Тёмный

hadalada shukaansiga ee raggu dumarka kusoo jiitaan kkk qosolkii aduunka 

Sakariye Jakarta
Подписаться 237 тыс.
Просмотров 62 тыс.
50% 1

fadlan subscribe dheh si aad u hesho muuqaal kasta oo cusub

Опубликовано:

 

17 апр 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 360   
@hibaaqhirzi4451
@hibaaqhirzi4451 4 года назад
Hadaad reerburco taageertid like dhac🌹
@abdiazizafrica
@abdiazizafrica 3 года назад
Anba wan kula tageraa
@abdiazizafrica
@abdiazizafrica 3 года назад
Zjp
@ummunasar8944
@ummunasar8944 4 года назад
Waxaan ahay reer beydhawo lkn l Love 💗 all somali
@aminaamisha2670
@aminaamisha2670 4 года назад
Kkkkkkkkkk reer burco waan iska jeclhy from muqdisho 🇸🇴
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Sido kle abayo 🇸🇴❤🙏
@ahmedabdirahman3736
@ahmedabdirahman3736 4 года назад
Reermuqdisho waa naga xaran
@luckyosman8102
@luckyosman8102 4 года назад
Wlhida reer_burcaha raggoodu waaa wada qureesh ragg quruxbadan ayaaa jooga 🤝♥️
@xavifarah1438
@xavifarah1438 4 года назад
🤣🤣🤣🤣beer casad wlh rer burco from mogdisho salan qasa🇸🇴
@hoodoaadan1235
@hoodoaadan1235 4 года назад
Waan ka qadanY wllo
@xasanmaxamed4925
@xasanmaxamed4925 4 года назад
Maaha burco Somalia
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 4 года назад
Waan kaaqaadnay 🇸🇴🇸🇴
@ciyaalxamar4754
@ciyaalxamar4754 4 года назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴☑️ . . .
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 3 года назад
Wan kaqaday wll
@ilyaazzola.8189
@ilyaazzola.8189 4 года назад
Salan gobeed reer burco, meel kasta oo aad addunka ka joogtan.
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Sido kle wlll
@commentdevil4016
@commentdevil4016 4 года назад
Kaa qaadnay wll qli
@daacadmuuse7967
@daacadmuuse7967 4 года назад
Naqaskaa layga baadhayaa kulahaa😂😂🔥👍my dadkaygii likte ha ila dhafina🙌✊💚👍🙏
@diiriyeomar2203
@diiriyeomar2203 4 года назад
Gacmuhu waa qalfoofee qalbigaa kusalaamay😂😂😂😂 Reer burco funny wllhi kiip going bro
@hodanadam9602
@hodanadam9602 4 года назад
3:04 hhhhHhhh waa ku baqtiyayaa kulahaa ar shukaansi aa meeshan ku dhamaday from xamar cadey hhhh
@Ayuush143
@Ayuush143 4 года назад
funny rer Burca wan iska jeclahy❤ from B/weyne
@zadinholyrics1476
@zadinholyrics1476 4 года назад
WLL B/WEYN XAGEE KA JOOGTAA ME FROM QORAXSIN
@cabdiqanicali1534
@cabdiqanicali1534 4 года назад
Kķkkkkkkkkkkk
@Ayuush143
@Ayuush143 4 года назад
ZADINHO LYRICS kula mid ayan ahay wll Howlwadag ayan jogaa
@muuqproduction5831
@muuqproduction5831 4 года назад
Heer burco dad aan jecelnhy from #Puntland
@cabdixakiimmuwaadin
@cabdixakiimmuwaadin 4 года назад
heer?
@Labadhako
@Labadhako 4 года назад
Waa funny walaahi ree burco walaalkiin from somali galbeed Subscriber isaara akhyaar
@zahraahmed6217
@zahraahmed6217 4 года назад
Reer Burco salaama♥️🥰from muqdisho🇸🇴
@zhadiyaupdi5082
@zhadiyaupdi5082 4 года назад
Reer burca Aaaadan idiiin SalaaaMY Dad iga QosliYe Mr kzta😂😂😂😂😂
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 4 года назад
Reer burco wax dhaama lawaa hhhhhhh from muqdisho
@faaizaqureysh9869
@faaizaqureysh9869 3 года назад
Hhhhhh reer burco jecliyaa from muqdisho😁😁😁😁😁😍😍😍😍
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 4 года назад
Ree Burco wapa Dada funny ah😂😂idin tageera biLahi from Borama
@sonicblackbonz8304
@sonicblackbonz8304 4 года назад
GaaZ 😂😂😂😂
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 4 года назад
@@sonicblackbonz8304 waa kuma 😂
@mohamethamut9220
@mohamethamut9220 4 года назад
3:30 waxa la iga badhaya naqaskii😅😅
@hindahennerayed5793
@hindahennerayed5793 4 года назад
I love reer Burco wllhi marka kaligay ahay Bartan Sakariye aya so Boqdaa liin dhanaaney kulaha 🤣🤣🤣❤️❤️❤️❤️ ma Noli
@user-xh7bj1wc3w
@user-xh7bj1wc3w 4 года назад
dad nool mashllh reer burco from puntland
@fartuunfilsanoficial3290
@fartuunfilsanoficial3290 4 года назад
MaaShaaAllah #Somaliland Nabada iyo Farxada ee haystaan allah u Siyaadiyo allahuma amiin From #Ogadenia
@ayeeyojecel3811
@ayeeyojecel3811 3 года назад
Waan kuu bakhtiyayaa🤣🤣🤣
@zanadinzidane1998
@zanadinzidane1998 4 года назад
Waan jeclahay dadwaynaha reer burco gobalka ragga from laascaanood
@drdhobo1334
@drdhobo1334 4 года назад
Wlhi sakariye jakarta waa nin talented ah ma arag RU-vidr waxyabaha dadka u qarson so ban dhiga keep going brother always i am with you
@sucadosman3699
@sucadosman3699 4 года назад
😂😂 wlhi iga qoslisay zakariyow dadaal fcn baad heesa io fikir fcn hore usoco keep going 👍😘wllhy reer burco✋ wan salamayaa Salaan ka timid moqdisho All Somali weyn love 💟👍❣
@abdikaafi4275
@abdikaafi4275 3 года назад
Waan idiwada salamy reer burco melkasta ad wada joog tin👍
@aadanibrahiim9580
@aadanibrahiim9580 4 года назад
Sakariye jakarta qosolka rer burco bad ka hesha marksta
@b-heroofficial
@b-heroofficial 4 года назад
Hhh puskud dhiiqaygiii way rag waa ragaas😂😂😂 8:55 hargaysa
@gldlyrics66
@gldlyrics66 4 года назад
Wllhi Reer Burco Waa Tageeraa.. Waana Dad Fani Ah 🤣
@bakarhajimohamed4416
@bakarhajimohamed4416 4 года назад
Reer burca waad u jecelahay walahi from muqdisho
@mohankisma2932
@mohankisma2932 4 года назад
reer burco salaan from kismayo
@saidsugaani6882
@saidsugaani6882 4 года назад
Reer burco xaraaabo meshaa waa in Aan tagaaah
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 года назад
5:59 I Love You baa kamida odayga reer hargeisa funny weeye🤣🤣🤣🤣🤣❤
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 4 года назад
Kkkk.. Waa adigoo dhaca oo aan kaa daba dhoco, wuxu waa misqaalu daratine. Form laascaanood
@abwanarbe9825
@abwanarbe9825 4 года назад
sida ubax dhalaaloo intu dharab lakowsaday Burco dheegageediyo ka dhex beermay kaymaha adiga wax Dheero Markad dhinac istaagtad ku disha dhamaysko Ana Daymo dhugashada dhab ufiirsigagan dhakafaar ka qaade Dhaxalkaagu wacanaa Sidiisii dhabeelyahay hadalkaga dhowroo Dhakhtar lay qoraatee kaalay dhaxanta iga celi sida ubad dhalano kolka uu dhawaaqaba Dhabta loogu heeso loogu seexsho dhabarkaan kuu dhool dhooliyaayo soo dhawow ku leeyoo Qalbi aad ku dhigantaa kuu farax dhawaaqay Adigaa dhegiyo qurux dumarkaba wax Dheer Oo Wali ruux dhigaayaa lama saarin dhaayaha Anigana dharaarahan sidaad iigu dheertahay Jacayl kaagu igu dhali inaan qoro dhanbaalada Waxad raacday dhiigo Waan kugu dhadhabayoo Cunaha wax dhaafiyo isaseegnay dhuuniga Hadal waxaan ku dhaafoo ku dhameeyay heestii Ma is dhaarsanaayo ma isu soo dhawaan inta iyo in ma sii baladha ayaan ku idhadaa
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
Maansadaan ma adiga ayaa sameeyey abwaan mise waa tu hore waaba cajiibe Eshqiyaazek
@jmbootaan3812
@jmbootaan3812 4 года назад
Tix layaab keeda wadata weeyaan, Sida lebiga hawdoo Laamihii ka hawreen Ama muuqa luulkiyo Ubax laacayaad tahee Laabteyda qaadoo ku lifaaqdey xubigoo Igu laba kacleysee Qudha meysku laabnaa Anna tanaan ugu tiraaba .
@richhome3678
@richhome3678 4 года назад
@@jmbootaan3812 taadana waa la dhacay sxb cajiib weeye Kuwa kale ma samaysaa Mise tan oo kaliyaa samaysay
@abwanarbe9825
@abwanarbe9825 4 года назад
The patriot heroes may kuwa badan ayaan sameyey ee halkan ayanan ku soo bandhigayn
@abwanarbe9825
@abwanarbe9825 4 года назад
The patriot heroes haa aniga ayaa iska lee walalo
@sharmaakeahmed3146
@sharmaakeahmed3146 4 года назад
Reer burco wlh waa inii taganahay waa wada funny 🤣🤣🤣
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Welcome wll
@salamkala14
@salamkala14 3 года назад
Wallahi wilasha somalida way is ad keeyaan lakiin qabil bi fiican oo naxariis leg bay u hayaan haween ka
@cmmdhere2414
@cmmdhere2414 4 года назад
Axmed FJ Gacantu waa qalfoofe qalbigaa kusalaamay 🤗
@mohamedcaatif6757
@mohamedcaatif6757 4 года назад
Kkkkk reer burco qoomkena maahan🤣🤣🤣xbbi bbe naga cilmi badan wLHI mesha manta cilmi IGA kordhey🤣🤣🤣
@cxarirmoha1200
@cxarirmoha1200 4 года назад
Salan kal iyo laab leh rer burco from buuhoodle
@iloveallah8454
@iloveallah8454 3 года назад
Kaftanka badankiisu waa xunyahay nebigeenuna ma amaanin waxaan kugu waaninlahaa kheyr allaha kusiiyo ee dadka kheyr ugu yeer ama iskaga aamus oo quudkaaga meel kale allaha kaa siiyo
@hallacsiofficial1633
@hallacsiofficial1633 4 года назад
Reee burco gacantu waa qalfoofe qalpigaa idin salamay
@guledneero4014
@guledneero4014 4 года назад
Aar burco ka tag dee SAKARIYE Waaxay burco nagu xiijise😄😄😂😍
@ummumaalikibiihi175
@ummumaalikibiihi175 4 года назад
😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂 Alla beerka qosol miiiirn wanku salaamy sakriye wll kkkkk
@MBOsman
@MBOsman 3 года назад
3:03 😂😂😂😂😂 jecliyaa dadkayga iyo dalkayga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤️❤️❤️❤️❤️
@najahhassan7716
@najahhassan7716 4 года назад
Aniga waxaan isteec maala waxaad tahey qalbiga qeybtiisa maqan❣
@salmanmaxamed1470
@salmanmaxamed1470 4 года назад
Hhhh war wuxu waa funny I miss you burco
@saidneima2392
@saidneima2392 2 года назад
Aniqa adunqaygi busqud digayqi Reer burco wan idin Salamay fron Djibouti 🇩🇯💕💕
@somalilandergirl2843
@somalilandergirl2843 4 года назад
Burcadaydii cashaqa buskul dhiigay alla maxay igu dhaheen😂😂😂😂
@yusufabdi3855
@yusufabdi3855 4 года назад
Kkkkkkkkkk
@fadumoismail9831
@fadumoismail9831 4 года назад
Somalilander Girl hhhhh
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 3 года назад
KKkkkkk buskul dhiig
@hanaanhasan2472
@hanaanhasan2472 3 года назад
Hhhhh m.a wlhi kuwaan waa la dhcy ree burco waan idin tageersanhy from Mogadishu 🇸🇴
@jamalka_jj
@jamalka_jj 4 года назад
Reer Burao Gobalka raga😍
@ayaansulieman5020
@ayaansulieman5020 4 года назад
Keep going brother 👏❤
@ahmedtmofficial5849
@ahmedtmofficial5849 4 года назад
Hhhh walhi reer somali land cadi maha walhi funny waye hhhhh
@mohagadayare2845
@mohagadayare2845 4 года назад
Sakariye Jakarta zxp igu soo waal baraamishyo fiican guul sakariye Jakarta
@somalirealmusic4717
@somalirealmusic4717 4 года назад
4:10 liin dhananta naftaay😂😂
@alteestomohamed8540
@alteestomohamed8540 4 года назад
Wlaahi SAA uqoslaayey waa suuxi rway from muqdhisho
@hamisamechanel9624
@hamisamechanel9624 4 года назад
Kulaha buskud dhiiqeey wlhi reer burco funy weyan
@hiboali2743
@hiboali2743 4 года назад
War nio dadkan leh hadad cirka eegyso like dhac kusii wlhi idinka laftarkiina ayaa cilaaj u baahan ee bilaa camal ba idinka dhanaansadey'e isa soo baadha hagaag ma jiree 😂😂😂😂
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 года назад
Maahe alle ha sahlo
@mahametamiinibrahim7697
@mahametamiinibrahim7697 4 года назад
waan idin salaamey dhamaan tiin zhpyaaal from Boorama
@abdiifatahademmohamoud1383
@abdiifatahademmohamoud1383 4 года назад
2:20 kas Sekriyow wxad Weydisa Imisa Dumar ah Aya Ujaray Odayga Wa Ka Jiifta Inta Ila Aragtay 😁
@zamiraclahi9197
@zamiraclahi9197 3 года назад
Reer burco fanny batihiin wlllhi😘😍🙌
@amalnour6240
@amalnour6240 4 года назад
Sakaiye jakarta waa chenelka kaliyee aad iiga qosliyaa reer burco dad xikmad iuo xarako miidhana
@cabdinajaxcabdigarow3883
@cabdinajaxcabdigarow3883 3 года назад
Saalan khaasa reer burco from brlin
@abwanarbe9825
@abwanarbe9825 4 года назад
Kkkkkkkk boqor afrika wn ku bakhtiyaya
@TheOnePercentt_
@TheOnePercentt_ 4 года назад
Reer burco io inta tageerta is muujiya subscribe inoo saara
@farahumar7426
@farahumar7426 4 года назад
Suldaan seeraar fanaan aan tageero keep going brother
@kinghakimi1087
@kinghakimi1087 4 года назад
Kwa dhahaayy buskut dhiiqadydi klaha😂😂kaaz wa iga badiyy😂from moqdisho
@RammadTV
@RammadTV 4 года назад
Keep going brother zakriye jikarta
@abdallamohamed9172
@abdallamohamed9172 4 года назад
7:56 - 8:03 siduu sakariye jakaarta afka ka yeelayo ayan ku qoslay wlhi 3 maraa ku ceshtay😂😂😂😂
@muniraomar6414
@muniraomar6414 4 года назад
sido kle hhhhhhhh
@sulekhakhalif6693
@sulekhakhalif6693 4 года назад
Abdulahi Mohamed hhhhhhh
@MBOsman
@MBOsman 3 года назад
Haa wuu dheka faarsanyahay, ashqaraar baa ku dhacay Sakariye
@khadarsudaysi1785
@khadarsudaysi1785 4 года назад
Keep going bro sakariye 👑
@khalidmohamedabdillahi478
@khalidmohamedabdillahi478 4 года назад
Sakariye Jakaarta sxb wad Iga qolisay . Se sxb Madama Aad RU-vidr Tahay . Audio Sidaas U duubayso Iska Hagaaji Microphone Ka Badal waayo waxa la maqlaya Dhamaan Sawaxanka Kugu wareegsan Oodhan iyo buuqa gawaadhida oo soo qaado Microphone buush Leh Iyo takale Video Gaaga Lighting Ku samayso Oo adeegso Extra-Flash. Intaasi Waa soo Jeedin yar oo aan Ka Siinayo Xirfadayda Video Duubista
@baafiye9431
@baafiye9431 4 года назад
Fadlan soo booqo channelkayga oo subscribe iisaara SHUCAYB MP
@farhaaxmed2575
@farhaaxmed2575 4 года назад
Wllo subscribe ii saar kuu saaree subscribe
@baafiye9431
@baafiye9431 4 года назад
Walaashay Walaashay kuu saaray walaalo qaali anna iisaar like comment subscribe
@farhaaxmed2575
@farhaaxmed2575 4 года назад
Wlhi waankuu saaray wllo hdd i aamnysid
@baafiye9431
@baafiye9431 4 года назад
Wallo qaalo kumaan dhaarin ku weydiiyey uun ma ceebaa
@farhaaxmed2575
@farhaaxmed2575 4 года назад
@@baafiye9431 may ceeb maaha
@fmmediaproduction638
@fmmediaproduction638 4 года назад
Buskul Dhiiq iyo reer Burco maxaa kala haysta 😂
@haybeyare7322
@haybeyare7322 4 года назад
Ree purcoH waaa idin wataaaH FroM HarGeisa 💚💚💚
@AbdirisakDayib
@AbdirisakDayib 4 года назад
2:30 ninku muu ilaawey iney tijaabo ahayd.😂
@aishaabdulkadir9890
@aishaabdulkadir9890 3 года назад
😂😂
@harisikarimi234
@harisikarimi234 4 года назад
Hhhhhhh KKKKKKKKK REER BURCO CAADI MAAHAN SALAAN SARE FROM NAIROBI
@mohamethadam7146
@mohamethadam7146 4 года назад
Guulayso sxp sakariye jikaarta su'aalhagu wa cajiip sxp
@abdirihmanmajidho6695
@abdirihmanmajidho6695 4 года назад
Gobalkii raga reer burco zlaaan qaasa🤚
@Nolaad275
@Nolaad275 4 года назад
Alla hoyoooy I’m dead😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@najaxcabdi4906
@najaxcabdi4906 3 года назад
Ayaamahan caag baad noqotay ala beerka 😆😆😅😅🤣🤣
@cawilxasan8460
@cawilxasan8460 4 года назад
😅😅 Sakariye Jakarta hablihi meeye sxb
@darikgullet6488
@darikgullet6488 4 года назад
wlhie zaan u qozleyay waan ilmeeyay reer burco zalan zare from hargeyza
@hoodoaadan1235
@hoodoaadan1235 4 года назад
Kulaha kayari sakariya jikaarta ha iga raacin😂
@farhaan9020
@farhaan9020 4 года назад
Funny reer burco from uk 🇳🇿
@alicagjar1441
@alicagjar1441 4 года назад
Kkkkk macan ba kamida kulahaa
@munazharaf7807
@munazharaf7807 4 года назад
😹😹😹 my gopol FUNNY GEGION😹😹zlan katimih Gopolkih Rgah
@ENGROOBLE
@ENGROOBLE 4 года назад
🤣🤣🤣Sakariya aabha qosolka
@kaydtech4990
@kaydtech4990 4 года назад
Reer Burco 2030 marayan! Somali wy ka horeYan🤩
@abdullahiahmed3871
@abdullahiahmed3871 4 года назад
pro aad ban uxiiseeyaa reer burco thnkz zaki
@MrHanad
@MrHanad 4 года назад
*Waa dad waalan reer burco xaqiiqdii* Waxbaa ka khaldan....
@hamdikoranehamdikorane1517
@hamdikoranehamdikorane1517 4 года назад
Hhhhhh wale dadka wa funny 🤣🤣🤣
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 4 года назад
Reer Burco Waan idin Salaamay
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 года назад
Ala beerka ka qamiiska wada❤🙏
@abakarshiehk5608
@abakarshiehk5608 4 года назад
Rer Burco dad adag wa dad qalbi wanagsan
@azmamahat7785
@azmamahat7785 4 года назад
Pro go forward every time
@CIILTIRE_3C
@CIILTIRE_3C 3 года назад
SEE TAHAY BUSKUD DHIIQAYGII😂😂😂
@wll__nuuh7236
@wll__nuuh7236 4 года назад
Ani ahn wxn odhn lha pepe wxa buzkul dhuuqa Loo dhiijiya waa in wx uga zoo dhcn Ana dumrkna ka dhiijiztiay oo kla soo dhexpxy 😅tufaaxa wxa Loo hudha Dhadhn Ana dumarkn kazo hudhay😆😂
@libanguled8991
@libanguled8991 4 года назад
Dhiiranaanta reer burco iyo ereyo cusub
@kreammuza4499
@kreammuza4499 4 года назад
1:59 markad maqasho hepel uu kululaaday 😂😂
@faadumohuseen3783
@faadumohuseen3783 4 года назад
Anigu sakariye Jakarta qosolkissa bn kuso qolka 1😁😁😁😁inta Islamic ah ah☝️☝️☝️☝️
@princesshamda6076
@princesshamda6076 4 года назад
Keep going wlala
@nuune2058
@nuune2058 4 года назад
Intiii ka heshay like saara dhamaantiin
Далее
HOGGAAMIYIHII SIYAASADDA EE XAMAAS OO LA DILAY
29:26
Просмотров 18 тыс.
DALMAR YARE NACIIMO JOOKAR RUWAAYAD CK  REACTION
19:53
Просмотров 145 тыс.
SUMAYA AYADA OO IGA MAQAN SAN IGA GALEYSAA
12:41
Просмотров 763 тыс.