Тёмный

HABOON NUURA SANAD GUURO WACAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 

Hawraar Music Production
Подписаться 1,7 млн
Просмотров 3,3 млн
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 714   
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 Год назад
Wuxuu aha naxariiis badane ilahay u caalamaka u soo diray Nabi maxammed scw ❣️🥰 aniga iyo adiga aqarinya qoralkana ilahay qabrigeena beer beeraha janadda Ka mid ah ha nooga dhiigo aamiin 🤲 💚🤍💙💜
@abdiazizfaarah6670
@abdiazizfaarah6670 Год назад
miyad waalantahay nabiga maheesbad kuhoos qoraysa war meeqamka nabiga haku gafin
@IsmaaciilMaxamuud-kj7je
@IsmaaciilMaxamuud-kj7je Год назад
Scw scw scw
@queenaisha9328
@queenaisha9328 Год назад
​@@abdiazizfaarah6670 7p
@xaawakiin2999
@xaawakiin2999 Год назад
Waa run waa wax magaradaa 😭😭😭😭😭😭😭😡😡😡😩😩😩😢😢😢
@Nimconuurmohamed94Nimcuush
@Nimconuurmohamed94Nimcuush Год назад
Adi wcal matahy waraa mel hees in aad so gasho Baad nabiga kuso qore danbi le ka faide😢
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 Год назад
i👸🏾❤️M🤴: 14 August 2021 /10:22🕗 morning ❤️✌️waan xasuta ✈️asii oo dalana shaqoo kaa imadee safara dheer soo galee ani habenki dhana sugayee marka imadee alabaka kaa furee xishood inadhaha isku qabatee 🎉 maa igaa xishoone ilwaad dhahaya 😩 meeqo saano sugayee inaa malina uun arkoo allha oogaa dhibka kaasoo maree maxa asii dartii waxa badana uu ooyee marka arkeen ani dhana hadl waan igaa soo bixii Wayne ✌️ hada ani sii xaqaan jacel kuu kala maqanahy lkn waan suga malina kale inaa alabaka kaafuuro ✌️😉 jacel haa guuleesatoo ❤️
@najmaabdirizak1105
@najmaabdirizak1105 Год назад
Jah 😢😢calool jilic saniyaa hindi maa badsaday Ani almost 3years igamaqan yahy ma aqaan saan noqon doono markaa Dib isku aragno next month insha Allah qeyr
@Salinakhader143
@Salinakhader143 Год назад
😂😂😂
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Год назад
Gulesta apid wada jira❤❤
@FardowsoRuun-zz4sb
@FardowsoRuun-zz4sb Год назад
Sidokle jecelka hawaro
@roshnimohamed1655
@roshnimohamed1655 Год назад
Jecelkina hawaro apyo😩♥️
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 9 месяцев назад
Heestan xasuus aad u qaaliya ayay igu leeday Rajadaan sugeen saadaliyeen anoo raba si wayn ugu soo smroo rabbi swt igu simay Alhmdulillah ❤
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Год назад
Sahankii kalgacal Sadkuu ii xulee Isagoon samaan Sadriygiyo qalbiga Igu soorayoow Jacaylkii saldhigay Ku siyaad bogoo Farxad saaidey Subax waliba subax Ku sagootidaa Sanadkiyo bishii Iyo saacadii seeskii xubiga Saakey tohoo Ku sar go'antehe Sadkii caashaqow Sanad guura wacan Rajadan sugeen Saadaaliyee Anoo raba siwayn ugu soo samree Rabi igu simoow Ina goon usiman Sayraan kalglcal Isa siininoo Sidoono kaley Sugayaan dadkuba Sanadkiyo Bashii Iyo saacadii Seeskii xubiga Saakey tohoo Ku sar go'antehee Sadkii caashaqow Sanad guura wacan 🎉 Ilhow igu sin kaan dunida ka calmaday😢🤲
@sahrageenyo1675
@sahrageenyo1675 Год назад
IllaHow ana haboon nuura igu sin❤️❤️❤️
@apdallamoha2685
@apdallamoha2685 Год назад
Armuu aniga yahay kaasi
@mohamedsead3390
@mohamedsead3390 Год назад
Amiin aamiin.... 2040 I.a hadi aynu gadhno ayaad odhan dontaa wakhtigaas comments kan kugu bafinayy😢😢😢
@Jamaccabdi123
@Jamaccabdi123 Год назад
❤❤❤❤❤
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 Год назад
Allaha kugu guuleeyo walalo
@apdullmire1634
@apdullmire1634 Год назад
29/5/2018 - 29/5/2023 still xidhidh jacayl wadaag banu nahay Noloshaydi❤️🫅 sannad guuro wacan hppi qalpi Illahy haysu daayo dadka is jecel oo dhan ❤
@apdipazid______3665
@apdipazid______3665 Год назад
Hapoon Noura GaBadHa Kaliye WakhtiGeeDi Ku Jirta ♥️🔥💯
@CaBDI956
@CaBDI956 Год назад
Adigan heesta dhagaysanaya adoo cammentiga akhrinaya like hariif
@ZimanAdanbare
@ZimanAdanbare 7 месяцев назад
@AyanAhmetbare-mp1cl
@AyanAhmetbare-mp1cl Год назад
inkastoon jacey kygu sanad gaarin hadana heestaan waa tii aan kudabaaldagi lahaa 30 july 2023❤🎉🤴💯🔐
@hanidahir1795
@hanidahir1795 Год назад
Insha allh wll
@سمراءمجنونةة
@سمراءمجنونةة Год назад
بجد جمال صوت وشكل ماشاء الله استمري ❤
@hibaqmohamed7265
@hibaqmohamed7265 Год назад
Sanadkii iyo bishii Iyo saacadii Seeskii xupiga saakay tahoo Ku sargo'antahee sadkii caashaqoow sanad guuro wacan😍
@sumayacabdi2426
@sumayacabdi2426 Год назад
9/16/2022 Mxn inbadn sugyy maalinta maalin ay iiga farxd bdnyd wligy ima soo marin waa mrkn lakulmy aniga kaan aduunka doorty 4sano iyo badh uu iga maqnaa tababar ciidan ayuu iga aaday 2sano isgoo iga maqan baa laysheegy inuu dhintay anigana ma aamin warkaa xun eee iisheegn 😢niydayda wxa ku jirty inuu noolyahy Allena waa ii rumeeyy jcylka nin military ah aad uqaado wx aad u adag weye samirkygii bdnaa Alle wuxuu iiqadary inan 4sno iyo bdh kadib dib ugu kulano magalda muqdisho imikna wxn nhy ul iyo diirkeed waqti dhwna wxn noqondonaa lmano Allow iidaa❤❤
@dagan1586
@dagan1586 Год назад
Masha allh abayo alle ha isku kiin daayo kuwii isku duqoobo alle ha idinka dhigo jecelka hawaaro ana 9/25/2022 wiil aan jeclaa ayan helay alle calaf ha iigu daro❤
@arwaadam7131
@arwaadam7131 Год назад
الا بذكر الله تطمئن القلوب 😢❤
@abdirahinhussain7014
@abdirahinhussain7014 Год назад
ماشاء الله ما قلته صحيح
@abdirahinhussain7014
@abdirahinhussain7014 Год назад
@@HamdiiAhmedooopoolallaallaloop لماذا أعطيتني صفر
@xasanmuxiidin4492
@xasanmuxiidin4492 Год назад
​@@abdirahinhussain7014 ❤❤❤❤❤
@volcanicchannel1311
@volcanicchannel1311 Год назад
💯 ❤❤
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад
Boqorada codka haboon nuura keep going❤🔥 Legend Hawraar❤🔥
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi Год назад
Habeen qamiis ah Xiriir 27/8/2016 17/2/2023 hbn jimco ah cajiib 💍 guur xalal ah ilahow isku keen barakey xajigeyga nolosha rafaad badan iyo kala caroow wa so marnay 😢👫❤️
@golatiabheyfabrice80
@golatiabheyfabrice80 Год назад
Amin 😊
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi Год назад
@@golatiabheyfabrice80 Mhdsnd wllkey
@wardaayaanle989
@wardaayaanle989 5 месяцев назад
Amiin ❤
@najiibjama9906
@najiibjama9906 5 месяцев назад
Comment ma qoro dadkana ina reply ugalo majecli lkn waxaa isoo jiitay eragay ah nolosha rafaad badan waan soomaray. Abyo nin wanaagsan baan Alle kuu waydiiyay❤
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi 5 месяцев назад
@@najiibjama9906 Mhdsnd Abowe hada rer le nahay qofkii an bartay 2016 ila hada lo jogaa hal sano iyo sadax bil an isla nol nahay adiga nolol qurux bdn ku rajenaa insha Allah ✊🏻👑
@kmb241
@kmb241 Год назад
Always top videos and top Songs hibo queen nuura ❤
@abdulkariimabdi
@abdulkariimabdi Год назад
I’m Making mo
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
​@@abdulkariimabdi❤❤❤❤❤❤
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 10 месяцев назад
​@@abdulkariimabdi❤❤
@dj.rockets
@dj.rockets Год назад
hawraar on the beat
@umunawaadchanel7694
@umunawaadchanel7694 Год назад
12 my 2023 maalin agtayda qaali ka ah ❤ Rajadaan sugee saadaliyee aan u rabee si weyn Ugu soo samree Rabi igu simaw❤🎉
@LadnaMawliid-ps4dd
@LadnaMawliid-ps4dd 8 месяцев назад
Wooow sanadkii iyo bishii iyo saacadiii
@Yahye.Abdiraxman
@Yahye.Abdiraxman Год назад
Waa hees kowad ee live ku dawado 😂❤🎉
@ikhlaasnuur5957
@ikhlaasnuur5957 Год назад
Heees xiligeeda kuso beegante 16/5 shan sano qurux bdn noo dhamaate ilahey nabad h nagu kulmiyo sxbkeygi wanaagsanaa 🖐❤♥️🥰
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Год назад
27/5/13 to 19/03/22 ayuu ku ekaa safarkaygii caashaq, socdaalkas oo macaan iyo qadhaadhba aan ka helay, se maanta oo noqon lahayd sanadkii tobnaad ee jacaylkayga waxan ka hayaa Wiil anoo halkan taagan ah iyo xasuuso maskxdayda buux dhaafiyay, Alxamdulilah si kastaba😢
@mohamadnorelmi2426
@mohamadnorelmi2426 Год назад
Sxb ma dhimatey misa wey nooshahsy
@xuseencalasow2545
@xuseencalasow2545 Год назад
😥😥😥😥
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Год назад
@@mohamadnorelmi2426 she is alive bro
@ailover5719
@ailover5719 Год назад
Somaliland sheekh ❤ Wadankina qurux badna❤
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 Год назад
Cadceed noola kale weeye wlhi🔥🔥🔥
@maxamedxaduurcusman2241
@maxamedxaduurcusman2241 Год назад
Sanadguuro mahaysto qof aaan ladhigto lkn nafteyda aaan sanad guuro udhigaaa si aaan niyada ugu dhisto😢😢😢😢😢
@hibakhasan1598
@hibakhasan1598 Год назад
Insha allah ilaahay qof wanaagsan ha kula kulmiyo inshallah qofka wacan haddad heshid waa jaanis cajiiba ee ka faaidayso inshallah
@abdinasirahmedmahamed8929
@abdinasirahmedmahamed8929 11 месяцев назад
Niyada kheir u sheeg waad gaari doonta insha allah
@musceeaxmeitt5985
@musceeaxmeitt5985 Год назад
Ina samaroon👑
@captaindirie4604
@captaindirie4604 Год назад
Sadki cashaqow sanad guuro wacan waxbaa ka dhacay hawraaar iyo haboon wada jira 🎉
@amaanicade
@amaanicade Год назад
Sanadkii iyo bishii iyo saacadii seeski xubiga saakay tahoo ku sar go’antahee sadkii caashaqoow sanad guuryo wacan 🎉 what a words on fire 🔥
@aaminasiyaad2602
@aaminasiyaad2602 Год назад
Ssᴅᴠᴋʜᴅɴᴊᴊ❤️🥰🥰🥰🥰🥰😮
@aizahamza3433
@aizahamza3433 Год назад
I once said before, and I repeat HABOON nura will take over the Somali music industry, this lady is on fire 🎉 Kudos! Sanad guura wacan huno. ❤
@madiinomaxamed7257
@madiinomaxamed7257 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@HafsaShariifAli
@HafsaShariifAli Год назад
@@madiinomaxamed7257 🎉🎉
@HafsaShariifAli
@HafsaShariifAli Год назад
🎉🎉
@IsriinaInafaarah-v6o
@IsriinaInafaarah-v6o Год назад
Hyh😢
@RiyaanAbdi-m2d
@RiyaanAbdi-m2d 9 месяцев назад
​@@IsriinaInafaarah-v6o❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@abdihakiimhuseen8130
@abdihakiimhuseen8130 Год назад
Heestan aad ban uga helay wlhi wa another level sanad guurso wacan gabar aan dhoho xata mahayo
@nimcaahmed9600
@nimcaahmed9600 Год назад
Waad heleysaa wll
@ayaanahmed3247
@ayaanahmed3247 Год назад
Hodan gaariye iyo cali haybe sanad guuro wacan ❤❤❤❤❤
@QaahiraMohamett
@QaahiraMohamett Год назад
4/9/2020 Sanad guurada guurkena🥺🎉❤
@abdirahmanmcf
@abdirahmanmcf Год назад
Sanadkiyo bishii iyo sacaadii size-kii xubiga saakay tahoo Ku Sar go'an tahee Sadkii caashaqow Sanad guuro wacan Axyaa sowt❤ 1:12
@NastexoMaxamuud-uz1xo
@NastexoMaxamuud-uz1xo Год назад
Jah hees iyo badh🥰
@zuhaipck
@zuhaipck Год назад
Cadceed onthe beat 🔥🙌
@queenzelmizh1016
@queenzelmizh1016 Год назад
GOLDEN VOICE HABOON NUURA 🔥👌
@dalmaryare1267
@dalmaryare1267 Год назад
❤❤ innaba haboon nuura wey igu saaqday cod mcn oo qalbi taabanaya ayee leedahay ❤❤
@jaylaaniahmed7072
@jaylaaniahmed7072 7 месяцев назад
Rajadan sugee sadaaliyee anoo raba si wayn ugu soo samree rabi igu simow❤
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 Год назад
Muftaax cadceed Maxamuud Ducaale on the beat maxaad samaynaysaa ax yaa another level amazing macalin aabihii ❤❤🎹
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 Год назад
InshllH 2028 inay sandguuro noqoto rajaynya allow rajada i dhawr😢❤
@shukrifarah1051
@shukrifarah1051 Год назад
😂😂
@aliabdihussein4677
@aliabdihussein4677 Год назад
Unique voice 🎶 magic music 🎹 mix✨️👌🔥
@abderahmanqaalib1056
@abderahmanqaalib1056 Год назад
Master Haboun Noura 🎧🎼🎹🎬🎤🪕🎸
@updirahmanmustaphe2009
@updirahmanmustaphe2009 Год назад
Best musical maftuux cadceed Hadii heesahena music Gan kle loo tumi lahaa adunka yay la tartami lahayN 🎹💯
@mawliidmuniir7554
@mawliidmuniir7554 Год назад
BoQoradi codkaa ama xidiigti zanadkaa haboon nuraa mansha allah fananad an tageero ❤❤❤❤😊
@fahiimahassan5313
@fahiimahassan5313 Год назад
Weligay hees aad leedahay ma dhagaysan lakin heesta musickeeda hadaan ka helo iyadana wan dhagaystaa ilaahow may xaar ka sheekayso😂❤🎉
@adannourahmed991
@adannourahmed991 Год назад
🤣
@CimraanMohamed-s3k
@CimraanMohamed-s3k 3 месяца назад
Maftuux cadceed on 🔝🔥🔥
@seynabcumaraxmed4408
@seynabcumaraxmed4408 Год назад
Sahnkii galgacal sadkuu iixulee Isagu samaan sadri iyo qalbiga igu soo rayoo Jaceylkii saldhigay ku siyaad bogoo Farxad saaido subax waliba subax ku sagootidoo Sandkii iyo bishii iyo saacadii seeskii xubiga saakay tahoo ku sargoan tahee sadkui caashaqow sanad guuro wcn
@mohamedsead3390
@mohamedsead3390 Год назад
Wax kle
@abumaya6749
@abumaya6749 Год назад
❤ Golden Voice ❤
@Maxamed_yare
@Maxamed_yare Год назад
OMG haboon golden voice
@abdizakigacaliye8031
@abdizakigacaliye8031 Год назад
Sanadaki caashaqow shanad guura wangasan hambalyo legends habon nuur 💔💞💏💑💝💝💋💟
@deeqmawliid1607
@deeqmawliid1607 Год назад
Waaaaw yaasalaam walayaabay Haboon Nuura❤
@Zuldanzomali
@Zuldanzomali Месяц назад
Sanadki iyo bishi iyo sacadi 24/september/2018 ayaan nolosha kumidownay xaaskayga Asma jamac mohmuth ale ha iidaaYo Maanta waa 24/septem/2024. Alhamdulilah 3 baby ayaa noo jogaa 2wiil iyo gapadh❤ waxan qaatay risk alxam wan cfimad qabaa lakin wankala fognahay sanadada soo socdana waxan rajaynaya inan dib umidowno dhamantod wan uxiisay😢 alahayow iidaaa inbadan ana halkan rabo dhipyari igu gee❤ hdad iga danpayso iso duce wll❤
@apdirachiedmohammed1236
@apdirachiedmohammed1236 Год назад
keeep going my sestar MY HAPOONITA
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 Год назад
23/01/2023 ilaahow nabad nagu gaadhsii Maalinteda kale ♥️🥹
@Airdropssomalitasks
@Airdropssomalitasks Год назад
BOQORADA CODKA HABOON NUURA ❤
@SAMEEYEMOBILE
@SAMEEYEMOBILE Год назад
❤❤
@abdirahmanibrahim2234
@abdirahmanibrahim2234 Год назад
Mi favourite singer 🥰🥰🥰 Haboon nuura🥰 fire 🔥
@XasanColad-y5d
@XasanColad-y5d 9 месяцев назад
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@zack4k26
@zack4k26 Год назад
Laxanki: Cabas hirad 🔥 Maftuux Cadceed faro dahable 🔥🔥🔥
@adenciloon5177
@adenciloon5177 Год назад
Gabadhani cod maaha waxeedu waa dhiig joojin❤
@jacobhuston1373
@jacobhuston1373 Год назад
Hees iyo badh voice magic💥
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 9 месяцев назад
Igadaa ISH calaa hees haboon sowtu raxma.
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali Год назад
Woooow nice song ❤
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed Год назад
Sadkii Caashaqay Sanad guuro wacan ❤ Xamda ❤
@AmaalAadan-p2r
@AmaalAadan-p2r Год назад
Oh my song 🎶 🎧 wxaya tahaya garan maaye heeestu wayaa iso jiidadtaya
@aqiidhashi6377
@aqiidhashi6377 Год назад
Sanadkii cishqigaay sanad guuro wacan whole of the year 23 adiga lahaday mss❤
@khadarahmed9383
@khadarahmed9383 Год назад
All fanadiiiah haboon nuura hadad LaysataH walshaYYeeeeh ❤❤
@nasriinxasan7236
@nasriinxasan7236 Год назад
Saakay tahoo sarkii caashaqu sanad guura wacan🎉🎉🎉❤
@epraahimhassan9504
@epraahimhassan9504 Год назад
Keep Going Wlshay Haboon Nuura
@a.rashiidmaxamet8826
@a.rashiidmaxamet8826 Год назад
Isma lihi filkeed qof ka codcan ayaa jooga Qarniga lagu jio Haboon nuura ❤
@SucadMaxamed-qs5ys
@SucadMaxamed-qs5ys Год назад
Ana ka cod wcne fankanan ku jirin😁😁
@sahrageenyo1675
@sahrageenyo1675 Год назад
@@SucadMaxamed-qs5ys Faan JooJe Haboon MaDaXa Codka WeyaaNe😅
@SucadMaxamed-qs5ys
@SucadMaxamed-qs5ys Год назад
@@sahrageenyo1675 bal mad aniga i dhigysatid inad yaabi waydo
@a.rashiidmaxamet8826
@a.rashiidmaxamet8826 3 месяца назад
Soo gal ​@@SucadMaxamed-qs5ys
@a.rashiidmaxamet8826
@a.rashiidmaxamet8826 3 месяца назад
​xaqiiq
@Soumeyalaprincess
@Soumeyalaprincess 11 месяцев назад
4😢😢salam the beautiful picture non stop tall and street chaser to be a chance that is happy birthday party in French 😢
@CaliSacad-io8fg
@CaliSacad-io8fg Год назад
Ayy hesti hesaha sanad guro wcn
@hodman7900
@hodman7900 Год назад
Woow hees waxan lama dhihi karo magac haloo so bixiyo❤❤❤😊🎉
@abdilaahiadhoof7303
@abdilaahiadhoof7303 10 месяцев назад
Wow nice one hablah ugu cot macna ayee tahy somlida haboon❤❤
@xargagamusic3559
@xargagamusic3559 Год назад
👸H👸❤️ 17/8/2021 Goor galab ah jawigu mcn yahy qurxdeda aan la qiyasi karin ayan salamay way iga qaday wxn usheegay inan ka helay aad bay u xishotay indhahedana hoos bay aadisay wxn ku idhi hada jawab kama rabo plz warqad igu so qor galabti xigtay ayay iiso qortay ina shegtay inay iyana iga heshay kadibna sheko jcayl oo mcn ayanu wadagnay ilaa hadana xidhidhkayagu waa socda caqabadihi jacaylka ee adkaa wanu isla so marnay adkaysi banuna ku dhaafnay alx plz hada comentgan aragtid isugu kaaya ducee in allaah na kulmiyo oo qoys naga dhigo Runtii aad iyo aad ayan ujeclahy iyaduna sido kle ❤️❤️❤️👸 I love you umu maahir (H)
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 Год назад
Jacaylkii SaldhiGaY KU SiyaaD BoGoo Farxad SaaiDaY Subax Waliba Subax Ku SagotiDa❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmancmc
@abdirahmancmc Год назад
LEGEND MAFTUUX CADCEED MUSICIAN IN SOMALI🎉
@QeysAbdi
@QeysAbdi Год назад
Wow keep going song❤❤
@mustaphhonest9217
@mustaphhonest9217 Год назад
What a song👌🔥⚡️
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Год назад
Golden Voice Yaa Haboon ❤
@MataanMuxumed
@MataanMuxumed Год назад
❤gb
@MuuseMaxamed-pt9ed
@MuuseMaxamed-pt9ed 11 месяцев назад
​@@MataanMuxumed😅😅❤❤❤❤
@kamalabdi7436
@kamalabdi7436 6 месяцев назад
Ala waxan yari cod macaanaa ilaahay dhuunta uu siiyey ayan ka yaabay amazing voice Haboon nuura ❤❤❤
@nimcomohamed4120
@nimcomohamed4120 Год назад
Insha allah snadkan mid farxadisa wata Allah iga dhigo 2018/ 10/1. 20:48 malinka an ku rajawaynay iniyo suldankayga 2023/10/1insha allah waxan rajayna inu allah noo rumeyo 😢❤
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 Год назад
guuleysta abayo
@malyuunxusen5478
@malyuunxusen5478 Год назад
guuul ku rajeyna😢🥺
@iamnaso668
@iamnaso668 Год назад
Cam someone teache me Somali please I really love listening Somali music very Times wow 🇬🇲🇸🇴🇩🇰
@mahdikhaleeji
@mahdikhaleeji Год назад
Unstoppable Haboon Nuura❤
@najmamursalmohamuud9974
@najmamursalmohamuud9974 Год назад
Yaaan dhahaa sanad guuro wacan Maba Haystee🥺
@halimoabdiaziz7726
@halimoabdiaziz7726 Год назад
Same sis
@alijoker-mi4se
@alijoker-mi4se Год назад
Ana qofkygi la.e armad tahy qrxy
@hoodocabdi1921
@hoodocabdi1921 Год назад
Sanadkiyo BiShii iyo saacadii seeski Xubigu saakay Tahoo kusar Go antahee sadkii cashaqow sanad Guurro waCan 💋😘
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 Год назад
Cool and also smooth🌧
@IlhaM_651
@IlhaM_651 5 месяцев назад
16/6/2020 xiriir keena bilaabmay ❤hadana guushii wax yar ba noga dhiman 16/6/2024 wa meher keena ❤🎉say Hambalyo
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 Год назад
Happy 18 may duriyadi reer somalind ❤❤❤🎉
@zaynabahmed8042
@zaynabahmed8042 Год назад
​@bashka official sas weeye no more somaliland
@muniitaismail3550
@muniitaismail3550 Год назад
Maalintii qashinka 18 may 😂😂😂😂😂😂😂
@Abokorrrr
@Abokorrrr Год назад
𝖸𝗎𝗋𝗎𝖻 𝖦𝖾𝖾𝗇𝗒𝖺𝖽𝖺 𝗐𝖺𝗄𝗁𝗍𝗂𝗀𝖺𝗇❤🐐🔥
@XaliimoCilmi-rz6iv
@XaliimoCilmi-rz6iv 4 месяца назад
❤❤❤👍🥰💖🤩
@hayatmohamud123
@hayatmohamud123 Год назад
Sakigayga caashaqow sanad guuro wcn🥰❤️
@AbdiqaniSandheere
@AbdiqaniSandheere Год назад
Maftuux caded music bartiisa dhigtey macalinka🎹😇🤏👏😂😂😂
@maamevolgs2258
@maamevolgs2258 Год назад
Hapon nuura malaha heesa 😢haagu Ani uun bay igu socdaan ee Ani miyaa ii soo qaaday
@iam.legendar
@iam.legendar Год назад
habon nura❤
@UpdyrisaakHaji-zv5ux
@UpdyrisaakHaji-zv5ux Год назад
🥶🥶🥶what a 🎵 🎶 🎵 🎶
@longlifeabdi
@longlifeabdi Год назад
Cod macaanaaa ma jinbaa
@Amish130
@Amish130 Год назад
Queen nura always be your talent ❤️❤️❤️❤️❤️💋
@mariyaquen
@mariyaquen Год назад
❤❤❤ hambalyo queen codka
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Год назад
Haboon nuura codka macaan waxba lagama qaban karo Horay usoco 🥰❤️
@Indhocade212
@Indhocade212 Год назад
Golden Voice Haboon Nuura❤
@zimbayare5554
@zimbayare5554 10 месяцев назад
Supxanka ya cadim waxni wa cod++❤
@Xaawokiin11Xaawokiin11
@Xaawokiin11Xaawokiin11 10 месяцев назад
Rajadan sugee sadaaliye aan u rabo si weyn ugu soo samree rabi igu simow😢❤💍🫂
@leylahussein3729
@leylahussein3729 Год назад
12 may 2023 malin agtayda qaaali ka ah❤ sanadkiyo bishii iyo saacadii sees ki xubiga saakay tahoo Kusar go'antahee🦋🤎
@sayidcumaryuusuf4100
@sayidcumaryuusuf4100 Год назад
❤❤❤🎉 Waaw Mashaa allah hore u soco walaalo haboon nuura
Далее
HABOON NUURA  JAWIGA BOQORADA  OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:26
ŠKODA не перестает удивлять
00:48
Просмотров 444 тыс.
На самом деле, все не просто 😂
00:45
Физика пасты Карбонара 🧪🔬
00:57
HABOON NUURA  | NABSI | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19