Тёмный

HABOON NUURA JAWIGA BOQORADA OFFICIAL MUSIC VIDEO 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 3,9 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 711   
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
heesaha waxaa ka macaa quraanka❤️ The best person ever The most knowledge able and the most shine all crrated prophet Muhamett scw scw🕋❤️💕
@AxmedTraveler
@AxmedTraveler Год назад
SCW SCW
@zakariyecabdi7347
@zakariyecabdi7347 Год назад
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM
@zakariyecabdi7347
@zakariyecabdi7347 Год назад
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
@imanmohamed2492
@imanmohamed2492 Год назад
Scw scw
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Год назад
💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@laylamohamed3435
@laylamohamed3435 Год назад
heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka ❤️❤️
@Fathi_khaire
@Fathi_khaire Год назад
Wala ogyay zizy lkn wa faduul inaad meeshan quraan dhex. Keento🥰
@najlanalka1428
@najlanalka1428 Год назад
Maxad kaso donte he ine hees tahay wa ujeda😊
@MaadiyaAlpi
@MaadiyaAlpi 11 месяцев назад
O maxad heesha qurnka ka dhex keeni 🙄
@najimaguuleed
@najimaguuleed 10 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@anisoyasin642
@anisoyasin642 5 месяцев назад
​@@najlanalka1428qqq
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Год назад
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲Hadaad Rabto Lakullanka Allaah Acmaashaada Wanaaji
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Год назад
😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😮😮😮😮😮😅😅😅😅😊
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@NajmaIsaq
@NajmaIsaq Год назад
Thanks wlll mcn😢😢😢
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
❤❤❤❤😂😂😂​@@NajmaIsaq
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
​@@NajmaIsaq❤😂😂🎉😅😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@yasirgulled501
@yasirgulled501 Год назад
Wadnaha boos iyo bustaan ku lehoo Bulshada Intaan kala baxay badhkay noqoyoo boqraday Dhibtire buuxoo qalbiga baantoo bashara Barbaarta anaa beryahan u sitoo bursaday Halyay la bahoobay baariya oo i bilay Bushaaro Binaystay bayt wacanoon u bogay Baskii kalinimona bay idhiyoo ka baxay Ka baxay buuqii i daashayee ba,naa Allaha boqoraa burjiga bixiyee burqade Burqade beerihi badhaadhuhuyoo bagay Bagay farxadaydu boqol noqotoo bartaan Bartaan ku hamiyay bagaan degay oon xasilay Kooras Bishii farxadiyo Burhaanta sidaay Jawiga boqorada Bishaan galayeey Ha baaqaninoo Mid baaqiya noqo Bishaan filayaay
@alihayle6697
@alihayle6697 Год назад
Mahadsahid
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 Год назад
Ayyy kalay hees isamey🥺🥰
@munamahamud6211
@munamahamud6211 8 месяцев назад
halka aad tidhi baskii un ba booskii ah
@JiyapeaJiyapea
@JiyapeaJiyapea 5 месяцев назад
❤❤❤
@GartTe-sp1en
@GartTe-sp1en 3 месяца назад
1:22
@cllaahijaamac5675
@cllaahijaamac5675 Год назад
Wlhi hapoon nuura hodan apdirxmaan waay badashaaY fanaanada qudhatee so noolaysay fankaa ayad tahaY Anigu wan amansinaahaY wlhi hore uu soco Walaal 🙏🙏🙏🙏
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Год назад
Haboon nuura fanaanada ugu codka macaan uguna haysata Fanka Soomaaliyeed dhanka gabdhaha Keep going on The best Somali singer 🥰🥰🥰🥰
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 6 месяцев назад
Hppi mcn waan ku jeclhy 🥵🥺🥹❤
@itz_me_muna-4901
@itz_me_muna-4901 6 месяцев назад
Ani singer 😂😢
@hooodamuhumed4344
@hooodamuhumed4344 Год назад
Mar walpa oy hesahagu batan ama macanadan allh ayad kasi foganaysaa allh ha ina so hanuniyo dhamanten🙄
@saedahmed2984
@saedahmed2984 Год назад
Aya ku yidhi baayo
@hamseadi1820
@hamseadi1820 Год назад
Aaamin
@hooodamuhumed4344
@hooodamuhumed4344 Год назад
@@saedahmed2984 zhekh xafda no joga
@mustafaadan4249
@mustafaadan4249 Год назад
Oo adi maxaad udaawaneysaa adaa kadaran abaayo
@fatumamohamed9328
@fatumamohamed9328 Год назад
Amiin 😢🤲🏻
@user-dh2jw9vb1h
@user-dh2jw9vb1h Год назад
Allaah kacabsada , oo kaxishooda , oogeeri kahor rabbi utawbadkeena , tawbad sax ah eeshurrudeedii leh , tawbadda shuruudeedana culumada waydii.
@dhaadheere19
@dhaadheere19 Год назад
Bishan ay heestu soo baxday ee December 12keedii ayaan jawiga boqorada galay❤💍❤️ Haboon waa wax kale codkeedu🔥
@Mudug___Star
@Mudug___Star Год назад
❤Bishii farxadiyo burhaanTa sidaay🔥❣️ ❤Jawiga boqorada bishaan galayey❤️‍🔥🔥❣️ ❤Habaqaninoo hayga baqaninoo🔥❣️ ❤Mid baaqiya noqqo bishaan filayay ❣️🔥 🔥👑The one only Hawraar Production❤👐🦅 Erayada:baashe bogeeye Laxannka : Macalin mouse gaas faatax Music by : cadceed beats | MafTuux cadceed 💥🔥Legendary baa isugu Tagay dhankasta 💪,💯✅
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Haboon nuura cod dahab sannad kan cid ka horaysa fanka garan maayo iyo sannadaha kuwa soo socda garan maayo horay usoco boqorada codka ❤️
@salmaanahmed1316
@salmaanahmed1316 Год назад
Maftuux cadceed inanka musicga macan tumaya legend 💯👏:
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 Год назад
Her voice is magic and hot 🔥 🥵 😍 Inta ila argtay inay kusocoto booska najma nashaad bilwogeeda fankeeda one month more than 4 songs 🎵 Shaqo adag ayey wadaa xidigta 2022 ilaa 2023 lagama qaadayo filaaa well done 👏 hawarar best production
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@elmaMohamoud-
@elmaMohamoud- 3 месяца назад
Tarikh 17 july Bisha sidedad wxn Bilabi Barasho Luuqad iyo sahanki hamiyadayda Waxn kuso Laaban qoralkeyga mrkn hamigayga ka dhabeyo insha allah 💕
@ilwaadsiciid9174
@ilwaadsiciid9174 Год назад
Habooneyy waad na walaaYsaa dee waxani hees way dhaaftaY Team hawraar🔥
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 Год назад
Woow haboon ahaa layaab layaab wlhi gold voice my sister dhiigu biyo maha thanks and team hawraar good job keep going all my team 💪💪❤❤💪waxan la ilawikarin mucjisada mussica cadceed noleyaha fanka somaliyeed ee hoygiisu ahaa hargeysa bilan casimada dalkayga hooyo jecliyaa 🥺🥺 allow dhowr somaliland 💪❤💪💪
@sawdaaxmedaxmed870
@sawdaaxmedaxmed870 Год назад
Ilaahay heesaha haynaga madoobeeyo nabigana halagu saliyo
@mahdicaydiid842
@mahdicaydiid842 Год назад
Scw scw
@maskacade704
@maskacade704 Год назад
scw scw
@amaladan5579
@amaladan5579 Год назад
Amiin
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 5 месяцев назад
Sce
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 5 месяцев назад
Scw
@libanyusuf2204
@libanyusuf2204 Год назад
MA SHAA ALLAH TABARAKALLAH JAZAKALLAHU KHAYR BARAKALLAHU FEEK ❤ HABOON NUURA ❤ JAWIIGA BOQORADA ❤ RAMADAN KAREEM ALLAH YAA CIIZAAK UMADA ISLAMKA MUUSLIMEENTA SOOMAALIDA MEELKASTA IYO GOOBKASTA DUUNIDA ODHAN IYO CAALAAMKA ODHAN AAD JOOGTAAN ❤ GUULEYSTA GUULEYSTA GUULEYSTA WEELIIGIIN ❤
@xamdaxarago8817
@xamdaxarago8817 Год назад
1//1/2023 ha baqan bishan sugayay alle haygu simo malinta meherkayga❤️💋
@nimcoabdirahman2486
@nimcoabdirahman2486 Год назад
Aamiin gacalo Barakooba❤
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 Год назад
Waaaaaaaaaaaaw waxba lagama qaban karo haboon nuura wlhi aaaway taageeyaasha haboon nuura ma u bixinaa haboon nuura hir gashay sababto ah ayadoo sanad udhamaan bey nagu deeqday codkeda macan keep going haboon nuura 🙏
@nimcomaxamed3365
@nimcomaxamed3365 10 месяцев назад
Mid khyrkiisa wata ilohow nooga dhig sanadka cusub 2024 oo aan singelka macsalaameeyo 2023 12 19 Dec taariikhda heesta dhagesanayey ❤😊
@abdiaziiz8761
@abdiaziiz8761 Год назад
Cadceed onthe beat 💯😁what a music
@Sheeko-Sheek0
@Sheeko-Sheek0 2 месяца назад
HER VOICE N THIS SONG!!!!
@AbdinaasirMohamoud
@AbdinaasirMohamoud Год назад
Heestan wabn jeclaaday😂❤️Bishi farxdiyo buurhaanta sidaay jawiga boqorada bishan galayyyy ha baaqanino hayga baaqanino mid baaqiya noqo bishaan filayayyyyy😫🥰♥️ [ 8/6/2023 ]
@faizam523
@faizam523 Год назад
Wow!👌Masha Allah qurux. Cod aad u macaan, deganaansho iyo labis aad u qurxoon🔥🔥💯💯❤️❤️❤️👏👏🌹🌹🌹🌹🌹💗🙏🙏💐♥️💐
@dhawrzanmahamoud5326
@dhawrzanmahamoud5326 Год назад
Dhiigu biyo maaha wlhy anoon eegin Ayaan gartay in cadceed tumaayo😋🤣❤ Cadceed kaaa duula🥁🎵🎹🎶waa LA yaabay
@Abdirhmann
@Abdirhmann Год назад
Yaa waduud🙈 what asong💯
@amiincox6206
@amiincox6206 11 месяцев назад
Heestan waxay soo baxday 30/Nov/2022 ana waxaan dhagaysanaya cwa 30/Nov/2023 Ilaahow sanadka cusub caafimad qab nagu gaadhsii ❤ Bishii farxadiyo burhaanta sidaay Jawiga boqorada bishaan galayeey Ha'baaqaninoo mid baaqiya noqo Bishaan filayaay
@maxamedfoodcade4438
@maxamedfoodcade4438 Год назад
Heesba heesba kadaran haboon nuura wlh waa lipx 📞 fanaan aan laheli karin 🎤
@birmadyare
@birmadyare Год назад
Amazing Song 🎵 Baashe Bogaaye& Ustaad musse Gaas baa is Helay
@zack4k26
@zack4k26 Год назад
Cadceed & haboon 🔥🙆🏻‍♂️
@Samsam-nn8nd
@Samsam-nn8nd 14 дней назад
Can’t wait to play on my big day wallaaaahi ❤
@hindaqaaali7458
@hindaqaaali7458 Год назад
Habon nura our Queen❤️❤️
@dowsa...........
@dowsa........... 9 месяцев назад
Bishaan filayay her voice hoboon magoosha nooL🎉 ❤😢
@issemanman5022
@issemanman5022 Год назад
Habon😩❤️ codkedaH😭😩❤️
@zaynabmahamed5532
@zaynabmahamed5532 Год назад
Waaaw amazing song another level hopon nuura ♥️🌹🙏
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 Год назад
1/1/2018 up to 1/1/2023 inshllaha farxado bdn 5th University wedding but still i didn't get baby ilaahow wax khayr qaba😍😍😍
@fadumoshire1157
@fadumoshire1157 Год назад
Ilahay hakusiyo ubad siciid ah ad kufarxdo amin yarabi
@gopaad155
@gopaad155 Год назад
Inshallah mataano allaha ku siiyo aad wx walba ku ilowdo oo baariya xppti😊
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 Год назад
@@gopaad155 amiin wllo qalli thank u
@sadio8250
@sadio8250 Год назад
Inshalah abayo Qaali 2023 ku rajyna baby khyr qaba gabar farxsan jcyl haysta ilahwo bby ugu dar
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 Год назад
@@sadio8250 amiin wl qali thank u
@muunaupdirisaq4525
@muunaupdirisaq4525 Год назад
Hees waa dhaaftay tan ka baxay buqii idaashaday 😍
@hawraarmusicproductionlyri978
Waynakaa bahwaynta Hawraar music production♥️
@sheikhshuceyb5479
@sheikhshuceyb5479 Год назад
Haboon nuura codkaan abyo qur,aanka ku aqri asaga kuwanaagsane
@zuhaipck
@zuhaipck Год назад
Cadceed onthe beat🔥🔥🔥🌍☮️☮️‼️
@dhinbilnino
@dhinbilnino Год назад
watageraa huda nuura keep going walashay👉👉✋✋👋
@dolabdihussein-de3kh
@dolabdihussein-de3kh Год назад
Ilahow malinteydaa igarsi hestan san ola ciyari lahaaa
@ibrahimbaaxeer
@ibrahimbaaxeer Год назад
Mashaaalah Haboon Qurux Iyo Cod mcn🔥❤️
@sadakjakarta9677
@sadakjakarta9677 Год назад
Best voice HABOON Nuura muqal io erayo cajiib ah howrar music production guleysta 🎉
@eyaanlemuhum3d432
@eyaanlemuhum3d432 Год назад
Amazing voice 💕 ax Kutuura cimaamada Hpon Queen
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Год назад
Another LEVEL weeyi heestu codkuna wa Golden voice fanku wuxuu ubahan yahay haboon nuura oo kale 🔥🎧
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Год назад
Our Queen Haboon Nuura❤️😍
@natheiradam
@natheiradam Год назад
Haboon noura ❤️ first comment 🤙
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Год назад
Wadnaha boos iyo bustan ku leho bulshada Intaan kala baxay badhkay noqoyoo boqraday Dhibtire buuxoo qalbiga baantoo bashara Barbaarta anaa beryahan u sitoo bursaday Halyay la bahoobay baariya oo i bilay Bushaaro Binaystay bayt wacanoon u bogay Baskii kalinimona bay idhiyoo ka baxay Ka baxay buuqii i daashayee ba,naa Allaha boqoraa burjiga bixiyee burqade Burqade beerihi badhaadhuhuyoo bagay Bagay farxadaydu boqol noqotoo bartaan Bartaan ku hamiyay bagaan degay oon xasilay Kooras Bishii farxadiyo Burhaanta sidaay Jawiga boqorada Bishaan galayeey Ha baaqaninoo Mid baaqiya noqo Bishaan filayaay Erayada Baashe Bogeeye Laxamka muuse gaas Music IamMaftuux Cadceed Codka haboon nuura Dubista iyi isku dubaridka Hawraar media
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Codka haboon ayaa wax walba soo saaraya
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Год назад
@@maxamedcumar9391 xaqiiq waaye wll
@A.A.E93
@A.A.E93 Год назад
Haboon Nuura waxaad noo gashey booskii Xaliima Khaliif Magool guul100%
@yakubyokab6075
@yakubyokab6075 Год назад
🔥🔥🔥hot song keep going sis 🙏
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal Год назад
Talented
@sagalmohamed7355
@sagalmohamed7355 Год назад
Wow MaFtuux Cadceed See Na yeeloosa 🏆🎸
@sumayoalisame3535
@sumayoalisame3535 11 месяцев назад
Bartaan Ku Hamiyay Bagaan Dagayoon Xasilay 16Sep2023 alxamdu lillaah❤🎉 Hada uunbaa jaceyl dareemay🌷 Allow ii daa (F)❤🫂
@Nourmohamedabdi
@Nourmohamedabdi 10 месяцев назад
Faarax miyaa😂
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 9 месяцев назад
M.a 😊
@qaliijiahmed2596
@qaliijiahmed2596 Год назад
War cadceeed see na yeelosa 🙈🙈🙈🙈😂❤️
@mohanabshir7533
@mohanabshir7533 Год назад
HOWRAAR MUSIC IS ANTHER LAVEL KEEP GOING MY STUDIO
@rahmadeeka6660
@rahmadeeka6660 Год назад
Like Baryahan heestan anaY ishidanthy Booskiii kalinimaan bye sileyhy Wali hadaa tahay iskaabulo hestana rajo ahaan udhagaYsanaYso 17/12/2022`ilaaaa 5sano ee sosocota
@Balanbaalisstudeo
@Balanbaalisstudeo Год назад
Bishii farxadiyoo burhaan sidaay....🎧😆 jawiga boqoradiyo bishaan galayee.....💍 ha baaqanino..❌ ha iga baaqanin...👑 bishaan galayaaye...♡👑💍 @haboonnuura official😩💜
@shamsoosmansugoow6334
@shamsoosmansugoow6334 Год назад
Haboon noura
@Balanbaalisstudeo
@Balanbaalisstudeo Год назад
@@shamsoosmansugoow6334 sugoow rooble😂
@ahmedmohamoudaadam1517
@ahmedmohamoudaadam1517 Год назад
The one and only hapon noura golden girl 🦁💯
@inanor4353
@inanor4353 Год назад
Jawiga poqorada bishaaan Galayey👸💋❤️🤲
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Год назад
Her Voice 🥺
@cawocawaale6413
@cawocawaale6413 Год назад
Omg 😮❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤
@suleekhaciraxmaan4333
@suleekhaciraxmaan4333 Год назад
Codka 100 Editing 100 Music100 Eeshcalaa 😍😍😍 faraha dahablaha and dress
@nadiira25ibrahiim8
@nadiira25ibrahiim8 Год назад
Allah igusimo maliintaa maherkeygaa2023 bisha 1/5 Allah noogadhigo maliin faraxad mid noo mideysaan
@fadxiyaahmed9594
@fadxiyaahmed9594 Год назад
My fanaanadaydii kujeclhy wllhi hore usoco naagihi pagekaad dhigtay keep going ziz ❤️🥰
@qaliijiahmed2596
@qaliijiahmed2596 Год назад
Cadceeeed🙈🙈
@abdijamac5303
@abdijamac5303 Год назад
Wow Haboon nura Hawraar guulaysta
@FiihimaCawil
@FiihimaCawil 3 месяца назад
Keeping going
@Hanadmahamed9186
@Hanadmahamed9186 Год назад
Wllshai haboon nuura keep goning🌹😘
@Migos7
@Migos7 Год назад
Xidigta Geeska🔥
@abdulfatahmohammed8547
@abdulfatahmohammed8547 Год назад
Youtoube kaa haboon nuura ayaan uu bahanahay ❤❤❤
@daahir2422
@daahir2422 Год назад
Habon fananad kaha ahato ama iska daa❤❤🎉🎉
@idirisxuseen6904
@idirisxuseen6904 Год назад
Video yoogan duubiztiisu way iga gadanthy wow ĹENGEND TOP AH BAA DUUBY WOW
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 Год назад
The voice of mercy 🤍👸
@hananadaani
@hananadaani Год назад
ilahey ka cabso wllo haboney wayabahan oo kale ilahey ma jecle risiq dhama tan ale haku siye ha ka lumin khyrka ale badiyey
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Год назад
Quftan waxba lagama qawan karo xaqiiq we tagtay habaqaninoo ha iga baaqaninoo mid baaqi ii noqo bishan filayaay🤩
@umalkhayrumalkhayr
@umalkhayrumalkhayr Год назад
Anther level haboon nuura 😍😘🤩👸
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Год назад
Haboon Nuura 🥰🔥 Golden voice 🥹🐐💚❤️
@nimcomohamed5690
@nimcomohamed5690 Год назад
sjid
@maxamedcabdi8446
@maxamedcabdi8446 Год назад
Asm
@amiinkabtanak8695
@amiinkabtanak8695 Год назад
❤🎉
@SundusAli-b9i
@SundusAli-b9i 10 месяцев назад
💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🤍🖐💣🖐💣💣💣💣💣💣💣🖐💣👄🦷🫁🫁🫁🫁🦷🦷🦷🦷🦷🦷🦷🦷🦷🦷🧔‍♀️🧔‍♀️🧔‍♀️
@SundusAli-b9i
@SundusAli-b9i 10 месяцев назад
Ghye
@aweysxidig6696
@aweysxidig6696 Год назад
Fanaanad aan jeclahy haboon nuuraa one love ❤ 😍 💖 ❣
@mohamedibrahimmuse5417
@mohamedibrahimmuse5417 Год назад
Bogay farxadeydu boqol noqo bartan ku hamiyey bagan dagayo xasiley ayaney ❤️
@Sacki63
@Sacki63 Год назад
HabUun QorUxeYyy ❤😮
@azzaymoh3610
@azzaymoh3610 Год назад
another level hobaan💯💯💯
@afrikacabdiraxmaan3034
@afrikacabdiraxmaan3034 Год назад
Alla poqra burjiga bixiye burqade🤴♥️🔐23/3/2023
@amiinupdy1203
@amiinupdy1203 Год назад
Maftuux cadceed legend 👍
@cabdiqanihassan5
@cabdiqanihassan5 Год назад
Ninka maftuux cadceed waa duni kale
@mohamedcumar3982
@mohamedcumar3982 Год назад
Haboontayda tageero ku ahay huuno keep up
@abdirashiidcaano8565
@abdirashiidcaano8565 Год назад
Maftuux cadceed another level beats aay aay wax kale
@omarhire8065
@omarhire8065 Год назад
queen sare haboon nuura and King love Golden jama said surcad Mohamed madaxey Golden voice
@nuuraadan9891
@nuuraadan9891 Год назад
Boqorada Codka Haboon Nuura Amazing voice
@zhaficiqiireeye
@zhaficiqiireeye Год назад
Gabadhani waa wax kale wlhi fankeeduna mustaqbal weyn buu leeyay.
@hamthamed4787
@hamthamed4787 Год назад
haboon nuura waxba lagama qaban kaaro Abaayo 🤩😘🥰
@maxamedrashiid6389
@maxamedrashiid6389 Год назад
First comment Wixii iga dmbeya salaam
@ibraahimmuuse3228
@ibraahimmuuse3228 Год назад
Cadceed on the beat
@mohamedkhadarmohamed4341
@mohamedkhadarmohamed4341 Год назад
Her Voice Is A Emotional Voice 🥺💯✔ Hapon Noura
@hamdadubad2962
@hamdadubad2962 Год назад
W waaloll😊lll😊l
@munayusufodawa2282
@munayusufodawa2282 Год назад
haboon cumadeda lama haysan gro 🥰🥳🥳❤️💥
@libanyusuf2204
@libanyusuf2204 Год назад
Guul iyo Gobanimo Rooda Kayf Hablaha ugu quuruuxda badaan duumarka Soomaaliyeed baa kaa miid taaheey. Guuleeyso Inadeer
@ManzuurUphtirazaaq
@ManzuurUphtirazaaq 7 месяцев назад
Haboon nuur waan ku wata
@walaalahacusubee
@walaalahacusubee 2 месяца назад
Waaw mashallah😂😂😂😂❤❤❤
@sakiboss5229
@sakiboss5229 Год назад
Heestaan Waan kaFuqey Ani waa iga Gadan Tahey 🥰
@hanadiyaad7783
@hanadiyaad7783 Год назад
Ku zali rasuulka scw 🤲
@Inantii_nugaal
@Inantii_nugaal Год назад
Jawiga poqorada 🔥🙀❤
Далее
HABOON NUURA  | NABSI | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
А вы знали что металл тонет?
00:32
А вы знали что металл тонет?
00:32