Тёмный

Hada kadib saan usameeyso liin ajaar fudud kucafici doono | Enjoying making lemon pickle at Home 

Cooking with Suad
Подписаться 323 тыс.
Просмотров 143 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 136   
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Asc asxbteyda qaaliga ah channel keyga kale so booqda Subscribe like and share linkega wakana ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-bR9W4nScfqs.html
@malyunmaxamed9231
@malyunmaxamed9231 2 года назад
Abyo mcnto waxa jalaha aad ku darde ee bodada ah waa maxay maan fahmine.i sheeg in aan.tijabiyan raba
@munamaxamed1228
@munamaxamed1228 2 года назад
Abaayo isheeg lin dhanaanta maka sameyn kara
@malyunmaxamed9231
@malyunmaxamed9231 2 года назад
@@munamaxamed1228 ayada waye bee abyo
@munamaxamed1228
@munamaxamed1228 2 года назад
@@malyunmaxamed9231 haa ha hhhh mido gooni umaleeya
@shaikha2474
@shaikha2474 2 года назад
Salam alekm how are you thank you for everything from Qatar love you too much 🇶🇦😍
@halimaali2495
@halimaali2495 2 года назад
Waleykum Welcome sis form somali 🇸🇴
@bisharobisharo1063
@bisharobisharo1063 2 года назад
98
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 2 года назад
Dadka gaaska qaban ani cml isha idinka fiirsaneyna caafimad ku cuna.
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 2 месяца назад
Gaska waa u dawo aniga basbaas ayaa iga biiyay gaaskaba
@mohamedhayato4692
@mohamedhayato4692 2 года назад
🤤🤤🤤Wlhi wan uxiisa cunidiisii illhaye igu cali anigo nabad qanaba wadakayagii hagaralan ogadhagiye Djibouti
@malabey197
@malabey197 2 года назад
Aamiin aamiin Bi'idniLLAAH
@mohamedhayato4692
@mohamedhayato4692 2 года назад
@@malabey197 Amiiin hn Mcn thanks
@hipoyusuf6876
@hipoyusuf6876 2 года назад
Ma liinba la cuna basbaas iyo milix lagu daray dirkeda qadhaadhna ma lgu cuna mise wa laga dhiliya talow caajib anu wan yabay wlhy but any way thanks wllo wxyabo badan ka faaidaa
@cabdiqadimaxamed3157
@cabdiqadimaxamed3157 2 года назад
Had rbtid wadku cuni krta lagin walo bagy masha allah
@malabey197
@malabey197 2 года назад
Liintas aaba la dhahaa Liin ajaaar 🤤kuleyl iyo mcn waye
@shukridahir3925
@shukridahir3925 2 года назад
Muqdisho ayaan soo xasuustay
@mariamohamed9515
@mariamohamed9515 2 года назад
@@malabey197 Liin dhanaan miyaa liintaas abyo
@malabey197
@malabey197 2 года назад
@@mariamohamed9515 haaa abaayo macaan ❤️
@maskacade8474
@maskacade8474 2 года назад
Abyo kuwa ijogaan far ineetagan marbaa wllhi cunto dhan waa nacay😔😔
@asmaaqadar26
@asmaaqadar26 2 года назад
Abayo walac ayan ahay dareerka ayaa igadhameesay
@fartuunmohammadmohamud249
@fartuunmohammadmohamud249 Год назад
abaayo basbaas cagaar makasameen kari miyaa mise waa sidan jeclhy
@aminaamish242
@aminaamish242 2 года назад
MashaAlAh wankahelay lkn cusbada waa xad daaf
@hibomahamed1000
@hibomahamed1000 2 года назад
Thanks sister lakiin somliya waxan oo liin ah bil dhan baanu cun xxxbti sidaanu hal maalin u qasaarin karanaa
@kaahoxarirsade3827
@kaahoxarirsade3827 2 года назад
Abayo bil dhan aya isticmaale waba dhaqalo hal mar inta nuskilo Lee sogadato
@Nuurah951
@Nuurah951 2 года назад
Thanks abayo markey 2wks banaanka ku bislaato , ma banaanka ayaan udeynaa ilaa inta aanka dhameysanaayo
@munahassan5579
@munahassan5579 2 года назад
Marku beslado firiijka gashan Kara intu ka bislanayo bananka ayu ola
@funnytiktok9032
@funnytiktok9032 2 года назад
Maxay tarta
@florencekambe3615
@florencekambe3615 2 года назад
Please include subtitles or cc English
@FatoshIsse
@FatoshIsse 6 месяцев назад
Linta cadika miy mis
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 года назад
Liin ajaar maxa laga wadaa waxnse ma lacunyaa wan maqlaa mana aqaano
@sundussaafi4127
@sundussaafi4127 2 года назад
Firej laan maku istecmali kara
@hanaanyusf
@hanaanyusf 2 года назад
Was waiting this video for long time thank you suad 😘
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Hope you enjoyed
@maryankabiri5272
@maryankabiri5272 2 года назад
@@cookingwithsuad do you leave it outside after you make it
@maryankabiri5272
@maryankabiri5272 2 года назад
@@cookingwithsuad how many days
@maryankabiri5272
@maryankabiri5272 2 года назад
@@cookingwithsuad hun fridge ka ma la galinaya misa outside
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Yes for two weeks or until the lemon gets tender, during those days you have to check every 2 days. Once the lemon is soft and tender after that you can keep in the fridge
@samsamahmeddubad5989
@samsamahmeddubad5989 2 года назад
Marka maxaa laguu cunya ma liinto khaliiya. 🤔
@zamzamhassan9678
@zamzamhassan9678 2 года назад
Waaw shukran mcnto waa jeclahay iilimo ajaar 😋😋😋
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Aniga hata 😍
@filzanxasan239
@filzanxasan239 2 года назад
Wlalyal si aan idinka faaido plz mxa liinta sidan loogu galy wllhi mgrnye isshega
@nashaadahmed4949
@nashaadahmed4949 11 месяцев назад
Liiintu liin dhanaan miyaaa sis
@manahadyas3282
@manahadyas3282 2 года назад
next time show us how to prepare the mango one.
@farxiyoyuusuf5422
@farxiyoyuusuf5422 2 года назад
Masha Allah queen sister barakallah
@dekahassan2505
@dekahassan2505 2 года назад
Mala karinaa kowdi mase sidaaa usoo gadaa kurida welka
@ruskizap3668
@ruskizap3668 2 года назад
Masha Allaah
@faadumocumar7850
@faadumocumar7850 29 дней назад
Maa sha alaah
@hodanali9553
@hodanali9553 2 года назад
Ma sha Allah qatar wayeee lkn ani waxa jeclahay midka canbaha ah xabibty plz inosogali an kafaidesto ilaah khyr hakusiyo
@Manaal-s5t
@Manaal-s5t 3 месяца назад
Liin dhanaan miyaa 😢😢
@Wadaniga.dahsoon
@Wadaniga.dahsoon 2 года назад
Wcs wr wb MashAllah Allah haku barakeeyo waan ka faideysaney, midka ka mid ah dadka kugu xiran ayaa dhahaya natus sida looga sameeyo cambaha sln sare Ugaasada Suad.
@najmobana9305
@najmobana9305 2 года назад
M.a
@najmobana9305
@najmobana9305 2 года назад
M.a
@umfuad4641
@umfuad4641 2 года назад
Shukran mcnto lkn bisbaas cagaar maka dhigan kara
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Maya qali
@umfuad4641
@umfuad4641 2 года назад
@@cookingwithsuad ok mahadsanid
@shugrimaxamed7133
@shugrimaxamed7133 2 года назад
Abaayo bis baas kaguud shidan magu waxay sankaraa
@malabey197
@malabey197 2 года назад
Masha'ALLAH TabaarakALLAH 😍❤️
@dunyaali7412
@dunyaali7412 2 года назад
Maashallah waad mahdsantahay anigu nicma kale ayaan u aqaana carabtaan ka bartay waxay dhahaan cushaar
@faizahassan3824
@faizahassan3824 2 года назад
Jazakumulah qeyr sist
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 2 года назад
Caagadaha firiijka qudaarta lagu gishto maku shuban kara abayo
@dahraanali7607
@dahraanali7607 2 года назад
Masha Allah abaayo
@NonanoN-er6de
@NonanoN-er6de 2 года назад
That looks soooo 👌
@caaishaomujacfar6300
@caaishaomujacfar6300 2 года назад
Mar aan ubaahnaa baad so sameysay xbbty ❤
@lulahasan7191
@lulahasan7191 2 года назад
🥰😍🤩👌
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 года назад
😋🤤👌👍
@sumayamaxamed2028
@sumayamaxamed2028 2 года назад
I looked for it in your channel suad for finding it to day ,thank you 😊
@amrahschannel5599
@amrahschannel5599 2 года назад
mashaAllah mashaAllah 😋
@0lentic
@0lentic 2 года назад
❤❤❤👍
@sahromacalin9579
@sahromacalin9579 2 года назад
Maashaa alaah
@fatmehfaraj5188
@fatmehfaraj5188 2 года назад
Mashaallah tabarakallah. Looks yummy ❤👍
@alijazbummby7236
@alijazbummby7236 2 года назад
Don't use plastic cups thy are not healthy
@shukriyassin4431
@shukriyassin4431 2 года назад
wow m.a 🥰 gacmo dahab suad 👌😋
@deeqojilibey117
@deeqojilibey117 Год назад
Masha allaah mcnto allaha kuxafido
@Haynosh
@Haynosh 2 года назад
sidee lo cuna marka wlloy
@herozacki1178
@herozacki1178 2 года назад
Liinta laga sameeyo jeelo ineenoqoto miyaa mise waa inee caadi ahataa mahadsanid
@saynabmuuse8053
@saynabmuuse8053 2 года назад
Oo ilaaa qolofta ma la cunayaaa waligay ma maqalba waan ka helay waan tijabinayaa insha allah
@Joya11
@Joya11 2 года назад
Abyo Masha Allah mhdsnid lkn video ga so gaabi
@umumuscabahmed9919
@umumuscabahmed9919 2 года назад
Masha allah gacantada allah ku barakeeyo.shukran
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Ameen mahadsanid
@anissaelmimoussa7779
@anissaelmimoussa7779 2 года назад
Masha Allah
@fatiman2077
@fatiman2077 2 года назад
M.a تسلم ايدك❤ xabibti
@ikramdahir7730
@ikramdahir7730 2 года назад
gabadha waxa kujeclahay dhan dhananka
@mohamedabdiahmed5923
@mohamedabdiahmed5923 2 года назад
Thanks for your Suada Gacma macaaaan😋😋🥂
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 2 года назад
Manshaa'Allaah 10/10
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Thanks
@aslihassan1053
@aslihassan1053 2 года назад
Omg. My mouth is watery
@abdiazizmohamedshair9839
@abdiazizmohamedshair9839 2 года назад
Keep going wllo qali
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 2 года назад
ماشاء الله تبارك الله تسلم ايدك حبيبتي 👍🥰🌺💐👏
@naimasheikh3490
@naimasheikh3490 2 года назад
Ma ureysa miyaa abay
@طاهريوسف-ه9ق
@طاهريوسف-ه9ق 9 месяцев назад
Masha alah abayo ❤
@halimoshuceb852
@halimoshuceb852 2 года назад
Wow my sister where are you from
@mofarahmofarah6841
@mofarahmofarah6841 2 года назад
Asc suad meel aan kaala soo xiriiro iisheg wllo
@sadiasoomaliali9721
@sadiasoomaliali9721 2 года назад
Maasha allaah qatar👍🏽
@naemasaid5490
@naemasaid5490 2 года назад
maasha Allah
@hanacabdi2705
@hanacabdi2705 2 года назад
Wow M.allH sister 😍thanks 😊🙏
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
You’re most welcome sis😍
@fttytuthrutty1172
@fttytuthrutty1172 2 года назад
Masha alaah
@hudaaabdallah9550
@hudaaabdallah9550 2 года назад
Translate in English please
@cbdiraxmandahir6375
@cbdiraxmandahir6375 2 года назад
😍😘😗😙😚
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 года назад
Masha Allaah I love 💘❤
@farduussadaam8022
@farduussadaam8022 2 года назад
Mahadsanid wll qali
@jamalabdi1339
@jamalabdi1339 2 года назад
Maansha Allah yummy waaye
@zahraomar8239
@zahraomar8239 2 года назад
Maasha Allah
@shacniitaabdi2442
@shacniitaabdi2442 2 года назад
M.a abaayo
@biibinur1771
@biibinur1771 2 года назад
Shugrn
@yasminahendriks5851
@yasminahendriks5851 2 года назад
Masha allaah
@marwomed5378
@marwomed5378 2 года назад
Mashaa allaah tabarakallah allaha ku barakeeyo gacanta wllo mcn 👌 💯 ❤ 😍
@Addie11
@Addie11 2 года назад
Kindly are you using sugar or salt and which oil are you using and Did you use it immediately or you waited for it to sit for a while?
@rayaanhassanchannel3818
@rayaanhassanchannel3818 2 года назад
It’s salt and lemon she put it hot water wait it for 10 minutes, after 10 minutes remove it lemon with water put inside another salt put it place wait for one week and then use it
@Addie11
@Addie11 2 года назад
@@rayaanhassanchannel3818 ,,thankyou. I really appreciate.
@asli1087
@asli1087 2 года назад
Maasha Allaah
@fatmamansour676
@fatmamansour676 2 года назад
Yellow lemon or green lemon
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Yellow
@fadumoabdi576
@fadumoabdi576 2 года назад
Masha Allah wallo gacantads Allah kuubarakeeyo
@HM-fl1op
@HM-fl1op 2 года назад
Shukraan xbbti
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Afwan hun
@HM-fl1op
@HM-fl1op 2 года назад
@@cookingwithsuad kalamudo noso gali xbbtii
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Channel keyga ayu kujiraa videogaa kalamudo hayati fiirso
@hodanadanjaamac828
@hodanadanjaamac828 2 года назад
🤤🤤🤤thank you qli
@shushusharaf9018
@shushusharaf9018 2 года назад
Mashaallh abayo sald saytun iyo qal ayaa kadhiman kudar insha allh
@malabey197
@malabey197 2 года назад
🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤🤤
@asumhssin2741
@asumhssin2741 2 года назад
Alla saa u jclhy lee🤤🤤🤤🤤
@farhiaali5107
@farhiaali5107 2 года назад
Maasha alaah abaayo
@D.Rose1990
@D.Rose1990 2 года назад
Is this process the same for the mango one?
@army-on8wp
@army-on8wp 2 года назад
Masha alaah
@naaneeynana960
@naaneeynana960 2 года назад
Thank you abayaa 🔥
@binazirismail1597
@binazirismail1597 2 года назад
Can you use green basbas please
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
No you can’t
@riyahabdi568
@riyahabdi568 2 года назад
Yummy 😋
@calinuura8194
@calinuura8194 2 года назад
Abaayo walahi wax mafahmin plz mega/codka shucaac ku jiro 🥺😍😍😍naga hagaji
Далее
BisBaas Ajaar Fudud || Liimo Ajaar Fudud 🤤😋👌
10:08
БЕЛКА ЗВОНИТ ДРУГУ#cat
00:20
Просмотров 895 тыс.
XALWO SUBAG HAL KIILO GURIGAAGA KU SAMEESO
16:06
Просмотров 1,9 млн
Limo Ajar|life of bahja
9:29
Просмотров 2,4 тыс.
БЕЛКА ЗВОНИТ ДРУГУ#cat
00:20
Просмотров 895 тыс.