Тёмный

Halista Xannuunka Macaanka  

MM Somali TV
Подписаться 497 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

1 дек 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 74   
@taatareyabdullaahi1647
@taatareyabdullaahi1647 Год назад
Cudurka macaanka waxa Ufiican sida cuntooyinka quraata sida kabashka iyo salbuugada iyo koostada iyo barandhada iyo gorootada iyo baamiyaha iyo sanjabiisha waan in la karsado mida kale dadka qaato cirbada waa in iska durin hal meel 1kilyiha iyo garbaha iyo cajirada illaahee haka caafiyo soomaaliyed
@um.samiir3755
@um.samiir3755 Год назад
Inta macaanka qabto alaha caafimad siiyo aamiin
@awm221
@awm221 Год назад
Ilahay ha ka caafiyo dhaman inta uu hayo inta kalena Allah ka hayo Amern
@bintuabdirahman
@bintuabdirahman Год назад
😭😭💔💔💔🔥allow dadka ino caafi plze Amina yar iyo hoiyadeed number lagu caaiwyo keena pze plze 😢😢😢😢qof macan qaba oon haysan wuxu cuna Ala xanuun badnaa💔💔💔😭😭😭😭😭
@hafsoaxmed9
@hafsoaxmed9 Год назад
Hooyo alle ha ku caaawiyo gabadha alle haku caafiyo 😢😢
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Год назад
Muslinķa jiran oo dhan ilahey hacafiyo hadana macan iyo dhiikar ayaa nugusoo sa iday ilahey intaba hanaga qado ilahbaa knee amin adinkuna samra ilhbarya
@ummaarije2973
@ummaarije2973 Год назад
سبحان الله .......الله يشفي كل مريض السكري مرض يتعايش مع الانسان ولكن محتاج مراقبة
@abdishakur3791
@abdishakur3791 Год назад
Ilaahay dhamaanteenba haynaga ilaaliyo xanuun kasta
@Innamadar
@Innamadar Год назад
MMtv shaqo fiican ayaad umada u haysaan. Ilahaya Khayr badan ha idin siiyo. Hoyoyinka caruurtu ka xanuusanayo ee danyarta ah Nabarkoda so qora fadlan. Jazakallah kheer.
@fatimaosman2653
@fatimaosman2653 Год назад
Masha allah waa mahadsantahay soo gubinta cafimadka soo badiya
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 Год назад
ax ax wlhy dadkeenu wuu iska barakaysan yahay alle haydinka dulqaado dadkaa dan yarta ah waa dawlad la aanta
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Год назад
Allow dhamaanto cafimaaad si allow u gargar ❤❤❤👍
@kadra825
@kadra825 Год назад
الله يشفيها شفاء تمه كلي جميع المرصنا والمرض المسلمين اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hoodolucky6144
@hoodolucky6144 Год назад
Fadlan MMtv waxan idinka codsanayaa hooyadaa aamina yar dhashay iyo Hooyada 4 caruura ka xanuunsanyihiin bulshada usoo bandhiga Ilahayow dhamaan caruurta iyo intii xanuunsanba caafimaad taama sii
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Год назад
الحمد لك يا رب اللهم اشفى المؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات 🥺
@ayubalimohamed303
@ayubalimohamed303 Год назад
Aamiin yaa rabal caalimiin
@fadumoismail227
@fadumoismail227 Год назад
​@@ayubalimohamed303 7 hi😊
@maxamedlabomaar5186
@maxamedlabomaar5186 Год назад
الله 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💲
@ifrahibrahim74
@ifrahibrahim74 Год назад
Inaad saacad socoto maalin kasta biyo badan cabto cuntada khudaarta u badan baris iyo baasto la yaraysto
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 Год назад
14 sano ayaan la noolahay macaanka. wax badan ayaan ka bartay inkasta oo aanan wax aqoon ah u lahayn markii uu igu dhacay taasina ii sababtay dhibaato aan ka badbaadi lahaa hadii aan aqoon u la lahaan lahaa. hada qofkasta talo fican ayaan siin karaa si uu uga hor tako ama iskaga daweeyo. ilahay ayaa dawo ha ina wada caafiyo. marka lagugu sheego macaan kala ogow nooca uu yahay. haddii nooca kobaad yahay xal kale oo aan dawo ahayn ma laha, lkn nooca labaad ha qaaan dawo markiiba.
@zackgamer1714
@zackgamer1714 Год назад
Waan qabaa walal Halkeen kalaso xiriira
@taatareyabdullaahi1647
@taatareyabdullaahi1647 Год назад
illaahee waxa uudhahay umadeyda Halis karkaaro aniga waan nigargaara
@abdifataxabdilaahi4099
@abdifataxabdilaahi4099 Год назад
Dawladu wax alaala wax caafimaad ah oo guuleeystay mahayso xataa mid gaara iyo mid guudba
@getto10
@getto10 Год назад
Mmtv shaqo wngsan ayaad haysaan umadiina ayaad la dareen tihiin hore u socda
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Год назад
Aallahe caafiyo
@abudarda00
@abudarda00 Год назад
wa in la caawiyaa dadkani masakiinta. Wasaarada caafimaadka ha shaqeysato
@fatimasaeed694
@fatimasaeed694 Год назад
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم اللهم اشفي كل مريض يارب العالمين
@fardawsacabdi8510
@fardawsacabdi8510 Год назад
Waad baan uga xumaadaaarkaan Marlo macaankinan
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
waxa jira dad ku dhashay hadana 80 jiraa lana nool ilaaliya inaga waxa keenaya cuntooyinka la keeno waa dhibaato
@dhaqan25hassan83
@dhaqan25hassan83 Год назад
Mmtv mashaallah ❤ 😍 ♥ 💙
@salmahuseen4156
@salmahuseen4156 Год назад
Dhakhtarka global ee bixiya the dawada iyo midhaha macanka bixiya dayarta siiya la xidhiidha alla dhamanteen cafimaad hayna siiyo
@qadancilmi3912
@qadancilmi3912 Год назад
Xaguu kuyala dhakhtarka global
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Год назад
Subxaanallah. Allah kuligood cafimaad ha siiyo. Waxa meshaa ka fahmay in dadku aaney dhaqaake ay isku daweeyaan haysan . Dawladu ha dadaasho oo dadka waliba danyarta ah gacanta haku qabato. Gabadhaa ugu danbeysey ayaan ku raacsanahay. Wadankeena barigii hore cudurkani kumuu badneyn waayo gawaadhada iyo goobaha rag iyo dumurba wax laga cunaayo ayaa yaraa. Schools Miles ayaanu u lugeyn jirney. Bulshada waa in taa laga wacyi galiyaa waayo misaanka weyn ama xarko la’aantu cuduro badan oo khatara ayaa ka dhasha
@layladheman6534
@layladheman6534 Год назад
Ilaahayow umadaad uu gargaar
@aadanxasan241
@aadanxasan241 Год назад
OGOW Adoo haysta Soon,Duco,salaada,salatulayl,quraan,malab,xabaasuud, Waxaasoo sabab ah Iyo allihii musabibul asbabka ahaa Sabir iyo yaqiin qadarka allena haysta Waxano cudura iyo dhibaata is arki meysaan Waana ogaada wax aan tijabinay oon aragnay dhaktarba matago anuu imika faataxo isku tufaa keliya Intaas oo dhana kudadaalaa Bes cafimad jidh,maskax,moral ahaan Alxamdulilaah calaa nicmatal islaam
@fahiimae7336
@fahiimae7336 Год назад
Alxamdulilah. Quranka iyo adkaartu waa waxa ugu horeeya ee ay tahay in laysku daweeyo. Dhakhtiirtana Allah ayaa cilmiga baray oo way banaan tahay in loo tago. Ilaahay meeshu doono ayuu cafimaad kusoo marin karaa.
@maxamedcabdi8601
@maxamedcabdi8601 Год назад
Abdishakuur daYib mohamed ruug cadaa saxafadeed
@hamdihassanahmed976
@hamdihassanahmed976 Год назад
Ilahey hacafiyo muslinkii jiran
@getto10
@getto10 Год назад
Hooyooyinka danyaerta meel lagala xidhiidho soo qora
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf Год назад
Allaha ka caafiyo inti dhibaataysan familga 4 caruur ah lamabrka so qora si loo caawiyo
@axmedxasan2878
@axmedxasan2878 Год назад
Alle ha caafiyo
@fardawsacabdi8510
@fardawsacabdi8510 Год назад
Inaan baa iga dhintay macaankawaxa uu ku dhuftay neerfah
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf Год назад
Allaha unaxaristo ameen
@faaizomohamedhassan8686
@faaizomohamedhassan8686 Год назад
Wlhi xanunka markan maqlo jirka idamqada😥😥 9sano Bay ihaysaa anigo yar bey ugu dhacday hada 19 sano aya jira ilheyow nacaafi dhmnteen😥😥
@zackgamer1714
@zackgamer1714 Год назад
Kula mid Baan ahay abaayo 5 sano ban qaba dhibaato wayn buu iGu hayaa 😭😭😭😭
@faaizomohamedhassan8686
@faaizomohamedhassan8686 Год назад
@@zackgamer1714 ilahy haku bogo dhayo abyo mcn ilhy haku caafiyo
@omuhadiya8737
@omuhadiya8737 Год назад
Mmtv amina yar iyo hooyaded meel lagala xidhiidho soo sheega fadlan
@abdimuhumed7082
@abdimuhumed7082 Год назад
Pls labada hooyo numberadooda noo soo qora insha alaah
@ruskizap3668
@ruskizap3668 Год назад
Hooyo gabarta yar heeysata labarkeeda keena
@mumtaasnuurcali2233
@mumtaasnuurcali2233 Год назад
Bifadlikum mmtv mamada afarta caruura leh numberkeeda soo gudbiya
@user-nq2vi6vc8z
@user-nq2vi6vc8z 26 дней назад
😢😢
@afiarte8318
@afiarte8318 Год назад
barnaamujada noocan ah aad loo badiyo waa muhiim
@nimcoabshir2267
@nimcoabshir2267 Год назад
Waa barnaamij wanagsan dadkii soo qaban qaabiyay iyo martidaba alle habarakeeyo,dadkeenna DM ka la xanuunsana alle hacaafiyo
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
geedka moring wuu dejiya sonkorta calantiisa nafaqo badan wuu siiya qofka dhiig karka wuu dejiya subaga wuu dejiya wa in la beerto la siiyo
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Год назад
Su'aasha kamuu jawaabin xaga wacyi galinta waxa xooga loo saariwaayay dee wixii lacag lagu cunayo muhiimba yuu ahaane ee gaaladu wadato ayaa xoog lasaaraa ilayn lacagtiibaa hadlayse
@faadumomaxamed2714
@faadumomaxamed2714 Год назад
Please so gudbiiya number ka mamada 4 caruurta aah hayisata macanka leeh please so hela meel lagala xiidhiidho
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Waa barnaamij qaaliya siyaasad been ah baa ina wareerisay iyo huhaa, badiya wixii cafimaadka umada la xidhiidha
@abdirahmanfurreh5057
@abdirahmanfurreh5057 Год назад
Kan Agaasimaha lagu sheegayaa waxba ma Hayo, wuxuu ka dhamaan laayahay Erayga QORSHE ,
@abudarda00
@abudarda00 Год назад
Shaqo fiican baad wadiin ilahay ha idin barakeeyo. Dhinaca dowladda dadaal badan ba loo baahanyahay.
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 Год назад
Miisaaniyadda somaliland 47%waa kharash waana xukumada gawadhidoda, xafalahooda, shidaalkooda dadkii xaqa ulahaana waa kuwa bahida gaajo ka cabanaya
@getto10
@getto10 Год назад
Waar dadkeena danyarta ah ha la garab galo. Wlahay waan naxay waalidiinta danyarta ah ee xanuunku haleeley
@HassanAli-ih3ug
@HassanAli-ih3ug Год назад
Next Hypertentionka ka so diyaariya insha allah
@Aaamina12
@Aaamina12 Год назад
Waxa ficn in ay walidka gudbiyan o ay u shegan iskulada cunuga xanunka u la nolyahay si loga fejignado wayo qof xanunsan carurta kle lama mid ahan
@user-yr9tg4wx6c
@user-yr9tg4wx6c 4 месяца назад
See looga hor taga maxa udaea ah
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Год назад
WAA ARIN BULSHO OO WANAAGSAN MM TV WAAD MAHADSANTIHIN --SIDII AYNU GAAJADA IYO BIYO LAAANTA UGA BIXILAHAYN FALANQAYNTEEDA IYADANA WAA LOO BAAHANYAHAY
@fatuh4811
@fatuh4811 Год назад
Pastada iyo bariisku waa cudur iyaga ku kiciya dadka macaanka ha cunaan cuntada wadanka ka soo go da, sharaabka sonkrta leh na ha jooniyaan biyaha ha badsadaan.
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Год назад
cuntad xun wadanka la keenayo aya ugu wacan sida caanaha fake ah sida soda sida qashin midhan lagu soo gurayo salidahan aan fiicnay aad uga buuxinayan cuntadii odhan baa is bedeshay socodkiina wa yaraday guriga la fadhiyaa waxa laga yaba qofku inu laxoox cuno subaxii hadana basto ama biir aad u badan duhurki hadana rodhi habeenkii khudradi iyo qudhartii iyo portin ma jiro ilahay bay leeyihin Somalida aad bay uga buuuxda dhiigoda sonkorta sida la sheegay wa inay is ilaliyaan
@tusiye4356
@tusiye4356 Год назад
Bulshadaada markaad aragto xaaladooda dhabta ah , kaligaa ayaad iska ilmaynaysaa. Siyasigoodiina jawaabtiisuna waa "inagu reer hebel ayeynu nahay oo cirka xataa inagaa iska leh" markaa ilaahay ayuunbaa inoo maqan ee alla ha inoo sahlo.
Далее
#kikakim
00:31
Просмотров 10 млн
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 6 млн
ЭТОТ ПЕНЁК ИЗ PLANTS VS ZOMBIES - ИМБА!
00:48
DOOD ABUUR: Dhibaatada Daroogada ee Somaliland.
1:45:20
Просмотров 172 тыс.
Khatarta Xanuunka macaanka iyo mooganaanta Bulshada.
21:40
Kaftanka Siyaasada 508 oo aad u xiisa badan
48:47
Просмотров 65 тыс.
#kikakim
00:31
Просмотров 10 млн