Тёмный

"Waxaan u taaganaha inaan sharciga ilaaliyo, waxba igama galin sida loo turjumanayo" Xil Ku Cadeeye 

Horn Cable Tv
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 44 тыс.
50% 1

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@Mfarah100
@Mfarah100 Месяц назад
Waxa noocaa sheekhu ka sheekaynaya ahi ma ammaanadii Ilaahay hortiisa ay ugu dhaarteen shacabka iyo qaranka ayay ilaalinayaa..waa maya dalkeenna nimanka noocaas ahi waa ku khasaare taabanaya masiirka qaranjan...waa wax aad looga cadhoodo oo laga damqado wallaahi..khayaamadaa ay Allah hortiisa kaga galayaan qarankooga iyo ummaddoodana Ilaahay ha ka abaal mariyo.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Xildh Sh Axmed xildhibaan Qaran insha Alaah ilaahay Garabkiina ha galo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-ii2xk8ms6o
@user-ii2xk8ms6o Месяц назад
Maansha allaah xildhibaan shiikh axmed waad kumahadsantay sida aad u hadashay ala yaacisak
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Месяц назад
Sheekh Ahmed Dayib runbaab sheegaysa Allaha u xafido
@MohamedOsman-s7i
@MohamedOsman-s7i Месяц назад
Waa xildhibaan Alle cabsi leh, masha Allah Alle haxifdiyo.
@said1498ify
@said1498ify Месяц назад
Maansha Allah Xildhibaan ku cadeeye aad baad ugu mahadsantahay sidaad Sharciyada u garab istaagtay. Taariikhda ayaa ku xusi doonta. Waanu ku garab taaganahay hadaanu nahay shacbiga Jamhuuriyada Somaliland❤❤❤❤
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Месяц назад
Mansha Allah xildhiban kani waa daacad kaaso kale ayaynu ubahanahay kuwa kale inaga dareeriya Guul somaliland ❤❤❤❤
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 Месяц назад
Manshalaah xildhibaan daacad
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 Месяц назад
Jasaaka allaahi bilkhayr Sh ku cadeeye magac bilaash ma baxo
@mohamudrage111
@mohamudrage111 Месяц назад
Guul shiekh Ahmed Dayib waa Somalilander dhab ah. Alle iyo dadkuba wey ogyihiin.
@SPharaoh
@SPharaoh Месяц назад
Shaadhkiii baadariyada oo qeybtii cadeyd laga saaray weeye. Waa khaa’in waddan. Hadii uu Sheekh dhab ah Yahay wuxuu nahyi lahaa abaarso iyo qaemuluuudka dadka lagu dhex beeraayo.
@abdit8270
@abdit8270 Месяц назад
Jizakala khayr. waa xildhibaan kii u horeeyay ee xaqa ku adima. Meeesha xildhibaano ma joogaan waa rag la iibsaday. Taariikda waxay ku gelayaan xildhibaanadii ugu liitay.
@skrtube237
@skrtube237 Месяц назад
Alle haku barakeeyo sheekh aayadbaad tahay dhex joogta golaha u batay dabaajiirta waadna ku mahadsan tahay is garab taaga sharciga
@Diinteenasuuban
@Diinteenasuuban Месяц назад
Nagu Soo biir walal. Sharf kor kaaga ha ahatee. Muxaadarooyin qiimo badan aya Soo gudbina. Guulayso walal
@اهلان
@اهلان Месяц назад
Adookale ayaa loobaahanyahay allah kuhafido ❤❤❤❤
@a-auslim-girl-from-yemen.
@a-auslim-girl-from-yemen. Месяц назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-◊~◊~◊~~•=~•~◊~◊~◊~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i.¡!i.I.،:|-@
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Месяц назад
Alle ha ku xafido shiikh Somaliland guul
@inacige
@inacige Месяц назад
Sheikh ku cadeeya walee bilaash uma bixin waa xildhibaanka qudhee xaqa ku adima
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 Месяц назад
Manshaallah wa qof Ilaahay garansiiyey xaqa
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 Месяц назад
احسنت يااستاذى الى الامام
@Resaop
@Resaop Месяц назад
Shekh guul & gobanimo
@axmedyasiincali7414
@axmedyasiincali7414 Месяц назад
Sh Allah haku Sharfo, ee sharciga inoo illaali
@husseinshabel8158
@husseinshabel8158 Месяц назад
جزاك الله كل خير يا شيخ. رد مفحم
@DayibBacaluul
@DayibBacaluul Месяц назад
Masha allaah ilaahay haku xiftiyo
@YahyeIbrahim-hl8he
@YahyeIbrahim-hl8he Месяц назад
Mansha Allah xildhiban wad saxandahay ❤❤
@اهلان
@اهلان Месяц назад
Masha allah
@AyaanWaano
@AyaanWaano Месяц назад
Guuuuuuuul somaliland
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 Месяц назад
Ku cadeeyow ciyaala suuqan meesha waaa laga xidhayaaye dhan uga bax hebelkaa xaareeye tuulafiisii buu ku laabansyaa sida ugu dhaqsaha badan
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Sharafi korkaaga ha Ahaato sheekh Axmed❤❤❤
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc Месяц назад
Alaha ku xafido
@maxkaawialhashimi6880
@maxkaawialhashimi6880 Месяц назад
SHIIKH masaajidbaa lagu ogaa iyo meel diin iyo khayr ka socdo ee baarlamaanka iyo meeshan xun ka dheerow ee aan kitaabkii ilaahay inoo soo dejiyay aan laysku xukumayn ilaahaybaa arsaaqada bixiye
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l Месяц назад
M.Abiib hadii la eryo ma isagaa mushaarkiisa qaadanaya
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
GUD GOLAHA BAAR LAMAANKU YAASIIN faratoon iyo labada xildhibbaan ee kula hadalka ahaa inaguna inay hadaan Ayaa wanaagsan❤
@cabdixakiinibraahin-zy6jc
@cabdixakiinibraahin-zy6jc Месяц назад
adeero guul kucadeeye
@mahdimahameddiriye9992
@mahdimahameddiriye9992 Месяц назад
Waxba inagama galin Muuse biixi cidkasta oo wax ka sheega adaa u jooga meesha xildhibaan
@maxamuudmaxamedaare2137
@maxamuudmaxamedaare2137 Месяц назад
Allahow muxuu faranjigii doqon fariideeyey oo faydo laawe iyo nin raga feedh u wada joojey nin aan Aabihii fuuli jirin faras muxuu saaray
@MOALI886
@MOALI886 Месяц назад
Meesha tuugbaa isugu timid wana halka la inagasogalay. Fadlan ahlul xallu walcaqdigi haloo noqdo. O yaryarka halakala diro
@AdenAwliyo-gm9eb
@AdenAwliyo-gm9eb Месяц назад
جزاك الله خيرا يا شيخ لاكن اكمل الاية اذا جاءكم فاسق بنبء فتبينو
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 Месяц назад
Sheekh orom ma run buu sheegaya mise been fajiyaysan.
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Месяц назад
Sheikh ku cadeeya walee bilaash uma bixin waa xildhibaanka qudhee xaqa ku adima from saylac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 Месяц назад
Ala mayee xaarwada
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Месяц назад
Sharciga hadaan loo taagnaan, dhaarti aydun dharateen aakhiro way idin qabanaysaa. Allah Somaliland ha badbaadiyo
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Месяц назад
Khayreeye waa nin la leeyhy fikirkiisana kuma shaqeyo horta ha is xoreeyo
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Месяц назад
Quraanka yaakamamnun isaga mayaalaga xigaa
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 Месяц назад
Sheekhooow maalin taad siyaasada gashay jana kabood baad noqotay, nin tawaaduc badan baad hayde waa maxay faankan iyo naf hafar nimadani. Runtii dariiq aan la mahadin doonin baad haysaa
@suberh8985
@suberh8985 Месяц назад
Markaa inteena kale oo aad adigu ku jirto Janno ma rabno miyaa. Waar ilaahay ka baq. Sheekh iyo shicibba siyaasada iyo talada dalka waa loo simanyahay. Waliba hadii cid mudantahay in ay ina hogaamiso waa culimada isagoo kale.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Месяц назад
Cawaan SHACABKAA Golaha haysta Guriga hooyadaa Xildh ha kanoqdo
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil Месяц назад
Ducuf kaa khayreeye iyo wuxuu cago kuqaato inaad u jawaabto ayaaba khalad ahayd sheekh
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
goormuu quraankuna cay noqday xildhibaan sharafleh oo diin leh baad tahay
@abdikadirmohamed9169
@abdikadirmohamed9169 Месяц назад
lixda kii ugu iiman la,aa uguna xaaransana baa sheikh sheganaya somali walee jabtay munafaq qalba marku la baxo sheekh
@skrtube237
@skrtube237 Месяц назад
Afku wuu ku maroorsami karaa markhaatigeedana waad la iman
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Месяц назад
Guul xildh ku sadeeye wad ku mahadsantahay daacada ad wafankaga utahay
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 Месяц назад
Meesha waaa xero ciyaaalo suuq ha la iska xidho
@hassanmohammed4015
@hassanmohammed4015 Месяц назад
Quraanka yaaka xiga haduu akhriyayo
@SPharaoh
@SPharaoh Месяц назад
Khaa’in waddan shaafdhkii baadariyada soo xidhay ee sidiii naaagaha suuroonaya.
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 Месяц назад
WAA IN AANEY DAWLADU LA SHAQEYN GOLAHAA HUWANTAA ISLA MARKAANA AANEY U TAGIN CIDA AY U YEEDHAAN DAD WAYNUU WAA INAY GACANTA ULA TAGAAN GOLAHAA HUWANTAA
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam Месяц назад
Waa lagaa adkaaday ee aqbal fadlan
@subayrcabdi8054
@subayrcabdi8054 Месяц назад
خالف تعرف
@haashimaxamedcige9170
@haashimaxamedcige9170 Месяц назад
Wadaad been sheegaya ayaa u dood badan warna la soo faray
@IdirisHussein-xo8vc
@IdirisHussein-xo8vc Месяц назад
Dadwaynuhu mamoodayaan inuuqof sidaa sheekhan
@Cali-i2x
@Cali-i2x Месяц назад
Sheekhaw jihaad dimuqraadiyada ka dhana qaad oo dastuurka la dagaalan kitaabka allena u hiili
@mohamoudyassin9035
@mohamoudyassin9035 Месяц назад
Waxan odhan lahaa Gudoomiye ku sheega waa in laga casilo xilka Gudoomiye lagana fiirsado beentaa uu sheegay xeer hoosadka uu ka been abuuray oo asn laga dhaafin. Haddi kale meesha ha laga xidho.
@nathra7351
@nathra7351 Месяц назад
Kuwa xaaraanta ah ee parlamaanka kujira halasoo xidho tuugta iahalah
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Месяц назад
Munaafaq sharciga ma ilaa lisid ee adeerkaa muusebixi ayaad ilaa lisaa. Labo wajiile
@suberh8985
@suberh8985 Месяц назад
Waar ilaahay ka baq
@abdulraven4970
@abdulraven4970 Месяц назад
@@suberh8985 waa munaafaq labor wajiile ah xisbiga wadani ayuu ka soo baxay markii uu soo baxayna adeerkii muusebixi iyo xisbiga kulmiye ayuu u codeeyaa aqalka wakiilada. Waa munaafaq
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Месяц назад
Coomaadayaashan subxaanalaah❤😂🎉😮😮😅😊
@adanali9910
@adanali9910 Месяц назад
Afkii heego ayuu ku hadlayaa
@اهلان
@اهلان Месяц назад
Khayriyuu waa lagushubtaa
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Месяц назад
Asc wr wb Sheikhii Kucadeeye waxa fiicnaan lahayd in muuse iyo kulmiye aanay Sharafta kaa qaadin iskana ilaali Qabyaalada please
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Месяц назад
Asc wr wb Sheikhii Kucadeeye waxa fiicnaan lahayd in muuse iyo kulmiye aanay Sharafta kaa qaadin iskana ilaali Qabyaalada please
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Месяц назад
NINKAN SULDAAN SABEYSE MAXAY ISKU YIHIIN????AAD BEY ISKUGU EGYIHIIN!!!!!!!!!
@HardTalk1
@HardTalk1 Месяц назад
Sheikha anagaa taageersan oo Wadaniya.
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
😂😂😂😂 fahanuu adigana kulmiye waaku dayey waa madaxwaynihii ugu horeeyey ee golayashii lagala hoos baxay kkkkk😂
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад
Reer soomaalilaanoow meesha xildhibaano inooma fadhiyaan ee waxa inoo fadhiya gafanayaasha kunool dhiiga shacabka waana calooshooda ushaqaystayaal u adeega dalal shisheeye shacabka soomaalilaanoow khalaas dalkeenii wuu afduubanyahay 😮 xukuumad planar leh oo kudhac leh iyo sharci adag midna majiro dalkeenii ilaahay haw naxariisto 😮😮😮😮😢😢😢😢😢
@maxamuudmaxamedaare2137
@maxamuudmaxamedaare2137 Месяц назад
Daka aan lahayn garaadka siyaasiga kuma fiicna in at danta caamka ah
@jimcaalecarab735
@jimcaalecarab735 Месяц назад
Garyaqaanka guud xildhibaan ka haystaa mada hanoo gadh waynane
@Halgame334
@Halgame334 Месяц назад
SHEEEKH CAJIIIB AQOON YAHAN SARRE..
@inacige
@inacige Месяц назад
Xildhibaanka ka hadla runta iyo xaqiiqda dhabta ee baarlamaanka
@user-wr6tc3cw5l
@user-wr6tc3cw5l Месяц назад
Kani sheekh maha ee waa wax kale
@kayseking
@kayseking Месяц назад
Shaqsiyaddaada aniggu waxba ka sheegi maaye malaa indhahaad daraysee ku lahaa shiikh aakhuru seben
@user-tu8in2sk3t
@user-tu8in2sk3t Месяц назад
Sheekha meydh yaalow sheekh isaqaadow awoow sharka Muuse Biixi nagheyeyee
@suberh8985
@suberh8985 Месяц назад
😅😅😅 eeyooyinkeen maxay dembi dhex dabaasheen. Sheekhaas boqolaalka sanno sii mootab bal muxuu u tari karaa. Subxaan
@abdirahmanmohamed3285
@abdirahmanmohamed3285 Месяц назад
Waar maa dhakh sheekha aflagaadaynaysa
@Hom_of_Islam
@Hom_of_Islam Месяц назад
Sheekh waxaad tahay qabyaaladayste qudhuna
@aymanxcabdi1079
@aymanxcabdi1079 Месяц назад
Dez like
@mahdimahameddiriye9992
@mahdimahameddiriye9992 Месяц назад
Inaga sifeeya samaroonka
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz Месяц назад
Sheekhaw waad ogtahay kolayba majority goluhu wuu laalayaa kiiskaas ee inaga daa ila meeraysada miyaydaan shaqo kalaba aqoon qoladiinan.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Tuug gadhweyn baad tahay oo bila damiir baad tahay
@sahnim7481
@sahnim7481 Месяц назад
Laanderku Abtirin Uma baahna waa Ninka Danta Qarankaaga wada. Guuleyso
@abdallaahmed5686
@abdallaahmed5686 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Месяц назад
War maxaa kaagalay maxamad abiib
@celpecelpe6121
@celpecelpe6121 Месяц назад
Hadalka inga Soo adkeee nio
@mahdibiixi3512
@mahdibiixi3512 Месяц назад
Qabyaaladiiste, Muuse ku yasay ayaad qabyaalad darteed ku taageertay, Sheekhna ma tihid ee shaydaan baad tahay. Ilaahay umada ha kaa qabto
@Haantailaacomporosork
@Haantailaacomporosork Месяц назад
War ka daa sheekhyad afka haku taagin
@Haantailaacomporosork
@Haantailaacomporosork Месяц назад
Ar Barkham batuun baa loo dhibayaa xiin faratoon wxana ma arkayo waxana ma maqlayo
@Mamar6310
@Mamar6310 Месяц назад
WADAADKAWAXAAM LEEYAHAY DEE INNAMADA BUURUAQABKA AH EE HOLSHA KU JIRA QABWABTA OO EEDEEYA
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Месяц назад
Maadaa haysta maxamad abiib
@aaminan7255
@aaminan7255 Месяц назад
kkkkkk wr ha wareerine sheekhu waxa uu sheegay waxii ka dhacay meesha gaar ahaan gu didoodii
@Keysek
@Keysek Месяц назад
Maadaa sharciga ilaalilnaya . Umadda beenta kala tag nio . Maxamed abib cidina ma eryi karto adiguna ma eryi kartid musena ma eryi karo bal muse aya xilka laga xayubinaya dhawan filo . Waayo fitno kasta asaga ka danbeya
@xuseenwarsame8357
@xuseenwarsame8357 Месяц назад
Wahaabiyadu sawtii lahayd Sharci hadii lagu yidhaa Dustuurka Waa gaalnimo
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Месяц назад
Sh iakadhaaf wad kufa shilantay arinkaa
@suberh8985
@suberh8985 Месяц назад
Suu ugu fashilmay sowkaa si fiican isu barraxay. Ma wuxuu sheegey ood beenimnaysaa jirta???
@cumarmaxamed4340
@cumarmaxamed4340 Месяц назад
Waalagu soodiray
@user-sc6uw1px7g
@user-sc6uw1px7g Месяц назад
War nags aamus quraanku qabey Waad ceebowdey adigu mahamed Abiib inlaga qaada ayaad rabtey waase kugu ceeb iyo cadaalad daro adigooi. Hore kumiye kuu karbashey waxn jaamac muuqata nacasnimi
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Kalidaa cidi ku dhagaysanmayso iska aamus
@suberh8985
@suberh8985 Месяц назад
Caqlibuu ilaahay ku siiyee fikir oo ninkii xaq ku taagan ha kala masuugin ee u qir
@user-db2hm8wd6r
@user-db2hm8wd6r Месяц назад
Umadu waa kula yaaban tahaye ma sidan ayaad sheekh ku tahay ka daaya adiga iyo beeshinu qaska qifbaad ka tahay beenale ayaad tahay
@MohammedAli-pf6yv
@MohammedAli-pf6yv Месяц назад
Reerkiina u joogta adkeyso
@CismaanAxmed-vb2gi
@CismaanAxmed-vb2gi Месяц назад
Sheekhow.beenta
@abdikadirmohamed9169
@abdikadirmohamed9169 Месяц назад
aduu xaaran baa tahee maxad quran akhrin diintaada dhabta eed haysataba waa qabtyaalad iyo jahilnimee wadada ugu xaar ina abiib adiyo judan ood aydiisa kamid tahayna wax ma yeeli karee ilmo xaaran condom ah oo la isticmala tahe
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk Месяц назад
Beenalaha munafaaq baa tahay dofaar
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Месяц назад
Qabyaalad ayaad ilaalisaaye ma ilaalisid sharci kkkkkkkk Master ka aad sidataa waa been abuur. Dacwadu maaha sharci. Somalilandba qudheefo sharci maaha. Abiib ayaa la kulmay safaarada Somaliya waa dambi laakiin maxamuud Xaashi,Xirsi Siiraanyo muuse biix iyo ina Kaahin way la kulmikaraan kkkkk Hooyadaa u sheeg qabyaaladaads
@hodancige7233
@hodancige7233 Месяц назад
Sheekhow dibjirka inaad u jawaabto ma istaahilo
Далее
Cabdulfataax Usuuli wuxuu qiray in uu Cabudo Awliyada!
36:53
Прохожу маску ЭМОЦИИ🙀 #юмор
00:59
3 qalad kafiirso
9:47
Просмотров 2,7 тыс.
BUURTA UGU WARAABAHA BADAN SOMALILAND
51:04
Просмотров 111 тыс.