Тёмный

HALKA DOOXA WAAHEEN BAD WAOQOOYI KAGA DARO.  

Caalin Abyan
Подписаться 16 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

#hargeisa #Buluxaar #muqdisho #2023 .
#best #vlog #tour and #tourism #somaliland #berbera #djabouti #2024 .
#foryou #fyp #fypシ #viral .
‪@Caalinonline‬ ‪@caalintechnologyinstitute3924‬ ‪@caalinAbyan‬ .

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 143   
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 месяцев назад
Abyan Thank you For Showing us Are beautiful Country Somaliland 🌹🌻🌹🌻🌹🌻🌹🌻🌹❤️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Ada mudan bro.
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 7 месяцев назад
masha allah qurux badanaa dhulkeenu dadka wax haysta waxaan kula talin lahaa yaanay magaallooyinka waaweyn uun isku cidhiidhyine ha maal geliyaan meelahan quruxda badan dadka lokelka ahina way ka faaiidsan oo dhaqaalahooda kici lahaa tuulooyinkuna way dhismi lahaayeen caalin abyan mahadsansid eddo jazakallah khayr🌺🌺🌺🍀🍀☘☘🍉🍉🦐🦞😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Waa xaqiiq in 6 Magalo ee waawayn la isku cidhiidhyine xeebaha si fcn loo dago ‘ oo la dhiso . Adaa mudan AISHA MUSE.
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 6 месяцев назад
This is amazing video. You are doing farm Carmel Montese deli beautiful amazing weather. It is so beautiful very I am enjoyable. I am enjoyable all the time I never missed it all your video a day you just put in your RU-vid I just watch I love it. I enjoy is stress out the sound for the beautiful song every time I watch your video. I’m stressed out mashallah keep going borrow is amazing video. Hard work keep working hard work beautiful places everything you do is so enjoyable. Thank you I love you keep going brother. I’m from America United States Minnesota. I’m a watch all your video I’m enjoying my country I’m from Bosaaso
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 месяцев назад
You always welcome bro . 👊
@HagooganeMedia
@HagooganeMedia 7 месяцев назад
Caalin Abyan waa kusoo raacay, waxaa na wareeriyey siyaasad iyo qabyaalad, barnaamijyadaadu way isoo jiiteen, dad badana waa ila mid. Bal like ha la isku soo muujiyo team Caalin 🫡❤.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid bahasha siyasad lama yidha somalidu way walaqday . Nin siyaasi la baxay ahayna aya walaya shacabki miskiinka ah kama ilbaxo qulux.
@HagooganeMedia
@HagooganeMedia 7 месяцев назад
@@caalinAbyan aad iyo aad wll.
@siciidali4034
@siciidali4034 7 месяцев назад
Mansha allah ilaahoow dhulkayaga nabada u siyaadi mar walba viva somaliland ❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Amin amin .
@Businessflip
@Businessflip 7 месяцев назад
Caalinow sxb ilaa xeebaha sanaag kuwa yaryar ee qarsoon soo duub insha'Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Insha allah waan isku dayi hadii allah yidhah.
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 7 месяцев назад
Mashallah beautiful yaa la gadin. Waa kaas quraxda ee leedahay wadanka ❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Maya lama gadayo adu ha xasuusin .
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 7 месяцев назад
MNsha Allh dhulkeena nimcaan fadhida wlhi guulayso zxp
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Wa xaqiiq Mahadsanid brother.
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 7 месяцев назад
@@caalinAbyan haa zxp guulayso wllky
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 7 месяцев назад
@@caalinAbyan taageero waunbaan kuu ahay zxp
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Guushaydu waa guushiina .
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid bro channel ka ayad leedihiin ana gacanta ayaan idiinku haya waan idiin shaqeeya. Taagero ima tihid lkn shaqaalihiinii ayaan ahay channel kıina ka shaqaynayay.
@abootoaxadomuse7096
@abootoaxadomuse7096 6 месяцев назад
Asc mashallah mashallah mashallah wadatahay nin aad uu caaqliibaadan waxastood soodhiigto caaadii maahan keep going bro mashallah you doing hard work it is really beautiful amazing. Amazing beautiful hard work keep going bro. I love you and I watch all your video. I never missed the video. I watch all the time your video and I enjoy thank you keep going.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 месяцев назад
Mahadsanid bro in badan .
@hassandaher3563
@hassandaher3563 7 месяцев назад
Masha allah jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid
@fxchannel2019
@fxchannel2019 7 месяцев назад
Masha Allah quruxwenya ❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 месяцев назад
Maasha-ALLAAH Daqiiqada 19:00 Waa gabadh yar oo Ay ka muuqato karti,Awood iyo fariidnimo Qiyaastii Ama sida ay tahay Waxay ka qayb qaadanaysaa Shaqada Nolol-maalmeedka reerkooda ILAAHAW Hablaha iyo guud ahaan Haweenka noo dhawr oo barakee kana yeel kuwo dhaqanka fiican ku Ababiya ama bara ubadka soo kacaaya
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Masha allah . Amin amin Waan xasusta waliba sualo ayan waydiyay lkn wan ka rebay sualihi. Mahadsanid moha.
@HORSEEDPRO
@HORSEEDPRO 4 месяца назад
Rabbi ha fahansiiyo bulshadeena dhan walboo nolosha faaidada eey inoo leedahay badda haday tahay Fishing is a significant industry for many countries around the world, particularly those with coastal regions. It provides employment and income for millions of people, including fishermen, fish processors, traders, and others involved in the fishing industry.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 7 месяцев назад
Masha Allaah wa jawi aad uquruxbadan neecowqabow I can imagine how it’s Masha Allaah, wansalaamaya inamadad nosoduubtay e kalsonida quruxdabadan kamuuqato aragina wanukufaraxsanay qurbajoog hadanunay waxanu idinka codsanayna inaydan diidin inwaxlaydinka duubo waxkujabani majirte America iyo meel walba laydinkadawana wacodsi adiguna Mr Abyen naga gaadhsi dadkayaga
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 7 месяцев назад
Wall dadkeenu wali heerkaa maygaadhin is sha allah waynu gaadhaynaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Insha allah wan gaadhsiinaya badankoodu way dawanayaan . Mahadsanid .
@ZalZone
@ZalZone 7 месяцев назад
masha alllah muuqaaladaadu waa kuwo kaduwan dhammaan muuqaalda aan inta badan ka aragno channels-ks dalxiiska run aan waa muuqaal qaadis another level ah i think your x camera man i think talabaad muqaaladan dhaadheer aad baa looga boganayaa every detail on the way masha allah keep up the good work
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid wallo. Erayo qurux badan oo dhiiri galin ah ayad soo qorty in la sii kordhiyo wax walba insha allah iyo goobo badan oo kale
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 месяцев назад
Allamaxaa Nicmo Taala Dhulkeen Jamuhriyada Somaliland ❤️🤍💚
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Oo aynan ogayn badankeenu!
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 месяцев назад
Madasha Arooska waanu salaamaynaa Caruuska iyo marwadiisa Sidoo kale Malxiiska oo Halkan Caalin Abyan nagala hadlay Reerkana waa u duceenaynaa با رك الله فيكم وبارك عليكم وجمع بينكم في الخير
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Amin amin.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 месяцев назад
Asc from agabar
@PharmacyDrismailpharmacy
@PharmacyDrismailpharmacy 7 месяцев назад
Amazing ocean sound
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Thank you
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 7 месяцев назад
Bari an ka helo adigo soo bandhigaya guryaha iyo biyaanaha aasmay horay u gal hawsha xiiso badan ayay igu haysa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Insha allah muqaalka labaad comming soon.
@OHH2004
@OHH2004 7 месяцев назад
Muuqaal kale oo wacan Mr Abyan bada buluxaar waa maalin jimce ah clip uugu horeyay een saaka daawado anigoo Buluxaar ka soo jeeda waxaan idinka soo salaamaya Minneaplis Minnesota walina maan arag Buluxaar waan iman doona insha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Kuso dhawaw Caadimadda qadiimka ah ee laba qarni ka hor camirayd.
@Cirguje2023
@Cirguje2023 7 месяцев назад
Halka dooxa waa heen bad waqooyi kaga daro waadigu hakula tago
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Adiga ha kula tago.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 7 месяцев назад
Haaye Laxooxda may in yar oo Crab ama kaluun ah maraq iyo sauce uga dhigaan
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Saw maha sidaas aya wacnan lahayd.
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 7 месяцев назад
Haa waxaan la yaabay waxay nafaqo haystaan iyo laxooxda qaraxa ah ee ay cunayaan
@lamahuraan665
@lamahuraan665 7 месяцев назад
Mchalh
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 7 месяцев назад
Mansha Allah ❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid.
@AbdifatahNabil-f7q
@AbdifatahNabil-f7q 7 месяцев назад
Mansha Allah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid.
@houseinabdillahiabdi8182
@houseinabdillahiabdi8182 7 месяцев назад
Bulaxar jano beledkygii inshalh waan iman
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Insha allah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 7 месяцев назад
(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH 🙏💖♥️🙏💖♥️🙏💖💖♥️🙏🙏💖♥️💖💖Bulo xaar 🙏💖♥️MAGAALO Qurux badan 🙏💖💖♥️♥️💖🙏Mahadsanid 🙏💖♥️♥️Mr. Abyan 🙏💖♥️♥️♥️♥️♥️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Ada mudan wallo shukri.
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 7 месяцев назад
Soo dhacyeey muqalki caalin soo dhac Mahadsanid sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Moha Ada mudan sxb ma dhicin waan socdaa.
@Somali_Quiz
@Somali_Quiz 7 месяцев назад
Mashallah Beautiful Mr Caalin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mr Quiz mahadsanid inbadan .
@oamaer
@oamaer 7 месяцев назад
Masha Allah Somalia ocean is beautiful.💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
This not an ocean 🤣
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 7 месяцев назад
Mashaa Allah alxamdulilaah waa qurux
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid sister.
@elmimusa3630
@elmimusa3630 7 месяцев назад
MashaAllah dhulkaa quruxda badan baynu ka qataney ereygaa carabiga ah baan ku haystaa buulo xaar beel kulul labada kale waxba kama jiran
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Saw maha Kulayl way ku can baxday .
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 7 месяцев назад
Mahadsanid sxb
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Ada mudan.
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 месяцев назад
Maasha-ALLAAH Bad iyo barriba Dhulkeena Khayraad badan ayaa ku duugan Lkn ka faa'ideysigeeda ayaa yar
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Side looga faa’iidaysan kara !
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 месяцев назад
​@@caalinAbyanin Marka ugu horeysa ganacsatadu ay ka sameeyaan Warshad laydh oo la keeno qaboojiyayaal lagu rido kalluunka badda lagala soo baxo ka dib baabuur qaboojiyaal ku rakiban yihiin lagu soo qaado sidaana lagu gaadhsiiyo magaalooyinka waaweyn jid ay soo maraana waa lagama maarmaan Dhaqaale kooban ayaa ku baxaaya runtii,
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 месяцев назад
​@@caalinAbyanin laga sameeyo Goobo dalxiis oo qalabaysan,Goobo la seexdo,Goobo laga cunteeyo,in laga sameeyo dugsiyo lagu barto cilmiga badda haddii ay noqoto qaabka loo sameeysto doonyo,qaabka kalluunka loogala soo baxo,Qaabka layskaga ilaaliyo khataraha badaha ka iman kara,Qaabka kalluunka loo diyaariyo,Qaabka loo iib geeyo kalluunka dalka iyo dibad iyo guud ahaan barashada cilmiga badda oo technology ah ama casri ah.
@NorthActon
@NorthActon 7 месяцев назад
ka waran hadii aad Si Fudud, Gacantaada uga Saartid, After 50 years,, Maxaad Fileysaa..??!!
@Mahdi-b6b3b
@Mahdi-b6b3b 7 месяцев назад
Asc. Somaliweyn badaheeda aad ayey u qurux badan yihiin. Wax fiican ayaad dad badan tustey jizaakalaah kheeyran walaal Abyan.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Wcs . Mahadsanid.
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 7 месяцев назад
ina cismaan caalin abyan yaa indr waan kusalamay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Waan ka qaaday.
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 7 месяцев назад
Thnk u bro
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Welcome
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 месяцев назад
Yartaan Aawadeed U oomana axdi wada Marnoo may oofinine Nabsi ooda baan Ku Albaabayaa 😂 Ayaa Arkoo Aaminaa Indhahaygaa ooyayoo Indhahaygaa ooyayoo Yartii Aynigeed U ilwaad sanayd Erayada kalgacal Tii i odhan jirtee Ubaxii jannada Ifka ugu jeclaa Ayaa Arkoo Aaminaa Indhahaygaa ooyayoo Indhahaygaa ooyayoo Yartaan Aawadeed Anfacada u nacay Sida ubad aan dhalay Yartaan eegan jiray waxaa la yidhi Arliyo Amakaaktayoo Anfariirtayoo Ambatoo luntee Ayaa Arkoo Aaminaa Indhahaygaa Ooyayoo Indhahaygaa Ooyayoo ❤❤ 😂😂 ❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Miyay ambatay!?
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 7 месяцев назад
@@caalinAbyan😁😁😁waa sida uu innagu yidhi Abwaankii sameeyey Heestaasi
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 7 месяцев назад
Waan kiraynay xeebta Gumaysigii Soomaaliyana waan ka xorownay. Dadka Xeebtu ku yar tahay loogama baahna Saylac iyo Lughaya. 770km oo xeeb ah buu Isaaq degaa ha idiin dhacdo taasi.. Taana miyaydin nagu qabsan?
@NorthActon
@NorthActon 7 месяцев назад
Kiro mise iib,, Taariqda dunida Soo Aqri ,, Xabashidii baa leh,, After 50 years, juqarafiga dhulka ayaa is badalaaya, waxaa loola jeedaa ,, iyagaa ku beermaya,, Xiligaas aniga iyo adigaba ma noolin,, ubadkaagii baad dhul iyo bad la'aan dhigtay,,!! Think twice,,!!!
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 7 месяцев назад
@@NorthActon Miyaad iga aqoon badan tahay mise waad iga caqli badan tahay markaad muxaadaro xoolahayga khuseeya RU-vid iigu qabanayso? Ma anigaa consultancy kaa dalbaday, miyaanay gardarro ahayn waxaad ku socotaa? Anigana Adigoo kale Taariikh iima tilmaamo, waan is fahmaynaa halkaad u socoto, ogow inaan kaa shisheeyo.
@HagooganeMedia
@HagooganeMedia 7 месяцев назад
Aroosyada noo soo duub bro 🙏.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Insha allah .
@warsamefx3349
@warsamefx3349 7 месяцев назад
caalin salaan sxb meeshu waa qurux laakiin Geed jiniga baa nacay ani meel kasta dhooban Geedkaan dalka ha laga qabto
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 7 месяцев назад
Ma geed jini ayaad u taqaanaan anagu magac waan uga dhignay "garawaa" Walaahay waa geed shaydaan dhulkana xaalufinaya
@warsamefx3349
@warsamefx3349 7 месяцев назад
haa geedkaas waa nacdal dhulka somalida oo dhan dhooban@@yaxyeqaasim4851
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Ma garanwaaga?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Ma ku waafaqday.
@warsamefx3349
@warsamefx3349 7 месяцев назад
haa garanwaa geed jini geed yuhuud intaba wala dhaha wuxu gormuu dalka yimid kk@@caalinAbyan
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 7 месяцев назад
Sxb adigon wax kale qaban tag magaalada tariikhda dalku laha soo bandhig biyahan iyo badan wn ka dharagnay ee ninkan ha siidayn ee kaxayso tariikh badan ayu kulaso saaraya
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Insha allah .
@Sirad47
@Sirad47 6 месяцев назад
Halka dooxa waaheen bad waqooyi kaga daro waayuhu ha kula tago ,walahaana kugu raran.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 месяцев назад
Siraad ma tagty halka ?
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 месяцев назад
Haraaciga Bada Waxankumetelo Garanmayo❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Wax uun ku qiyaas haraaci xoolaha ma loo isticmala mise !?
@foosiyafamily3414
@foosiyafamily3414 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid chief Fozia.
@Businessflip
@Businessflip 7 месяцев назад
Waa la shiila sida beerka ama falfal ayaa loo sameeya casaanyada waani qaali maraq fiican bey leedahay anoo reer Burco ilbaxay ah ayaa tijaabiyay sxb 😂😂
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Hhhhh Naga dhaaf dhibta sxb kalluunka sidiisaba ma cuntaane.
@AbdiGantaal
@AbdiGantaal 7 месяцев назад
Abyanow waad raaxaysteen wlhi sxp❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Say Masha allah.
@AbdiGantaal
@AbdiGantaal 7 месяцев назад
@@caalinAbyan maansha allaah waar ma inaan ku faraxsanayn ayaad I qaadatay waar xitaa taariikh magaalada xitaa sifiican umaad soo baadhinsiday ku dhisantay sxp
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 месяцев назад
MEESHAN SOMALIA LAAMA YEEDHA SOMALILAND DHEEH
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Hhhh
@Burjeeb
@Burjeeb 7 месяцев назад
sxb si fiican baad u duubtay laakiin camera miyaanay zoom lahayd marka xuurta doonayso in aad dadka tusto ha duulin oo ha ku dhawaan eee zoomta camera isticmaal.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Tii zoom ta lahayd wan ka tagay mid yar oo bila zoom ah ayan qaatay.
@AbdiGantaal
@AbdiGantaal 7 месяцев назад
Abyan erayga xar macna ahaan waa qadhaadh taasina waxay cadaynaysaa ceelbiyo qadhaadh ku yaalo
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Afafka kale ma aqaan lkn inti aan bawsaday x iyo R waa kulayl carabiga . M iyo R oo loogu dhawaaqo MUR aya qadhaadh u aqaan.
@user-zp7pq1do5h
@user-zp7pq1do5h 7 месяцев назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Thanks
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 7 месяцев назад
War micnaheda dhib maleh waa balad ilahay waa Ardullahi meshu
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Ardulahi maha wa baxrulahi.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 месяцев назад
REER SOMALILAN UUN BAA GARANYE 😅😅😅😅😅
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Saw maha Dadka kale ma garan Maran miya ?
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 7 месяцев назад
BODING SKOOLE INAMADA AHAA BAA KUU YAALE OO DAAD AJAHANABI CARRABIDA IYO INGEERSIGA LAAGU DHIGAN JEERYE AFWEYN XIIDHAYE
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Wu jira .
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 7 месяцев назад
Niyaw duubistaa kaaxun haaye kusoco
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Barri ana qarashkaga qaba soo bax waad na raacaysaa ada duubista qabilsan ana waad hadlaya soo diyaar garaw .
@Mohamett_macaane
@Mohamett_macaane 7 месяцев назад
Magaladu hotelo la sexdo ma leedahy hadaan u dal xiis tago
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Maya ma laha wax hotels ogaalkayga.
@chakiraabdiabdi819
@chakiraabdiabdi819 7 месяцев назад
Ceel shekh na gey ila dawga cad foodka boodale
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Insha allah . Waxyabaha ay caanka ku tahay iyo goobaha ugu shidan nala wadaag si aanan uga tagin.
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 7 месяцев назад
Casaanyo waa la cunaa caalinaw'e Cindigaaga gali midaas oo cantuug Maaha cayn iyo hawdkii caanaha'e Baddii casayd weeye oo kalluun cimidhee Afartaa tuduc cawaday iyo cilmigay dhe 😂😂😂 Waa iska caynkaa marka hooyadaa ree bullo-xaar tahay ree bushaale 😅
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Abwaanki reer bulluxaarna wakan yimi.
@aminasudhi1258
@aminasudhi1258 7 месяцев назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid.
@ashaabdulahi8501
@ashaabdulahi8501 7 месяцев назад
Manshallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan 7 месяцев назад
Mahadsanid
Далее
BEERTA UGU WAYN XARIIRAD #2024
32:22
Просмотров 4,7 тыс.
SAFAR NAGU QAATAY 25 SAACADOOD IN KA BADAN 500 KM !
28:51
Распаковка Monster High Potions №4
00:46
Просмотров 83 тыс.
MAXAAN KUSOO ARKAY BALI GUBADLE
8:04
Просмотров 421
The Geography of the Horn of Africa
12:07
Просмотров 164 тыс.
ROAD TRIP | BERBERA BEACH SOMALILAND 2024
26:58
Просмотров 47 тыс.
SUUQA NEW  WAAHEEN | HARGEISA  2024
16:37
Просмотров 5 тыс.
XEEBTA UGU NADIIFSAN #somaliland . #2024
29:01
Просмотров 25 тыс.
TAARIIKHDA MAGALADA QALOOCATO.
29:32
Просмотров 6 тыс.