Тёмный

HABBOON S2 XALQADA 3-AAD | "SOO KUMA DHIHIN WAX CULEYS AH HAQAADIN" 

Astaan
Подписаться 1,4 млн
Просмотров 1,7 млн
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,9 тыс.   
@Kaka-g5j
@Kaka-g5j Год назад
Musalsaladka turkida iyo kuuriyanka waan fiirsana maxa noo diiday inan kuraxaysano taxana somali ah waliba dalkeeni hooyo lagu jilaayo mahdsanidiin astan tv sanadkan cusub ee 2023 qof waliba hamigiisa iyo muraadkiisa alah ufududeyo
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 Год назад
Lkn caawa mxaa hysta
@sarahibrahim4471
@sarahibrahim4471 Год назад
Ajaanibta lagugu daahin maayo musalsaladooda kii an ugu jecleen ee dalkeena lagu jilay oon ku farxi lahayn bay saas noogu dhibayaan soomalibaa 🤣🤣
@Mankadeya
@Mankadeya Год назад
Aamin
@gudonahmed6161
@gudonahmed6161 Год назад
Waxba wlhi waan ku farxsanhy filin noocan ah inan wadankeenu Soo saro 😊
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 Год назад
Amiin amiin wll
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق ❤💙💙 Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰
@sabrinmohamed4385
@sabrinmohamed4385 Год назад
Scw❤
@najmiita3446
@najmiita3446 Год назад
Scw scw
@xamdinuur7862
@xamdinuur7862 Год назад
❤❤❤💖
@fasumocabdulle1094
@fasumocabdulle1094 Год назад
❤❤❤
@simanmaclin5329
@simanmaclin5329 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@hibocabdishakur9405
@hibocabdishakur9405 Год назад
Asc walaladey away dadki jecla rasulkena subana salalahu caleyhi wasalim an ku salino rasulkena🥰🥰🥰
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 Год назад
SCW SCW SCW SCW SCW
@nimcuush3497
@nimcuush3497 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@farxiyo152
@farxiyo152 Год назад
scw scw
@sagalsheeq2504
@sagalsheeq2504 Год назад
Scw scw scw
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 Год назад
Waxa jira dad badan oo season 1 inala daawatay oo season 2 inala daawaneen aynu uduceeno inuu allah unaxariisto🙏🙏
@sahrofarax2274
@sahrofarax2274 Год назад
Illahey naxarista jano haka warabiyo
@cabdiraxmaanyuusuf9505
@cabdiraxmaanyuusuf9505 Год назад
@@sahrofarax2274 ammin
@xafsomaxamed5509
@xafsomaxamed5509 Год назад
Ilaah haunaxariiso alaa yaaraxmo
@hanaahmed1738
@hanaahmed1738 Год назад
Ilahy ha unaxariisto😢
@ahlamsalad9688
@ahlamsalad9688 Год назад
Allah yaaraxma
@wllzeynofficial8978
@wllzeynofficial8978 Год назад
Astan wn iga so garbaxdeen ❤team haboon like mxa ku heesatiin ❤😂 isaara
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 Год назад
Saaxiibtey shil gaari ku dhimatay talaadadii Allaah Unaxariisto. Caawo waa Jimco usoo duceeya 😭
@maxamedaxmed1047
@maxamedaxmed1047 Год назад
Alle ha u naxaristo
@Mankadeya
@Mankadeya Год назад
Allah u naxaristo
@shamisfaragab8304
@shamisfaragab8304 Год назад
Allah ha u naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲
@Keifmohamed3697
@Keifmohamed3697 Год назад
Allah u naxaristo wll🤲🤲
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Год назад
Allah u naxariisto
@al_ta_music
@al_ta_music Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed Scw
@thaabidmocallimabadei6648
@thaabidmocallimabadei6648 Год назад
ﷺ ❤️
@raaqiyamubarak861
@raaqiyamubarak861 Год назад
Sethy
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 Год назад
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Год назад
Peace and blessing upon him
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 Год назад
Scw Scw Scw
@walalkashacabka
@walalkashacabka Год назад
Qofwalbo oo daawanaayo xalqadaan sadexaad waxaan u rajeenayaa caafimaad iyo cimri dheer✌️❤
@nastexoahmed8390
@nastexoahmed8390 Год назад
Amiin adugunasedokale
@fardowsoaxmedmaxamed3131
@fardowsoaxmedmaxamed3131 Год назад
Aamiin yarbi
@sacdiyataakow85
@sacdiyataakow85 Год назад
Mahad sanid
@abdinasirqobdher6145
@abdinasirqobdher6145 Год назад
Sidoo kale wall caafimaad adigana
@abdinasirqobdher6145
@abdinasirqobdher6145 Год назад
🤲🤲🤲🤲
@zuualfatupe1560
@zuualfatupe1560 Год назад
Waxa jiiro dad season 1 naladawanayee hadana an nalaaajogin 😢 Allaha ya Rahma intiu dimatee inta xanunsan Allaha cafiyo
@abudimohamoud7436
@abudimohamoud7436 Год назад
أحسن شي أنا شوفتو في المسلسل هبون انو بشوف بلدي السمحة ويصورو الاماكن الجميلة في البلد ...كم أشتقت لمقديشو عاصمة الصومال 🇸🇴🇸🇴❤❤❤💜💜💜
@caatiko3401
@caatiko3401 Год назад
ليش ما جئت صومال
@abudimohamoud7436
@abudimohamoud7436 Год назад
@@caatiko3401 انا جيت م قعدت كتير لكن
@ibrahimabdoukasimali132
@ibrahimabdoukasimali132 Год назад
Adi carab maa tahy
@ibrahimabdoukasimali132
@ibrahimabdoukasimali132 Год назад
Aaway luuqadaadi hooyo
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 7 месяцев назад
​@@abudimohamoud7436اين تعيش؟
@mobambam4594
@mobambam4594 Год назад
Inta jiif ku daawanasa oo salaadi cisha soo tukaday oo cashaynaya like ta igu reeba walaalayaal gulaysta 1 love waan idin jecelahay iyo astaan keep going from canada😊😊💖💖🇨🇦🇨🇦✌🏻✌🏻
@zeyna_hikam4658
@zeyna_hikam4658 Год назад
From Canada kula benale canada 🇨🇦 xiligan subax ayey utahay hade so kaceen
@abdinoorisack7642
@abdinoorisack7642 Год назад
Hhh sxbow Canada miya hda Laga casheynaya hhhh Hdu waga barye se cml wye hee
@mobambam4594
@mobambam4594 Год назад
@@zeyna_hikam4658 canada jano ayaad mooden imaka waa duhur qoraalkeeyga waxan matelayay dadka africa jooga caqliga ka shaqeysiiya marwalba hadal nic leh ha iska oran cajjjb🥱🤦🏼‍♂️🤦🏼‍♂️
@cabdicumar3709
@cabdicumar3709 Год назад
Ani hada ayaan daawanaa
@sumayahaibe2125
@sumayahaibe2125 Год назад
Sido kale from miyiga😅
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Год назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝🕋
@hafsacooking3818
@hafsacooking3818 Год назад
SALALLAHU CALAYHI WASALAM
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN Год назад
Scw
@shagraninweyn5116
@shagraninweyn5116 Год назад
scw scw scw
@sacdiyoccabdullahi9988
@sacdiyoccabdullahi9988 Год назад
Scw scw scw scw
@idirisidka9093
@idirisidka9093 Год назад
Scw scw scw ❤️
@afnaan637
@afnaan637 Год назад
🤲🥺29/12/2022 Qof lagu jiro allah og ee misku ducaynaa inuu ilaahay sanadka cusub qof walba Riyadiisa u Rumowdo oo aan wada faraxno 💃 insha aalha caafimaad ilaahay ha nagu gaarsiiyo 2023 🏃 Qof walba hamigiisa ilaahay ha u rumeeyo
@fartuuncqaadir9381
@fartuuncqaadir9381 Год назад
آللهم آمين يارب العالمين ilahay nawad hanu garsiiyo sandakan qerkiisa allaha nawafajiyo sharkisana allaha naga hayo allahuma amiin 🤲🤲
@nasrinasr6407
@nasrinasr6407 Год назад
Amin yarabi ilhw hmiyda an higsaneyno no rume ya rabi
@mariyabintuadem2267
@mariyabintuadem2267 Год назад
Allaha nabad iyo cafimad hanagu garsiiyo
@nimcodow1230
@nimcodow1230 Год назад
Yaa rabi ameen 😰🤲
@amiiraarale3121
@amiiraarale3121 Год назад
yaa allah qof walpa wx u ku haminayo u rumey yaa rabi amiiin
@farhioahmed391
@farhioahmed391 Год назад
Inti rabto in la dhereeyo muqaalka 👍👍😩
@ashrafcadde8360
@ashrafcadde8360 Год назад
Intaan ka badanaa . Dadku shaqey leeyihiin ee shaqo la'aani maheyso . WLL ADAA FURSAD WEYN HAYEE BAL WAQTIGAAGA ISII 🤣🤣
@nimcofarah7982
@nimcofarah7982 Год назад
@@ashrafcadde8360 😂😂😂😂😂
@bile-25
@bile-25 Год назад
Astaan musasalkaan Haboon reerka oodhan baan daaawadsiiyay waa inaad i mahadcelisaan🤘😅
@shamsoosman463
@shamsoosman463 Год назад
Mahadsanid hhh
@aminamoulid2468
@aminamoulid2468 Год назад
Ani iyo adhi iskumid eh🥰
@lajeclaydazumayra1457
@lajeclaydazumayra1457 Год назад
Legend 😢😂
@fardowsohasan744
@fardowsohasan744 Год назад
Isku mid nahay
@cafiifa241
@cafiifa241 Год назад
😀😀😀😀hooyo ilaa yaranka cida wey daawadan reerkena
@sadiiqabdiofficial4967
@sadiiqabdiofficial4967 Год назад
Inta season lii horena la socotay kana la socotay like saara
@Cadceed72
@Cadceed72 Год назад
Waa habeen Jimco ah ku salliya xabiibkeena محمد صلى عليه وسلم 🙏🙏❤️🏁 👇
@thaabidmocallimabadei6648
@thaabidmocallimabadei6648 Год назад
ﷺ ❤️
@ashaluuladoontiiallechunel7353
Scwscwscw
@raxmahashin5046
@raxmahashin5046 Год назад
Scw
@fatimacadullhimacalin6528
@fatimacadullhimacalin6528 Год назад
Scw
@bishaaroxasan8048
@bishaaroxasan8048 Год назад
Salalalhu calayhi wasalam
@arshadhassan741
@arshadhassan741 Год назад
This show literally changing my mindset . I hve never 👎 went to muqdisho but through this show I came to realize that despite the challenges /problems we have in our country there is still civilized life 🤍.Peace ✌️ to my country I.a💙
@khadarqeyz519
@khadarqeyz519 Год назад
Welcome😫
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 Год назад
Ilove u xirso
@MoMo-206
@MoMo-206 Год назад
I wish you make it to Mogadishu soon.
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi Год назад
NABAD WYE KUSOO DHAWOOW XAMAR
@Dhowrsan544
@Dhowrsan544 Год назад
The entertainment industry in Somalia is improving for the better every single day may we prosper to greater lengths in every aspect of life and may Allah place love and kindness between our people when I watch haboon it really makes me hungry of going back home and start giving back my mind and effort to my people,i haven’t been to muqdisho yet but every time they capture the view I say to myself “that’s my country that’s my home”.Thank you astaan ❤
@bilalmaxamuudibrahimbilaly8588
😊
@shaficiharun
@shaficiharun Год назад
I like maadooyinka, the way they talk to each other!very talented 😗
@faizamohamud5321
@faizamohamud5321 Год назад
اللهـم انت ربي لا اله إلا انت خلقتني وانا عبدك وانا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فَإِنَّـهُ لا يَغْـفِرُ الذُّنـوبَ إِلاّ أَنْتَ 🤲
@quenqadra2788
@quenqadra2788 Год назад
Im carrying 😌 when hirsi say aaabo🥲 Aabahey alle ha u naxaristo 💔😢 baaba i miss you 😘
@smilyqurax4215
@smilyqurax4215 Год назад
Sidokalee 😰🙌
@haskeythelegend4568
@haskeythelegend4568 Год назад
amiin abaayo🥺🥺
@magaca12
@magaca12 Год назад
Fimlka dhan haboon ayuu kusocda wlhi team habooon like
@faadumoaadan9033
@faadumoaadan9033 Год назад
Haa ma araktey abaayo
@updyrohmanck7412
@updyrohmanck7412 Год назад
Run ahaantii Musalsalkan waa midkii ugu Fiicnaa ee aan abid Daawado Musalsal Somali ah ❤❤❤ Appreciate you guys the beautiful way you made it ❤❤❤
@Goat_zaki
@Goat_zaki Год назад
The besst person Ever The Most Knowledge Able & The most shine all created prophet Muhamed Scw Scw ﷺﷺ💝🤲😿
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 Год назад
ﷺ ﷺ ﷺ ❤
@farduushassanyusuf8129
@farduushassanyusuf8129 Год назад
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم على نبينا
@Msa_girly
@Msa_girly Год назад
Scw
@amalafnaan3928
@amalafnaan3928 Год назад
Peace and blessing upon him
@siidkahussein3823
@siidkahussein3823 Год назад
Sallahu aleyhi wasallam 🥰
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 Год назад
Inta yarta ah o subeer dream ahnta ku jilay it's unbelievable so sweet dream I like it 👍Do you like it?
@rahmasalah3950
@rahmasalah3950 Год назад
Absolutely 💯
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
Inta seoson 1 AAn daawan OO seoson 2 bilaawday daawashada filimka ismujiya hee 🥰☝🏿😂🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏻💯👏👏👏
@deeqacali_23
@deeqacali_23 Год назад
😂😂😂adoon 1 sodawan season 2 macaan male
@kaltuummaxamuud654
@kaltuummaxamuud654 Год назад
@@deeqacali_23 haa waa runtaa season 2 marax marax beyn kula noqonaysaa wll iska daawo season ➊
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
@@deeqacali_23 Maya wallhi macaan wye anaa dhaadhamiyaya ha kacabsan
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
@@kaltuummaxamuud654 Maya iska dhaaf Adi WAXAAN macaaan wye
@miskiabdul9483
@miskiabdul9483 Год назад
Yesss😂
@cabdiyarepoy
@cabdiyarepoy Год назад
Kusaliya nabiga muxamed scw scw 🙏🥰
@Amoeditor
@Amoeditor Год назад
scw
@farxiyo3651
@farxiyo3651 Год назад
Salalaahu caleyhi wasalam
@edilupdy6438
@edilupdy6438 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@khadrocali5644
@khadrocali5644 Год назад
SCW SCW SCW
@mariamoalinibrahimmia7945
@mariamoalinibrahimmia7945 Год назад
Scw
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
Inta seoson daawatay OO dhimatay ALLE SUBXAANAHU WA TACAALAA HA UNAXRIISTO AAMIIN DHAHA 🤲🤲🤲☝🏿🙏🏿
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
Aamiin 🥺☝️
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
@@Kiki_afcad-m7c qofyaheey AAMIIN number kaaga IISHEEG nooh
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
@@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW hh are you single xita ma idheheysid miya 😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
@@Kiki_afcad-m7c Maya waan iska oghy ok are you still single 😂☝🏿😔
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
@@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW hh 😂
@Bazhka
@Bazhka Год назад
No twitter❌ No Facebook❌No instagram❌ No RU-vid BUT OVER 2 billion Followers That is our teacher of the word prophet MAXAMED C S W✅♥️
@deqadheman6760
@deqadheman6760 Год назад
Scw
@morsal_fanpio
@morsal_fanpio Год назад
Haboon Darteed Banku Dawada flimka🔥😂
@maxamedfarax6312
@maxamedfarax6312 Год назад
isku mid nahay
@mustafeabdirahman1367
@mustafeabdirahman1367 Год назад
Haboon❤ meeshay tag taba jiko lee May ku jiree😂😂😊
@hodancabdulaahi160
@hodancabdulaahi160 Год назад
Haa gabar marti magasho 😁
@suadadan3157
@suadadan3157 Год назад
Aniga iyo haboon xaga jikada wllo ban ku nahay
@Baqdaadimedia
@Baqdaadimedia Год назад
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت❤❤
@hodanmahamud4919
@hodanmahamud4919 Год назад
Allahumma aamiin ❤❤
@zuzu592
@zuzu592 Год назад
Illhy ha kaaa abaal mariyo
@aaminasalah277
@aaminasalah277 Год назад
Allahuma amin yarabi
@hindabashe2275
@hindabashe2275 Год назад
Mahad sanid duco fican baad ixasuusisay tks xafidulah
@aronhussein4508
@aronhussein4508 Год назад
Masha Allah
@zakariyedalmar7763
@zakariyedalmar7763 Год назад
S1 iLaaa S2 dadki filimka la socday wn zalamayh🤚🏾🥰♥️
@muniiahqurux5528
@muniiahqurux5528 Год назад
waan ka qaday allaha nabad hangu gaarsiiyo kuwa so socda dad badan oo waxaa jiray s1 nala dawaday lkn manta aan aduunka saarnayn ayagana waa malin jimco allow qabrigooda uwaasici🤲🤲🤲🥰
@aishaabdulahi483
@aishaabdulahi483 Год назад
Ala qalbiga can’t wait qeebta 4 xersi wa geesi wlhi wu dhumana a is dhahayay 🫀😭
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy Год назад
Arimaheena reactionkisa bes lee iidhiman thnk u team astaan t.v
@Queen_123-r5g
@Queen_123-r5g Год назад
Haboon mahan qofkan urka LeH asxbey dagdaga joojiya waa mid u ek eeH😂
@nasramohomed4108
@nasramohomed4108 Год назад
Waaba walaacay lkn waa iyadii wax baa zoocda
@SSTV5080
@SSTV5080 Год назад
@@nasramohomed4108 war subeyr baa fikirkii labaxay oo sidaa u fikerey ee maaha dhab
@kaltunmahamud3501
@kaltunmahamud3501 Год назад
😂😂arma saasa runrun umooday
@muwaahibibraahim
@muwaahibibraahim Год назад
uurka ku sawiran xaga sare inta dhab mooday e markay dawaden arkay inay niyo tahay 🤞🏼😂😂
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 Год назад
Wabn naxay walhida 😂💔😭
@saamiyasiman9742
@saamiyasiman9742 Год назад
Hhhh waba xanaqay ani
@saabircadaawe2572
@saabircadaawe2572 Год назад
Wlh Ani kulamidaa ahay sister walibo waa naxay🫣🫣🫣
@Sabrinasalah
@Sabrinasalah Год назад
Waad nagu so yareseen 😢uuurka haboon riyo lee muuu aha😂
@darishore814
@darishore814 Год назад
Isagaa niyeesanaayay lacala cml ayuu sawirtay iska fahan marka Saas cml qofka niyadiisa lagu tusi rabo
@queenxamda2436
@queenxamda2436 Год назад
😢😢😫🤣
@abas__kaka1249
@abas__kaka1249 Год назад
Cabtan baara markaan arkay qosol isku celin waaye😂😂
@ruweida--
@ruweida-- Год назад
Same😂
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Год назад
😂😂Aniga xataa qoslay booskiisa inay oday kale noogu badalaan bay ahayd
@abdihamidjama7688
@abdihamidjama7688 Год назад
Meelkasta waa taaganyhy 🤣🤣
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
Duqa maanta daacad bu ujilayay shactaro buu kufiicna😭😂
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Год назад
@@abdihamidjama7688 😂😂
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Год назад
Musasalka haboon baa ka dhex muuqata ayadaana shidasa❤😂
@darishore814
@darishore814 Год назад
Anigane comments yada dhan qaali Aya ka dhex muuqata ayadaana shideysa 😂😂
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Год назад
@@darishore814 alle qrxw mxaad iiga waaleysaa😃😃
@yusracabdikariim8114
@yusracabdikariim8114 Год назад
Igula saliya xabiibkeena maxamed scw scw
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
Musalsalka cusub ee arday haduu bilowdo macsalaama 👋☝️😂
@aishahassan9903
@aishahassan9903 Год назад
😂😂wakulasocda abay
@hamthanasir3777
@hamthanasir3777 Год назад
Zxp inaad jisaar noqoto sow lagama fiicna😇😇😇😇😇😇
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
@@hamthanasir3777 maya sxp jisaar maba aha sbbto ah eyagaba weey naga soo daahiyan ❤️
@inamohamett1693
@inamohamett1693 Год назад
Adi meel walba iiga horeysaaa mss caaatoooy😂😂
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
@@inamohamett1693 igu qaado noh ❤️😂
@idluula5113
@idluula5113 Год назад
How beautiful my country is mnshAllah ❤
@LILAADAMI
@LILAADAMI Год назад
HADAA jaceshay nabiga love saar
@amalsheikh5757
@amalsheikh5757 Год назад
Haboon wa marti fican marti guriga kaso baxdo oo jikada so gasho wa jeclehe❤🥰😊👏🏻
@nimcocawaale5266
@nimcocawaale5266 Год назад
Inta Sidayda RU-vid ku Dhex sugysay❤
@rahimaadwe1681
@rahimaadwe1681 Год назад
Aniga barkin iidhex taaley yutube
@Mohamednaik-hr9wr
@Mohamednaik-hr9wr Год назад
I have watched many movies but I have never seen any movie like this This tells us alot as somalis🥰
@cadnaancabdi6405
@cadnaancabdi6405 Год назад
Astaan wa idinka careysnaa ina qebta labad dawado ma rabin 🥺wayo qebti hore nagu silciisen isago mel wacan maraya naga jarten hadana wakuso noqday ❤xalqadahan wa qiiro qiro miss you haboon 😪👸❤
@hooyomcn2437
@hooyomcn2437 Год назад
Nabi Mohamed Scw❤
@cumarbulshaawi4918
@cumarbulshaawi4918 Год назад
Intaan dhan Maba Sugooyin Haboon Waxkle Waye Like lee isaara ✋😂
@sabnaasiman456
@sabnaasiman456 Год назад
Waryaa musaslka madawataa😂 Sapriin wye😂
@mohamoudhassangeeldoon69
@mohamoudhassangeeldoon69 Год назад
Dhakhtarka ajnabiga an moday ileen waa somali masha allah asaga aktar kufiicnaa ee astaaney film kale udhiiba
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed Год назад
S1 dad inala dawaday o an S2 ilahay qadarin in ay inala dawadan🥺💔 hadad cafimad ku dawanyzid alx dheH🥰🤲🏼
@isbadalkanolosha6019
@isbadalkanolosha6019 Год назад
Been maha
@Mankadeya
@Mankadeya Год назад
Amiin
@hassankamada
@hassankamada Год назад
Ilaahay ha unaxriisto 😭
@xamdixiis9949
@xamdixiis9949 Год назад
Ilaahow unaxariiso anagana noo naxariso
@hodancabdulaahi160
@hodancabdulaahi160 Год назад
Alx🤲
@siyadphilipz7964
@siyadphilipz7964 Год назад
Am so glad to see the entertainment industry in Moqadisho improving , despite the very big challenges facing our country our people have not yet lost their hops ...one day one time i will make a visit in Moqadisho, Somalia. Many thanks to Astaan ❤️
@abdiibrahim8612
@abdiibrahim8612 Год назад
Thank you Will also..
@XasanbariiseDuraan
@XasanbariiseDuraan Год назад
Baboon
@MohamedAli-ek2vk
@MohamedAli-ek2vk Год назад
inta nabiga jecel lov isaara
@ladaniishosmanmohaz8681
@ladaniishosmanmohaz8681 Год назад
Family Astaan waad inaa Ii mahd noqdaan Hooyo xitaa filimkan waan bary wayba jeclaty❤️🤣
@Saaba17
@Saaba17 Год назад
oh my Garooor meel mcn buu marayay 🥺🥺😄 habeenka isninta iyo part 4 oo xiiso weyn leh😄
@EBYAN5
@EBYAN5 Год назад
Haaaa wlhi anaa hada soowaday meel mcn buukudhamaaday
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
Xirsi oo aabihi arkay😭 lkn aabuhu inoo inkirayo bey ila thy. Haboon ayu jcl yhy raadin tiisa
@nasriina_4457
@nasriina_4457 Год назад
Plzzz xalqada 4 aad laso dhaqsada wlhi film Laga so shaqeye waye kalay iska arak Hamplayo astaan Wa idinkugu hampalyena hormarkina 🎥 ❤🎉
@ayaanjaamac320
@ayaanjaamac320 Год назад
Riyada laadirka inaba caadi maha 😂😂😂😂😂😂
@muniirocabdi8895
@muniirocabdi8895 Год назад
😂😂
@nafisoabdullahi5743
@nafisoabdullahi5743 Год назад
Riyo miyaa amaa run Ba uhestay ani😀😀
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
Xirsi iyo Aabe is arkay😭 talow aabaha makufarxi dona aragtida mise raadintisa buu siwadan dona haboon ayu jcl yhy😌
@farhiyamohamudabdi2140
@farhiyamohamudabdi2140 Год назад
❤diktoorka quruxda badan masha allah ileen waaba somali,aktar ahaan kusoo baxaa
@Ferayarre_21
@Ferayarre_21 Год назад
Xalqadaan waa 5.5/10 {*} Xalqadaan ma ahayn mid xiise aad ah leh {*} Daqiiqado bdn oo Mawduuca ka baxsan Xalqada soo socota ayaa u eg mid ka xiisa badan maadama ay dib u kulmyaan Xirsi iyo ducaale in kastoo uu yahay flim aan aad lo saadalin karin Mahadsanidin❤
@kanan-king-
@kanan-king- Год назад
Seonson 1 ila seonson 2 inta la soco ty ama inta la soco to ismujiya pls 👍👀💋
@nisriinhassan2524
@nisriinhassan2524 Год назад
alla subeerow shalay haboon ayaad qarisy maantana yadoo uurleh niyaysanaysaa suuli kudhac 😂😂
@somalimusic2275
@somalimusic2275 Год назад
😂😂😂😂😂😂
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 Год назад
😂😂🤣boosaneer haku dhaco
@umiqurux969
@umiqurux969 Год назад
Omg 😲 😱 that was amazing 👏 I can wait to see Habbon oo urleh warkale waye hhhhh
@cabdirahmanfarange93
@cabdirahmanfarange93 Год назад
uurku xalqadan maahan dee seosankan dhamadkisa wye jamaal beyna uyeelaynaysaa💪😁🤩
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад
@@cabdirahmanfarange93 yaa kuu sheegy
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Год назад
@@cabdirahmanfarange93 war jamaal maha ee waa supeer ama axmed 😂👋
@SIYAAD.BARE.HANOOL
@SIYAAD.BARE.HANOOL Год назад
Anigaa u yeelaya
@somaliqueen7492
@somaliqueen7492 Год назад
@@Kiki_afcad-m7c axmed ya waye hhh
@hodanxuseen8053
@hodanxuseen8053 Год назад
illa hadda waxaa ku qosloyaaa subeer riyadiisa💓💓💓💓
@xamdixiis9949
@xamdixiis9949 Год назад
Sxbtinimo dhamaatay naag amin maleh aan maqli jiray ninkii abaa kadarey
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
Ilaahey run kama dhigi😌
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Год назад
HAYOOY WAR MA HABOONBA UUR LEH WAA ANOTHER LEVEL 🤣🤣🤣🤣🤣
@kaltuummaxamuud654
@kaltuummaxamuud654 Год назад
Wlhi wa layaab hhh
@mariyakulane4324
@mariyakulane4324 Год назад
Waa riyo uuun
@cabdigood226
@cabdigood226 Год назад
Corkage Black and white ku waa riyo/ wax aan weli dhicin oo la Jayna ama xasuus/ waxa lasoo dhaafay oo la xasuusanaayo. Waa riyo sxb
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Год назад
Yacni asagaa suu jeclaan lhaa swrty😂
@kaltuummaxamuud654
@kaltuummaxamuud654 Год назад
@@qaaliyuusuf8234 😂
@mukhtaralonzo7032
@mukhtaralonzo7032 Год назад
Film wlhi waa film ka hadlay xalda ka jirta Somalida dhaxdeda 🥺
@ashrafcadde8360
@ashrafcadde8360 Год назад
Day dreaming flim 😂😂😂😂 . ISMAHAN & SUBEER 😅
@adiyamursaldualle4467
@adiyamursaldualle4467 Год назад
Jamal anaaa kuu sheeegayo haboon subayr bay la joogtaa 😢ciil badnaa ileen wuxu waa film
@zayna_1
@zayna_1 Год назад
guyz can you post like i cant wait 😊😊do you know that i missed this movie waiting for like 2 month
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 Год назад
Muqdisho wey dhisan tahay aad ayey ii soo jiiteen runtii muuqaalada drone_ta lagu duubay ilaahay amniga ha idiin dhamaystiro wixii dhib wada alle ha idinka qabto.
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 Год назад
Aamin insha allah
@billionairebuskud4800
@billionairebuskud4800 Год назад
Aftaab caadi Ah waaye Zubeer Waa la eegaa 7 ciyeel ah iyadoo u dhashay buu iskaga tuuran 😂😂😂
@darishore814
@darishore814 Год назад
Hhhhhhh wlhi kal iyo laab u qoslay
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 Год назад
FIilimkaan waxa kaliya ka faaiiday waa muqaalka bilicda & quruxda muqdisho Allow barakeey xamar yaa rabi
@shaaficimohamed224
@shaaficimohamed224 Год назад
Xirsi aabihiis wuu arkey ugu dambeyn☀️😭😭😭
@abdiqaniofficial.
@abdiqaniofficial. Год назад
Wow!waa ku faraxsanahay inaa daawado musalsal afsomali ku baxayo.S2 waxaa lagu soo daray dad caan ah ugu horeso amran nakata iwm.
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 Год назад
Meerl cunaaad nooga jarteeeen pleaze noosoo degdegsiiya part four bari insha allah
@suhaybroble1874
@suhaybroble1874 Год назад
Wllyal cawa waa jimce ee ku saliya xabiibkena محمد صل عليه وسلم🤍✨🦋
@cabdulaahicawilxaaji8602
@cabdulaahicawilxaaji8602 Год назад
Nabiga kusaliya inta jecel ❤
@SuperArdol
@SuperArdol Год назад
Aad ayay iicajabisay jilinka filimkan hambalyo ❤🎉 sanagguurawanagsan #Somalioodhan
@shahwah9491
@shahwah9491 Год назад
2 hour 10k likes astaan waa ifiyaha dalkeena another level..💯🤚
@halimahashaash2571
@halimahashaash2571 Год назад
Abbe ma ahane Waa abbbo Sidan anigabaa ugu yeero abbahay😭 Abbo Nuurka Aragooow Ilaahy Cimrigaa ha ku barakeyo❤
@kllagoso
@kllagoso Год назад
1M Subscribers in ay gaarto astaan RAMDANTA kahor ayaan u rajeynayaa INSHA ALLAH
@kingsamir2542
@kingsamir2542 Год назад
Lkn madicin
@hafsanorelmi3994
@hafsanorelmi3994 Год назад
😂zuperow niyadada waxe jeceshahy run run umaleye ilen wa riyo le best film keep going astan tv
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 Год назад
Dadkan Khadka Malagu Dhex dhalay Ayad is odhanayisa 🤣 wlhi iga yabisen
@hafsaali8615
@hafsaali8615 Год назад
🤣🤣🤣
@ruqiaali5716
@ruqiaali5716 Год назад
😅😅😅
@salmaniskuduub8590
@salmaniskuduub8590 Год назад
Ku saliya nabiga scw
@carabotawa
@carabotawa Год назад
Aniga iyo Zubeyr halka mid aan kasimanahay waa waxniyeesiga. "Hadda waxaa niyeestay gabar Siham ladhoho oo like iisaartay commentgan, kadib ciwaankeyga Instgramka linkgiisa oo profileka RU-vidkeyga dhexyaala iga soo darsatay kadib aan isbaranay kadib jaceyl isku qaadnay haddana uur iileh🤰🥺😄". Team niyo waa idin salaamay🙏✌️
@amiraqaali8950
@amiraqaali8950 Год назад
Waa cilmi kalee😳😂😂
@mumtazomar4552
@mumtazomar4552 Год назад
Hhhhh walee wad iga qoslisey 😂
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 Год назад
😂😂😂😂😂😂😂 tan iyo qiyaame niyeysi ma ku jireysaan hee 🤣🤣🤣🤣
@queendm1317
@queendm1317 Год назад
Thank you for the beautiful View 😍 🤩 of mugdisho my sister doesn't believe it's somaliya 😅😅😅🤣🤣
@ibrosinimoha4399
@ibrosinimoha4399 Год назад
I can't wait 🥰
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Год назад
Cashadii baa iska daadiyey intaa haboon fiirsashadeeda usoo ordayey 😢Astaaney casho iiso gada Haboon miyaa uur yeelatay
@rosemarie6347
@rosemarie6347 Год назад
Hhhh
@ubax7758
@ubax7758 Год назад
Aniga iyo ninkayga dawanayna 🥰🥰🥰🥰
@Raxmokhaliif
@Raxmokhaliif Год назад
Masha Allah isku waara😘🥰
@zaraquen130
@zaraquen130 Год назад
Inta season one ilaa two ila daawatahy like🤘🥰
@abdurahman8848
@abdurahman8848 Год назад
Big ups to the producers n directors of this amazing show 🎥 I’m really happy that I can watch this in my language please keep it going for us don’t stop I’m subscribing.
@H.A.M320
@H.A.M320 Год назад
Idil hooyadeed waa very funny I like the way she talks .😅
@luqmaanmaxamed3244
@luqmaanmaxamed3244 Год назад
Xaafadayada laba qof ayaan hal mar kuwada daawanaynaa👏
@xubbicadey7015
@xubbicadey7015 Год назад
😁isku mid nahay wllhi Ani xitaa Ani iyo wllshey xafada iga dawano😁🙈
@sabrinmohamed4385
@sabrinmohamed4385 Год назад
Hhh wllhi anne sidokle😅😅
@asmeyamaxamud7346
@asmeyamaxamud7346 Год назад
Anagu 5 qof ku wada dawanayna😂💔😭👋
@yasminali5974
@yasminali5974 Год назад
Wlhi Aniga iyo walashe isladawanayna
@neenanuura1611
@neenanuura1611 Год назад
Season one 3qof ku dawan jirnay but now only me 😰
@yusraluusa2271
@yusraluusa2271 Год назад
Subeer wuxuba iska niyoonayah haboon oo uur uleh kwrn taas lagama yeelayeh riyada kabax jamaalna usheeg iney kula joogto haboon walwalku ha daayeh
@abdikafiabdul7795
@abdikafiabdul7795 Год назад
Can't wait part 4 plz be Harry 🙏🙏🙏
@darishore814
@darishore814 Год назад
Waryaa afsomaligaa ku hadal luuqadaa, English qaldan haku badalanin luuqadaa. Harry maahan hurry dheh
@safiaamiin56
@safiaamiin56 Год назад
I can't wait 😭
@yahyadiamond7785
@yahyadiamond7785 Год назад
Can't wait the graduation of Ismahan while the Dad will be there on the graduation day...
@muktar_7466
@muktar_7466 Год назад
That is not gonna happen
@yahyadiamond7785
@yahyadiamond7785 Год назад
@@muktar_7466 I know it will never happen but want to see the reaction of the Dad while his daughter is missing in the graduation list
@KhaalidKhalid-lf2cu
@KhaalidKhalid-lf2cu 5 месяцев назад
Waa best musalsalka best love❤❤❤
Далее
HABBOON S2 XALQADA 25-AAD | "DHAMAAD"
40:38
Просмотров 1,7 млн
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 55 млн
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
Просмотров 618 тыс.
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 55 млн