Тёмный

HANI UK IYO A/WAHAB ANTAR NAJI 2018 KOR KAYGA BAL TAABO OFFICIAL VIDEO 4K DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN 

Liibaan Jama
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 1,1 млн
50% 1

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2018
ERAYADII: ABWAAN CARAFAAD
LAXANKII: A/WAHAB ANTAR NAJI
CODADKII: HANI UK IYO A/WAHAB ANTAR NAJI
MUSIC BY: A/WAHAB ANTAR NAJI
VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@ayashmohd8890
@ayashmohd8890 5 лет назад
Asc dadka Allah, Nabigena scw iyo qurankisa like kuradsanaya iskadafa waxan hees waye subxanallah😢😢😢😢
@zerkaafficialking4380
@zerkaafficialking4380 5 лет назад
@ashe mohemed xepiiibka kadaa miiisiga goo ba ha xun xun wll qali
@axmedcabdi3211
@axmedcabdi3211 5 лет назад
Haa waa sax wll
@jimcaalecismaan3677
@jimcaalecismaan3677 5 лет назад
@@axmedcabdi3211 mcha Allah
@SabirikeySaabirkey
@SabirikeySaabirkey 5 лет назад
Wax usheeg
@ahmedaden9462
@ahmedaden9462 4 года назад
SCW
@jamiilajamal2756
@jamiilajamal2756 6 лет назад
Qur'aanka hadad jeceshay farta taag 👆❤
@ilkacazinamalapo2042
@ilkacazinamalapo2042 6 лет назад
👆
@socialissueschannel4597
@socialissueschannel4597 6 лет назад
Jaahil Bal quraanka halkan ma waxad u keenaysaa Inaad like Ku Hesho.
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 6 лет назад
Stupid. Naag kacsanaysa oo nin isku xoqxoqeysa ayaa la daawanayaa. Adna Quraannbaad like ku raafineysaa. Fucking idiot. Mar danbe niicdaas oo kale meeshan ha la iman. Liketa maad ku naaxeysaa maxay kuu tartaa horta.?
@abdiabdullahiyare9402
@abdiabdullahiyare9402 6 лет назад
Duli ado kale madaxaa la jibiyaa meshaan qeer maa ka socdo marks quranka keneysid
@abdihakimsulaiman4241
@abdihakimsulaiman4241 6 лет назад
@xiishyareproduction3750
@xiishyareproduction3750 6 лет назад
Inta Nabiga Jacell SCW Like Ii Sara | Mhdsanidiin.
@salmaismaaiil7192
@salmaismaaiil7192 6 лет назад
Hal.mar igula saliya Udgoonow Nabigeena Maxamed SCW❣💋💋
@tunizazadik1328
@tunizazadik1328 6 лет назад
Salma IsmaaiiL Scw scw
@jawazahabbad2197
@jawazahabbad2197 6 лет назад
Scw scw scw
@aragzanabdi4522
@aragzanabdi4522 6 лет назад
Meshan o kale lama keeno magaca subanahena 😢
@tunizazadik1328
@tunizazadik1328 6 лет назад
Fatima Abdi 👍
@mohamedmostapha4414
@mohamedmostapha4414 6 лет назад
scw
@Waarre
@Waarre 6 лет назад
Naagtan jilitaanka aad bey ugu wacantahay. Gulled Simba iyo Hani uk oo isla heesaya hadaad rabto inaad aragto like saar
@xurriyo16
@xurriyo16 6 лет назад
Hani uk iyo simba islama heesi karaan waayo way kadheertay marka nin gaaban iyo naag dheer not nice inay isla heesan iskuma so baxayan simba qali ladan iyo ikran carale iyo aragsan qali un la hesi karaa iyo gaagaabka soo baxaya hada 😂😂😂
@Waarre
@Waarre 6 лет назад
@@xurriyo16 hahahahaha war ileen ninka gaabni baa ciileysa😂😂 Lkn Hanu uk iney kadheertahay ilama aha!
@xurriyo16
@xurriyo16 6 лет назад
@@Waarre kkk hadda kabo dhaadheer bay sii xiranaysaaye la soco kolkaasuu kor u eegiye 😂😂😂
@hamdaquen3909
@hamdaquen3909 5 лет назад
Waalidii wadka warkeentay Hani uk
@mahadhoabdinoor9576
@mahadhoabdinoor9576 5 лет назад
=
@cabeeydaahir
@cabeeydaahir 6 лет назад
Heestaan markaan daawaday kadib waxanba arkay anigoo isku xoqay naag askariyad ah hada jeelka baa idinka soo salaamayaa walalyaal😢
@muntimoh4323
@muntimoh4323 6 лет назад
Hhh
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 6 лет назад
Alll beerka
@munaxaashimunaxaashi7244
@munaxaashimunaxaashi7244 6 лет назад
Kkkkkkkkkkk maskiin
@xamdicabdiwali1472
@xamdicabdiwali1472 6 лет назад
Hhhhh
@quluudbintuxasan5390
@quluudbintuxasan5390 6 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣🤣kkkkkkkkk Alle hakuu gargaro wll
@nayerfuny1224
@nayerfuny1224 6 лет назад
Qofwalbe Meshan Inuu ugusoohoreyo waaujeclyhy Lkn Cibaadada Kuwii saan cml ugutartama Allow nagadhig
@yaasmiinyaska6995
@yaasmiinyaska6995 6 лет назад
Ammen
@abukarahmed4137
@abukarahmed4137 6 лет назад
Amiin
@hindaali8908
@hindaali8908 6 лет назад
Aaamiin yaarabi
@khaalidmaxamed8798
@khaalidmaxamed8798 6 лет назад
Aamiin aamiin aamiin sxp
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 6 лет назад
*Ameen Yarabbi*
@ayaandegen3038
@ayaandegen3038 6 лет назад
Woow eshcalaa Hani Uk style udaaa qofkii Hani Uk style keeeda ka helahy LIKE igu caawi
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 6 лет назад
@1Million Subscribers Without Video wad iga hysa ismuji
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 5 лет назад
Adna kaalay isku keey xuq aan kintirka kusalaaxee
@suldanpashir
@suldanpashir 5 лет назад
Iyo adiga kaaga
@cabdulaahimaxamedmaalinmaa6501
@cabdulaahimaxamedmaalinmaa6501 4 года назад
Waaw
@abdalaakhyaar7587
@abdalaakhyaar7587 5 лет назад
Jaceylkeeyga baan isku dhacsanahay Soomaalay faataxada isoo mara inuu ilaaheey iga maslaxo 😭😭😭 Allow Alle jaceylka xanuun badanaa
@shukrisheikahmed8846
@shukrisheikahmed8846 5 лет назад
Haday ku diiday mid kalaa helee niyaada ha ku jabin biri bay kuu soo noqon kkk
@hanadofficial9645
@hanadofficial9645 5 лет назад
Wlhi HANI UK fananad buuxda wayttahay jiliin cod style One love ❤️ gebdhaheyna 🇸🇴
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 6 лет назад
. 💞Hani💞 Waxaan la karaayo 💞💞💞 Ee aan la kurbooday 💞💞 War waa kalgacaylee💞💞 Korkayga bal taabo 💞💞💞 💞Naaji💞 Kolkaan ku tabaayay💞💞💞 Iimaadan kafaynin 💞💞💞 Markaan kaa jeestay💞💞 Miyaaba iskeentay 💞💞💞 💞Hani💞 Kuleelka jacaylku 💞💞💞💞 Kaniin bi'i waayay 💞💞💞💞 Oo inaan ku qaboobo 💞💞 Kashaada i seexi 💞💞💞 💞Naaji💞 Kashoo kugu seexsho 💞💞 Koleey dhici maysee 💞💞 Dhigaa kula qayra💞💞💞 Ka doono magaalka 💞💞 💞Hani💞 Kun jeer iyo kowba 💞💞💞 Adaan ku rabaaye 💞💞💞 Bal kaalay xabiibi💞💞💞 Kalsooni abuurnee💞💞💞 Kaalay xabiibi💞💞💞💞💞 💞Naaji💞 Kalaan iyo sheeko 💞💞💞 Waqtiga ku lumaayo 💞💞💞 Anigu kari maayee 💞💞💞💞 Kaleexo hortayda 💞💞💞💞 Kaba leexo hortayda💞💞💞 💞Hani💞 Kaalay yarka 💞💞💞💞 Iikaalay yarkaa💞💞💞 💞Naaji💞 Ha iskadeedin yarta 💞 Kaadiiday yarta💞💞💞 💞Hani💞 Kaalay kaalay yarka💞💞 War bal kaalay yarka💞💞 💞Naaji💞 Kaa diiday yarta💞💞💞 Ha iskadeedin yarta💞💞 💞Hani💞 Kun jeer iyo kowba 💞💞💞 Adaan ku rabaaye 💞💞💞 Bal kaalay xabiibi💞💞💞💞 Kalsooni abuurnee💞💞💞 Kaalay xabiibii💞💞💞💞💞 💞Naaji💞 Kalaan iyo sheeko 💞💞💞 Waqtiga ku lumaayo 💞💞 Anigu kari maayee 💞💞💞 Kaleexo hortayda 💞💞💞 Kaba leexo hortayda 💞💞 💞Hani💞 Kaalay yarka💞💞 Iikaalay yarka💞💞 💞Naaji💞 Heedhe kaa jeestay yarta💞 Ha i kadeedin yarta💞💞💞 💞Hani💞 Iikaalay yarka💞💞💞💞 💞Naaji💞 Ha i kadeedin yarta💞💞 💞Hani💞 War bal kaalay yarka💞💞 💞Naaji💞 Heedhe kaa jeestay yarta💞
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 6 лет назад
Wll subscribe iisar
@Omer-EilmogeH27
@Omer-EilmogeH27 4 года назад
Qofkii uGu DamBeeyay ee dawada vedio Gan❤😍
@cabdidacarlaabsaalax3631
@cabdidacarlaabsaalax3631 6 лет назад
Ereyada 💯 LaxanKa 💯 Music 💯💯 Bilicda Heesta Legend Libaan 💯💯 Style 💯💯 Inta Igu Racsan Like and Comments Isku Soo Dara
@samiirdheere3521
@samiirdheere3521 6 лет назад
Hani uk inta ciyaarteeda ka hesha like ii saar ❤️❤️❤️
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 6 лет назад
Qofta jirkeeda qurxanaa maasha Allah waaa tii halagu nasteexaysto layiri walle Team hani UK 💋💋💋💕💕💖
@saalim4838
@saalim4838 5 лет назад
MaashaAllah, keliya aniga hani uk heesaheeda ma daawado wallhi, ee iyada quruxdeeda, qaabkeeda, qornaanteeda,qottonkiyo jogeeda, qumaati dhaqaaqeeda, intaas ayan daawada keliyeeta pespa. Hadda jacaylkayga lagama garto Hani uk, markasta oo aan jacaylkayga hor fadhiyo waxan mooda inaan hani uk hor fadhiyo wallahi kkkkk Waa walalkiin oo salan diiran o daraya idinka soo salaamaya hargaysa caddeey
@cabdiwalicali7628
@cabdiwalicali7628 4 года назад
Hhhhh zxb anba kula midbaan ahay hani uk💖💖💖💖💖
@dunidamaantachanel4026
@dunidamaantachanel4026 6 лет назад
Ar haba layga soo horeeyee inta ka heshey heestan igu qabta wixii la isku qaban jirey qofki wax garad ah lee ifahmi karo suulka iisaara thank you liiban jama bro kugu faanaa keep going
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 6 лет назад
Wll subscribe iisaar thanks
@dunidamaantachanel4026
@dunidamaantachanel4026 6 лет назад
@@alcasaa22channel19 waa kuu saarey adna ii saar boowe
@ayaanleccabdiraxmaan652
@ayaanleccabdiraxmaan652 6 лет назад
Hhhhhh
@mohaahaaji1940
@mohaahaaji1940 6 лет назад
Wankuu saareY wll adnaH ii saar heee
@nemoron5028
@nemoron5028 5 лет назад
It is beautiful video and professional we love it
@hipaqxiir3128
@hipaqxiir3128 6 лет назад
darawiish inatahy oo quruxdi dhulbahante ledahy anaa kuu qiray hani uk qlisan waa naag caqli leh
@raxiilali6665
@raxiilali6665 5 лет назад
Hipaq Xiir waa asharaaf Hani Uk
@ruwedaosman5798
@ruwedaosman5798 6 лет назад
Team hani uk like isara😍😍❤❤✊
@oni2065
@oni2065 5 лет назад
Wixii nabad&nolol tageero farta taaga 👋✊👊hankeyna & hiigsigeyna wa hurusocod%% ((HADHAG-DHAGAAGIN))
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 5 лет назад
inta 2020 so booqataY like CiYaarta hani uk kahelaa
@sakariyehassan3170
@sakariyehassan3170 5 лет назад
Qofkii Ciise muuse ah liketa igu qabo
@yasminaxmed359
@yasminaxmed359 6 лет назад
Inata ila aragtay mesha xogba layskuturaya odayga wuba dhici laha like isaara
@eastafricanqueen2796
@eastafricanqueen2796 4 года назад
Hani UK quruxdey fanka kujogta cod iyo hees fcn tona maheyso
@aziizcabdlaa8539
@aziizcabdlaa8539 5 лет назад
Intii Quranka jecel isiiya like 👍❤
@puntlandforce6504
@puntlandforce6504 5 лет назад
Caawa waxaan Ku qayilayaa Xaafada asii monoco Garoowe Puntland 2018-2019 marqaan daruuraha saaranhey doorasho wnagsn . INA cismaan diyaaro next President of Puntland
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 6 лет назад
Boqorada quruxda fanka in aytahay yaa shaki uga jiraa
@hazzancaze6430
@hazzancaze6430 6 лет назад
Codka🎤🎤 100/100 Music 🎵🎶100/100 Video 🎥🎥100/100 Thankz Libaan Studio
@awilmowlitt7168
@awilmowlitt7168 6 лет назад
Nio naagahan ahlu darwiishkaa mxy dheryihin naagaha kle #hani uk and #kiin jama rasuuladi dhulpahnte👏👏
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 6 лет назад
FALANQEYN MEDIA Hani shidan tahay
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
FALANQEYN MEDIA waynakaaa xaga quruxda
@awilmowlitt7168
@awilmowlitt7168 6 лет назад
MUBARAK MOHAMUD aad io aad 200 geel ah by u qlantaa❤
@awilmowlitt7168
@awilmowlitt7168 6 лет назад
@@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 haa wle naag kor ukaadi hde😂
@awilmowlitt7168
@awilmowlitt7168 6 лет назад
@@intisaar7716 hee wllo ma dhip ba ku jira
@GeediSahan
@GeediSahan 5 лет назад
VIDEO MARKAA LA SAWIRAYAY SI XUN BAA LOO SAWIRAY
@heersareofficial7814
@heersareofficial7814 6 лет назад
bilaa muran cawa anaa ugu horeeya
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 лет назад
Naagtu siday ninka isugu xoqayso inta ka masayrtay like👍😂😂😂😂 cntarnaji super wlhi voice buu hayaa😍😍😍😍😍😍😍
@Junwa12
@Junwa12 5 лет назад
Inta ilahy jecel like isaar❤👍
@ahmedsahal6677
@ahmedsahal6677 6 лет назад
Scw scw scw scw markaad dhageYsto nabiga ku saLi
@shimbirahamedia3516
@shimbirahamedia3516 6 лет назад
Video 💯✔ Music 💯✔ Dheesha 💯✔ Codka 💯✔ Qofkii igu raacsan intaas inay Top yahiin like ii saar
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 6 лет назад
subscribe isar wll waxba ka dhibi maysee
@shaaficiabshirmohamed501
@shaaficiabshirmohamed501 6 лет назад
Vedio waa top Miruhu dhexdhexaad Codka hani uk top Musigu ma jiro Zero Jilida Top weeye Style ka Top weeye
@ugaasali3313
@ugaasali3313 6 лет назад
Hani cod mcn masha alaah Muqaal qurxoon inta ka heshay like ha i sarto
@ugaasali3313
@ugaasali3313 6 лет назад
Wn ku saray zxp
@hamdiali6124
@hamdiali6124 6 лет назад
J
@filsandahir2729
@filsandahir2729 6 лет назад
UGAAS ALI anigane adan subscribe ku bilabey
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 6 лет назад
Ilahaw naga soo hanuuni xumaanta macaasida kuwa khayrka iyo janada ugu horeeya naga yeel amiin insha allah khayr
@asadkoko6917
@asadkoko6917 6 лет назад
Isaaqow like ii saara hadaan tolnahay
@akahiye22
@akahiye22 6 лет назад
Woooow Ruug cadaagi Soo rogaal celi, dashii Fanka Somaliyeed Al-ustad C/wahab Cantata Naaji Best Musician Best Clip Best Dance Aar Gabartii Yareed Hani UK waala la jaf-Jaray ma'istirahdeen Atariisho camal...
@againsit1463
@againsit1463 5 лет назад
Inta hani uk ciyaarteda kaheshay like igu qabo
@naimamoha2039
@naimamoha2039 3 года назад
Yaa ila dawnaya 2021 💖
@isrobaby6245
@isrobaby6245 6 лет назад
Nice song and amazing style Hani UK 💜😘😘😘
@hanadmohamed872
@hanadmohamed872 6 лет назад
Codka 100% Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Style 99% Video editing 100%
@mahadsanja2766
@mahadsanja2766 6 лет назад
Inta fanaaanada hani uk taagerta like ii saara jah🤣
@nabiilgoets3152
@nabiilgoets3152 6 лет назад
Hani uk iyo kiin jama wa labo fanan oo faninta calmka latartami kara bal hal Hees English soqada adunka qurux diina halaga arkee✌✌🙏🙏
@abdiqanisiciid3399
@abdiqanisiciid3399 6 лет назад
Nice Song My Hni Uk👌 Firs Comnt
@mrkrishofficialsquad5856
@mrkrishofficialsquad5856 6 лет назад
Liibaan jama best studio in canada Gacantaada baraykeysan allow ku daay fanaaninta codka baxsan Hani uk a/a naaji waad mahadsantihiin inta gacan ka geeystay hawshan si gaar ah farsamada libaan studio
@natalianezma3138
@natalianezma3138 6 лет назад
Qof kii dhulbahante ah like ii saara 😍
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 6 лет назад
Waligey qof uma sariin afara qabil kugu Saray kkkkkk
@natalianezma3138
@natalianezma3138 6 лет назад
@@SAFWAN.0.499 kkkkkk somaha thanks 😍😍
@daallotv5237
@daallotv5237 6 лет назад
😂kuzry wl
@natalianezma3138
@natalianezma3138 6 лет назад
@@daallotv5237 thanks wllkey
@adeeghayemarket
@adeeghayemarket 5 лет назад
Iga haysaa zxb
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 6 лет назад
Hani UK naag laba naagooda Abdi wahaab antar naaji codka lipaaxa Well done lipaan jama 🙏
@maslaxcabdishiino5105
@maslaxcabdishiino5105 6 лет назад
Alla maxay hees tahay tan lkn aniga waan ooynaa waayo waan soo daahay like iisaara saan ooyinta ujoojiyo
@funnyvedio9581
@funnyvedio9581 5 лет назад
Hadaad 2019 dawanayso like dhac kusiii
@mudnaanchanel9707
@mudnaanchanel9707 5 лет назад
Hees McN igadheh inta igadabeso like ta Hayla dhaafina 😂
@Hanuuniyamedia
@Hanuuniyamedia 6 лет назад
Fanaan mulaxan music-keyte A.A.naaji Dhal darwiish Hani Uk keep going👏 Liiban jama boqorka RU-vid-ka Xoreystay👏 ismail Adow ninka kaliya Comment Xikmadeysan ka so dhibtay heesta lol😂
@Garanwaa
@Garanwaa 6 лет назад
Aaad ayaan ugu faraxsanahay inan noqday fanaankii igu horeeyay #allmyfans kusoo biira channelkeyga ❤️❤️
@dahirabdi3147
@dahirabdi3147 6 лет назад
Kkkkkjk adi mar walba saas lee dheh😂😂😂😂
@Garanwaa
@Garanwaa 6 лет назад
Dahir Abdi 🤣🤣
@laylacadceed3064
@laylacadceed3064 6 лет назад
Guled simba iyo hani UK way isku soo bxyn
@shankaroonmaxamed6823
@shankaroonmaxamed6823 5 лет назад
Wwwww kilib qurux bdn hani uk quruxda wad udhlty keep going sister frxd igu nolow qli
@mahamedkayd2269
@mahamedkayd2269 6 лет назад
Heestan markan dawaday cillmi badan ayan ka faidaay✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 6 лет назад
subscribe isar wllo waxba ka dhibi mayse
@mariajama3019
@mariajama3019 6 лет назад
Waaw muqaal shidan hani UK iyo cwahaab wad ka baxsateen 😍❤🔥🔥🔥🌷👑
@mariajama3019
@mariajama3019 6 лет назад
@1Million Subscribers Without Video ku saray
@msrentertainment8711
@msrentertainment8711 6 лет назад
QUEEN HANI, ugu horeyn hadey wxtareyso ana uhoreeyay
@theapdalleshow5989
@theapdalleshow5989 5 лет назад
Hhh mxad ku samayn lahyd
@msrentertainment8711
@msrentertainment8711 5 лет назад
@@theapdalleshow5989 Waan cuni laha kkkkkkkk
@haidarsweedendream338
@haidarsweedendream338 5 лет назад
I love you hani UK wlhi markaan arko nin heees laqaadayo sibaan noqdaa anooo dareemaya xanuun bal ninkay heeesta laqadeeso intuu le egyhy fiiri ax wlhi illhy maalin un ilakulansii
@haketpowy5279
@haketpowy5279 6 лет назад
🤔inta xamar jcl ❤❤like isra🤘🍷
@fartun4992
@fartun4992 6 лет назад
Hani Uk & Antar Naji Wacadaro dhigeen wlhi😍😘 Keep going 👏👏👏
@Haraareofficial
@Haraareofficial 6 лет назад
odayga run runo ugu daadinoya wa xanaqsanyahay secml jiliin lee laysku ogaaye😂😂
@nashadomar6659
@nashadomar6659 3 года назад
😂
@deeqaidle6938
@deeqaidle6938 5 лет назад
Wwww wlhy muuqaalka heesta kahely lkn kadaa waxa yari quruxda badan daadiska 😍😍😍😍😍😍
@Tooxcade
@Tooxcade 6 лет назад
Viva Liibaan jama. quality of video and music. well done bro
@mustafesuleimanofficial703
@mustafesuleimanofficial703 6 лет назад
Salama macalinkii musika Abdiwahab A. Naaji iyo hani uk muuqal iyo madal agaasiman
@kalkaliyahajacaylka8124
@kalkaliyahajacaylka8124 6 лет назад
high quality Music high quality Voices high quality styles high quality appearance well done legends
@jamacfaysal1517
@jamacfaysal1517 6 лет назад
Kkķ yarta isfafikayàaà iyadaina xaxabiib kk
@kalkaliyahajacaylka8124
@kalkaliyahajacaylka8124 6 лет назад
@@jamacfaysal1517 thanks any way
@kalkaliyahajacaylka8124
@kalkaliyahajacaylka8124 6 лет назад
iga hoo subscribe na
@Aflaamtacusubhindi
@Aflaamtacusubhindi 6 лет назад
Ninkaaan Surweelka Afartanka ah Wata Nasiiib Badana Ma Hani Uk Aya Gacantiisa Taabatey xxxxxxx
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 6 лет назад
Hani uk inta ku dakhran oo kaliYa 😂😍
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 6 лет назад
☝️😂
@mustafeahmed2263
@mustafeahmed2263 6 лет назад
☝☝☝
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 лет назад
Gabagabadii fashil Bay ku soo dhamaatay Heestaan Hani Uk horay usoco 💖💖👏👏👏
@MrSuusu100
@MrSuusu100 6 лет назад
Qofka u horeeya maa ahay mise waa indhahayga
@SomGaming77
@SomGaming77 6 лет назад
WELEE WAAD TAHAY
@MrSuusu100
@MrSuusu100 6 лет назад
Guulaale Ibraahim sxb waaku ogolahay
@MrSuusu100
@MrSuusu100 6 лет назад
ina cadaani sxbey adigu wax like kugu seexsha ma heshay 😅
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 6 лет назад
Aisha walashey mcn subscribe igu caawi
@maadcommunity590
@maadcommunity590 6 лет назад
Dhal darwiish waa lagu yaqaan quruxda❤waar dhulbahantoow gacalayaal gabar isiiya😍hablaha darwiishta qurux badanaa❤
@maxamedcalii646
@maxamedcalii646 6 лет назад
3:47 daqiiqada markee mareyso bal ku hako ee fiiri qaab cayaareedka kenyaatiga cml ooooh waan ka helay
@monnamacow8623
@monnamacow8623 6 лет назад
Hhhhhh isla daqiiqada sheegty ku qabty waana arkay🤣🤣🤣
@hawokarshe
@hawokarshe 6 лет назад
Hhhhhhhhh intana ma iga so horeysa carabow😂😂😂😂😂
@maxamedcalii646
@maxamedcalii646 6 лет назад
Hhhhh qolka qooto qooto hadaa iga soo bursatay xataa inta ma igadaba socotaa
@somalilandgirl8019
@somalilandgirl8019 5 лет назад
🙇Waxn la karyo een la kurbooday war waa kalgacyle korkayga bal tabo 2× 👨Kolkan ku tabay imad kafaynin markan ka jeestay miyabad is keentay 2× 🙇Kulaylka jacylka kinin bi waye o ina ku gabobo kashada igu seexi 👨Kashoon ku seexsho kolna dhici 2× mayse Dhiga kula gayra ka doono magalka 2× 🙇Kun jeer iyo kow ba adn ku rabye bal kaly xppi kalsoni aburne 👨Kalba iyo sheeko anigu kari maye ka leexo hoortayda kaba leexo hoortayda 2× war bal 😠 🙇Kaly yarak 2× 😭👨hays kadeedin yarat ka jeestay yarat 2× 🙇Kaly yara war bal kly 😢 👨Ka diiday yarat 2×
@mustaafinadiif4518
@mustaafinadiif4518 6 лет назад
Lyrice ka heesta Waxaan lakaraayo Ee aan lakurbooday War waa kalgacayle Korkayga bal taabo Koryga Korkayga bal taaba Kolkaaan ku tabaayey Imaadan kafayne Markaan kaa jeestay Miyaad is keentay Kulaylka jacaylku Keli bi,i waaaye Bal inaan ku qaboobo Kashaada iseexii Kashoon kugu seexsho Kulayl bi,in maysee Dhiggaa kula qayra Kadoono magaalka Kun jeer iyo kowba Adaan ku rabaaye Bal kaalay xabiibi Kalsooni abuurnee Kalaam iyo sheeko Waqtiga kulumaaya Anigu karimaayee Kalleexo hortayda Kaba leexo hortayda Kaalay yarka iikaalay yarka Haydkadeexine yarta Kaaadiiday yarta By #loyalman
@dervishswag3896
@dervishswag3896 6 лет назад
Loyal Man ... wakhti badan ayaad haysaa ugaas
@samiraziman2310
@samiraziman2310 5 лет назад
Ilaahow xishood nasii hda gabadhn day see wax yeeleeyso ilaahow soo hanuuni anaga na hanuuni aamiin
@deeqaahmed184
@deeqaahmed184 6 лет назад
Aniga mugo waaba qoslay qofki ku qososhay hani sidey ninka uugu dhagdhageyso bal wax isaar like macnaha😰🙏🔫
@amowali2573
@amowali2573 6 лет назад
Hhhhh
@dhaldarwish9890
@dhaldarwish9890 5 лет назад
Wow hani UK quruxdi Fanka wadka baxsatey 👌👌👌👌👌
@ahmednurgele4356
@ahmednurgele4356 6 лет назад
Horta Habar Gidir RU-vid ma joogaaan miyaaa like ii saaara Nacalaa qawaadkiinaaye waxay dadku ka helaan aan arkeee waa Ogahay qawdhamiintaan Like ima siinayaaaye😂😂
@abdirahmanhashi4507
@abdirahmanhashi4507 6 лет назад
😃😃😃is baradi bay ku maqan yihin sxb meshan hidiyo dhaqan uma laha
@malyunmuxudincawale8504
@malyunmuxudincawale8504 6 лет назад
Alow qabyalad inaga caafi😕😕
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 6 лет назад
Bal qawdhamiintaa like ku saaraye ka waran😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@munaxaashimunaxaashi7244
@munaxaashimunaxaashi7244 6 лет назад
Somaliyey like isaar hada dhihi laheed waa heli laheed lkn sorry kuma saraayo inta iga dambesana inee kusarin aya rajeynaa ileen qabyaladiista tahaye
@umusalmanyarechannel9875
@umusalmanyarechannel9875 6 лет назад
@@abdirahmanhashi4507 warya ma ada isbarada Ku sharciyeya bastar batahe uf
@janogale4011
@janogale4011 6 лет назад
Wow caawa heesta waxaan dhagaystay more than ten times jecliyaa dumarka lagu laado kubada hhh
@nasiibabdi2468
@nasiibabdi2468 6 лет назад
Riix rixitaan ayuuba ku dilay 😂😂😂
@inayaamohamed5445
@inayaamohamed5445 6 лет назад
inta ayado Gari saran dawaneyso commt aqrineyso like Nyc song guys keep going bro liii
@saahilalii
@saahilalii 6 лет назад
Hani Uk Amateedka Dhagdhagowga Ufarmey👈👉😄😄😄
@senoritahamda1417
@senoritahamda1417 6 лет назад
Hhhhhhhhhhhhhhh
@saahilalii
@saahilalii 6 лет назад
Booskaas Anaa Ku Fiicnaa Odeyga Ka qaleey Dheh Yqy Romatic Hani Uk
@nadranuura2707
@nadranuura2707 6 лет назад
Liban jamac dubis qurxon inaba cadi maha👍👍👍
@hassanjuba9624
@hassanjuba9624 6 лет назад
Acuudka dadku meesha ma hotel bey u tahay less than one minute ay taal qofka 50aad aan noqday 😂 hot song
@sucadawdoll3857
@sucadawdoll3857 5 лет назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ismailesse3711
@ismailesse3711 5 лет назад
Hassan Abiib Atoore Ciideed kkkkk so dhaqsa he hada kadib cade
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 6 лет назад
3:32 waaba layg kacay omg war wxiiiba xaax bay ka dhigtay
@obeydhussein3802
@obeydhussein3802 6 лет назад
( · ͜͞ʖ·) Hani UK dheel kala kacsan Hadaad dhesha ka heshay Like ta ha'ila dhaafin👍👍👍
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 6 лет назад
Fananiinta mar intay dhahan fanka waanka baxnay Hadana boodhka dib isaga soo jafa ayay ku Jirtaa Hani uk ✅🤷🏾‍♂️
@zacklyrics2128
@zacklyrics2128 6 лет назад
hadii uu video gan ku cajabiyay ood ka heshay like hayla dhafin
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 6 лет назад
Ok wll subscribe iisaar
@Zaak-Ciin
@Zaak-Ciin 6 лет назад
Suldaan Tube
@amaliina7378
@amaliina7378 6 лет назад
Ax Yaa music 🔥 😍
@hoodaaleproduction5256
@hoodaaleproduction5256 6 лет назад
AmaaLiina Walaal Waxa aan Si Xushmad leh kaaga Codsanayaa inaa subacribe ii Saarto
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 6 лет назад
Caadi maaha Clipkani Hani Uk Iyo Cantar Naaji Intah Snapka Hani Uk Ka Daawatay Liketah 💯✔😍🔥
@alcasaa22channel19
@alcasaa22channel19 6 лет назад
Wll subscribe iisaar
@purjimohamed2955
@purjimohamed2955 6 лет назад
Snpkeda wllo isheg ado rliy
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 6 лет назад
purji mohamed wakaas wll honeymalab1
@AA-qu8gx
@AA-qu8gx 5 лет назад
Waa Saado calida Hani DHEEG, wa intake igu qurux iyo sharaf ba leh iyada iyo KIIN CUBAAMI.
@mohamedmuxsin2177
@mohamedmuxsin2177 6 лет назад
HANI UK KUFSI HAYAAY WADAAA😂
@maysuummohamed237
@maysuummohamed237 6 лет назад
Waxba ka dhacay mesha wow hani dance music keep going hani wad ka baxsaday
@SomGaming77
@SomGaming77 6 лет назад
ANAA U HOREEYEE LIKE IGU SEEXIYA
@cumarcabdi5953
@cumarcabdi5953 6 лет назад
ina cadaani 😂😂😂😂 wax kale makugu seexina
@SomGaming77
@SomGaming77 6 лет назад
@@cumarcabdi5953 hhhhhhh
@asmaryare1081
@asmaryare1081 6 лет назад
Nice dheel iyo cod mcn iyo fanann qatar iyo style mshllh hani uk hore usoco
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 лет назад
Hadii aaad sariirta dusheeda Kudawanayso is muuji BAL 😂
@qalanjocadey5167
@qalanjocadey5167 6 лет назад
Wan so dhaweynayaa heestan mcn Mashallah quruxna wataa
@bahjoabdikarimjamayartishi2150
Ala xanun raga marke nagu dadiyan anaga ina ku dadina wacn itaqfurllah hhhhh
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 6 лет назад
subscribe isar wllo waxba ka dhibi myse
@cabdiraxiimmuuseawjamac685
@cabdiraxiimmuuseawjamac685 6 лет назад
kkkkkkkkkkkk bahjo intaa nagu daadisan baakamadan diaraca oday kuugalye xejista markiina looolz
@alcatiiqi1097
@alcatiiqi1097 6 лет назад
Horta shiiqinta noo fasir. Maad ku dhuustaa 😂😂
@bukhariahmed723
@bukhariahmed723 6 лет назад
Ku raaceyso daadiska anigaa happy ku ah
@salmadirie7502
@salmadirie7502 6 лет назад
13 hours 31k viewers waaaw it’s my first time ever commenting on song so well done
Далее
Mcdonalds cups and ball trick 🤯🥤 #shorts
00:25
Просмотров 1,3 млн
HANI UK GOB IYO GACAL Official Video 2018
6:25
Просмотров 1,2 млн
NOLOSHA HANI UK 2017 Hani UK OSLO SHOW
4:32
Просмотров 453 тыс.