Тёмный

su'aal qosol badan😂 farriin u dir jacaylkaagii hore 💌 Kkk 

Sakariye Jakarta
Подписаться 234 тыс.
Просмотров 146 тыс.
50% 1

FADLAN SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WAX KASTA OO CUSUB

Опубликовано:

 

10 дек 2019

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 747   
@abdiasiismuuse9844
@abdiasiismuuse9844 4 года назад
Ma jeceshahay naabiga like isaar wlloh alleh dartii 🙏
@mohamettsamawadawi5586
@mohamettsamawadawi5586 4 года назад
WLL subscribe iisaar please WLL iisaar mahadsanid
@farhanomar1183
@farhanomar1183 4 года назад
Markaa mxdka Faa'idaysaa. Like miyaa lagu badalanayaa Nabi-Maxamed😢😢
@yahyeqorshe9972
@yahyeqorshe9972 4 года назад
Maxaa isku xiray like iyo jaceylka Nabiga N.N.K.H?
@nafisaahmed2402
@nafisaahmed2402 4 года назад
Nabiga like haku raad san
@cabfiraxmanaxmed4903
@cabfiraxmanaxmed4903 4 года назад
Jikaarta wlhi barnaamijyo gaar ah ayuu la yimid dadka kalena Ku dayasho wngsn
@cabdiraxmaancismaan456
@cabdiraxmaancismaan456 4 года назад
Allaah baan kuuku dhaarshe lagta hayla dhaafin dhac kusii alle dartii sxb
@mohamettsamawadawi5586
@mohamettsamawadawi5586 4 года назад
WLL subscribe iisaar please WLL iisaar mahadsanid
@zimanheiz9382
@zimanheiz9382 4 года назад
Wll vedio horan wan kugu arkee iskadaa
@zimanheiz9382
@zimanheiz9382 4 года назад
B.......
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 года назад
Zubxnalah dhaar alleh io lake mxd ka faiideYsa bisinke wll xuman ha u fahmin wxn kugu idhi
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 года назад
Hhhhhhh oo kly ma halkn ka jilicsand nga soo mareysa😂
@mohamedkazzim4976
@mohamedkazzim4976 4 года назад
Nio inantaa niqaamka xidhan walahi wanka naxay alle jaceylkeeda hawsoo dhaweeyo si dareen leh bey u gudbisey fariinteeda
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 4 года назад
Ad iyo ad wllhi anba ka naxey
@Amshayy1234
@Amshayy1234 4 года назад
Aadban uga naxay 😢
@thegr8tahmed
@thegr8tahmed 4 года назад
@@Amshayy1234 alle ha u sahlo kolley ceeb ayunbey ku kla tagen allena ha isku asturo.
@awomahamed4023
@awomahamed4023 4 года назад
mohamed kazzim 🤣🤣🤣🤣
@ibrahimmohamed-or8si
@ibrahimmohamed-or8si 4 года назад
Bilaa calaykum dumarka yaan lagu cayaarin, qalbiga I xanuujisay inantani
@enghusseinhaamud6628
@enghusseinhaamud6628 4 года назад
From Borama Reer Burco dad Goba Runti🙏
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 года назад
Mahadsanid hno
@enghusseinhaamud6628
@enghusseinhaamud6628 4 года назад
@@shaadiaofficial7006 Ada Mudn Huno Mcn
@cawilaxmed2905
@cawilaxmed2905 4 года назад
Mahad sanid sxb
@albertoyahya
@albertoyahya 4 года назад
Noolaw masuul sare
@inakoshin1046
@inakoshin1046 4 года назад
Gabadha niqamka xidhan wllhi sinayada ayan ugu duceeyey inay fariintaadu gaadho jacaylkeda allow usoo dhowee
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 года назад
Gbdha niqaamka xidhan wlhi si dareenle ayay u gudbisay fariinteeda qalbiga ayay i hurisayba ilahay hasoo dhaweeyo jacaylkeeda dalka dibadiisa ka tagay 🥰👌
@nimcocumar1058
@nimcocumar1058 4 года назад
Haa wlhi lxnka cumar dhuule ayay saarty caaloosha I hurty
@khadarmohamed9212
@khadarmohamed9212 4 года назад
Wlhi sidareenle ayaad u hadashay wllshy alle ha kuso dhaweeyo inkastood lab qaradood oo ad ukala fo kulala nooshiin lkin calafku waa cajiib hadaad calaf iskuleedihiin
@naasermohamed3033
@naasermohamed3033 4 года назад
reer burco waa dad qalbi wanaagsan wllhi
@abdumuminmahamoud7785
@abdumuminmahamoud7785 4 года назад
Boss wa run 🏃
@hassanjiraani7552
@hassanjiraani7552 4 года назад
Maila aragtay wan uso dalxisi donaa haduu alle cimri igu simo
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 года назад
Haa walhi 😂😂😂💕
@mohamudomar4528
@mohamudomar4528 4 года назад
6:50 gabadh qlbi fcn wye runtii in lagu xumeeyo ma istahishid ❤❤
@asmafani5902
@asmafani5902 4 года назад
Haa walhi wan ka nxy😭
@deqaabdi9740
@deqaabdi9740 4 года назад
Mohamud Omar Ax Qurux Ya ran Din Intuba wayka muqata
@apdihafidahmed
@apdihafidahmed 4 года назад
*3:25** OMG wllhi gabarta ereyo Aad u qimo leh ayay ku hadashay Fadlan wiilka ay la hadlasow muuji raganimadada oo gabarta kaso war doon* 🤔🧐
@sharafcabdiwali4160
@sharafcabdiwali4160 4 года назад
Aupddy hafid Ahmed . Kk adiga ma uradinaysaa
@officail9389
@officail9389 4 года назад
Ax inanta niqaaban qalbi caadiyah bay leeday😭😭😭
@samataromar
@samataromar 4 года назад
Inanta xijabka buuluu mariga wadato dhabtii waaa nolol socoto hadaladeeda unbaaba Ku deeqayo Allah kuso dhaweeyo inanka nasiib ayu leyahy inanta haa Ku fara adeega ninkaa
@nazraubax6698
@nazraubax6698 4 года назад
🤣🤣🤣 Dadku Ma wada jacylbay Soo mareen midu u cusub yahay maanu jirin
@mariyaatosh7349
@mariyaatosh7349 4 года назад
😂malaha
@abdiaabdullahi2295
@abdiaabdullahi2295 4 года назад
Nazra Ubax jcylka hore waa been...😂😂😂
@zhidk7806
@zhidk7806 4 года назад
Hhh jcylku waa khiyali sis 🙂🙂
@mariyaatosh7349
@mariyaatosh7349 4 года назад
@@zhidk7806 mayA Jacaylku waa wax jira ha khaldamin
@zhidk7806
@zhidk7806 4 года назад
@@mariyaatosh7349 hadu wax jira oo run ku dhisan yahy maxay waxa dad'ah u calacalyan oo qof jcylkisa helay usan jirin 😡😡😡😜
@khadarabdi9212
@khadarabdi9212 4 года назад
Waryaa ileen reer burco waa dad laab xaadhan oo fanny ah mashalah ar aad ban idin salamaya from lascanod 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@maxamedmaslax6635
@maxamedmaslax6635 4 года назад
Hooyadi s.liland burco ilove you Bal dhac dhac ha ila dhaafina gobey
@umulkhayraxmed127
@umulkhayraxmed127 4 года назад
Gobolkii ragga
@abtiyochannel
@abtiyochannel 4 года назад
Masha allah inantaa niqaamka xidhan waa dhal jacayl dadka carafta iyo naxariista jacaylku kasoo askumay alle jacaylkaga hakuu soo dhaweeyo ama midkale qalbigaaga deeqa haku siiyo insha allah wllo daacadi ma hungowdo
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 4 года назад
Dadku waxay wada mahaayeen jcyl hadana waakala tageen waqitigu xumaa allow no wanaaji qofkeygina iso celi😥🤲🙏
@cabsidaallekudadaal3959
@cabsidaallekudadaal3959 4 года назад
Inanta niqaaman waan ka naxay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@leylanmohamoud8522
@leylanmohamoud8522 3 года назад
Ax aar reer burcaa jacayl horey so wada mareen kuwa dambe alle ha idiinka dhigo kuwo khayrle♥️♥️😍
@idirisSaed
@idirisSaed 4 года назад
Inantaa niqaamka xidhan jclka dhabta wx ka taqana wale 💔
@hamer1610
@hamer1610 4 года назад
Nabiga ma jeceshahay walahi like dheh
@ifrahdahirwarsame5585
@ifrahdahirwarsame5585 4 года назад
Waxan u malanaya in aan burco u imaado qosal Dartii waa xarabo full respect from Canada
@abubakertezmoofficiall7631
@abubakertezmoofficiall7631 4 года назад
Ifrah Dahir Warsame inader nokalay wlipa beri sobax kusugaynaye
@hamsejama2375
@hamsejama2375 4 года назад
Ifrah wllo burco gobolki raga weye nin inad uso donato moye qosol yaynan isug iman hhhh😂
@ruwaydacali3588
@ruwaydacali3588 4 года назад
Ifrah Dahir Warsame waaba usocdaa anigu Allaha igu simo
@abuukarxasan3609
@abuukarxasan3609 4 года назад
Aad baan u slmyaa Inta salada maqrib tukatay
@intawanagsanwalalkoda494
@intawanagsanwalalkoda494 4 года назад
Abukar banyaaa 😁🖐️
@maryankeyf4083
@maryankeyf4083 3 года назад
Hhhu
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 года назад
😂😂😂😂reer burco wlhi funny weeye sekeriyr jakarta keep goin wll🌺🌺🌷
@eprahimhamse541
@eprahimhamse541 4 года назад
Sakariye JakarTa BadaLki DuN CarbeeD👅😍 Reer BurcO waLhyy Waa iDiN jeClHy aLeH Ha iDiN zharfeH💁‍♀️👌😘
@qaboojiyeyare2742
@qaboojiyeyare2742 4 года назад
War horta sxb xasan dun carbeed xagee ka dhacay
@ayandiamond4734
@ayandiamond4734 4 года назад
2:03 qasil bn kaa caby😄 dadka jceyladu ku xumdan baa qasilkaa lga soo gaadhin 😆 ax jceylku dhib badnaa
@ayanlehabdullahi1215
@ayanlehabdullahi1215 4 года назад
Jacayl baanad waxba ka arag baan filayaa ayaan
@ritwonaden5321
@ritwonaden5321 4 года назад
Inantaa ugu horeysaa inanatii qali qali ksoo cecelinaysay prank kii hore ina ila aragtay like saar😀😀
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 4 года назад
Wuu wacaa marwalba
@aminjunior8292
@aminjunior8292 4 года назад
QoFka kaLiyo Aan isku zi uFakarnaY
@mohabilaal7976
@mohabilaal7976 4 года назад
Hhhh oo mawaxaa leedahay qoftaaz lacagtii ay wiilka waydiizey baa lagu fazaxey😂😂😂
@hanaadiaxmed7838
@hanaadiaxmed7838 4 года назад
Mzha allah gobalki raga muqdizho cdy bn idinka so salamaya🖐ana wxn leyahay nafsi bn ku racshe wa ino nacaybka🤣🤣
@nedjaaadam1579
@nedjaaadam1579 4 года назад
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@falisbintumahamedfalisqlis8407
@falisbintumahamedfalisqlis8407 4 года назад
quruxdeyda iyo maanka uma roonid kaareys tey kuma rabee ha iraafin wlhi sakariye su aalaha halka ka sii wad wn ku jeclhy sakariye welcom 💞💕💕💟💘💘
@aburayanayman9129
@aburayanayman9129 4 года назад
Inanta niqaamka xidhan si wacan baad u hadashay wanaan ku tageersanahy sharafna waad qaaatay 👍👍👍
@abdirahman153ali9
@abdirahman153ali9 4 года назад
Yaa ila arka xariifka shaadhka cas wlahi waa ciyaalkii magaalada ka kadanbeeya ee soo socda ee shadhka badhamada u furan yihiin ayuu ku laydhiyey meesha viddeo la dubaya ka leexo ayuu dhahay qudhac yahow 9:05 min
@sayidomer7043
@sayidomer7043 4 года назад
Shaaandhada kaga xaroodey zxp
@amalchannel5773
@amalchannel5773 4 года назад
Hadii lay waydiin laha aniga suaasha waxa ku odhan laha noloshu kuma xumayso guul hayatada ku jooga dhiga ugu sharafbadanooo
@abdirasaqabdullahiidris6804
@abdirasaqabdullahiidris6804 4 года назад
Zakariye sxp horey usoco runtii waxad xagayga katahay the best somali youtuber
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 4 года назад
Hadii aan naruuriyo Shalay idhi Naqbaad tahay Maanta Nal baad tahay Iyo nuurka aragtida Nooli kulanteee
@fartuunfilsanoficial3290
@fartuunfilsanoficial3290 4 года назад
Gabadha Indhaha shadhedhan 6:50 ax ax ax Qalbiga ayaay ka hadashay ilin ayaa iga so daadatay Shout-out to hablaha ree burco Sayidka allah unaxariste hablaha Ree burco Qurux iyo aqli intaba waa ku shegay MaaShaaAllah #Ramadan #Mubarak
@strasbourgfrance1562
@strasbourgfrance1562 4 года назад
Kaa baxay marbaa Ku aqaanay Qasab Aya kaa cabay qaraar badan Yaa laga dareemin ina Ku aqaanay Waqtigii tagayna Salama ban Ku Oran waaaw cajiib orah👌🇲🇫🇸🇴
@8dsomalisongs319
@8dsomalisongs319 4 года назад
Intii Kala maqan oo is jecel alle ha isku keeno😢😰😰🙏
@jimcaalemohamed2111
@jimcaalemohamed2111 4 года назад
Gormaa kitaab akhridkugudanbaysay
@yazminali3833
@yazminali3833 3 года назад
Amiin 🤲😰
@sumayaahmed3638
@sumayaahmed3638 3 года назад
amiin yaa rabii
@abdirahmancade8986
@abdirahmancade8986 4 года назад
Waa wada abwaank wlho reer burco 🙏🙏
@nimcogarbiyeofficial3349
@nimcogarbiyeofficial3349 4 года назад
Sakariye bro lascanood imoow😍
@MOHANAHMED3030
@MOHANAHMED3030 3 года назад
Nimco wa qof qlpi fcn farin Dareen xanbarsan ayay udartay jejelkedi hore❤
@abdiahmed643
@abdiahmed643 3 года назад
saka jakarta bro wa kugu hysta wallahi barnamijkaga wan ka hela run ahntii bro keep going ayan Ku leeyahay illahay ha iika xafido
@mohmudinformationtechnolog8451
@mohmudinformationtechnolog8451 4 года назад
Zxpty reer burco ah salaan iga gaadhsiya reer burco From #HARGEYSA
@akrammuqtaar5220
@akrammuqtaar5220 3 года назад
Hhhh wallhi waan uxiisay jaceyl keygii hore ❤❤❤
@qlutojannah1670
@qlutojannah1670 4 года назад
Inaantan xijabka buluga leh 💪Caruurteyda hooyadod miyanay ahyn Nio video hore miyanan Ku arkin
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 4 года назад
aniguba waxaan umalaynaya inanti wall qaali 100 $iso dir lahayde madu ahaa ninki inanta qaali kadhameeyey
@qlutojannah1670
@qlutojannah1670 4 года назад
@@rahmaahmed1836 Hhhh no am not But how about us What's your number 😆
@ilhammaxmud7399
@ilhammaxmud7399 4 года назад
Waatiii qaali qaali ku haysay boqol iso dir 😁😁😁
@qlutojannah1670
@qlutojannah1670 4 года назад
@@ilhammaxmud7399 Maahe anigee Ilhamay anigu tayda 200$ ban udira lkn xupi ayay igu xiijisa Hhhh
@manawiifto-xm9yi
@manawiifto-xm9yi 4 года назад
@@rahmaahmed1836kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wll anba wan umalley
@aftaxkaraamahofficial2940
@aftaxkaraamahofficial2940 4 года назад
Ilahay ban kugu dhaarshe subscribe iisaar. ❤️👍
@hodanhasan9797
@hodanhasan9797 4 года назад
Wxba ku saari mayno
@axmadyaasiin5925
@axmadyaasiin5925 4 года назад
Aftax KaraamaH Official hhhhhhhh dadka maxaad u dhaarin
@khalidmohamed6013
@khalidmohamed6013 4 года назад
Xishood dhimo eh
@alizayes867
@alizayes867 4 года назад
Aftax KaraamaH Official wll dadka hadhaarinin shidh only please dhe
@raliyacumar6207
@raliyacumar6207 4 года назад
Gabarta niqqaamka xidhan alle ha usoodhaweeyo sideydoo kale
@ADESH6096
@ADESH6096 4 года назад
Jcayl ma soo martay Haaa Mayo Majidho miyaa reer Burco 👌
@ilhammaxmud7399
@ilhammaxmud7399 4 года назад
Wadad ehlu cishqiya😁😁
@ADESH6096
@ADESH6096 4 года назад
Hhhh dad Cjp weyaan reer Burco
@amranali1490
@amranali1490 4 года назад
M.a wlhi reer burco waadan Iska jeclhy ilaahey nabad ha idiin siyaadiyo❤
@rasmiaadan7406
@rasmiaadan7406 4 года назад
Reerburco noolada 🤩😂😂
@ishwaaqabdi7597
@ishwaaqabdi7597 4 года назад
Nasiib wacan ka kulan ban leyahay inkaaar qaboow😉
@studiodollar2763
@studiodollar2763 4 года назад
Wayahay dee😂😂
@falisbintumahamedfalisqlis8407
@falisbintumahamedfalisqlis8407 4 года назад
sakariye iga qoslisa wlhi wlky horey usoco
@mohamettsamawadawi5586
@mohamettsamawadawi5586 4 года назад
Qofkii uguhoreyey LIKE iyo 10 subscribe iisaar please WLL iisaar mahadsanid
@hammilyrics6115
@hammilyrics6115 4 года назад
ki labad ahyna
@mohamettsamawadawi5586
@mohamettsamawadawi5586 4 года назад
@@hammilyrics6115 WLL mcn subscribe iisaar please WLL iisaar mahadsanid
@cadaawemohamed3061
@cadaawemohamed3061 4 года назад
like wan saray lkn mid kale haygu darin
@a.yaraba7437
@a.yaraba7437 4 года назад
Hahah okize
@kingasadfilmsvlogs3490
@kingasadfilmsvlogs3490 4 года назад
Aniga waan ku sari ee aniga i saar oky
@zakiofficial3649
@zakiofficial3649 4 года назад
Keep going zakariye
@abdeek_.othman
@abdeek_.othman 4 года назад
Gabadha niqamaN alleha QalbIgeDa ha uso dhaweyO really si dareen io Qalbi wx jecela ayay hadalaDu uga so burQaNayaN, alleHa kuso dhaweyO wll wan ku duceynya❤🙏
@m.x970
@m.x970 3 года назад
War gabadha niqaabka xiran beeerka ayey igu dhufatay ax Ilahay umurahaga ku sahal. Gabar ugub ah oo misana Bartanka Burco live TV saa ka oraneysa war midka Allah hanuunsho balse hadey sey shegeyso sax tahay kasi dumarka iyo qiimahoda ayuysanba garaneyn from Gedo Somalia 🇸🇴.
@fatimasundus5567
@fatimasundus5567 4 года назад
burco ma aadaa si aan usoo bandhigo jacaylkaan geedka igu xirtay
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 4 года назад
Wlahi Chanel kan hadaye unba arkay wan ka hele zakaria jakarta ku salamay hore u soco brother😍😍😍😘one love
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 3 года назад
Cidla kaagama tagin kugumana Ciyaarinee Calafkaa sidaa ah inakala cidleeyay 😪exkeyga Respect 😍😍
@qaalixariiir551
@qaalixariiir551 3 года назад
Hargeisa ayaan kaa soo salaamayaa wllo sakariye taageero ayaan kuu hayaaa
@abdiqanimm7518
@abdiqanimm7518 4 года назад
12:05 waaa kuwaas burcaddii layaqaanay dee 🤣🤣🤣
@anfaahmed6887
@anfaahmed6887 4 года назад
marwalba wax new ayaad kentaa kan mid ka ficn ma arag ✌😍keep going bro
@nasiimharir8475
@nasiimharir8475 4 года назад
Barnaamijydaada wan suga sakriye jakarta keep goin pro 😘😘😘
@dikrulaahi
@dikrulaahi 4 года назад
Adiga commentiga akhrinaya faalo yar u reeb jaceylkaaga hada ah ama kii hore❤❤❤
@ahmedsuliemani6835
@ahmedsuliemani6835 4 года назад
Wr aniga intaa heestii mursal muse qaadey aney isheegaysey wlhy Waan kasoo jawabayaah Waxaanaa leeyahay haadkuba daruuha haatan hooybuu ka wayee Hoosbaad usoo dagi yareey War miyaney aheyn deh inaader buufiyah rogow habalaha
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 4 года назад
Anigu waxan idila wadaagayaa hees yaroo ila meerayso la dhabo oo aan sameeyay waxanay kubilamaysaa Macaan waan kujecelehee Nafta murugada kadhowr Xidhiidhka kadaa mashquulka Maamuus oo cashaqeena Mataano ayaynu nee Mihiimadu waa danteena Midkale macaan hayga odhan Axdiga meel adag kuqoro Marabo murugiyo dhibtee Maah maah baa soobaxdee Xubigu meel xunyukadhicin Oo Hayla meeraysan hooy
@bbekushkushlove4041
@bbekushkushlove4041 4 года назад
Wad idhaawacdy waliba si naxariis dara🙄😭✌ kuma cafin inTan noolhy
@abdirashka9468
@abdirashka9468 4 года назад
Waxaan u reebayaa Hablahoo idil adaan kaxushoo Damiirkaygaa diiday dawooy Gayaan kale miyaan kula simaa Hablaha aynigaa Qaali isadkaynta kasoo baxoo Naga soo dabac ayaan leeyahay kkkkkkk
@xamdasulleiman1479
@xamdasulleiman1479 4 года назад
Waxan leeyahay jacaylkaygii hore na kala kaxeeyey 😭 ilaheY mid iga wacan ha ku siiYo wll 🙏😭❤️
@somalitourism7390
@somalitourism7390 4 года назад
Sakariyoow sxp waxaad waydiisaa goormaa kitaabka kuugu dambaysay
@studiodollar2763
@studiodollar2763 4 года назад
Qaar ba odhan doona ma xasuusto😭
@qaliladanqaliladan5941
@qaliladanqaliladan5941 4 года назад
Hhh qaar baaa odhan doona wagii dugsiga
@lgxamiin2221
@lgxamiin2221 4 года назад
Nio Wlhi ZxzaN TaHy
@iidcabdi7291
@iidcabdi7291 4 года назад
Dee ramadaanti 3aad
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 4 года назад
Sxb wa Suaal macquula wlhi jazakalhu khaira Sxb dadkan ma dad laga wada tahriiba hhh burco meel qiimo bdn iga dheh
@somali-nowgamer3424
@somali-nowgamer3424 4 года назад
Bureo community dad aan jeclahy wlee jacyl yahyno tihiin keeeep going wllyal🎉🎉🎉
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 года назад
Kkkkkkkkkk wll sekeriyoow dadka haxasuusin waayohoodii hore yaaa ☹
@jamara-biille1047
@jamara-biille1047 4 года назад
Dadku waa wadda #Broke hearts💔
@abdiqaniabdirahman7224
@abdiqaniabdirahman7224 4 года назад
iDilolo iyo farxaD iGu noolow dhiHi laHa poqortooyo meelaD duniDa katagtapa wakhtiGu kuma xumeeYo😍
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 4 года назад
0:35 ax usoo laapo inanta🤦‍♀️😪😪❤
@marwokaapa8515
@marwokaapa8515 4 года назад
miss Hudish 😂😂😂Wax Lasoo lapan maayo kur Apeesoy❤️
@hudiitailwaad78
@hudiitailwaad78 4 года назад
@@marwokaapa8515 lukiyeey Bbe jcyl xaasidka daaa💔
@studiodollar2763
@studiodollar2763 4 года назад
Taydi iigu duceeya wllo yaal may dhalane😂😂
@abdiqaniahmed2505
@abdiqaniahmed2505 4 года назад
Oh Nimco halagu Laabto 🙁
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 4 года назад
@@hudiitailwaad78 xupi adu gormad iso noqon La anta mano Laan kareh😉
@raliyacumar6207
@raliyacumar6207 4 года назад
Wlina Wan isjecelnhy walipa xad,dhaaf ah hadana mustaqbal dhaw wada leenhy wlayaal duco iniiga baahanhy thans
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 4 года назад
Cidaan waa iska taageeraa wlh😂😂😂😂😂
@user-mu4nx5xy6k
@user-mu4nx5xy6k 4 года назад
Oo adiga cida ma tihid miyaa
@nadabashe4950
@nadabashe4950 4 года назад
Reer burco gab Gobi dhashay from hargysa
@ubahsaid5200
@ubahsaid5200 4 года назад
Haday doonto way jirta 😂aad iyo aad
@Ateye07
@Ateye07 4 года назад
*Burco waa bahdii jacaylkah* Guuleysta
@barwaanicabdicaliadoonalle7476
@barwaanicabdicaliadoonalle7476 4 года назад
Thanks
@abdulahidacadchannel4841
@abdulahidacadchannel4841 4 года назад
ima dhafan muqalada aad soo galisid horumar wacan sakariye
@diinaari75
@diinaari75 4 года назад
walleee jaceelka hadiii la arki lahaay ani koow ka ah waaan dili lahaaay
@user-bn3co5th2l
@user-bn3co5th2l 4 года назад
Sakariye jakaarta hore usoco sxb qaali waxaad tahay wariye Ku dayasho mudan sxb qaali
@user-ch1pj5yd3r
@user-ch1pj5yd3r 4 года назад
Kah alla xaan dadkaan uga dhala waayay istaagaan ka gabyi lahaaye 8:00 Kahelay from mogadisho
@funnynotfunny665
@funnynotfunny665 3 года назад
Dadka oo dhan jacaylkoodi wuu ka dhoofay😍
@abdiqaniahmed2505
@abdiqaniahmed2505 4 года назад
Reer Burco are the funniest love y’all ❤️❤️
@falesmaxamed2634
@falesmaxamed2634 4 года назад
Yaaab qof an xirir hore laheen maba jiraba somaliya
@abdiqaniahmed2505
@abdiqaniahmed2505 4 года назад
Oh shut Nimco ha lagu laaabto 👏🏻🤭
@asiacaarigabo2054
@asiacaarigabo2054 4 года назад
Reer burco abtiyaaalo gob ah
@AhmedAli-yc7sl
@AhmedAli-yc7sl 4 года назад
Mnsh allh sariye wariye fiiicn khatar baaatahy
@ibtisammohamud8165
@ibtisammohamud8165 4 года назад
Jecelkeyga hore an mesha ugu jeeda😂😂😂😂 burco wan uxisay from USA
@Mohamednoordd
@Mohamednoordd 4 года назад
Jakaarta Saxiib Xamar Baan Kaaso Salaamaya Nolow Ina adeer 👏🏾🇸🇴
@Madajiye
@Madajiye 4 года назад
Yo why I love reer Burco thus days daam man
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
Wlhi uman diren anigu qaraca xun😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😃😂wa benty wlhi zhp nahay wllnimo ❤
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 года назад
Hhhhhhhhhhh beerkad ka lagtey
@dadaalwstudio8619
@dadaalwstudio8619 4 года назад
Kkkkkkk
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
@@istahilibrahim5633 😂
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 года назад
@@dadaalwstudio8619 😂
@xudeyfamohamad6971
@xudeyfamohamad6971 4 года назад
naya qarac adiga ka xun miyaa jira amu
@faarahali3483
@faarahali3483 4 года назад
Ree woqooyi dad aad iigu qaaliya waan idinku faahaan
@mahamedmahamud6469
@mahamedmahamud6469 4 года назад
Inanta u horesa way dacad hadashaY 😔😂😂
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 года назад
Reer Burco walahi waa dad aan aad iyo aad ujeclahay. Love from Nairobi. Subscribe igu saacida 🙏
@delion8418
@delion8418 4 года назад
Dhaman dadka haa weey jirtaa waaaye jawabtoda somalida dadka ogu badan ee jacelka aanku guuleeysan waaaye 😢
@sawdaqarad4528
@sawdaqarad4528 4 года назад
Agree with you wllhi
@axmadcade1258
@axmadcade1258 4 года назад
War carurtan yar yar ma jacylba waxa ku dhacay misa qooq hhhhhhh😂😂😂😂😂
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 4 года назад
Reer Burco February soo socota waan idinla jogaa markaan imaado video ayaan so duubi donaa igu soo yaaca dad Qaali ah
@ahmedjaamac8591
@ahmedjaamac8591 3 года назад
Wllhi waa inan qalbi nadiif leh weeye
@dekoahmed6071
@dekoahmed6071 3 года назад
Kaa baxay marbaa ku aqaane qasid baan kacay qaraar bdn yaa laga ran inaa ku aqaane😎😎🤘
@djdeqsi6149
@djdeqsi6149 4 года назад
Macan taydii farkintaada way isoo gaadhay anigupa waan kuu xiisay nuperkayga halkan kuuguma reepi karo kale ayaa iska seve garaynaya
@saafaahmed6655
@saafaahmed6655 4 года назад
Barnamjika nosoo badi brother sualaha wediine hadlkoda xarabaaa😁😁❣♥️
@hafsamaandeeq5375
@hafsamaandeeq5375 4 года назад
Horta marka hore wan slaamay dhaman inta qoraalkaygan aragta marka labaad channelkan manta igu horysa hawl qaran ayuu hayaa iannkaana waxaan dhihi lahaa hore usoco marka sadexaad jawaaabaha ragu kulkulul yihiin dumarkuna qabaw yihiin waxaan halkan hablaha uga dirayaaa fariin ah is adkeeya gabdhoow 😂😂😂😂
@asmaaliina1234
@asmaaliina1234 4 года назад
Wallhi wiilkn wn jecllhy barmaamuj yadiisa
@mohamettsamawadawi5586
@mohamettsamawadawi5586 4 года назад
Asma aliina WLL quruxey subscribe iisaar please WLL iisaar mahadsanid
@user-mu4nx5xy6k
@user-mu4nx5xy6k 4 года назад
Waaad ka bxsatay walaal
@faatimaahmed4412
@faatimaahmed4412 3 года назад
no jil jilec ku yee wlhi rer burco wa fani kkkkkkkkkkk
Далее
Stray Kids <ATE> UNVEIL : TRACK "Stray Kids"
01:28
Challenge qosol badan tijaabi codkaaga🎤 🤣
20:53