Тёмный

Habeenkii arooskiisa waxa losogalbiyey gabadh xaamilo ah kadib muxuu sameyey? 

Sawda Qaalib
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

Waligaa qofkumagan galay hadiidin illahay ayaa ku abaalmarinaaya waxadna helaysaa waxad rajaynasay wax kabadan

Опубликовано:

 

29 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 119   
@elmiali5073
@elmiali5073 Год назад
Mashallaah tabaarallaah shukran inbadan Sawda Maxamud gabar aad iyo aad u wanaagsan oo ka dulqaadbadan wilka reer Falastin alle ha noo kaa daysto
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr 2 месяца назад
Gabadhey Sawda, Maashaa Allahu ajir iyo xasanaad ayuu Illaahay xaggiisa ka helaa. ( من ستر عن مسلم ستر الله عنه يوم القيامة) Marwaan kheer Allah siiyo !
@halimacali562
@halimacali562 Год назад
Manshallah alahu agbar
@abdinasirmohamed9565
@abdinasirmohamed9565 Год назад
Mashallah qisadaan mid lamida nabi Yusuf csw oo fircoon kusiin jirey hooyadiisa ajura
@abdinasirmohamed9565
@abdinasirmohamed9565 Год назад
Qisadaana Taas ayey is shabahaan 😊
@khadarmaxamuud7929
@khadarmaxamuud7929 Год назад
Slc wll waan kugu dhiirigalinya program ka aad wado. Dadkana waxad ugusoo gabagabysa faaidooyinka qosaada wixii xuman ku jirana in laga fogaado.
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Год назад
Sc wr wb xbibti 💘 💜 💛 💚 🧡 💘 asxaabta abaayo aan 2ook garsino plz
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Mahadsanid ❤❤❤❤
@syusuf8318
@syusuf8318 Год назад
MASHALLAH MASHALLAH
@axmedyare8913
@axmedyare8913 Год назад
من ستر مسلما ستره الله
@Ahmett_qalbi-jilic
@Ahmett_qalbi-jilic Год назад
M.a Alle haku xiftiyo
@Ahmett_qalbi-jilic
@Ahmett_qalbi-jilic Год назад
Adiga iyo Sayigaada Caruurtaada dhamaantiin waan idiin duceeyay Huuno mcn
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Год назад
Subxaana laah waa qiso cajiib ah aloow ceebteena astur
@drmucaadmohamed2222
@drmucaadmohamed2222 Год назад
Geesinimadu waa naftoo laga adkaado
@sagalabdirahmaan4815
@sagalabdirahmaan4815 5 месяцев назад
Maasha allah qisada gabadha danbe wan kahelay ilaahay gabadhas. Sababta unoqotay inay soohanuunto inantaasi oo reerkaasi sidiisi kusoo noqdo ilaahay janada hakugeeyp wanaagsa aay samaysay awgiis
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 Год назад
MAHADSANID SAWDA DHACDADAASI RUNTII WAXAY KA MID TAHAY SHARAFTA IYO IIMAANKA ISLAAMKA WIILKAASINA WAXAAN U RAJEYNAYAA LIIBAAN ADDUUN IYO MID AAKHIROBA
@FarahMoussa-hr2me
@FarahMoussa-hr2me Год назад
@ubaxmacalin7469
@ubaxmacalin7469 Год назад
Msha allh abyoo ilaahy haku xafido runtii koldhow kugusoo biiray qisooyinkaagana way isoo jiiteen
@AdanMadaxeey
@AdanMadaxeey 6 месяцев назад
Ilaahey cafimaad ku siiyo
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 5 месяцев назад
Gandhow ku Waano qaadta , yaa allah protect us , JAzaakilaahu khayr sawdaay ❤
@ribixyare1002
@ribixyare1002 Год назад
Walaale hadhihin nabiga yidhi ee waxaad tiraahdaa Somali ayaa tiri waayo rabigu SCW wuxu yiri من ستر مسلما في الدنيا ستره الله في الدنيا والآخرة
@faadumobarreofficial6033
@faadumobarreofficial6033 Год назад
Sawdo waan ku salamay xbbty
@shuuriyecali2377
@shuuriyecali2377 Год назад
WALLAAHI WAA TALADAAN SIIN LAHAA SI KALE OO EY ARINTAAS KU FAYOOBAA LAHEYD
@amiirmusse8534
@amiirmusse8534 Год назад
Walashay Muslimada ah Niqaab waji dabool xidho Markad Barnaamijyada Baraarujinta ah bulshada la wadaagaysid Sidaas ayaa adiga iyo Dadka ku dawaanayaba u fiican
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Год назад
WCS SCW THEN ABAAYO HORE U SOCO INSHA ALLAAHU TACALLAA AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Год назад
Ilaahow nimanka gabdhaha xumeeya ibtilo.ku.rid
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Год назад
Wsc sister masha Allah sawda mohamud ❣🥰🌹
@bahjasheekh2194
@bahjasheekh2194 Год назад
kawaran nika habeenkii arooska ay umshay gabdhii loosogalbiyay kadibna intuu ilmihi qaaday salada subax masjidaka hortiisa dhigay ilmihi kadibna safka salada galay markii salaada lagasobaxay la arkay ilma yar oxalay dhashay oo ooyahaya masjida hartiisa kadibna dhaya hadii ilmaas al isiin waayo aniga waan kuxila furihayaa kadibna sidi ku qaatay cungii uu asagu keenay marki horaba kadibna u cilyey xaaskiisi umusha habeenkii galbinta saana ku asturay gabadhii kadibna janada saas ku galay
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 5 месяцев назад
Doqon bay lahayd af dheron wa anay shaqokulahayn dhexgashay
@hamdamohmed7777
@hamdamohmed7777 Год назад
M.A wiil geesiya ayuu ahaaa waana qiso aad iisoo jiidatay allaha isagana ceebtiisa ha asturo maalinta qiyaaame iyadana farxdeeda allaha haw siyaadiyo
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Год назад
Wll dadaalkaga kuguleyso garaadkana eebe hakuu kordhiyo sifiican ayaad maah maahyada oga dadaashey iyo soyaalka somaliyeed adiga oo kusheegaya afsomali yaa kugarankaro hee qof qof dhaafe hhh walaal mahadsanid guuleyso meesha aad rabto siwanaagsan eebe hakuu gaarsiiyo
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Год назад
Wlh meel xun bey qabsatay meeshaas qofka haduu mar ku dhaho Allah dartiis ceebteyda astur meel lo dhaafo malahan wlh gabadha way qaldantay haday dib kala xumaatay Allah dartiis ayaa loogu dulqaata Allah aya ku barakeyni wlh
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman Год назад
Hadalka iska sax meel xun ayee qabsatey maxaa ladhahaa alle miyaa meel xun ah
@raamoole8360
@raamoole8360 Год назад
ASC ADEER MASHAA ALLAAH QISOOYINKAAN OO KALE WAA LOO BAAHAN YAHAY, ADNA KHAYR ALLAHA KU SIIYO BULSHADA WAX ANFACA AYAAD KALA HADASHAA, AAD AYAY U MUHIIM UGU TAHAY BULSHADEENU INAY BARTAAN SIDA QOFKA MUSLIMKAA LOO ASTURO, LAAKIN WAXAA SU,AALI KA JIRTAA GABAR UUR LEH NIKAAXEEDU MA ANSAXAA
@munaadesh5545
@munaadesh5545 Год назад
MashaAllah walahi waa will caqlibadhan
@ghrttttt3718
@ghrttttt3718 Год назад
WA
@Zaynabsheiknour
@Zaynabsheiknour 2 месяца назад
Ma.❤❤❤❤❤❤
@abdirisaakmaxamed2408
@abdirisaakmaxamed2408 Год назад
Alle aya ka magalney xaliimo waxeda horey u dhiibatey
@IqraYuusuf-q8t
@IqraYuusuf-q8t 2 месяца назад
Subaxana lah m.a❤❤❤❤
@zaynabaxmad4957
@zaynabaxmad4957 Год назад
Masha Allah waa qiso aad u wanagsan runtii qofka wllka ah markad ceebtisa wariyo asigana Allah ayaa ceebihisa qariya Allah xaku xafido abayo mcn
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 3 месяца назад
mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mamaamiira8328
@mamaamiira8328 Год назад
asturan masha Allah saakusoco abaayo
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Год назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤗🤗
@MohammedAhmed-pn8ic
@MohammedAhmed-pn8ic Год назад
Assalamu caykum wallal qaali
@zakihassan4013
@zakihassan4013 Год назад
Keep going abayo first comment pin
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 Год назад
Mansha allah alle dulqaadka hayno badiyo
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Год назад
Soo dhawoow gacalo
@mohamedsalat8067
@mohamedsalat8067 Год назад
Masha Allah walashey qerr Allah xakusya
@maxamedaxmedsugule248
@maxamedaxmedsugule248 Год назад
Mashaa allah sowdo
@Aadanibraahim-u7e
@Aadanibraahim-u7e 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@MuxumedCabdi466
@MuxumedCabdi466 7 месяцев назад
Sadaaslaamucalaykumbaryahanwaanukuwaynayeexgeedqabataybalnoogasookawaabtakaleqisadakolbaudambaysataariikhdanoogusooqorwaankalaganwaayaytiihoreiyotiidambewaankudhexdawakhayeeiisookalasaar🎉
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 Год назад
Somalida qar sas ah
@MahathaSaman
@MahathaSaman 5 месяцев назад
Asc❤❤❤
@asmamaxamudfarax5659
@asmamaxamudfarax5659 Год назад
Mashalah alow dhowar wiilka
@abdirashiidraash1385
@abdirashiidraash1385 Год назад
Ma allah wlllo Allaha.ku xifdiyo
@sahishmohamedsahishmohamed1493
Ma sha Allah
@farhiaali3121
@farhiaali3121 8 месяцев назад
A. S c
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Ilaahow wiilkaa khayr sii
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Wcs
@amina7327
@amina7327 Год назад
Sowda walaalo mansha Allah Allah ku barakeyo aamiin inte lagala xariiri kara number
@khalidmohamed8269
@khalidmohamed8269 Год назад
Mansha allh abayey ilhay hakubarakeyo
@nastexoshariif8149
@nastexoshariif8149 Год назад
Adaa mudan sista
@halimabob9303
@halimabob9303 Год назад
Masha Allah Allah barakeyo wilkas
@habibahassan4057
@habibahassan4057 Год назад
Mashallah abayo Allahakuhiftigo
@siciidomaxamud7282
@siciidomaxamud7282 Год назад
Illhy haku xifdiyo dr sowda wllshy🥰💟
@ahmedhirye2973
@ahmedhirye2973 Год назад
Mashallah
@siciidomaxamud7282
@siciidomaxamud7282 Год назад
Illhy haka abaaliyo wllhi wiilkaas illhy haxifdiyo
@xawadiiriye9680
@xawadiiriye9680 Год назад
Ascwrwb Xabiibti sheekadaadu waa wax waaqici ah lkn waxay salka ku haysaa shay xaaraam ah shey xaaraam ahna dadka sheeko caadi ah loogama dhigi karo waa wax islaamnimada ku xun marka waxan kugula talin lahaa wax ka khayr badan u bedelo?
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir 19 дней назад
dantau ugu jirtay inu asturo wayo gabar hada la arosay hadi la maqlo inay jir ledahay mashaqeynayo ka dhalanysa ayaa dans walan iqabo laha intay noshahay qofka cebishisa walo astura ilaahy ba adna ku asturaya
@cabdilaahiibraahim5737
@cabdilaahiibraahim5737 Год назад
m.shalah Allah xafido sawda
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Waa qiso cajiiba sawdaay lkn diiniyan meherkii ma qabanin maku celiyay meher kale?
@mohamedabdirahman7459
@mohamedabdirahman7459 Год назад
Nin xun buaha sababto ah nag dhig dhigato ah abehed mu uciliyo
@farxiyaaden9301
@farxiyaaden9301 Год назад
Manshllah wallo❤️❤️
@hamdaahmed7754
@hamdaahmed7754 Год назад
Maasha Allh wllo Horay u soco
@musbaxahmed4571
@musbaxahmed4571 Год назад
Msha alah
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 3 месяца назад
Asc sawda maxamuud xageed joogtaa wlo????
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Jasakallahu khyr wll ilaahay ha barakeeyo qoyskasi
@salmaaxmedsaid6312
@salmaaxmedsaid6312 Год назад
Maansha allh soomaalida waa ku yaryihiin
@naciimoaadan1349
@naciimoaadan1349 Год назад
Waxaan ogahay wiil aroos ah habeenkii gabadha loo keenay gabadhii waxay dhashay cunug wiilkii arooska ahaa wuu qaraxmay
@adoonttalle1115
@adoonttalle1115 Год назад
Bisinka Allaha
@shuuriyecali2377
@shuuriyecali2377 Год назад
INTAANAN VIDEO GA FIIRINBA WAN QOSLAY ,😁😁😁😂😂😂
@hassanabdi4774
@hassanabdi4774 Год назад
Sawdo iwran mafahantay wanadayda walashay
@حسنجمعالى
@حسنجمعالى Год назад
Haa laid noon gabdhaha tigtoga ee baleysan
@cabdilaahizaahid5075
@cabdilaahizaahid5075 Год назад
Rasuulku ma odhan sidaad aad sheegaysid
@abdiwalibashir2577
@abdiwalibashir2577 Год назад
Ukhtii FillaH XafidahuLLAH
@z-1il
@z-1il 28 дней назад
Maasha Allah
@UmulkhayrMohamed-d4g
@UmulkhayrMohamed-d4g Месяц назад
Maazha allh🎉
@NuuraMuhumed-yo7nk
@NuuraMuhumed-yo7nk Месяц назад
Masha allah
@qoraamattanofficial6141
@qoraamattanofficial6141 Год назад
Manshallah tabarakallah jazakallahu khayr wll qaali 🙏
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Год назад
Masha alla
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 3 месяца назад
wllhi kas ni rag o ahaye
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Maasha allaah wiil fiican
@حسنجمعالى
@حسنجمعالى Год назад
Ma ah
@SahraCiire
@SahraCiire Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 Год назад
Asc Abaya Sawdo galab wanagsan Abaya salaan kadib waxaan ku xiranahay muuqaaladaada laakiin waa uu dheeryahay waxaan codsan lahaa inaad ka dhigto 5 to 10 minutes. Mahadsanid.
@ugaaskabelaadir8467
@ugaaskabelaadir8467 Год назад
sheka xarriir batahay
@fatimaali4343
@fatimaali4343 Год назад
Maa Shaa Allah abayo macaan may Allah bless you Ameen
@shamsohassan7503
@shamsohassan7503 Год назад
Maash Allah 👍 👍
@khadra-qx7kv
@khadra-qx7kv Год назад
Mansha allaah
@bashirmqalib6908
@bashirmqalib6908 Год назад
Masha Allah, waa qiso cajiib aj
@nuuramaxamed1277
@nuuramaxamed1277 Год назад
Maasha allaah tabaarakallaah jazaakillaahu khayr xbbti
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 8 месяцев назад
Asc qaali❤❤❤❤❤
@حسنجمعالى
@حسنجمعالى Год назад
Wakeman tahay
@Zafouzh
@Zafouzh 6 месяцев назад
❤❤
Далее
QISADA ARKAAN IYO MAJIID!@sawdamqaalib
26:52
Просмотров 37 тыс.
Qalpoq - Amakivachcha (hajviy ko'rsatuv)
41:44
Просмотров 333 тыс.
Gabadh ninkeedu qabadsiiyay xanuunka HIVga
21:23
Просмотров 10 тыс.
KIISKA MUSFAR OO LAYABLEH!@SawdaBillan
54:09
Просмотров 59 тыс.
DILAAGII TAXANAHA AHAA!@sawdamqaalib
45:27
Просмотров 54 тыс.
RAAMI IYO WALASHII BAYSAAN!@SAWDAQAALIB
25:50
Просмотров 28 тыс.