Тёмный
No video :(

DoodKulul: HOOYO vs EEDDO - MAKORIN LAHEYD BAHDA KALE ILMAHEEDA | DoodWadaag 

ArimaHeena
Подписаться 1,3 млн
Просмотров 185 тыс.
50% 1

Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
/ arimaheena​​​​
​​ / arimaheena1
​ / arimaheena​​​​
​snapchat: arimaheena
​snapchat: arimaheena
Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
1,077,117 subscribers

Опубликовано:

 

24 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1 тыс.   
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 9 месяцев назад
Amira fikirkeda kuracsanahay amiira marka doodlagahadlayo waxa runta kalahadle masha alleh amira fikirkeda aa kahela😊😊
@xamdidaauud5754
@xamdidaauud5754 9 месяцев назад
sido klei ❤😢
@hamdimohamed812
@hamdimohamed812 9 месяцев назад
Really 🥰♥️
@user-sy9gr8fg3l
@user-sy9gr8fg3l 9 месяцев назад
Koko waa saxanthy ilmaha ad dhashy iyo midkale isku mid maha sikastoo ugu naxarisato❤❤😢
@maankaali4239
@maankaali4239 9 месяцев назад
Koko weey saxantahay hooyo sidee ilmaheeda ujeceshayhay qof kale uma jeclaan karto👏
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Saa ma noosoo gudbi baan ku niri anaguba waan daawaneynayee
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Ma tur jumaa baa tahay
@maankaali4239
@maankaali4239 9 месяцев назад
@@Qallocey thanks yaaqay intaad iga qosliday🤣🤣🤣
@rowjaomar
@rowjaomar 9 месяцев назад
Sax😊
@Miakatay1989
@Miakatay1989 Месяц назад
Adu Yaa replay usoo gal Yaa kugu yiri​@@Qallocey
@rumandaudi5594
@rumandaudi5594 9 месяцев назад
Koko is right ,every mother can equally provides anythings that shared with her child to another even the love she deserved, so the side of pure love amother is easily adapt to her child mostly because she give birth in difficulty ❤❤the correct situations is that a child cannot disappointment by a mother thus she knows a mother feelings even if that is not her child asad let me tell you somthing this is a discussion concern about a child whose mother is died so as mother i can take the responsibility of care and love for that situation not to disappoint the child
@user-gu1iq8sx8k
@user-gu1iq8sx8k 8 месяцев назад
😅
@qalliguhaad4300
@qalliguhaad4300 6 месяцев назад
Magaceeygu waa qaali guhaad Wxn rajeynaa inuu arimaheena arko qoraalkeeyga ani qiso igu dhacday wxn joogaa sacuudi carabiya 2015 ayaa laba gabdhood oo 9 jir iyo 7 jir ah oo agoon ah wxan geeyy soomaaliyo gabar wlaashey ah ayaa udhiibtay wxy balan iiga qaaday iney ilmaheeda oo kle yihiin dhibne arkeenin waan ku biili jiray anoo lacag u xisaabineen iskool iyo dugsi ayaa gabdhahii la geeyy wxaa dhacday in gabadhii weeneed ceeb kasto loo yeelo wlshey wxaa ujoogta gabar 13 jir ah iyo gabadh 20 jir iyo 2 wiil oo kuli gabdhaheeyga ka waaween iyo labo gabdhood oo 4 3 jir kla ah oo gabadheeyda dhashy waxey noqotay gabadheydaa mar la dilo ceeb kasto loo yeelay wey dilee mxd ku dhishay Bishaaro baa itiri saas bey sameeysay bishaaro waa gabadha 13 jirka ah ooy dhay markaan u adkeeysan waayy bn iri wlaaley gabdha ha wn kaa wadanaa wey ii diiday caayda dariska xatee wxey aheen by ku caayaan sidii sada loo ahaadaba gabadhii markeey cadaabtii u adkeeysan weeysay bey wiil ey isku barten wiilkeeda la fakatay alxmd lilaah wey guursaday gabar bey dhashy wiilkii wey kla tageen markeey tii weeneed guursatay beey tii yareed sidi oo kle kula dhaqantay alxmd allh walaalkeey waa caabud waaq ka yimid ani marka in aan wlaal dambe wx ku darsado marabo wn ka faa iideystay oo tii yareed bn ka kaxeeystay gabar marna aan saaxiibo isla soo goray nahy marne ilmaheyga ilma adeer yihiin bn tii yareed udhiibtay markii tii weeneed lasoo furay ayagii iyo gabar tii yareed qol bn uga kireeyy gabadhii gabadha ii heesay agteeda hada 19 jir iyo 17 alxmd lilaah sidii amiiradii bey ku noolyihiin wxn ku keenay hadalkaan wxaa jiro habaryar ka daran eedo oon arxan laheen wxn illh uga baryaa qof kasto in uu ilmahiisa illh ka fogeen allaahumaa aamiiin wxn rajeynaa inuu aqriyo arimaheena Shere haloo dhaho
@fahemamuhammad6623
@fahemamuhammad6623 9 месяцев назад
Gabdhahaa saxan aragtidayda,suaasha Dr ka majority waxy dumarku unoqdeen xaga ilmaha ayna dhalin waa Ragu waxay guursadaan 4 dumar ah lkn dumarku maya sidaa darteed waxa badan fursada dumar ahaan an ku korino ilmo aanan dhalin marka loo eego raga. Mahdsanid Arimaheena. Asad adna difaaca kabax doodu waa keliya aragti maaha inad qalad ku tilmaamtid qofkale ra'yigiisa.😊
@munabarre6738
@munabarre6738 9 месяцев назад
Nimankaan u asad ugu horeyo qararac iyo iska dood ayeey meesha kuhayaan.KOKO waa gabar adag wlh o aqli usaxiib ah masha allah ❤Ragga wax garadka ahna wey fahmikaraan doodan cida kuguleysatay ineey gabdhaha yihiin horay usocda
@NNnnn751
@NNnnn751 9 месяцев назад
Coco Waa runteed Jaceylka qalbiga lama xadidi karo always markasta hooyada ilmaha jidhkeeda ka soo go’a ayey jeclaata
@mahdimo6276
@mahdimo6276 9 месяцев назад
Hooyada waxaba laga yaabaa cunugeeda inoo oga fiicnaado midkee ficleyso mida waxa waa caruur in la wada jeclado lawada barbaariyo ay u baahanyihin
@NuuraYuusuf-pc9ds
@NuuraYuusuf-pc9ds 9 месяцев назад
O9
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 9 месяцев назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵🏻
@Sheekha.Idiris11
@Sheekha.Idiris11 9 месяцев назад
www.youtube.com/@Sheekha.Idiris11
@user-ej4fn3ol6y
@user-ej4fn3ol6y 9 месяцев назад
Koko wad saxanthy waayo qalbiga qofka asaga ma maamulo lkn wiilasha kma hadlyan xaqiiqada asadna madax adeeg Tankle xita cunuga lgu kenay hdii ad si walpo uyeshid marnba ma dhacyso ind booska hooyadiis ugashid marka wiilasha wxad iiwaydisaa maxa cunugas darenkaas ku dhaliyey❤❤
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Scw
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Ku sali nabigaa lagu yiriyee maxad sheegtay qalbigu ku dillaaac
@Farxiya_fani
@Farxiya_fani 9 месяцев назад
Waxaa larabay inaa waydiiso maxaa ilmaha hooyaa markay qaadato ugu biili waydeen oo udayacdaan🤔 taas kasii fcnaan lahayd🥰 manzha allh waad saxanthy💯
@user-wn2zt8vc1f
@user-wn2zt8vc1f 9 месяцев назад
Koko walhai waa runsheeg xaqiiqada ka runsheegaysaa allaah ha ku xafido wllo❤❤❤
@abdullahibashir9840
@abdullahibashir9840 9 месяцев назад
I was watching the live. As a man, I was frustrated with the men. They misunderstood the point. The women said, that they would show love, affection, care and mercy to both children. But as a mother, and as a human being, you can not control your qalbi. When you have a child that you carried for 9 months, and raised.... that child has a soft spot in your heart. That does not mean that you will mistreat the other children, the heart does, what it does. And that is 100% true. It is important to understand the topic and point first, before sharing your opinion.
@sathoibrahim9690
@sathoibrahim9690 9 месяцев назад
Absolutely true
@Hooyomacan1
@Hooyomacan1 9 месяцев назад
Absolutely ayaga lkn dood iska daba wareeg u badaleen tooda saxan tan gabdhahana way ku heestan
@zadaamhirzih5485
@zadaamhirzih5485 9 месяцев назад
Kwrm haday kii aysan dhalin o aad u ixtiraama kalgacayl wax walpa u muujiyo ki ay dhashayn waalid caasi yahay alle Kuma Keene keebay jeclaan lahayd😊
@cabdinajiibcalisheikh3671
@cabdinajiibcalisheikh3671 9 месяцев назад
​​@@zadaamhirzih5485 ayigaaba kuu sheegaye gabdhaha "xitaa hadii uu dabamar yahay wiikeyga qofkale kama jeclaanaayi" kudheheenbo🗣
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 9 месяцев назад
Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend welcome back guys
@AbdirahmanDestivano1011
@AbdirahmanDestivano1011 9 месяцев назад
Geeed Lab koko Dooda adaa ku guulaystay rayigaana waa kugu raacsanahyay 💯💯💯
@abukainaosman2126
@abukainaosman2126 9 месяцев назад
I believe koko is right u can't hide mother's love .... as she said they will show equal love and care all the children but for her child it will be different bcz of the reality
@faizaelmi3556
@faizaelmi3556 9 месяцев назад
Ilmahaada qafna maku dorsanesid Wayo ilmaheda Wa jirkaga qeyb kamida Waliba waa wadnahadiyo bananka yalo Wana daremi karta wadnahado bananka Yalo Waxa daremi leheeh ❤❤❤❤❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад
You don't need to be a Muslim to support Palestine, you just have to be human. 🇵🇸🇸🇴 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين 😢
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Fadlan somali ku qor
@SucdiAbdirashid
@SucdiAbdirashid 9 месяцев назад
​@@Qallocey😊😊😊
@suhurhassan8369
@suhurhassan8369 9 месяцев назад
Koko she is right waayo hooyo si kasta oo ay 100 ilmood ukoriso jacaylka qalbiyan ee ay ilmaheda uqabto cid kale ma uqabto naxarista iyo jacaylka halkala saaro hooyo always ilmahy dhashay qalbiga ka jeceshahy xididka walidnimo aa iskugu yaalo❤️🥰
@kiikojr8061
@kiikojr8061 9 месяцев назад
Adiga hada ma Jeclaan lahayd in ilmahaaga eedadood Ee Ka jeclaato kuwa ay dhashay mise waxaa rabi laheyd In Ay si isku mid ah Uwada jeclaato Oo aysan u kala soocnaanin Your Logic. ...?
@suhurhassan8369
@suhurhassan8369 9 месяцев назад
@@kiikojr8061 is fahanku waa muhiim walalo waxad ogaata ilmahaga inaan ujeclaynyn sidaad ujeceshahy for example haduu ilmuhu kufo sidaad uga naxayso beerka anigu ugama naxayo waayo adigu beer ayad tahy ana walid ilmihi haya marka hooyo iyo qofkale marnba isku dareen maaha
@farhiaali8967
@farhiaali8967 9 месяцев назад
​@@kiikojr8061si isku mid ah umaba jeclaan karto sbbto ah hooyada ilmeheeda jecel rabaani ah baa alle ugu aburay marku calosheda kasoo saray lkn kuwa kle wa uxaqsin kartaa
@zadaamhirzih5485
@zadaamhirzih5485 9 месяцев назад
Kwrm kaa dhashay hadu caasi kugu noqdo ilahay kuguma Keene kii ad korsatayna u baari iyo ixtiraam iyo kalgacayl ku muujiyo ke jeclaan lahayd markaas
@suhurhassan8369
@suhurhassan8369 9 месяцев назад
@@zadaamhirzih5485 wll imika ma hooyo jacaylkedN ku fahansiya inankedu haduu tuug noqdo saldhigyada kadaba gasha jacaylkay hooyadu ilmaheda uqaado wuu ka badanyhy wlhi jacaylkay hooyadedi dhashay ay jeceshahy markaa hooyo waa ilmaheda jecel xaladkasta
@MaryaCumar
@MaryaCumar 9 месяцев назад
Ku sali nabigena The best person ever The most knowledge aple and The most shine all created prophet Muhammad scw❤😊
@warda4257
@warda4257 9 месяцев назад
Koko wa runteda qalbiga lamasikaro lkn cadaalada ixtiraamka waxkasta wanaagsan walosamenkara iskastaba ha ahaato caawa gabdhaha fikradoda masha allah wa xaqiiq
@sadiagargaar1439
@sadiagargaar1439 9 месяцев назад
قال تعالى (ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه)
@ikraangureey6218
@ikraangureey6218 9 месяцев назад
Gabdhaha wey saxan yihiin hooyada ilmaheeda sidee u jeceshay cunuga kale uma jeclaan karto lkn. Isku si wey ukorin kartaa weyna simi kartaa ❤ asad wixisa fikir ka hadal mahan gabdhaha uu challenge gareenooya😂😂😂
@Mohamudmoh123
@Mohamudmoh123 9 месяцев назад
Alx qofkasta hooyadiisa soo kurisey allah ha umahad celiyo hooyo mcn ilove you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibakabdi
@hibakabdi 9 месяцев назад
Doodani aad bay u xiiso badnayd part two koko amiira ceyda cumeer iyo asad aa sugayna arimaheena😂😂
@munisha63
@munisha63 9 месяцев назад
Gabdhaha sey wax udhohoyin iyo wiilasha sey wax ufahmen ismale war gabdhaha hawalina😂😂
@casisajamalcasisajamal1625
@casisajamalcasisajamal1625 9 месяцев назад
Run waaYe wlhi asd waaa lamarsiin la,yhy😂
@yasinabdi4352
@yasinabdi4352 8 месяцев назад
Adiga❤❤❤
@Abdallakhd
@Abdallakhd 9 месяцев назад
1.Wiil/gabdh Social Media kujira maguursan lahyd. 2.wiilasha gbdh ba so guurstay cunto makarinayo wajib iku ma aha marka rabaaan karinaa maxa sameyn laheyd. 3. walidka baaba nacay naagta/ninkada in aad furtane dalbaday adne wax qalad kuma arkin maxa sameyn laheyd. Fg aniku iskabulaa ahay ikama turjmayaa sualaha wa uun fakir wax waqic ah
@mushtaaqfarhan7937
@mushtaaqfarhan7937 9 месяцев назад
Koko io gabdhaha baa ila saxan wiilasha istustus baa haayo ❤
@abdallaakwac7356
@abdallaakwac7356 9 месяцев назад
Marka laga soo tago raga qaabka ay isku difaacayan macquul ma aha in aad ilmo aa dhashay iyo ilmo aad adeer ama eedo u tahay isku mid ma aha gabdhaha 💯 wey saxanyihiin lakin xaqooda waa simi karta balse jeceelka canuga aad aabaha iyo hooyada u tahay ayaa jeclaane ❤
@hodomohamed3648
@hodomohamed3648 9 месяцев назад
Raga way iska caday inay iska caabin ku jiraa 😂ilmo aad dhashay iyo ilmo kle aabaha oo ka jacayl yar hooyada ayeyna xitaa usimnayn hooyana hadalkedapa daa oo ilmahedu xitaa haduu sakhraan yahay wat jeceshay iyada
@abdallaakwac7356
@abdallaakwac7356 9 месяцев назад
@hodomohamed3648 aad iyo aad waa intas jecel isku mid ah kuwa dhashay aaba siin karin macadallah ko naagta dhashe 🤣 lkn xaqooqda waa simi kartaa
@user-fx4ki4bu2n
@user-fx4ki4bu2n 9 месяцев назад
Gabdhuhu hadaLkay ku hadlayaan way saxan yihiin ee haka dhigin Inayy gabdhuhu khadan yihiin❤❤❤❤❤
@luulabdullahi793
@luulabdullahi793 9 месяцев назад
Gabdhaha wey ila saxan yihiin, sababto waxe kahadlayaan cadifada hoyinimo aabe ,madaremayo waxyabahas 😊 lkn fahanka wilasha fahanka Gabdhaha wekala duwantahy
@zadaamhirzih5485
@zadaamhirzih5485 9 месяцев назад
Kwrm kaa dhashay hadu caasi kugu noqdo ilahay kuguma Keene kii ad korsatayna u baari iyo ixtiraam iyo kalgacayl ku muujiyo ke jeclaan lahayd markaas
@MunaUssuf
@MunaUssuf 9 месяцев назад
@@zadaamhirzih5485idinka hooyonimo mfhmysan iyo wlidnimo kan ada dhashey qeyb kamida jirkaga wye knna wa korstay siwalba usim lkin qalbigu same uma noqonayo
@fannyvideos1430
@fannyvideos1430 9 месяцев назад
​@@zadaamhirzih5485 kaas malin malmaha ka mida inta wax lagu aqriyo uu kaa dagi kara lkn kan aad dhashy meel kagama dagyo ila aad tarbiyesan karta qofna kuguma diri kro
@surayamoha3945
@surayamoha3945 9 месяцев назад
@@zadaamhirzih5485markeste jirkaga qof kle kama jeclan karid lkn wanagisa wad u haysa wana ina ka hormarisa kaga casika lkn waliga qalbika walidnimo isma badalo gaar ahaan hooyada sida jcylka kle o bila aadanka maha
@surayamoha3945
@surayamoha3945 9 месяцев назад
@@zadaamhirzih5485 ina ilmaha kle o adan dhalin o baariga ku ah ina ka hormarisid ilmahag kle casiga xaq maha lkn wa ina wanajisa o baari u noqota sidu kugu yahy lkn danbi maha ina kad dhashey jeceshy ee waxa danbiya ina ka hormariso kan casiga o barinimadisa adan u abaal gudin
@Mariamm34
@Mariamm34 9 месяцев назад
Xaqa iyo jacaylka iskaga qaldan wiilasha xaqa inaa iska rido iyo inaa qof gooni ujeceshhy wa labo shay inaa qof gooni ujeclahayna khalad maaha👍
@abdirahmanabubakargure4026
@abdirahmanabubakargure4026 9 месяцев назад
Team gabdhaha right ✅️ Team wiilasha wrong ❌️ 19:41
@user-od7dj2zx7g
@user-od7dj2zx7g 9 месяцев назад
Koko Aya mesha hadlooso manshallah Ayan leyahay❤she has a pure convidence manshallah may Allah protect you and guide you inshallah
@amalmoha8002
@amalmoha8002 9 месяцев назад
Dhaqaalaha daryeelka iyo jacaylka iskaga khaldan ragga ilmo aad dhashay marnaba ilmo kale kuulama sina jacaylka qalbiga markasta ilmahaaga leh😇
@queentasniim2696
@queentasniim2696 9 месяцев назад
Intaas ee fahmi la'yihin ane sheko wxe ikenen isku Mide noo yihiin yaa wxs loo shega iskada dadke iska gad gadoyine 😂
@amalmoha8002
@amalmoha8002 9 месяцев назад
@@queentasniim2696 Wllhi waaa qoslay 4-jirka baan ka yeelayn waxay ku sheekaynayaan ciil aa iga hayey yaa dooda ku dhex geeya baan islahaa😀😀
@user-oz8en3to1k
@user-oz8en3to1k 9 месяцев назад
​@@amalmoha8002hhhhh waa iga qoslisey anba ciil igu dilaayeen coz ilmaha ee iyaka dhaleen eeba Daryeelen asey kuwa ninkle dhalay u doodayaan uff istustus badnaa ragaan
@SuntaFaaraxmajopasto58
@SuntaFaaraxmajopasto58 9 месяцев назад
Gabdhaha 💯si Runa ayeey dooda uga hadlayaan lkn wiilasha iska dhaadhicin iyo been ayee wadaan couse cid walba weey ogtahay Aabe ama Hooyo ilmahooda see u jecelyihiin ineey ilmo kale u jeclaaneen
@nurfunny6411
@nurfunny6411 9 месяцев назад
Runta wey fiican tahay Gabdhaha fikirka kooda waa sax adeer iyo Eedo lama mid ma noqon karaan AABBE IYO HOOYO jaceylka Hooyada waa wax aan la heli harin Hooyo macaan ❤
@fooseykhaliif1905
@fooseykhaliif1905 9 месяцев назад
Asad soo baro hab dhaqanka dooda Dooddaane gabdhaha ku guuleystay maadaama ay ka run sheegeen 100%
@Salwa3r
@Salwa3r 9 месяцев назад
Horta ma ila argtay laba labadiisa is ka ka gad dad kuu is leeyhy walhi ee ma jiro ilmo aadan dhalin in la is ka jeclado sheeko😢
@fahadaxmed1887
@fahadaxmed1887 9 месяцев назад
(وليخش الذين لو تركو من خلفهم ذرية ضعافا خا فو عليهم فليتقو الله وليقولو قولا سديدا.).😢😢😢
@Minahjibril
@Minahjibril 9 месяцев назад
Waxay u doodayan ilmo aabe kle dhalay e ader u yihn waxayna dayacan ilmaha ee ayaga dhalen ilmaha hdu eedadis lajogo aabaha jacylkoda ma helan aabayasha aya carurta dayaco badana 😢
@user-yu9gw2yu7g
@user-yu9gw2yu7g 9 месяцев назад
Maya kamhelaan daryeel aabenimo alamaxaan arkay kuwo badan oo nocaasa😢
@Maria-om1vs
@Maria-om1vs 9 месяцев назад
Asad hagio muran jeclaaa inaalilaahi gabdha waa sax,😂😂😂
@TahliiLAhmett
@TahliiLAhmett 9 месяцев назад
Allah is one☝️ prophett mohamed scw❤
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Yes
@rahmaabdi1411
@rahmaabdi1411 8 месяцев назад
Scw❤
@xamdaciise8094
@xamdaciise8094 9 месяцев назад
Mashalh gabadhuh waxay leyihin acqali salima wa run qabigu wa mid iyado xaq sor jiro hadana qofwaliba u og yahy inay hoohada asn iskumi ahan wax ay dhashay iyo qofkale lakin micnehedu maha inay tusayso inay ka jeceshahay ee wa qabiga ma waxan ku.racsanahy gabdhaha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky
@ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky 9 месяцев назад
Arimaheena arin fcn wadaa wllka horay usoco soo badi doodaha ❤
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 9 месяцев назад
Gabdhahaa kuguulaystay doodaan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Ahmed-fr9qb
@Ahmed-fr9qb 9 месяцев назад
Ani ahaantyda eeday lanolay hal malin farxad madaremin nolosha inacsiisay abana jecelkisa ma arg 😊lkn alxm hda qof kiligis nool ahy alxm ❤
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 9 месяцев назад
Waa laso wada Maray waana laga baxaya insha allah
@hafsaali5108
@hafsaali5108 9 месяцев назад
Aboowe sorry aabaha ayad arag jacaylkiisiye qof aan ku dhalina warkiisaba daa😢😢❤
@Ahmed-fr9qb
@Ahmed-fr9qb 9 месяцев назад
@@hafsaali5108 saxiix 💯💯
@Sweet-yn7ft
@Sweet-yn7ft 9 месяцев назад
Abaha ayaa qaladka lahay ruuxi ku dhalayba hdunan ku danenin wax eedo lagu qabsadaba jirin
@RuMaan7
@RuMaan7 4 месяца назад
Dhibatada edada ma ahan wa abaha bc abaha oo ku jeclen how ba naag uu qabo oo asga dartis u baratay ku jeclane 😢
@yaxyecabdifaarax
@yaxyecabdifaarax 9 месяцев назад
Su aasha gabdhaha kusaxan markii si qoto dheer marki loo fiiriyo ❤❤❤❤❤❤
@fatmina08
@fatmina08 9 месяцев назад
KOKO waa doood yaqaan masha allah macalimow ka maqan asad boskisa halagu badalo
@barwaaqoinamuuna6539
@barwaaqoinamuuna6539 8 месяцев назад
Yarkaas mocalimow waa dood yaqaan wuuna ka maskax badan yahay wallahi wax walba cadaalad ayuu uga jawaabaa
@MarwaMohamed-uz9yx
@MarwaMohamed-uz9yx 9 месяцев назад
Amiira is not easy😂😂😂😂😂
@fowziaali3942
@fowziaali3942 9 месяцев назад
Gabdhaha ayaana Ila saxan doodan waa run xaqa waa la Simi karaa lkn qalbiga lama Simi Karo Dooda xigta Asad Ka reeb fowda socoto waye😂 Next time dooda cayda, fowzia iyo moalimu kuso dar
@deeqow796
@deeqow796 9 месяцев назад
Sababta in hooyada ilmaheeda aykajeceshahay ilmaha kale waa sababta Allah 3 Mar udhahy ثم أمك ثم أمك ثم أمك haday xaqoodada isku si kadhigto qalbiga waa mid marka wiilashu waxay kuhaystaan waay aad ujeclaan wayday dhamaan tood ismaadan waydiin miyaa waay hooyadaa aduunka ugu jeceshay waay markii laguwaydiiyo abbo iyo hooyo keed jeceshay ulasoobodaa hooyo❤ sida xaqqiqdaa waxaa ujawaabtay koko qalbiga waa mid dharkaaga ayaa hal shay kajeclaankartaa inta lagaarin qof nool wax alle noosheegay aayan laga is indho tirin
@suleekhamaxamuud4214
@suleekhamaxamuud4214 9 месяцев назад
Wlhy waa fikirkaan qabo wllo lkn wiilasha wxooda waa kuxumeyn iyo iswanaajjn afka ah
@deeqow796
@deeqow796 9 месяцев назад
@@suleekhamaxamuud4214 Haa sidii ugu wanagsan bay ugahadleen gabdhaha
@SalmoMaxamed-ko1pc
@SalmoMaxamed-ko1pc Месяц назад
Wallahi muqalka 3 mar kal duwan dawaday wana kahelay arimaheena doodaha nocan nosoogudbi abowe ani ahaa fikrada Amiiraa racsanahay❤❤❤❤🎉
@ARAFAD66
@ARAFAD66 9 месяцев назад
Allah is one ❤️❤️❤️
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Yes
@aliabdihussein4677
@aliabdihussein4677 9 месяцев назад
Dood buuq badan sababa badan awgood 1. In aan lafahmin mowduucada dooda oo ahaa mid furan balse dadka qaar uqateen team team 2. Asad iyo yarka kale oo marwalba focusgaraaynayay wax mowduuca kabaxsan taaso ah dareen kicin iyo in ay piontiga kaleexdan Aniga ahaan waxaan dhihi lahaa next debate dad degan hala keeno oo aqoon uleh xeerarka dooda fahansana waxa ay kadoodayaan Asadna yaan lagu soo derin sabato ah malmahan barnaamijyadiisa dhan wuxuu umuuqda mid gabdhaha attack gareya
@MarwaMohamed-uz9yx
@MarwaMohamed-uz9yx 9 месяцев назад
Gabdhaha wey ila saxan yihiin sababto ❤❤❤❤
@safiaibaar5110
@safiaibaar5110 9 месяцев назад
Sidee cunug 9bil Soo waday xanun iyo rafaat la Soo martay iyo cunug shalay lagu keenay isku si uma jeclaneysid wlhi lkn xaqoododa iyo barbaarintosa waa Simi kartaaa taas xaqiiq eh💯
@ima6751
@ima6751 9 месяцев назад
But u should also love them if they r brought to u wen they r 8 year old an u raise them up
@naciimoxasan3213
@naciimoxasan3213 9 месяцев назад
Lambar 1 gabdhahaa guuleysteen sbb too ah xaqiiqdee ka hadlee mida kle abti asad dooda kasaar mayaqaano hal eray ooku dhagan yahay 😂wiilashana waxaa ka dareema iney jeceelka iyo xaqa iney kala aqoon always winner 🎉girls ❤❤❤
@juwaabdirizaaq428
@juwaabdirizaaq428 9 месяцев назад
Sx wlh beentaa maahan waxa dhan wee isku qaseen
@suhaybgiire7478
@suhaybgiire7478 9 месяцев назад
Aniga Fikirkeyga Waxa Ila Saxan Gabdhaha Waliba Cabirka Ay Saartay Koko Waa Mid Run Ah Jacaylka Qalbigana Qofku Ma Maamulo Ilaahayba Ku Abuuray Bini Aadamka.
@user-yu9gw2yu7g
@user-yu9gw2yu7g 9 месяцев назад
Xaqiiq waa Dareen ilaahay ku abuuray qalbiga hooyada ❤ ee xumaan mahaa xitaa haduu dadka uguliito waxbaa kujiida naayo ilaahay amarkii😢
@suhaybgiire7478
@suhaybgiire7478 9 месяцев назад
@@user-yu9gw2yu7g Waa Runtaa Hooyada Oo Kaliya Maaha Waa Bini Aadamka Oo Dhan.
@queentasniim2696
@queentasniim2696 9 месяцев назад
​@@suhaybgiire7478 wxay isku qaldayan daryeelka iyo jaceylka inu daryeelayo Loma didano lkn isku mude iyihin kulaha qof ilmihisa ilma kle ay ula mid ahanayan majiro 😂
@suhaybgiire7478
@suhaybgiire7478 9 месяцев назад
@@queentasniim2696 Daryeel Iyo Xanaanayn Xitaa Hadaad Siiso Ilmaha Kale Dhanka Qalbigaaga Waxa U Dhaw Inta Badan Ilmaha Aad Dhashay Dareenkaasna Qofku Ma Maamulo Ee Waa Mid Ilaahay Inagu Abuuray.
@suuro7093
@suuro7093 9 месяцев назад
Gabdhaha way saxanyihin cose qalbika qofne ma maamuli karo 😊
@axmeyzeysmile4109
@axmeyzeysmile4109 9 месяцев назад
This is clear, what koko is talking about is real but you don't show it to the children ,your children or others to avoid their differences between them
@naleeyAbdi
@naleeyAbdi 9 месяцев назад
Amiira daganaan masha Allah ❤ Mida kale dooda waxaa saxsan gabdhahaa wiilasha difaca ka baxa😂
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 9 месяцев назад
Runtii gabfhaha runta ayey ka hadleyaan lkn nimankaan runta kama hadleyaan keliya waxay ku heshiyeen in ay hal wado aan kuwada socono😂😮⁷
@kiikojr8061
@kiikojr8061 9 месяцев назад
Ayuub Is The Man Of The Match 😂❤ Arimaheena Part Two Kusoo dhawso pls 😢
@sacdiyocabdigaab4502
@sacdiyocabdigaab4502 9 месяцев назад
Asad wixiisu waa dad iska dhicis iyo xoogsi si real ah uma hadlin guud ahan wiilasha gar ahaan asad iyo wiilka kuxiga gabdhahase mashallah siiba koko meela badan bey taabatay ayadoo u hadley si xaqiiq ah.
@user-ps9cw4fg6l
@user-ps9cw4fg6l 9 месяцев назад
ARIMAHENA IS ONTHER LEVEL
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Aaaaaaaaaa
@NaimaomarMohamed-dp6zs
@NaimaomarMohamed-dp6zs 9 месяцев назад
Dooda wan ka helaa wlhi Hadii aan fikir keyga ku darsado tan ilmaha cunug adiga aa dhashe iyo kan nin kda dhale wxaa mu hiim eh inaa kan aabaha dhale iska ilaaliso waayo hooyo ma hesto woo is xumeyna woo is cuqdadena lkn kan aa dhashe malin uun woo ku fahmi donaa so kan ilmahada la dhashe woo kaga xaq bdan yahy midka adiga kaso goe 🙏
@surayamoha3945
@surayamoha3945 9 месяцев назад
kagama xaq badna kaad dhashey aya xaq saaida kugu leh o ilmaha aad dhashey xaqa u kugu leyahy diinta aya sheegty intadan gursan ayuba xaqisa bilabanaya ina u raadisid hoyo ama aabe wanagsan wixi xun oo ad ku barbariso hadu wanag yahy wa ku jano tagi karta adu xun yahyna wa ku naar tagi karta wana laga xisab tamaya aakhr lkn ilmo aadb dhalin wuxu sameyo cidna aakhiro kuma haysato wixi xun o ad barty moye ee meel laku dhahey ilmo adan dhalin aya laku weydina wuxu sameynayo ama ilmo xun ama mud wanagsan taasi wajib laku saaarey maha ee shey kaste marka ka hadleyso diinta halo firiyo diinta aya ah fariinta nahageysa
@cawobilan5721
@cawobilan5721 8 месяцев назад
Kaaly ragan ma jahilin baa say ilmha jidhka ksoo goy iyo ilmo kle jaceyl kooda isla barbar dhigyaan cadaalad waa usimanyiih mana dareensinyo imha hooyo lan lkn jacl qalbiga Allah hyo kaa dhib umryna cidna lma so o😢😢❤
@user-wm7xt1qq3i
@user-wm7xt1qq3i 4 месяца назад
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252616784780 // 0614924579
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 9 месяцев назад
ALLAH IS ONE☝️❤️🥺
@djsamaaleofficial
@djsamaaleofficial 9 месяцев назад
Dadkan waa Dad Si fican Dooda U wadaagaya Isla dadkan Muuqal kale kasoo Samee❤
@user-qw8em3kj8p
@user-qw8em3kj8p 9 месяцев назад
قال تعالى ( ولن تستطيعوا ان تعدلوا بين النساء ولو حرصتم ..) mawada jclaan kartid xaasas kaaga si kastoo iskugu deydid 💯💯
@nicima_mahamuud
@nicima_mahamuud 2 месяца назад
Wa runted koko ilmaha aad dhashay iyo ilmo aad dhamin isku di uguma damqan kartid sikaste hadad ugu cadacad samysid wayo kad dhashay wa beerkagii ased iyo wiillsha kalada way walad dhahmen koko
@user-iq7ji8tb8q
@user-iq7ji8tb8q 9 месяцев назад
Point Fcn kaHadashen wa run Hooyada ilmaheda mid kle kama jeclanyso ana marQati u aH wa daren u illah kuberay e wx laiska kenayo ma aHn arimahena ❤😢
@dheereyechannel
@dheereyechannel 9 месяцев назад
Legendary always share a discussion i can't wait 💯👍
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Haduu yahayna hadaadan sugi karina maxaa iga kidhiisha
@user-ge4co1my9j
@user-ge4co1my9j 9 месяцев назад
Aniga koko aa raacsanahay ilmaha aan kurinaayo matusaayo enaa eeddo uahay eewaxaatusaa inaa hooyo uahay lakiin ilmaha aan dhalay waa xubin kamida jirkayka lakayaabo kaan dhalay Inoo wax itarin uu wax itaro kaan kuriyay ❤❤❤ aadanaha isku mid maaaha saan uga naxaayo ilmahayka ayaan uga naxaa sikadaran ❤❤❤❤
@user-xs9hi7mx9c
@user-xs9hi7mx9c 9 месяцев назад
gabdhaha Rune sheegoyin diinteena Kitaabada In badana lagu sheegay awlaada u cadaalad fal Lkn laguma Odhan Isku si qalbigaga Ha Ugu waynaadan Jacaylku waa Rabaani qofkaa Rabtaa Jeclan Karta Mrka Wilshu Dooda Wayba Khlfooyin jacaylka lama Qaybin Karo Wa qofki ka kensada uun
@rayancdy3144
@rayancdy3144 9 месяцев назад
Wiilasha istustus lee uga jawaboyaan😂😂😂 gabdhaha saxan 😮hooyo cunugeeda qofkama jeclo lkn xaqooda weysimtaaa😮😮
@barwaaqoinamuuna6539
@barwaaqoinamuuna6539 8 месяцев назад
Waxay is leeyihiin maadaama caan tihiin gabdhaha idin daawanaaya ama taqaanaan mid kamida ha idin jeclaato
@user-rm7si8pu6n
@user-rm7si8pu6n 9 месяцев назад
😢😢😢 amiira qalbi bash hoooooy amiira qalbigeeda maydan ilaalin dadka quluubtoda ilaaliya dacaraha qaar haku kicinina
@FARMADHIGE
@FARMADHIGE 8 месяцев назад
Wa barnamijyo loo bahan yahay thnks arimahee❤❤
@afnaanahmed7195
@afnaanahmed7195 9 месяцев назад
Koko 100% wy saxnthy ❤😍
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 9 месяцев назад
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
@PabloGavi-pp6xc
@PabloGavi-pp6xc 9 месяцев назад
Arimaheena the legend 😮❤
@farhiaabdikadir1673
@farhiaabdikadir1673 9 месяцев назад
Xaqiiq jawaabta saxda gabdhaha bixiyay❤ Isku si waad usimi karta xaqa iyo wax waliba oo aad siin karto Balse jacaylka qalbiga isku si maaaha caruurtada si walbo caasi iyo madax adeeg uyahy jacylka qalbiga ugu hayso marna isma badalayo mana lala qaybsan karo
@CILMINAFSI27
@CILMINAFSI27 9 месяцев назад
Aree lpx 3weeks ku dhawad ad ka maqan tahau youtube sxp wax so dhig noh😮😊❤
@XamdaLuul-wf1wh
@XamdaLuul-wf1wh 9 месяцев назад
Gabdhah ayaa run sheegaye ayagu comer ayaa iska gadayane runtaa sheegag😂😂😂
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 9 месяцев назад
MashaAllah koko is very smart. She intelligent lady and she talks the truth ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ from USA
@samiira2588
@samiira2588 9 месяцев назад
Arimaheena barnamijkaan Dood noo soo badi
@user-zt7hb1hb3s
@user-zt7hb1hb3s 6 месяцев назад
Nabiga aan ku salino s.c.w❤ koko waa gabar aqli badan wllhi wayna saxanthy ilaah ha xifdiyo
@MarwaMohamed-uz9yx
@MarwaMohamed-uz9yx 9 месяцев назад
Asad is not easy😂😂😂😂
@fathi182
@fathi182 9 месяцев назад
Arremahena saan masoconayso from ceyda 😂😂😂
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Lagaama wcin halkan
@Elias14-vl6wd
@Elias14-vl6wd 9 месяцев назад
@@QalloceyAdi dadka maxaa lgaa siiyaa.😂😂
@falastiincllahi12
@falastiincllahi12 9 месяцев назад
Points ay gabdhahn ku dhaganyihin waa ana dhalay lakiin ilmahan yar ba hada niyad gashato kana ana dhalay same uwada jeclane lakin hada dhahdo kan madhalin kana dhaly waliga canugad yar jacey yar xita masinesid love mom ❤❤
@kamaalhaiy4292
@kamaalhaiy4292 9 месяцев назад
Keep going wll pouya ❤❤
@shukrimohamed4808
@shukrimohamed4808 9 месяцев назад
Koko wey saxantahy weyna fikir fcnthy gabar wax baraty mshallh ❤
@SahraFarax-xm4io
@SahraFarax-xm4io 9 месяцев назад
Doodu caawa wax jira maaha wada buuq waaye mideeda kale ani gabadha ila saxan hooyo canug ee dhashy iyo midaasn dhalin iskugu mid maaha xataa hadey sikasta iskugu jeceshhy ayada kii kasoo go.ay canug kale ulama sino waa hadii si qalbiyan loo hadlaayo ❤
@ladanaadan5053
@ladanaadan5053 9 месяцев назад
Sida runta hadii laga hadlo hablaha saxan teda kale ninku why uu dumar uun ula radinaya ilmihiisa haduusan naxariis kuogayn ayeeyo ama eedo ama habar yar korso ilmahaga guri dajiso kawr hay teda kale eedoyinka mawada xuma ssidokale ilmo aad dhashay iyo mid aan korinayso isku si uma jeclanaysid xata hadii uu ilmahasi kawanagsan yhy kaga hooyo marwalba qalbigedu waa ilmaheda lkn ilmhan kale madarensiin donto xaqdaro mana kala xasdayso lkn ilmaha aad dhashay haduu khalad sameeyo oo sixun udisho maraka dhahdid hooyo raali noqo ee sasabtid wuu ilawa waxa kusamaysay wayo wu ogayhy ina hoyadi tahay lkn kale hada kuqaylisid xata meel buu kuqoranaya sbbto ah wuxu ogyhy ina dhalin asad hajojiyo dood xumaynta 😅😅😅
@zadaamhirzih5485
@zadaamhirzih5485 9 месяцев назад
Lkn sida u badanyihiin dumarka somali ka aysan dhalin bay si xun ula dhaqmaan o ku shaqayataan runta fcn eee wll o garacaan
@sadamhussein4769
@sadamhussein4769 9 месяцев назад
Marbo haday isku mid ula dhaqmayan oo hal jacl siinayaan mxa kenay inay cunageda si gooni u jeclato that means cunugeda ayey si hoos hoos ah wax u siin raptaa sababto ah hal jcl ayad shegysa inad siinayso mxay jclka sda gooni ah hdane?
@Sacdiyoahmed2007
@Sacdiyoahmed2007 9 месяцев назад
Arimeheena walaso daahday video yadaad sidii musasal camalan usugaa❤❤
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Ma wac kalaad wayday musalsal yaa ku yiri ka dhigo caaqad yahay
@Sacdiyoahmed2007
@Sacdiyoahmed2007 9 месяцев назад
@@Qallocey 🤮🤮🤮
@XafsoClcasiid33-pr2mh
@XafsoClcasiid33-pr2mh 9 месяцев назад
Bisinka gabdhii xgee u cunten qofku wuxu leyaahy hubi
@nimcocumarckiriin961
@nimcocumarckiriin961 9 месяцев назад
اللهم آحفظ امي بحفظك أطل عمرهاواحسن عملها❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anasmohamed9218
@anasmohamed9218 8 месяцев назад
امين يارب الله يسعدك يا أختي ❤
@user-do2qf9qx7h
@user-do2qf9qx7h 9 месяцев назад
Asc mar walba eedaada iyo adeerka ma sina eedada waa ilmo laga yaabo inay hooyadood dhimaty marka ilmahaas mar walba wuxuu is dhahaa booskii hooyadaa kuma buuxinayso marka ilmahaas si waliba oo o wanaajisid kuuma jeclaanayo sidii hooyadii lkn adeerko ilmaha hooyadooda wadata si walboo adeerka ilmaha uxumeeyo hooyadii buu ku ilaabayaa
@fatumaali5834
@fatumaali5834 7 месяцев назад
Qalbiga mala simi karo rasuulkena sallhu calayhi wasalam aya noshegay yajaceshay marki ladhay a,isha ayu dhahay
@Allmuslim_1
@Allmuslim_1 9 месяцев назад
Ku Sali nabiga Scw❤❤الهم صلي علي محمد
@Qallocey
@Qallocey 9 месяцев назад
Scw
@Amaleyyyy
@Amaleyyyy 9 месяцев назад
Asad Dooda Kuma Fiicna Gabdhaha aygoo Saxan ayuu Hadana Hadal qaldan Galinaa Ar Asadaaaa😂😂😂
@najmanalka6334
@najmanalka6334 9 месяцев назад
Asad wuuuna wareriyay cawa ar asada game kii laciyari jiray modayaba😂😂😂
@Amaleyyyy
@Amaleyyyy 9 месяцев назад
@@najmanalka6334 Haa Ani Xitaa Waa Yaa Banaa indhaa Iga Soo haray😂
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 9 месяцев назад
😂😂😂
@Ilwaadwarsa1111
@Ilwaadwarsa1111 9 месяцев назад
Asad wuxu uqaabah in game la cayaarayo xaqiiqada dhabtaa maba ka hadlaayo
@Amaleyyyy
@Amaleyyyy 9 месяцев назад
@@Ilwaadwarsa1111 Haa ma Arkino
@rahmofarey6598
@rahmofarey6598 9 месяцев назад
koko wey saxantahy lkn mida idinka baxasan baa waxeey tahay rag iyo dumarka isku dareen ma aha ninku wuxuu ukala jeclaaney waxay tahay dhib badan kama soo arag lkn hooyadu jiirkeed ka soo go'ay wey soo walacday wey siday wey foolatay marka qofka xanuunka usoo martay qof kale kama jeclaan kartid meesha lagu kala jeclaanayana maha cuntada wax kadisata lkn maan jirkaaga haday wax soo gaaran dhaawac dareemeysid oo kale ma dareemeysid qof kle taaslee idinka maqan lkn ma kala eexaneysid lkn raga dhibtaada u marin mana dareemi karaan wax kastoo dhac ma fahantee hadan saxanhy like waa ii muhiim
@FadumoAxmed-vk9ll
@FadumoAxmed-vk9ll 9 месяцев назад
Soo badi arimahen
Далее
GABDHO HAL NIN MA WADAAGI KARTAAN ? || DOODWADAAG
30:20
HA IS DISHO NIN LA'AAN MIYAA ADUUNKA KA JIRTO
44:36
Просмотров 783 тыс.