@daadir3042 Год назад
اللهم آمين يارب العالمين 😪🤲
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 Год назад
اللهم امين
@Dhowrsan544
@Dhowrsan544 Год назад
“Yareey shaax ii keen”😂😂duacle my favorite ❤
@dantiigaradsmajl7209
@dantiigaradsmajl7209 Год назад
kula midaa ahay walhi😅
@umanhar
@umanhar Год назад
Masha Allah dadka musalsalka kujiro dhan waa qurux film ka sifecan ayaa loo duubay walahi hormar wacan astantv
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please subscribe isar wll
@geenyagedo4569
@geenyagedo4569 Год назад
Alxmdullh 1 sano kadib wan nolanahay wana cfmd qabna yaa rabbi cimriga no dhere cfmd iyo cibado suban nogudar aaamiiin
@naruuracaday148
@naruuracaday148 Год назад
Long time am so happy to see season two finally 😮😊❤
@fartunl9135
@fartunl9135 Год назад
Where did u watch season one i cant find it on youtube
@Rays606
@Rays606 Год назад
@@fartunl9135 in this chanel
@mohammedsharif9411
@mohammedsharif9411 Год назад
Me too watching from where?
@naruuracaday148
@naruuracaday148 Год назад
@@mohammedsharif9411 Somalia
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 Год назад
@@mohammedsharif9411 in this channel le
@humaagacademy2878
@humaagacademy2878 Год назад
The concept of this series is great but we need warm dailog and more character depth so the audience will get more engagement
@ismailvisualz
@ismailvisualz Год назад
Afsoomaali inaad ku dhahdo intaas maxaa kuu diidey
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Год назад
Yes the dialogue is weak and the pause when they are talking is to long. Other wise not bad.
@NOORSAID-q5m
@NOORSAID-q5m Год назад
Oo yaad u sheegeysa marka waa adigaan english kuso qorayee, Muqaalka aad daawaneyso waa soomaali ee maaha english luqadada qiimee wll
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Год назад
@@NOORSAID-q5m dad af ingariis fahma ba jira oo waliba waxku qora 🤫 Somali Republic dagaal la yiraahdo civil war ba ka dhax qaraxay marka dad badan oo qaxooti ah be dhuul western caruuro ku dhalay bal ka waaran wa somali hadana af ingariisi Bay ku hadlaan ku fakaraan oo wax ku qoran.
@NOORSAID-q5m
@NOORSAID-q5m Год назад
@@Tamsim3358 Adiga qof aan afsomali aqoon miyad la hadleyse hadda?
@fatumawarsame4339
@fatumawarsame4339 Год назад
Adeer ducale waan kahelaa ❤ 😊 dadka igu baxdo hab dhaqankisaa iyo sidu uhadlayo 12:22
@Theacademichouse
@Theacademichouse Год назад
I'm here for the comments positive engagements vibes and a healthy discourse 🙌🏻❤️
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Wll please subscribe isar
@Ayub_252
@Ayub_252 Год назад
Xirsi iyo anigaba waxaa ka simanahy shaqo raadinta rabbiyow shaqo kheyr qabto i sahal aniga iyo inta ila mid ah 😮
@obayd4617
@obayd4617 Год назад
Aaamiiiin Aaamiiiin sxb
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 Год назад
Ameeen ❤
@MssSadia252
@MssSadia252 Год назад
WAITING FOR THIS SEASON
@hindiafsomalimovies8175
@hindiafsomalimovies8175 Год назад
Waiting for this season ❤❤❤
@fadumocabdilahi8143
@fadumocabdilahi8143 Год назад
Inta haboon uxisatay ani camal❤🦋
@simanqurux7909
@simanqurux7909 Год назад
Welcome I can’t wait to watch it!!
@Mahadxidig-official
@Mahadxidig-official Год назад
Season two qofka ugu horeyay aan aragnay waaa legend ducaale wuu u qalmay🙏🏽🙏🏽
@hudaali4856
@hudaali4856 Год назад
Ficanalahydaa hadayn ogan Lahayn waqtiga macankiisa oo aynu kubixinlahayn diinta Allhay haino soo hanuuniyo
@mariyakulane4324
@mariyakulane4324 Год назад
Aaamin
@iloveallah3519
@iloveallah3519 Год назад
Aamiin
@mohameddahir1110
@mohameddahir1110 Год назад
Legends are reading the comments to know how people missed this film 😂
@Meymuun-sp5os
@Meymuun-sp5os Год назад
Like me👉😂
@caziizaahmed5606
@caziizaahmed5606 Год назад
Like me
@kuu617
@kuu617 Год назад
😂😂
@ibrahimmohamad6153
@ibrahimmohamad6153 Год назад
Sure
@ismaacilaxmedcumarismaip7323
Aad io Aad 🤗 ♥
@bile-25
@bile-25 Год назад
Ugu dambayn legendyadii ma soo laabteen kadib hal sano ku dhawaad Hambalyo Astaan🙌
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Год назад
Inta bdn filimadu inay gadmaan waxa qayb weyn ka ah emotions ka ama dareemanada qiirada bdn ee ku jira #welldone ayaan leeyahay dadka filimkan #haboon agaasimay maqnaanshaha ay haboon guriga ka maqan thy waa mid dareenkeeda wadata gurigiiba nooc kale ayuu noqday dadka jilaya filimka iyo inta ka soo muuqatayba mid walba doorkiisa waa qaatay sido kale #welldone ayaan leeyahay dhamn.
@salahomohamed5035
@salahomohamed5035 Год назад
Omg I was not expecting the end 😭😭 finally can’t wait next episode
@ishwaaqhussein8883
@ishwaaqhussein8883 Год назад
Yeah ☺️
@adanabdullahi2064
@adanabdullahi2064 Год назад
Hhh let's move together.
@Caruush
@Caruush Год назад
S1 ilaaa S2 inta la socotay waan idi salamy✌️😬
@najmamohamed5531
@najmamohamed5531 Год назад
Arimaheena I can’t wait reactionkaaga 😊🎉
@Qalbixabxab12
@Qalbixabxab12 Год назад
Mahadsanidin asxaabta quruxda badan ee filmka ino jilaya inti ino hagaajisay Qof walba oo ka qeyb qaatay wu mahadsanyhy ❤❤❤
@raxmaxayir2550
@raxmaxayir2550 Год назад
Filmkan inaba caadimaha reality butabanaya nolol qoysasbadan oo soomaliyed how mothers handling the whole responsibility of the families, how some children be a lazy and crazy like ilhan and hirsi, how some of them smart and hearth kindness like haboon , how some of them annocent like a little omar. So I have recommending to do subtitle by English this helps you to gain more followers. Thanks somali youth one love ❤️
@waaqaldanthy2926
@waaqaldanthy2926 Год назад
Intaan hda somali noogu sheegi laheed😂👊🏻
@micraajchannel4130
@micraajchannel4130 Год назад
I can't wait part 2 haboon subeyr baa qariye miyaa hda 😅🥰
@official_zakamadhumaal7756
@official_zakamadhumaal7756 Год назад
Am happy to see haboon flim is back after a while❤😊
@updirahmanc-manka3067
@updirahmanc-manka3067 Год назад
Inti sidayda qaybti hore soo dulmartay like😅
@prettyhalishka3818
@prettyhalishka3818 Год назад
Alhamdulilah❤welcome back guys🥺
@Yurub-pq1qv
@Yurub-pq1qv Год назад
S1 waxan waxan daawan jiray ano umul ah alxm hada gabdheyda way socota dulqaad badniya intaas ma sugaye😂
@ZalMaan_4X
@ZalMaan_4X Год назад
😂😭💔
@Khaleif7
@Khaleif7 Год назад
Msha Allah Wlal Adiyo Cunugtaadaba Caafimad Ayn idib rjynaya
@somalinimo8641
@somalinimo8641 Год назад
I missed this team so much thanks to Astaan tv please we would like to watch this serie 2 or 3 days every week.
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Год назад
Please subscribe isar
Далее
Ismaaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry - Waraysi xiise badan.
1:24:39
ITZY 예지한테 AI 메이크업하기💖 #shorts
00:23
Скинь той самой ❤️‍🔥
00:15
Просмотров 17 тыс.
HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"
40:38
Просмотров 1,7 млн
ITZY 예지한테 AI 메이크업하기💖 #shorts
00:23