Тёмный
No video :(

HAL XAAS IGUMA FILNA Afartooda hal guri wada dejinaa | Hal Wiil Kaxanaajiyey 3 Gabdhood | EP2 

ArimaHeena
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 374 тыс.
50% 1

#arimaheena #doodwadaag #team27
My Social Media Accounts
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
Email: arimaheenahagio@gmail.com
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
930,970 subscribers

Опубликовано:

 

27 фев 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 4,2 тыс.   
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Год назад
1)Yarkan Abdullahi la dhaho wad guursan karta 4 laguma diidano Lkn dooda si cilmiyeesan inad u’abaarto aya fcneed 2)hadi laweeydiyo one question oo la dhaho walaasha in lala guursado 4 kadibna one place lawada dajiyo xaqqiq wxa eh Inuu reject Karen lahaa 3)Aniga fakirkeega hdi aan ka dhibto kuma raacsani 4 sbbto eh xaaska 1aad kuwa kle wax ma dhaanto isku wax aya allah ku abuuray so no way aan mid kle ku guursado uguma jeeda,xaasas Bdn iyo caruur Bdn wx micna sooma kordhineeso wxa ka muhiimsan farxad,care kareen,iyo mustaqbal ifaayo❤❤
@abdirisakomarabdulle
@abdirisakomarabdulle Год назад
That is true wllhi
@saacidsoomaali9382
@saacidsoomaali9382 Год назад
no matter gabdha dhan ayaa isku wada fikir ah
@Ina-ugaas
@Ina-ugaas Год назад
Waa fikir Saliim ah 🖤
@fariidasheikh9551
@fariidasheikh9551 Год назад
Sax weeye fikirkada
@hamsearab8234
@hamsearab8234 Год назад
Lkn walashi meel kasta hala dajiyo wax ka quseeya male kaliya waxaa kaga filan meeshan ay joogto ma qanacsan tahay iyadu haa ama maya lkn aniga 4 inaan guursado kaliya waxaa iga xiga kartidayda
@nastehomohamedhassan-ce7zn
@nastehomohamedhassan-ce7zn Год назад
Fowziya wa qof wax garad ah oo fahmi karta dabecada dumarka thanks sister 😘
@Shumayma
@Shumayma 4 месяца назад
Wallhi wa run thanks sister❤
@calimaxammad530
@calimaxammad530 Год назад
"Lacag baa familkaaga ku qasaariyeen waxbarashadaada" ❌ "Lacag bay familkaagu u hureen waxbarashadaada" ✅
@fahadaxmed1887
@fahadaxmed1887 Год назад
Kaliya dardaaranka nabiga sallahu caleyhi wasallam ayan sameynlahaa .. Gabadheyda waxa ugurinayaa nin diin iyo dabecad leh ..insha allah☝
@jamaabdirahman1305
@jamaabdirahman1305 Год назад
Doodani wa another level😂😂🎉 part three sugayna❤
@Caan_qorsoon
@Caan_qorsoon Год назад
Waaba soogashee kusali nabiga scw
@ramadancisman
@ramadancisman Год назад
Scw
@NajomaJimaacale
@NajomaJimaacale Год назад
Scw
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 Год назад
Scw scw
@nuurtobarowibraahim
@nuurtobarowibraahim Год назад
Sallalaahu caleyhim wasalam
@keyowxgaldile2863
@keyowxgaldile2863 Год назад
Wcs
@user-cl8gr4uh6o
@user-cl8gr4uh6o 10 месяцев назад
Foosiya kooko waa gabadho wax garadah oofahmikara dabeecadaha gabdhaha thanks sisters❤
@user-cl8gr4uh6o
@user-cl8gr4uh6o 10 месяцев назад
Foosiya kooko waa gabadho wax garadah oofahmikara dabeecadaha gabdhaha thanks sisters
@cabdiraxmantoxow4934
@cabdiraxmantoxow4934 Год назад
Inta kaheshay vidioyada arimahena farta taaga🥰🥰
@abdisalaanaadan633
@abdisalaanaadan633 Год назад
🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️
@hiboabdikarin7349
@hiboabdikarin7349 Год назад
Arima'heena vidiyow yadaan ku soco wllo
@fariixaAbdi12
@fariixaAbdi12 Год назад
Viva gabdha ha wax bartay👸🏻❤️gabadha waa ineey shaqesataa oo hamigeeda eey ka dhabeesa👩‍💻 Su aasha 2: ninkeyga haduu i sharfo oo uu ila wadaago inuu xaas labad rabo hadana uu ku qas banyahay waan u ogalaan lahaay hadeeu daruuf jirto 🥺❤️ Şu aasha3: qabiil ma fiiirin la heen
@abbijibaarabdijabaar
@abbijibaarabdijabaar Год назад
Viva waan kugiracsanay afarta waan raga loodaya illahayba waa uu ogaaladay 👑🤣🤣
@user-ud6ob1cc3o
@user-ud6ob1cc3o Год назад
Daruufta jiro karto maxaytahay waxa adika guku yaalo iyada wa kuyalanee🤣🤣
@fariixaAbdi12
@fariixaAbdi12 Год назад
@@user-ud6ob1cc3o maya aniga uma ogalaan karo qofkeyga in la ila shere gareeyo lkn şu aasha qaabka lakuu weydiiyay fiiri lacala hadey imaado baa laku dhahay daruufta waxan ka wadaa cudur baa jira kara🤌iyo waxyaalo la mida lkn anoo og inan wax walba qaban karo ninkeyga nak kale kama yelaayo
@fariixaAbdi12
@fariixaAbdi12 Год назад
@@abbijibaarabdijabaar wax afar la dhaho majirto pro ee su aasha qabkeey udha ceeso baan firshay👋👋ee ani afar markan kamid noqaayo tartan miyaa ku jiraa
@zuzanmoha3261
@zuzanmoha3261 Год назад
Khalad wye daruufta jirta mxy thy tankle qabiilna wan ku radin marabo wx qabiiil hoose ka dhashayy😂😂✌
@user-yl3zd8jf1s
@user-yl3zd8jf1s Год назад
Wlhi xaqiiq hadii laga hadlo xaaskaga hadaad adu u awoodo waxay ubaahan tahay aad siin kartid waxaa qasab ah inaay guriga kuu joogta hadii kale waxa laga yabaa inay caruurtu xumaato waayo waalidka waa hoyada akhlaaqda guriguna waa hooyo ❤❤
@fardosa0sman
@fardosa0sman 9 месяцев назад
Nimanku qar dumarkaa kaaqlibathan ruunti fozio is intelligent woman wlhi the way she talks alike her a lot some men's the have to learn those coming from her mouth m.a siz ❤😍
@bintuxaji221
@bintuxaji221 Год назад
Armaaan wiil wuuu dhaafey ragganimaddii la yaqaaney baa ku jirtah jah🖤
@jaambaCade
@jaambaCade Год назад
thanks arimahena Shaqo wngsn waaye in dhalinyarada Dood loo qabto oo garaadkooda iyo maskaxdooda la kobciyo inkastoo ku fiicantahay dad isku level ah ama aqoon iyo waayo aragnomo u leh doodaha lakeeno miiska si inta dawaneeso uga faaiideeestaan inta aan dawanayay dooda wxaa qiimeenayay qaab hadalka iyo isticmaalka erayada, ilaalinta anshaxa iyo ku taagnaanta points ka iyo qodobeenta hadalka aniga xagga fahanka wxaa siin lahaa Koko hagga sharaxadana wxaa siin lahaa fosiya xagga daganaanta armaan iyo gabarta kale
@rahmanor3907
@rahmanor3907 Год назад
Xataa wiilka kale geeska woo fiicna m.a aragtidiisa saaalax
@hamdiahemd4039
@hamdiahemd4039 Год назад
M.a
@liverpool7968
@liverpool7968 Год назад
Aremahena wow kuqaldan yhy inow waxey dintena Mel sartay inow dod kadhax keno wayo dintana wax walbo Jan goysay Isfahan wamel lkn sida saxda wa sidey dintena nafartay e kadaya umada tashwiishka waxa kala ra,yi duwnado dad kaladinehe
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 Год назад
Masha allah isku mid ❤️
@jaambaCade
@jaambaCade Год назад
haa saalax waa fiican yahy
@moh4gmoh855
@moh4gmoh855 Год назад
Cunugan indho cadeynaya ee dooda iyo muranka isaga dhex qasantahay inta layaabtey 😂😂
@FarhiaABDI-yy1vj
@FarhiaABDI-yy1vj Год назад
Dhadhaanka cilaa iga haaya😅
@canguliidle6738
@canguliidle6738 4 месяца назад
Wusa xanya hay maxaa
@sadaamreermagal8872
@sadaamreermagal8872 Год назад
[[[[[Jecelka wuxuu imanaya guurka kadib allah ayaa quraankiisa ku sheegay ]]]]]
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 Год назад
Waaba soogashee kusali nabiga scw scw scw ❤️ ♥️
@efraaxmaxamed7936
@efraaxmaxamed7936 Год назад
صلي الله عليه وسلم
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 Год назад
Inta ila jecel doodaha so badi dhahaysa sobadi arimeheena like❤️❤️🩶
@siyadomuhumed9304
@siyadomuhumed9304 Год назад
Wiilka gabdho iska ilaliya
@zeitunadan5261
@zeitunadan5261 Год назад
Fifa abdalla
@ahmedgaatiye2852
@ahmedgaatiye2852 Год назад
💔
@shukriabdiahmed-wx2zj
@shukriabdiahmed-wx2zj Год назад
Usheeg arimeheenoow wiilka funaanada buluuga ah qaba inaanuu mid hayn oo jidhka uun ka koray🤣teeda fowsiyana Usheeg inay tahy gabadh cod kara🥰
@saeedasaeed7345
@saeedasaeed7345 Год назад
Yasiralah 😂 kan fanada baluga
@ilqayte-yp1jp
@ilqayte-yp1jp Год назад
Xaliimo adiga waxba kama galin
@khadradahirali7759
@khadradahirali7759 2 месяца назад
Usheeg wlhi Kan waa mida wxba baran 1960 buu so marayaa
@amirafaisal8874
@amirafaisal8874 10 месяцев назад
war wiilkaan wa xanuusanyhy malaha wa halka gabdhaase brain wash ubahanyhy😅 armaan iyo salax wa legends wllhi koko and fowziya wa gabdho aad u vcn wllhi keep going ❤😊
@hakiimzack9320
@hakiimzack9320 Год назад
Barnaamijkan faido xita Wu wata u dhaxeeya kala Sheeran dhaha fikirka raga iyo dumarka xiiso gara Wu leyahy 30 minute qasaro Maha sa aminsanahy Marka Soo Badi legend ❤️🦁👏
@abdisalaanaadan633
@abdisalaanaadan633 Год назад
waa kugu raacsanahay brother
@jaambaCade
@jaambaCade Год назад
somalida kuma wanaagsana Dooda
@yasminnadir4537
@yasminnadir4537 Год назад
Doodaan waxa iiga baxay waxyaabo badan kuwa badanba aan hore ugu raacsanaa qaarna aan kahelay, tan aan kahelay ayaa waxey tahay qofka waxa bartey iyo qofka kale ineysa isku qaab udoodin, uhadlin taa waxaa sii dheer qofka markuu waxbarto maskaxdiisu wey furmeysaa waxa loo sheego at least wuxuu isku inuu wax kafahmo balse qofka aan wax baran waxba lagama dhaadhicin karo lamana fahamsii karo, tusaale wiilkan ku doodayey inuu afar xaas guursado hadduu aftaxan wax bartey ahaan lahaa waa laga yaabi lahaa inuu sikale isku difaaco balse doodiisu waxey ku saleysneed un indhacades ,qasab iyo xanaaq. Marka aad dood kujirtana waa leyska ilaaliyaa inaad xanaaqdo afkaaga baa wax leysaga dhiciyaa. Tankle ah gabdhaha fikirkooda 100% waan ku raacsanahay, hablaha doqomo maaha siduu hadalka wiilka uu ugu dhigayabo, qadarin bey mudanyihin iyo inla fahmo ee kaliya ma ahan inaad dantaada un fiirsato.
@ahmettto
@ahmettto Год назад
qalbi aqoonta asaasiga inoo ah waa ta diinta islaamka hal wax oo diinta ka hor imaanaya ma uusan sheegin balse afarta gabdhood waxa ay ka simanyihiin iney si direct ah ama aan gabasho ku jirin ay u reject gareeynyaan wax uu allah subxaan watacala u noo baneeyey cilmi is not what you think about
@raiabdi8206
@raiabdi8206 Год назад
@@ahmetttodhibka idiin heesta wuxuu yhy diinta iyo rabitaankina isku xertaan cilmi diinetna waxaad ka barataan un 4ba diinta no baneysay ma ogthy gabdha iney ninkeeda ku dhihi karto ilma guursan kartit hadiise uu aqbalo uusan la guursan karin ragoow cilmiga waa balaranyhy qeybaha idiin anfacaayo inad ka baratan isku daya midaan danbi baaba ka heshaane 4 aan xaqooda iyo xuqooqdoda la simeyn aakhiro warbaa idiin sugaaya😂😂😂😂
@taaj4158
@taaj4158 Год назад
Waxa jiro gabdhaha qaar oo nin naag qaba guursada marka waliba wxa laga yabaa gabdhahaan doodaayo iney nin naag qaba guursado marka faanka naga dhaafa
@bellaabdurahmanbella5274
@bellaabdurahmanbella5274 Год назад
walhiii meshas adi ayaa ku fcned inlaa kugay,yoo m.a filradaa boqolkibaa boqolba waankugu racsanhyyy
@MullaMadar
@MullaMadar Год назад
​@@ahmetttothnks walalo wlh jawaabti aan bixin lahaa adigaa bixiyay Well done caqliga iyo garaadka allaha kuu siyaadsho walalo💯👌
@sadaammahamad2610
@sadaammahamad2610 Год назад
Waxan ku hashinena aqunta ee ledahay inee ku shaqesato inta caruur eesan imanin hadii caruur ee imadaan inee carurtena ii noo xafidu ana wax waliba aan nolashena kafinkaru io in kabadan aqunteda carurtena ee bartu si ee carurtena aqun io kartii inoo ee yeshtaan kadib waxaa imanayo famil qurux badan uu dhinac waliba kadhisan jacelkena woo sii siyadaa marba marka kasii danbeesu.❤❤❤❤❤❤❤
@dhalboqortooyo2811
@dhalboqortooyo2811 Год назад
Wnkgu rcsnhy❤
@hassanalii8838
@hassanalii8838 11 месяцев назад
Arimaheena congrats man I really enjoy your debate which mostly concerns basic facts of somali family so plz pass simple advice to all the people who take part to develop a listening skills😊
@mahadimaxamuud221
@mahadimaxamuud221 Год назад
Arimaheena wuxuu uqalmaa walhi 1.m coming soon insh allh after Ramadan intii la gaarin waxan rajeenaa 1.million INTIII IGU RAACSAN INSHA ALLH WADA DHAHA DHAMANTIINA KEEP GOING MY BROTHER ARIMAHEENA 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💗
@nimcomowliid2820
@nimcomowliid2820 Год назад
Congratulations Congratulations my brother arimahena 1m come soon
@thebeautyprincess3381
@thebeautyprincess3381 Год назад
Say Before ramadan😁
@maysarocabdi6590
@maysarocabdi6590 Год назад
Waw fowzia wan indheer garad walhi waa gabar udhiganta gabdho ❤full respect abaaayo horay usoco 👸m.a allha kuu ziyadiyo garaadkaga iyo caqligaga 🙏
@kamalmohamed3803
@kamalmohamed3803 Год назад
My point is, it's important for people to understand that the world is changing and everything with it evolves, can't blame the ladies and yet want to live the lifestyle of our grandfather's....not possible, .... Markaaa isfahaan ayaa lagumel garaa, Marriage is struggle
@fardosa0sman
@fardosa0sman 9 месяцев назад
Sax
@HalimacaliOsman
@HalimacaliOsman Месяц назад
Saalax kufikir ahy ❤❤❤
@moha_ali_warsame
@moha_ali_warsame Год назад
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammed (Hadaa aragto magaca nabigeena Muxamad (ﷺﷺ)❤ 🕋☝ 😅💯
@naciimocalixalane3824
@naciimocalixalane3824 Год назад
Scw scw scw scw ❤️😍
@nuurtobarowibraahim
@nuurtobarowibraahim Год назад
Sallalaahu caleyhim wasalam
@ismahanyar3345
@ismahanyar3345 Год назад
Scw scw scw
@yaxyeismaaciil8561
@yaxyeismaaciil8561 Год назад
Scw alfiin maraa
@ayaanmaxamed6068
@ayaanmaxamed6068 Год назад
Kan funanad beluga nagta hada saa ku shukansato amaba nustaqla ka leh wara uyalo
@sadiyasharaf2334
@sadiyasharaf2334 Год назад
Fooziya is the best one keep going sis❤
@saidalikosar3943
@saidalikosar3943 Год назад
Fawsia is a beast indeed 🔥🔥🔥
@mohafuluuja2622
@mohafuluuja2622 Год назад
Horta dadkoo idil isku mid mawada ahan, ka ani ahaan xaaska aan guursanaayo even hdeey dhacdo xitaa inaan jaceyl ku soo'guursan wxaan siin-lahaa time si'ay nolasheyda u'haqabtirto hdii aan u'arko ineey tahy mid nolasheyda kaafisa amase aynu jaceyl isugu soo aqal-galno, wlhi waa xaqiiq lamaanan guursadeen mrkii laga yimaado hal sabab midaasoo ah qadar alle ineey meesha timaado, ycni dhanka awlaada balse hdeey midaas dhacdo xitaa alle makasee ugu horeyn waanla tacaali-lahaa hduu alle inagula garab galo waa alx hdeeysan dhicina iyadoo raali ku ah mudnaanta 1-aadna iyada mar waliba siinaayo aan guursan lahaa xitaa hdeeynu duqoowno wlhi marnaba mudnaanteeda kumaanan xad-gudbeen, dadaa laga yaabaa ineey isdhahaan yarkaan soo'jiidasho wadaa balse midaa jirto taasoo ah xiligaan lajoogo inaaba heysto ruux aan nolasheyda uhibeeyay inta dhimana aan alle ka'rajeynaayo inuu igula garab-galo i.a ❤❤❤ wax waliba jaceyl ayaa ka'qiimo badan, wxaana alle ka rajeynayaa ruux waliba oo dumar ah hda neh dhiban inuu alle dhibaatada ka dulqaado mid farxad uugu badalana uu alle haleeyshiiyo, wxaanse raga somaliyeed leeyahy dumarku waa hablaheenee aynu u'ilaalshano sida kuwa aynu dhalnay amase inala'dhashay amase kuwa ina'dhalay.
@qaaliaxmed6599
@qaaliaxmed6599 Год назад
Fowsiya waa gawadha kaliya aa ugu jeclahy taem 27 ilheey haku xafido marwo fowsiya💘💯
@salmaanmukhtaar-xl6fh
@salmaanmukhtaar-xl6fh Год назад
Arimaheena marka hore waan ku salamay salaan ka dib waxan ka codsaneynaa soonka hadii alle nagarsiiyo su aal iyo jawaab diini nosogali in aad nobilawdo
@MaxamedshabelChannel
@MaxamedshabelChannel 11 месяцев назад
The man of the match is a Abdalla legend of the legend keep going brother
@caishalaki9114
@caishalaki9114 Год назад
Waxan u maleyna cabdalle maba fahansana dooda mesha ka so cota waxan oolin buu keenay foziya is the best horay u so sis❤❤
@sakariyehadiis1712
@sakariyehadiis1712 Год назад
Inta ilamid ah oo barnaamijkaan kahelay like izaara👍❤️🥰
@nastehamoha1945
@nastehamoha1945 Год назад
Wlhi marba marka kasii danbeesa Dooda weysi kululaneysa noo so badi barnamijkan waan ku heesana wlhi keep going pro🥰🙏
@mohamudmohammad6182
@mohamudmohammad6182 Год назад
Somalidu waxay ku dhaqmaan af iyo uur is qilaafsan abdalla right person really
@RASHFLASH17
@RASHFLASH17 Год назад
Waay saxanyihiin Arman iyo Salaax Abdullahii waa soo washtii Bro Abdullahi Respect Women
@marisaabdi6896
@marisaabdi6896 Год назад
Cabdalle dhibbadana wlle naagta nin ahaan kuu rabta warbaa uyaala😂😂😂😂😂😂😂😂
@zmuzzamhonest996
@zmuzzamhonest996 Год назад
😂😂ma ila aragtay kan horta naagta arosi donto xita wa mid wlidinteda qasbeen mahane qof mir qabo marabo😂😂😂😂 hadana so jiidasho hadu lahan laha xaa bi,ilahaa🙄😴😂😂😂😂
@Ka-sheke
@Ka-sheke Год назад
Kan oo kle waa nocii gbdhaha ku ciyaari jiray hadlkiisa ayaa laga daremaa
@ayanali7319
@ayanali7319 Год назад
😂😂😂😂😢
@abdulrizakaded2662
@abdulrizakaded2662 Год назад
@haliimamohamett2547
@haliimamohamett2547 Год назад
Dood wadaag fcn wye waxa ku amaana fowzia io koko qaabka aqliga io ilbaxnimada leh ay uga qeyb qatan❤👸🏼💪
@user-rs9vd4em9e
@user-rs9vd4em9e 18 дней назад
Gabar waxbaratey waa bulsho wax baratey Gabdhaha iyo armaan iyo jj 100 0/0 Wey zaxanyihiin Allah ha ubarakeego garaadgooda iyo caqligooda❤❤❤❤
@RuwaydaAli-xl1hu
@RuwaydaAli-xl1hu Год назад
Alle subxanuhu watacaala wuxu ku leyahay qurankis dumarku gurigooda ha jogaan risiqa cunada wax walpa ay gabdhu ubahan thy waxay wajib ku thy willka ama xajiga, Aniga hadeer waxan ahay gabar wax baratay saas oo ay thy hadi ninkyga uu ii diido inaan so shaqeyo oon shaqada kaligis ku yahay an ka fududeeyo waa joojin lapo maadaan ku diidaya 1) Inaan adeecaayo xajigayga ama ninkyga. 2) Inaan Adeecayo hadalka alle uuku leyahay qurankisa dumarku guryahoda hajogan. F.G Ninku wuu kaga xaqbadan yhy walidkaga, Kaso tag shaqo cibaadada alle madukan kartid hadu ku dhaho wad ku adeceesa ilaa laga garayo salada waqrltiga ay dhacaysoh ycni salada Kala laga gaarayo, Hadi uu ninkgu ku ogolaadoh Ina shaqayso Alhm, Hadii uuna ku Ogolaan Rabbil Calamiin.
@Abdimo995
@Abdimo995 Год назад
Dhamaan tiimka waan salaamey gaar ahaan Arimaheena iyo Fawsiyo waan ini salaamey
@aaminoladan8839
@aaminoladan8839 Год назад
Wiilka funaanad baluuga wixiisa qaraaxo waaye dooda maba ka hayso funny waaye 😂😂
@suhaybgiire7478
@suhaybgiire7478 Год назад
Horta Cabdalla Wan Taageersanahay Fikirkiisa Inkasta Oo Qaab Hadalkiisa Doodani Ay Wali Wax Ka Dhiman Yihiin Mida Kale Aan Hablahan U Sheegayo Dooda Ka Qayb Galaya Iyo Labada Nin Ee Dooda Kula Jira Waxa Weeye Wali Way Nool Yihiin Raggii Laba Saddex Iyo Afarba Guursan Lahaa•
@hodmanmohaz3931
@hodmanmohaz3931 Год назад
Wlhi mid an darisnahy ayan soxasusty he is like abdalla sedax nag ayu Hal guri kuqawa he is anther level😂😂
@sahrocadeey1970
@sahrocadeey1970 Год назад
The best person ever the most knowledge shine created prophet muhammed scw scw
@bisharoabdulahihassen6755
@bisharoabdulahihassen6755 Год назад
Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤❤
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 Год назад
Cabdale waa doob isku tuntay hala yaabina 😂isagoo tii kobaaad hayn ayuu afar ku fikiraa 😂. Koko iyo fosiya and gabadha kuusan wan idin wata 🎉
@anisomaxamed5653
@anisomaxamed5653 Год назад
And gabdha kusan😂😂
@aishaabdikadir-zx1hi
@aishaabdikadir-zx1hi Год назад
Wiiilka shirt blue wlhi u r dangerous 😂😂😂 tiii kuhesha ba dhimatay runtiiii 😂😂
@FarhiaABDI-yy1vj
@FarhiaABDI-yy1vj Год назад
😅😅waad iga qoslisey
@zakariyaabdirizaqhassan5776
Ani ahaan hal xaas oo ijecel iga badan wlhi 💯 tan labad ilmo hadey mesha imadan wax walbo oo dhaco wan ugu dulqadan laha. Somalida manta dhibka haysta inta badan waa furinka an laga firsanin oo ilmaha kusilcan. Ilmahas xata wexey kukorayan cuqdad ayago qalad kulehen.
@fatimahahmed2038
@fatimahahmed2038 Год назад
Baramijkan wuu wngsanyahay arimaheena horay usoco lkn dadka negativeka nolashooda ku dhisantahay haka qayb galin wax cad loo jeedo badaloya wiilka maskaxda haloo dajiyo 😁🥰
@Ilwad77
@Ilwad77 Год назад
My opinion Hablo Raga Naago lagama ilaalin karo anigu midha aan naftayda la jacelahay ama aan hablaha siin lahaa waxa weeyaan adigu naftaada ku mashquul try to be the best wife and the best mom as well xaqa uu ninkaagu kugu leeyahayna sii ilaahayna raaali gel, Naftaada iyo gurigaaga ku mashquul be independent woman! Then ninka raga ahi isagaa gondahaaga joogaya ilaa iyo waligiis doesn’t care tus sometimes regarding this situation 😂❤
@user-yr6yy7dr8g
@user-yr6yy7dr8g 3 месяца назад
Yes koko iyo faowsia and gabadha kale❤❤❤❤
@user-yr6yy7dr8g
@user-yr6yy7dr8g 3 месяца назад
Waan ku racsanaha ❤
@sumayoahmed8559
@sumayoahmed8559 Год назад
Wlhi horta m.a dumarka wey isku damqadan ugu horeen ani ahaantey hdan waxbarto ama hdanan baran any iitala lkn gabar kasta oo wax baratay oo guri fadhiao ma arag mana yeelayi ani inaan guriga dhaxfadhiyo why familly baan leeyahy aniga gabdhahan wlaladey ah waan kuraacsanhy ra.yigooda ragoow idinkuna ha is dhihina dumarku waa laciif hadey dumar laciif yijin waxba mabaran lahey teeda klena gabadheyda farxadeeda muhiim ii ah qabilkow rabo ha.ahhdo ninka marka meeshiina dagalbey noqoty 🥰🥰🥰
@maxamedcabdirisaaq9119
@maxamedcabdirisaaq9119 Год назад
inta aadan bixin kahor kusali nabiga scw
@habibonoor8730
@habibonoor8730 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@nuurtobarowibraahim
@nuurtobarowibraahim Год назад
Sallalaahu caleyhim wasalam
@saidsuleiman7365
@saidsuleiman7365 Год назад
Scw
@ismyismahan323
@ismyismahan323 Год назад
Salalahu calayhi wasalam
@bosteyobulle5323
@bosteyobulle5323 Год назад
Sallalahu caleyhi wasalam
@abdulabdul9005
@abdulabdul9005 Год назад
Man of the match Abdalla waa truly speaking
@najmaabdilahi12
@najmaabdilahi12 Год назад
Yaa👋😂
@Abdukadiryusuf313
@Abdukadiryusuf313 Год назад
runta wey qara rtahay
@ifrah2786
@ifrah2786 Год назад
Kibirkaas nimanka qaar logatilaabsathaa😂😂😂🙌
@hamdushbadel6645
@hamdushbadel6645 Год назад
Jashiliinta fikirkooda
@abdulabdul9005
@abdulabdul9005 Год назад
@@ifrah2786 hhhhhhhhh macalin waa ninkaaa ,sithaaa as u dothaa anbaa kayabiii hhhhhhhh
@fatimaabdiqadir
@fatimaabdiqadir Год назад
Sideedaba masina dad waxbartay io kuwaan waxbaran sida quraanka kariimka ah kuxusan aniga ahan waxan ahay gabar waxbaratay wakhti dadal kharash mararka anigo xanuusan oo caqabado bdn isoowajahen baan udhabar adaygayay waliba family igu taxaluqaan mayelen inan giriga joogo arintana inta xiriir wadaga nahay baan kawada hadli lahay hadii laisku fahmi waayana bananka kalamari lahayn because aniga farxadayda wax kasta iiga muhiimsan Tan 2aad hayday timaado inuu nagkale donto horta reason keenaya waa inay jirto waana inu ogaysiiyo xaaskiisa waayo shakhsi kasta respect buu mudanyhy marka go aanka iyada leh haday ogolaan lahyd io haday diidi lhayd Fowsia rayigeeda waan kuracsanhy 2 suaallodo hore waayo sicilmiyaysan Bay dooda uga qaybqadaty go forward sis
@khadradahirali7759
@khadradahirali7759 2 месяца назад
Arimaheena soo badi koko iyo fowsiya haka reebin Wlhi ani gabdhahaa ayaan ku fikir nahay
@DirisleAbdi720
@DirisleAbdi720 Год назад
The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️🕋💯
@nuurtobarowibraahim
@nuurtobarowibraahim Год назад
Sallalaahu caleyhim wasalam
@eymandahir7476
@eymandahir7476 Год назад
Scw bit the English is fake🤣
@amranaxmed3469
@amranaxmed3469 Год назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️
@yaxyeismaaciil8561
@yaxyeismaaciil8561 Год назад
Scw
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Год назад
Masha allah foowsiyo point muhiim eh ayii ka dhawaajisey ❤❤qofka qalbiga aad leedahy ayuu leeyahy ❤❤
@khadracabdi8346
@khadracabdi8346 Год назад
Armaan walhy waa dacad ❤
@isco9733
@isco9733 Год назад
Abdala wlhi same maskax aan ley nahy GOAT 🐐 waaye 🎉❤
@dhalboqortooyo2811
@dhalboqortooyo2811 Год назад
4xaas ka dhexqylnysa lguuma diidne nin msuuliydooda kso bxi kro noqo car hlguu diido idnko lcg la,an nhyso 4xaas dydayeysiin😂😂😂
@nasteehamohamed1733
@nasteehamohamed1733 Год назад
Kaasba hadaa ku maskax thy waa daalanthy wlhi 😂😂
@mahamedcaydiid3750
@mahamedcaydiid3750 Год назад
Man of the match ninka dhexda 😂😂😂😂
@hananugas9521
@hananugas9521 Год назад
😂😂😂
@yanet6345
@yanet6345 Год назад
Inta singelka love zaraa team xasle gudba
@Jarmo6677
@Jarmo6677 2 месяца назад
Laba qofoo shaqa aada caruurtana school u dira is roman tic gareeya Fowsiya and coko dadkii caadiga u noola saan idiin jecelahay 🎉😁
@mugdibile1064
@mugdibile1064 Год назад
Dooda iyo barnaamijkaba wan so dhoweyna waana mid loo baahanyahy blse raga Ka qeyb galaayo dooda waxa ay iska gadayaan gabdhaha runtii.
@ashajamal7004
@ashajamal7004 Год назад
Koko & gabdh xegta wan wataa willsha armaan & inanka garanka cad ❤❤❤❤❤
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
Maasha allaah asxaabta dhamaantiin waan ini salaamayaa salaan sare keep going arimaheena
@zakinormalofficialchennal122
Cabdala waa Rag Runta ayuuna ka hadlay 4far ilaahay ayaa Baneeyay hadaa Xaqooda ilaalin karto waad Guur san kartaa keep going bro
@armyman5751
@armyman5751 Год назад
Guys salam! It's not compulsory inaad u sheegto xaaska inaad guursanayso if you can you can as allah say because fidrada ku abuuran dumarka ayaan ogolaanayn inay kuu ogolaato hal shardi buu ilaahah ku xidhay xaaska labaad,sadexad iyo afaraadba shardiguna waa فإن خفتم الا تعدلوأ فواحذة so, khiyaamo maaha hadii aad awoodo inaad guursato xaas kale that is my point!
@zunish6
@zunish6 Год назад
Fowsia dimple ayaa isku fikir nahay queen 👑 caqliley masha allah 😘👸🏻🩸
@leylaahmedofficial1237
@leylaahmedofficial1237 Год назад
Guys arimahena millonka wax yar ogadiman come on let's go to 1M🥰 can't wait
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Год назад
Arimahena the one and only legend
@CadeAadan-m1i
@CadeAadan-m1i 10 дней назад
Walaal kusali nabigeen muxamed scw❤❤😢
@CadeAadan-m1i
@CadeAadan-m1i 10 дней назад
Cade
@hamdaburco8105
@hamdaburco8105 Год назад
Waxan isku dayaya su'aal kasta oo lagu doodo inan aragti ka dhibto insha allah horta gabadh marka ay wax barato waxa wax bartay qayb bulshada ka mida marka wiil wax bartayna waxa wax bartay qof bulshada ka mida farqiqa ayaa u dhaxeeya wiil iyo gabar marka hore marka labad ninku inta uu nool yahay waxay ku qurux badan tahay inu qoyska isagu u shaqeeyo gabadhuna way qoyska iyo ubadka daryeesho ayado wakhtigeda ka dhex samaynaysa wakhti gooban ay shaqo fuduud kusoo qabsato sii ay aqoontina uga fa'idaysato ubadkina uga dayacmin gabadhu waxay awood u leedahay 5 shaqo oo kala duwan inay halmar qabato halka wiilku 1 shaqo wax ka badan anuu qaban kariin ayado diintu faraysa inay gabdhuhu guryahoda ku jiran hadana waxan laga marmayn diintu ma cidhiidhyin ku socda dooda 2 saan dhagaysto insha allah
@SOMALIAIRDROP
@SOMALIAIRDROP Год назад
Exactly! Dumarku multitaskingka iyaga ayaa raga kaga fcn qofka ragga ahna lkn isaga ayaa laga rabaa inuu iyada nasiyo si ay aqooyahano yar yar usoo saarto sidoo kalena caruurti u hesho best parental style. Ugu damb3yntii Diintu waxay qabto ayaa inoo balana.
@anisaahmed5833
@anisaahmed5833 Год назад
Apyo anba wan Kula qaba teda kle somalideena qab weyni ba ka buuxda qofkaga Ina isla tashataan haku so shaqeeyo adne gurigaga joog hdhow caruurtada barbaari asigu hakugu nasto nolosha wa easy hdii qabweynida laga saaro
@sabriinasabnaa-rh7cd
@sabriinasabnaa-rh7cd Год назад
Abdala waa jiran thy illaahay haku caafiyo😂
@sabriinathl8504
@sabriinathl8504 Год назад
Qofka markuuna laheyn cilmi iyo qaab hadal wanaagsan waxba lagama dhadhicin karo🤗
@sacdiyoosman6166
@sacdiyoosman6166 Год назад
😂😂😂
@user-cl8gr4uh6o
@user-cl8gr4uh6o 10 месяцев назад
Foosiya kooko waa gabadho wax garadah oofahmikara dabeecadaha gabdhaha thanks sisters❤ 30:47
@CbdifataaxXussen
@CbdifataaxXussen 10 месяцев назад
Alx labadayda xaas halguri isladaganyihiin allow adaa mahadaa leh❤❤❤❤❤
@abdallahnineteen19
@abdallahnineteen19 Год назад
Hadaa adi baxdo xaskana baxdo caruurta yaaa u maqan mahan in qofkasta sidu doonto u dhaqanto 🥺
@fardowsocabdi2402
@fardowsocabdi2402 Год назад
Majiro caruur laga wada tagayo
@AbdallaMohamedAhmed
@AbdallaMohamedAhmed Год назад
Sxp arimaheena wlh waa barnaamij aad iyo aad u wangsan dhanka klana wacyi galin Waye ❤wan kugu dhiira galinaya sxp sre keep forward❤
@yaxyeahmed9324
@yaxyeahmed9324 Год назад
4naag aa jeclahay❤ ilaahay baa ii baneeyey sabab too ah tolkayga aa badinaa .Yaa ila qaba
@suldanyare163
@suldanyare163 Год назад
Barnamijkan inoo wad sxbow aad baan ugu Nafisaayee😂😂😂
@SUMAYA.3.27
@SUMAYA.3.27 Год назад
Armaan&salah dad wax barte 💎🐐🍯
@cayuushahmed816
@cayuushahmed816 Год назад
Haa m.a❤️
@burhanyare4348
@burhanyare4348 Год назад
may maseerka waaye waxa idinka keenayo
@SUMAYA.3.27
@SUMAYA.3.27 Год назад
@@burhanyare4348 asi maseer kama kenin miya ino ninka nagtiis ka helo oo gooraco🙄
@abdirizakmoalim5747
@abdirizakmoalim5747 Год назад
Ninki hal naag kaliya kuekaata waa nin wax bartay miyaa. Kwrn hadaan hal naag guursada 90 naagoodna la tunto meelahaas. Fikir kaas waa fikir galbeed in qofki hal naag kueg uu waxbartay
@SUMAYA.3.27
@SUMAYA.3.27 Год назад
@Abdirizak Moalim Maya SAS Uma wadin warka yacni dad wax barten waxa ka wada nolsha wax ka ogyihiin yacni sida tartibta eh codkoda u dhibanyan io waxs ban ka wada lkm wiilka kle wuxu leyhe 4 Baan gursna Hal guri aa dajina he I diido wala dhumana diinta neh ma ogola taa wad ogtahy so hdu baran laha diinta wu fahmi laha
@mahamedmurtiile188
@mahamedmurtiile188 Год назад
1 M comen soon guulayso waligaa wll arimaheena
@HodanCawil-fg8hz
@HodanCawil-fg8hz Год назад
Hanbalyo 1M wllo
@nastehoyousef
@nastehoyousef Год назад
tNks WlllO
@nadeabdalla8356
@nadeabdalla8356 Год назад
uptio Arimaheena gabdhuhu is yeel yeelka ha iska daayaan , hadiiba ay noqoto dhaqasho reer ninka raga ah bay tahay inuu maduuliyadaa madaxa saarto , gabadhu hadiba ay wax baratay m.a horta lkn zxpow ogow tarbiyada iyo edaabta ciyaalkaas inay nawada saaran tahay lkn waa in ay ayadu u hadhaa oo tarbiyaysaa ana wixii la cuni lahaa iyo qodururiga aan soo shaqeeya
@anaaanaa212
@anaaanaa212 Год назад
Arimaheena abowe mcn 1m coment son insha allah abowe mcn
@joycekabeni8138
@joycekabeni8138 Год назад
The legend and the only man to hear his words Legend Abdulla waa kukutagersanahay Hadalkas lipax ................
@updy_azizmohamettali1160
@updy_azizmohamettali1160 Год назад
Abdala gangs cadi eh wye beee😂😂😂😂 wr arimahenow qoftan fowsiyo dood bdnaa
@saadiaali6454
@saadiaali6454 Год назад
Yac war ninyahaw ilahey hal lee hakusahlo koley intas san uhadli hal hita helimetsid san fila😊
@ayaanmahamed7435
@ayaanmahamed7435 Год назад
Wxn qofaki igu horeyey eee 👍iyo komatikabixiy guul ayn ku rajenay my brother cumar xajiyo ❤
@alonegrillar51797
@alonegrillar51797 Год назад
Dadka wax bartay iyo kuwa aan waxba baran farqi ween baa u dhaxeeyo wllhi Abdalla doodiisa nagtive waaye 💯 Armaan iyo wiilka kale proud
@atom_graphics1
@atom_graphics1 Год назад
Walaahi waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa arimaheena uu inoo keenay barnaamij dood wadaag runti waa barnaamij loo baahnaay waxaan ku leeyahay sxb horo usoco
@abdifatayusuph5204
@abdifatayusuph5204 Год назад
Countries'ka gabdhuhu shaqeeyaan waa hormaraan, Gabdhuhu corruption mayaqanaan, HS iga gaarsiiya xafiiswalbe gabar madax hauga dhigo. Let support our ladies really they are very smart, and honest.❤ Anigu todobada anagoon kabixin baan cvga diyaarin lahaa (if she educated one).
@xaawocabduqadir9054
@xaawocabduqadir9054 Год назад
wan Ka heley barnamijkan wll horey u soco 1m ramadanka intan la garin ina gartid aan Ku rajeyna👏👏👏
@hamdushbadel6645
@hamdushbadel6645 Год назад
Arimaheena wll plse wiilka dood dambe haku soo casuumin wuu caytamaya wuuna yasayaa hablha muranka iyo fikir xumda ka daran inta Ila aragti ah like ha saarto viva gabadha hee a farxadooda iyo sharaftooda 💪
@abdulahiak5520
@abdulahiak5520 Год назад
Calacalka yry
@raxmocabdi8149
@raxmocabdi8149 Год назад
Caytan majiro waxa jiruu kahadlayaaaa😂
@abrismaxamed
@abrismaxamed Год назад
Abdalla nin aan mowqifkiisa la gabadhan waaye legendary
@user-rq2gq7fx4h
@user-rq2gq7fx4h Год назад
هناك مبدأ من مبادئي التي لن اتنازل عنها ابدا:(من لم يكتفي بي أكتفي عنه للأبد )
@queenfayuuz8455
@queenfayuuz8455 Год назад
فعلًا 😌
@onzieal
@onzieal Год назад
خالص ♥️
@sucaadinasahal6988
@sucaadinasahal6988 Год назад
Fosiyo waa gabar waxgarad ah masha allh iskufikradbaanahay xaqiiq
@mona.1
@mona.1 Год назад
كلامك صح ❤
Далее
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
GABDHO HAL NIN MA WADAAGI KARTAAN ? || DOODWADAAG
30:20
HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA ADUUNKA KA JIRTO
44:36
Просмотров 783 тыс.
Waan Siigeystaa Caadi Miyaa ? | WEYDII MACALLINKA
21:07