Тёмный

Hal kaniin oo khaldan ayaa galaafan gaadhay naftayda. 

Burgabo Media
Подписаться 21 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Hal kaniin oo khaldan ayaa galaafan gaadhay naftayda.
kaniini lagu magacaabo GLAMIDE oo loo qaato Macaanka ayuu si khaldan ii siiyay farmasi aan ka dalbaday kaniinka sanboorka .....

Опубликовано:

 

13 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 60   
@UmuquteybabintuBashir
@UmuquteybabintuBashir 5 месяцев назад
Alxamdullilah hadiiba uu illaahay caafimaad kusiiyey tankale xaas wanaagsan oo caqli u saaxib ah ayuu illaahay kugu deeqay Masha Allah, muslimiinta inta xanuunsana illaahay ha caafiyo.
@kheriyamohamud4517
@kheriyamohamud4517 5 месяцев назад
Walalo qali ilaahy haku cafiyo ilaahy dabi dhaaf hakaga dhigo wllo mansha allaaah waxa ku cawisay xaskaga ilaahy haku xafido waa ♥️ ♥️ ♥️ Dr
@umcadil5660
@umcadil5660 5 месяцев назад
الحمد الله على السلامة
@Diri-ml7lk
@Diri-ml7lk 5 месяцев назад
That's why we educate our girls msha allh (hees ba wxy ahayd wlow hoyadi aqoonle, hoygiyo gurigeda dayrto) ilhy hka dulqdo iyda sonkorta ❤
@Nasssiii222
@Nasssiii222 5 месяцев назад
ilaaahey. Baa ku badaadiy allaah ha ku shaafiyo nin fiican. Baad tahay xaas waxa garaad. Ah baa allaah. Ku siiye allaaha ha is ku kiin daayo Inshaa allaaha
@UbaxbudisteJano-ef9ki
@UbaxbudisteJano-ef9ki 5 месяцев назад
Alaa huno alaah ha ku cafiyo Wan aqaan xanunkaas oo aniga ayaa leh macaanka dhaca mudo 5sano ah Wuxu I tagaa waliba 40 Mar marna 30 2 sacadod ban komo ku maqnadaa Wixi alle keno waa alxamdulilaah wll ee waxad badisaa wardiga Wad no cafimadi wll igu qaali ah bad tahay
@BurgaboMedia
@BurgaboMedia 5 месяцев назад
Alle haku caafiyo wll
@halimodiriye6283
@halimodiriye6283 5 месяцев назад
Allah ha ku cafiyo Wall
@DeeqoMohamed1982
@DeeqoMohamed1982 5 месяцев назад
Aboowe allaha ku caafiya
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 5 месяцев назад
Alle ha na bad badiyo soomaali oo dhan dawo an loo qorin bay iska cunayaan allx alle ku bad badiyey habo
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 5 месяцев назад
Allaah hakucaafiyo
@um.samiir3755
@um.samiir3755 5 месяцев назад
Subxalanalaah somaliya daawo matao
@mukhtaar2391
@mukhtaar2391 5 месяцев назад
Alle haku shaafiyo wllo
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 5 месяцев назад
Alle caafimaad hakusiyo zxp
@siradm
@siradm 5 месяцев назад
Alxamdulillaah haddii Ilaahay swt kaa bad baadiyay.
@Hasnktal
@Hasnktal 5 месяцев назад
Ilaahay hakucaafiyo
@user-kc7fc8qb5r
@user-kc7fc8qb5r 5 месяцев назад
الحمدلله عل السلامه
@Hayaan10
@Hayaan10 5 месяцев назад
الحمدالله عل سلامتك
@safiaabdullah3461
@safiaabdullah3461 5 месяцев назад
Dawada qofka cunay haiska aqriyo intuna cuni amagogalka hagaliyo
@yasminhersi4067
@yasminhersi4067 5 месяцев назад
الحمدلله على سلامتك
@sahraxajicabdi3952
@sahraxajicabdi3952 5 месяцев назад
Ilahay Ha Ku Cafiyow Wll
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 месяцев назад
Biyaha caadiga ah caba markasta In Sha ALLAAH
@abdinasirabdi1129
@abdinasirabdi1129 5 месяцев назад
Asc walaal aad baan ku Salamya,kiniiniga aad soo dhigtey hadii lagu soo siiyey waxa la yidhah cetirizine 10mg waa anti histamine allergy ayaa loo isticmaala waana daawo fcn mana keento hypoglycemia ama sonkortà oò hoos u dhacda. Lkn laga yaaba inaad adigu aad cuntey dawo kale oo xafada taaley oo loo isticmaalo macaanka Biguanides metformin
@iloveallah344
@iloveallah344 5 месяцев назад
Asc bro you are right this tablet is for allergy I use for myself and my son and there is no problem I don’t know how it’s happened. May be it was expired
@amalabdisamed4367
@amalabdisamed4367 5 месяцев назад
Alx wll hadii aad kabadbaady wdku mhdsanty sidaad ucafiday wllkaaga qaldamay khayr alle hasiiyo xaskaagana kucaawisy
@Tasniim1
@Tasniim1 5 месяцев назад
Allah ayaa kubadbaadiyey Al hamdu lilaah.
@xusenadenosman460
@xusenadenosman460 5 месяцев назад
allahu akbar 🤒
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 5 месяцев назад
Alx dheeh walll
@abdihassanaden2268
@abdihassanaden2268 5 месяцев назад
C est grave cela demontre à quel point est mediocre le niveau du systeme de sante en somaliland un pharmacien qui donne daonil au lieu d un antihistaminique c est grave serieux 😢😢
@xaajigalacagta8285
@xaajigalacagta8285 5 месяцев назад
View ugu horeeyay ahay Allaha ku ilaaliyo wll
@blackisbeauty4127
@blackisbeauty4127 5 месяцев назад
You are very lucky alhamdulilah, without prompt treatment, severe hypoglycemia can lead to a coma or even death.
@user-vb6hp9qn7f
@user-vb6hp9qn7f 5 месяцев назад
Alx walal pls so gado saliid dhagayaha so gado sanka marşo
@xamdiumal
@xamdiumal 5 месяцев назад
Waa sigatay farmashiyaasha daawooyinka laga gado waa qatar
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 месяцев назад
Daawo quman ma jirto daqiiq iyo qamandi shiidan ayaa lashiilaa hindiya lagu sameeeyay.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 месяцев назад
ALXAMDULILLAH
@farxiyoibrahimali7475
@farxiyoibrahimali7475 5 месяцев назад
Allxamdulillaah
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 5 месяцев назад
Buurgaabo wll mansha allah hadii allah ku badbaadiyay xaskaagana allah ha barakeeyo.
@Xaawa-cabdulahi-mj-girls
@Xaawa-cabdulahi-mj-girls 5 месяцев назад
Waa ilahay mahadi had nabad qabto
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 5 месяцев назад
Alxmdulilaah
@advyser
@advyser 5 месяцев назад
Khaladku wuxu ka socdaa daawooyinka laga saarayo kartoonka ama packaginka Caalamka taas kama dhacdo Daawo ama kartoon xidhan oo package kiisi iyo information leaflet baad qaadan ama waxba Expiry date iyo wax kastaba package kay ku taalaa
@khalifhassanmohelmi1598
@khalifhassanmohelmi1598 5 месяцев назад
Subaxaanallaah. Rabbi dambi dhaaf walaal hakaaga dhigo dhibtaas kugu dhacday.
@A...A09888
@A...A09888 5 месяцев назад
Waa runtaa waa in ay dakhaatiirtu aad uga fiirsadaan inta ay kiniinka siin
@CabdikhabiirMucalim
@CabdikhabiirMucalim 5 месяцев назад
Walaal kaniinkaan aad qaadatay waa cetirizine 10mg waana ant allergy sonkorna wax saameyn ah ku ma leh dhibka waxa kuu geystay waa hurdada aad ka daahday kaniinkaan hurduu leeyahay walaal fariin khaldan ha gudbin kaniin kaan kaniin sonkor maahane
@justforidea1282
@justforidea1282 5 месяцев назад
Wall wad sigatay ilhay aya ku badbadiyay . Aayaday abahay xaaskisi aya sida ku dhimatay ayan dhawd sonkorta hoos u dhacday kooma gashay dadkuna inay hurudo modayeen😢. Please dawo kasta Google waydiiya inta aydaan isticmalin
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 5 месяцев назад
Aniga markasta oon dawo aan dhakhtar ii qorin soo gato, intaanan isticmaalin ayaan sii aqriya oon google waydiiyaa. Inaad taxadarto aad ayey muhiim u tahay. Xataa haduu dhaqtar ii soo qoray waa iska aqriyaa, jirrada iyo daawada inay inay is leeyihiin.
@princexilkas1826
@princexilkas1826 5 месяцев назад
Alx ilahey ba mahada is kale oxalada adag kuso motiye
@abdirahmanibrahim322
@abdirahmanibrahim322 5 месяцев назад
الحمد للّه علي السلامة ياااااخ War ninyahow waad sigatay, fadliga ilaahay iyo dadaalka Marwada baad Ku badbaadaye bal hada kadib dawadii kugu cusub adigoon Google grayn ha liqin Insha Allah.
@RelaxHold
@RelaxHold 5 месяцев назад
Glibenclamide, also known as glyburide, is an antidiabetic medication used to treat type 2 diabetes
@dhaashka
@dhaashka 5 месяцев назад
Masha Allah ilaahay aya ku badbaadiyey, lkn talo ayan kusiin anigu wakhti dheer ayan lahaa alergy sida xiiqda iiqabta yuru ayan tagay talo dhakhtar ayan qaatay waanan ku dhaqmay oo malihi maanta, boodhka iyo fiilka dhirta ee horaanta guga ayan ku ahaa alergy kiniinka qabatin maleh lkn bilow dhamaadka guga boodhka kahor maalin kasta ma aha markaad caburto oo kaliya, hadana kaligii wax mataro ee dhis difaaca jirkaaga 1 vit C 90 Vit D 90 Zink 90 3 months the next 3 months calcium 90, magnesium 90, other multivitamins tablets 90 ha joojin weligaa vegetable ka badi iyo fruit ka 3 sano ayan joogaa wadanka mana isticmaalo kiniinka alergy ga Lkn kuwan ayan isticmaalaa Mahadsanidiin.
@dauudgodane723
@dauudgodane723 5 месяцев назад
Waxaan kugula talinaya hadii aad xasaasiyad qabto please dawooyinka ka fiirso nockasta oo at tahay,xita hadii xanuun kale kugu dhaco oo dhakhtar dawo ku qoro u sheeg inaad xasaasiyad qabto dawaadana ku hor qaado oo in mudo ah la joog intaad is oganayso,hadii kale waxaa dhici karta in few minutes aad xalad xun gasho
@munaahmed2712
@munaahmed2712 5 месяцев назад
Wll wxa loo isticmaala xasaasida ee iska hubi magaca plz thankz😢
@abdoil433
@abdoil433 5 месяцев назад
Saxiib kininaga wan baray wa kininigi alarjiga
@abdoil433
@abdoil433 5 месяцев назад
Saxiib googlegareey wad arkii kininiga inuu yahay kii alarjiga
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 5 месяцев назад
Bisinka
@Muna-qalbisan
@Muna-qalbisan 5 месяцев назад
Sorry wll
@mahamedosman1035
@mahamedosman1035 5 месяцев назад
Sorry sxb
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 5 месяцев назад
Dadvadanbaadileendawooyinkasidakhaldanloocuno
@Missionreaders
@Missionreaders 5 месяцев назад
Dadkan iska wada qiironaya kiniinkani waa kii Alergiga iyo cold waa loo isticmaali kara laga yaaba Natural chemicals ka jira inuu hoos u rido lkn dawadani maaha mid macaan loo isticmaalo waxan u malaynayey jigjigada dad wax bartay inay ku noolyihiin waaba meel dhimatay ileen
Далее
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Heestii Eedo iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:48
Dollo Ado: Building Refugee Economies
12:29
Просмотров 42 тыс.
حول العلاقة بلصحاب
51:12
Просмотров 24 тыс.