Тёмный
Caalin Abyan
Caalin Abyan
Caalin Abyan
Подписаться
Cabdiqani caalin ayan ahay Muuqaal sameeye traveler sido kale.
kalay ila Dalxiis adoo gurigaga jooga.
Please SUBSCRIBE Like and SHARE.
Thank you.
DEEGAANKAN IN BADAN AYAN QORSHAYNAYAY .
19:25
19 часов назад
CAGAFTA TUKAYAAL
29:36
День назад
MAGAALO LA DEGAY 1943 .
20:15
День назад
MAALINKAYGI LABAAD IYO LIBIXOONTA !
19:07
14 дней назад
GALOOL FADHIID
47:59
Месяц назад
DARRA~CAS SHORTS
5:40
Месяц назад
SAFAR LUG AH ISKU DAR İLA XIINWAYNE?
21:40
Месяц назад
SIDEE HARGEISA LOOGA CIIDAY #2024
13:22
Месяц назад
BEERAHA CALAACULE EE SILSILADA GOLIS .
21:01
Месяц назад
WAXAN KU DHEX AMBANAY CAYN.
16:11
Месяц назад
DHULKA UGU SHABEELKA BADAN
38:01
Месяц назад
BANKII WAJAALE
7:49
2 месяца назад
HALKAN AYA BEER LA IGA SIIYAY !
40:21
2 месяца назад
BURCO CASIMADII HORE EE SOMALİLAND
20:42
2 месяца назад
BUURTA MALOOL WALI LUG MA KU TAGTAY ?
39:55
2 месяца назад
ROOB AYA NAGU HELAY BEERTA DALXIISKA .
19:34
3 месяца назад
BEERAHA BAKI  PART:2.
26:31
3 месяца назад
BEERAHA SOMALILAND #2024
19:48
3 месяца назад
DURDURKA UGU WAYN SOMALILAND !
36:56
3 месяца назад
Комментарии
@daauudfiin6406
@daauudfiin6406 11 часов назад
Meeshan waa inaan holiday kusoo qataa mar neef yar ku qashaa insha alaah
@daauudfiin6406
@daauudfiin6406 11 часов назад
KANI DUR DUR MAHEE WAA WABI CAADIYA 20 kun oo reer iyo ka badan baa ka faidaysan kara masha alaah
@ahmedjhaybe
@ahmedjhaybe День назад
@abdikriimahmed3234
@abdikriimahmed3234 День назад
Zxp tageero ayay ku ahay video fiican ayaa soo galisaa waliba wadanka na jecleysiya ❤. Waana fiican yihiin inaa noo badiso video yada noona dhereyso video intii macquula, lkn heesaha inaga dhaaf badanaa Waayo video waa ku dhexsexanaa badanaa thxz zxp 😊
@caalinAbyan
@caalinAbyan День назад
Thanks insha allah haye sxb
@user-dk1pe9mo8m
@user-dk1pe9mo8m 2 дня назад
Maansha alaaah
@ferhanahmednur7233
@ferhanahmednur7233 2 дня назад
Ninkani dahab jecelaaaa, dhagaxii dhalaaalaba ma DAHAB BAAA taloow?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 2 дня назад
@@ferhanahmednur7233 dahab iyo lacag qof neceb ma aragty ?
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch 2 дня назад
Garnish moor ba ka xitaa hargayisa IL 20 km
@saeedsahal2282
@saeedsahal2282 2 дня назад
Masha allah
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool 3 дня назад
Masha allah Abyan Caalin taariikh dhaxal gal ah baad soo tebisey
@caalinAbyan
@caalinAbyan День назад
Ada mudan
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 3 дня назад
Masha allaah waa dhul qurax ilaahey ha hanoo barakeeyo❤
@mohammedabdirashid7053
@mohammedabdirashid7053 3 дня назад
Caalin abyan nin na dalxisiya jazakallah
@caalinAbyan
@caalinAbyan День назад
Amin amin.
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 4 дня назад
Geedkaas ubax orange-ka leh waxaa la dhahaa TECOMA
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 4 дня назад
C/qani Nimankaas kula socdaa in Waraabe Ag yimi iyo dawaco malaha ma ogaa xitaa dhulka sidaad uga eegaysid ma fahamsana 😅😅😅
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 4 дня назад
Micro phone-ka aad ayuu u dhawaaq dheer yahay C/qani
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 4 дня назад
Maasha-ALLAAH Qaxoonti lama moodo Aqoon yahano meel degay weeye,
@XasancabdiPato
@XasancabdiPato 4 дня назад
Caalin abyan ilaa safarkii waabacado waan kula socday
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 дня назад
Mahadsanid sxb .
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 4 дня назад
ABTI ALAALAXAYDA IYADOO BADAN HADAAD HESHO WAA LA KARIYAA FINDHICIL BAA LAGU CUNAA JIDHKA WA DIIRISAA WADAMADA BARAFKA LEH LAFAHA QOFKANA WA ADKAYSAA
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 дня назад
Muuqaalka aan kaso duubay GEERI aya nin ila socday aya yidhi yamen ayan ku cuni jiray .
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 4 дня назад
Masha allaah walalkey aniga waan soo socdaa waxan jeclan lahaa in aad no furto dadka qurba jogta dalxiis in ad u sameyso aniga waxan jeclahay in ad igu so dhaweyso hargeysa waxan jecleystey in ad igeyso bertii xaaji maxamad ee boroma ayaan u maleynayaa dhinaca baki iyo dur durkii insha alaah❤
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 дня назад
SO DHAWAW LAYLA . Instegramka ama Facebook iga so qabo.
@HASU26
@HASU26 4 дня назад
0:53 Codkan Meel igu tilmaama!!
@MohamedYusuf-xb2sb
@MohamedYusuf-xb2sb 4 дня назад
Adiga Qaybta VART Ayaa ku shaqeenaysa.
@user-pd2ot2dc4m
@user-pd2ot2dc4m 4 дня назад
☝️
@XamseNasir
@XamseNasir 5 дней назад
Waa xabaalo zxp😢
@Cabdihoobarud12
@Cabdihoobarud12 5 дней назад
Camping ka jawiga habeenimo iyo dabka in aad duubtid ayay ahayd Keep going
@caalinAbyan
@caalinAbyan 4 дня назад
Waar nio miyaan ilaway waan duubay bal kuwa dambe insha allah .
@Bounibrand1
@Bounibrand1 5 дней назад
Waw mansha Allah Caalin
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 дней назад
Mahadsanid.
@ismailmahamed
@ismailmahamed 5 дней назад
Jawiga iyo laydha macaan marka laga tago anigu fulay ayan ahayoo ma seexan karo xidladaa
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 дней назад
Bahal ma jooga maxad ka baqata ?
@user-wn9ez3mw9v
@user-wn9ez3mw9v 5 дней назад
Muufo sidaas uma taalo😅!. Wa qubs tan Somalida wa arabiqi la ridqay oo kaliya.
@Ismail-hl7iv
@Ismail-hl7iv 5 дней назад
Mashaa'Allah
@hassanabdi2742
@hassanabdi2742 5 дней назад
M.a sxp degelkan ilaa meel hoose aad kasoo bilowday wn kula socdey kulamana dhaafo like ta waayo anaa raba dhawaan in aan youtube sameysto hhh bal sidaan nafteyda la jclaa unbaan in aan views helo bn kuuba dhaafin.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 дней назад
Mahadsanid. Hadad niyada ku hayso inad yt samaysato bilaw imakaba .
@HOOYOMcn-jc7vu
@HOOYOMcn-jc7vu 5 дней назад
HOORE UUSOCO🎉🎉🎉🎉🎉
@caalinAbyan
@caalinAbyan 5 дней назад
Thanks
@Caasha739
@Caasha739 6 дней назад
Masha allah
@user-gp1so6sr2t
@user-gp1so6sr2t 6 дней назад
Waaw ❤
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
@sulaaymanaxmeddiiriye3892 6 дней назад
Abyanoow geelu goobuu leeyahay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
Ma garty?
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
@sulaaymanaxmeddiiriye3892 6 дней назад
Warka goobada bal isii
@sulaaymanaxmeddiiriye3892
@sulaaymanaxmeddiiriye3892 6 дней назад
aad iyo aad baad uugu mahadsan tahay muuqaalka cajiibkad noo soo duubto hadiyo goor DR waanu kugu bogaadinayna aad iyo aad hore socod iyo guul baanu kuu rajaaynaynaa illaahay idankii
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
@@sulaaymanaxmeddiiriye3892 Ada mudan.
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
@@sulaaymanaxmeddiiriye3892 instegramka ama Facebook iga so qabo. Wixi sualo ah .
@warsameyusuf7350
@warsameyusuf7350 6 дней назад
Caalin hasha sharaf waxay lahayd sumadayadii Geel 2 ka hor naga lumay baa jira oo 3 halad aha ee nimanka wax tlf ma kahaysa??
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
Geelina sumadiisa bal soo sheeg ! Facebook ama instegramka iga so qabo .
@AhmedGaan
@AhmedGaan 6 дней назад
Caalin waankusalaamay
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
Wa laga qaaday xaaji ahmed.
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 6 дней назад
Waa dhulkeenii qaaliga ahaa
@user-zx9fg2ed3o
@user-zx9fg2ed3o 6 дней назад
Geedkaasi waa jeerin
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 6 дней назад
Ooooo buuuu kuuuu wuu dalaye bila macane hadu dikriga qabsan laha sida istqfarka kheerka adunyo iyo kaa akhiro baa wuu heeli laha sida robka malka beeraha carurta iyo waxayabo badan oo kale daadkan qaylinaayuun wax haaloosheego
@Noredin20
@Noredin20 6 дней назад
Haaheey. 😂 anaga oo HJECLO ayaa u hadhbay Dalkii 😂 Dacawo. & Njmankii DAAROOD 😂 DAAROOD waraabe. 😂
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 6 дней назад
Garabis waa xaggee? xaggay u dhawdahay?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
Masalaha hargeisa aya xaga koonfureed loo yar dhaafaya dalcada ina naxar ayad ka baxaysa lug wa lagu gaadhi kara
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 6 дней назад
ma gobolka hawd baa?
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 6 дней назад
Meeshu hargeisa ayey u dhawdahay?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
Wa hargeisa hawd maha .
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 6 дней назад
War ka celiya dadkan cawaanta ah ee dhirta jaraya ee dhulka ka dhigaya Saxaraha! Bal Timahaada maalinba xabbad ka siib oo arag sida uu u ekaado madaxaagu!
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 6 дней назад
Qaab xuma meeshu waxa loo bahanyaaye inaa haab magalo loo sameeyo
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 7 дней назад
Waxay fiicnayd in aad soo duubto waqtiga barwaaqada😢
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
Insha Allah waan ku noqon.
@maxameddayyib4956
@maxameddayyib4956 7 дней назад
Deegaankeenii❤ Thnkiyou
@Byjubba
@Byjubba 7 дней назад
Ku laabo barkada kayse faarax faacuul taasiba waa caan caan dhalaye
@GuuleedAbdufatah
@GuuleedAbdufatah 7 дней назад
Waa imisa geelu
@Abdulkga
@Abdulkga 7 дней назад
Roobkani waa goorma? Ma july ayuu da’aya , mise guga horaantiisii ayaad duubtay?
@caalinAbyan
@caalinAbyan 6 дней назад
Caawaba roob aya na haya . Kaasna waxba kamu fogayn.