Тёмный

SECRET : 20 daqiiqo ku baro sida  

Hussein Jama
Подписаться 78 тыс.
Просмотров 19 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@HusseinJama
@HusseinJama 4 года назад
Qofkii aan ku jirin Groupkayga telegram Halkaan ugaso biir t.me/Husseinjama
@kingaweys
@kingaweys 4 года назад
Macalimu hadaan account manager la invest gareyo kawaran inkasto aan marbadhan qasaro galeey
@hiiraangraphics
@hiiraangraphics 4 года назад
Good teacher
@Govegan_now_or_never
@Govegan_now_or_never 4 года назад
Chatting group noo samee ustaad Telegramka
@hanadyare77
@hanadyare77 4 года назад
Ustad mar hora ku jirnay lkn halkeen kaala so xariirna
@mnoor2233
@mnoor2233 4 года назад
Asc ustaad Husein.. Allah kher hakusiiyo dadaalka iyo juhdiga aad noogu Fae,ideysid jannada rabbiga hakaaga abaalmariyo cilmigaagana hakuu ziyadiyo
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 4 года назад
Libaanow wlhi dhowr fidiyow baan daawaday channelkaada wax badan ayaa ii baxay waxan ku dhiiranaayaa in aan dib ugu laabto thanks bro
@carawshe1
@carawshe1 4 года назад
Great Explanation. Thank you brother Hussein.
@arwachannel9844
@arwachannel9844 4 года назад
MA. Macalin ilahay ha ku barakeeyo
@Shuuke-l5w
@Shuuke-l5w 4 года назад
thnks Eng aqoonta aallaah kuu siyaadsho aad bn ugu raaxesty
@farxaanfaarax2569
@farxaanfaarax2569 4 года назад
Ustaad khayr ilaahay ha ku sii si wacan baad u sharaxday
@qarankachannel2910
@qarankachannel2910 4 года назад
Macalin waanku sugaye ilaahy khayr hku siiyo
@sadekfarahmigane4525
@sadekfarahmigane4525 4 года назад
Masha allah macalin aadbaad umahadsantay
@hhhh-xz6wu
@hhhh-xz6wu 4 года назад
Brother nin wanaagsan aa tahay waxan aduunyo waaye somalida dalkii jooga waxan ina barto isku day si ay uu noqdaan kuwa aduunka la jaan qaada bil ramadan ayaan ku jiranaa waanu ku dacayn somalida dalki jogta hadaad wax barto si bilaash ah
@husenyusuf1063
@husenyusuf1063 3 года назад
Wll anigu dalkii ayaan jooga waxanan barta fx markaa hadda DEMO account ayaa wadaa walshyna isbuuca danbe biloobysaa, adigu wll si ay dhiiri galin iigu noqoto warbixin kooban ika sii noloshaada siduu u badalay io waxaad faa'idoo si aan motivated u noqdo mahdsnd.
@mohamedabdikarim9277
@mohamedabdikarim9277 4 года назад
Mansha alh walal Aaad bad u mahadsnd really si wanagsan ayad u sharaxday indicatorka waxa bogadinaya
@mohamudfarah8784
@mohamudfarah8784 4 года назад
Mahadsanid ustaad runtii Si fiican ayaad u sharaxday
@fawsanmohamed9920
@fawsanmohamed9920 Год назад
Ustaad strtgyd sclpng ah o si fudud noogu so sharaxdo noso dhig insha allh wd mhadsnty ❤
@naajiyarefx7683
@naajiyarefx7683 4 года назад
Maasha alh wax weeyn baa ii ifbaxy usteed thnks in badan
@abdiqadirsharif1937
@abdiqadirsharif1937 4 года назад
Mahadsanid inaad kasoo jawaabay codsigii ahaa inaad ku sameyso tradingview ga.
@irap_che
@irap_che 4 года назад
Mahadsanid ustaad
@maryamahmed9316
@maryamahmed9316 4 года назад
Mahadsanid macalin
@mohamedbaraki3632
@mohamedbaraki3632 4 года назад
Mashalh kheeer alaha ku siiiyo walal
@ahmadjamacmohamod8288
@ahmadjamacmohamod8288 4 года назад
Good teacher
@abdirizaqali779
@abdirizaqali779 4 года назад
Wad mahadsantahay
@husseinmohamed6945
@husseinmohamed6945 4 года назад
Mahadsanid walaal
@hassanxaafidxaafid2031
@hassanxaafidxaafid2031 4 года назад
Maashaa allah ustaad mahad sanid.
@cumaralfa3725
@cumaralfa3725 2 месяца назад
Shugrn mclin
@akfarah9249
@akfarah9249 3 года назад
Thanks
@cabdicasiisxuseenciise5438
@cabdicasiisxuseenciise5438 4 года назад
thanks masuul
@rayaanabdurahmaan1670
@rayaanabdurahmaan1670 4 года назад
Waaan ubaahneen ustaad ajar allaha kaaa siiyo
@husenyusuf1063
@husenyusuf1063 3 года назад
Wll Real account ma furatay anigu wxan rajenya dhowr iabuuc kadib inaan real furto hadda demo ayaan isticmaalaa wll information kooban ika sii waayo aragnimadaada.
@capaassheeruu8782
@capaassheeruu8782 4 года назад
Ustad indicater ka aad istic maashid iq option ma laku istic mali karaa
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096
@abdirizakmohamedsheikhabdi4096 4 года назад
Allaha ku xafido
@hiiraangraphics
@hiiraangraphics 4 года назад
Mahadsanid
@xudayfiabukar8719
@xudayfiabukar8719 2 года назад
Sell limit hadaa isticmaalo kwrn
@sihaammedia2283
@sihaammedia2283 4 года назад
Haa sax
@muxiyadinroonaldo5260
@muxiyadinroonaldo5260 4 года назад
Wllo qaali waxn isticmaala (instant Execution) markan trade galayo ee qazare muu leeyahy adoo raaliya
@engmohamedosman4915
@engmohamedosman4915 4 года назад
Mhadsanid ustaad waxn kabartay 2 Strategies o ad muhiimsan tana wankasugaye mahadsanid
@chyunok8167
@chyunok8167 4 года назад
Wllo runtii sidaad casharada noogu soo gudbisay waa si heer sare ah oo qof walpa fahmayo jasakal khyr bro waxbadan wan kaa faa,iiday lkn zhp meel aan kaala soo xidhiidho ayaan waayay gruop telegramka waan kujiraa, iisheg meel aan kaala soo xidhiidhi adiga bro
@mohamedhiir7657
@mohamedhiir7657 4 года назад
Mclin shukrn
@abdihakeinawhusein3497
@abdihakeinawhusein3497 3 года назад
Gruopkana halken kaso gali karaa
@fartuunali3935
@fartuunali3935 4 года назад
Cashir aad u fiican bro
@HusseinJama
@HusseinJama 4 года назад
Ileen adiguna casharada waad qaadata ?
@fartuunali3935
@fartuunali3935 4 года назад
@@HusseinJama sideenan u qadanayn inan ku shaqaystaba raba marka bartee
@a_pillioner1529
@a_pillioner1529 4 года назад
Macalin numberkaga halkee ka helaa waxan raba ina sualo ku waydiiyo
@cumaralfa3725
@cumaralfa3725 2 месяца назад
Mclin cshr ki hore mid ad u qiima bdn bu aha
@sharmakemohamednur8725
@sharmakemohamednur8725 4 года назад
Ustaad aniga muddo 8 bilood iq option ayaan ku dhax jiray hada waxan rabaa in aan kusoo biiro Mt4 ma bliaabeysaa courses cusub oo online ah mise cashiro ayaad soo galineysaa you tube kaaga?
@kobciyechannel7779
@kobciyechannel7779 4 года назад
Madaxdeyda hada ayuu bilaawi rabaa iska soo xaadiri👍
@mohamedliban9959
@mohamedliban9959 4 года назад
Ustaad waad mahd santahay lkn wxaan ubahanahy group telegram hdaa no awoodit si aan si fcn ka ga faaid no
@HusseinJama
@HusseinJama 4 года назад
t.me/Husseinjama
@sharlaawe1
@sharlaawe1 4 года назад
@@HusseinJama ustaad aad baad umahadsantahay su aashayda waa waxaad fib retracement waxaad sheegtay in ilaa Day1 ilaa 15min suuqa hal jiho usocdaa ama sell ama buy kawrn hadii suuqaa waqtigaas isku mid noqon waayo macnaha Day1 ilaa 15min isku mid ahaan waayo
@mrsharif8473
@mrsharif8473 4 года назад
Sxp forex inte lagaleyahay fdln
@abdihakeinawhusein3497
@abdihakeinawhusein3497 3 года назад
Casharka jimaylka maad iigu sodiri kartaa
@MohamedAdde2020
@MohamedAdde2020 4 года назад
MAHADI HAKAA GAADHO BRO,
@aprivateeyes6187
@aprivateeyes6187 4 года назад
Asc Ustaad fibo retracemet sep up kiisa waxba kama badalayo miyaa sidiisa miyaan ku saaraa! Thnks
@HusseinJama
@HusseinJama 4 года назад
Maya, waayo , set up kiisa waa kaliya Styles , Text , Coordinates iyo visibility dhamantoodna waa colour ka iyo in lines ka laga dhigo kuwo waa wayn iyo waxyaabo lamid ah
@aprivateeyes6187
@aprivateeyes6187 4 года назад
@@HusseinJama ustaad Sep up nala samee sidaanan wax aanan ukhaldin Mahadsanid
@shabeelmudug4677
@shabeelmudug4677 4 года назад
@@HusseinJama ustaad Broker ugu fcn ee somalia aqbala waa keeh maclin mahadsanid
@apdohakim1650
@apdohakim1650 4 года назад
Hussein Jama thnks teaxher iyo ratio ya yada in uu saxo fahmana sida lo dhigayo
@husenyusuf1063
@husenyusuf1063 3 года назад
Maalintii imisa trade ayaa wcn in la galo hal labo ila 6 7 8.
@abdirahnman_shaafici7062
@abdirahnman_shaafici7062 3 года назад
10 trades ayaa wacan sxp
@qarankachannel2910
@qarankachannel2910 4 года назад
Dee mcln halkee kale kaala soo xiriirnaa groupkii ban rbaa inan kuso biirno
@HusseinJama
@HusseinJama 4 года назад
t.me/Husseinjama
@cabdikhaaliqcaydaruus5887
@cabdikhaaliqcaydaruus5887 4 года назад
Macalin broker isticmsha
@SidowOnest
@SidowOnest 4 года назад
Websiteka goormee la furmaa
@hopewell9985
@hopewell9985 4 года назад
Cashar qaliya
@cumarmahad7880
@cumarmahad7880 4 года назад
teacher plz waxan kaa cot sanaya in aat xog naga siiso expert option plz
@binumohamed4236
@binumohamed4236 4 года назад
Walaaal bahalkaasi waas scam marka lacag aad leedahay haku aaminin waayo aniga ayaa hore ubaarey marka dadkaan kuuxayeysiinaayo warkooda ha aaminin shirkada soomalida ay isticmaasho haka dhex bixin sida IQ Option iyi forex ..
@Rain-nn6ub
@Rain-nn6ub 4 года назад
mahadsanid ustaad
@nourayn766
@nourayn766 4 года назад
Mahadsanid ustaad
Далее
BEST Fibonacci Trading Strategy (EASY Tutorial)
12:55
Просмотров 144 тыс.
Full Guide on Fibonacci Retracement *MUST KNOW*
17:41
Просмотров 395 тыс.
Fibonacci Trading Course: 3 Advanced Stategies Revealed
19:28
How to Read Candlestick Charts (with ZERO experience)
55:18
Get PERFECT Entries Using Fibonacci Retracement
8:20
Просмотров 222 тыс.
Fibonacci retracement : Sidee faaido looga sameeyaa ?
17:07
Hadad Forex mustaqbal ka rabto daawo muuqaalkaan
21:42
The ONLY Candlestick Patterns You Need To Know
18:00
Просмотров 2,1 млн