Тёмный

WAXAA LAGU QIYAAMAY INAY DHAGOOL TAHAY QURUXLAYDII GUURKEEDA SHURUUDA ADAG UU KU AQBALAY😭💔 

QISAS CHANNEL
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

#qisas #channel #comedy #

Опубликовано:

 

1 ноя 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@ayanshaafici8348
@ayanshaafici8348 8 месяцев назад
Yaasmiin hadii aad akhrido fariintayda waxaan kuu rajaynayaa guul noloshaada, sheekadaadu waa mid dhiiri galinaysa gabdhaha❤ like isaar Yaasmiin adigo mahdsan 😅
@user-kw1rt9jv8h
@user-kw1rt9jv8h 7 месяцев назад
Hye😂😊
@kamalali79
@kamalali79 8 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمينالسلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 8 месяцев назад
ayan salama Caleykum maasha Allah abayo 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴falastiin illah ay cadow Allah qabto aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢❤❤
@hewarable5547
@hewarable5547 8 месяцев назад
Amiiin yarabi calamin ❤❤
@AbdullahiOmar-wd3es
@AbdullahiOmar-wd3es 8 месяцев назад
Allah is one only
@nadifaosman9389
@nadifaosman9389 8 месяцев назад
Subaxaanallah waa qiso cibro leh wlhi marka qaar waxa filoneyso waxa ka weyn aya dhacay ilahay aya ka so saarey waxa dilka wuu la maaganaa gabadha maalinta ah
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 8 месяцев назад
Waa qadar alle dhaga la aantu ani ninkaygu waa uu dhago la yay hadana ilmihii u horeeyay uurkiisa leeyay wlhi dadka caadiga dadkaasa ka naxariis badan❤
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 8 месяцев назад
M.n alle haisu kiinbarakeeyo
@kamalali79
@kamalali79 8 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@Muna-zk4be
@Muna-zk4be 8 месяцев назад
Qisadan chanlkga sawda ka dawaday masha allh hore u soco
@muslimgirl6355
@muslimgirl6355 8 месяцев назад
Ani xitaa♥️
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 8 месяцев назад
Ha soo qorin wllo iska daa hadaad dawatey
@hodanqaali4919
@hodanqaali4919 8 месяцев назад
Kor uga bax abayo imakana iskadaawo
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 8 месяцев назад
Subxanallah damir xuma o aqli darana ilahyba ku irzaqaye mu lanolado wa i tas u ad fara badan ilahay ka siiyo nasiib darana hada muxu fa'day gablan un yaa allah
@idil_aragsan
@idil_aragsan 8 месяцев назад
Ayaan shaxshaxeey ku jecliyaa xbbti ❤
@halista3994
@halista3994 8 месяцев назад
Maya walahi aniga wanka helay qisadi cabsida ahyd noso badi wll qali 🥰🥰
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 8 месяцев назад
ayaan qurux waankusalaamay vedio Ga qado ayaan kucunoyaa
@user-qq5hm2dh8y
@user-qq5hm2dh8y 8 месяцев назад
Inaalilaahi waa inaa illaahay ràajicuun😢
@filsanmohamed4021
@filsanmohamed4021 8 месяцев назад
Ayaan quruxey qisadan waa hore aan chanlkga wayn ka dawaday mnshlh waa noogu soo celisay ❤
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 8 месяцев назад
Wee Yara isku egyihiin xppti 😊
@farhiya5072
@farhiya5072 8 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 8 месяцев назад
Abayo mcn Ayaney adiga iyo dhaman asxabtaba igu soo duceya aabahay ayaa qalnin galaya inu alle igu guuleyo yaa rabi 😭🤲
@Salmaqurxinta
@Salmaqurxinta 8 месяцев назад
Qalinkii lagu Gulesto alle haka dhigo insha allh
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 8 месяцев назад
Allaah haw fududeyo
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 8 месяцев назад
@@Salmaqurxinta aamiin abyo 😭🤲
@sundaosmansundaosman9060
@sundaosmansundaosman9060 8 месяцев назад
@@roodacrixmanmaxamuud6924 aamiin wllkey 😭🤲🤲🤲
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@kiinyu6160
@kiinyu6160 8 месяцев назад
Allhu Akbar
@nafisaahassan1097
@nafisaahassan1097 8 месяцев назад
Wll qisada cabsida nogu ronow plz🙏😂wliba qybo badan
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti 8 месяцев назад
Subxana allah 😢😢😢😢😢😢😢😢 alllow adigaaan kaaaaa magan galney bisinka 😊😊😊😊
@adoonalahinaaadan3202
@adoonalahinaaadan3202 8 месяцев назад
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu. Mahadsanid Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam. Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Reer Falastiin. Aamiin Aamiin
@maidahassancabdulhi635
@maidahassancabdulhi635 8 месяцев назад
Ayaan Teetalka Ciwanka Qisada Hasii sheegin Wixii Aan sii Xiiseyn Laheen Hada Jaaay Waan Sii Oganey Maho Noo Qari Xabibti
@QisasChannel
@QisasChannel 8 месяцев назад
Haye xbbt shukrn rayigaaga
@user-oz2rt5il8s
@user-oz2rt5il8s 8 месяцев назад
Inta firisay iyo inta like ta saaray maba islaha faraha ka shaqeeysiiya
@user-qz7qz5he8v
@user-qz7qz5he8v 8 месяцев назад
Qisoyinka cabsida inuso badi plzzz ❤
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 8 месяцев назад
Wow 😲 beautiful ayanay
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 8 месяцев назад
Qisada cabsida waan ka cabsada Allaah haku xifdhiyo Insha Allah mahadsanid ayaaney
@hewarable5547
@hewarable5547 8 месяцев назад
حبيبتي اليوم انتي جميله جدا والله احبك كثير ❤❤
@Hodaneey
@Hodaneey 8 месяцев назад
😢😢😢😢 subaxna Allah dulmigu ma fiicna
@user-kl8dk8qt7h
@user-kl8dk8qt7h 8 месяцев назад
Asc
@user-kl8dk8qt7h
@user-kl8dk8qt7h 8 месяцев назад
@Salmaqurxinta
@Salmaqurxinta 8 месяцев назад
Wcs❤❤❤
@hewarable5547
@hewarable5547 8 месяцев назад
Wsc wllo
@munaAyaan
@munaAyaan 8 месяцев назад
Indhowaynteydii maanta saaida unurosaye jah😂❤🤎🖤🧕🏻
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 8 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 8 месяцев назад
Ayaaneey anigaa waxaa ku soo beegmaay xili hameena waqtigii aan daawan lahaa maantaan daawaday wax is iri hadaa hameen daawati armar suliga aadi weedaa kkk
@queenilhaney235
@queenilhaney235 8 месяцев назад
Abayo mcn wcs abayo mcn 💗 wad kunuresaa tarxadan m.a allah hakubarakeyo xabibtii ❤
@user-mr6yx6is5m
@user-mr6yx6is5m 7 месяцев назад
Subxanallah 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 8 месяцев назад
Qayaano cirib humaa😢😢😢😢😢
@marizhalpi
@marizhalpi 8 месяцев назад
Ayaanay eedoyinka iskumid ma ahan aabahay waa safraa waliba bil kudhawad maqnadaa hooyaday waxay kurisaa wiil aahabay dhalay anagah nagama jecla xitaa anaga waxay nasiin baysiisaa qaladkiisa aabbe wayka qarisaa ee eedooyinka isku mid ma ahay xitaa kuwo kale waxa jira aabe dhalay oo aabahay kajecel hooyaday hooyo soowacadaan eedo waxas rabaa aabe iiga qaad aaba eedo igalahadal lasoco maraka eedoyinka isku mid ma ahan😊
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 8 месяцев назад
Alaa ayaaney waa nala fahante fulleynimo ani amin habeen ah ayaan arke bari aan dhehe inshllh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@housseinmachallaharte2441
@housseinmachallaharte2441 8 месяцев назад
Ayann gabdonn ❤❤
@user-du2nc6hl7v
@user-du2nc6hl7v 4 месяца назад
mahadsanid wll
@Asienor
@Asienor 8 месяцев назад
Hapo ayaaneey adi io qoyskaaga ina fcnthiin rajeyna pls naso xsusi like ina ku saarno dad ani cml ahaa jiro ilaa indha wen laga fhaahoyo iska fiigsan naguna qaado 😁wku jecelnhay yaah❤❤❤❤❤❤❤
@indhouroon2812
@indhouroon2812 8 месяцев назад
Wcs❤ayaan qurux❤
@user-zi2fu2kt1j
@user-zi2fu2kt1j 8 месяцев назад
Wcs ayaney
@hewarable5547
@hewarable5547 8 месяцев назад
Wsc wll
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 8 месяцев назад
Qisadi cabsida 10 pm xly aa dawade kwrn 😂😂
@MaryanAadam
@MaryanAadam 8 месяцев назад
Allaahuma Sali calaa muxamad soobadi
@faizonuur5898
@faizonuur5898 8 месяцев назад
Wcs abayo mcn ❤❤❤
@MunoXuseen
@MunoXuseen 8 месяцев назад
Wcs abyo ayanah seithy❤❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 8 месяцев назад
Wcs ayaan qurux❤
@user-uh4hq8kx7p
@user-uh4hq8kx7p 8 месяцев назад
Asc
@hewarable5547
@hewarable5547 8 месяцев назад
Wsc wllo
@falishassan528
@falishassan528 8 месяцев назад
Thank you abayo
@AxlaamAliyuusuf
@AxlaamAliyuusuf 8 месяцев назад
Ayaaney maanta m.a 👸 queen ma.meel baa.usocotaa 😊 sheekada maa.noo duubeesa iisheeg
@najmaaligaani2983
@najmaaligaani2983 8 месяцев назад
my love mcnto ayaan gobey❤❤❤🎉🎉
@fatoumaaden7951
@fatoumaaden7951 8 месяцев назад
Ayan qurux ❤
@ayuush2214
@ayuush2214 8 месяцев назад
Mahad sanid ayaan qurux❤
@fadimoabdirahman9125
@fadimoabdirahman9125 8 месяцев назад
Subxana allah god khiyano ha qodin iyada waxba kuma sameynin maxa udilaa
@MaxamuudCabdi-sd3uk
@MaxamuudCabdi-sd3uk 8 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@hakaaruura577
@hakaaruura577 8 месяцев назад
Wcs❤❤
@yahyehasan5132
@yahyehasan5132 8 месяцев назад
Mahadsanid ❤❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 8 месяцев назад
Wcs my abaayo ayaan cadeey waan kusalaamay inbadan
@FaadumoAbdisamed-sn8vl
@FaadumoAbdisamed-sn8vl 8 месяцев назад
Ayaaney qisooyinka cabsida nooguso dadaal walaaley😅😅😅
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 8 месяцев назад
Ayaaney qisooyinka cabsidaa nagadaa kun keer ku dhah nee nagadaa waa codsi😭😭
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 8 месяцев назад
Anaga rabnee noodaa wllo noogu raalinoqo
@hewarable5547
@hewarable5547 8 месяцев назад
Ayaan ney qisooyinka cabsi cabsi daa Naga daa kun keer ku dh a h nee naga daa waa codsi 😢😢
@nafisaahassan1097
@nafisaahassan1097 8 месяцев назад
Kuwa kle dawada wax cabsiya hadawanina idinku ilen dad ba ka helee
@EMMA__7-x4i
@EMMA__7-x4i 8 месяцев назад
Anagaa rabno adi hdaadan Rabin ha fiirsan maxa
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 8 месяцев назад
​@@user-xq7il8en7v❤❤
@ikranadan4259
@ikranadan4259 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@Funnyvideos-fo6tp
@Funnyvideos-fo6tp 8 месяцев назад
Abayo shekadhan wakashekeyse ee chanelka kale ayey kujirtaa 🥹
@QisasChannel
@QisasChannel 8 месяцев назад
My xbbt
@kiinyu6160
@kiinyu6160 8 месяцев назад
A ❤
@falishassan528
@falishassan528 8 месяцев назад
❤❤❤
@user-kd9ii4cm4k
@user-kd9ii4cm4k 8 месяцев назад
Bisinka 😢😢😢😢
@shukriubah3546
@shukriubah3546 8 месяцев назад
M.a
@saabiriinmohamed883
@saabiriinmohamed883 8 месяцев назад
subxna Allh illhy wxba kama qarsona nbsigas bl daybi😢
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
@MariaMaxamedmaxamed-bz3wy 8 месяцев назад
Thanks 😊
@nimconalka4344
@nimconalka4344 8 месяцев назад
Qisoyinka cabsida noso badi xapipti wan rabaaye m.a manta wa nuuraysa qaliyey taraaxada sidad u xiratay baa iga gadan wayna kugu soo baxaysa
@ashodakane5245
@ashodakane5245 8 месяцев назад
Subxanalah walahi qiyanadi aya lagodontey sorry 😞
@lailaismail1317
@lailaismail1317 8 месяцев назад
😂 yaakhay sheekadii minyaradi bijaamada boorsada ninkeda ku so ridaysay meeda qaybtii shanaad ban sugaynaye
@fadumoabdulle7593
@fadumoabdulle7593 8 месяцев назад
Asc ayaaney waa lagu qayaaney laakiin dacwo ayaa u furan
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 8 месяцев назад
Subxnallah
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 8 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW
@ayanshaafici8348
@ayanshaafici8348 8 месяцев назад
Ayaanay sethay xbuibiti waxaa rajeynayaa ina nabad qato😊 cawaa qisiday Yaasmiin bartay5 kaa soginay maxaa ku dacay mcnto 😢 qiso ladacy way wlhi oo mudan ❤Waxaan ka bartay faa'iidada guurka iyo dulqaadka duruufaha masha allaha
@Amuuna40
@Amuuna40 8 месяцев назад
Ayaaaney cawada channalka weyn ma uganbise😢😢
@caashocayuuni
@caashocayuuni 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@nafiiso.cabdulqdir505
@nafiiso.cabdulqdir505 8 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
Далее
Qiso ku dhacaday gabar somaliyed🥹😢
13:56
Просмотров 6 тыс.
SIRTEENA CIDNA HA USHEEGIN( qiso cajiib ah)
25:04
Просмотров 11 тыс.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33