Тёмный

Hadad Forex mustaqbal ka rabto daawo muuqaalkaan 

Hussein Jama
Подписаться 78 тыс.
Просмотров 72 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 341   
@abdullahiabdikadir3373
@abdullahiabdikadir3373 4 года назад
#HusseinJama I don’t know ina commentigan arki donto lkn aad ayan wax bdan oga faiday inti Channelkada an ku so biirey. aad bad ugu mahadsantahy Casharada ad nala wadagto. 💯 || Looking forward for the Academy.
@farxaanfaarax2569
@farxaanfaarax2569 4 года назад
maansha allah runtii waa xeelad aad umac quul ah allah ha ku sharfo ustaad waxaad nala wadaagtay xog mihiim ah guulayso
@hennabyamaar9416
@hennabyamaar9416 4 года назад
Balse wax ayan rabaa inaa ni weydiiyo balse wax aan hubaa inad iga jawabii doontan forex trade xaraam miya masa xalal hadii aad cilmi masa Sheikh ka hadlayo bal ila wadaag wll please Sheikh mid xu ku dah xaraam waye midna xalal wayee ila wadaag hadii aad cilmii u ledahye please
@Ahmed-kw7rf
@Ahmed-kw7rf 4 года назад
@@hennabyamaar9416 walal waxaa sifiican kugu sharxaayo sheekh abdi hersi gal youtup chanalkiise ama qor xalaanimada forex
@engalihassanjama18
@engalihassanjama18 4 года назад
Marxaladan maantay Newyourk session bay dhacday 19.6.2020 balse wayso labatay thanks teacher
@CamelForex
@CamelForex 4 года назад
Hussein macalin thank you! Aniga waxaan ku darayaa, 1) trade ka intaadan galin marka hore Risk management suubi, 2) trade ka aad gashid waa in uu wataa stop loss, 3) 75% suuqaan waala qasaaraa marka hadii aad ka cabsanaysid in aad qasaartid ha galin suuqaan! Ka fadhiiso.
@jamalabuukar6723
@jamalabuukar6723 4 года назад
The best amongst you are the ones who learn and teach it to others . Thank you bro , Cilmigaaga allah ha Barakeeyo .
@بلقيسمليكا
@بلقيسمليكا 3 года назад
Ninkan waa wadani macalim ka weyn umadiisa dalks iyo dadka kuwa wax u qabto umada waa laga saara balse dadkeena waa in ninkaan oo kale lawaariyo aad noogu yaraadeen umadda sidaan ah ee wadaniya Ilaahey habarakeeyo wiilkaan allena hanoobadiyo amin
@بلقيسمليكا
@بلقيسمليكا 3 года назад
🤲🏼🤲🏼🤲🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👏🏼👏🏼👏🏼👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 guul umadeena waxaa guul u ah in daf wadaniya oo daacad ah kujiraan dalka iyo daska jecel sida wiilkan hambalyo ustaad
@abdulahifikzane4145
@abdulahifikzane4145 4 года назад
Zxp video ka soo samee sida loo is ticmaalo expert option tnx
@maxamecusman4804
@maxamecusman4804 4 года назад
Gobanimada oo qof ah haadad rabto waa ninkan xussen waali mahadsanid ustaad jasaakalaah khayr.
@abdi-salaanabukarhassan5872
@abdi-salaanabukarhassan5872 4 года назад
Wlhi waxatahay wll somalida inuu caawiyo usoo kacay 10minite ayaad waxad rabto laguugu fahansiinayaa welibo iyado lamaraayo short form iyo big meaningful thanks 🙏 my pro 🙏🙏
@FaisalGele
@FaisalGele 4 года назад
Walaal subscribe igu cimaamada pl8
@yaxyeyoonis1340
@yaxyeyoonis1340 4 года назад
Forex waxaan kujiray mudo dheer waxaan soomaray academy yado badan waxaan xaqiiq u ogaaday waxa suuqa dhaqaajiya waxa badala jahadiisa fadlan hadaad akhriyayso qoraalkaygan kafaa iidayso intaan laguwaalin laguugu sheekayn bankyaa waxbadala support and resistant iyo wax lamida sirta suuqu waa market structure hadaan afsoomaali kusheego waa qaabdhismeedka dabiicigaa ee suuqa
@saalimhaarrey4805
@saalimhaarrey4805 4 года назад
Xaqiiqdii aad iyo aad ayaan kaga faidey muqalkan waa sir aan qof kasta iska ka siinen wad mahadsan thay ustaad
@mohamedhassan6174
@mohamedhassan6174 4 года назад
Hadalkaaga waxa aan u fahmey "marka aad trade gasho, waxa aad furtaa mid labaad oo ku lidi ah tradekaaga hore, si hadii trade ka hore kaaga khasaaro trade ka danbe aad uga faa'ido". Waxan ku weydiiyey labada trade hadey isku cagsi yihiin, marka mid uu khasaaro, ka kalaad ka faa'idi. Marka hadaan $50 faa'ido ka hore, ka danbe $50 ayaan khasaarayaa. Arinkani aniga igama dhaadhicin.
@waayoaragofficialchannel
@waayoaragofficialchannel 4 года назад
Hessein jama sxb xakee ka heli garaa koorsooyinka aad bixiso waxaan rabaa inaan ku soo biiro bro thanks
@feisalibrahim8114
@feisalibrahim8114 4 года назад
Macalin Hussein I get you very clear on video, please give us lesson about COT reports.
@fareiy2267
@fareiy2267 3 года назад
@Bearish_BOS Iyo Retracment To The #OB Oo Qayaano Nga Dhigay Waa Mahdsntahy Macalimoe🤣🤣😎
@Nuuriz
@Nuuriz 4 года назад
Macalinkii ugu horeeyay ee somaliyeed umadiisa wax ubaro si hagar la Aaan qofkasta videos wu so duubi karaa lkn Niyad wangsan umada wax kuma sogudbiyo
@kaliilahmett5609
@kaliilahmett5609 4 года назад
Mclin husien warkiisa iga dhaa dhacay allha deesto mclinka🤲😩
@xalanepoi1433
@xalanepoi1433 4 года назад
Waaal.sedee aan.ubilaabigaraa
@xalanepoi1433
@xalanepoi1433 4 года назад
Masatar.gaar.waan.heytaa
@hanaanhassan2078
@hanaanhassan2078 4 года назад
Ilaahey haku xafido 💜 wax badanaa kaa faaiday
@HassanMohamed-nc2sn
@HassanMohamed-nc2sn 4 года назад
Masha Allah Xaasid matihid waad liibaani insha Allah
@user-my6ec3ni2k
@user-my6ec3ni2k 4 года назад
Mashaa Allaah ustaad aad ayaad u mahadsantahay👍👍👍👍👍
@abdinoorosman61
@abdinoorosman61 4 года назад
jazakallah Hussein...wad mahadsanthy sirta iyo shaxda wanagsan oo ad nala wadagtay suqa forex...keep up masul
@omarisse1286
@omarisse1286 4 года назад
sxb caawa ayaa iigu horeeso muuqaaladada daawado waana ka helay strategiyada aa ka hadashay thanks sxb waan ka faa'ideysan doonaa insha'alah
@naimastar9366
@naimastar9366 4 года назад
asc walal isoo booqo inan soo galaan rabaa ee intaan kala soo xiriiraa
@Ayal-Yabarow
@Ayal-Yabarow 4 года назад
Mahad ballaaran ayaad mudan tahay wll talo aad qaali u ah waaye waana caqli gal guul baan kuu rajeynayaa
@zamiirmohamed2640
@zamiirmohamed2640 4 года назад
Asc bro wan ku salaamay xagan kaala soo xiriira inan kula hadlan rabaye team huseen
@alishiikhabule7213
@alishiikhabule7213 4 года назад
masha allah xussen jamac wlhi sir aad uweyn ayaa nala wadagtay waxana hubaa in wax badan aan kafa idi dono adigana janada ayaa kugu duceyneynaa sida hagar la aanta oo nola wadagtay sirtaan
@mohmetapdirahman1139
@mohmetapdirahman1139 4 года назад
Thanks ustad ad iyo ad cadharkan wanka faaiday
@MohamedHassan-up7rc
@MohamedHassan-up7rc 4 года назад
thanks ustad strategy fcn ayaan kaa faaiday insha allah waan ku dhaqmi doona mhdsanid
@ashqanhabib7745
@ashqanhabib7745 4 года назад
Tnx our teacher plze can you repeat again bending order thank you very much
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye 4 года назад
Cashar muhiim ah ayaad na siisay jasakalaah masuul waa sugaynaa insha.allah academygii diyaar garoow ayaanu nahay.
@hakashakin3306
@hakashakin3306 4 года назад
Kheyr badan allaha kusiiyo ustaad, runtii markastaba waa xal arintaani.
@mohamednor6456
@mohamednor6456 4 года назад
BROTHER HUSEIN THANK YUO ALOT WALLAHI ADBAN UGA FAIDAY CASHARADAAN MUHIIMKA AH
@mohamedjama7231
@mohamedjama7231 4 года назад
You’re right that the banks control the market move lakin sida aa u sharaxday in la iska badbaadiyo wa qalad. Mida Kale hadi banks volume Iyo forexfactory isticmalan every trader would be rich including yourself. Dadka masaakiinta ah ya la waalin dadow. Price does whatever it wants and nothing is guaranteed. Please NEVER TRY THIS LIMIT ORDER STRATEGY. It can hit your SL trigger your entry and go against you again. Hadi sax kula tahay arintaan backtest garee. Wa iga waano.
@hafidahmedabid8261
@hafidahmedabid8261 4 года назад
Qof wax fahansanaa tahay sxb
@hajji384
@hajji384 4 года назад
Maalinkii $10 maga shaqeysa karaa Forex ?
@mohamedjama7231
@mohamedjama7231 4 года назад
Solo web designer sxb waxe ku xirantahay account kaga lacagta ku jirto a ku trade gareneso, strategy gaga expectancy geda hadi profitable e tahay iyo hadi kale waxana ku oganesa ina backtest gareso. Risk management kaga. Meqa risk garenesa per trade, Psychology Iyo trading plan kaga ina raacdo. Ina lacag suuqan ka sameso so many factors a ina check gareso lo bahanyahay before you start trading mate. Hope you got my point.
@hajji384
@hajji384 4 года назад
@@mohamedjama7231 $100 account Ku jirto , shuruudahaasna ka soo baxo Mac quul matahay ? Sxb family ka rabaa shaqo na mahayo
@mohamedjama7231
@mohamedjama7231 4 года назад
Solo web designer sxb meshan wa public e Instagram ka iga so qabo dm ka. @jaamamohamed waye magacayga.
@abdiazizmohamed2263
@abdiazizmohamed2263 4 года назад
Ustaad waad ku mahadsantahay sirta aad nala wadaagtay. Wxn isticmaalaa istraatiigiyad ah Zero-loss waliba risk-reward ratio 1.8/10 leh lkn maalmahan danbe USD pair ka ay ku jirto wax walba oo ii saxan haddana wan khasaarayey😥.
@c.raxmaanshiine2608
@c.raxmaanshiine2608 4 года назад
mclin fikradaan aad iyo aad ayee iiga dhaadhacday waana sameynaaa mahsanit100% 🙏🙏
@arwachannel9844
@arwachannel9844 4 года назад
Mahadsanid ustaad jizakalahu kheyr
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 4 года назад
Hussein jama waxan rabaa inan ka trade gareeyo US30 marka technical kee isticmaala tradindview waa iga diidaye
@BashirIT
@BashirIT 4 года назад
thank teacher..I will do more and more research about them
@ahmedomar5444
@ahmedomar5444 4 года назад
Warbixin muhim ah iyo ciyar maskaxed lala ciyaro suqa ustaad thanks wan arkay dhowr mar. Ustad lacaga ugu fican laga trade gareyo marka laga so tago USD WAA KUWEEE
@cumaralfa3725
@cumaralfa3725 2 месяца назад
Ilhy akhiro iyo adun ba hku gulyo ustaad
@mustafmohamud5862
@mustafmohamud5862 4 года назад
Thanks mwalimu I really appreciate you’re efforts , support and concern. I would like to discuss with u about private issues please lemme know how i can reach u
@hamzayousuf1859
@hamzayousuf1859 4 года назад
hal suuq inaad buy iyo sell kuwada gasho waa wax aad ukhatar badan sxp. suuqu haduu SL kaaga hore ku dhaco waa laga yaaba inuu kalabaadna ku dhaco maadama uu suuqa laga yaabo inoo galo wax ladhaho correction ama consulidation period oo ha isuuqu kor iyo hoosba uboodbooda mudo aad udheer oo days and weeks noqon karata. marka that strategy i wont recoomend it to the beginers.
@musababdirahman8882
@musababdirahman8882 4 года назад
Wa runta macalin, suuqa market marker aya gacanta kuhaayo! Market marker baaritan kusuubiya! 👍
@abdirahimyonis8601
@abdirahimyonis8601 4 года назад
masha allah hussein jama ustaad shalay ayeyba igu dhacdey arintaasi eurusd wali maaha pair kale iyada jihada saxda aha een uhaystana waxay ahayd sell si siyaadaha ah ayey strong buy ugu kacdey wali waan hayaa oo sl waan kasaarey maadaama jihada saxdaha aan haystey
@dheemanluula6151
@dheemanluula6151 4 года назад
jazakalaaaah wllhi abaaalkagah ma guddi karno ustaaad abaalkagah janno ilaaahey hka dhigo macalin noosoo baddi plllllz siraha suuqan waan kaagah abaalheynaynaa
@maxamedxuseyn3168
@maxamedxuseyn3168 3 года назад
Ustaad hadii aan ku galo hal pair sales iyo bay ka waran maxaa dhacaayo
@Maandhaye
@Maandhaye 4 года назад
Marka hore waad ku mahadsan thy ustaad fikirkad nasiisay waxase si dhaw ula socdaa waxa la yidhaah DX oo ah dollar index waa midka wax badala madaama ay Big banks 6 ka mida yihiin US waxan dhaqaaq ka fiirsadaa DX .... Sabata oo ah hadii DX hoos u dhacdo lacagta ugu badan ee ay saamaysaa waa lacagta la yiraah Basket Currency, 1-qayb ka mida Basket Currency waa isku jiho DX, 2- qayb kalena waa oposite si marla lacgta ay u saneeysa waxay galaan double shift profit wax la yidhaah oo Basket Currency ayey 2 dhinac ka weeraraan iyagoo qolo sell u qaada. Kuwo kalena Buy u qaada..... Wabilaahi tawfiiq
@suxayfyarre231
@suxayfyarre231 4 года назад
Bro xogtaada Ayn ku Qancay Xakeen Kaala So Xariiraa Sxb Sare🤔👈👈👈
@Maandhaye
@Maandhaye 4 года назад
@@suxayfyarre231 bro anigu arday baan ahay aqoonna ma lihi sxb walina barshaan ku jiraa waxase mudan in aad iga aqoon badan tahay adiga sideen kuula soo xiriiraa sxb mahadsanid
@mahadcartan9772
@mahadcartan9772 4 года назад
Su, aal baa qabaa, Xusseen, only 3% oo ah retailers Ama dadka danyarta ah ayaa kasameeya lacag Kuwaasi siday uga badbaadeen masiibada bankiyada waaawayn Tankale waxaa nagu maqaala ah in dadka kafiican Xisaabta khaasatan probability, statistics, iwm, ay kadabaalan karaan suuqa forexka arimahaas maxaa war naga siin kartaa?
@mohamedaliaden2863
@mohamedaliaden2863 4 года назад
MaashaaALLAAH Walaal ILLAAH ha ku barakeeyo.
@Rufaifx
@Rufaifx 4 года назад
Masha allah
@KIDVIB
@KIDVIB 4 года назад
thanks alot aad ayaan kaaga faaiidaa markasta macalin waan kugu faanaa
@ahmedxawale5497
@ahmedxawale5497 4 года назад
Jazaa'kallaah wll Xuseen, waxbadan ayaan kaa Faa'iiday. Waayo USD waxbadan ayaa khasaare iga soo gaadhay
@abdullazizh.mohamed2270
@abdullazizh.mohamed2270 4 года назад
Thanks bro 4 ur golden warning.
@akfarah9249
@akfarah9249 3 года назад
Thanks ustaad
@mohamedahmedmohamed163
@mohamedahmedmohamed163 4 года назад
Mahadsanid teacher
@youngcryptomoha4080
@youngcryptomoha4080 4 года назад
M.a sxb aadban wax ugu fahmay bro mahadsanid. Guul dhaman somalia weyn
@mohamedabdulqadir2747
@mohamedabdulqadir2747 4 года назад
bro wan arkay qiyaanadaas inbadan baa arkay wali waxaa iigu dambeysay pairs ka EURAUD in this week 170pips ayee dhaqaaqay sidoo kale waxaan ku arkay pairs KA GBPJPY, EURGBP wan dareysanaa in qayaano bank jirto lkn sidan iigu ma cadeen oo enterbank ga waxaan u heystay jahada saxda ah kuwa u sii dhaqaajiya thanks bro for your advice
@moshire9615
@moshire9615 4 года назад
Thank You Sir
@ahmedeggeh8951
@ahmedeggeh8951 4 года назад
Sxb aad ayaad u mahadsan tahay Waa secret aad inoogu mihiima oonu fahmi la, ayn MEESHAY wax ka qaldan yihiin Thnks bro......
@mahaabid7034
@mahaabid7034 4 года назад
Very very possible idea
@mohamedjikre7647
@mohamedjikre7647 4 года назад
asc Mr Hussein signals sidaad noosheegtay waad joojisay lkn aniga bishan August 16 kedii waad igajaratay 22 dollars horay July na wanbixiyey inkasta oonan waxba ka faidin, Messenger ka si Private ah ayan message kugusooqoray walina maadan igasoojawaabin khaladka anigu sameeyey wa signout masamaynin that is why lacagtu iiga goday sikastaba walaal July iskaba qaado lkn August 22 dollars ka isoceli,mahadsanid
@hayaatqurrux5357
@hayaatqurrux5357 4 года назад
Mahadsanid ustaad🙏🙏
@Shuuke-l5w
@Shuuke-l5w 4 года назад
Cilmiga allaah kuu siyaadiyo Eng hussen sideen u helaa vedio dheer ee aad uga hadashay thnks
@axmedismacil7003
@axmedismacil7003 4 года назад
Sure moalim thank you
@abdinasirmohamud6993
@abdinasirmohamud6993 4 года назад
Thanks alot hussien u r wonderful guy
@hafidahmedabid8261
@hafidahmedabid8261 4 года назад
Caqliyan iga dhaadhicin waxa aad sharaxeyso psychology ahaana wax suurta gal ah na ma ahan in trade aad taxliilisay waa opposite ways ku gashid. Waxan waxaa ku qiyaasi karaa iney gambling yihiin.
@nimcattudunya5308
@nimcattudunya5308 4 года назад
Asc walaal Hussain Jama aad ayaad u mahat santahay waanan ku faa iiday imbadan casharadaada ilaahay khayr badan hakuugu badalo strategy yadaan waa midii naga maqnayd oo aan aad ugu baahnayn jazaakalaahu khayr
@MUSTAFADAMABDI
@MUSTAFADAMABDI 4 года назад
Mahadsanid walal wax badan ka fa idey but waxan rabaa inana ardayda kamid noqdee ee intee kala so xariira insgrMka wad kasohadkila dahee walal
@sunlight849
@sunlight849 4 года назад
Side ku oganaya ustaad inay ragani suqa lacag soo gasheen saan pending order u isticmaalno
@daadircumar4753
@daadircumar4753 4 года назад
Maansha Allah wlh uataad wax badan ayaan kaa baratay waa noo hagar baxdaa jasaaka Allah guuleso
@mohamedabdullahi6292
@mohamedabdullahi6292 4 года назад
I q option ka Soo samey muuqaalo mahadsanid
@sumayo9
@sumayo9 4 года назад
Dear Teacher waa dhibato mudadan corona i haysaty xalkedana iney midan noqon donta fila aad kaga mahad celina
@abdiwahab-sheikh
@abdiwahab-sheikh 4 года назад
Waad ku mahadsantahy wax badan baan kaa bartay ani ahaan waan tijaabin inaan isticmaalo strategy gaas labada dhinac ah
@yazerarafat5705
@yazerarafat5705 4 года назад
ustaad hussein jama ilhy s.w hakuu siyaado culuumtaad noo soo gudbise y hana kaa abaal mariyo
@abdirahmanosmanmohamed623
@abdirahmanosmanmohamed623 4 года назад
than you ustaad really you share us good information about market. really for me last week I lost alot of money in pair usd/eur. Now you gave beautifull tips about that. I ask you one question concern about forex factory and volume is that,if I annalys the market in these two sides Forex factory and volume and I knew the market is a big sellers or buyers.Can I change opportunity about that?
@abdirizakmohameddubad4393
@abdirizakmohameddubad4393 4 года назад
thanks teacher
@zacktahar7239
@zacktahar7239 4 года назад
hore u soco wll qali aad ayaad u mahad san tahay
@ahmedIbrahim-qo2lg
@ahmedIbrahim-qo2lg 4 года назад
ustad qeer allaha ku siiyo waa ka faaidnay
@xagalmedia6391
@xagalmedia6391 4 года назад
Waa qorshe aad u haboon oo uu macalinka ku mahadsan yahay, Waa qorshe aan isticmaalay marar badan oo aan kaga badbaaday dhagarta BigBoys. Trade with bigboys
@Tilawtul.Quraniyah
@Tilawtul.Quraniyah 4 года назад
M.a wlahi ustaad suaasha mar hore ayaa is waydiyay waxaana islahaa suuqu aqbali mayo inaa laba jiho oo kala duwan aa tride qudha u dirsato suaal aad iigu muhiima ayaa iiga jawaabtay aad ayaa kaaga mahadcalinaya Ustaad Husien jama Allah ha kaa abaal mariyo
@dhaqanehaji308
@dhaqanehaji308 4 года назад
wa mahadsantahay ustad hussein jama
@mohamedabdimohamed816
@mohamedabdimohamed816 4 года назад
Masha allah waa sax arin jirta aniga ugu dhacday 1700$ hal beeen ila daba gadiyeeen waaa run waana iga qarxay cadeeeen waaa udin hayaa hadii la rabo
@akaboosh6636
@akaboosh6636 4 года назад
Sorry bro haniyad jabin suuqan waa lagu qasaraa hdad kusii dhabar adegto gusha wad gareesaa
@saladibrahimmohamed9284
@saladibrahimmohamed9284 2 года назад
thanks lejen
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 4 года назад
Waa mahadsantahay mr hussein sir muhima na fahansiisay 🙏
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 4 года назад
Wllo isku day inaa hadalka nuxurkiisa la hadasho
@jeegodheere535
@jeegodheere535 4 года назад
thanks sir
@eng.hassanahmed9823
@eng.hassanahmed9823 4 года назад
Good to see you teacher
@somtelkhayriyada9496
@somtelkhayriyada9496 4 года назад
Macalin expert option ma ii sharixi kattan mud sanid?
@adan10000
@adan10000 4 года назад
BRR waxaan layaabaa dadka Forex invest gareeya ma waali ayey katahay mise aqoon daro iyo beenta reer Forex ayey ku daydaan. 1- u fiirsada badanaa waxay ka hadlaan uun Technical Analysis and no body talks about FUNDEMANTAL ANALYSIS Economy ie: IS V LM, import export, Central Banks of the contries in question and intrest rate moves they make to control inflation or to attract investment, fiscal policies etc. please guys dont lose your hard earned money specially if you haven't learned atleast Degree in Economics; or atleast teach yourself the fundemantal, technical should be your second worry. Hope I helped some1. Just trying to help my community to shed light into the important issues.
@ahmedcarab7123
@ahmedcarab7123 4 года назад
Waad mahadsantahay Jazakallah
@adamforwardfxtrader3532
@adamforwardfxtrader3532 4 года назад
Really I support you keep going ustaad
@purhaanpr4678
@purhaanpr4678 4 года назад
Goood
@ismailmohamedmahdi9682
@ismailmohamedmahdi9682 4 года назад
waxaan ka sugeynay signals ustaad
@abdifataahabdilaahi5273
@abdifataahabdilaahi5273 4 года назад
Thnkz Ustaad🙏
@abdirizakosman2936
@abdirizakosman2936 4 года назад
Kkk war huseen wlhi waad iga qoslisay lacagaha yar yar baa shidan ayaa ka dhacdey awal baan yaabay bear walba oo USD kujirto wax walba markad samayso wax unbaa ka qaldamaya yaab.
@saabirhaji6056
@saabirhaji6056 4 года назад
Mahadsanid Hussein waan kaga mahad naqena waxaan jecelaan laheen inaan kaa faideesano aqontada kuguna soo biirno sidey Ku surto galeesa
@indiatiktok7952
@indiatiktok7952 4 года назад
Thank you brother
@abwaansugun
@abwaansugun 2 года назад
Sifiican
@seidmohamud3397
@seidmohamud3397 4 года назад
Asc.Aad baa u mahadsan.anigu waxaa. Ahayn arday raba in waxbarashadaa Ku soo biira hada waxaa rabaa in aad I hagto. Macalin mar labaad baa kuu Mahad naqayaa
@ahmedyusufali3642
@ahmedyusufali3642 4 года назад
MACALIN XUSeen mahadsanid maalmahaan suuqa minus maahanae profit laga waa mostly reer forex ileen balaayaa dhex fadhisa mahadsanid
@fahadmohamudahmed5348
@fahadmohamudahmed5348 4 года назад
Waa ku mahad san tahay ustaad wax bdn baaa kaaa faaiidanay intaaa naqaanay in ka badan
@jubbamediaofficial277
@jubbamediaofficial277 4 года назад
Masha allah ustaad xuseen. Walaahi Aniga EUR/USD waa ku jabay waliba si weyn marka jazaakalaah waan ka faaideysanayaa
@mohamedibrahimhussein2689
@mohamedibrahimhussein2689 4 года назад
Macallin xusen thanks keep going on
Далее
Trading SECRETS: How to Enter & Exit like a Pro
11:52
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 55 млн
Fake Referee Whistle Moments 😅
00:38
Просмотров 8 млн
Hadad sirtaan fahmi waydo Forex iska daa fadlan
43:16
Barashada Forex trading part#2
14:37
Просмотров 59 тыс.
THE BEST FOREX TRADING STRATEGY | KEEP IT SIMPLE
16:42
Просмотров 429 тыс.
1 Subscriber = 1 Penny
00:17
Просмотров 55 млн